Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Cabdi Fatoosh 🔥Iyo Heesta "MUXIBADII KALGACALKA"

  Рет қаралды 91,019

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Cumar Xuseen Huryo AHN 1970
🌟Laxanka
U/A Cabdilaahi Diiriye Sooraan AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 67
@shaadiyacismaanmohamed
@shaadiyacismaanmohamed Жыл бұрын
Cismaan mohamed apdikariin apo mcn ilhy hku naxariisto wxd noga tgtey xasuus iyo mgc rxmnku janada hynagu kulmiyo apo😢😭
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 2 ай бұрын
Aamiin aamiin wlloh shaadiya alleh ha u naxariisto fanankii umada soomaliyed cismaan maxamed cabdikarin Markii danbe isagoo daaci ah oo dinta u taagan oo dadka wanaga faraya buu dhintay alleh ha u naxariisto
@Cabdirisaaq-p7s
@Cabdirisaaq-p7s 2 ай бұрын
@@shaadiyacismaanmohamed ale hawnxto Abe e maxay ugu baxday gacanlow
@Cabdirisaaq-p7s
@Cabdirisaaq-p7s 2 ай бұрын
Sida Malabka marna dahabka wanku muhda Ala cisak
@nuurcadde8804
@nuurcadde8804 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto gacanloow wuxuu ahaa dadka aan codkiisa laga dhargayn asaga iyo maxamed mooge ayaan dhagaystaaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Aun Sooraan laxan yaab leh buu saaray. Intii mootan Eebbe ha u naxariisto.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Cajiib waaye heestani inreally love it. Waana heesihii markaan kacaamay aan ugu hor bartay tasoo aniga iyo hebladii iskuulka aanu ka qaadi jirnay. Mahadsanid mar walba Waalaal
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Mar aan heestaan ka dhageysanaayey radio Muqdisho ayey ku sheegeen inuu miraha leeyahay Maxamed Aadam Dacar, halka ay laxankana ku sheegeen Gacanlow, taariikhdana 19 08 1970 ee bal naga hubi walaal👍👍 DEE IDINKUNA ISOO BOOQDA ASXAABEEY 👍👍🌹🌹❤❤
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waar maanta ayaan helay nin iga weyn, 1970 Allah Cimriga hakuu dheereeyo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Juge sxb heesahaaga waa top laakiin haku dhex hadlin please bal eeg hadda channel Cidi ka dhex hadli maysee
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Fanaaniintii qaraamigu hargeysa iyo burco ayay ka yimaadeen markaa Meytida ha kala hiilinina
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Anigu waxaan dhegeystat
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
@@hassanrashid6530 fanaaniinta meesha ay doonaan haka yimaadeene, waa dhaxal ay soomaali leedahay, cidna looma kala hiilin, kolleey anigu ma garan ulajeedadaada walaal😀😀
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Yaranteeda maqli jirey Allah ha u naxariisto🤲
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Meeshan heesahan waxa loo baahan erayada ku adag dayarteena ee daneyneysa af soomaliga cidi ku dhaantaa ee wakhti iyo hubsiino u haysa ha u sharaxdo kalmadob fudud.ta kale cida sameysay miraha iyo laxanka iyo cida tumeysaba qofkii huba uun ha sheego oo ha qoro oo maleawaalka iyo qabiilka ha leyska daayo ...Mr .Duni kale Sulub
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Cismaan gacalow wuxuu ahaa nin qalbi wanagsan xudeydi oo ka hadlaa aan dhageystay
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 7 ай бұрын
Fanku waagaa buu qiimo lahaa. Iskuma eka waqti qalan layahay iyo marki lahoogay
@iswanaajetube3506
@iswanaajetube3506 4 жыл бұрын
Markuu Youtoup ku Xaga qaraamiga Ka Yar Faaruqoba Rag Baa U soo Kaca Waayo waayo Rag Adag Hawl Culusna Hayan Mahadznidin zxpyal❤✊🎻🎸📻🪕🥁🎻❤
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Maxamed cumar huryo jilaa iyo hal abuurba wuu ahaa aun tee
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Cismaan maxamed Cabdikariin iyo xaliima cabdi odowaa ILaahay haw naxariisto labadaba
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft Жыл бұрын
Cisman waxa la qaadaya xaliimo cabdi Xaliimo afwen) Allah yarxmo labdoodaba Xaliimo waxay ku dhimatay 79 jabouti
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waayo waayihii wacnaa heeso lawaayey ahead soo dhigtaa
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
Waa marwo maxamed gabadhu bowe
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AUN Osman Gacanlow🤲
@rb1news949
@rb1news949 Жыл бұрын
14/6/1967 ayaa heesta soo baxday waxaana qaadaya cismaan gacanlow iyo marwo maxamed waxaana nasiib usheeshay redio muqdisho in lagu duubo madaamo labada fanaanba ay ahaayeen reer burco waayo waayo 17 jir ayaan ahaa aniga
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 5 ай бұрын
MASHALAH EEBE Cimriga ha kuu barakeeyo, Burco xaafadee baad ka deggeneydeen berigaa?
@muhudiinmaygag2345
@muhudiinmaygag2345 7 ай бұрын
allaha unaxariisto😊
@user-iy8jx2ci1c
@user-iy8jx2ci1c 10 ай бұрын
Anoo caruuran xalimo fatoosh wax iidiran jirtay
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 4 жыл бұрын
Gabbadhu waa marwo maxamed
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Xaliifo fatoosh waa reer Hargeysa
@kayseismail6935
@kayseismail6935 2 жыл бұрын
Gabadhu marwo iyo xaliimo midna maaha waa aamina sahra
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Fadlan ha Male awaalina xogta heesaha u daaya inta xog xaqiiq ah ka haysa.while saxitaan kana loo baahan yahay
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Fannaanadani waxey aad ugu cod egtahay maandeeq waliba codkii ey maandeeq ku qaadday heesta liibaane iga daa luggooyada fannaaniin waxaa jira aan aad loo aqoon oo cajaa'ib leh
@kamilhussein5082
@kamilhussein5082 4 жыл бұрын
Wow caadi maaha walahi lakin aaway hesta qoralkeedii fadlan soo raaci adoo raaliya
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Sowdigaa afsoomaaliga qoraya waaba faseex faseex la tagtaye
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 Жыл бұрын
Yaraantii ayaan radio hargeysa ka dhegaysan jiray anigoo makhaayad tuule ka shaqeeya xusuus yaraantii ayaad dib ii xasuusisay mahadsanid
@sharmarkeyare8083
@sharmarkeyare8083 3 жыл бұрын
Jacyl waa dakii hore
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 4 жыл бұрын
Madheed baxay lamoodyey waan ku muhdaa waa hees macan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Macnaha muhasho
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Mildhaaeeeyn ma ikeentey macnaha milfhaa
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Guul
@ifkaaxmed3407
@ifkaaxmed3407 3 жыл бұрын
asc Walaalayaal Fanaanada Magaceeda Waa xaliima Imaan Nuur (fatoosh) Ee Maaha Xaliimo Cabdi magaca iska saxa. waxayna ahayd Hobolada waabari ee hargeysa
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Marwo maxamad gaasira sow Uma cod eka
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Hoobalada waabari ee hargeysa way ka horaysay heestani
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Yaaa salaam
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Cadkaan marwo maxamed ayaan ku qayaasay xaliimo cabdi uma eko sxb dib ugu noqo keedka
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Waxaan ka cidssnaya maamulkan waayo wacan inay sawirka gabadhan waxba lagama arko karo waxna lagama garan karo fadlakum ka saara.
@adamabdi2917
@adamabdi2917 4 жыл бұрын
iyadoo qoraal mee
@Inakulmiye
@Inakulmiye 4 жыл бұрын
Wow
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Ahn labadaba
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Guduudo carwo iyo cismaan maxamed cabdilkariim ayaa Ku luuqaynaya heestan waana heestii magaca magool loogu bixiyey xalimo khalif magool 1963kii waxaana alifey heestan Yusuf xaaji aadan cilmi qabile
@gobiyocaadkeed6491
@gobiyocaadkeed6491 4 жыл бұрын
Beenta taariikhda ka daa guduudo ma aha magool waa run oo yusuf x. Adan ayaa aun magool buuxiyay laakiin dee kalmada magool waa marka dhirtu caleenta iyo ubaxa cusub bixiso ee roobku da'o dhirtii baa magooshay miyaanad maqal
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
@@gobiyocaadkeed6491 kuwa taariikhda booba u jawaabi maayo waayo He Heesta waxaa alifey 1963kii Yusuf xaari badan cilmi qabile oo habaryoonis ahaa kasii ahaa isaaq qaasim ama foosiya Yusuf xaaji adan Hadaba kuwa cali guray iyo muse bixi geesiyada u yihiin inaan la Murmo waa igu ceeb iyo inaan yibro la murmo
@gobiyocaadkeed6491
@gobiyocaadkeed6491 4 жыл бұрын
@@hassanrashid6530 yibirkaa ku dhaama balasyahay cuqdadu dhaamisay yusuf x. Adan aw cilmi qabile aun inuu yahay aabayaashii tacliinta Somaliland inuu yahay halyay inuu ahaa d adkii fanka dhidibadavu taagay laysuguma haya ILAAHAY naxariistii Janna ha siiyo mida kale waar habeen aun yusuf wax kaga sheegtay sowta qoraalkayga dadku kula arkayaan kalmada magool ee aun fanaanadii magool la moodayo uun inay magaceeda tahay hayaan macnaheeda fasirayay inangumeed shakhsiyan ah baad tahay suukayay jaahil qalbiga ah baad tahay habaryoonis ceebays baad tahay anigu idaan ahayn ma garanaysid Cisco iyo ciil nool urayaad tahay oo meelfog ka gubanaya cali guray iyo MUUSE maxaa keenay hadaanad cause fun qabin dee waa foosiya Abti-yaasheed cawaanoow waa yusuf aun abti iyo ilmaabtiyaashii wax nolosha ku uray baad tahay yes muse biixi madaxweynaha JAMHUURIYADA barakaysan iyo cali guray waa geesiyaal UMA haysee way yihiin doqoneey sida axmed mire iyo gaboose u yihiin kuwii dhintay sidaasoo kale waar yaa qabyaalad ka hadlaya dibjiryow MUUSE BIIXI waxa lagu cunayaa doorashuu ku guulaystay dee taageer hadaad wax isla hayso kaad doonayso maxaad xaarkaagavragga ugu saydhinaysaa hadaad cid wax u tarayso afka nooleey maad u tartid waar walaanan isaxaaq you habaryoonis toona u caayaynin anigu saqajaano radio kale ah wax at ii yihiin ma ogid sharaftay mudan yihiin haahil gaajoonaya loo caayi maayo hadal iyo dhamaantii even iyo dhagxumoo ayead ku tahay yibirkuna kaa taqwad iyo dadnimo badan. Uf baad tahay gudaafadyahay
@gobiyocaadkeed6491
@gobiyocaadkeed6491 4 жыл бұрын
@@hassanrashid6530 nacasoow ummada akhriyaysa comment-kayga iyo kaaga ayaa la matkhaati kici oon u daayay jawaabay dambe
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
@@gobiyocaadkeed6491 shame on you;
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Mqn==ifiin.sheege.leyt
Hees "Maxaad La Ooyday" cododkii marxuumiinta Gacanlo iyo Magool
9:17
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 408 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Salaad Derbi Iyo Xalimo Cabdi 🔥Iyo Heesta "CANABEY"
8:27
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 48 М.
Siciid Khaliifa Iyo Seynab Cabdillaahi 🔥Iyo Heesta "HAYNA KALA WALWAALIN"
9:22
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 160 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
8:09
Cismaan Gacanlow Iyo Amina Cabdillaahi 🔥 Iyo Heesta "ILOW BARASHADEENI"
7:54
MIYAAN XALAYTO JIIFSADEY
12:40
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 2,9 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 285 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН