No video

Wacdarihii Qamar Suugaani Iyo Ubax Fahmo(Qamarka Qarniga)

  Рет қаралды 27,884

Fahmo Official

Fahmo Official

3 жыл бұрын

Qamarka Qaringa Iyo Fahmo official
camare
Nasiim Sooraaan
farsamadii
khadar maxamed

Пікірлер: 123
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 3 жыл бұрын
Waan idin jeclhy fahmo iyo qamar suugaano muqdishaa idinka soo salaamay wlhi fanaankaan waxaan sii lahaa fanaanka ugu boqorka codka
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 жыл бұрын
Mamo Fahmo Mamada Fanka Jamhuuriyada barakaysan Ee somaliland allow dhawr amiin i.a 💚🤍❤
@deqabdi9229
@deqabdi9229 3 жыл бұрын
Hoyo Ubax wayoo badan dunida jog Hestadi ugu horeysey ee an dhagayso xasus bay igu ledahay 2009
@khadarxeefochannel9241
@khadarxeefochannel9241 3 жыл бұрын
Maamo ubax fahmo waanku salaamaya adiga iyo fanaankaba
@hodannoor7459
@hodannoor7459 3 жыл бұрын
Masha Allah dhamaantiin fanaaniinta qaaliga 👏❤❤
@mustafeahmed9904
@mustafeahmed9904 3 жыл бұрын
Woow, Anaa ku warwareyo Wayahaga doonee Ma adaa war iga hela Ii weydiya ruux kale Waxaan aan ku suganahay Weyse cadadiso jaceylka Wax sarka leh,♥️🙏 ubax iyo qamar salan sare
@deeqamaxamuud1243
@deeqamaxamuud1243 3 жыл бұрын
Maashaa allaah hore usoc fahmo
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Mashallh qamrka fananita eryaday iyo habo ubax fahmo cimrigin harago🥰💕
@sucaabdiaden3617
@sucaabdiaden3617 3 жыл бұрын
Maamo ubax aad ban ku jeclahay , fankaaga iyo shakhsiyadada mashalah maamo, ilove u so much, Magaladii boorama ayaan idinka soo salamaya , adiga iyo qamarba, Hore usoco maamo,
@user-dn4ny6ii9s
@user-dn4ny6ii9s 9 ай бұрын
Maaamo❤ wan ku jeclay ❤❤❤❤❤❤❤ Ubax fahmo vs gamar long life time
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashallah caways wacan ma'am ubax daahir iyo qamar suugani
@cabdixliingallan1571
@cabdixliingallan1571 3 жыл бұрын
Maamo fahmo waan taa geeraa hooyo farxad gu noolaw iyo sxbky marna fanaan kayka fanaa niinta aad utaageero kamid yahay
@farowla12345
@farowla12345 3 жыл бұрын
Mashallah ubax
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Qamarka duulduula Mamo fahmo
@ahmedabukar4751
@ahmedabukar4751 3 жыл бұрын
Hooyo fahmo muqdisho goormaa noo imaaneee waan ku jecel nahaye
@aamiinapdirashid1624
@aamiinapdirashid1624 3 жыл бұрын
Fanaanadii aan ku aqliyaystay yadoo heesaysa ama aan ugu hor maqlo ubax daahir ubax faHmo wan ku salaamay habo mcn
@ubaxsayd839
@ubaxsayd839 3 жыл бұрын
Waan jclhy qamar waan tagi doona showga
@hindaismail5255
@hindaismail5255 3 жыл бұрын
mama ubax waa fanaanada keliya ee ixtiraam siisa kuwa yar ee fanaaninta ah ee hooyo ugu yeedha dhalinta waana ixtiraam aad mudaysatay waan salaamay qamaar sugaani
@caashojabbana3145
@caashojabbana3145 3 жыл бұрын
Masha allah fahmo , no soo badi
@farhanyare1258
@farhanyare1258 3 жыл бұрын
Mom fahmo iyo qammar aad baan idin salamayaaa
@nimashine8475
@nimashine8475 3 жыл бұрын
Mashaallah mama ubax
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 жыл бұрын
Qamarka fanka iyo maamo ubax fahmo 🙏🙏🙏🥰
@shaaficiboqole5444
@shaaficiboqole5444 3 жыл бұрын
Ubax waa gacantii saxda ahayd wax walba hala siiyo coment like share long life ubax💪💪💪
@AYusuf-ll8kf
@AYusuf-ll8kf 3 жыл бұрын
Masha allah mama Ubax fadumo ilahaye ha xafido qamar suugan so dhawao walalkeey
@djtamraatnouh3660
@djtamraatnouh3660 3 жыл бұрын
Ready fahmoy
@fartuunbirimo9692
@fartuunbirimo9692 3 жыл бұрын
mamo ubax qurux iyo dayaxa suuganta❤❤
@ifrahzhacni3343
@ifrahzhacni3343 3 жыл бұрын
Masha allah ubaax fahmo iyo qamar qali
@user-ij4fb9vd9t
@user-ij4fb9vd9t 3 жыл бұрын
Masha allah😍
@somalipure8656
@somalipure8656 3 жыл бұрын
Mnsha allah ubax fahmo waan wataa wllhi
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
Qamar sugani tema🥰
@sadiiqqamar6202
@sadiiqqamar6202 Жыл бұрын
Qamar chanalkasta wu igeya hore usoco zxb mcn qamar sugaani
@qadraisseaddam467
@qadraisseaddam467 3 жыл бұрын
Waa qof qalbi wanagsan noolow waliga wall qa Ii💕💕
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Qamar ilaahey cod ayuu u dhiibey❤
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 3 жыл бұрын
Mash Allah mom Qaranka
@aminadahab2310
@aminadahab2310 3 жыл бұрын
Ubax fahmo salan inader from.boston
@aminadahab2310
@aminadahab2310 3 жыл бұрын
Rer awdal jiro jooga
@lamaarag7581
@lamaarag7581 3 жыл бұрын
Qamarkii hirgalay inderkay keep going
@deeqadalsan8600
@deeqadalsan8600 3 жыл бұрын
Qamar markaan arke ayaan Ku sare ❤❤
@ahmedfahiye
@ahmedfahiye 3 жыл бұрын
Qamar suugani marku live uheesayo cod xuma marka kale ee music saranyhay wa cod mcnyahy wa fahimi wayey ma mixer bu isticmala 😂😂 inta igu raacsan
@maanamohammed5987
@maanamohammed5987 3 жыл бұрын
Mashall ah
@queenxarago4399
@queenxarago4399 3 жыл бұрын
Maamo waan ku salamy adiga iyo qamarka wan idin kasalaamy garowe
@abdirahman2145
@abdirahman2145 3 жыл бұрын
Ubax ❤️❤️❤️
@boqoradaborama4411
@boqoradaborama4411 3 жыл бұрын
Qamar suugani macaac ayad leedahay wlhi hhhhh fahmana way kuu quusinaysaa wlhi iskaga tubad keen
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 жыл бұрын
wallay inanka ka maad xishoon
@boqoradaborama4411
@boqoradaborama4411 3 жыл бұрын
Aduu maxaa kagalay miyad nala.xigta wa walalkey hadan caayyo iyo.hadii kalebe
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
@@boqoradaborama4411 Wllkaa Hadaad CaaYaYzo Xataa Been Haka Zheegin WlzhaYeeY Hhhhhhh
@boqoradaborama4411
@boqoradaborama4411 3 жыл бұрын
@@ahmethkaderofficial1639 .hhhhh fankuu waa ish weeyi inu iska dayo ayan ucayaya hhhhh
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
@@boqoradaborama4411 Zaw Maaha Ma Fcna Wlhi Hadana Xumaan Oodhan AYaa Ku Xeeran
@hassanahmed7214
@hassanahmed7214 3 жыл бұрын
Ubax fahmo fanaanad qaaliya anoo aad u yar ban qaadi jiray heestedi samir & dulqaad Maxaa dad qaaliya fanku soo maray
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Fanaanad cizi iyo sharaf iyo qurux intaba rabi ku maneystey🥰❤, ilaahow ku daa ubaxey ifku waa maalnee. Tolow ubax fahmo jaamacdii ma dhameysey?
@relaxationundsleeping5023
@relaxationundsleeping5023 3 жыл бұрын
Ubax magac aad ujeclahay adina wan ku taageraa mamo somaliyed
@salmansk996
@salmansk996 3 жыл бұрын
Qamarkii HirgalaY
@Qalbisame_channel1
@Qalbisame_channel1 3 жыл бұрын
Maamo ubax fahmo
@sawdashaqale843
@sawdashaqale843 3 жыл бұрын
Qamar 10 codle waa layapee nolda
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Kaadhka xagaa laga jaray aaa
@yahyeali192
@yahyeali192 3 жыл бұрын
Mama ubax allah ha ku xafido 🥰🥰
@deeqajaamac2115
@deeqajaamac2115 3 жыл бұрын
Wow
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
Qamarsugani Layaab Layaab
@abdiqaniosmanaadan8689
@abdiqaniosmanaadan8689 3 жыл бұрын
KZbin dadkii lahaa haday imaadeen m.a
@knaanali7854
@knaanali7854 3 жыл бұрын
Aduun ubax fahmo oo waxba kaqaban karin suugaani wax walbo waa la arkaa mama ubax we love you 😍😘❤️
@saharamuse1965
@saharamuse1965 3 жыл бұрын
Manshalah ubax fahmp
@saxafdawareegta659
@saxafdawareegta659 3 жыл бұрын
Inta Waqal kasoo raacdey Like saar
@djqamar3235
@djqamar3235 3 жыл бұрын
Edo ubah masha alah ale haku daayo
@mustafadark3287
@mustafadark3287 3 жыл бұрын
Asc waa sida
@ahmeddaauus9481
@ahmeddaauus9481 3 жыл бұрын
legend
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
Maye Kuwii Lahaa Qamar Uu OoYaa Waar ninkani Ziduu Doono AYuu Codkiiza KaYeelaa Legend Laba Maaha
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
hhhhhh qamar sugani marka uu doono dhuun kle ayuu gashada waana boqorka codka lKin oohintu ceeb maaha ragii fanka magaca kulahaa cumar dhule heesihisuba oohin oohin ayay ubadnayen lkin mucaridku darbiyada hajidho😂
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
@@Abdirahiim Hhhhhh Waa Caynkaaz Libaax Hajiidhaan
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
@@ahmethkaderofficial1639 haahey waa sidaa pro
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 3 жыл бұрын
Qamarka fanka iyo maamada fanka
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
Fahmo timo udgoon
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 2 жыл бұрын
😂
@sahraomar5898
@sahraomar5898 3 жыл бұрын
ASC dhaam to
@munamanka103
@munamanka103 3 жыл бұрын
hoyo
@mahamedkhadar3110
@mahamedkhadar3110 3 жыл бұрын
Hooyo ubax fahmoy max ku walay hoyo mad iska cibadaystid
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 3 жыл бұрын
Keep going mom pls wllhyga Soo bookhda channel ka queen shayma official
@mohamedofficial9583
@mohamedofficial9583 3 жыл бұрын
Queen wll waan kuu saaray anna iisar wll
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 3 жыл бұрын
@@mohamedofficial9583 sx hye huno
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 3 жыл бұрын
Booqday qli
@mohamedofficial9583
@mohamedofficial9583 3 жыл бұрын
Ajaaniibta caruurtuuda way dhiirigaliyaan ee maxaa diidey in inaga oo dad muslim ah aad idhiirigalen weydaan wll garab iisiiya oo igu caawiya mor subscribes iyo likeba iidinka ayaan wax idinku ahay wll please 🙏🏼😭🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭
@abdalealikule3912
@abdalealikule3912 3 жыл бұрын
HIbaDa QarNiGa FaadUMo IyO QamaRka👋
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt 3 жыл бұрын
Fahmi iyo suugaani salaam
@saedsulaimanarahmansaedsul2744
@saedsulaimanarahmansaedsul2744 3 жыл бұрын
Hooga hooga waaryaa markay naagtu macaanaysuu kasii daroo caadibuu u ooyayaa
@NimcaanleJaamac
@NimcaanleJaamac 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munamanka103
@munamanka103 3 жыл бұрын
m.a
@anisaismail6207
@anisaismail6207 3 жыл бұрын
Fanaan cod dahabiya
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 3 жыл бұрын
Qamar iyo fahmaa is heloo sheeko wada qaatay
@ahmedjama5894
@ahmedjama5894 3 жыл бұрын
Qamarka
@tayosiircawilmaxamed6650
@tayosiircawilmaxamed6650 3 жыл бұрын
𝙐𝙗𝙖𝙭 𝙣𝙖𝙜𝙖𝙙 𝙣𝙞𝙣𝙠 𝙢𝙪𝙨𝙠𝙞 𝙖𝙨𝙩𝙪𝙧
@ahmedmustfe3875
@ahmedmustfe3875 3 жыл бұрын
From team qamar
@yasminosman5688
@yasminosman5688 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩😜😜❤❤👍
@baahintawararka1492
@baahintawararka1492 3 жыл бұрын
Maadaama uu qamar sugani yidhi subscribe saar waan saarayaa
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@juweeriyacabdi2213
@juweeriyacabdi2213 3 жыл бұрын
Form waqal
@salmamaxamed7712
@salmamaxamed7712 3 жыл бұрын
Qamarka fanka❤💯🥰🥰❣
@fadxixasan7491
@fadxixasan7491 3 жыл бұрын
Kkkklkkk
@mohamedIbrahim-ko1wb
@mohamedIbrahim-ko1wb 3 жыл бұрын
Me number one ubaxeey subscribe igu caawi wll
@farhiyasiyaad2648
@farhiyasiyaad2648 3 жыл бұрын
Madonesa shqo fududa.o adigo gurigaga hadaadonesa sorac likiga
@rooxanta4237
@rooxanta4237 3 жыл бұрын
Qamar barooranayso.. Qamar ooyyayso..
@samsamali7632
@samsamali7632 3 жыл бұрын
Ugbaad aragsan duceey qabtay wiilkan dadkay dhinac kaga dartay intay gacanta ku haysay hadse lama daawan karo qof foolxun Hhh
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
hhhhhhhhh alla mucaridnimadu xumaa naa qamar marka uu furey ayu wlhi nin noqday kan yar ee xidiga ah beerka iska saar ayay islahayd berigi uu dawooy magacaga biln qaadey ayay ku dakhranty lkin nin weliba bilawga fankisa waa dagas dagas lkin wlhi ninkni imika ayu ugu qurux badnyhy hada run ladoonyo
@amalhussein8209
@amalhussein8209 3 жыл бұрын
Waaaw
@abdullahiyt5795
@abdullahiyt5795 3 жыл бұрын
Gabartan yar mama maxeey u leyahiin lkn 😂😂😂😂
@Waakii904
@Waakii904 3 жыл бұрын
Hooyo Waa darajo La Siiyo Qofkii la Xurmaynayo 🤔
@abdullahiyt5795
@abdullahiyt5795 3 жыл бұрын
@@Waakii904 Somaliland ma ongoolo hooyo iyo eedo waxeey dhahan baah war xagee ku noqday hooyodaa ama edadaa from 🇸🇴🇸🇴
@rooxanta4237
@rooxanta4237 3 жыл бұрын
Xushmad iyo ixtiraam wayn qof loo hayo.... qofka aduunka dul saaran ee ugu qaalisani waa #HOOYO.... markaa qof lugu sharfo darajada ugu saraysaa waa isaga oo luugu yeedho #hooyo
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 2 жыл бұрын
Qof walbo way ka qiimo badanty 😔
@baahintawararka1492
@baahintawararka1492 3 жыл бұрын
Waxaan ka codsanaya qamar sugani in uu kusoo daro hees somaliland kusocota oo uu uqaadey dalka somaliland amaanaysa
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
Qamar nasiib iney ka maqnthy wa laga drema sibu u d.......
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Wee u timaaday
@hooyosoomaaliyeed1921
@hooyosoomaaliyeed1921 3 жыл бұрын
Hooyo mcn Subscribe iisaar plz qeer alaha idin siiyee duco qabe yaaloow 💘💖💖🥀🥀💝💝💝🥀💖🌷
@mohamedofficial9583
@mohamedofficial9583 3 жыл бұрын
Ajaaniibta caruurtuuda way dhiirigaliyaan ee maxaa diidey in inaga oo dad muslim ah aad idhiirigalen weydaan wll garab iisiiya oo igu caawiya mor subscribes iyo likeba iidinka ayaan wax idinku ahay wll please 🙏🏼😭🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 53 МЛН
QAMAR SUUGAANI | MARYAN AHMEDEY | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 2,4 МЛН
Riyaad Night iyo Qamar Suugaani
20:21
Hargeisa HD
Рет қаралды 3 М.
Ubax Fahmo iyo Juweeriya Janno iyo Oday Reer Miyi Ah Maxaa kala Qabsaday
12:02
Qamar Sugani iyo Guri bawaaqo 7 Su aalod and 3 Heesod
15:22
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 266 М.
Maxaa Kala Qabsaday Maayirka Burco & Badhasaabka Togdheer?
12:42
Dhamays Media Production
Рет қаралды 897
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН