WAR DEG DEG AH: NETANAYAHU & MADAXDA X4MAAS OO LA AMRAY IN LA SOO XIRO

  Рет қаралды 53,174

HBN Online TV

HBN Online TV

15 күн бұрын

WAR DEG DEG AH: NETANAYAHU & MADAXDA X4MAAS OO LA AMRAY IN LA SOO XIRO

Пікірлер: 150
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 13 күн бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@A.Muslim.girl.from.Yemen-
@A.Muslim.girl.from.Yemen- 13 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖}.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•،.•_√•^^•°|√|
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 13 күн бұрын
Maxakamadu waa hadal warkedu yuhuuda dadka shacabka falastiin ee la leynayo hadii ey awood ledayahay mey ka joojiso dagalka
@XakiimoMaxamuud-mk2pe
@XakiimoMaxamuud-mk2pe 12 күн бұрын
7😊😊
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 13 күн бұрын
Waa sheeko kale xamaas maxay sameeyeen ayagaa la laayey shackooda oo la xasuuqey Alley leeyihiin ee Allah ha garabkooda ha buuxiyo hana u maciino walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo xamaas wey guuleyysanee Isha Allah ee Allah ha u soo dedejiyo guushooda iyo xoriyadooda walaalaha xamaas aamiin
@abdifatahabdullahi1863
@abdifatahabdullahi1863 13 күн бұрын
Very true waxay tani kamid tahay cadala darada calamka yala manta.
@user-xd6zm3of2j
@user-xd6zm3of2j 13 күн бұрын
Haw baqan ragan Rabi baa ilaashanaya oo dalimiinta la qaqaban doona Insha-Allah
@fuadmohamed1055
@fuadmohamed1055 13 күн бұрын
Cajiib ilaahey ha ufududeeyo Xadhigga Madaxdaas Yuhuudda
@hajjiismailyussuf1426
@hajjiismailyussuf1426 13 күн бұрын
Waan Garanay , Netinyahu iyo wasiiradiisa in ay Galeen Dembi, Muxuu yahay Dembiga lagu haysto Madaxda Xamaas
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 13 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@user-mc6ow3ge8s
@user-mc6ow3ge8s 13 күн бұрын
Caddaalad ma,aha inlasimo madaxda dulmiga iyo xasuuqa gaystay iyo kuwa wax iskacaabinta
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 13 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga ee dhexdooda ku jiro aamiin maxkamada waa mid loo sameystey muslimiinta iyo dadka madow Aqligooda waa in ay fahmaan umada muslimiinta
@user-xd6zm3of2j
@user-xd6zm3of2j 13 күн бұрын
Allahuma AMIIIIIIN Insh-Allah
@maxamedcabduqadir4132
@maxamedcabduqadir4132 13 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊
@shamisali4599
@shamisali4599 13 күн бұрын
Maxkamada dulmiga waye xamaas 3 qofod laga xukumay srael labo tankale 75 sano dadkan. Ladilayay away dambigas ninkan Amerika ka baqaya sharaftis wuu ilashana sas xamaas ugu soo daray fera weynka
@yayayacin
@yayayacin 13 күн бұрын
Nacdal kariim khaan alaha duleeyo kufaar kufaar yaarabi dulee waxaa magaca muslimlee khaan
@markcaa2942
@markcaa2942 13 күн бұрын
Nacaltullaah alyuhudiin iyo wixii lashaqeeya
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 13 күн бұрын
Mowliidow magic kale maad ugu yeertaan waxaani maxkamad ma ahane subxaana laah ilaahey idin qabay
@rbcofficiall315
@rbcofficiall315 13 күн бұрын
الحمد الله
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 13 күн бұрын
Subaxanallah dadka isxuraynaya in ladhaho halla soxiro wa nasibdaro
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 13 күн бұрын
war cajiiba 🎉ar waa wareey
@dhaqanemp
@dhaqanemp 13 күн бұрын
Weli official uma soo saarin ee waa wareysi lala yeeshay xeerilaalyaha (CNN )
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 13 күн бұрын
Gaalo waa taaa ninkii naxariiska sugayow ama cadaalad Subxanallah
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 13 күн бұрын
Xamaas Wuu ku xadgudbay waxba may kufsan lkn waxa la yidhi miskiin ayaa leh misko la fuullo free falastin ❤❤❤❤❤
@yuusuf786
@yuusuf786 13 күн бұрын
Bembiilaha waa Binyamin Nataniyahu
@ahmedmuse327
@ahmedmuse327 13 күн бұрын
Asc Mowliid ismaacil Haniyaa loo jeeda Raga kale cid waxkaqaban karta majirtan isleeyahay
@dhaqanemp
@dhaqanemp 13 күн бұрын
Waa talo soo jeedin xederilaaliyaha ICC ee weli maxkamadfu (garsoorayaasha). Goaan sooma daarin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 13 күн бұрын
Yaaah ismail haniyah sabab
@Gojoji_editz
@Gojoji_editz 13 күн бұрын
Allah albar
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 13 күн бұрын
Maasha Allah Guul halaxidho Yuhuuda😂
@shaaboshabomoqdisho5213
@shaaboshabomoqdisho5213 13 күн бұрын
Maansha alaah❤
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 13 күн бұрын
ilahey maxkamadisa ayaan sugeynaa
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 13 күн бұрын
No No No Yahye and ismail and mahamad
@shariifabdikadir9182
@shariifabdikadir9182 13 күн бұрын
GOOD NEWS QOF KASTA OO DAD LAAYA WAA IN LA MARSHAA WAXA UU MUDAN YAHYA
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 13 күн бұрын
Xaakimka wuxuu ka cabsanayaa gumaysiga Oo afka kuma balaarin cadowga Kooxda is difaaca wax dambi ah maygalin Waana laga cabsanayaa yuhuuda
@asiliborle6342
@asiliborle6342 13 күн бұрын
Waa kariim khaan baxa
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 12 күн бұрын
Maxkamad mahaan waxaan
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 13 күн бұрын
Allah ka qabto maxkamada baadilka iyo dulmiga muslimiinta wey soo qaban waayeen marka marmarsiin ey ku raadinayaan si ey u soo qabtaan laakiin muslimiinta kuma baraarugsana in loo danleeyahay madaxda xamaas si loogu aargudo yahuda allah ka qabto gaalada allow yahuda jebi ,allow u gargaar walaalaheena falastiin allow garab gal
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 13 күн бұрын
Waa la soo jeediyey amarka maxkamda lakin yaa qabankara waa un shinbiryahow heesa
@fadumoahmed9887
@fadumoahmed9887 13 күн бұрын
Marabaan in ay natinyaahu xiraan laakiin waxay axay u dan leeyihiin in ay soo qabtaan madaxda falastiin
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 13 күн бұрын
Yahye iyo mohamed mawa rabaan iney safraane lakiin waxaan ka naxey ismail haniiyah
@CabdiCaraaye
@CabdiCaraaye 13 күн бұрын
Asc
@CashoShaxmed
@CashoShaxmed 13 күн бұрын
Alahu akbar ❤
@maxamedcabdi1334
@maxamedcabdi1334 13 күн бұрын
Ushaqysaah.maraykanka
@SalahMoallinAden
@SalahMoallinAden 13 күн бұрын
Kareem Khan ladahiisa ayuu u baqay hadduusan ku soo dari laheyn madaxda muqaawamada
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 13 күн бұрын
WAAN SOO DHAWEYNAYAA GO AANKA MAXKAMADA ICC
@ahmedmuhumed9744
@ahmedmuhumed9744 13 күн бұрын
That is in comparable judges. It's not exceptable for hamas leader to be arrested.
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg 13 күн бұрын
.allahu.agbar.illahow..aday.cadaaladu.gacamtaada.ku.jirtaa..illahayow.guusha.sii.mujaahidiinta.xamaas.waxaas.maxkamad.ma.ahan.waa.shirqòol.lagu.qaban.rabo.mujaahidiinta.rabiyow.ku.maleegaya.dabinka..quwadaada.ku.qabo
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 13 күн бұрын
Waa abaalkeen markaynu isku dhiibnay kufaar ee aynu kitaabkeenii dhabarka ka tuurnay inay biblekooda inagu karbaashaan.
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 13 күн бұрын
Turkukigu hadifaaco haniya
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 13 күн бұрын
Mxd Dayf Yahya Sinwaar Ismaaciil Haniyo 76 Sano Ayaa LA Kumaadaayay Mana LA Aqbali Karo In LA Soo Xiro
@rukiahashim7035
@rukiahashim7035 13 күн бұрын
😂Bibi Malikowsky oo loo yaqaan Netanyahu xarigiisu waa muhiim....
@user-cz6nm1kl4l
@user-cz6nm1kl4l 13 күн бұрын
Waxay iila muuqataa in israa iil lagu raali galiyo ama ay dan u tahay sideedaba cadaalada ay dunida maanta ahi sheegto waxay lid ku tahay dhinaca tabarta yar bal inay waxani dhoob dhoob yihiin waxaa falastiiniyiinta lagu eedeeyey kufsi waynu arkaynay dumarkii ay sii daayeen wanaagii ay ka sheegteen allaah ayey cadaalad ka sugi insha allaah
@moallim1000
@moallim1000 13 күн бұрын
Waa Caddaalad darro weyn. Garanay 2da gacan ku dhiigle ee Gumaystaha ah. 76 sano oo xasuuq, dhac iyo xabsi lagu hayey Falastiin maxaa loogu daray xukunkaan aan caddaalada ahayn.?
@engilyas44
@engilyas44 13 күн бұрын
Niinka gallo caddalad kasugayow gallo waa ta?
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 13 күн бұрын
Waxaa Qalad ah In Ay Xiritaanka Ree Falastiin
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 13 күн бұрын
Hooraa loo yiri nin xoog leh ayey xaajo u toostaa
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l 13 күн бұрын
Nooooo taas cadaalad maahin in madaxda xamaas lagu lifaaqo naartayaahuu oo xasuuqa boqolaal falastiini ah malyamaadna qixiyey
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 13 күн бұрын
In maxkmad lasoo taago sahnuuniyada isral wan soo dhaweynaynaa waliba diltoogasho loogudaro
@MaxamedKhaliif-du2qh
@MaxamedKhaliif-du2qh 13 күн бұрын
guul uu hoyata faalastinita lakin waax kaa xumaha hoogamiyasha xamas in lugu daro
@RamadanHilal-pg6zo
@RamadanHilal-pg6zo 12 күн бұрын
Wa filine amba wa dimine madaxda xamas
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 13 күн бұрын
Waxaas Waa dhibaato aad u ween
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 13 күн бұрын
Hhhh waxaasi ma maxkamadbaa Hamas kulahaa 😂😂
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 13 күн бұрын
😂😂😂
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 13 күн бұрын
Xamaas ayaa loo jerdaa waxaas waa siyaasad markii maxkamadu ksbaqday inay soo xirto nataniyaahu ayey isku qaad kadhigtay
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 13 күн бұрын
Waxaas waa qalad cadalad maha Falastin waa xaq u dirir dhulkega laga hesta ismailhania lama xidhi karo 😢
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 13 күн бұрын
OGI OGI SHAYDAAN AYAA KA ADEEGAY XUKUNKA AY SOO SAARTAY ICJ. MEESHANA WAXAAN KU JIRIN XUKUNKA AY KU SOO ROGTAY XUBNAHA ISKA CAABINTA EE XAMAAS.
@umurowda6887
@umurowda6887 13 күн бұрын
xadhiga madaxda xamaas waxa lagu raali galinayaa yuhuud iyo kufaar oo dhan
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 13 күн бұрын
Kkkkkk waxaas waa war dad dhulkuuda udagaalamaayo oo ladhahaayo hala soo Xero taas wax layeelayo maahan
@muxumedamir
@muxumedamir 13 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@boolowhaaji
@boolowhaaji 13 күн бұрын
Intee guri ku leedahay yahuuda waa beentisa kan kariim khan
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 13 күн бұрын
Nac nac Ismail haniya yahya sinwar iyo ninka kale maxay samayee
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 13 күн бұрын
Hania sinwar med taif wax ey qesteyne majirto lakine fashilki yahuuda iyo mareykaka barakiyisti iyo bahdilki falestiniyinta ey ilaa asaskii israel
@Xaawacumar-kg2hg
@Xaawacumar-kg2hg 13 күн бұрын
Gaalo xumaan badnaa subxaanallah maxey karabaan xamaas iyo nadaxdeeda maxey xasuuqeen dambi dagaal miyeyse galeen
@degaghedi1738
@degaghedi1738 13 күн бұрын
Xamaas maxaa laga rabaa macnaha isreal kaligeed wax looma dhibi karo miyaa
@mohazat5009
@mohazat5009 13 күн бұрын
Wa maxkamad daalimka iyo madluumka isku qasaysa
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 13 күн бұрын
Waxas ma yaqaanan beentooda inay sii wadan rabaan
@AbdillahiOmar-qd2lc
@AbdillahiOmar-qd2lc 13 күн бұрын
waxayi waa siyasad loga bajin nayo magxabada rayesul wasaraha youhuda
@casalasal6466
@casalasal6466 13 күн бұрын
ASC WLLE WAA SHEEKO CAJIIB AH NIMANKA YUHUUDA DEMBIILAYASHA AH WUU KA BAQAYAA MARKAASUU DADKII LA DULMIYEY DADKODANA 36KUN LAGA LAAYEY WHY LOOSOO XIRAYAA MADAXDA XAMAAS WUUBA WAALAN YAHAY NINKAAS
@user-ik9ck2ui3g
@user-ik9ck2ui3g 13 күн бұрын
cadaalada.aduunku.masidaasba.in.ninka.dadka.kaqaadaya.guryahooda.burburiya.kanaqaadaye.shacabka.falastiin.mawaxa.isdifaacaya.mise.kaboobaya.ayaa.isdifaacaya
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 13 күн бұрын
War waben wajilib is rael yaqabankaro
@user-mx3jc7mt1j
@user-mx3jc7mt1j 13 күн бұрын
Asc.walalken.qaliya.waxasu.waa.hal.bacad.lagu.lisay.kufsi.maba.jiro.yaa.wax.kufsado.dagal.baa.lagu.jiraa
@shukriabdi8342
@shukriabdi8342 13 күн бұрын
Was maxkamad dhinac ka raran
@ayanjama3170
@ayanjama3170 13 күн бұрын
Loguma tala galin in fastiin wax loo qabto ayagaa la xasuuqay
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 13 күн бұрын
In ismaaciil haniya aykudaraan way ku khasbanyihiin waayo ujeedadu maaha natanyaahu ee ismaciil haniya weyaan
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 13 күн бұрын
Yuhuuda lama rabo in laqabto waana been lkn 3 falastinyinta ah qabashadooda ayaa dabool looga dhigayaa ee indhaha musliminta ayaa lagaga jedinayaa
@user-xe7je3dw8n
@user-xe7je3dw8n 13 күн бұрын
Lama odhan karo waa maxkamad dad caqli lihi kataliyeen
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 13 күн бұрын
Waan ognahay in maxkamaddaan Ay tahay hubka ay xorriyadda Kula dagaallamaan yuhuudda iyo Ameerikaanka iyo kabaqaadyadooda reergalbeedka Iyagaana samaystay oo maal geliya waxaana markhaati kuugu Filan inay maxkamaddaas rumaysan tahay in madaxda falastiin oo xornimadooda u dagaallamaya yihiin argagixiso mudan in la xiro toosoo ah Fekerkii maraykanka ooy hadda Sharciyeyneyso maxkamad ku Sheeggaan ah qaadumka israa iil Iyo maraykanka iyo kabaqaadyadooda gumeystayaakaa ee galbeedka
@maxamedcabdi1334
@maxamedcabdi1334 13 күн бұрын
Waxay
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 13 күн бұрын
😂😂
@bossman1024
@bossman1024 13 күн бұрын
Marku cabsaday inuu iska dhigo cadalad maha cadalade waa kuwa dhan kararan dalkoda imisa aha kii lagumaday
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 13 күн бұрын
Kliya cida lagu socdaa waa madaxda xamaas sababtoo ah yuhuuda ilaahay mooyee cid wx qaban kartaa ma jirto ilaahayow islaamka u gargaar
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 13 күн бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🌎🌎🌎🌎
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 13 күн бұрын
Maxakamada ma aha kuwani denbigi ay yuhuudu gashay ayey rabaan in ay Xamaas half siyaan Allah swt ayey cadaaladu agtiisa taalaa e get lost ICJ
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 13 күн бұрын
Wax maxkamad caalami ah ma jirto madaxda xamaas waa xaqdaro in waaran loo jaro lkn waan ogaan doonaa halkay ku danbayso
@maxamedcabdi1334
@maxamedcabdi1334 13 күн бұрын
No.yaxye.iyo.ismaaciil.iyo.m.deef.nooooooo
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 13 күн бұрын
Sorry waxaas Waa war. Aan macno laheen
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 13 күн бұрын
Hayaay bin qafiir maxaa looga reebay
@user-xd6zm3of2j
@user-xd6zm3of2j 13 күн бұрын
Ismaciil Haniya maa dabar baa logaa dhaqdhaqisa? Waa la dabray ayay kaa dhigan tahay miyaa?
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 13 күн бұрын
Xamaas 3 Israel 🇮🇱 2 ey ll Labada wasiir ee maliyada abniga gudaha iyo kii nuclear halagu rido
@ayaanmahamed270
@ayaanmahamed270 13 күн бұрын
Xamaas waxba makofsato waxaraan kusigu dhaqanka islaamka
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do 13 күн бұрын
Tani waa wanka gawrac wayshu haku quus qadato madaxay ciida ka ceshan maxkamadu waa hiilo israil loo hiilinayo waxba kama jiraan weeye
@az.o.4694
@az.o.4694 13 күн бұрын
Waxaasi cadaalad ma aha Xamaas maxay samaysay.Ismaaciil Hanniya muxuu sameeyay? Ilaahow ugargaar masaakiintan loo xoog sheeganayo
@libanabdullahi2850
@libanabdullahi2850 13 күн бұрын
Waa shirqool lala damacsan yahay ismaaciil haniya iyo yaxya sinwaar iyo maxamed daa if markii la soo qaban waayay ayeey dheheen filinkaan aan u soo dhejino
@shaaboshabomoqdisho5213
@shaaboshabomoqdisho5213 13 күн бұрын
Laakiin xamaas maxaalagarabaa
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 13 күн бұрын
WAX KA JORA XUKUNKAAS MALAHAN MAXAA YEELAY HALKA AY MAXKAMADU 8BILOOD KALIYA UU XULUNKEEDU KU CAD YAHAY . FALASTINA WAXA AY FHIBAATADA KU SOCATA IYO GUMEYSTAHA DILKISABA 75-SANO . HADABA LAGUMA QANCO KARO XUKUNKAAS. MANA AHAN CAFAALAD.
@Xaawacumar-kg2hg
@Xaawacumar-kg2hg 13 күн бұрын
Waxlaga sugaayaan maahan in lasooxiro madaxda xamaas teeda kale gaalada cadaalad daradeeda xamaas 3nin yahuuda a 2nin
@felisabdi3794
@felisabdi3794 13 күн бұрын
Qosol miyaa tan, daalimiin waaye waayo marna ma rabaan iney Israel lagu qaado denbigaay gashey, si arinkaas loo dhiciseeyo waa iney cid walba ka dhigaan denbiileyaal, waa wax lagu qoslo….
@RamadanHilal-pg6zo
@RamadanHilal-pg6zo 12 күн бұрын
War max kamad ma jirteh eee iska firsada
@dahirali5436
@dahirali5436 13 күн бұрын
Oo ismail haniya maxuu xasuuqey waa sheeko been ah oo lagu xalaashanaayo madaxda xamaas
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 13 күн бұрын
Cadaladmahan maxame daif xarigiisu watakiye cidan hadan lalasimin dhigiisa tankale shekadu wa adnagarlihid adnagarlihid daddhulkodi xoglaguhaysto lagodomiyay dhankasta iskacabina
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA OO MARXALAD CUSUB GALAY #TOOS
33:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 10 МЛН
1❤️
00:20
すしらーめん《りく》
Рет қаралды 33 МЛН
когда достали одноклассники!
00:49
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
NIN DAAD QAADAY ICC XAG XAGAY. HAMAS-ISRAEL WAR
27:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 85 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3 М.
Opening remarks by Deputy Secretary-General Amina Mohammed - 2023 Development Cooperation Forum
2:55
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 32 М.
Important Celebrations at NATO 2024 - We Are NATO
1:46
US NATO
Рет қаралды 5 М.
Настоящий Железный Человек ( @ALEXLAB )
0:51
EpicShortsRussia
Рет қаралды 15 МЛН
Кому деньги нужнее? (это юмор)
0:39
ЮРИЧ
Рет қаралды 7 МЛН
ДЕВУШКА проучила МУЖА изменщика 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,3 МЛН
everything turned out to be not as it seems… 🤭👀
0:12
Viktoria Meyer
Рет қаралды 13 МЛН