hiba nuura heestii ha fakarin naftaydaay | hibo nuuro ha fekarin nafteydaay | hibo maxamed Hudoon

  Рет қаралды 91,548

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Hibo Maxamed Huddoon
#dhugmaal_lyrics #hibo_nuura #hibomaxamed

Пікірлер: 27
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Ha fekerin nafteyda weliga ha fududan haw firsan Waxa dhacay jacelka ha fara gelin fanka culumadi San kugu geyn falar faqigi jacelka farin kugu diraya fasax iney ku siyan xarigana laga furo ama faras la shaximay cashaqi fogadiyo farxad lagugu kena labada mid un filo o qalbiga farax u si sheg Leygu good fur anige dadko fidki sexdan saqda dhexe firxanaya wadnaha foradisiyo maxay furan tay daqadi maxu falagu mera hadba foro kena maxay dunida falada faqida waxi farimaha dhanbalka Warka leysku tebiya waxu nacas ku fanay farid waxan u yeleyn waxay faladha cashaqa qof fiyow tu mahane ala faxane how lahan side ban u fuliya ala faxane howlaha side ban u fuliya forida dabeyshiyo fida la hesaye fanka lorka cashaqa e faraqa I suran ya fahmon u shega
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
AHN Kaariye Cajiib buu ahaa Alle haw naxariisto isaga iyo Cabdikariin Faarax Qaarey Jiirba.
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 10 ай бұрын
Ilaahay qabriga ha nuuro Abwaan Maxamed Cali Kaariye iyo Codka Cudoon ee Fanaanada Hibo Nuura.
@Ahmednuur11
@Ahmednuur11 Жыл бұрын
Erayaadi abwaan mohamed Ali kaariye allaha u naxariiste🎉
@sucaadcabdilaahi1949
@sucaadcabdilaahi1949 Жыл бұрын
Edward cashala heesa aabihii jacayelka kaariye alleyaraxmu
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 7 ай бұрын
ERAYADII AUN ABWAN MAXAMED CALI KAARIYe LAXANKII AUN CABDI KARIIN FAARAX QAARAY JIIR LUUQDII MAAMO HIBA MAXAMAD HUDOON HIBA NUURA
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Ай бұрын
Heestana nafteyda ayee ka hadleysaa xaqiiqdii 😢nafteydaa ha. fududaan jaceylka ha faragalin ❤
@ahmeddheere-hx6tu
@ahmeddheere-hx6tu Жыл бұрын
Erayadii abwan xasan sh.muumin maha kariye codku wa hibo nuura
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 8 ай бұрын
Waar kadaa adeer dadka ha majara habaabine
@CumarCabdi-je9jm
@CumarCabdi-je9jm Жыл бұрын
Tariikhdu adaa is qorta cawa waa habeen isniini soogalayso 23:57 tariikhduna waa 23/07/2003 heestani waxan moodaya inay aniga ila hadlayso yab
@abdibotan4740
@abdibotan4740 10 ай бұрын
Yasalam hibiibo nollow wall wadani somaliyed nollow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhuunjaan7752
@dhuunjaan7752 Ай бұрын
Waxaa kufara yareystay Miraha abawaan maxamad cali kaariye laxankii cabdi kiriin jiir qaarey codkii hibo maxamad cudoon hibo nuura
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Erayada kaariye Laxanka aabihii laxanka abwaan c/kariin faarax qaarey jiir
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp Жыл бұрын
Ina cali kaariye cajaayib !
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
Kaariye❤
@saidbuunshax6473
@saidbuunshax6473 Жыл бұрын
Dadkoo fiidkii seexdaan saqda dhexe firxanayaa 💕🙏
@cabdiraxmaanxuseengirgire902
@cabdiraxmaanxuseengirgire902 Жыл бұрын
Eesh qiyaasak cali kaariye
@user-uv7cq3zj6i
@user-uv7cq3zj6i Жыл бұрын
Heskani wa uumacanyahy
@abdiwahabsml
@abdiwahabsml 10 ай бұрын
Labada mid uun filo oo qalbiga farax using sheeg waa bushaaro fcn labaduba waa ok
@alisaid2008
@alisaid2008 8 ай бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.jiir codka hibo nuura
@kaledelmialaahi90
@kaledelmialaahi90 10 ай бұрын
Waxaan dhagysanaya 27/9/2023
@CiiseCawil-rv8yz
@CiiseCawil-rv8yz 3 ай бұрын
Waayo waayo maxaataya❤
@faaliiqyare9645
@faaliiqyare9645 2 ай бұрын
Aun abdikarin faarax qaarey (jiir) shaki la'an wuxu ahay kan ugu fiican laxanka. waxaad eegtaa heesaha uu codka usameyay mid walba mida kale kasi daran waliba ayado turuko iyo ka farshaxan leh oo kasi duwan tii hore cajaaib
@user-cp5bp7bw1u
@user-cp5bp7bw1u Жыл бұрын
nolol yahy haduu wadku idayo wakhtiguna ihagaajiyo illahy wanku gadhi donaa
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey AHN Maxamed Cali Kariye. Qiso ayay lahayd, haddii aanad garanayn aan kaa daba geeyee, Maxamed Cali Kaariye wuxuu jeclaa Shankaroon Axmed Sagal, shaki labadooda soo dhex galay ayuu heestaa ka sameeyey.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Ай бұрын
Waad la haysataa wallee laakiin ha usii furfurin ciyaalkan dambe waa sir jacayle maadaama weli shankaroon nooshahay
@user-ux5jl2kv6t
@user-ux5jl2kv6t Ай бұрын
Xmbmbk
گلچین آهنگ های ماندگار استاد ساربان
20:32
Mohammad Ali Mokhtar
Рет қаралды 43 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 12 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Seynab Cige - Wallee Aniga Caashaqa ( Kaban )
7:02
Rageedii™
Рет қаралды 510 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 103 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 104 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН