Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"

  Рет қаралды 27,821

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 ай бұрын

⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamed Cumar Huryo AHN 1970
⭐️Laxanka
A/ Cabdilahi Diiriye Sooraan AHN

Пікірлер: 26
@Awoowe21
@Awoowe21 29 күн бұрын
Waa hees aad u macaan. Heesaheeda Ahun Xaliimo Cabdi Fatoosh tan iyo tan ah Ma Nafteydaan Mindigeliyaa, ma adduunkaan ka maqnaada, micno iimale agjooguye ayaan ka helaa, waana heesihii iigu horeeyey ee an barto badhtamihii 70dii. Ahun intii dhimatay ee muslima.
@faizaislaw4976
@faizaislaw4976 4 ай бұрын
Kaan maanka ku hayooow ii muuqanayoow muxibada kalcalka ana maanta igu ween
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
Cismaan Gacanlow waa fanaan aan aad codkiisa uga helo dhamaan AUN Amiin
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
dadka hada joogo milaax mafahayaan. milaax waa dun macaan oo geedka qansaxa ah kqolifkiisa kuhoos jirto❤❤
@nuurhubane
@nuurhubane 13 күн бұрын
Meyrax mahoo😂
@Gurmad98
@Gurmad98 2 ай бұрын
Somali Qaraami I love it 10 x 10 I love it hundred percent
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 2 ай бұрын
Inaba caadi maahan ❤🎉
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 4 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay iyo dhamaanteenba, gabadhaa codkeeda waan maqlay lkn magaceeda Xaliimo Fatoosh waa ii maanta
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
midabkii magoolkay mahad eebee.❤❤❤ midabka gabdhaha somalida waa midab aad uqurxan lkn way kuciyaareen. diana iyo sun by isku dhayeen
@waayaAragYouTube
@waayaAragYouTube 4 ай бұрын
Cismaan gacanlow
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 ай бұрын
Ilaahay labadaba ha u naxariisto. Cismaan sxb baanu ahayn.
@alihaji1200
@alihaji1200 4 ай бұрын
Addoon cibaado badan buu ahaa anigu waxaan bartay isagoo masaajidka BAARSIIGO ee magaaladda Burco aan ka bixin. Alle ha u naxariisto.
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 ай бұрын
Naxariistii janno Alle ha ka waraabiyo
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto walaal gabadha magaceeda oo saddexna maxaa layidhaahdaa
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
@@user-qu7ez2np3w Xaliimo cabdi
@abdirahmanmohamed593
@abdirahmanmohamed593 4 ай бұрын
Ereyadii axmed s bidde laxankii rashiid bullo
@user-me2ob9pd8t
@user-me2ob9pd8t 3 ай бұрын
Waxasa hees ah 3 mijin oo gad ah ayaan dagiigado ku dha meyey 😅😅😅
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 ай бұрын
❤❤
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 4 ай бұрын
Erayadi Abwaan maxamuud cabdulahi ciise sangub Laxanki salad darbi
@amirsheikh691
@amirsheikh691 4 ай бұрын
Waa ereyadii huryo iyo laxankii cabdullhi diiriye sooraan eebbe hawada janeeyee
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 ай бұрын
walaal iska daa wax aadan aqoon u lahayn inaad soo qorto, taariikhda fanka Soomaaliyeed way qoran tahay mana aha mid laga been abuuran karo, walaalaha shabakada Waayo waayihii waa dad aqoon durugsan u leh heesaha, abwaanada iyo fanaaniita Soomaaliyeed mana ka been sheegaan hees walba abwaanka sameeyey iyo mulxamiistaha leh
@amirsheikh691
@amirsheikh691 4 ай бұрын
@@ronny7suii3 hadaba nala wadaag abwaanka iyo mulaxanka adigoon dadna eedeynin
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 ай бұрын
@@amirsheikh691 Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Abwaan Maxamed Cumar Huryo AHN , laxanka waxaa lahaa Cabdulaahi Diiriye Sooraan Allah u naxariisto dhamaan
@amirsheikh691
@amirsheikh691 4 ай бұрын
​@@ronny7suii3oo maxan ku idhi anigu sow taan ku idhi mirihii abwaan huryo iyo laxankii cabdullhi diiriye sooraan
@alisaid2008
@alisaid2008 4 ай бұрын
Mirihii m.c.sangub laxankii s.darbi codka c.gacanloow iyo xaliimo fatoosh
@user-er8dw6gl5z
@user-er8dw6gl5z 3 ай бұрын
0k
Ma Noolaan
7:16
Maxamed Dhuule - Topic
Рет қаралды 2,6 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 72 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
11:06
Maandeeq oo 10sano kadib wacdaro ka dhigtay London
41:46
Curubo Films HD
Рет қаралды 61 М.
Wareysi Maxamed Mooge  1981
28:24
Add-Tech
Рет қаралды 47 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 232 М.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad
33:19
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Роналду совсем другой! 😱
0:45
КиноСклад
Рет қаралды 8 МЛН
Smart thief😳 لص ذكي…
0:19
MARYA & AMINE
Рет қаралды 75 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 3 МЛН