WALAAHI CEEB KA WEYN MAJIRTO GURIGAAGA OO DAYACAN INAAD UMAD KALE U DAMQATO, XASAN SHEEKH OO........

  Рет қаралды 10,763

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@MohamedAbdirahman-w4x
@MohamedAbdirahman-w4x 7 күн бұрын
Kkkkkkkkk balwaan Warkaana Imaraayo Xassan Sheikh Dalkaada Ma Mideesan Yahay seedareeme xassanow?❤❤❤❤
@suadadude7926
@suadadude7926 7 күн бұрын
Dareen la’aan baa heyso xasan munaafaq. Ilahey hana duldhafiyo kan aamiin
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 7 күн бұрын
Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
@osmangure6040
@osmangure6040 7 күн бұрын
War soomliyey xassn sheekh dalkiisu waa lacag qoladiisu waa lacag xassan shekkh fikirkiisa fog waa lacag waa lacag wa alacag waa lacag illla uuu ka dhinto . Waa oday geelii ba,ay. Marka dambena dabaka ayauuu ku dhintaa.
@Tasniim1
@Tasniim1 7 күн бұрын
Jawaabtu waa maya.
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 6 күн бұрын
WCS MANSHA ALLAH MASUL SARE BALWAN WAARU ANIGA WAXANQABA XASAN XANUNO UQABAY INEYJIRAN BAN UMALENAAYA SAN MAQUL MA AHAN EE SOOMAALIYEY ISU XILSARA OGANSHAHA CAFIMADKA XASAN INWAX LAG OOGADO GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA
@Fowzia69
@Fowzia69 6 күн бұрын
ALCOHOLIC WEEYE DUQAANI WAA QAMRI CAB WEYNAAADAY
@JamaMuhiyadin
@JamaMuhiyadin 7 күн бұрын
Xaakim balwaan asc
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 7 күн бұрын
Balwaan Wadankeeyga (KENYA)Guul iideh .M/weynaheyga geesi iideh..
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 7 күн бұрын
Waa Fadeexo
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 7 күн бұрын
Ilaahawa hanceebenin xasn munaafaq mafayoobo soomaliyeey isakaqabta Arista qabiilmatagano
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 6 күн бұрын
Congones aaaa😂😂😂
@Ahmed99-p9x
@Ahmed99-p9x 6 күн бұрын
No somalia, No somalia.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 7 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run shirki Africa ceebta adunka ba dhacday dalka ukanga somaliya wa isku mid dalka somaliya mel kushg odeygi 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 6 күн бұрын
Congo & Somalia wa isku mid labadaba wadama jarka aya iska mamula o ka kalumeyztan for 30 years
@MubaaragAdan
@MubaaragAdan 7 күн бұрын
Walaal.balwan.madaxweynaha.daarodnimo.ayya.kadhax.guxeysa
@snw9257
@snw9257 7 күн бұрын
Isaga isku diray umada Somaliyeed.
@EngsaidIbrahim
@EngsaidIbrahim 7 күн бұрын
😂😆😂😆😂😆
@CabdimsxamudC.qadhabo
@CabdimsxamudC.qadhabo 7 күн бұрын
Mw xasan wuxuu iska dhaadhicinayaa mw africa dadkiisiina wuu barakiciyay xagay ku dambaysay somali heshiis ah dunidana la heshiis ah somali qabiil bay isku laynaysaa xasana kama hadlo allah ku qabay
@evehussien2129
@evehussien2129 7 күн бұрын
Kkkkkbeerka xaaaro ku goosey😂😂🎉
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 6 күн бұрын
Subxaanallah tiisaaba daryeela tukale kudara Hassan where is your country???
@JamaMuhiyadin
@JamaMuhiyadin 7 күн бұрын
Waxaan layaabay dadka qabyaalada ku taageeraya nin dhibaayaynaya qofkii kudhiba waa cadawgaaga sokeeye iyo shisheeye
@sainabwarsame9112
@sainabwarsame9112 3 күн бұрын
War balwaanow doqnkaan maad naga daysid Waan ku danbaabeynaa,😂😂😂😂😂
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 7 күн бұрын
Bern badana
@FardowsoMaxamed-d5q
@FardowsoMaxamed-d5q 7 күн бұрын
ismoog ubiki bey asleysaa waaye Sheekadiisa madaxweynaha
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 7 күн бұрын
Waa yaab. Iyo lama arag
@nazdalaan
@nazdalaan 7 күн бұрын
What a hypocrite… meel uu ka qadaynayo wuu adaa Hassan. Classless
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 6 күн бұрын
Xarami
@realtalk1084
@realtalk1084 6 күн бұрын
😂🤣😂🤣
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 7 күн бұрын
XASAN SHEEKH WADANKEENA 10 SANUU DIB U CESHAY RUNTII
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 7 күн бұрын
XAALADA SOOMAALIYA MAANTA SOOMAALIYA KA TAAGAN WAA XAALAD XUN OO JAHA WAREERA
@bby6
@bby6 7 күн бұрын
War Somalia wuxu moda villa wardhiglay runti Hassan ehelu naar
@User2-y6u
@User2-y6u 7 күн бұрын
Dhiiqadii ma wadamadii deriskay u gudubtay
@User2-y6u
@User2-y6u 7 күн бұрын
Xaaladeena yaa ka hadlaya
@nboss8028
@nboss8028 7 күн бұрын
Xasan malintii la dhalay ayaaba ceeb dhar wadato naloo dhalay aadaanka anaa laga ilaabay
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 7 күн бұрын
NINKA TIISA DARYEELAA MIDKALE KU DARA
@museosman8296
@museosman8296 7 күн бұрын
Xamar baa saas ah muxuu ka qaban karaa xasan dhiiqo cadow xaraadh uun ka shaqeeya
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 7 күн бұрын
wllo xasan shikha waa ino dhutaya
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 7 күн бұрын
qaraxa muqdisgo kadhaca ka naayroobi ka dhacaan ka naxaa
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 7 күн бұрын
Wax aan layaba nahaya anaga aya dhibatasan max naga galaya
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 7 күн бұрын
Waxaan maqli jirey heblaayo intay gudo kale nuurinayso ayaa gudeheedu uraa. Xasan dhiiqo dalkii uu magaciisa watey ayaa meel uu ku sheego aanu garanayn matkaa congo Muxuu tari karaa??
@BollyAnimation
@BollyAnimation 7 күн бұрын
Umad aqli alle u abuuray maha Somalida badankood. maskaxiyan wey liitaan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 6 күн бұрын
Zxp wadanimo & diinta o qabiilka laga hormariyay weyan dhibka ugu weyn
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 7 күн бұрын
kkkkkkkkk waayaab
@Tasniim1
@Tasniim1 7 күн бұрын
Balwaanoow mawaadan arag clipka marka uu lafadhiyo madaxweynaha Tanzania 🇹🇿 ee 🇸🇴 uusan oolin gadaashiisa ama dhiniciisa madax weynaha Tanzania uu 🇹🇿 uyaalo dhinaceeda? Hadaadan adigu kor isu qaadin cidina kor kuu qaadaysaa majirto. Xasan xataa 🇸🇴 tixgelin uma hayo.
@IbraahimNuurCabdi
@IbraahimNuurCabdi 6 күн бұрын
Balwaanow runta ilaahaybaa jecel xasan shiikh awalba hawiye iyo labo tuugoo daarood ah axmed madoobe iyo dani hal hadal hadii ladhahana hawiyoo dhanbaa tutada soo kala qabanaya somali ilaa 3o sano la adoonsado
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 7 күн бұрын
Balwaan Badmaceye waa candadowl..
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 7 күн бұрын
Xasan naago maqabo miyaa muxaa diiday in uukunasto gurigisa marti inuuahado oo uun gaalo kudhexjiro walee mislinamadiisa farbaakujirta
@Fowzia69
@Fowzia69 6 күн бұрын
HSM XAABSADE MEEL WALBA LACAG AYUU KA RAADINAAYA MEEL AYSAN DANTIISU KU JIRIN MABA GALO MANA AADO
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 7 күн бұрын
KKKKKKKKKK ADEER WUXUU FALANQEYNAYEY BEESADII LAGA XAYIRTEY 😂😂😂 NACALAA FALAQEYNTA QABUURO QOTE KU TAAL 😂😂😂
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 6 күн бұрын
Walaahi waxaad ka dhalatay abgaal oo la yiri xerada waa wada ul ul laga qaatana ma leh msrka adiga ahaan cidkale waxba ha ka sheegin adiga abgaal ah baa iscunaya abgaalba abgaalbuu eebada u sitaa jahilnimadu waa cudur
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 6 күн бұрын
Bacalwanow qabiilka ugu nasiibka daran ayaad ka dhalatay ee abgaal uguna jahilsan sida adigoo kale markaasaa qabiil kale wax ka sheegeysaa oo arimihiisa xorta u ah qeyre waa xor ciduu rabuu racayaa haduu rabo wuu iska deynayaa isagaa xor u ah qofka arimihiisa qaaska u ah doqonkaan gurguurte nin aqoon leh ma racayo waxaa raaca kuwa qabyaaladu qurunsatay oo aad adiga ugu horeyso waxaasna waxaa idinkugu wacan jahalnimada aad ku dhalateen
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
DHAAWACA KABTAN AYUUB, XAALADIISA CAAFIMAAD, @abdullahi-balwaan
13:31
Aftahan Production
Рет қаралды 50 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 116 М.
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН