CABDIRISAAQ ANSHAX HEES QISO DHABA OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 7,242,358

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 4 200
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Qisada heesta hadan idinka waramo asxaabey sidan bey u dhaceysaa ayaan inanta aroosada ah iyo anshax xidhiidh baa ka dhaxeyey labadooda deedna waxa ogadey famligooda walibana walalkeed isaga oo yurub ku maqnaa inanta famligoodu waxey ku dhaheen iskaga hadh ninkan fananka ah waxba kuma soo wadee wey diidey oo wakan anshax leh deyn mayo dartii xabsi aan u galee walalkeed baa iyada darteed hargiesa u yimi oo iyada xidhey inanta xooga markey jeelka ku xidhneyd bey ku xanuusatey inantu hooyadeed baa soo daminatey oo soo deysay markey ku xanuusatey jeelka waxey u baxsatey isla markiiba jigjiga anshax'na kadaba tegey oo ay ku aqal galeen cawa waa la isa siiyey qisada heestuna wakan ka hadlayo anshax🥺✍😓laba qof oo is jecel la iskuma diido🤕💔😰 wakan leh labteyda waxa ku duugan dushaney ka muuqaneyne hadan furan lahaa dibnaha dadkan ceshadeen ilmada wixii duhur iyo habeen dushada canan ku dhacey wixii hadala udaran dul iyo hoos lagu yiri la yiriyo la yiri dhib aan dumar qadan karin adaa udul qaatayo aniga deyr ii noqdee deny maayo sidad u tiri dartii xabsi aan u galee ayaa bulshada u durus ah anshax iyo ayaan hambalyo 😰😰😰😰✍✍💔💔💔😥🤨😥😪😪😪😫😫😫
@drsvmolimoli1329
@drsvmolimoli1329 4 жыл бұрын
😭😭🤲
@xamdasulleiman1479
@xamdasulleiman1479 4 жыл бұрын
😒😒😒😒👍🙈🤩💖abaayo thanks sida aad nagu sheegtay qisada heesta 👨‍👩‍👧‍👦😰😢😥ilahey ha isku barakeeyo🎊😓😓
@fahmojaml6992
@fahmojaml6992 4 жыл бұрын
Ax waa qiso xanuun badn ilhy ha isku barkeyo😭♥️♥️💍
@geydhahalibaaxgelelefkiisi8118
@geydhahalibaaxgelelefkiisi8118 4 жыл бұрын
Inader Sficaan bad Nolwadgatay Qisada shakadanaan Aad ban.uqriyeye.intanana Aqariin.wangaratay inaya kajadalay qiso
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
Ax😥 inanta abaalkeeda hees un yu ka dhigin ee ha ilaaliyo
@mahdishariif9959
@mahdishariif9959 4 жыл бұрын
Abdi risaq anshax inta guurkiisa ku farxsan is muujiya❤️🙏💥🔥
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@zcduushmaxmud6865
@zcduushmaxmud6865 4 жыл бұрын
💖💖👏💖💖💖😍😍😍
@nasroalihassan6310
@nasroalihassan6310 3 жыл бұрын
Wakufaraxsanahay mapruk al fanan anshax gul aan kurajeyna adi iyo dmshi ❤🌹🙏💯
@FitaaxMohamed-z7r
@FitaaxMohamed-z7r 4 ай бұрын
Marka ey kala tagen ka dib inta imaaday love 🥺
@FoosAbdiHusein-rf4hq
@FoosAbdiHusein-rf4hq 4 ай бұрын
Weykn ❤😊
@NadiraAbdi-i4z
@NadiraAbdi-i4z 4 ай бұрын
Waykna wan yabnahay wlbian jacel ma jiree😢😢😢
@sacdiyolucky1423
@sacdiyolucky1423 4 ай бұрын
Wa yabanahay jcyl ma jiro ma dhihi karo e waqtigoda dhamaaday
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 4 ай бұрын
@@sacdiyolucky1423 guriga macsi lagu dhiso masii waaro
@SaynabKhadar-ed4ju
@SaynabKhadar-ed4ju 4 ай бұрын
Waxay nolashani jacalew hadan ku amino
@sacdiyaabdirashid4975
@sacdiyaabdirashid4975 4 жыл бұрын
Hestaaz markaay 1milyon garto likta dhac halygu siiyh ❤️❤️❤️🔥🔥
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 жыл бұрын
Way gaadhay 😥🙏
@cabdirahmancabdilaahicilmi7627
@cabdirahmancabdilaahicilmi7627 4 жыл бұрын
F❤❤❤❤❤❤❤❤
@aniitahabdi5254
@aniitahabdi5254 4 жыл бұрын
2m mareyso ku sarey😂😂
@sacdiyaabdirashid4975
@sacdiyaabdirashid4975 4 жыл бұрын
@@aniitahabdi5254 hehehehe 🔥
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 4 жыл бұрын
3milyan mareysaa
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 4 жыл бұрын
Jacayl Dhaxal Galay Wax Dhamaa La Waaa♥️😭😭😢😭😭😢 Allow Isku Daah inta is jecel ana idaah wiilkaan jecladay
@ugaasobeauty9143
@ugaasobeauty9143 4 жыл бұрын
Anshax xaaskiisa ayeey kahadlee waala isgu diiday hadana weey isheleen 😭❤️
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
@@ugaasobeauty9143Deyn Mayo Saad uturi Dartey xabsi ugashay aya bulshada Uduruus ah 😢😢😢 exactly
@Marwa-iu3bx
@Marwa-iu3bx 4 ай бұрын
@@ugaasobeauty9143 mntaba way kal tageen
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 4 жыл бұрын
Dayn maayo sidaa u tiri dartii xabsi aan galee, waxaa noo cadaatay in gabadha reerkoodu anshax u diideen lakiin iyadu go'aankeedi ka dhabaysay. Allahu akbar. Jacayl dhaxal gala wax dhaama lawaa 😍😍😍❤
@asmaabdirahman8561
@asmaabdirahman8561 4 жыл бұрын
Haaa walo diidey oo waliba loo xidhey dartii iyada diidey oo kaga dhabaysey
@deeqaahmed7206
@deeqaahmed7206 4 жыл бұрын
Allah haisku daayo waajacel dhaba cadowga allow kahay
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
Haaheyyy
@mukhoburco9025
@mukhoburco9025 4 жыл бұрын
Guul gul
@shukrihassan2601
@shukrihassan2601 4 жыл бұрын
Yaa war u haya Anshanx xaaskii soo hore ee Ugbaad iyo midkale oo kasalaamayey Hawada Degan Ahmed Cunard iyo Caruur I Dhalay. Hadoop aad xogagaal utahay noloshiisa nala Wadaad. Adigoo mahadsan
@noramaane6644
@noramaane6644 4 жыл бұрын
Caloosha i xanuuntay wallahi😭😭💔 Alhamdulillah, ilaah riyadooda u rumeeyey ee garab ku siiyey mahad leh wallahi🙏🏾😍❤️ Ilaah waxaan uga baryayaa nolol qurux badan oo ay ku noolaadaan iyo cadowgooda aysan u jabin🙏🏾❤️🤩👑
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@nazranazra3908
@nazranazra3908 4 жыл бұрын
Maxamed
@nazranazra3908
@nazranazra3908 4 жыл бұрын
Mkhfgdysj
@thestrongperson519
@thestrongperson519 3 жыл бұрын
Jacayl😭😭
@aaminacadey533
@aaminacadey533 2 жыл бұрын
😭😭😭
@MabsuudAbdi-rl6ku
@MabsuudAbdi-rl6ku Жыл бұрын
Qiso ihaysta maanta Wiiil ah reeraha raxanweynta ladhaho oonkunool wadanka Norway Ayaa xidhhiidh jacayl samayney ayaa guur isoo bandhigtey angoo mudo 1 sano ah wada sheekaysana oo midb ka kale uu said ujecelyahay reerkeyga usheegay ilaa hadana waa lay diidanyajay waaan is jecelahay jacaylka dareeeema waaaalidow qabiiil diinta iyo dadnimadaa ka qaaalisane allhe wuxii kheyr leh asaa og allow maanta saa lamaanahaa isku siiisay ani iyo nolasheydana iskaaya siiii ameeeeen isoo duceeya oo jacaylka halaga daayo turxaaanta🥺🥺🥺❤️❤️🫀💝😪😪😪😪😪😪😪
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Жыл бұрын
Allh haidin guleyo wllo hda arinki maidin hagagey
@Garage1_
@Garage1_ Ай бұрын
Abaayo mcn iwaran❤
@MabsuudAbdi-rl6ku
@MabsuudAbdi-rl6ku 29 күн бұрын
@@Garage1_Fcnahay aboowe sideethy
@MabsuudAbdi-rl6ku
@MabsuudAbdi-rl6ku 29 күн бұрын
@@maria-xy3snmay wllhi 1 year as guur walidkey laga barya 😢
@rayaanaragsan5339
@rayaanaragsan5339 4 жыл бұрын
wlhi anshaxaw hdaa dayacdo Ayaan geenyo nin raga ma tihid pllz ilaali waa nga codzi hda nhy taagerayaashada somaliyeed hka raacin naag kle oo ha xumayn qalbigeda iyo farxadeeda ilaali😭😭😭💋💋❤❤💎💎
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Xqiiiq wlh hdu xumeeyo gbadha ka dmbeysa gusha jceylkooda xabsina ugashay nn rageedba ku tirinmayno anzhax msha allh rbi ha isku kiin daayo xaaasidkana ha idinka qbto ashqisag qiso😭😭😭
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 4 жыл бұрын
Haa walaahi waliba waa inan aad uqurux badan oo loo quudhiwaayay sidaa darteed waa in uu ugu hiiliyaa in uu jacaylka nafta ku hayo oonu abid ka xiiso dhicin waayo hiilkay u gashay abaalkiisa Ayaa laga sugayaa anaa soo markay in la ii quudhiwaayay saygayga oo hooyaday aabahay iyo walaalahay ay wada qaracmeen isku daydeen in la iga dheereeyo waxanay ula MID ahayd in aan ka dhintay ana sida inantan oo kale ayaan ku adkaystay oo ugo ay walow aanan xabsigalin aabahay wuxuu ahaa sheekh caalim Ah oo aad loo jeclaa hadaan magaciisa sheego waa hubaala in dad aad ubadan garan lahaayeen waxna ka soo barteen markaa aabahay wuxuu ila Rabay nin wadaad Ah raga aanu ku qancin diintooda iyo dabeecadooda muu rabin in uu Inan u meheriyo maalku muhiim umu ahayn aabahay ninka aan anigu jeclaaday maal iyo cibaado midna laguma ogayn muqayil Marma tukaday Marma ay dhaafto ayuu ahaa Hada xaaskiisa ayaan ahay 10 ciyaala ayuu ilaahay noogu deeqay alxamdulilaah waanu i jecelahay ana sidookale reer kii aan ka dhashay Hada aad ayay u ixtirasmaan sababtuna waa sida uu uqadariyo iyo sida uu aniga iigu roon yahay laakiin isaga reerkiisu nama jecla oo walaalihii waxabay noqdeen qaar nolasha nooga ba a oo ka naxa wax kasta oo noo. Soo kordha isagana waxay ku yidhaah daan waa wax naagtaas mooyee cidkaleba aan arkayn iyo reerkaasi naagtiisa Ayaa uwalaalo iyo waalidba Ah anigu reerkiisa aad baan usoo dhaweeyaa oo xataa walaalisa qaar baan hooyo ahaan dibada ku keenay oo ilaa ay jaamadada galeen aan garabtaagnaa hadana kumay soodhawaan haday meeli roonaato meel uun baa dhibka soo noqdaa lamaanahan wanaag badan ayaan ilaahay uga rajaynayaa iyo jacayl la noolaada inta ay noolyihiin
@zakiali473
@zakiali473 4 жыл бұрын
Mid hore sow kii qabay ayuu xagee ayuu geeyay kkk
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
Waa sidaa wlhyi
@abdifatahhassanliilan2949
@abdifatahhassanliilan2949 4 жыл бұрын
Ilma aha qaar kalba wuu u soo heesy wadona wuu mariyeye
@goldenboy810
@goldenboy810 4 жыл бұрын
Inta heesta ka deernaty in anshax loo diiday gabadha markii hore😰 alax lkn haday isheleen alle hayso dayo 🤲🤲🤲🤲
@prettyamuun2721
@prettyamuun2721 4 жыл бұрын
44
@nadiraahmett996
@nadiraahmett996 4 жыл бұрын
Waxaan maqlay yadaa jeel dartiis ugashay ala yaa qisadoo dhameystiran nasiiya 😥jecel baaba nayska kaaya haya 🤣🤣
@Dhalaaala11
@Dhalaaala11 4 жыл бұрын
Qizada wanad maqal malahee xtaa xabsi baY u gazhaY intaY walaladed u diiden 😥😥
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 жыл бұрын
@@Dhalaaala11 abaayo noo sheeg plz hadaa taqaan
@quenbolo9991
@quenbolo9991 4 жыл бұрын
@@naimamohomed5245 inanta waxa dhale oday can ah o Dagan xafada shiilkh madar inantan wana lo diday wana la xiidhe lkn iminka arooskoda wuxu ka dhace jigjiga Alxamdulillah imiinka wey is helen iyadan laba carur aye so dhashe o wiil ah wxn hesta abod
@nimcotaryzo3444
@nimcotaryzo3444 4 жыл бұрын
Hadadkan dhahaayo like isaara hadaad nabiga jeceshay meshan oo kale ha keenina qur aan io nabiga 😥 meesha fal celin ayaaa laga rabaaye qof ka hadlaya heesta way yar thy 🤔
@zamzammaxamed2724
@zamzammaxamed2724 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@mushtaaqjamaal1595
@mushtaaqjamaal1595 3 жыл бұрын
“Qalbiga noogawada duceeya”😥😥ilahow iskudaah ilaa geerimooyee 🤲🏻🤲🏻
@daahiromar887
@daahiromar887 2 жыл бұрын
Dhib aan dumar khaadan Karin Adaa udulqaatayoo aniga deyr iinoqde Deyn maayo sidad utiri dartey xabsi aan galee ayaa bulshada uduruusa 😔😔😔
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 4 ай бұрын
Ax😢
@xamsexaye
@xamsexaye 4 жыл бұрын
Kuwa leh inta quraanka jecel like ii saara meesha marka hore way arkaan inay heesi ka socotee maxay kasoo dooneen😞
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 жыл бұрын
Edebdarro
@xamsexaye
@xamsexaye 4 жыл бұрын
@@haldoordumar6770 haa runtii
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 4 жыл бұрын
Walal ma aragthy Waxdpa modaa inay Kitapka Alle Ku qadhabnayan
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 4 жыл бұрын
Anaba la yaaban walle
@Albiraz09
@Albiraz09 4 жыл бұрын
Like jaceyl :) :)
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 4 жыл бұрын
Anshaxow wa iga oohisay wll 😪 Lkn waxaan kugula talinayaa Gabadha dhibtaa kuso martay Hadhow cidla hakaga tegin Abaal gudkeedana ka dhig Intaad nooshay inad ka ag fogaan Naag kalena egin Jacayl dhaba idinka muuqde Isku waara awlad khyr leh Alle haydin siiyo Xasadna ka nabad gala🤘 Walidiinta inantana Ka so ducaysta ileen walidked🤘 hadanay u ducayn jacaylkiinu sii jiri mayee Alle wax idin dhiba idinma tuso ❤
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Oo sawniga maqlayo imikaabu naag Iyo Shan caruuru ujogan Tolow maxa ka jira ilahow isu barake
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 4 жыл бұрын
Miyadaan ogayn in uu naag qabo
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 4 жыл бұрын
@@indhouroonindhodeeraaleey6608 Abaaayo Ilaaahy Afar bu baneeyeey Mid kale ku darsanaa Ayadabba Waa gabdhaas dhibka umartay Wanna Ragganimo Inuu Boqroo Guursado Waayo Asaga Dartiis bay Dhib umodatay Wanna Gabar Waxjeclaaty Xaqna bay leedahay inay heshoo Qofkay udhibtooday sidaas si la mid ah wanna ragganimo dhaaf haddu Xaaskiisi hore iyo caruurtiisa masuuliyoda dayacin Una Duceyaa inuu u sahlo masuliyadahaaa
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 4 жыл бұрын
@@hoybilla1489 wa masha Allah Wllo hadu awlad leeyahay Gabadhisa hore iyo awlada ka tag malihi lkn labada wu dhaqan kara wuna jeclan kara hadu u cadalad falo
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 4 жыл бұрын
@@indhouroonindhodeeraaleey6608 Dhib male wll ilahay afarbu u baneyay Jacaylkuna ceep maha
@saynababdilahi7641
@saynababdilahi7641 4 жыл бұрын
Ax waa qiso dhaba runtii waana isku qiso eegnahay marka laga eego dhibka aaan ka Maray jacaylkiii kaaas ooo socday lixsano iyo labo bilood alxamdulilaaah dhibkasta oo aan soo marnay aniga iyo xaaajigayga wan ku guulaysana wxna hadda ku jirna maalmihii todobaxeeena alxamdulilaaah samirku waa cajiiib wlhi
@neymahagio5222
@neymahagio5222 4 жыл бұрын
alxamdullilani abayo anigane iku soducey inan helo😭
@saynababdilahi7641
@saynababdilahi7641 4 жыл бұрын
@@neymahagio5222 ilhy wx khyr leh hakula kulmiyo
@neymahagio5222
@neymahagio5222 4 жыл бұрын
@@saynababdilahi7641 aamin mcney
@kingjohn9145
@kingjohn9145 2 жыл бұрын
@@neymahagio5222 nin INa hesho maa daa ugu ooyne qooq leee waaye waxz 😂😂😂
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Alle idinma kala fogeeyo Ana taso kale Ayan galaya alle hay garab galo 🥲🥲 07.01.2023
@yayatoure155
@yayatoure155 4 жыл бұрын
Jaceyl❤❤ dhibatadiisa hadda soodareentay 😭😭oo hadda kabogsatay 🤣🤣farxad ku nooshay like dhac
@huzenupdy1671
@huzenupdy1671 4 жыл бұрын
Meee too 💟
@muntazsiman4322
@muntazsiman4322 4 жыл бұрын
Lkn jecelkii hore wan ka boGzadaY Lkn mid kle aaan HelaY💍❤
@hooyowaankujecelahayalleci5815
@hooyowaankujecelahayalleci5815 4 жыл бұрын
Aniga 😥🤣🤣 alxmdulilah
@hodankhaliif7487
@hodankhaliif7487 4 жыл бұрын
Anigaa hada kusugan dhipkaan 😢💔
@yayatoure155
@yayatoure155 4 жыл бұрын
@@hodankhaliif7487 Sorry Abaayo ❤😥
@naimayousef6188
@naimayousef6188 4 жыл бұрын
waa markii imisad ee an heestan dawado inta ila midka like isiii iyo intay ka oohisay heestani 😥
@zeskanajiib8730
@zeskanajiib8730 4 жыл бұрын
6 jeer
@ifraax14omer35
@ifraax14omer35 4 жыл бұрын
8 jeer
@naimayousef6188
@naimayousef6188 4 жыл бұрын
ana tirapa malaha intan daaawanyo xata imkada dawanya
@abdikarimkiish9464
@abdikarimkiish9464 4 жыл бұрын
4 jeer
@faadumomuxumad3004
@faadumomuxumad3004 4 жыл бұрын
Waanba ka dhamaan kari LA.ahy
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 4 жыл бұрын
Hadaan Furi Lahaa Dabanaha Dadkaan Ceshedeen Ilmida😭😭😭 Hees Qiso dhaba Dartii ayey Xabsi Gabilay U gashay Ayaan waxana Xidhay walalkeed 😭 Finaly Jigjiga Ayey Ku aqal Gal galeen 😍 Anshaxaw Inanta Ilaasho Saad Ku Heshay Waad Garane
@nuuraaahmed3882
@nuuraaahmed3882 4 жыл бұрын
Maxaa lasykugu diidayy wll
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 4 жыл бұрын
Anigu naagtaa guursan doono haduu eebe karaali ahaado garbaheeda arki meysaanee iigu duceya ina xaroodo
@laylafaarah8389
@laylafaarah8389 4 жыл бұрын
Isha Allah
@sihaaamadena2049
@sihaaamadena2049 4 жыл бұрын
Ma isla xaronaa anagu
@farxiyocali203
@farxiyocali203 4 жыл бұрын
Eng masha allah huuno sax
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 4 жыл бұрын
@@sihaaamadena2049 😃😄😃 mala hubaa
@sihaaamadena2049
@sihaaamadena2049 4 жыл бұрын
@@Eng.Shiiqaalow haa hhaba
@ayannaadam9678
@ayannaadam9678 2 жыл бұрын
Heestaan bil kaste waan dhageystaa waan xussaa🤣 Jcylka dhabta oo dhibta iyo xanuunka soomaray kadibna dheeftiisii lahelay dulqaad badan kadib😢 Anshax&Ayaan we love you xabiibayaal❤️ Wada jiroo wada jooga abid🙏
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 Жыл бұрын
😮😢😢😢😢
@abdallaturkiofficial3495
@abdallaturkiofficial3495 4 жыл бұрын
Zakriye Kobciye Legend Weye Ninka Heesta Ka Shaqeyay
@fartuuntahlil586
@fartuuntahlil586 4 жыл бұрын
Masha allh queen waka faiidne😍😍
@macoeahmed1923
@macoeahmed1923 4 жыл бұрын
AL Fanaan Abdirisaq Anshax,Waan ka xumahay waxa dhacay,lkn Qisada jcl ee igu dhacday,Wlaahi ama aaminsani Qof addunka jooga ayay ku dhacaday,Hadda oo aan Qoraalkan Qoarayo Xaladayda Alle kaliyaa og,Maca soomali oo dhan ayaan nacay,Europe iyo Africa waa la igu Daawan kari wayay,lkn Alle ayaa ii maqan,Qof ii maqan ma ogi,Jcl ka fogaada intaad ka figaan karyaam😭😭😭
@nafisoabdullahi5526
@nafisoabdullahi5526 4 жыл бұрын
@@macoeahmed1923 sorry wan uwada simanahy samir ia
@mahirzein7044
@mahirzein7044 4 жыл бұрын
Abdirisak Anshax halasiyo fananka sanadkan intu hees so qaday wa wx wda dareynkoda wataan wlhi Inta igu racsan🙏🙏🙏💖🥰🥰
@زمناليوم
@زمناليوم 4 жыл бұрын
Wiilka erayadan iyo laxankan sameeyay waa mucjiso😥
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 4 жыл бұрын
Sakariye kobciye
@abdirahmanhajji1447
@abdirahmanhajji1447 3 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi4652 Kobciye habaar buu qabaaa, midho laxankeeda wata qofki sameeyaa Sahal kumuu Marin wlle
@omarabdirahman8848
@omarabdirahman8848 3 жыл бұрын
Abwaan da'yar fanan mulaxan sakariye kobciye ba leh hesta
@abdulahihajiibrahim1294
@abdulahihajiibrahim1294 9 ай бұрын
Asc
@shrma7502
@shrma7502 4 жыл бұрын
Wlhi waa ano kle ilhoow gaclisadeda idaa wax wlbe ihurtay dartey ilhoow dumarkeene somaliyeed waa kuwo qalbi jilcan anaa kaga tageeyn uuna kugu firsanen dhibatada Somali ladies to the world🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑💎
@ahmeddeheeye3525
@ahmeddeheeye3525 4 жыл бұрын
Masha allah
@asmamaxamud5506
@asmamaxamud5506 4 жыл бұрын
Thanks wllkay qli ale haydin barakeyo adiyo xaakaba
@Ahmed_Shafat
@Ahmed_Shafat 4 жыл бұрын
Markay Geesi Raga Iyo Gaari Dumar Midoowaan Gobtu Way Maqsuuddaa Guul Bay Dareentaaye Guri Barwaaqa Taaliyo Caashaq Aan Gabobayn Guulle Ha Idinku Wado oo Geeridu Intay Iman Gooni Yaan La kala Noqon. ......................Abwaan Shafat
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 жыл бұрын
Beautiful family isku wara
@aamiinarooble1519
@aamiinarooble1519 4 жыл бұрын
Wllo magacaa Xagaa ka dhacday Wllo Ee Soodigii igu lahaa Maxay idinkusoo tidhi maanta Jimce lamida zxp qli warkaaga
@marwochannel3
@marwochannel3 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@marwochannel3
@marwochannel3 4 жыл бұрын
Abwaan afkeygaa caano halagu qabto
@ifrahmaxamud1619
@ifrahmaxamud1619 4 жыл бұрын
Afkaga wax zanlagu qabay abwan shafaat ale yacizag
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
Qisadaan markii aan arkay Waa ilmeeyey 😭😭😭 Waxaa dareemi kara qofka uu jaceyl dhab ah soo maray Ugu Dameyn Waa is heleen Allow isku barakeey Ubad qeir qaba kala hela Jaceylka Dhabtaa ayaa u tihiin tusale Abdirisaq iyo Ayan Nolosha Farxad ku Dhameysta 🥰🥰🥰
@ruunqaliye275
@ruunqaliye275 4 жыл бұрын
fffh
@calimaxamad123
@calimaxamad123 4 жыл бұрын
*QURAANKA QALBIGUU NURIYA* ✔️✔️✔️✔️❤❤❤✔️✔️✔️✔️✔️✔️
@yaasmiinhaji6372
@yaasmiinhaji6372 3 жыл бұрын
0
@hanihassan1766
@hanihassan1766 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw ilaah waxaaan idinkaga baryay kuwiii farxad nolosha ku dhamaysta awlaaaaad iyo jacayl ayaaan alle idinkaga baryay cadawgiinana cagta hoosteeeda waad iga ooysiiseeeen 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️
@xamzebaylo2902
@xamzebaylo2902 4 жыл бұрын
Sakariye kobciye Waxad mooda inuu Qalbiga anshax gudihiisa intuu fadhiistay uu heesta kusoo Qoray Abwaan alfanaan sakariye kobciye Gacanbaan kuu taagay
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 4 жыл бұрын
Dad baa jiro xaasidoo dulmiga la wareegayee waa runtiis fanaanka. Barakalahuma wabaraka caleykuma wajamca beynakumaa fii kheir Alf Mabruuk ❤🌹🌹❤
@kingmaame3786
@kingmaame3786 4 жыл бұрын
Ninkas kobciye wlhi gacan ban utagay 🥰
@caydaruuscabdi7642
@caydaruuscabdi7642 4 жыл бұрын
Salariye kobciye wa Ninka Kaliyee Aan Abwan U Aqaan Nolow Inta nolol jorto sakariye kobciye👏👏👏👏👏👏
@isse_mohamet
@isse_mohamet 4 жыл бұрын
Heestaan Qisadeeda & Aniga isku qisa nahay waxaan waayay cid aan ugu waramo qisadeeyda wuli Sidi Ban u ilmeenaya 😢😭😢😭
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 4 жыл бұрын
Sorry wll lkn ma ilaa wadaagi karta qisadaada ado raaliya😭😭😭
@hamdaaa5921
@hamdaaa5921 4 жыл бұрын
Walal nala wadag qisadada😭
@isse_mohamet
@isse_mohamet 4 жыл бұрын
Teeydi yareed Aynu saxibo Eheen Mudo 4 Sano kudhaw Waxaan isku Eheen Dadka Nolashooda wadajirka xariirkooda cid walibo kawarheeysay & 2 Dena Famly Inanti & aniga Marka Gudo Geli rabnay maalmahi dabal daga nolasheena Dhameestirka Taxanaha jacelka so bilaawnay 2014 & ilaa 2019 wax walibo imika noqden waxa kufaraxdaan goorta is Iri inanti xooga isku jeclaan farxadeedi qufke ku qunacsaneed ma eysan helin markaas hadane dib uma eysan midoobin wana laxiray 4 mitir aye maxbuus ku eheed mudo 6 Bil ah meesha waxaan kaqaaday quus & rajo beel imika wuli sidi ban u ilmada uxajisa gari waayay 😢😭 iyadane nolasho idil wey Nacday ila imika hablahi kayaraay 2 inann Ahaay wey guursadeen Sabab Kale Majirin inanta wax waibo iyada ladhashay nolasha qufke lawadagayaan wala doori jiray walo keeni jiray ama famly ama cide qaraaboyahiin un bey xidid noqon jireen inantaas wax Walibo ehelka dhahaan waxe ku oran jirtay aniga guur diyaar uma ihi sababto Sidaas U oraneysay wax kale maahin wa iska fahmikartaan waxe kuhamineysay qufka dooratay ine nolasha wadagaan eysan Marin wadada mareen hablaha ladashay inanta waxe kadhalatay reer Salaf Ah Xerta Sh.Umal Bu kamid aha Abaheed & Dhamaan reerkeeda inkasto enu isku jamacad eheen 2 sano kasareeyay halkaasi kaso bilaawnay xariirkeeda cidwalibo Kunool Xero owr qisadeena We ka Warheysaa ( Inta Nooshahay qufkale Nafsadu dOni meeyso ) Sida aniga Awgeey wax walibo uburburisay Ayaan anigane udhaafay ina nolol kale sameesto
@marwo2285
@marwo2285 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭illahay ha isukiin so dhaweeyo
@abdiwalidaleel6848
@abdiwalidaleel6848 4 жыл бұрын
@@isse_mohamet sory wll 😢
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Anshaxow inantu waa mnsh allh ye Mxaa usoo qaawisey in ay Il Ku dhacdo miyadan Ka baqeyn walle sidan Lasi ahaan maayo👍 Hambalyo❤
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 4 жыл бұрын
Inteee og inuu erayada leyahay legend Marna all Fanaan sakariye kobciye ismuujiya like
@djfarhan2021
@djfarhan2021 4 жыл бұрын
Hadii aad Heestan Dawashadeeda ka dhargin oood ku ceshanayso like isaar
@maryandagan6167
@maryandagan6167 4 жыл бұрын
Ii7uiijj OP I'll kkolllo98ii
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
Inta jiifka kudawanaysa ee waliba iskaabulada ah heesta kawrama anigu waxan rajayn inaan kabaxo iskaabulada gabadhii rabta inay ayana kabaxado iskaabulada fadaln isoqabo waa iga daacad
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣
@niciimalove803
@niciimalove803 4 жыл бұрын
Hhhh inoooo😂😂
@nimcosaalim1978
@nimcosaalim1978 4 жыл бұрын
Hadaan labda dumri iga so horyn waan ku so qabnlhaa hhhhhhhhh
@nimcosaalim1978
@nimcosaalim1978 4 жыл бұрын
Hady tu afrdna is keento Marnwda Aroos plz
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 4 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi wan qoslay inaa ani ishegaysi lee modayba
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
*Waa zer dawlad caankii ee si xushmad le U saar*👇🙏
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@manaahilqn3428
@manaahilqn3428 4 жыл бұрын
Ado saas og maxaa u dhageesaneee Hadalkaa dhaheeso qalbigaada ha qaatovmarka hre🤨
@a.fitahphotography5797
@a.fitahphotography5797 4 жыл бұрын
Kow wll Mrka hure Naftda ka fikir ka dip dadka wx la wdag Qof wlpo wx wo oghy sx Adiga Ahan You tob wd le Dahy sx Quran mad so dhig tid Adiga aya leh in an ku dhaho wa qald wyo Qalpi gaga kma war qapo mrka xlda la soco 🙏🙏🙏
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
@@a.fitahphotography5797 hush waryaa its not your place
@njmabaashe6405
@njmabaashe6405 4 жыл бұрын
Utube kga heesahad soo dhigyso mnay qalbiga dileen adigu horta nftda so habe marksd wax no shegiye o Quran so dhig🙄😂
@mohamuudomaryusuf-my4gg
@mohamuudomaryusuf-my4gg Жыл бұрын
Sakariye kobciye jcylka xaqiiza wuu yaqaaana arooskizii hestii Hani😢 aayaan ani cimamadiza ka fuqay ninka kliya da.diza iyo murtiduzu farqi udhexeyaan weye walhy Zakaria kobciye ❤❤
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 4 жыл бұрын
Fanaanka naagta ugu quruxda badan qaba anshax awoowe big fan wlhi ..... heesta meletri jacayl galay ban ka tageere heesihiisa
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
Oooo wwwww wlhi #anshax iyo #ayaan keliya ma quseeyso heesta lamaane badan ayaa xladahaan kuwa kadran hadaba la noool sida aniga iyo gacliyaheeyga 2deena family asgana cidiisa ima jeclo aniga cideeydana asga ma rabaan lkn anagana madax adegeena 5 sanno ayaan kuwado soconaa hadana innaan aqalgalno ayaan rabnaa waxwlbo dhacna inaan guurkena baaqan inta is jecel allow haisku waayin💞🌍💯😭😭
@laylamursal7837
@laylamursal7837 4 жыл бұрын
amiin amiin xbbti
@c.rahmandahir9404
@c.rahmandahir9404 4 жыл бұрын
Naguu ben badnaa mid kasta waxay le dahay waxnu kelaa igu dhacay
@mamixabibti9256
@mamixabibti9256 4 жыл бұрын
Masha Allha Abayo Alle ha idin shaqiro wayo jecelka waa xanuun badanaa yahay labo qofoto oo nasib leh ayaa is helo wlhi aniga neh Alle ha iso celiyo jecelkeyga 😢😢😢😢
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
@@laylamursal7837 aamin xbibiti
@queenoflove6860
@queenoflove6860 4 жыл бұрын
@@mamixabibti9256 aamin qali allh kusoo celiyo nasiibkada allh ku hagajiyo
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Ayyy qiso xanun leH 😭 .anshax Ayaan💝💟 intaaa duco numartan xigtooy isku dara Qalbigaa ugaawad duceY abid wada jiraa❤
@daahiryoung3169
@daahiryoung3169 4 жыл бұрын
Thnsk xppti adi io ani nola duceyo dhiman bes ah
@farxiyacali6022
@farxiyacali6022 4 жыл бұрын
M.a
@waxogow358
@waxogow358 4 жыл бұрын
Ereyadu waxay abbaarayaan qalbiga labada ruux,sakariye kobciye legend 🥰
@mustafexaaji4830
@mustafexaaji4830 4 жыл бұрын
Caqli saliim ah Zakariye kobciye cod wanagsan Anshax marwo daacad ah Ayaan video qurxoon Waqal guuleysta dhamaaan❤
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 4 жыл бұрын
Geenyooyinkii haber jaclo ee fariidada ahaa ayaad heshee ku fara adeyg anshaxow ind🥰❤❤❤❤
@bilanraaxo884
@bilanraaxo884 4 жыл бұрын
Haa wlee tasaan been ahayn habaryarayhay wle waa dunxariira hooyaday gobsan ayaaba kujirta indrkay anshax ii ilaali indr habaday
@asmaosman8372
@asmaosman8372 4 жыл бұрын
Wllo hadad ayaan garanayso iga daba gee shekadan ? Lkn dadku waxay modayan in ay ayaan anshax darti ninka ay u kala tagen lkn anshax hortiba way kala tagen saw maha
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
Sheekad iga dabageey walalay inantu ma habjecel ma nin horay kal tagan ayan Edabsan 👸🤴
@queenanaya275
@queenanaya275 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 geenyo ku lahaa timidity hore miday 🤣🤣
@hoodahooda1688
@hoodahooda1688 4 жыл бұрын
@@Suhuur1 haa wll labo caruura ayay u dhashay bin hore
@ednamouze6935
@ednamouze6935 4 жыл бұрын
Mnsha allh allaw iskudaa oo isku barakee lamaanahan qrxdabadan❤️💍🤲🏻 intii is jecelna rabbaw isasii😢😔💍❤️🤲🏻 somaaleey jealouska inga dhaafa
@abdulahi252
@abdulahi252 4 жыл бұрын
Jaceylku ha waaro❤2021 hadaa daawaneso heestan like saar
@fartunhaji9217
@fartunhaji9217 3 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@ugbathcabdiibraahim1432
@ugbathcabdiibraahim1432 3 жыл бұрын
Ha waaro🤟
@aman_jzofficial6461
@aman_jzofficial6461 2 жыл бұрын
Ha waro 6/9/2022 dawnya ma ficnthy
@ikandakane8299
@ikandakane8299 2 жыл бұрын
2022 kkk
@FaizaomarkhalifFaizakhalif
@FaizaomarkhalifFaizakhalif Жыл бұрын
2023😂dawanaya
@Suhaila685
@Suhaila685 4 жыл бұрын
Marka dhegeysay am crying walahi the meaning is powerful 😭😭😭😭😭😭 qof waxaa maray ayaa garan karaa I remember my first love after 15 years separation of our life alxm am mumy of 4 😫😭
@umalitohassan2304
@umalitohassan2304 4 жыл бұрын
Naaa HuzH Edeep Ma LiHiide Jcllka ugu MuHiimzAn waka Waaliidka OromoY
@Suhaila685
@Suhaila685 4 жыл бұрын
Umalito Hassan Who’s Oromo learn how to talk politely naya . Do you know me!! Shut the f up. 😡
@muslimahhassan8210
@muslimahhassan8210 4 жыл бұрын
Same here 😥😥😥😥
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 4 жыл бұрын
Abaal nin gala waa la helaa se nin gudaa ma jiro waxa guur ugu wanqagsan waa ka waalidkaa raali ka yahay
@Suhaila685
@Suhaila685 4 жыл бұрын
Indho Uroon indho deeraaleey absolutely agree with you walalo.
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 4 жыл бұрын
Anshax haduu fanka ku jiri lahyn dhadhan malahan lahyn ninkaan waa cajiib😍😍
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Hargeisa so saartay waxba mu noqdayn wlhi
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 4 жыл бұрын
@@shaadiaofficial7006 codkiisa soo saaray wllo dhuuntisa dadka barty 🙏
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
shaadia official Meeqa fanaanaa hargesa joogto maxaa usoo saari weyseen naga daa xayeysiiska 🤣🤣😂
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 4 жыл бұрын
Fanaan aroosa oo hees u sameeyay fanaan kalloo aroosa ❤ *Anshax iyo sekeriye kobciye*
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe ii saar plse wlloh qlli
@cambaraluul2251
@cambaraluul2251 4 жыл бұрын
Ibraahin lugo lugo
@fathiabdallahahmed8597
@fathiabdallahahmed8597 4 жыл бұрын
Heestan waa u egtahay mid sakariye kobciye sameeyay Ereyo faseexa buu sameeya
@mohamouth6030
@mohamouth6030 4 жыл бұрын
@@fathiabdallahahmed8597 isagaaba sameeyay
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu 19 сағат бұрын
Finally wy isku so labtern ilhoww ha kla fogaynn❤ 😭
@omerhaji1
@omerhaji1 4 жыл бұрын
•Laabteyda waxaa ku duugan •Dushana ka muuqanaynee •Haddaan furan lahaa dibnaha •Dadkaan ceshadeen ilmada😭 Waxad mooda zakariye kobciye Anshax gudahiisa inuu ku dhex jiro siduu ereyada ugu soo diyaariyey iyo laxanka waan ku taageersanhy z.kobciye nin culus💯💯🥰🥰
@hassanmohammed985
@hassanmohammed985 4 жыл бұрын
Hi
@faizabullay2330
@faizabullay2330 4 жыл бұрын
Alle haysu kin daayo ayan iyo anshax 😭😭😭💔❣💫 Wlhi waan ooyey cawaa hesta qisadeda😭😭💔😭
@raaqiyoasad5396
@raaqiyoasad5396 4 жыл бұрын
Wlhy waan oyey markan dhegyzaty heeztan ayaan tankudhacday any igu dhacdy lkin ima qornyn in aan laziinoloado qofki aan zaaz dartiiz uzameeyey anzhax bowe gabadha qalbigeeda ilaa oo yey niyad jabin zidaydokle anigu hada waan kaniyad jabay guurdhan heeztazna qalbigygay dhawacday allha izku kiin daayo awlad khayr qabtana hinakla ziiyo inzha allh
@aliabdala4937
@aliabdala4937 4 жыл бұрын
Raabi subaxan waa tacan hau jock sidan uu jlhy my wife xasuus wlh wan isaaka iilimey maar walibo an maqalo heels 😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️ N C W
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
DaYn maaYo sidaad uTidhi dartii xabsi aan ugale😭 Hmplyo wad isku sobxsane isku baqi ahaada❤
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe ii saar plse wlloh qlli
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
Rasmi HoYada Jcylka
@calicabdicawil7241
@calicabdicawil7241 4 жыл бұрын
Wlahi waa qiso uu dareemayo qof ay ku dhacday oo kaliya🤩🤩balse waxa qisadankasii xanuun badnayd mid nagu dhacday aniga iyo xaaskayga qaaliga ah NASHAAD AHMED MOHAMED oo wlahiya ma rabo inaan halkan public kaga sheekeeyo arimo family oo xaasaasiya arinkana saamayn kulahaa darteed maadama aanan ogolaasho ka haysan jacaylkina ilahay nagu guuleeyey waalidkiina hada ayna wada jecel yihiin balse waxan raba inaan arinkaa mar book aanka qoro insha allah inkastoo imikaba mid xusuus reeba hayo oo xataa ubadkayagu ogyihiin sidaanu isku helay waxa ilahay mahadii ah in markanu guulaysanay aanu wada saamaxnay waalidkayo oo xataa ayaga qaar dagaal dhexmaray waxan ilahay ka balanqaadayaa in dhamaan walidkayo intii arinkayaga xuman iyo wanaagba ku gashay ooyka midyihiin qaar hada naga hooseeyaa inay maanta isugu kaayo mid yihiin ama noo simanyihiin 😭😭😭🍎🍎🍎
@ayaanjanomahamed4499
@ayaanjanomahamed4499 4 жыл бұрын
Heestu miyey qoysantahay inadeer qllih AYaan hambalyoh hambalyoh dhisma o dhaqma adi dumo fanan anshax wxi dhacayba ku gulaysatay jecelkiniyeh👏♥️♥️👏👏
@yusraabdirizak5764
@yusraabdirizak5764 Жыл бұрын
Ilaahow intii isjecelba isu keen ee kala durugsan sida aniga iyo qofkan dunidan ugu jeclahay oo wayaha aduunka ku kala masquulsan waxan rajaynaya markan marka xigta een qoralkan soo booqdo anagoo midawno oo wada faraxsan i.a🥰💯❤🥺🤲
@MahomedyreMahomedyre
@MahomedyreMahomedyre Ай бұрын
Amiin wll
@maaidaqaaliofficial2735
@maaidaqaaliofficial2735 4 жыл бұрын
Masha allah jcylka xanunkiisa waxaa dareemi kara qofkii jcyl dhab ah soo maray Isku waara Anshax iyo Edebsan
@saraalimohamoud2177
@saraalimohamoud2177 4 жыл бұрын
Waqal studioo intii jecel 1million kaaro like isaar somaliye🥰🥰🥰🥰🍁🤩🤩👌🙏🙏💪💚😘
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Waan kuu saarey ee iisaar adna subscripe wlloh qlli
@asma33asmashukri5
@asma33asmashukri5 4 жыл бұрын
Walahi wan qiroday 😭😭😭😭😓😓 wll ale haysku kiin barakeyo walahi hes tani way iga gadantay form hargaysa c.risaaq anshax ❤and ayaan❤💋alx hadu ale idin mideyay .
@iimaanaxmad8953
@iimaanaxmad8953 Жыл бұрын
Labo sano kaso warergty maantana labo ciyaala bey heestaan masha allah ilaahow isku daaa 😭🤲🏿jecliya dadka is jacel oo been iyo khiyaano iska ilaaliyey 😩qof kasta qof ku jacelyhy ilaahy calaf hays kugu daro 🤲🏿🥹
@fardusahmed6366
@fardusahmed6366 4 жыл бұрын
masha allah tabraklah Allahuma bareek🤲 jacylkii oo cadiya ka muuqda barkooba Allow dunida ku dhamystan intad noshihin jacylka xasad iyo xuman wadyal idinka nabadgali🤲🤲
@drgaas1826
@drgaas1826 4 жыл бұрын
"Alle ha isku kiin daayo lamaane dhib isla soo marey nolosha inta idin hartey dheef ku dhameysta idinka alle". HA WAARO JACEYLKU♥️
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Walee waa qiso xanuun badan qofkii jacayl dhab ah hayo uunba dareemi kara qisada Anshax iyo Ayaan wxii duhur iyo habeen dushaada canaan ku dhacey 😢
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Ай бұрын
Beenihii ugu waaweynaa aan maqlay😢 maalinkaana waan la qiirooday maantana ciil baa iga haya
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 4 жыл бұрын
Alfanaan/ Abwaan/ Mulaxan #Zakiye_Kobciye💯👏 Amazing Words words that touch the heart Waad iga ilmeysiisay😥 Qisada Heesta sidaad ugu Sameysay Erayo udhigma💯✅ Fanaankeena Anshax iyo Awridiisa Ayaan Rabbi ha idiinla jiro Guuleysta
@adisom1396
@adisom1396 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye❤❤❤❤❤ Ereyada iyo laxanka heesta ✌👌👌👌
@Dhaga-baceyr
@Dhaga-baceyr 4 жыл бұрын
Anshax iyo Ayaan Hambalyo💝👏 Cadawgiinnana cagta ka hoos!. Xaqiiqdii qisadaani waa mid aad iyo aad u xanuun badan😪 Erayada qaarna xasuus bay igeliyeen oo qiso jacayl oo 2014 igu dhacdayoo aan dhibaatooyin badan u maray oo ugu danbayntii guuldarro ku idlaatey ayay isoo xasuusisey🤦‍♂️😢 ▪︎Laabteyda waxaan ku duugan ▪︎Dushaana ka muuqanaynee ▪︎Haddaan furan lahaa dibnaha ▪︎Dadkaan ceshadeen ilmada😭 Qisaba qiso u eg e, xasuus baan galay oo 6sano iyo bilooyin kahor wax igu dhacey ayaa toos iisoo hor istaagey😑.
@m......r9735
@m......r9735 4 жыл бұрын
I,m so sorry wll wxn filaya lkn aminkan in ad hasha badal qar qawo
@naagadag4493
@naagadag4493 Жыл бұрын
Sorry 😭💔
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 7 ай бұрын
Dooqeygu haduu noqdoo ayaan doorto calmadeyo laxankaa iyo musicaga heesihii reer xamarkay u eg tahay heestii aroos laga qaadey oo abid ugu macaaneyd ila hada wan daawada oon dhageystaa allaha isku barakeeyo
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 Жыл бұрын
Dadbaa jiro xasidoo dulmigu lawaregayo 😢 True and emotional song Malinkii sobaxdey ilaa hda mrna kma cajisin. Anshax 🙏 Inta iga danbeyso love ♥
@hothanniitah2325
@hothanniitah2325 Жыл бұрын
Wlhie wll anpa waa hees qiso Leh xaqiiq😥
@faziaahmed9537
@faziaahmed9537 4 жыл бұрын
Baraka’Allahu fekum. Allah ha isu kiin daayo. Hambalyo Anshax iyo Ayaan.❤️😍🥰
@bashiirhilaac5278
@bashiirhilaac5278 4 жыл бұрын
Waa Qiso xunuun badan wlee taaso kale ayaa gu dhacday Lkn imka nintii waa marwo ana iskan bul ahay wle waan ka Qiirooday ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax
@hodanosmaan9203
@hodanosmaan9203 5 ай бұрын
Wakhtiga heestan uu qaday cabdirisaaq murugo ayaan ku jiray istill wali rabigay ayaan faraj ka sugaya iyagana waan la oyaay allow isku barakee khilafka dheexdoda imika yalana xali yarabi❤😢
@axmedyusuf4068
@axmedyusuf4068 4 жыл бұрын
Dadbaa jira xasidoo dulmuun lawaregayee War jacaylka xasidnimada kadaya Umadeey walaidinkacabanayayee ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ hawaaro jacaylku🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@umukhairabdullahi7918
@umukhairabdullahi7918 4 жыл бұрын
Fanaan C.anshax waan taageera mar wlba hees ayu u qaadi jirey hablaha guur aad ku nasataan rabbiyow idiin ka dhig❤❤❤❤
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye fananka qaran waaye abwaanka jaceylka wow ❤️❤️❤️❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 ай бұрын
2024 balaya hees danbe aaminta😒💔😂
@fardowsoqurux133
@fardowsoqurux133 4 жыл бұрын
Calafku wa cajiib alle ba isku qoray walee mash allah hambalyo hambalyo👏❤️
@rayaanaragsan5339
@rayaanaragsan5339 4 жыл бұрын
inantii mnzhallah wy naaxday sidan may ahayn malmihii ay cali zaki heesta la duubeysey iyo maalmihii uu mehersaday Any way mnsha Allah isku waara ilma deerayaal anshaxaw yay geenyo kaa cpan ❤❤❤
@ayaanmawliidcayush1233
@ayaanmawliidcayush1233 4 жыл бұрын
Dee haa koly wll aroosbah galysaayo waa lys qurxinya😁mrkaa gabdhu waa iny isa si qurxisa wlzhayey
@khadraabdi7898
@khadraabdi7898 4 жыл бұрын
Ooo inantu ma fanaan miye ahyde
@ashadeeq53
@ashadeeq53 4 жыл бұрын
@@khadraabdi7898 may hnO
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
Tagaerayasha anshax iyo waqal studio like 👍 saara
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe igu caawi wlloh qlli
@omriyo
@omriyo 4 жыл бұрын
Laabtayda waxaa ku dugaan dusha anaay ka muqanaynee, Hadaan furaan laha dhabnahaaaa, dadkaan ceshadeen ilmadaa, dadkaan ceshadeen ilmadaa ❤️
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 4 жыл бұрын
Mansh alaah She's Strong Wlhii Haddda Ku jiri lahaa Boskeda Oo heestan la ii qaadi lahaa Wan ooyi lahaa Walipa Hall ka carooskayga Lknse Ufiirsoo Siday udhoolacadeynayso oo Jawi Deganaan ah Umuujinaysaa Taasi waxay Cadeynaysaa Inay Tahay Kun-karooon Ayan aragsan Edebsan Dhamo Wlsheey Nolashada farxad ku dhamaysoo💋😍❤❤ Hello anshax Be a Man Geenyada Ilaaaali Waa nasiiibkagga Iyo Walipa Haweenayda Sbb unoqty inaa is hantidaane She's Strong Queen Wlhii😘 Dadka dhahhaya Anshax Xaaskiisa hore ayuu dayacaynaa Sxbayaaal Udaaya Dadka Private life kooda Lamanahaa uduceyaa Ayaduna waa gabar Jecel oo dhib u martay Ayado kale abaaalkeda waxa laga dhigaa ina la Boqro Wa taas ragganimadu. Anshaxoow Gar Iyo Gardaba aniga wan kuwattaaa😍
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 4 жыл бұрын
Hadal ada dhameyay huno
@abdirahmanomar4687
@abdirahmanomar4687 4 жыл бұрын
Anaa ku qadayee ii oy huuno
@saidali5958
@saidali5958 4 жыл бұрын
Kalay❤️
@karlenabdi6839
@karlenabdi6839 4 жыл бұрын
Svar halimo hasjaash Hore bay ilmo uga dhammaatay Ökn caawa waxay u tahay farxad iyo guul saa qofkii ay xabsiga u gashau bay Caawa la guri gashay Aniga way oga fiican tahay waayo Nin 2naag qaba weligii haduu waasho Xataa ma fiiriyeen xagiisa mida kale 2nasg qaba reerkayaga ugama go,een Iyo waalidkey
@engmachomacho3743
@engmachomacho3743 4 жыл бұрын
Sidaas darteeda ayaadba u noqon ileen hindiyad matihid Somali baati aatahay 😜😜🤣🤣
@aaminakiinjibril2091
@aaminakiinjibril2091 4 жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما Hamblyo fanan aan tagero alle haydinka dhigo heerki isku raaga farxadna nolosha ku dhamaysta Axlaya yaa jacayl durusaha jacylka laydinka qadan doona hawaro jacylki dhaba👏😘💋💖
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Abdirizak anshax iyo dumo hampalyo hampalyo waqal studio 🙏🙏
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 4 жыл бұрын
Subscripe ii saar plse wlloh
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Apdihani ilkacaze official waan ku zray zhp adna ii saar
@azhaarahmed2878
@azhaarahmed2878 20 сағат бұрын
Familkan quruxda bdn illahow isku celi o farxadoda uso celi🤲❤. Illahow Ana wiilkan jecelahy idaah o calaf iskugu kaaya dar M❤ Wxn daawanya qisadan 24/1/2025 maalin jumce ah illhow siduu kheyrku ku jiro noga yeel inaga iyo intii is jecel🤲❤
@Caraaye77
@Caraaye77 4 жыл бұрын
fananka kaliya heesihisa badi dhagesto Anshax my favorite singer 😘🥰❤️👌 Hamplyo sxb qali isku waara o ubad kheyr qaba kala hela❤️😍🌍
@mariadiazofficial1476
@mariadiazofficial1476 4 жыл бұрын
Nin baad Reerkaga intaad oga so Go,do Barito meel cidlo kaaga tagayo inkasto raga aysan isku mid aheen allha uwanajiyo Lkn kuma dhiiradeen Reerkeyga inaan nin oga so Go,wayo iyaga yaqaan meesha iwanagsan o sumcadoda iyo sharaftoda ay ku haboontahay majiro waalid lajecel ubadkiisa nolol xun allha isku barakeeyo❤
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 4 жыл бұрын
Waalidku ma nin ayay unoqonayan oo waligoodba may daba joognanayan.
@aymanmiraf9076
@aymanmiraf9076 4 жыл бұрын
@@barkhatismail5099 😂😂😂😂
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 4 жыл бұрын
Ayman Miraf maanay ahyn😂
@aymanmiraf9076
@aymanmiraf9076 4 жыл бұрын
@@barkhatismail5099 haaa walal waa saad sheegtay lkse waridka in lagah ducaysto waa ay fcnthy meshay kula jeclyihna aaad martaa markaas horamar baad garaysaa
@zamkahenna3705
@zamkahenna3705 4 жыл бұрын
Ana oga go ay rerkeyga dartisna wax walpo ugu sosamray wuna igatagay nag kle iga dortay iyo basabowr walipa ano 1 will uhaya marka raga qar manaxan alle haka dhigo kuwi isku wara abid frxd kunolada anshax iyo ayan
@hoodocaynashe4614
@hoodocaynashe4614 4 жыл бұрын
Masha allh wlhi inbtiday ayan aniis saalax xaaji cali ayuu helay oo kasoo jeeda reer nasaba oo maalna haysta way u gashay illaahay haysku barakeeyo
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 4 жыл бұрын
Wall miyaa loodiday markii hore mansha Allah
@nastehacanaba8069
@nastehacanaba8069 4 жыл бұрын
Asba kama yareesto wey isku soo baxayan
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
Ma waxa dhalay aniiskii baabuurku la dhacay ee ahaa gudomiyaha waxbarashada ee gobolka sanaag
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 4 жыл бұрын
@@nastehacanaba8069 waa yaraystaa kuma oran walal
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
AA. AFTAAG haa walal aniis ki gumiyaha waxbarashade sanaag ee dhinta dhaley Alle haunaxariste
@nuuradiinonlinequraan6037
@nuuradiinonlinequraan6037 4 жыл бұрын
Jcylkeyga ugu horeyy wey idayacday oo ikhayaaanty nasiib daro 😭😭 Ilin saan uwaday iyo calaaacal Indhahaa ayaa imadoowaaday
@ismaacilxasab107
@ismaacilxasab107 4 жыл бұрын
Cc
@zakiyaabdullahi5247
@zakiyaabdullahi5247 4 жыл бұрын
Sorry wllkeeh😢😢😢😓💔
@samiiramoalim5205
@samiiramoalim5205 3 жыл бұрын
Sorry 😢😢💔
@faadumajaamac4996
@faadumajaamac4996 4 жыл бұрын
Ninkan waa ninka qudhee heeso dareen leh iyo reallatiya kusooheesa inta igu raacsan ilaahay hayna hanuuniyo heesu mawanaagsana
@masriaali984
@masriaali984 4 жыл бұрын
Amiin
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 4 жыл бұрын
inta Single Ka ah Like ii Saara xaaslayaashu ha iska maqnaaadeeen
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Single isku tuntay 😀👆👆👆
@jabshabeel9091
@jabshabeel9091 4 жыл бұрын
Hal xaasle weeeyi sax
@fadxidinmaxamed5143
@fadxidinmaxamed5143 4 жыл бұрын
Sakariye Kobciye Ereyo Nool Ayad Leedahay Sxp Hore usoco pro
@faizoabdirazak8307
@faizoabdirazak8307 4 жыл бұрын
Masha alah masha alah jacayl dhaxal gala wax dhaama lawaa anshax fanaan respect full ilxun idinma aragto❤❤❤
@seynasaid8518
@seynasaid8518 4 жыл бұрын
Wllhy wan ilmeyay ilhw wax idin dhiba idinka dhawr😭😭😭😭😭anshax reer hargysa asagan ugu jecla heesahoda wnn jeclhy inn marlakulmo❤️ Anshaxow ankula dardarme ayaan marna hacidlyn Nacabka haujabin anignuna salaad wlpa waan idiinso ducaYn😭😭😭🔐🙏🙏🙏🙏
@maxamedqaaje1395
@maxamedqaaje1395 4 жыл бұрын
Uduceeya way isu soo samreene , jacaylka dhabta ahi waakan , nafta khatar loo gelin karayo 💪hawaaro jacaylku ❤️
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Qof qof u jeclaa loodiiday un baa dareemi karo😭❤
@neymahagio5222
@neymahagio5222 4 жыл бұрын
wlhi wa run abyo😭
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Laba qof oo is jecel laguma noqdo xaasid wayo Aha Wey is doten dad ka ayy iskadorten jacaylkoda ayaa ka awood weyn xaasidka Jacal quwadlhi malico anshax iyo ayaan Jacaylkodo muddo dheer ayuu sosocdy Ugudanbay cashaqi lasugayay midhihiisa curtay Wan kudorty wad idooraty nacab iyo cadow wax inama yellan ayaa hore lodhahy ❤❤
@mcaaneye125
@mcaaneye125 7 ай бұрын
inta og inuu furay anshax oo ka tagay like i saaara😂
@riyaaqcali9315
@riyaaqcali9315 4 жыл бұрын
Nin raga anshax sidaad yeeshy aad ayaan ugu faraxsanhy Alle hakuu barakeeyo Ayaaneey adna sido kle alle hakugu nageeyo halkaad gasho barwaaqo iyo badhaadho insha allh Jacaylki guulysta alle haka yeelo
@hudaomer9970
@hudaomer9970 4 жыл бұрын
Dayn maayo sidaa u tiri dartii xabsi aan gale woow ilahay ha barakeeyo reerka lkin ani reerkayga nin kama raacen ❤💋🌍💎
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
HeesTan macan weeye weliba markaad safar tahay oo aad laamiga saarantahay 🥰👍
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 200 М.
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Aamina
12:46
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 365 М.
ABDIRISAQ ANSHAX | DUCA QABA | XIDIGAHA GEESKA 2020
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Cabdirisaaq Anshax hadaan helay taan u hawlgalay 2017 hd
11:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН