Prof: Samatar : Dowladda Xasan Sheekh, la mood, noqonse weyday "Wareysi"

  Рет қаралды 283,430

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Prof: Samatar : Dowladda Xasan Sheekh, la mood, noqonse weyday

Пікірлер: 424
@mosman12
@mosman12 3 ай бұрын
I really support the professor he should be in somalia doing his work as the Senator. if he can't work or live in somalia he shouldn't be Senator.
@hamadaosman6650
@hamadaosman6650 3 ай бұрын
Well said…
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 3 ай бұрын
​@@hamadaosman6650He is in Somalia! Only his breaks away . They were physically fighting in the parliament. They are animals and shouldn't be there , he can't change alone that corrupt parliament
@suadirem
@suadirem 3 ай бұрын
Don’t forget also he said we worked only 1:30 mint because of his other colleagues/senator simply Somalis don’t want work
@1h_a.642
@1h_a.642 3 ай бұрын
qaaaaaaaaa Q. ​@@hamadaosman6650
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 3 ай бұрын
Professor ku meeshani iyo dadkani maha dadkiisii iyo wakhtigiisii. Somalidaasi Konfureed,maha dad doonaya in ay heshiiyaan,waayo waxay ku heshiiyeen in ayna heshiinin,aduunka kula heshiiyay in khayradkooda la boobo. waayo,haddii ay heshiiyaan,aduunkana la heshiiyaan,Danntii gaarka ahayd ayaa meesha ka baxaysa,oo Danntii guud ayaa imanaysa Markaa,waadigaa arkaya Hassan Sheikh in uu meeshaasi,isku waxwalba ka yahay,waxwalba isaga ayaa u dhoofaya so sexeeyay,lacagtana soo qaadanaaya,sida aan argnay diyaradba kama dhaadhaco. Hassan dadkii ma isagaa ka hadhay,mise cid uu amino ayuu waayay.
@sagalii1
@sagalii1 4 ай бұрын
That's sooo sad to hear😢wlh we were hoping for any kind of progress😔😢
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 3 ай бұрын
I agree 💯 The youth are 70 percent they must stand up for the country and not waste more generations
@abdifataah44
@abdifataah44 3 ай бұрын
thats a good leader he told you the truth long life and health uncle
@MohamedEmmo
@MohamedEmmo 3 ай бұрын
is this your uncle?
@HalimaHajii
@HalimaHajii 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤h5535​@@MohamedEmmo
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs 2 ай бұрын
Xasan uraye sowkii lahaa sadexbadoodbaankuu hayna itoo biya😢​
@NimcoAli-hb1zs
@NimcoAli-hb1zs 2 ай бұрын
Adiga iyo walaalkaaba kaba qaadayaal ayaad tihiin wanna noqonmaysaan
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Professor cabdi ismaacil samatar we wish you longe life and good health 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 3 ай бұрын
Ilaahay caqliga iyo cilmiga haku barakeeyo profsor intii caqli leh wax waad usheegtay Doqona yeelkeed
@omarali4265
@omarali4265 3 ай бұрын
😮Arizona or Florida, there is 100th of san marina/Marino
@AhmedSaid-bz4do
@AhmedSaid-bz4do 3 ай бұрын
Aragti waxku ool ah, iyo oraah hufanee aqoon ku dhisan. Mahadsanid Samatar !!!
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 4 ай бұрын
WELL DONE PROF
@abdirashiidmohamed6820
@abdirashiidmohamed6820 4 ай бұрын
Well Prof Abdi samater
@Ceemeer.Bigfan
@Ceemeer.Bigfan 3 ай бұрын
He truthful man he talk about real -life in somali as sice 2012 we are not seen big difference up to 2024
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 3 ай бұрын
Absolutely, he is right ✅️...Somalia meel xun ku socota hadii laga gaariwayo....nin askari ah oo xoog ugu taliyo somalida RABI ha u so saaaro qabiilku dono ha ahaado....by growe puntland
@Fartun-ek2cs
@Fartun-ek2cs 3 ай бұрын
Walaal hanoogu ducayn kaase ee midqayr qabo noogu ducee
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 3 ай бұрын
By garooowe puntland ma dhahno anagu hanugu gaban neefyhaw Xooooog Iyo askarinimo siyaaad Barre baa wax ku qaaadi wayey Mid kale warkiiiisa daaaa
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Doqon baa tahay , soo siyaad Barre laguma hoogin
@museadam9815
@museadam9815 Ай бұрын
​​@@bilalabdi9148 Adeer laguma hoogine dowladimo Somaliyeed kama dambayn. Waxa bedelay qabaa''il mid waliba gooni isu- taagtay oon is ogolayn. Masheegi kartaa maanta dowlad micna leh oo dhulkii Somaliya la'odhan jiray kajirta?
@ismahaan12
@ismahaan12 4 ай бұрын
Asc Weriye&Pro Abdi Samatar Aad&Aad Buu u Mahadsanyahay wuxuu ka hadlay Pro Ku wax Realty ah Walaahay Hadii la Heli lahaa waxyaalaha uushegay oo Dalka,Dadka&diinta inoodana waynu guuleysaneynaa Yaalaga helikaraa intaad Ruu Qabsomalinimo&Diinleh Sharaftiisana Ilaalinaaya like MAXAMED CABDULAAHI FARMAAJO 👌👍🙏❤️ INSHAA ALLAH
@2pacyt980
@2pacyt980 3 ай бұрын
Majnunkaz tin berasho ayu 5 sano ku jiray midedkle farmajo somaha ki laha Ethiopia aya dakad usaxixa 😂😂 qabiil ayad ku tagere jahil ayana tahy
@mohammedhaji5782
@mohammedhaji5782 3 ай бұрын
Waa daacad runlow ah waana geesi runta abaaro waxaan isdhahayay wasiirka waxbarashada ayaa loodhiibayaa
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 4 ай бұрын
Man of integrity. I wish they would elect him for president. This guy has a stand unlike his brother who is hungry for power.
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 4 ай бұрын
Dowlad caadi ah Allaha noo keeno oo ka shakheysa danaha umada somaliyeed ❤
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 4 ай бұрын
Insha Allah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 4 ай бұрын
Walaahi prof samatar run ayuu sheegay
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Professor Allah noga dhigo madaxweyne Somali hadii qof iyo cod xalaal ah la qabto waa la dooranay isha Allah 👍✔️✔️✔️✔️✔️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AbdullahiJama-h9s
@AbdullahiJama-h9s 4 ай бұрын
Prof. Abdi Ismail waxaa lagu yaqaan run, daacadnimo, aamin , karti iyo waddaninimo. Intaas oo sifo ( characteristics) iyo weliba islaxisaabtan ayaa looga baahan yahay masuul kasta oo qabanaya xil dawladeed.
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 3 ай бұрын
Masha allaah prof Ismacil samatar
@MrVapi23
@MrVapi23 4 ай бұрын
He is a senator from San Marino but lives in America.
@abdullahihussein8791
@abdullahihussein8791 4 ай бұрын
Prof. Aad buu u mahadsanyahay, nasiib darada uu ka sheekeeynayo waa wax muuqata. Armaa dadkan barlamaanka iyo wasiiradaba markii la soo xulayayba loogu tala galay in ay sidan ahaadaa. Soomaali nimada meel meeshaa ka baxsan ha laga soo bilaabo Ma dhawa, 20 milion oo soomaali ahna dad fiican lagama waayayo
@YoussoufHousseinOmar
@YoussoufHousseinOmar 4 ай бұрын
Khayr allaha ka dhigo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 ай бұрын
Mr samatar is from Somaliland not failed state of somaliya
@murtitv6518
@murtitv6518 4 ай бұрын
Xamar dowlad ma taalo waa meesha ay ka kicilaadahay somalia
@ZakakarieHoussein
@ZakakarieHoussein 4 ай бұрын
Dhiigu Biyo Maha adero professeur abdi ismail samatar
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 4 ай бұрын
Prophasarku sifiican buu usharxay wa runti inta u sheegay deeq adiguna waraysiga wa lo baahna wad ku mahadsan tahay from buntiland
@bidaarhooleey3440
@bidaarhooleey3440 3 ай бұрын
Axmed nin KAAN ILAAHAY ha naga qabto walaal
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 4 ай бұрын
Prof. Abdi Ismail Samatar, wuxuu ka hadlay reer ba-ow yaa ku leh, wuxuu sheegay inay rajadu go'od ku dhacday, waxaase iswaydeen leh ma isdabaqaban karna, mise waan isfiirsana, sabaabto ah wali ma aanu toosin oo waxaaynu rabno dib-baynu ka qaban doona haddan garnab. Waa bilaahi towfiq.
@midnimomedia198
@midnimomedia198 3 ай бұрын
Mamshslah Prof Samatar wa aqoonyahan wadaniyad iyo aaminaad ka muuqato ilahay talaa wax garadkeena hanoogu dhiibo
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 3 ай бұрын
SAAQID Cadowga Somalia ilahow jabi WALALAHA ETHIOPIA 🇪🇹 QUWEE GUUL ETHIOPIA 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@Abdi-ns9ed
@Abdi-ns9ed 4 ай бұрын
Si hufan buu profserku noogu sharaxay xaalada ka daagan soomaliya mahadsanid
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 4 ай бұрын
Walaahi waa runtiis! Dugaag aan wax qaban oo tuugo ah ayaa meesha isugu tagay! Farmaajo group kiisiina waa lamid tuugo lee ahaayeen. Somaliya Ilaahay ayaa umaqan.
@artist_marwa01
@artist_marwa01 4 ай бұрын
Abti kuwan ad ku xiiqday dhag la qabto ma laha e kaalay laag barako shaah iyo caana lo'aad I gu la cab...
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 3 ай бұрын
Bar fasoor samatar run buu sheegay❤
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 ай бұрын
ASC ........ professor Cabdi Ismacil Samatar Aniga Oo ixtiraamaya Odayga Anigu waxan qabaa Aragtidayda Shakhsiga ah in uu yahay Khaayinul Waddan Waayo Waa Xaaran maqdaca In isaga Oo Dalka iyo dadka U dhaartay Oo ku dhaartay Kitaabka qur,aanka ah iyo qolka Eebe Shaqada uu qaranka u hayana Ku qaata Mushahar maaha sax in uu meel kale u shaqatago
@ZakakarieHoussein
@ZakakarieHoussein 4 ай бұрын
Inolow adero dhiigu biyo maha ❤
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 4 ай бұрын
Mahadsanid Pr. Cabdi Ismaaciil Samatar
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Ninkaan waa in la ilaaliyaa waa Hanti Qaran wlahi Maaashalaah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Prof wasiiirka wax barashada ama safiirnimo ayaa u soo socota
@mohamedabdullahiismail4013
@mohamedabdullahiismail4013 3 ай бұрын
Alle ha kuxafido
@kaderbare3466
@kaderbare3466 4 ай бұрын
All Somali waxba inaga wada qaldan Professor ka, aqoon iyo khibrad ayuu wax ku cabiraya waana xaqiiqo jirta Lkn inaka oon wxba fahmin ayaan negative la soo ordaynaa
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 4 ай бұрын
Masha Allah, professor aad ayaa kuu ixtiraamayaa, waayo ma arkin qof wadanka iyo shacabka sidaa uga fikira🙏❣️
@saidgesey8924
@saidgesey8924 3 ай бұрын
Qof tusaale u soo qaadanaayo gaalo markuu wax ku tusaayo waxba ha ka dhageysanin waa ku dhuminaayaa afkaar khaldan ayuu faafinaayaa Taariikhda Islasmka wax ku cabbir iyadana aamin. Kitaabka iyo sunnada ayaad wax walba ka heleysaa Tusaale u soo qaado Nabigeyna iyo saxaabada
@abdulmotisheikhahmed458
@abdulmotisheikhahmed458 3 ай бұрын
Adigu su'aal baan ku weydiin... wuxuu sheegay ma been baa? ka hadal hadalkiisa.. nabigeena salalahu caleyhi wasalam iyo saxaabada tusaalo waxaa loo qaataa hadduu muslim meesha uu jooga.. dad quran ku dhaaranaya oo hadana laaluush qaadanayo ma muslim baa? Allaha ha hanuuniyo dadkeena.. diid la'aan baa heysa.. Allaha diinta ku soo celiya
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Wallahi dameer baa tahay
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 9 күн бұрын
Waa aqoon qolof qalddam ku jirta profossor gabgablle siyaasadeed.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 4 ай бұрын
Maanshallaah, wariyoow waxaad la ogtahay professorka su'aalahooda hakuwareerin waayo xasan sheekh uma dhaqmayo madax weyne somaliyeed ee wuxuu u dhaqmayaa jamhad beeleed!!
@MohamedMohamedYasinJama
@MohamedMohamedYasinJama 4 ай бұрын
Kelmadda "Sharci dejin " inay erey bixin kale ku bedalaan ayaan kula talin lahaa siyaasiinta somalida oo badanaa adeegsata . Sharciga alle ayaa dejiyey manajiro cid sharci samaynkarta.
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 4 ай бұрын
Waar ma sharcigii diiniga, ee waa sharciga dadku dhigtay ee lagu dhaqmo. Sharcigii diinta lagama tegin ee ummad kasta oo Muslim ahi sharci u gaar ah bay samaysataa oo saameeya noloshooda gaarka ah oo ay iyagu ku kala baxaan haddii khilaaf yimaaddo.
@MohamedMohamedYasinJama
@MohamedMohamedYasinJama 4 ай бұрын
Wala ogyahy shiekhow midaas waxa laga wado sharaxad uma baahna kaliya isticmalka eray bixinta loo isticmalayo lasheegaya.
@hassanhashi4091
@hassanhashi4091 3 ай бұрын
@@MohamedMohamedYasinJama Shaqaalaha fulinta sharuucda ayaa kawanaagsan in ladhaho sharci datinta
@MohamedMohamedYasinJama
@MohamedMohamedYasinJama 3 ай бұрын
@@hassanhashi4091 aad
@FilsanFilsanmohamed
@FilsanFilsanmohamed 4 ай бұрын
Well done our prof Abdi samatar
@siciidocabdi-fm9qh
@siciidocabdi-fm9qh 4 ай бұрын
Mahadsan xildhibaane
@baroafkahooyo6091
@baroafkahooyo6091 3 ай бұрын
Professor ku xagguu ka keenay ama loogu noqonayaa meesha ay ka jirtay dawlada somaliyeed ee caalamku kusoo duulay 1884 tii ee uu kala googooyay? Xaggaan ka helnaa macluumaadkaa? Bal waydii
@AbdikarimOsman-lz2ie
@AbdikarimOsman-lz2ie 3 ай бұрын
Hal haysku dawlad ma shegaye somali qoomiyad ahan
@Ameen_hussein.
@Ameen_hussein. 3 ай бұрын
geledi kingdom, ifat kingdom, adal Kingdom, Karanle kingdom, Harla kingdom......
@2jaboisak761
@2jaboisak761 3 ай бұрын
Professor wax uun judge gareynaya oo aan dadka iyo dalka waxba kusoo kordhineynin soomaalida uunbaa laga helaa waa senator somalia ah waxuuna wax ka dhigaayaa jaamacada Minnesota halkuu dalka wax ka qaban lahaa
@yasinmuhudinadle8489
@yasinmuhudinadle8489 3 ай бұрын
I Called this prof. ( always right)
@somsaid2116
@somsaid2116 4 ай бұрын
Ilahay dalka iyo dadka ha bad baadiyo.waa runtiis Prof cabdi ismaacil baarlamaanka iyo dowlada maanta jirta malaha tayo iyo aqoon cid la xisaab tanaysana maleh.
@abdinasiryusufmohammed5101
@abdinasiryusufmohammed5101 4 ай бұрын
Prof : MoU gii Sl-ethiopia hoos looma dhigin ee waaba Public oo saxaafadda gudaha iyo debadda sidda WD Germany podcast ayaa siidayey dhawaan in heshiish loo rogayo markaa Somaliland waa la aqoonsanayaa ee orod gurigaagi tag oo gabilay dhiso koonfur shaqo kuma malihide Mahadsanid
@ayuubmataan
@ayuubmataan 3 ай бұрын
Damiirkaga waa dhintay boowe ee ilahey xaqiiqada iyo meesha aduunka usocda ilahey haku baro
@BildhanBildhan
@BildhanBildhan 4 ай бұрын
Walaahi Abdi samatar dadka siyaasiyiinta ah waxay ku neceen run sheega. Iyo danta wadanka. 30 sano ayaan maqlayaa asagoo somalinimo difaacaya. Waar soomaaliyeey walaalkiin runta ugu hiisha.
@Aftoohmedia10
@Aftoohmedia10 4 ай бұрын
Well done
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 ай бұрын
That is true
@abdirahmanhassan8441
@abdirahmanhassan8441 3 ай бұрын
Xassan waa qofkii ugu xumaa Ee Abid soo mara xukunka somalida malaha Aragti hogaamineed mid siyaasadeed Wax lagu qaato Malaha lkn hala waaniyo Waayo isaga Ayaa meesha jooga
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 4 ай бұрын
Maxaad adduunka isoo ga celin way deeen dee adeer sida ruushka indinkaan dad khar leba ahayn oon dawa lahayn idinkaan damiir ficil lahayn oon damqani hayne Somalia 🇸🇴 ilaahay duli idin bad allaahuma amin
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 3 ай бұрын
Make Somalia Great again.
@hassandaher3563
@hassandaher3563 3 ай бұрын
Somaliya madaxweyne dacada waxaa ugu danbeeyay .uguna horeyay uguna danbeeyay.ADAN CADE. Ilahay ha unaxaristo..inti kale waxay iska ahayeen .mar idhaha madaxweyne.
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 4 ай бұрын
Deeqow odaygaan maskaxda ayuu ka xanunsanyahay ,,,Maad weydiisid Marekanka maxaad ka qabaneysaa waayo Dalka somalia ayaad u dhaaratay markasta oo lagu arko marekanka ayaad joogta soo ma cada in aad hooshaada gabtay Adigoo kale ayaa wadanka dhibaato ku haaya lacag xaaran ah baad qaadataan waxaana tihiin tuugo
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 4 ай бұрын
Soomaalidu wax aanay dhuuxin oo aanay so fiican u dhagaysan ayay common Ka dhiibataa, oo ay dadka Isla caayaan,non walba qumanihii ayaa qoorta u sudhan
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 4 ай бұрын
Ninkani daroodna maaha hawiyana maaha lkn a wakaa runta ayuu sheegay waa ajande gaare cidi wadato ayuu Dhahay
@yusufnoor1725
@yusufnoor1725 3 ай бұрын
WAA WAX GARAD UMMADU U BAAHANTAY LKN,WAA LA HOR TAAGANYAHAY,WAXA HOR TAAGAN DAMIIR DAMIIR LAAWE QABYALEESTE IYO KUWO KALE OO KASII KHATARSAN,SHACAB DHINTAY OO ISKU HAYSTA IN AY NOOLYIHIIN AYA KU XAYNDAABAN OO AAN WAXBA GARAN,ALLE AYA U MAQAN DALKAAN IYO DADKAAN!
@cige3636
@cige3636 4 ай бұрын
ISAGOO HALKAA ISKA FADHIYA AYUU LACAGTA ISKA QATAA WAA XARAN
@mohammedhussengire6099
@mohammedhussengire6099 3 ай бұрын
😢😢 sorry Deeqda rabi nasiyay iyo sidan uugaran lanahay wa mid laga murugodo. Ilahow qulubtena mideh OÖ guunimadan gobanimo nogubadal. Amin
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Prof Samatar waa xildhibaan wadankana majoogo muu xilkaa u baneeyo dadka jooga wadanka. Isaga kaliya maaha qurba joog badan ayaa xilal kala duwan ka haya wadanka waxna u qaban. Waxa u badan Wasirada Somaliland.
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 4 ай бұрын
Samatar waa aqoon yahay waayo arag ah oo asagoo kale waqtigan ku badneyn Somaliya.Waxa lagu dhedaray dad calooshooda u shaweystayaal ah oo laaluush haökaas u fadhiya.noolow Samatar
@abdigah5364
@abdigah5364 4 ай бұрын
Adduunku ma qowmiyadda Somalida ayuu u heshiiyey in la qaybiyo mise qowmiyadaha adduunk oo xata qowmiyado reer Europe ku jiraan ayay xuduudo dhex marmaraan . Xataa qowmiyadda jasrka la ah Somalida iyo dhammaan qowmiyadaha Africa ayay xuduuduhu si caadi ah u qaybiyaan . Example Cafaar 3 dal ( Djibouti , Eritrea iyo Ethiopia ) , Oromo ( Ethiopia , Kenya iyo Sudan ) Hausa ( 13 dal oo Africa ) qomiyadda Faransiis ( France , Luxemburg , Belgium ) qowmiyadda Carabta 20 dal . Haddaba ma Somalida ayuu adduunku u heshiiyey mise prof Samatar iska hadlaya !!!!! ?
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Xaqiiqda waa sida uu sheegay prof. Cabdi ismaaciil s.
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 3 ай бұрын
prof samatarow suaal : mushaharkaagii aad tiri ardayda gobolada baan jaamacada kagabixinaya arinkaas maxaa kahirgalay ?
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 3 күн бұрын
waaa ku bixiyaa mushaarkiisii ardeyda. Xataa hadii aad rabto waa kuu soo diri Proff ku. Fadlan waliba weydii Deeq Darajo waa kaa caawin karaa inaad hesho macluumaadkaa.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 4 ай бұрын
Prof Zero Maxaad U dhaliileysaa Ninkii Shalay aad U Dooratay Iririisimka qabiileyste weyn inaad Tahay Ogoow...Iskana Yareey Fadhiga Shaashadaha!!..thanks.
@saeedduale6036
@saeedduale6036 3 ай бұрын
Wasiirka arimaha dibeda ayuu rabaa loo dhiibo inta ka horeesa waa u xanaqsanaanaya
@AbdirahamanWajeer
@AbdirahamanWajeer 4 ай бұрын
dalilkiisi iyo tusaalihiisi wa mareykanka isaku muxuqabta xakeebuuna jooga
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 4 ай бұрын
it's nice you are realistic and idealism, Welcome again into Somaliland ❤
@smeshcel3025
@smeshcel3025 3 ай бұрын
Somaliland is its own country buddy
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 4 ай бұрын
Maxaad udooratay haday qalad aheed
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 3 ай бұрын
Walaahi wareysi xiisa badan buu ahaa, D derejo iyo PR, Str aad baad u mahadsantihiin, waa cashar lama ilaawaan u ah soomaalida, wareysigan keligii ayaa buugaag fara badan iyo filomo fara badan laga sameyn karaaa!!!
@macaloowify
@macaloowify 3 ай бұрын
Duqaan, waa Daahir Aweyska cilmaaniyiinta. Waa nin kaweyn waxaan ay meesha kuhayaan hadana wuu dhextaaganyahay...
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 4 ай бұрын
برفصورعبدي اسماعيل
@farwansowra2137
@farwansowra2137 3 ай бұрын
wadanka marwaliba caruurbaa kunool, dad waayeelo ahbaa kunool, dad xanuunsanbaa kunool, wadankani yaa noodhisi doona, anagoo tahriib kujiraa gawar soomaaliyeedbaa Askari shesheeye akteyda kudharbaaxay, gawadhi aniga inee isoofiirisay waxay idhahday ragiina soomaaliyeedbaa kadanbeeysa dharbaaxadaas in la igu dhufto😭😭😭
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Wadankii askariga ka soo horjeeday
@Abdirahman-uu6iq
@Abdirahman-uu6iq 2 ай бұрын
Wariyaha waa darood kan la wareysanayana waa dir case close 🤫
@theparadigm8453
@theparadigm8453 3 ай бұрын
Dowladda Xamar waa in la gudaa si loo xalaaleeyo!
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 3 ай бұрын
Manhaj tahribka ayaa bara carurrtaa
@ShabineYasin
@ShabineYasin 4 ай бұрын
Pro Cabdi samatar
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 4 ай бұрын
Waax naacaladih koorkiisah kuu, aarurtay oh iinkaran iyo gaajo kuuh.kooray bah Somali looh sodiray waah qoom laarogayo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 ай бұрын
Xassan goofle Allah ayaa ujeeda inuusan talo qaran meesha ku hayn.
@abdirahmanaadan5431
@abdirahmanaadan5431 4 ай бұрын
Somalia waxaa dowladnimadi kuhabsaday dad aan wadaniyed lahan waxan xasusta gabay uu tiriyay Abwan Maxamed Nuur fadal gabayga waxaa ladhaha dacadxumo waa 100 sano kahor iyo manta
@cawilnur7758
@cawilnur7758 3 ай бұрын
Professor Cimrigaa allaha raajiyo, dadka adiga oo kaleeta ahna eebe hagaransiiyo iney soomalidu kafaa'ideysato intey noolyihiin.
@moxamedcabdirahman2826
@moxamedcabdirahman2826 4 ай бұрын
TALO XOGMAAL MEDIA WAXAAD KU BILOWDAA HADALKIINA SALAAMTA ISLAAMKA WAAYO DADKA AAD LA HADLAYSAAN EED WAX USOO GUDBINAYSAAN WAA ISLAAM
@Somaliainmymind
@Somaliainmymind 4 ай бұрын
MAXAAD LA QAYLINAYSA? Waxani waa waraysi ee khudbad maha.
@Mubaarak87
@Mubaarak87 4 ай бұрын
Ninkaaan iyo midka la dhashay Ee professeur Iyagaaa ah la mood noqonson weeyaan Adeer Gadobuursi aaa tahay IsaaQ aaa ku tunto dhulkiini tan xigto Ubad gaaalo aaad tacliin bartiin hadaka tomato 🍅 canshuur laga Qaaday ku sso wax batarateen mar Qura ma is weydiseen in Allah idhinku xisaabin doono Xaq dardaas 🤔
@alphamale5802
@alphamale5802 4 ай бұрын
Adeer Somalia dowlad ku sheega ka jira ama ka jiri doona rajo malaha walaalkaba ka quusey yan meesha wakhti dambe kaga lumin wa tallo
@keymaha41
@keymaha41 3 ай бұрын
Profisorka waan tageerayaaa aniga waaa lipaaax mudan in dalka madaxweyne ka noqdo
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 4 ай бұрын
Wariyahaa iska fogee professor wa ninki qeybta ka ahaa lacagihi feeding needies dhacay kujiraan
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 4 ай бұрын
Soomaalida iyo ardada uu macalinka u yahay ee waxa uu u sheega qaadato ayaa isaga khaldan odaygan
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 4 ай бұрын
السلام عليكم 😂😂😂😂😂
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 4 ай бұрын
Somaliweyn aan soo noqosho lahayn ayey weli ku hamiyayaan siyaasi isku sheega somalidu
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 3 ай бұрын
Yaa ku qaawiyay, Raxma yar iyo ina Quuje, Waxbaa Baalahayga yaacay
@Josee-2012Ahmed-bh2fp
@Josee-2012Ahmed-bh2fp 3 ай бұрын
Xasan shekh waa the best president 🇸🇴✅
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 4 ай бұрын
Pro adiguna WAXAA noqotay lamood noqonwaysay waayo dowladkasta waad laboodaa si indha la’aan ah hadana markaad kawaysid sidaa doonto waad mucaaradaa. Bal dib ufiiri sidaad ku ahayd dowlad kasta ilaa 2000 siday midwalba kula aheyd ama aad ku aheyd
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 4 ай бұрын
Farmaajo 4 dekadood ayuu siiye Itoobiya.wuxuu ogolaaday in dhulka Somalidu noqoto qayb ka mid ah Itoobiya maxaad uga hadliwayday ee Somali badankeedu uga aamustay
@ahmedsaeed8860
@ahmedsaeed8860 4 ай бұрын
4 ta dekedood marka ma qaaten ino sheeg anaga ma aragne, iyo meel u ku saxiixy
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Waa uu mawaylinayay ka liyah
@MohamedHassan-wy8rq
@MohamedHassan-wy8rq 4 ай бұрын
Maka hore Odal hagaaji oo waxka noqo inta aanad cidkale arimahooda ka faalon.
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 3 ай бұрын
Dabadhilif ii door
@1Alifarhan
@1Alifarhan 4 ай бұрын
Maasha Allaah pro samater runta waa run😎😎😎
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 ай бұрын
Somaliya waxaan dhihi lha Ethiopia iyo Kenya aan ku biirno hanaloo taliyo xal keeni weynay mxaan sameenaa midba midkale ka xunyhy dastuur maleh dalku waxba
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН
Waa Kuma Sh Dr Abdirahman Barkhad iyo Book uu qoray wax badan ka ogow
19:42
In Honour of Dr.Hussain “Tanzani” Adam and Prof. Said Samatar. Somali week Day 7
2:18:47
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 127 М.
African Development for African People: Prof. Abdi Ismail Samatar
36:26
DAD East Africa Association
Рет қаралды 25 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 126 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН