WALE SOMALI CASHAR BEY ARAGTAY LIBAAXA SOMALIDA MISE QAA'IN! CABSIDA FAHAD LAGA QABO MAXEY TAHAY?

  Рет қаралды 137,315

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 563
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 жыл бұрын
Ninkan Aniga waxan u arkay nin isku kalsoon oo dagan oo naftiisa ku qanacasan mash allah He's very gentleman
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Agree
@zakiyussuf3478
@zakiyussuf3478 2 жыл бұрын
Sax
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 2 жыл бұрын
Hooyo koris waan nahay 70% Somaliyeey Illahay hooyooyinkeen jannadi ha ka waraabiyo
@ayahismail4945
@ayahismail4945 2 жыл бұрын
AAAAMIIIIN YAA RABBI
@NasraMohamud6484
@NasraMohamud6484 2 жыл бұрын
Amiiiin
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin
@cumargiire668
@cumargiire668 7 ай бұрын
😅😅​@@ayahismail4945
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Maashaa Allah qof walbe waa ku araktidiisa aniga waxaan u arkaa mid ka mida waxgaradka Soomaaliyeed Allah xafido Allahna hanoo badiyo dadka wanaagsan Alle haynaga dhigo kuwa wadankooda udamqadaa
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 жыл бұрын
Quran ka waa waxa Ugu fiican Aduunka in lagu faano masha Allaah Sharaf iyo kheyr baa ka muuqato
@Max-kp6gd
@Max-kp6gd 2 жыл бұрын
Allah xafido miskiinka tol la aanta lagu ciilayo io wax difaacaba uusan qabin in lagu eeganayo Lkn miskiin alle ayaa u maqan Xasadkiiisana wuu ka guulaysan doonaa inshaa allah
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH Sheekh Allaha ku Xafido Wax ka Wanagsan ma JIRO Qur'an ka ALLAHA XAFIDO DHAMAN MUSLIMINTA ADUUNKA KU NOOL
@mohamadhassan4986
@mohamadhassan4986 2 жыл бұрын
dhiiga muslimka ma qarsoomo waana lahelaa insha Allah🤲🤲🤲🤲🤲
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 жыл бұрын
Allahayow kurbadda Soomaali heysato mayare kadulqaad yaa Rabbi. Waxii kashaqeynaaya Soomaalidda dhibkeedana Rabbiyow sharkooda naga qabo. Aamiin
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Wallaahi sirabi soomaali u gugar gaaro waa adagtahay waayo ragii umada u shaqaynaayay baa gabadh yar oo miskiina u dilaaya ragdartiis say wadanka u burburiyaan oo wadamo shisheeye u qanciyaan
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin yaa rabi
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
@@maryamadirie8722 xaqiq Alle ayey agtalla
@nboss8028
@nboss8028 2 жыл бұрын
Amiin inshallah
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@rashiidrashiid8556
@rashiidrashiid8556 2 жыл бұрын
Asc hadalkaasi waxaa u marqaati ah allaah caza wajalah fii aayah ilaahay caabud ha u shiriig yeelin waalidkaana u ixsaan fal wuuna guulaystaa ninkii ale karsiiyo
@nourianeima4636
@nourianeima4636 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah , Sheihk Dulmi-Diid , Allah ha ku barakeyo Aad ba noogu nastexeysaa hadan haween nahay . Waa hooyo somaaliyeed oo reer Jabuuti ha . Mahadsanid
@fardosa1236
@fardosa1236 2 жыл бұрын
Single mum blessed all the single mums
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaarakalaah sheikh Mohammed Allaha kuxafido adoo kale Allaha noo badiyo Fahad Yaasiin waxaan urkaa inuu yahay Libaaxa Halyey Somaliyeed & Africaba shaqsi wanaagsan Ilaahay barakeeyey Somalina ayadaa loo isticmaalaa inay halyey iska disho dad badan oo liita baynu leeyahay oo cadowgu isticmaalo
@abdirahmanisman4240
@abdirahmanisman4240 2 жыл бұрын
Waa dhab hadalkaagu wall haliima yusuf
@abdiwalimohamed528
@abdiwalimohamed528 2 жыл бұрын
Masha sha Allah he is a real leadership.
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
Hafad yasiin hooyadiis salaan iga gaarsiiya 🙌🙌🙌
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 жыл бұрын
He is definalty young handsome brave chap👍The Gari ppl & sheeqaal true beilevers🇸🇴🇨🇳.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH AMIIR FAHAD ALLOW NOO KAA XAFID
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Agree 👍👍👍👍
@mohamedm6994
@mohamedm6994 2 жыл бұрын
China 🇨🇳🚫sheeqaal 🇨🇳✅
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 2 жыл бұрын
Aad iyo aad waa geesi
@abdow4104
@abdow4104 2 жыл бұрын
O Allah, bestow Your favor on Muhammad and on the family of Muhammad as You have bestowed Your favor on Ibrahim and on the family of Ibrahim, You are Praiseworthy, Most Glorious. O Allah, bless Muhammad and the family of Muhammad as You have blessed Ibrahim and the family of Ibrahim, You are Praiseworthy, Most Glorious.🌹❤🤲🙏
@abdillahimire2095
@abdillahimire2095 2 жыл бұрын
he is best somali intelligent since somali governent collapse. long life fahad .
@annaahmed2564
@annaahmed2564 2 жыл бұрын
Thanks for sharing dulmi deed masha Allah jzklq bro keep it up good work..
@shukriamo1145
@shukriamo1145 2 жыл бұрын
Wax walba oo qur'aanka ka bilaabma majiro wax ka wangsn😘 Fahad yasiin he is a legend 👏
@khadijabin8262
@khadijabin8262 2 жыл бұрын
Masha allah quranka kariimka wax kafiican majiraan
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 жыл бұрын
Fahad waa madaxwaynaha mustaqbalka ee soomaaliya waa geesi,wadani,aftahan isku kalsoon Waa general tawfiiq a soomaaliya
@eastafricankitchen
@eastafricankitchen 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah my blood may Allah protect you and all Muslim
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 2 жыл бұрын
SCW SCW ❤️❤️
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Scw
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH HOOYADII QAALIGA AHEYD EE DHASHAY SOONA BARBARISAY AMIIR FAHAD ALLOW JISADEEDA JANATUL FIRDOWSAL ACLAA KAYEEL CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD ALLOW SII AMIIR FAHADNA ALLOW NOO XAFID
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@siraadwarsame4935
@siraadwarsame4935 2 жыл бұрын
MA'AAMINSANTAHAY INUU FAHAD YAASIIN AAMMIN YAHAY AMA AMMAANO LEEYAHAY?
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 жыл бұрын
Yes waxaan ku weydiinaa adiga cc shakuur iyi rooble mahad salaad in ay aamin yihiin waqti ayaa wax nabari time will tell inshaalaah
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
He's definitely innocent humble guy 👦 hardworking smart intelligence legend
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 жыл бұрын
In uu samayn leyahay waxan ku garanaysa isaga oon xil hayn buu waraysigiisi wuxu ka samayn batay calema sarkii madaxweyne xasan sheeq
@maztivxplaz5129
@maztivxplaz5129 2 жыл бұрын
ManshaAllah. Dumarka Waa nolosha, ha dayaan inay isliidan oo at dhahaan aniga naag baan ka ahay. Biniadam baa tahay, illahayna Quraanka Wuxi ku yiri biniadamka Waan karaamayne.
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin waxaan u arkaa inuu yahay qof daacad ah dadku way ku danbaabeen 👍👍👍👍
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 жыл бұрын
Hooyo ducadeeda dhulka ma dhacdo Allaha noo xafido intii dhimatay a Allaha u naxariisto Aamin
@abdinasserabdihajisaeed3879
@abdinasserabdihajisaeed3879 2 жыл бұрын
shiikh maan rasuulku odhan scw qofka hooyadii oo nool soogadha aan janada kugalin cadaabta allah haku fogeeyo
@aabahajcylka4165
@aabahajcylka4165 2 жыл бұрын
masha alaah xafidulaahi fahad & hooyadiisa ilaahoow cimridheer sii aamiin aamiin
@saynabmaxamed7355
@saynabmaxamed7355 2 жыл бұрын
Adigana sheekh dulmidiid illaahay hakuxafido aaamiiiin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Illaahow kuwa Dulmiga iyo shiqoolka Ku hayo umada Soomaaliyeey qabasho degdeg ah Naga qabo
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Aamiin
@nacimamohamed4637
@nacimamohamed4637 2 жыл бұрын
Fahad wa nin geesi ah oo aqoon leh oo smart ah bal u fiirso sida asluubeesan ee hadalkiisa ka muuqata wa nin afkiisa iyo dhagahiisa ismaqla ma sha Allah cadawga ma ciil baxo Allow ku xifdi
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Sax anaba layabay waa geesi rag ah oo ka muuqada inuusan ahyn malax malax ee yahay nin hadal cad cad
@nastehasheikh8454
@nastehasheikh8454 2 жыл бұрын
Ameen
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@esal2842
@esal2842 2 жыл бұрын
Anigaa geesi ah gabar fiican isoo radiya wiil caato ah ban ahay maxaa mid buuran oo naso leh waqtiga is kaga lumineysaan
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Maashaa allaah shiikh mahadsanid
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 жыл бұрын
Libaax wadani geesi ah balse dhurwaayo mooryahan ah ayku goobteen, noolow masuul qaran👑🇸🇴🙌🙌
@nastehasheikh8454
@nastehasheikh8454 2 жыл бұрын
Masha Allah runta walalo
@esal2842
@esal2842 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣0.5
@baraarug969
@baraarug969 2 жыл бұрын
fahadow libaaxii soomaaliyeedow guuleyso cidii ku jecel ama ku necebba ❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 2 жыл бұрын
Ameen
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 2 жыл бұрын
QOFKI CAQLI LEH WAREYSIGAAN WUU FAHMI KARAA IN LABADA NIN AY IS OG YIHIIN WERIYAHA IYO FAHAD OO ASAGA UU SOO QORTEY WAREYSIGA SIDAAS AYAAN U JAWABAYA YAA IDINKA CAQLI YAR WAXAA IDIN DAAWANYO AQOON YAHANO IDINKA HOREEYO (CBB) U SHEEGA ANAGA MAYA WAA IDINKA HOREYNAA SXB.. WARAKAAN WAX KA JIRO MA JIRAAN WAA (FAALSO, 🥲🥲FAALSO,BUG AH) 6 SANO KADIB MAA HADLEE YAA KU AAMINAA)
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 2 жыл бұрын
@@hafsahabiib9555 QOFKI CAQLI LEH WAREYSIGAAN WUU FAHMI KARAA IN LABADA NIN AY IS OG YIHIIN WERIYAHA IYO FAHAD OO ASAGA UU SOO QORTEY WAREYSIGA SIDAAS AYAAN U JAWABAYA YAA IDINKA CAQLI YAR WAXAA IDIN DAAWANYO AQOON YAHANO IDINKA HOREEYO (CBB) U SHEEGA ANAGA MAYA WAA IDINKA HOREYNAA SXB.. WARAKAAN WAX KA JIRO MA JIRAAN WAA (FAALSO, 🥲🥲FAALSO,BUG AH) 6 SANO KADIB MAA HADLEE YAA KU AAMINAA)
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@rumaanaahmed5574 Xaqa Allaha u hiiliyo dulmigana dhabarka Allaha Ka jabiyo Amiin dheh hadii aad isku kal soontahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
@@rumaanaahmed5574 Armaxaa Wal Wal Ku hayo tolow ma Gacan Ku dhiilihiba
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 жыл бұрын
Thanks allot
@sahracadey7542
@sahracadey7542 2 жыл бұрын
Mashllh mashllh shiikh jasakalahu khyr fahad yasin libaax sare
@MahadyarawDhagaweyne
@MahadyarawDhagaweyne 4 ай бұрын
masha alaah masha alaah mudane xafidulaahi fahad yaasiin xaaji daahir
@fatyfataxe8982
@fatyfataxe8982 2 жыл бұрын
Salam aleykum sheikh Allaah yebarek fek...ma shaa Allaah Fahad Yacin waa qof dacaad ialhey haa xiftiyo o kuwas o badhaan hana siuo
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 2 жыл бұрын
War niyahow illhey ka baq why qofka xaqdaro laguma tagero somalia amaan wee ku fanaan
@faadumoali114
@faadumoali114 2 жыл бұрын
Maasha allah
@hamdasheikhassen7166
@hamdasheikhassen7166 2 жыл бұрын
Alle ha xafidee
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@kaltumhujaale2001
@kaltumhujaale2001 2 жыл бұрын
ASCW
@sowdoabdiwai8353
@sowdoabdiwai8353 2 жыл бұрын
Masha. Allaah
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 2 жыл бұрын
Sh dulmidiid Masha allah marwalbo si xigmadeeysan ayuu waxnoogu sheega allaha xifdiyo.
@z-1il
@z-1il 2 жыл бұрын
Subhanallah
@abubile4220
@abubile4220 2 жыл бұрын
ماشاءالله يا شيق
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Allaah baa xaqiiqada og maalin baa iman donta waxwalba banaanka lakeni
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA 2 жыл бұрын
ninkaan fahad heybada ka muuqataaba yaab leh 😱😱😱
@roodaabdulahi5501
@roodaabdulahi5501 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@yussufibrahim3640
@yussufibrahim3640 2 жыл бұрын
haa mad' harka Ama muuqaalka qof wuxuu katurjumaa baadinkiisa Ama daakhilkiisa Ama qalbigiisa iyo waxa uu Aminsanyahay iyo Akhlaaqdiisa.
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Tasaa run eh
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@esal2842
@esal2842 2 жыл бұрын
Mid buuran awalaan caqli ka sugeynin wa mid ciilqab kusoo korey gabadha asagaa is ku cadeeyey inuu diley muxuu marhore usheegi wayey 1 sano kahor waye intoo dowlada ahaa inuu sheego aheyd i am sorry he is foolish and cowards
@mariamyusuf5592
@mariamyusuf5592 2 жыл бұрын
Asc masha Allah
@hawiwocadey9759
@hawiwocadey9759 2 жыл бұрын
Mashallh mashallh🥰
@samatar4803
@samatar4803 2 жыл бұрын
WAA WAREEY Sheikh maxaa kaa qaldan Macalin dugsi quraan waa wax lagu faano, quraanka qofkii dadka baro darajo wayn buu ilahay ka helayaa dadkana sumcad , wa maxay tusalaha qaldan ee nadafad iyo waxii lamid ah.
@abdifatahmohamoud8087
@abdifatahmohamoud8087 2 жыл бұрын
Walaal tusaale ayuu uso qaatay ee fahad horaantiisa waxa uu soo qabtay kama uusan hadlin. Fahan taas
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
RUNBUU SHEEGAYAA IYO BEEN BUU SHEEGAYAA MIDNA MA ORAN KARO NINA DHIIG MAQIRTO ILAAHAY XAQA HANAGU SUGO AMIN
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Mid ayaa I waaley aniga hooyoow oo aan naxariis laaawe ah ayaa alle igu imtixaamey laakiin caruurtaydu waa dad wanaagsan ilaah baana ila koriyey hooyo💜🐫❤️❤️💚💙💙💙❤️🐫💜
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Libaaxa SOMALIYED 🇸🇴 FAHAD YASIN 🇸🇴 💕❤️💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamednoor2884
@mohamednoor2884 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin waxa laga faaidi karo waxa waaye 1 shaqsi aamin ah caqiidadiisa dhisan yahay af gaawan wadeni ah hamigiisa inuu dalkiisa iyo dadkiisaba jecel inuu daacadnimo ugu shaqeeyo marka somaliya maanta wexey ubaahan tahay ugu yaraan 6shaqsi oo fahad ookale ah oo aan aamin sanahay ugu yaraan 10 sano waxaa la heli lahaa somaliya cagaheedi isku taakta amaan ah cadaalad kajirta horumarsan dhinac kasta
@sadrisimaan3277
@sadrisimaan3277 2 жыл бұрын
Ustaad meel aan buuq laheen wax nooga soo suub waa codsi wax bdn kaa faaidnaa tusaale dhiira galin cml ustaad tnx jwb
@fadumomaxamedcabdulahi6683
@fadumomaxamedcabdulahi6683 2 жыл бұрын
Ilahey swt waxbo kama qarsona hadad malab mariso iyo hadii kaleba xaq afka hadii la qabto ferahuu ka dilaaca ikraan dhigedana Ilahey baa soo ifinayo
@Munalalachenell
@Munalalachenell 2 жыл бұрын
Manshallah ilove hooyomacan kaligeed aanasookorisey abo nama sookori ciyakii sii uu hooyo kala udhalay ayaan hadana wax kasookoriyeye hadana ma arkin labadeyda walid allha unaxariisto soomalida dhaqankaas beyleeyihiin wax cusub mahan
@jamafarah6633
@jamafarah6633 2 жыл бұрын
وإن ليس للإنسـان إلا ما سعي
@socan131
@socan131 2 жыл бұрын
Hadalkasu waa sax shekh
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 2 жыл бұрын
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin
@Widhwidh2004
@Widhwidh2004 2 жыл бұрын
Sheekheenii allah hakubbarakeeyo illahay dartiban kujieclahay ilahay wax kuddhiba kuma tudo sheekheena dulmi diid allah haku xafido ♥️♥️♥️♥️💎
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 жыл бұрын
Wcs wll masha Allah masha Allah tbrkllaahi wllaahi wll si wngsan baa ugu kala dhig dhigtay hadii anuu ku camal qadanayno ee illaahay xaqa ha nagu toosiyo Amin yaa Allah .sheikhuna jzkllaahu qeyr adi familygaga Allah idin wada xafido dhaman insha Allah bi idmillaahi Karim wll
@yahyamusa7236
@yahyamusa7236 2 жыл бұрын
Shiikhu wuxuu yiri ma heshiiyaan, sidee bay u heshiinayaan iyadoo ay addoon u yihiin dad kale(العبد لسيده)
@sacdiyadiriye584
@sacdiyadiriye584 2 жыл бұрын
Adiga ayaba today surprise igu noqday in aad fahad qeyr ka sheegto, dulmadiid waxu isku badeley dulmi difaac
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 жыл бұрын
Sheikh kaaga marag wiil habeen walba ma dhasho lkn waxan ugu yeeraa ninki somali isugu taktay ee dhiniciisa dhulka la dhigi waayey cimri dheer oo cibaado leh alaha siiyo
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa Allah
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 2 жыл бұрын
Ilaahey haku xifdiyo fahadow
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 жыл бұрын
Thank you shiqow wax badan ayan ka faideystay thanks again
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 жыл бұрын
Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu waad mahadsan tahay Jazaakallaah kheyran
@jaallefarey69
@jaallefarey69 2 жыл бұрын
Asc ustaad miisaalka aad ku xijisay macalin dugsi kolba kuma habooneen meeshaas, sababtoo ah macalin dugsinimada waa darajooyinka ugu sareeso waana dadka ugu kheyrka badan siduu suubanaha noo sheegay naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee Waxaana jeclaa inaad faallo ka bixisid dadka xambaarsan fikirka cilmaaniga iskuna dayaya inay ceeb uga dhigaan macalin dugsinimada Shukran Wsc
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 2 жыл бұрын
Runtii siidan u arko nikan iyo Farmajo wa gesiiyal somaliyed O gaarab wayay laa xaasiidayna
@bintuomar3114
@bintuomar3114 2 жыл бұрын
mashallah fahad yasin may Allah support you if ur honest and may Allah show all people that you didn't kill ikran tahlil
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 жыл бұрын
Scw
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 жыл бұрын
Allah nagu qabto kuwa cadawga u adeega iyo cadawgeen Guul iyo gobanimo Somaliya hanoolaato Inshaa Allah #MahadsanidFahadYaasin
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
CBB oyinta iyo habar lee mawadaysin
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Asc shiiq dulmi diid Masengerka oodhan ayaan ku share greyay
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 2 жыл бұрын
((((( MASHA ALLAAH HOOYO WANAAGSAN BAA KU DHASHAY GUUL WAYN BAY NOO TAHAY HOOYADA WANAAGSAN (((((( WAA TAN DHASHAY GEESIYADA FAHAD OO KALE AH ALLAHA NOO BADIYO FAHAD OO KALE MASHA ALLAAH GUUL WAYN WEEYE
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 2 жыл бұрын
Masha allah hooyi deymcn allah haixafido dunida ayidan ujecelahay
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 жыл бұрын
asc masha alaaha
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
Fahad Yaasiin guuleyso mudane . Libaaxa layrta jiifa . Wallee cadaw maqlay magaca Fahad Xaaji Yaasiin wuu gariiri . . Waakan , Fahad waakan . Uhuru orad kkkkkkkk.
@zemzemfarah8859
@zemzemfarah8859 2 жыл бұрын
Mansha allah abti ilaahay aqaliga ha ku siyaadiyo fahad yasiin waan kugu fanaaa dhal asharaaf
@smx111
@smx111 2 жыл бұрын
Siduu wax ku waday baa sax Ahayd. Because Wuxuu Yiri ,Hay’ada Nabad Sugida , Shisheeye Waan Ka ‘ilaaliyey. Lacag - Too Diina waan joojinay ,Becouse hadaan - Lacagtooda Qaadano way na ‘isticmaalayaan! Yaa Maanta Ninkaan oo kale somaali Ka / Heli kara ,Alla May moodaayaan Asaga io - Farmaajo 2🌹♥️♥️♥️🌷
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الرحيم
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 2 жыл бұрын
قَالَ تعالى (وَإِذْ قَتَلْتُمْ نَفْسًا فَادَّارَأْتُمْ فِيهَا وَاللَّهُ مُخْرِجٌ مَا كُنْتُمْ تَكْتُمُونَ ) سورة البقرة ٧٢ Waqti xusa ,Naf aad disheen ood isku riix riixdeen dilkeeda ( adaa dilay maye adaa dilay ), Eebbe wayne wuu soo bixin waxaad qarinaysaan .
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
"Wax la qariya qurun aa ku jira" aa Alle Swt 🥰 xaqqa ha soo saaro, in sha Allaahu tcl
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
Maxaad ula jeedaa aada quranka ??? Maxaa la qarinayey oo ilaahay so saarey
@hindabashe6952
@hindabashe6952 2 жыл бұрын
Fahad waa libaax🇺🇳
@hamdidhuux5908
@hamdidhuux5908 2 жыл бұрын
خيركم من تعلم القرآن وعلمه rasulka saas yiri sheikh ninkan waa ka khayr badan yahay dad badan m.a
@jamafarah6633
@jamafarah6633 2 жыл бұрын
قال تعالى وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يُعْجِبُكَ قَوْلُهُۥ فِى ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا وَيُشْهِدُ ٱللَّهَ عَلَىٰ مَا فِى قَلْبِهِۦ وَهُوَ أَلَدُّ ٱلْخِصَامِ
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 2 жыл бұрын
faa iidada saliga xapipkena waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso ilaahah 10 jeer puu kigu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga xapiipkeena insha Allh wuu fududanaya aaa dhaman teen badino saliga xapiipkeena scw scw scw❤❤
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 2 жыл бұрын
He is too good too be soomaali
@ruqiyaismaciil6279
@ruqiyaismaciil6279 2 жыл бұрын
Masha allaaah xafidahulaaah shekunaaa waligeey anooon qof siyaasad kujira dhageeysan wareysiga fahad yasiiin aaad yaan ugu bogay
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Mash allaah 🥰 Fahad yasiin sificanow u hadlay lkn Somali badana ku Dan ba bay lkn Ani waxaan katirsana teem farmajo wane Daren sanay in dowlada la dhibatey nayodad xun o Dalka xilka kahayo allaha naga qabto
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
SOMALIDEENA WAXA NAHAY DAD U N LAGU DIRO AMA LA NACSIIYO HALDOORKODA "LIBAXYADOODA" IYAGO U ADEGSANAYO "QABIIL" WAA MEESHA LADA DILO UMMADA LOOBA DIIDO INEY MADAXA KOR U QADAN. 1-- FAHAD YASIN. 2-- EX MW FARMAAJO. 3-- SHEEKH DULMI DIID. GULEYSRA KULIGEEN WAXEYNU WADAGNA DIINTEENA ISLAANKA 🌷
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Manta Somalia wey udamatey ilahay haugargaro Somalia 🇸🇴 ilahay oo miciin usodiro moye god madow bu kuridey Roble ilahay runta shega hadey mur ka qarartahay
@saynabmaxamed7355
@saynabmaxamed7355 2 жыл бұрын
Maansha allaaah illaaahy haxafido dhamaan hooyooyinka iyo dumarka somaliyeedba aaamiiin yaaarabi
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 42 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 51 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 374 М.
Ali Harare oo falanqeynaya wareysigii Fahad Yasin
19:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 150 М.
Waa Maxay Sababta Ikraan Tahliil Loo Beegsaday
11:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 69 М.