Wadaadkii Cariyay Diinta Shiicada!

  Рет қаралды 26,616

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

4 жыл бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------
#Shiicada

Пікірлер: 107
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 4 жыл бұрын
Sheekh mahadsanid umada uga dig shiicada
@mubarakabdi3621
@mubarakabdi3621 3 жыл бұрын
Allaah ha idinka abaalmariyo Sheekh dr. cuthmaan al khamees iyo sheekh cabdulcaziiz oogle.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazklum kheyer sheikh cusmaan Al khamisa jazklum kheyer sh. ABdulaziiz mohamed
@anabapple3411
@anabapple3411 4 жыл бұрын
Alayleh indha huu ka tuuray shiicadii
@muslimgirl8073
@muslimgirl8073 4 жыл бұрын
Sheekh ilaahey kheyr hakaa siiyo waa inaan shiicada si fiican ufahanaa waayo waxan arkayey mid soomalida ridoobey ah oo maalin Facebook ku baahinayey wax uu kitaanka shiicada ee بحار الأنوار kasoo qaatey kule islaamku gabadha madow iyo ayga madowba janada magalayaan subxanallah ayuu yidhi waliba nabigeena scw beenka sheegaya markaa waa inaan baranaa kaartoyinkooga sheekh
@mukhtaarcabdi6351
@mukhtaarcabdi6351 4 жыл бұрын
asc.shiicada.waa.muslimiin
@user-xu3up5tr8u
@user-xu3up5tr8u 4 жыл бұрын
@@mukhtaarcabdi6351 ma adhiga ayaa shiica ah shiica waa gaalo cad haa ku kadsoomin
@user-hw8qk3vb1n
@user-hw8qk3vb1n 4 жыл бұрын
{ Kaartooyinkooga } 😂😂😂😂👎
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@@user-xu3up5tr8u anaa shici ah waana ku qanacsanahay axd
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Jazaka Allah Yaa sheekh
@faraxabdurahman1859
@faraxabdurahman1859 4 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah Sheikh jazakallahqeyr
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Masha allaah wllky jazakalah sida aad waqtiga u gelisay sido sheikha reer Kuwait e othman al khamiisi qeyr allaha siiyo sida u har iyo haben ugu taagan yahay daah ka rogida gaalnimada iyo baadida shiicada
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 4 жыл бұрын
Jazzaaka Allah khayr Sheekh oogle
@umumucaad3529
@umumucaad3529 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaah shukran
@user-hd4cr8lx6n
@user-hd4cr8lx6n 4 жыл бұрын
Maashaa alaah shee khaan waa jeclahay tafsiirkiisa jisaakalaaaha kheer turjumada wanaaagsan yaarab🙌🏼
@nimcorun1255
@nimcorun1255 2 жыл бұрын
Haaa wlhi
@AhmedMohamed-st8hq
@AhmedMohamed-st8hq 4 жыл бұрын
Abdulaziiz Sheikh 💯💯💯❤️❤️❤️
@khaulahsiraj4247
@khaulahsiraj4247 4 жыл бұрын
Jzkallaah kheyr sheikh
@allaamahadleh1575
@allaamahadleh1575 4 жыл бұрын
جزاك الله خير
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 4 жыл бұрын
Mashaalaaah jazakalahu kheeer shiikh alaha kubarakeyo
@xafsokooli6278
@xafsokooli6278 4 жыл бұрын
Masha Allah kher Allah ku siiyo
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 4 жыл бұрын
Shukran bro malaha waxaan isleeyahay shiicadu dib bay katimid yacni xiligii khulafaau raashidiinka kuwa joogay maahayn.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Sheeikh noo doo badayi muxdirooyink oo kale
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh kheyran sh c/casiis baarakallaah fiikum allaha naga dhigo kuwa diintooda barta kuna dhaqma yaa arxama raaximiin
@yoonishorile9435
@yoonishorile9435 4 жыл бұрын
C
@mustafeabdillahi1896
@mustafeabdillahi1896 4 жыл бұрын
Maansh allah wll alle haku xafido sida qiimaha madan eed noogusoo gudbisay
@mandeqqurux2165
@mandeqqurux2165 4 жыл бұрын
Masha allah
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 4 жыл бұрын
Jazakumullahu khayra wajazaa
@nasrahussein9450
@nasrahussein9450 4 жыл бұрын
Masha allaah xafidu llaah inoo soo history aad baan waxbaa fafaaiideynaa
@musadikahmed545
@musadikahmed545 4 жыл бұрын
Mashallah shiikh
@lovelyboyasad3245
@lovelyboyasad3245 4 жыл бұрын
Maasha allah
@fadumomacalim3967
@fadumomacalim3967 4 жыл бұрын
Masha allah❤️❤️❤️
@husseinaliabdinasir1087
@husseinaliabdinasir1087 4 жыл бұрын
Jazakalah
@marainid7626
@marainid7626 4 жыл бұрын
Caruurteena alle noogama guuriyo illaah baan kamagan galnay
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 4 жыл бұрын
Mssha allh
@anabo7022
@anabo7022 4 жыл бұрын
Asc wr wb Jassaaka Laah qayraa Sh Oogle
@gaduudog5011
@gaduudog5011 4 жыл бұрын
maanshaa alaah
@nuuxaxmed546
@nuuxaxmed546 4 жыл бұрын
Mashallah nosi wad barmamjiyada nocano kala shiicadu wa dad habawsan
@omarmohamedyusuf
@omarmohamedyusuf 4 жыл бұрын
Mansha allaaah
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 4 жыл бұрын
Masha allha
@user-te6pn8qu3r
@user-te6pn8qu3r 4 жыл бұрын
ماشاء اللة
@Maryama_22
@Maryama_22 3 жыл бұрын
MashaAllah. Bari bay ka yihiin. Shirkigooda iyo denbigooda ,Cali ibni Abbi daalib shaqsi cajiib ah buu ahaaa, Oo zaahid aduun ah
@boodharirashiid2625
@boodharirashiid2625 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh inbadan waad na bartay shicada waxay tahay balse cadawga rasmiga ah ma shiicada baa mise waa galada Keeba mudan inaad xooga saartid ma gudaha muslimiinta mise kuwa kala qoqobka wado
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 4 жыл бұрын
Allaha shicada so hadeeyo
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 3 жыл бұрын
Magacii walal
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 ай бұрын
Osman khamis
@fowziajama4741
@fowziajama4741 4 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayran habo oo quraanka ma xafidaan miyaa shiicadu?? Waa dad shar badan oo intaa caaya,habaara Umuhaatum muuminiinta Ca’isha iyo xafsa iyo aabayaashood Shirki badana ku jira.
@xafsokooli6278
@xafsokooli6278 4 жыл бұрын
Sheekh waxa ku weydiina dhaamanto caruurta cali bin daalib faadumo binti rasuuli hi ma dhaashay dhaamanto caruurta
@ahmedgaas4373
@ahmedgaas4373 4 жыл бұрын
Xafso Kooli maya wll fadumo ka dib 11 dumar ah ayuu guursaday marka caruurta Cali waa kala hooyo
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 4 жыл бұрын
Maya marke dhimaty ayuu nago kle gursaday muxamed iyo ilma kle ayuu dhalay
@cadercumar3753
@cadercumar3753 4 жыл бұрын
Walhi farxad ayaan dareemaa jana lkaan markaan dawado
@xardaye
@xardaye 4 жыл бұрын
Shiico lacanad dushooda ha ahaato.
@werizahmed3861
@werizahmed3861 4 жыл бұрын
Abdulaziz Oogle walaal kasoo hadal khiyaaliga iyo beenta diinta yahuuda
@apdirahmanmohamed358
@apdirahmanmohamed358 4 жыл бұрын
Shiikh korsadii camputarka maad noo soo galisid intii kale
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 жыл бұрын
Hagaag horta taarikhdan aad marsatay shiikh sidan maaha imaam xuseen calayhisaam waa lagaranayaa ciddii dishay iyo cidda maanta raacsan.. Taa marka lagayimaado in laxidido oo lakala guursadaa mawaxay markhaati u tahay in isku madhab ama isku diin layahay? نصر الله من نصر محمد وآل محمد .
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وال محمد وعجل فرجهم ولعن اعدهم
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 ай бұрын
Boqorki kuufa aya amar ku bixiyay in la dilo dhamaan Ahlu baytki, shiicada aya dishay waliba wuu si oga marku u tagayay ee uu la mubayaconayay, xata Ali iyaga aya dilay ee, shiicada cidi aasastayna wa la garanaya munafaqi Abdilahi bin saba ee yuhuudiga aha. Ee adigu ma shiico ayad tahay.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Maalin walba oo wanaag la sheego dad aan cilmi lahayn ayaa shaydaan ka hadliyaa waar calmiga barta oo cayda ka daaya culimada sunada raacay po toobad keena
@dardaahassen5696
@dardaahassen5696 4 жыл бұрын
Wax ba mafahmin Waxay ahad in aad ka hor mariso Interduction
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 4 жыл бұрын
Shiicadu waa mushrikiin
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 4 жыл бұрын
Waxaan aad ula yaabey dadka ku leh sheekha iska dhaaf shiicada aad heysato waxaan is iri ama waa jaahiliin aan shiicada waxba ka aqoon ama iyaga laftirkooda ayaa shiico is qarineysa ah soomaalidu waa dad jecel ineey dhegeystaan yaa is dagaaley iyo reer hebel meeqaa laga diley oo keliya dooni mayaan ineey ogaadaan waxa dunida ka dhacaya.
@muslimgirl8073
@muslimgirl8073 4 жыл бұрын
Mina wlhi waa muhiim inaan barano shiicada waayo waxay lee yihiin kutub baadila oo shubahaad dhalinteena loogaga furi karo ilaahey hanagu hanuunsho dariiqa saxda ah
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 4 жыл бұрын
@@muslimgirl8073 hadii aad baarto sida eey u fahmeen diinta islamka ama qaabka eey ugu dhaqmaan wallaahi waad yaabeysaa oo waxaa shaki kaa gelaya islam nimadooda dad isu dhow ma nihin kor ineynu islam ka wada nahay mooyee anagaa ku dhaqana diinta islamka oo saxda ah
@muslimgirl8073
@muslimgirl8073 4 жыл бұрын
@@fairhonestjustice7918 Allah ha soo hanuunsho wllshey
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 4 жыл бұрын
@@muslimgirl8073 aamiin yaa Rabi
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 жыл бұрын
19 gabdhood 😂 ilahow 1 Gabar isi iyo 20 wiil
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Kmadage Official 😂 Janaad iska baylihisay marka Coz Nabiga scw wuxuu dhahay 3 gabdh ninkii dhala ee sifiican utarbiyeeya ilaa intay ka guursanayaan Janadu galayaa lkn wilal lama dhihin
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 жыл бұрын
Samirah Samir hhh Wllyl wiil Ceeb ima Kenyo hadu dono kufsi ha gesto lkn marka Gabar dhasho 😂 markasad Abe noqon wrer iyo fikir ku dili😂
@hodoadam7781
@hodoadam7781 2 ай бұрын
​@@MMTV-nh1jz oo wiilku ceeb ma leh miyaaa waa dhaqan soomaaliguu jahliga ku dhisnaa
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 2 ай бұрын
@@hodoadam7781 4 sano kahor waaye 😹 Hada wa is badalay Bebe
@ragaadmedia3251
@ragaadmedia3251 4 жыл бұрын
waiska fiirsaday mahine waxba kama fahmin (cariyay ) afsomali miyaa
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 4 жыл бұрын
Af Somali maraqaanid miyaa abti
@ragaadmedia3251
@ragaadmedia3251 4 жыл бұрын
@@Dhir.iyo.deef. maya wllo ee miyaad i bareysaa
@abdimohaa8674
@abdimohaa8674 4 жыл бұрын
Mustqblk Somalia waxa ay noqon wadan dada kle duwan ay ku noldan sida Muslim masxii bila diin khaniis. Markaas ay horomareen.ma jirayan wx alshabab la dhoho. Wadan walib oo adunk jira oo horomary waa inuu lhda dada kle fikardo duwan oo meel dhex iiis ku ku yimada.hal dada ay nohy hal diin ay haysan qoxodii ayay na ka dhigday😁😁😁😁😁
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 4 жыл бұрын
Dee iminkaba waxaad doonta iskanoqo sxb hadii aad isleedahay xal baa iigujira.
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 жыл бұрын
Xasbunallaahu wanicmal wakiil
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Wlhi Runtu ka hadlay sheekhani shiicada dadna leeyahin waa walaalahen sunxannallah waa nasaaro nabi maahe neceb ay u qabaan islaamka ay diin aan jirin gacmaha ku samaysteen sunxannallahpĺlllllĺpplppp
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
P
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
Hhhh waxasi waa been wll shicadu waa dariiqa saxsan ee rasuulka
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Жыл бұрын
​@@naasirjaama603ma waxa saxsan kuwa saxaabada caaya
@abdirahmanbarre-hk8ds
@abdirahmanbarre-hk8ds 11 ай бұрын
Beenta jooji Lacnatullaah Maguursan mana gayaan Khabiithkan beenta Uu sheegaayo run maaha
@guletizmail8349
@guletizmail8349 2 ай бұрын
Maxa been ah car sheeg oo waxasa been ah dheh car.☝️
@araweelocali5421
@araweelocali5421 4 жыл бұрын
Maxaad u tarjumaysaa si aanu xaqiiqda u helno. Mise maad ka daba tarjuntid shiikhoow oogle
@abdiali3111
@abdiali3111 4 жыл бұрын
araweelo cali oo maxad ka wada ma waxad ledahay sheikh somaliga baa been ku sheegayaa
@apdilahiyusufahmed8355
@apdilahiyusufahmed8355 4 жыл бұрын
Araweeloy Magaca Shiikha Waata La Xusay Ee Ku Raado KZbinka Iyado Carabi Ah Waad Ka Helaysaa Hadaad Fahmi Karayso
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
Ka jabarti la yidhahdo soo eeg Ee shiicada ku jira sh dirir ayuu mar wahaabiyada ku sheegayay
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 4 жыл бұрын
kuguma diidani inay shiicadu waxyaalo qaldan aaminsan yihiin laakinse kaa qori maayo shiicadu waa gaalo amba diin kale oo aan islam ahayn ayey haystaan
@nuurmohamed1412
@nuurmohamed1412 4 жыл бұрын
Nacalda ha ku dhacdo shiicad
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 4 жыл бұрын
@@nuurmohamed1412 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh boqortoyada sucudiga ayey coloobeen shiicada markaasay culimadoda wahaabiyadu nooga dhigaan diin colaada shiicada
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 жыл бұрын
@@maxamedxasan7484 hadaa kufaraxsan tahey in lacaayo ama lahabaaro cumar cismaan abuubakar iyo owlaadooda allaha kuhalaago sheydaan yahow shiicada ah waxaana ogaataa inaadan waligaa gaareynin asxaabtii nabiga scw iyo umuhaatul muuminiin adiga iyo kuwii kusoo dhaleyba xasbunallaahu wanicmal wakiil shiico iyo yuhuud waa walaalo
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@@deeqoahmed1771 saxabdu kuwii islaayey miyaanay ahay ee qorta iska jaray adeer filimkii saxabada waanu qabanay 😅😅😂😂
@amedkohen5262
@amedkohen5262 4 жыл бұрын
Cabdicaziz ogle, walal iska daa shiicadan aad dhaafi la'dahay, aduunka maanta lamasocotid miyaa? xaalka islaamka lama socotid miyaa? Maalindhow waxa loo kala baxayaa gaal iyo islam, shiicana adiga ayay ku xigtaa oo islam ayay sheeganaysaa, markaas waxaad ka warantaa xaalka guud ee islamka.
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 4 жыл бұрын
Anigu waxaan islanoolnahay kuwa badan oo shiica ah waliba soomali ahi i dnt think they are muslim.
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 жыл бұрын
Jaahilnimada hadalka kaa yeedhsinaysa aduunka maanta hadii uu la socdo ma diinta is bedeshay, Shiicaddu maaha wax lasoo dhawaysto diin ay inagula jiraana ma jirto.
@amedkohen5262
@amedkohen5262 4 жыл бұрын
@@saahidsaid6653 mataqaanid jaahilnimada. Shiico waxay rumaysanyihin in allah moyaane ilaahkale jirin muxamedna yahay rasuulkiisa, adiguse nin allah iyo nabigiisa rumeeyey, hadii aad ceebtiisa baadho ma ogtahay in ay tahay fitno lagu fitneeyay ,wixii bidco ah , allah ayaa kala xisaabtami, lakin adigu ma ogtahay in aad jaahil damiin ah tahay marka aad cadowgaaga runta ah arki waydo ee aad muslimkale wakhti iskaga luminayso, lkn, maanta sxb islam ayaa lagu soo duulayaa ee maxaa kuu diyaar ah, adiga
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 4 жыл бұрын
@@amedkohen5262 sxb wax badan kama taqaanid ban filaya Shiicadda si fican usoo baar malaha Shiicadaba ma taqanide
@sooyaalmedia7731
@sooyaalmedia7731 4 жыл бұрын
@@amedkohen5262 wllo aqoon Uma lihid shiico shiico waxay aaminsanyihin waa waxa gaaaldadu ay u adeegsatay in ay u dumiyaan diinta islaamka shiicada waxay aaminsan yihiin in a, gaalo yihiin 1:abuu bakar .Cumar .cusmaan .caasho iyo dhamaan asxaabta rasuulka 2:waxay badaleen salaaddii islaamka lagu yaqaanay 3:waxay aaminsanyihin in Cali Binu daalib maalinta aakhiro dadka Kala xukumayo .Lana baryi karo. 4;waxay aaminsanyihin guurka Ku meel gaarka ah 5:aaminsanyihin in qiraanka la badalay 6;waxay aaminsanyihin in Cali Ka fadli badanyhay dhamaan anbiyada Alle 7:waxay aaminsanyihin in Karbala oo ah magaalo Ku taala ciraaq ay Ka fadli badan thy makka loona xajin karo 8:waxan aaminsanyihin la la barakeyso qubuuraha 9:waxan aaminsanyihin in Abu bakar iyo Cumar dib loo soo nooleyn doono si loo qisaaso 10:waxay aaminsanyihin in Nabiga nnk la dilay quraankana waxa uu sheegay in Alle dadka Ka ilaaliyay Marka wllo kuwaas islaam iyo ayaga kla dheer
@anisali2266
@anisali2266 4 жыл бұрын
Maasha allah
Sidee Iiraan ku shiicowday?
24:15
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 26 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 2,5 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
Diin dadka madow u diiday inay Jannada galaan!
7:28
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 26 М.
Waa kuma ninka cunadiisa iyo lafadhiisigiisu xaaraanta yahay?
19:12
nasir haroun
Рет қаралды 1,9 М.
Shiicada   Sh. Abdirahman Bashir
1:04:08
KaAflax
Рет қаралды 43 М.
Jawaabta falcelintii ka dhalatay caqiidada Shiicada
18:38
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 3,9 М.
Dambigii ugu waynaa ee ka dhacay kacbada iyo dhagaxa kacbada oo la xaday!!
15:19
Godkii nabiga loogu wax yooday (qaarul xiraa ) makkah 🇸🇦
10:04
Jawaabta Su'aashii la waydiiyay Sh Barbaraawi
20:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 7 М.
DOOD SHIICO IYO SUNNI
42:39
Jawaahiri
Рет қаралды 65 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 2,5 МЛН