War Deg Deg Mudahaaraadyo ka bilawday Borama

  Рет қаралды 13,546

Borama Cable

Borama Cable

23 күн бұрын

Mudaharaad Lagu Taageerayo Xuska 18ka May oo borama ka dhacay shucuurta dadweynaha
Link War ka soo Kordhay Borama iyo Xuska 18ka May
• War ka soo Kordhay Bor...

Пікірлер: 56
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 21 күн бұрын
Maansha Allah ❤❤ Happy 18May Reer Somaliland ❤ Guulaysta Gobolka Awdal ❤❤❤
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 21 күн бұрын
Waad mahadsn tahay wariyee llakiin waxaad qaladay cinwaanka barnaamijka farxada ah waxay ahayd dabaaldag inaad kadhigto maha mudahaaraad inaad ku sheegto halkaa iska sax saxiib
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 21 күн бұрын
NOOLAADA MY DADKEYGII GOBOLKII AQOONTA IYO GOBANIMADA, WE LOVE BORAME ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 21 күн бұрын
MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH WE LOVE BOORAMA CITY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 21 күн бұрын
Maanshalla guuul guuul qaranka somaaliland waan hambalyaynayaaa reer boorama waa geesiyiin waa hooyadii soomaaliland maanshalla
@abdihassan2371
@abdihassan2371 20 күн бұрын
Waa farxadii debaaldega 18 may maanshaa Allah
@khadragelle7801
@khadragelle7801 21 күн бұрын
Mudaharaad maaha waa banaan baxa xaflada 18 may af somaliga ha qaldin
@nathra7351
@nathra7351 20 күн бұрын
Guuul somaliland boorama Cadowgeedu hajabo guul somaliland
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 21 күн бұрын
Waan hambalyaynayaa boorama cable
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 21 күн бұрын
hambalyo Borama Cable gul Guul mashalah Tabarakallah !!! ilaahay ciidan ayuu naga beeray somaliland kulu shay yarjacu calaa aslihii dowladu waa shicibka muse iyo saylici waa shaqaaleh anaga noo shaqeeya !!!!!!! from saylac city
@AhmedMadhiin
@AhmedMadhiin 20 күн бұрын
Guul iyo gabanimo. Awdal happy Somali land
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 21 күн бұрын
Ader waa malanta samaroon laiibaya waa malan madaw
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 21 күн бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 21 күн бұрын
Khaladka intaa leeg maxaad uu sii xii weydeen ee aad qorteed mudaharaad halkay ahayd dabaal.daag. kaa maasaaxe waariye mudaharaadka oo ku qor dabal.dagaa
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 21 күн бұрын
Mashallah borama ha noolato, cadawgu ha iska cabaado
@abassadan2541
@abassadan2541 21 күн бұрын
😂😂 cadhowgrena waa Ethiopia adheer .
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 21 күн бұрын
@@abassadan2541 itoobiya iska daayo maxaad ahayd adigu, is cadee
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 21 күн бұрын
Maansha Allaah guul iyo gobanimo, happy 18 May
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 21 күн бұрын
MashaAllah
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 21 күн бұрын
Hooyadii soomaliland guuuul 18MAY
@user-dh4gt6px3e
@user-dh4gt6px3e 21 күн бұрын
@maxamed Cali Ibraahim Buuni ❤ 1:16
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 21 күн бұрын
Maashaa Allaah tabaaraka Allaah yaassiinkee reer somalilandoow cadawgiin ha jabee noolaada insh tacaalaa intay nololi jirto,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
@ahlanhussien
@ahlanhussien 21 күн бұрын
Maasha Allah
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 21 күн бұрын
Kkkkkkk waar haaye Ciwaanka iska sax mudaharaad ha.odhan dabaal. deg dhe 18 may guuuuuuuul somaliland
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 21 күн бұрын
Ader waa karada. Ayo jabka samaroon ader may 18 isaaq warayaha borama c, waa hoorkal
@user-ex7vv9vj6x
@user-ex7vv9vj6x 21 күн бұрын
Mansha allah mansha allaalh 💪💪💪💪🫶💚🤍❤️
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 21 күн бұрын
Alanabad haynagu gaadhsiiyo
@abdihassan2371
@abdihassan2371 20 күн бұрын
Noolaada reer awdal
@abdirashidalale8885
@abdirashidalale8885 21 күн бұрын
Masha alaah
@KalldiMhmed
@KalldiMhmed 21 күн бұрын
Mansha allaah
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 21 күн бұрын
Hanbaalyyo.shacab waaynaa rer booraame
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 21 күн бұрын
Xaqlaha somalilan waa Rer Awdal
@mudiali719
@mudiali719 21 күн бұрын
Reer awdal ma rabaan Somaliland 5 ciyaal ah macano ma sameneso
@idirisismail7431
@idirisismail7431 21 күн бұрын
Waaa la af duuuubey
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 21 күн бұрын
Caruur shanshan dollar looqeybiyey
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 21 күн бұрын
Mnsh allah guul somaliland hambalyo gobolka awdal
@user-dh4gt6px3e
@user-dh4gt6px3e 21 күн бұрын
Maasha'Allaah 😂 1:42
@nimasahal8599
@nimasahal8599 21 күн бұрын
Mashallaa💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@muxiyadincdheere4833
@muxiyadincdheere4833 21 күн бұрын
Boorama maclean la aan ayaakajirta xaalku waasidee
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 21 күн бұрын
Mahaa qaldan Xagee u yaa ayaan
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 21 күн бұрын
MA SNM BAY IS MOODEEN .
@mariansaid1129
@mariansaid1129 21 күн бұрын
is ku Kadiye wuuxu is modey idoor waagaash duuli
@nimasahal8599
@nimasahal8599 21 күн бұрын
HAPPY 18 MAY💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-vh1wu8rh5s
@user-vh1wu8rh5s 21 күн бұрын
Asc inangumeed laangaab ayaa leh baqdinta intaas le eg gabadhii reer boorame ayaa runta sheegtay oo tidhi ilmaadeerayaalow sida dumarka xinne marsada
@KhadarMuxumed-hz4iy
@KhadarMuxumed-hz4iy 15 күн бұрын
Yaab
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 21 күн бұрын
Abaabul kkkkk 18 may kkkkkk Dad aan shaqo lahayn. Iska ciyaara.
@abassadan2541
@abassadan2541 21 күн бұрын
😂😂😂 anaaba layaaban . Dabaal dag bey kuleeyihiin
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 21 күн бұрын
Dabaaldeg maxaad u odhan weyday intaad leedahay mudaharaad ? Miyaanad reer Borama ahayn mise afkeenaa kugu yar waa kaftan sidii walloweyntaad xogaa u yara hadlaysaaye kkkkkk
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 21 күн бұрын
Beenbadana dadkan waadad afduuban oo xooglaguhaysto
@isseyare837
@isseyare837 19 күн бұрын
Awdal land baa nahay No more idoor land
@AbdiasadMahamed
@AbdiasadMahamed 14 күн бұрын
Beenaale wa sawiro kale
@mariansaid1129
@mariansaid1129 21 күн бұрын
fak nieuws warya beenta ka dhaf dad ka doqon yahow Lita ee uraya uf war dabaqodhiyow Amus nin bahan gob Maha ya maskin
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 21 күн бұрын
Akhas
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 21 күн бұрын
Beenaale
@user-yw9dy4ov1v
@user-yw9dy4ov1v 21 күн бұрын
Saraakiishiinii la dilay ayaad ayaad codsanlahayeen in kuwii dilay cadaalad la marin farxadiinu waa been
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 833 М.
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 46 МЛН
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 61 МЛН
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН
football skills ⚽
0:13
Prasanta s Vlogs
Рет қаралды 7 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 07 06 2024
10:57
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Gabiley gobalka cagaaran: Jannadii galbeedka  somaliland 2024
33:38
Dalmar vlogs
Рет қаралды 20 М.
Old man prank 🤫 #workout
0:44
Alisher Style
Рет қаралды 9 МЛН
Озвучка @itsQCP  Нагетсы в постели @cookingwithkian
0:51
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 6 МЛН
Они убрались очень быстро!
0:40
Аришнев
Рет қаралды 1,2 МЛН