Waayojoog : 8aad Halgaama Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe -Maqosle-

  Рет қаралды 45,217

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 71
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
I don't have a words to express my gratitude to our S.N.M heros. I wish Somaliland was treating our liberators much better than how they got treated in these days. Love and respect from Gabiley region.
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Xuseen xanaan ayaa la odhan jirey macalinkaa, Allah haw naxariisto
@Gobsame
@Gobsame 2 жыл бұрын
Nin dhib aad u dheer soo maray maanta na wadan kiisa sharaf ugu nool
@maxamedsaleebaan3956
@maxamedsaleebaan3956 2 жыл бұрын
Aad baan u salaamaya mulkilaha iyo hawl waterways TV ga C B A bacda daalik sxbyal qaybta 8aad waad nagala raagteene kadibna nahu yaraysen marka insha zllah qaybta 9aad noo soo dedejiya wakhtigana noo kordhiys taariikhdas ayaa dhaanta siyaasada soomaaliland ee 2022 ku soo afgoday hadaanu reer hebel nahay waa sheekhi, siyaasigii , jaamicigii, haweenki, buuri cunki , madaxweynihi, jokerki siyaasada, xisbiyadii dhamazn waa la simay oo reer hebel lagu kala baydhi waa walahi markaa imika waxan ka baqayaa sidi 1988 ilaahay inoo ciqazbay in tii mid ka darani inagu dhacdo oo meel aynu marnay la waayo wayo ilaahay laba jeer ayuu ina guuleeyey midi waa tii guumeustaha ingiriiska aynu iskaga kicinay xoriyadiina kaga helnay halki alxmdulilah la odhan lahaa ayaynu khilaaf dhexdena ah awgii xamar geyney taasina waxay inagu qadatay 31 Sano oo la ogaa wixii inagu dhacay waxa inagaga dhintay 250,000 qof iyo hanti gaadhaysa 50 billion dollar kadib dub ayaynu ula soo noqonay oo ilahay swt ina guuleyey mar labaad marka maanta waxaynu guumeysigii ka maqneyn 31 Sano oo kale lkn waxad mooda in aynu inagu is indho buuxin weyney mid xukun haya iyo mid mucaarid ah marka laba jeer hadaad guuleysato ma dhacdo mar sadexaad inaad guuleysate maanta haddi ay inaga xumaato walahi guushu saddex male waxaynu u gacan geleyna 60 milyan ee oromada ah kafib inagoo nool ayay iyagu sidaa xaabada dab ina sudhayaan marka waa iga talo dhalinyaroy foojignaada kuwa ina qaybiyey haday tahay mid xukun haya iyo mid mucaarad ah walahi waa aakhirul cimri oo way tegeyane cida xumaanta dhaxalka xun looga tegaya waa inaga matka qabyaladan iyo jeegamahan iyo garxajiskan bartaas iska dhiga oo gacmaha is qabsada. Thanks CBA
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Rajo malaha mesha muse bixi joga
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa ee SNM ❤️
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Sheikh waad nagu raajisay sida koofiga ayuu barnamijkan nooqabtahye hakala joojin
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 4 ай бұрын
I swear I have respect for those individuals who fought against the dictator and his forces-the Somalilanders are TRUE heroes-no joke it is small groups fighting against a government and they won!!!
@calankayga.ciiltire2989
@calankayga.ciiltire2989 2 жыл бұрын
Naftoda hurayashii snm intii dhimatayna Allah hawnaxariisto .inta noolna illahay cimridheer io cafimad hasiiyo🤲🤲😍
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 2 жыл бұрын
Ameen
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Snm my dhiigayga SNM allaw unaxariiso inta dhimatay aamin aamin aamin
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 2 жыл бұрын
Cbe tv noo wad mnsha allh wax wacn noo wadaa tarikhida🥰
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Mujaahidkan Aabihii iyo walaaaladiiba dagaalkay ku jireeen.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Sheekada Xanaan ayaan ku qoslay iyo Beebeega.ALLAW u NAXARIISO.
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 2 жыл бұрын
War haaye maxad waxa ka soo gaagabinysaan 2 hours ka dhiga si looga bogto kolba waa nagu badh jarysaane
@18maychannel23
@18maychannel23 2 жыл бұрын
Taariikhdu iyadaa isqorta uunban maqli jiray mujahid maqosle waa markhati nool oo wax badan og kuwa meelahaa kahadla ee ragii dabka galay kala masuuga tarikhday leyihiin waxan leyahay cashar ha idiin noqoto aadna udhagaysta mujahidka si aad ufahantaan halgankii hubaysnaa maha wax la Mala awalikaro tarikhduye dhagaysta.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Asc wallo cabdi naasir qaybtii 9 meeday?mise qaybtan ayaa u danbaysa wallo
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Kkkkk ninkaa kabanka iyo shandada siteyna waan garanayaa,xuseen carab ayaa la odhan jirey, ninkii 1992,ayaa iigu dambeysey,geeridiisana ma maqal
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
😂😂
@caliaxmed9784
@caliaxmed9784 2 жыл бұрын
Ninkan xalqadihiisa si istaba jooga noogu soo daaya , wuxu leeyahay body language
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Waa shahiid nool
@janodoon6938
@janodoon6938 2 жыл бұрын
Ninkaas xaguu jooga hadda inaaadeer number kiisa isoo sheeg a please 🙏
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 2 жыл бұрын
Hargeisa Buu jooga Wll Oo studio lagaga Duubaya uunban hubaa inuu Hargeisa ku Yaalo Lumberkiisa se Abdirahman Waala Helayaa Halaynala Wadaago Anba Waan ubaahnaaye.
@maxamed8867
@maxamed8867 2 жыл бұрын
Daahir caynaashe mujaahid cabdiraxmasn aabihii (maqosle) waxa loogu bixiyey muu qosli jirin laakiin maalin buu qoslay waxaan jeclaan lahaa in aad waydiiso maalintaas
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 2 жыл бұрын
Markasta waan eegaa bal in uu vedeogii soo dhacay
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Qoollaali ayaad nagu disheen markaasaad short video ka soo dhigaysaan Sidaasi xaq maaha walaalayaal
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
Waad salaamatiin. Waad la raagtay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Anigu in maalin walaba la inoo soo Kooba raacsanahey why inaga waxeynu nahey dhagaystaaal Waa in aan u samirnaa why tani sheeeko ma ahaa waa halgan
@hamzeyusuf-xm3gi
@hamzeyusuf-xm3gi 2 жыл бұрын
Fadla nola soo dhakhsada
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Mashallah....
@abdiali2312
@abdiali2312 2 жыл бұрын
Thanks awow
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Kabankii wuu siidaayay kkkkkkkkkk
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Waad la raagteen
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Wadanka lagama bixin sidii 188kii loo soo galay magaalooyinka ayuun baa dib looga yara kacay
@khadarismail3601
@khadarismail3601 Жыл бұрын
Sax, magaalooyinka waawayn laga baxay inuu yidhaahday ahayd.
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 2 жыл бұрын
Saaxibayaa barnaamijka oo isku xidhan noo soo wadadaaya kolay waa gebo gebee inta saacadoo ee uu yahay oo xidhiidhsan si looga bogto
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 2 жыл бұрын
Mansh allh
@Xirsishow
@Xirsishow 2 жыл бұрын
Walaal waad nagala raag tay 8 days baaanu sugay lkn habsan kanagadaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
haa heey wanu sugaynay qaybtan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Somali baabeed
@ahmedsuliman5114
@ahmedsuliman5114 2 жыл бұрын
Asc
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Taariikhda waxba laga barta.. Ninka maanta ku fekeraya hub iyo ciidan iyo dictatornimo wa mid aan gu-na jirin. Somalilandta wxs oo hooga loosoo maray in lagu ciyaaro oo Siyaad barre lagu daydo ma istaahisho.
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 Жыл бұрын
Miyaad ilowdeen qaybtii 9aad
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Dhibaatadaa,dib u noqoshada,,koley military,dadku uma taba,barayn duruufo kalena way qa qayb qaadanayeen waayo xaaladaa qadhaadheyd, ka dibna surmi iyo gaajo,,iyo ,iyo culayskaa aad ubadnaa
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 жыл бұрын
Taasaa loo hanjabayaa muuse biixi iyo maxmed kaahin waa aduunyo dadaka ku gareeraaya xukunka war moogayaa
@calankayga.ciiltire2989
@calankayga.ciiltire2989 2 жыл бұрын
Farah wll runbad kahadashy ragii xaqa ulahaba hayaxilka markasay jilicmaydhan oo qurbaha iskaga dalxiisayy markay talo cakirnayd😏
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Allahyoow kala war li.inaa! Somaliland raggii xoreeyay in maanta la yidhaah maamuli maysaan bal waynu eegi.
@hamze5225
@hamze5225 Жыл бұрын
Waxay ka dagalaameen haday dadka ula yimaadan iyagana laga yeeli maayo mujaahidin kala dhalan doonta wlh
@janodoon6938
@janodoon6938 2 жыл бұрын
Abti libaane waxa caadi ka dhig
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 2 жыл бұрын
Sheekadii ifiso
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 2 жыл бұрын
Sxb wad ivu raagtey
@janodoon6938
@janodoon6938 2 жыл бұрын
Nin ay saaxiib tihiin oo is garanaytan baa igu wareeriyry oi indha la oo SNM TII WADA AHAAYEEN
@saidabdi73
@saidabdi73 2 жыл бұрын
Ninkasi muxu leyahy
@mustafecabdi550
@mustafecabdi550 Жыл бұрын
Q9aad wd laraagtay sxp
@abdiali7666
@abdiali7666 Жыл бұрын
Ina maqosle ilaa abihiba geesiya
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 2 жыл бұрын
Ninka ladhaho kayse dhitiye ee jooga burco isna kaso duub
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Waar haaye zxp naazir Colombia dheere warayziga hbn kasta uu nagu badh go aa ziddii jacdo kle
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Way daaleen daku culays ka badan oo dawlada oo diyaarsanaa hub iyo ciidan iyo saad oo dal dhanmi meesha marayo oo kaa hub culus,kaa gurmad ban kaa shidaal iyo rasaas badan horta sidaasay ahayd,Laakiin, faa iido ayay ahayd in magaalooyinka dib looga kaco, waayo waa lagu madhay,wixii la soo ridaaba cid bay ku dhacaysey, Laakiin, markii laga baxay,ayaa khsaaraheenuna yaraa faa,iidadeenuna,badnayd
@hothancrhman3444
@hothancrhman3444 2 жыл бұрын
Taariikhduwaxbayhagtaa
@somnews6954
@somnews6954 2 жыл бұрын
Cabdiraxmaanow Halgankii natiijadiisii ma reer reer buu ku danbeeyey…bal xisaaabi waxaad soo martay wax mac quula maaha Waa sheeko maskaxda ka weyn iyo halka arinku hada marayo simply Waa hal bacaad lagu lisay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
som news calanka nijaasta ah ee aad sidato horta tuur markaa kabacdi halgankii xaqa ahaa iyo somaliland kasheekee balse adigoo calankaa xun sita hanala sheekaysan,
@mustafealiremseckamneckera9147
@mustafealiremseckamneckera9147 Жыл бұрын
Waxa aad doonayso garan maayo waxaase aan filayaa in aad tahay faqash snm waxay curiyey sharaf qaran dhan oo maanta somali meel aay joogtaba isha ku hayso oo cadow ku tahay waana guushii iyo gumaysi fiidkii nafta loo huray waxaa laga yaaba in aad tahay wiil yar lkn waalidka warayso
@omarosmanahmed5473
@omarosmanahmed5473 Жыл бұрын
Cuuuuuuc caaaaaaac mantaga beeenta ah
@taammustafe147
@taammustafe147 Жыл бұрын
Waa lagu karbaashey Markalena waa lagu karbaashi
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Qosalku maxay dadka dhintay ka hadlaysan
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Magarankartid cilmi nafsihaan. Waa qosol oohin. Ninka raggiii toos uma ooyo. Takale meeedka tirabeeeelay.
@maxamedaxmed8215
@maxamedaxmed8215 2 жыл бұрын
Shekadan yar ayaad la yaabantiin dadkani dad wax arkayba maaha war mahaysaan
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 57 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 639 М.
SOMALILAND: 27 September 1988.The Valiant Freedom Fighters SNM
40:50
Kordaxaab Xosh
Рет қаралды 3,2 М.
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН