Wallee Heestii Cumar Dhuule Barteeduu dhigey Cod Macaanaa odeygaan

  Рет қаралды 233,267

MUQDISHO MEDIA CENTER

MUQDISHO MEDIA CENTER

3 жыл бұрын

Пікірлер: 291
@TheKachumbari
@TheKachumbari 3 жыл бұрын
On a cold winter afternoon, in London waiting to commence my evening shift, I accidentally fall into this treasure clip. Love memories rekindled. Salute sharifka.
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
Dalkaaga adigaa u maqan oo ka maqan
@kandarabi927
@kandarabi927 2 жыл бұрын
Nicely said bro
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 жыл бұрын
You write with wisdom.
@abdifitahaguul2227
@abdifitahaguul2227 3 жыл бұрын
Eebe naxaristiisi janno ha siiyo Omar Dhuule. Ninkan wa keenay, gacanta Alaha u barakeyo👌
@HALDOOR-MEDIA
@HALDOOR-MEDIA 3 жыл бұрын
Cuudka sida ugu raaxeysana inaba caadi maaha "habeenkoo barkii tagay ayaan dhageysanayaa"
@jimmydylan4793
@jimmydylan4793 3 жыл бұрын
pro tip: you can watch movies at Flixzone. Me and my gf have been using them for watching lots of of movies recently.
@bryceskyler9615
@bryceskyler9615 3 жыл бұрын
@Jimmy Dylan definitely, been watching on Flixzone} for months myself :)
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
Verry good voice cumar dhuule wax oga dhow ma jirin waa macallin weyn shariifka halkaa ka sii wad 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌✌⚘✌✌✌⚘⚘⚘⚘⚘👍
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 3 жыл бұрын
Waa fanaan cod wanaagsan si wacan bu heeska luuqdeedi u keenay ka darano habka cajiib ka u u tumaya ayaaba wax la siista la heyn ya salaam rag wa ragi hore
@siyaadmustaf5054
@siyaadmustaf5054 3 жыл бұрын
kabiir Macalimuuu That was perfect. i mean musically and vocaly welldone.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
💯
@abdulahiabdul6702
@abdulahiabdul6702 3 жыл бұрын
Shariif Salaan Sare Shariif Wuxuu Ka Mid Ahaa Ubaxii Kacaanka Ee Degmada Yaaqshiid Isaga Iyo Xabiibo Xasan Tooxoow Hilmaami Hadal Kuma Jirtee Waxaana Macalim & Abwaanba u Ahaa Abwaan:- Muxumed Daaliye Aadan Waxaana Music u Tumi Jiray Aun Qaasim Qaxweeyste Halkaa Ayuu Ka Soo Bilaabmay Fankiisa Wuxuuna Durbadiiba Noqdey Muustikiiste Gacan Macaan Aad & Aad Baan U Salaamayaa Mar Kalle Halkaasi Ka Sii Wad Shariif.!!!
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 3 жыл бұрын
Intii kala xiriiri karaa
@abdishakuuriidow9727
@abdishakuuriidow9727 3 жыл бұрын
Abwaan muxumed daaliye miyaa qofka macalinka u.ahaa sxb
@zakariyeguuleed7803
@zakariyeguuleed7803 3 жыл бұрын
Hada xageebuu ku noolyahay
@abdishakuuriidow9727
@abdishakuuriidow9727 3 жыл бұрын
@@zakariyeguuleed7803 B/weyne ayuu kunool sidi igu maqaalo.ah
@burhaanjaamac9667
@burhaanjaamac9667 3 жыл бұрын
Maashalaah qaasin qaxweeste wuxuu tumay heesti..."waa qalanjo yaablow"
@hassanisk
@hassanisk 3 жыл бұрын
Odayga masha allah hadduu saan heer sare uu yahay, markuu yaraa waa hubaal waa kassii darnaa masha allah.
@muqdisho205
@muqdisho205 2 жыл бұрын
Shariif Bakaari waa ustaad weyn, yaan lagu qaldamin oon la moodin ciyaalka xaafada, Cumar Dhuule xitaa wuu ka cod macaan yahay❤️
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Maasha Allaah. Fanaaniinta qaaliga ahayd ee xijaabtay dhammaantood Allaha u naxariisto. Ummadda Soomaaliyeed waa nasiib badantahay kuwa badala haddii la helay.
@majorsalah7647
@majorsalah7647 3 жыл бұрын
Shariif Bakar, Sxb aad baan kuu salaamay, Shariifku wuxuu ahaa Fanaan Somaliyeed oo ay isku wakhti Ahaayeen Xabiiba Hassan Tohow, Kooxdiiii Danan ee Ururka Dhalinyarada Good to see you again Shariif Bakar
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 3 жыл бұрын
Adigaa safican u yaqaano abahay
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 2 жыл бұрын
@@mohabakaariofficial1872 aabahaa miyaa walaal?
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 3 жыл бұрын
Amazing nearly as good as Cumar Dhoole, Allah ya rahma.❤👂❤
@osmanabdifatah5311
@osmanabdifatah5311 3 жыл бұрын
Woow cod mcn 👌 🥰 Music mcn xasusti Cumar Dhulle allaha unaxaristo 🤲
@hassanomar3352
@hassanomar3352 3 жыл бұрын
Cumar dhuule inta taagan waaye walaahi odeygaan mansha alaah
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Gabalkii dhaciyo waagi guduutaba marku marayo inu garabka sidii cumar uyara wadhfiyay ahayd... Runta ilaahay ayaa jecel walhi Cumar mahdi ayaan mooday... Fanaanku ma dhintee wuu dhuunta Shariif bakaar sidaan xog ku hyo waa nin mudo dheer garaacayay aqoon dheerna u leh tumista Cuudka🎻...
@abdaleahmed9718
@abdaleahmed9718 3 жыл бұрын
Hh wlhi anba waan sugaye inuu tuuro garabka lkn muusan samayn
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
Garabkaas Maba ufiirsan kkkkk
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 3 жыл бұрын
Waxaan kala garan la'ahay inuu Cumar Dhuule heesayo sawirka lagu duubay hadana Video markaad daawato ayaad rumaysanaysaa inuu qaadayo qofka kale. Mahadsanid mudane runtii heestii maba ogeyn xili ay dhamaatay.
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 3 жыл бұрын
❤🙏
@yaxyemaxamed8546
@yaxyemaxamed8546 2 жыл бұрын
Wa runta shp
@AwaysElmi
@AwaysElmi 7 ай бұрын
Shariif Bakaari ayaa la yiraah waa guitar 🎸 yahan farta ka xiran Kabankna waa kaa aan u baahneyn waa ninka kaliya ee qaaci kuugu heesi kara heesha uu qaado Allaha u naxariistee Cumar dhuulle
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Si fiican buu u keenay.
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
Cawayska dalmar channelka somalida ugu videoga badan 🤩
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
@@abdirahman6734 Channelada tvyada baa iga badan. mahadsanid walaal.
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar soo dhawoow saaxiib
@hassantheone9443
@hassantheone9443 3 жыл бұрын
Walaàhi haduu reer hargeisa ama fanka hargeisa ciyaalkeeda uu yahay caawa Fanaan caaana ayuu ahaan lahaan
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Aad ayuu u Soo Dhoweeyey Marxuum Cumar Dhuulle Cali talent Man!!!..thanks .
@insideedition4373
@insideedition4373 3 жыл бұрын
M.a hibaa ilaahay siiye Horay u soco mudane
@mohamedfarahabdulle4410
@mohamedfarahabdulle4410 3 жыл бұрын
Caleek caleek cumar dhuule alla yaraxma heestisa barteda ayu dhigay👌🎻❤️
@AwaysElmi
@AwaysElmi 7 ай бұрын
Ustaad Shariif Bakaari mahadsanid sida aad noo xusuusisay Aabbihii dawada heesaha cilmu nafsiga lagu saweeyo Cumar mahdi Allaha u naxariistee
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 3 жыл бұрын
Cumar dhule dhaxal buu ka tagey ninkaan magaciisa yaa noo sheego waa number one ama ninkii ugu wanagsanaa ee matala qofkale waxan leyahay mahadsanid
@jamaaldhuux8938
@jamaaldhuux8938 3 жыл бұрын
Shariif Bakaari la dhahaa
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 2 жыл бұрын
masha allah si Macaan ayuu U qaadey
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 жыл бұрын
Barteda ayuu dhigay malaha amanteydi wadba eedo erayadeydad amar ka qaday alla muxuu fan dhamaday hada
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walaxasuuqay wallee
@enkuneheyob3499
@enkuneheyob3499 11 ай бұрын
So sweet. Desert Blues of East Africa!!!! I was only impressed by the Great Ali Farka Toure, Omar Dhuule. Africa is music. How can I play this on guitar?
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Cajaladii cumar dhuule miyuu laqey waaaaw walhi waxaan moodey inuu balyback cumar dhuule uu ku heesayo hadana gacanta uu kabanka ku tumaayo ayaan indhaha la raacey bello libaaxaan xaguu ku qarsoonaa
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 3 жыл бұрын
Kkkk hortaa ayaan ka qeyliyey Wallow Waxyar marka uu Jiidaayo Codka Altada ah uu Xiiqaayo oo Cumar uusan ku gaarin hadane 95/100 wuu soo dhoweeyay Ciyaalka Meelaha qeyliya ee Flashka ku heesa copy lalabo ah haku tusaale qaateen Ninkan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Ninkanu kaban iyo codba waa keenay Cumar waana nin aad u maskax badan sida turukooyinkii xarkaha iyo codkaba uu u jilay. Keliya xarkaha kabanka xagga speedka waxaa ka gacan fududaa oo dhaqso isu raacsiin jirey AHU Cumar Dhuulle, meelaha qaarkood ayuu la daahayaa is raacsiinta xarkaha. Waase macalin aad iyo aad u weyn caawaana igu horreysa waa jeclaan lahaa muuqaallo kale inaad ka helno libaaxaan.
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 2 жыл бұрын
What a talented man 👏 👏 👏
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 3 жыл бұрын
Waaw the best Of Omar Dhuule
@qalinkacayaarahatv4223
@qalinkacayaarahatv4223 3 жыл бұрын
Caadi maaha waa cumar dhuule oo barta taagan
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 3 жыл бұрын
Codka iyo kabanka barteedu Dhigy Inaba Cadi ma ahan 🔥❤
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Жыл бұрын
Ustaad Sharif Bakaari yaa salaam
@nimconuurjimcaale4484
@nimconuurjimcaale4484 2 жыл бұрын
Xaqiiq codkan aad buu u keenay 16/11/2021 Inta dawatay farta taaga☝️❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Insaanku codmacaanaa oo gacan macaanaa jah fanku Waa nolol aan dadku wada ogayn
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Alfanaan Shariif dawlad iyo shicibba il gaar ah ha lagu eego, isaga iyo kuwa la midka ah oo ha la maalgeliyo. Duruufaha iyo nolosha maantu waa adagtahay.
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 жыл бұрын
Wacadalla cumar dhuule oo nool waaye waligay ma arkin qof qofkale codkiisa keena oo ninkan ka ahyn
@daahiraweys6554
@daahiraweys6554 3 жыл бұрын
Asc saciimka ciyaraha ma iska dhaartay aaway waxa Kala baranay codkada macaanay Alle haku xifdiyo
@axmedaden1655
@axmedaden1655 3 жыл бұрын
xaqiiqdii shaki wayn ayuu igaliyey, alle ha unaxariistee cumar dhuule wuu keenay codkiisii
@abdiguled8200
@abdiguled8200 3 жыл бұрын
Mansha Allah meeshi u KU shaqaynayay bu KU tamaya good job jamac Farah you did google job
@mohamedosman2757
@mohamedosman2757 3 жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH MAASHAA ALLAAH. SI FIICAN OO FIICAN HADDANE FIICAN.
@najiibfarah1019
@najiibfarah1019 3 жыл бұрын
Anigu kabanka waxan kubartay qurbaha oo waan tumaa ninkan waxan siiiyey 100% sida uu tumay cumar dhuule heestii gacaloo weldane
@cabdalla8481
@cabdalla8481 3 жыл бұрын
Sxb kabanka Dalka meel looga iibiyo mataqaana ama qiimihiisa sxbow
@maxamedbakeyle4329
@maxamedbakeyle4329 2 жыл бұрын
Aarka fanka io dib uhabaynta heesi hore io kuwo cusuba
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Axsan fanaan waaye cajiib waxow iso xasuusiyay AUN hobalkii cumar dhuule
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Waa fannaan weliba u cod dhow Cumar Dhuule.
@abdirahmanmohamud8436
@abdirahmanmohamud8436 3 жыл бұрын
Runtii waxa aad mooda cumar dhuhle allah u raxmeem.
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
MAANSHA-ALLAH SI FCN AYUU U QAADAY HEESTAAN WAXAY AHEYD CUMAR XAASKISII MARKEY MASEYRTAY AYAA GUDI ARINTOODA GALAY DAD AYAANA GARTOODII QAADAYAY MARKAAS AYAY GARTEEDII BAXSATAY CUMARNA HEESTAAN AYUUBA SOO DIYAARSADAY KOLKAA AYAA LAGU YIDHI CUMAROOW ADNA MAXAAD LEEDAHAY SIDAA AYUU GARTIISA HEESTAAN KU SHEEGAY WAA SIDAAN U MAQLAY MEESHAA INEYBSIDATAN TAHAY AYAAN FILAYAA GUDUN AF WEYNBEY HAD IYO GOOR LA GAATANTAA GABALKII DHACIYO WAAGII GUDUUTABA I GARBISAA "AA MAHADSANID
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 3 жыл бұрын
Fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq, Eshcalaa Fanaan. Ciyaalbaa Nawaalay.Waayahan KKKKKKK KKKKKKK KKKKKKKK
@naimadahir519
@naimadahir519 3 жыл бұрын
Wlhi waa cidkiii cumar dhuule 😲 l😱😱
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
Halkeeduu buu dhigay Allaha unaxariiso cumar
@dooyow3328
@dooyow3328 3 жыл бұрын
Shariif Bakaari waa Musigiiste weyn oo ka tirsanaa fanaaniinti hore. Yaan lagu qaldamin oon la moodin nin iska baashaalaayo
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 3 жыл бұрын
Si fiican shariif ciyaalka ma yaqaanaan
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Innaba caadi maaha. Waaba iga yaabshay kani. Biismilaaaah..!
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 Жыл бұрын
Masha allh dheh
@djsaxane7852
@djsaxane7852 3 жыл бұрын
Waw man sha alaha weye coodka cumar dhuule
@maankamaanka-zl9jl
@maankamaanka-zl9jl Жыл бұрын
Ustaad shariif wlhi waan xasuustaaa 2010 beer agtena kutalay ayuu joogi jiry oo cambaha laga guri jiry intaaan ku dhumano baan ka soo xadi jirnay ani iyo asxaab waqtiga nakala fogeeyay meesha buu ku tuman jiry kabankiisa axyaaa sowt aad baan kuu slamayaaa ustaad
@liibarre9415
@liibarre9415 2 ай бұрын
Allah yacizak barteduu dhogay
@aliyussufhaji310
@aliyussufhaji310 2 жыл бұрын
What a talent, mashallah!
@abdala7882
@abdala7882 3 жыл бұрын
Cumar dhuule cadiya weeye🤩
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 11 ай бұрын
Cumar Dhuule bis.
@faahimpro5109
@faahimpro5109 2 жыл бұрын
wat best love song i remember legend omar dhule ali oh
@ibrahimabdullahiaden3728
@ibrahimabdullahiaden3728 3 жыл бұрын
Pure talent cajiib 🖐️
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 3 жыл бұрын
Hhhh masha allh cumar ma dhiman.
@khaalidofficial2061
@khaalidofficial2061 3 жыл бұрын
Wax walbo waa udhalasho abtiga 👌🥰
@KhalidAbdifatahB
@KhalidAbdifatahB 3 жыл бұрын
Mnsha allah Barteedii buu dhigay 👌👌🏻👌🏻
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Dadka ku cusub fanka sidaa odaga u heesa muusig iyo codba wuu saaray .fanaantii hore ayuu kamid yahay..iyo kuwan hada leh waan heesaynaa ee fankiiba way kufsadeene
@daahircirday1687
@daahircirday1687 3 жыл бұрын
War ninkaanbaaa raaxeestay caadibuu ugu istiimay waaa legand anigu waaa siiyay codkeyga caleek ustaad waad soo daahday
@duceysanowdulmidiid1566
@duceysanowdulmidiid1566 3 жыл бұрын
Aadamuhu wa mucjiso! Waa waxa malaaiigtu ugu sujuudeen!!
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 3 жыл бұрын
Erayada ka yara qaldamaya sida : GUFIN AFAWEYN BAY GAATANTAA.. Sida wuu keenay macalinku gaar ahaan Cuudka wuu hadashiiyayay. 10 cuud in la garaacayo ayaad moodaa yaa salaam
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Fadlan Astaan TV ninkan ha la gu soo casuumo. #AstaanTV
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad astaan ninkaan haka war doonto
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 3 жыл бұрын
Yaa salaam caleek 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@hamzeyosof4888
@hamzeyosof4888 3 жыл бұрын
Wlhi ninkani heesta barteeda ayuu dhigey mazha allaah waxaan odhan karaa waa cumar dhuule two
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 3 жыл бұрын
Sida codka iyo kabankaba uu u keenay ayaa baan ka yaabay 🤩😀😀😀
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Calayk Calayk Cumar dhuule ma dhiman 🔥 Barteedu dhigay haduu sii dhaafin 😊
@Skipperhway
@Skipperhway 3 жыл бұрын
Breathtaking
@maxamedmacalinoomaxaa6259
@maxamedmacalinoomaxaa6259 3 жыл бұрын
Dadkii fanka xaqa u lahaa waaye maahe dirqi Kuma joogayo nabee
@odayroy3099
@odayroy3099 3 жыл бұрын
Wlhi waa ka hadalsiiyay Kabanka 😢😢
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Gacanta(tumista) xitaa tii Cumar baad mooddaa. Guuleyso oday.
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Maasha Allaah, afkaaga caana lagu qabay.
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 3 жыл бұрын
M.a wlhy bartedu dhigay axyaa fanan xaguu joga tolow
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 3 жыл бұрын
Allow iikaa dhowr aape mcn🤲
@hajimahamud650
@hajimahamud650 2 жыл бұрын
Cajalad cumar dhuule ah miyuu laqay ninkani ilayn waa Kan cuudki ,codki iyo jiliinki cumar ba keenaye cajiib
@OmarAhmed-nu6ow
@OmarAhmed-nu6ow 3 жыл бұрын
Caleek clk caleek ragii hore meshed lahed buu dhigay wacdle ✌️✌️✌️👏👏👏💯💯💯👏👏✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 3 жыл бұрын
Heestam magaceeda maxaa layidhaahaa isheg wll
@OmarAhmed-nu6ow
@OmarAhmed-nu6ow 3 жыл бұрын
@@hormarinbulsheed7729 hestii gacaladeyda cumar dhuule
@ryfarrah1
@ryfarrah1 3 жыл бұрын
Waa Cumar Dhuulle #2
@allsomalimedia3236
@allsomalimedia3236 3 жыл бұрын
waw new omar dhule
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 3 жыл бұрын
Iga walee in uu kuwii meelaha ka ciyi jiray qashinka ku daray 🤣
@Diinaarishow
@Diinaarishow 3 жыл бұрын
Aaad iyo aaad
@abdirahman6734
@abdirahman6734 3 жыл бұрын
In badan waliba
@queenallisa5107
@queenallisa5107 3 жыл бұрын
Very talented voice 🤞🏻
@hamsegaming5351
@hamsegaming5351 Жыл бұрын
Maku wasaa quruxeey
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
La isma xaqiree Ninkaan waa codkar Heestana mesheedii buu dhigay Lipaax waaye
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 3 жыл бұрын
Aramidayda naayaa hooy aramidayda kolkuu leeyahay Dhuulle ayaabad moodi
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA 3 жыл бұрын
Kkkk
@hormarinbulsheed7729
@hormarinbulsheed7729 3 жыл бұрын
@@MUQDISHOMEDIA heesta magaceed wll
@zackthecreator4482
@zackthecreator4482 3 жыл бұрын
@@hormarinbulsheed7729 waxaan gocanayaa
@KaatunMedia
@KaatunMedia 3 жыл бұрын
Aabe addunka cidna kuma waareyso iska nooolan lahaydaaa😭😭😭
@cabdalla8481
@cabdalla8481 3 жыл бұрын
Barteeduu dhigay codka iyo cuudkaba 👏👏
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 3 жыл бұрын
Mnsha alllh macalinkan codka macaan
@fankaahmed5312
@fankaahmed5312 3 жыл бұрын
Masha Allah
@adanabdillahibaxar6892
@adanabdillahibaxar6892 3 жыл бұрын
Waw mashaalah
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 жыл бұрын
Wwwwwww caadi maaha walahi barteedi buu dhigay
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Yaa slaam bilaahi cod
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
War ninkan waaba mucjizo ❤️👌👌
@ayuubduulaye9245
@ayuubduulaye9245 3 жыл бұрын
Mcnsha alh odayga barte.duu.dhikay
@unitedtube1595
@unitedtube1595 3 жыл бұрын
Wow wow Amazing
@mohamoudahmed1276
@mohamoudahmed1276 3 жыл бұрын
absolutely
@Abdifatahyussuf21
@Abdifatahyussuf21 3 жыл бұрын
Hees magaced sxb 💯💯
@mohamadhuseinyare8946
@mohamadhuseinyare8946 3 жыл бұрын
Hanala garnoqo wye macaga
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 3 жыл бұрын
Kabanka xarigii Cumar dhuule ayuu ka tumaa AUN.
@hassanalimohamed57
@hassanalimohamed57 3 жыл бұрын
ustaadkaan magaciisa ii sheega? muuqaalo kale ma leeyahay?
@mohabakaariofficial1872
@mohabakaariofficial1872 3 жыл бұрын
Haa shariif bakaari
@hassanalimohamed57
@hassanalimohamed57 3 жыл бұрын
@@mohabakaariofficial1872 Thanks.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 38 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Muxuu yahay Cilmiga Cuudku (Kabanka) Dhaqan iyo Dhigaal
49:04
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Said Nabadon
Рет қаралды 315 М.
shariif bakaari  ubaxoo dilaacaa Kaban👍
6:01
moha bakaari official
Рет қаралды 9 М.
Duufaan Ku Qaadiyo Waa Sahal Hees Macaan (Original)
8:19
ADDE JAMA
Рет қаралды 8 М.
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Malaha Walagu Sitaa Shariif Bakaari |Xusuustii Cumar Dhuule
4:20
moha bakaari official
Рет қаралды 10 М.
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
Cumar Dhuule Cali Waraysi Xiisa Badan
29:52
Hoodo Show
Рет қаралды 18 М.
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
0:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 8 МЛН