No video

Faarax Guulleed Samatar Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "ALLA BARI"

  Рет қаралды 433,430

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cali Sugule Cigaal AHN 1968
🌟Laxanka
A/ Cabdi Maxumed Amiin AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 126
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Amiinta ducadiyo Alla bariga mooyee arin kale maheyneey 😢 24/8/2023
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 3 жыл бұрын
Walaal yaal u duceeye abahey dhamaan tiin
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatayba
@SaacidGeelle
@SaacidGeelle 3 жыл бұрын
Allah Naxariistiisa weyn ku galado Aabe.
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 3 жыл бұрын
Masaajidka uga soo ducee meeshan lagama duceeye music lagu dhagaystaye masaanidada uga sooducee meeshan iskaga baxo mise like ayaad kuraadin
@ahmedsugulle7473
@ahmedsugulle7473 3 жыл бұрын
@@jimalemohamed68 waa fannaanka gabadhu dhalay korban ku arkay iyado qof u jawabaysa marka u ducee lacag kugu qorimaysee.
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 3 жыл бұрын
@@ahmedsugulle7473 haye wllo haduu fananku dhalay waayay mid like kuraadinaysa modaye dad kiba like laga raace
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 3 жыл бұрын
Dhagaha aad ku dhagaysateen hibo maxamed ha ku dhagaysanina kuwa dambe waa iga tallo Cimriga rabbi ha u barakeeyo waa qofta kaliyee aan fans u ahay
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 2 жыл бұрын
Hayeeshee anoo kale iin lagama waayo😔🥺 alla nasiib xumiya mar waliba waa ley dhaawaca😭
@baashemahad871
@baashemahad871 2 жыл бұрын
Sorry dad xun baa kuhelay
@amirsheikh691
@amirsheikh691 10 ай бұрын
Fananiinta somaliyeed ciidan wey ka badanyihiin faarax guleed samatar waa ikow horay uma aqoon heestan waxan u maleynjidhay inu hibo nuura kula luqeeyo axmed good shimbir
@ismailabdi88
@ismailabdi88 10 ай бұрын
Xitaa waxaa kujirta xaliima qaliif lkn dadka badanaa mafahmaan heesaha waxay Kala yihiin sadaxley' afarey' labbaaley iyo koox tan waa sadaxley😎😎😎
@amirsheikh691
@amirsheikh691 9 ай бұрын
​@@ismailabdi88si wanagsan masuul
@shaakirmuse
@shaakirmuse 3 ай бұрын
Faarax guuleed heesihiisa in badan oo kamida waad taqaan balse waxaa dhici kara inaad wofkale utaqaan, Heesihiisa Dhawr kamida hadaan kuu sheego waad garanaysaa 1 awr dabar la aan dhacay 2 ciidankiyo xooga allaha ciseeyo 3 geenyadii bureeqo 4 tan hadda hibo uu laqaadayo 5 allaylehe waa ila go'day 6 heesta barkhad ee calanka 7 ilahadal hibo nuuro laqaado 8 midnimada ilaashada wadani Waxaa jira heeso uu laqaaday nakruuma iyo Maryan mursal Maandeeq Qalanjo ilaa 4 hees buu laqaaday Saynab cige iyo cigaal
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 жыл бұрын
Hadii eey illowdo waa ku Alleheeda ka adkaaw naftaada!!! Soomaalida taladaan waa u baahantahy in eey qaadato weliba si weyn. Qalad ka ugu weyn ee naga dhaco annaga isma xisaabinno ee umada Ayaan xisaabinaa taas oo na ilaawsiiso in aan qalad keyna ogaano.
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 8 ай бұрын
Heesihii hore xikmad badanaa alla Dowlad nasii dadkeyna hada xikmadii waa ka guurtay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 Жыл бұрын
Eed maleh nafteyda weed naan aqoone aaminta ducaya igu soo adkeeya😢😢😭😭😭🥺🥺💔💔
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 2 ай бұрын
Ha yeeshee Allow samir ifka kuma hun goo bee😊🥺🥺❤️💯
@faroolesalaan1595
@faroolesalaan1595 3 жыл бұрын
Waayo waayo waa heesihii lagu gam i jiray ama xasuusata kalgacalka reebi jiray
@cabdiraxmaanwarsame2635
@cabdiraxmaanwarsame2635 3 жыл бұрын
C
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Waa,hees,qiiraah,,aahmmm,wowaxsan,fanaan,faaraxguleed,aayadha,quraankiyo,ilaahayamanaa.wowaxsan,.
@abdikaafimohamed1241
@abdikaafimohamed1241 3 жыл бұрын
Waaaaw Xasuus Qaali Ah inantan Ayantan Indhehyga saaran Sanadkii 2004 Walalkey ayan ladhageysanayay Asagoo ka duubayo Canjal waxa ay illa ehed in annka dhageysaneynay Idacadaha HornAfric. Shabelle Ama STN midkood waan qiirooday maanta xilligas kadib halmarban ka maqlay Fm Ayadoo Kadaran lkn waqti dheer uma anan helin 23/11/2020
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 8 ай бұрын
2010 ayaan dhegansan jiray heeskaan
@user-us9xy3sq5e
@user-us9xy3sq5e 7 ай бұрын
2017 ay ay I soo martay ayadoo dhab ah ❤ 🎉 waqti ka dib ayaan arkay ayadoo hees ah . Waxaan ogaaday in dadkii hore ay dadka had joogo u hadleen ileen Tani aniga ayay iga hadlayeay waqtigaa
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Fanka 50 sano ayaan dhex dabbaalanayay heekan waxa qaadaya faarax guuleed samatar iyo hobo nuura
@ismailabdi88
@ismailabdi88 10 ай бұрын
Sidaan miyaa kudabaalaneysay fanka heestaan waa heesaha sadaxleyda ah waana faarax guuleed' xaliimo qaliif iyo hibo nuura😎😎😎😎😎
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 Ай бұрын
@@ismailabdi88 wax hubso halkan magool kuma jirte
@ismailabdi88
@ismailabdi88 10 ай бұрын
Inta badan ee wax soo qortay mafahmin in heestaan ay kujirto boqorada codka xaliima qaliif waana mida beedka hore qaadeysa sidaa ugarta heestaan waxa qaadayo waa faarax guuleed' xaliima qaliif' Hibo nuura heestaan waa sadexley 😎😎😎😎😎😎😎
@imbashiir1825
@imbashiir1825 10 ай бұрын
waad ismoodsiisay wll.
@ismailabdi88
@ismailabdi88 4 ай бұрын
@@imbashiir1825 sidee sxb hadii aad alajeedo magaran waxaan kuleeyahay soo hubso heestaan waa magool' hibo' farax guuleed😎😎😎
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Maxaa Aamusnaadaa Raxmaanku haw naxariisto Faarax
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Mahadsanid Wllo.
@cqadirjeelle2528
@cqadirjeelle2528 3 жыл бұрын
Waah waah best dadkii hore dad jiro masha allaah
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
alaycisk wa ehluh kheyrke ayadha quraaankiyo ilahy amaane
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 жыл бұрын
Beryahaan Dumar Ahlu kheyra waa la waayay. Foosey!
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@@abdarazakahmed9217 abwanki amaanye lawaye dumar Ehluh kheyer wa jogan wadanki ye
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 жыл бұрын
@@foosiyacali2158 Hadeey joogaan amaan kaa dhan ee ilaaheey ha noo badiyo.
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@@abdarazakahmed9217 aamin aamin wll
@mahadhosseinganey2846
@mahadhosseinganey2846 3 жыл бұрын
😘❤️ sharaf
@ismaaciilmacalimcabdulle4425
@ismaaciilmacalimcabdulle4425 3 жыл бұрын
Waa erayadii cali sugulle duncarbeed laxankii cabdi muxumad amiin codadkii hiba nuur iyo abwaan faarax guuleed samatar Sida aan u arko heesaha saxda ahi waa kuwii ka horreeyey 1971 wixii ka dambeeye waa uu isku mid
@ismailabdi88
@ismailabdi88 10 ай бұрын
Kudar xaliima qaliif ayaa lajirta lkn heestaan ayada iyo Hibo hal ruux lamoodaa😎😎😎😎
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778 3 жыл бұрын
Ninku waa axmed muxumed good shinbir cidkale haku qaldin riyaa jooji weeye saaxib
@nuuracali9449
@nuuracali9449 3 жыл бұрын
Riyaa jooji maxad uga jeeda ma c,muuse hhhhhh
@Maaramire1
@Maaramire1 Ай бұрын
Sxb farax guleed wye
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 3 жыл бұрын
Cali Sugule dun carbeed Alle ha u naxariisto, heestaan waxa ay is ku laxan dhawyihiin heesta dalmar ee ay wadda qaadaan Salaad derbi iyo Magool
@ismailjama5409
@ismailjama5409 3 жыл бұрын
Maxamed Good shimbir!! Allah how raxariitee
@abdirahmanmohamud9086
@abdirahmanmohamud9086 3 жыл бұрын
Xiligii aan dhegaysan jiray redio muqadisho. waxaan maqlijiray. Faarax guuleed samatar iyo hibo maxamed. Not. Ahmed goodshinbir
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamud9086 Waa Axmed Muxumed Good Shimbir aun iyo Hibo Maxamed , Shimbir nin cid lagu khaldi karo maaha
@ismailabdi88
@ismailabdi88 10 ай бұрын
@@abdirahmanmohamud9086 waxaana lajira xaliima qaliif lkn dadka badanaa mafahmaan ruuxa kaliya ee fahmi Kara waa ruuxa ku xeeldheer😎😎😎😎
@siciidmaxamed3354
@siciidmaxamed3354 3 жыл бұрын
Walaahi hadii wax la qoranta way murmsomali mi
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
wwwww yasslaam hees iyo badh ika dheh
@amburmagan4106
@amburmagan4106 3 жыл бұрын
Heestan ma,aha farax gulled ee waa CALI DIIRIE CALI GAAB
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Cali gab heesti yuhuda inu laha jeclahay tan malaha
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@aishaadem9179 wuxuu ku dhagan yahay fanaanka heesta qaadaya oo uu ku sheegayo Cali Gaab balse way ka yar khaldan tahoo hobalku waa Faarax guuleed samatar
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@aishaadem9179 yahuuda waxa qadaya xasan adan samter
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 cali sugale dun carbed iska leh
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Xasan wu ka dambeeyey
@c.risaaqsiciid6878
@c.risaaqsiciid6878 3 жыл бұрын
Ax ax yasaam yaasalam xazuus
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Ninkaan cumar xasan rooraaye u cod ekaa
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
2024/06/11, Heestan maantaa iigu horaysay anigoo jooga hargeisa kuna qayilaya geed madheedha howd hoostii Waa hees laxan macaan la saaray Adin iyo laxaad iyo hadii aanad itaal hayan Eryo macaan yaa ila dhagaysanaya 2024 like tuuji
@hassanfarhan7047
@hassanfarhan7047 3 жыл бұрын
Gabadhu waa Hibo maxamed hodoon hibbonuura
@abdullahiabdihussein9925
@abdullahiabdihussein9925 3 жыл бұрын
Waa waayo waayo
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Waaw very good bro
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
cudsi bls wllkyow axmed gacayti iyo aamina abdulahi duni wada halowsan heesta ban inaga dhimane
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 жыл бұрын
Duni wada halaysan dadkan wada jacaylka xalay baan dhegeysanayey utube ka ku qor way kuu soo baxaysaa iyadoo original ah
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@@osmansufi4066 wllkyow orjinalkeda waxa iska le oo qada axmed gacayti iyo aamina cabdilahi mida aragte waxa qadya kuluc iyo magool aun wan arke
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
@@foosiyacali2158 Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdilaahi uunbaan ku ogaaye. Kulucna miyuu qaaday?? bal taasna aan raadiyo
@Maaramire1
@Maaramire1 Ай бұрын
Farax guleed iyo hibo nuura wye
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Waar, Waaa,,faarax,guleed, waa,fanaan,wayn,waxa,heesetleh,abwaaAHN,Xasan,sheekh,muumin.laxa kanawaa,faarax,,guleed.
@ismailjama5409
@ismailjama5409 3 жыл бұрын
Good shimbir po Cissa Muusa has.
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 3 жыл бұрын
waa ciise muuse wll
@ismailjama5409
@ismailjama5409 3 жыл бұрын
Oo waa Maxamed Ciise.
@sayidka21
@sayidka21 3 жыл бұрын
2020 November 5🤩
@Amuur0
@Amuur0 3 жыл бұрын
Mxa ku kuneY adna 👋👋
@aaiskacumar9537
@aaiskacumar9537 Жыл бұрын
2022 november 8🤩
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Dhagaysigeeda jeclahay heestan wakhtiga kuqaataa
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 3 жыл бұрын
Asc
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 3 жыл бұрын
Walaal uducee abahey ilaahey jana dii inuu geenyo kheyr ilaahey hakusiiyo adna walaal
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Alle yaa raxmaa walal alle ha unaxariistoo amiin walal Falis
@Falis.Faraax
@Falis.Faraax 7 ай бұрын
Heestaan hooyadey lu qaday
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 Жыл бұрын
Caruurnimadaydii iyo Baladwayne ayay isoo xasuusisay
@ruqiyoabdiqadir8096
@ruqiyoabdiqadir8096 Жыл бұрын
😢😢😢
@baashemahad871
@baashemahad871 2 жыл бұрын
Hibo nuuura codkeedu makhaldamo lkn ninka waaa laysku hystaaa
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 Жыл бұрын
Waa run hablaha aanu codkodu muran gelin weeye hibo .sahra axmed. Baxsan.magool
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 3 жыл бұрын
Qaraawo iigu caawiya heestaan erayadeeda dhinka iskaleh
@guraawechenal8199
@guraawechenal8199 3 жыл бұрын
Ader aniga ayaa iska leh barasho wacan
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 3 жыл бұрын
War erayada iigu caawiya yaasameeyay erayada yaase laxanka saaray
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Erayada : Cali sugule dun carbeed Aun Laxanka : Cabdi maxamuud amiin Aun
@adamabdi2917
@adamabdi2917 3 жыл бұрын
cali sugule dun carbeen Aun
@omaryara8765
@omaryara8765 3 жыл бұрын
Heeestaaan.hadaaa.iigu.horaysa.. Aaadbay.umacaaanthay.....axyaaaa.qaraaami
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 3 жыл бұрын
Dhilada hadii dilo ladhaheen dhulka meesha aykataagantay baa Ku olalilehey inlalaqebsanaya dhulka kudhisan shekoyin aanlayabijiray
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
Faarax iyo hibo ma isku laxan ayay heesta ku qaadayaan?
@hazzan
@hazzan 3 жыл бұрын
Heeskan anoo yar ayaan maqli jiray waxaan moodayay inuu ahmed mooge la qaaday mise waan qaldanahay macnaha kani maaha maaha ahmed second version
@calisaleebaanileeye284
@calisaleebaanileeye284 3 жыл бұрын
Cali good
@siciidmaxamed3354
@siciidmaxamed3354 3 жыл бұрын
Erayadii c askari
@faisaaly9120
@faisaaly9120 3 жыл бұрын
Intu ku arkay ubaxi fardowso aduunka la keenay denbi badana
@mukhtaarjuujuule4468
@mukhtaarjuujuule4468 3 жыл бұрын
Kkkkk kwrn hee ubaxii fardoso xakuu ku arkay, jaceyl aa indha tiray
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 3 жыл бұрын
Haahey waa xadgudub weyn. Lkn erayada Hibo ku soo aaday ayaa ah kuwa dhaxal gala.
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Waxba ma aadan garane ereyada noocan ah waxaa la yiraahdaa hummaag. Micnaha hummaag waa wax la sawiray oo wax kale laga matalayo. Seef la bood diineed ha noqon ee afkaaga baro.
@hurdaayehurdaaye-ye7kt
@hurdaayehurdaaye-ye7kt 2 жыл бұрын
halkaa kawad dada hada joogta waxay u baahan yihiin caawin ee intaad gaarto ka caawi
@badshaalaal4164
@badshaalaal4164 3 жыл бұрын
Ayadey inkartiyo eedaadku raaciye Ka adkaw nafdaa
@abdullahi1988
@abdullahi1988 3 жыл бұрын
1960 isku darkii iyo inay isla waagaasba ku hungoobeen rer waqooyigu bay ka hadlaysaa Aderayaal waana cali sugule. Reer waqooyi wakhti dheer bay soo hadlayeen
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
War beenta jooji
@FarahFarah-dn5ur
@FarahFarah-dn5ur 3 жыл бұрын
Axmed Good Shimbir & Hibo Nuura
@calisaleebaanileeye284
@calisaleebaanileeye284 3 жыл бұрын
Calisaleban
@hibocabdi9216
@hibocabdi9216 2 жыл бұрын
ok
@cfitaxgrad1428
@cfitaxgrad1428 3 жыл бұрын
Samatar hidonuro
@isakfarah1517
@isakfarah1517 3 жыл бұрын
Tt
Heestii in,jacaylku halis,yahay   Hibo nuura iyo bacal,waan
11:17
Sahardiid Ahmed
Рет қаралды 8 М.
Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal Iyo Heesta "HA ILOOBIN GOBANIMO"
13:39
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 841 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 628 М.
Garmaqaate Warankiyo nin Gaashaanka Weheshaday | Maxamed Nuur Giriig
8:20
Dacar iyo Hibo Nuura, Heesta Ma ii baaqday
7:51
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 695 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.