War Waad Mala Habaawdaye - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)

  Рет қаралды 86,094

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

War Waad Nala Habaawdaye - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)

Пікірлер: 38
@TheBeastMan-nt4mv
@TheBeastMan-nt4mv 4 жыл бұрын
Heesihii murtida lahaa weeyaan, kuwa weji xumayaasha ah maanta waxba ma hayaan.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Hadey adiga kula tahay Isticmar hungoway husux hadane ku noqon gajo iney I haligi war wad mala habowdaye aburka o an bertiyo hanti deyda igu filan hadey adiga kula tahay hud hud yahow habaran hadalka ad kala hodi inu howsha iga hodi hadey adiga kula tahay kani yu hagoganin hosada ad I qarin iney hadimo I noqon o wad mala habowdaye hadan midigta kula helo hilbahaga wa guri hadey adiga kula tahay holaca iyo harmoga huganka iga baxayo iska hes inu yahay nin qer ki hayamay higsanayo ban ahay
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 5 жыл бұрын
Waa ereyaddii Abwaan xasan guulwadee laxankii xasan great sidaa ogaada soomaalida cusubeey
@hussenhassanali2987
@hussenhassanali2987 4 жыл бұрын
Saxan ilahow kunaxariso masha alah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@Geelle Gaaboow . Mahadsanid. Abwaan Xasan Xaaji Maxamed waa waddani. Xasan Gareyd sidoo kale.
@abdixakiimadam
@abdixakiimadam Ай бұрын
Waa saddex xasan
@abdirisaaqmaxamed3869
@abdirisaaqmaxamed3869 5 ай бұрын
Ilahayow u naxariiso fanaaninteeni qaranka walhi somaali khayaali bay ku jirta dhulkeena dhiig iyo murti iyo maalba waa loo soo qubay😢😢😢 san ku neefle ayaan ugu saraynay mar hadase bisadna ma nihin walhi qabyaalad iyo qudhun iyo maanul goboleedyo ayaa inala haray walhi😢😢😢😢Rabiyow somali midee oo qalbigooda isku soo jeedi 🤲🤲🤲
@fuadmohamed1055
@fuadmohamed1055 6 ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto qabrigana guri jano Allaah ha uga dhigo Fannaanku waa inuu dadkiisa hor kacaa oo wanaag ku hor kacaa
@AhmedOmar-yh9mf
@AhmedOmar-yh9mf 3 жыл бұрын
Caku ilaahoow isku calool samee somali Qofwaliba in uu u duceeyo waajib ayey inagu tahay wadankeena
@abdallaslt8474
@abdallaslt8474 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso xassan diiriye fanaanimadu waa nuucaan
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 жыл бұрын
Waxa uu ku dhashay Saylac Hargeisa ayuu ka bilaabay fanka Xamar ayuu ku wareegay lixdamaadkii waxa uu ku geeriyooday Kuwait 2008 qabriga ilaahay ha u nuuro.
@boocbooc09booc19
@boocbooc09booc19 6 жыл бұрын
Heestu waa (war waad malo habowday) ee maahan waad nala habowday
@dhuuxdigaale1164
@dhuuxdigaale1164 4 жыл бұрын
Aad baan u yaabay markaan arkay magaca youtuberku heesta u adeegsadey. Boocbooc waad ku mahadsan tahay inaad toosisey MALE HABOW.
@ikhajji
@ikhajji 4 жыл бұрын
Asanteni, I will edit.. @boocbooc09 nooc and @dhuux digaale
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
adigaa sax ah waa ( war waad malo habowdayee ) amhadsand malaha 10 goor waan ku soo cel celiyay aniga markii hore waxaan moodayay war waad nala habowdayee
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 9 ай бұрын
Fannanka ugu waddanisan hobollada Soomaalida . Xassan Diirye Faarax , AUN!
@user-bg5jh8pi9r
@user-bg5jh8pi9r 7 ай бұрын
Thankis anigoo niroobi joooogo aay. Xasuuus igali say
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 ай бұрын
🇸🇴❤️
@MarwaanCumarAdem
@MarwaanCumarAdem 6 ай бұрын
War waad mala habowdaye. Ax ax
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 6 жыл бұрын
alllaah yarxmah xasan diiriye
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@nadaarasoomali6107
@nadaarasoomali6107 3 жыл бұрын
Heesta magaceeda iska sax (war waad mala hallawdaye) waaye
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
War ilen. Wad Mahadsantahay walalo. Soo dhawoow.
@walaalkaafkaarta943
@walaalkaafkaarta943 2 жыл бұрын
Wad mala habowday weeye ma dhagahad ladahay walal
@Mawlidmaxamud580
@Mawlidmaxamud580 2 жыл бұрын
Somaliyadii azalka ahayd allow sooceli
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii xasan guulwade laxankii x.gareyd cadka xasan diiriye jiibtii hobolada waabari
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Hestan.waxaa.curinteeda.lahaa.abwan.xasan.xaaji.maxamed.guulwade.looyaqaan..laxankana.waxaa.sameeyay.xasan.gareed.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 5 жыл бұрын
ilahay ha naxariisti wadani.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Aun inti dhimatay
@abdirahmanmohamed5424
@abdirahmanmohamed5424 4 жыл бұрын
Alaah ha unaxriisto
@wayeelyusuf8900
@wayeelyusuf8900 3 жыл бұрын
Alaha u raxmo
@amranall3364
@amranall3364 6 жыл бұрын
Alaah yarxamu
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
AUN xasn diriye farax
@xuseenkalaay4572
@xuseenkalaay4572 5 жыл бұрын
Siciid Farax
@user-lx9iq6bs8q
@user-lx9iq6bs8q 2 жыл бұрын
Kkk
@abukaradanahmed7707
@abukaradanahmed7707 5 жыл бұрын
Hassan diiriye
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Hestan xasus I tahay gumeysiga igu hayen group iminka talada hayo xiliga farmajo tageri jiray wax badan dhib iga so garay 😂😂😂😂😂😂
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hadey adiga kula tahay hadi anan kula jirin inan gajo horsanayo isticmar hungowdaye wad mala hawowdaye aburko an bertiyo hantideyda iga badan wa aheyn no gacmo horsi nahay
Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi
10:06
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 39 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 9 МЛН
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
Hilib kiisi boow cuney nin hav radey dhulkiisi
3:32
Abwaan cabdinasiib official
Рет қаралды 67 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "BOQORKII QURUXDA"
9:31
Cismaan Gacanlow Iyo Amina Cabdilaahi 🔥 Iyo Heesta " BASHAAL WANAAGEY"
9:13
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 88 М.
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 299 М.
Ishii Buktaay Ku Bikaacso - Hees Wadani Hobolada Waaberi
7:28
HEES | Hibo | Xasan Diiriye Faarax | Original |Lyrics
6:46
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
Когда покупки идут не по плану🤯
0:32
FilmBytes
Рет қаралды 2,6 МЛН