WARARKII U DAMBEEYAY QASSA JABAALIYA OO AY KADHACDAY DHABAR JABIN CULUS

  Рет қаралды 64,491

HBN Online TV

HBN Online TV

29 күн бұрын

WARARKII U DAMBEEYAY QASSA JABAALIYA OO AY KADHACDAY DHABAR JABIN CULUS
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 79
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 28 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛-،؛😢🎉
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 28 күн бұрын
We love you Yemen 🇾🇪 I'm from Somalia 🇸🇴
@xasanashkir
@xasanashkir 28 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 28 күн бұрын
Maashaaallaha is xoreeyo Africa huradoy
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 28 күн бұрын
Maxkamad aduun ma jirto aduun waa ninkii awood leh ayey xaajo u dhamaatey allah awooda leh halaag ha ku rido yahuda iyo mareykanka iyo intii la jirto mucjiso allah ku rido aan horey la arag ,Aamiin yaa allah ,,
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 28 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 28 күн бұрын
BAGA. INSHAA ALLAAHU WAY JABI YUHUUDDU
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 28 күн бұрын
MashaAllah ilaahay ha u hiiliyo
@mohamedfarax1446
@mohamedfarax1446 28 күн бұрын
Mahadsanid mudane mawliid maanta yaad ugu war fiicnayd
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 28 күн бұрын
Allaha yuhuud mexey kibirtay markey Saan u kibraan Ilahey waa haligi jiray waa qoom Ilahey ku caasiyey
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 28 күн бұрын
Illaahay waa jabinayaa wallaahi sabanxumaadkii wuu dhamaaday ee ku bushaaraysta
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 28 күн бұрын
Maa shaa Allaah, Allaahu Akbar
@user-tn5or9iw1c
@user-tn5or9iw1c 28 күн бұрын
MUSMOW UDYAAR GAROW DAGAAL BARIGA DHEXE DHAMAAMAAN MUSLIMKU HA UDIYAAR NOQDO DAGAAL CALAMI AH OO DHACAYA BARIGA DHEXE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 28 күн бұрын
Thanks wariye
@user-wf4xv3uw1t
@user-wf4xv3uw1t 28 күн бұрын
Waxaan salaama yaa shaqaalaha HBN oo warar xaqiiqa noosoogudbisa marwalba
@MahadMohamed-je2dj
@MahadMohamed-je2dj 27 күн бұрын
Thanks mudane mawliid markoowaad iyo marlabaadna waxaas noosoo gudbisaa warar xiiso iyo xarraaro leh intaa kadib waxaan usoo ducaynayaa💝💝💝💝hamas💓💓💓💓💞💞💞💞 and phalastin💕💕💕💕💕💕❤️❤️🩷🖤💗💝💝💝💞💓💓💓💞💞💕💕💕💕🩷💜🤎🩵🩵💙💚❤️‍🩹❤️💓🖤🩶🖤🖤🩶🩶🤍🤍🤍🥰🥰🥰🥰😇😇😇😇😅😅😅🤣🤣🤣🤣😂😂😉😉😊😊😇😋🦚🦚🦚🦚🦚🦚🦚🦚🦚🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇫🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️♠️🎎🎎💓💓💓💓
@waabarijama8389
@waabarijama8389 28 күн бұрын
Mowliid jimco mubaarak
@waabarijama8389
@waabarijama8389 28 күн бұрын
Mahadsanid mowliid
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 27 күн бұрын
Waanu xidhanay hbn si fiican
@mohazat5009
@mohazat5009 28 күн бұрын
Allah akbar guushu wa ay imaanaysaa
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 28 күн бұрын
Allaha guuleyo hamas
@user-wb1uh7pk3n
@user-wb1uh7pk3n 28 күн бұрын
Laaillaahailalaaha ilaahow ugargaar rerfalastiin
@kafiadek5396
@kafiadek5396 27 күн бұрын
Ku mahadsanid mawliid ❤
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 28 күн бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
@MaryanAbdi-fi2ls
@MaryanAbdi-fi2ls 28 күн бұрын
Oh sorry walal wllhl wan ku xuma allah kasd kagd yaa allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Garbaciise
@Garbaciise 28 күн бұрын
Asc mowlid xaaji cabdiweli
@omarabdillah1975
@omarabdillah1975 28 күн бұрын
Asc you among the best presenter and like to listen yours news. Thanks😂😂
@Dalmar66
@Dalmar66 27 күн бұрын
Thanks hpn ❤
@AbdirizakFarah-gs8hn
@AbdirizakFarah-gs8hn 28 күн бұрын
Jimo mubarak all❤❤
@falisali5624
@falisali5624 28 күн бұрын
Insha Allah guul falastin, go aan u wanaagsan walalahen reer falastin allaha ka keeno maxkamada.
@abubekerhussein-fv9yj
@abubekerhussein-fv9yj 28 күн бұрын
"either victory or death"
@duale9813
@duale9813 28 күн бұрын
Ilaahay haa u gargaaro reer falastiin iyo dhamaan islaamka caalamka
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 28 күн бұрын
Markaa leedahay maxkamada aduunka yahuu war danta dadka leh ushaqeysaa maxkamada aduunka waa tan alle because illahay dulmi ma taageero awoodeedana wow leyhy.lkn maxkamadaan waxaa leh kuwii illahay inkiray oo galada ahaa inaa cadaalad ka sugtaa waa hooga na hesto hada
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 28 күн бұрын
Yaq Allaah ugar gaar dadkas Islamaka Yaa Allaah maantay waa maalin jimcah 💔😭
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 28 күн бұрын
Waa gumeysi cad iyo bahdil reer galbeed waa bahalo duli miirana
@kalidxashi4941
@kalidxashi4941 28 күн бұрын
Asc mudane mawlid wad mahadsantahy lkn hal suaaal ah nooga soo jwb dhaman dawadayashu ay iswaydinayaan. 1.suaashu wxaa weeyi wxad noosheegtaa tirada guud ee dhimashada iyo dhaawaca israaiil laga bilabo October 7th ???? Madama aad nosheeygayso dhimashada iyo dhaawaca falastiin. Waa noo muhiim jwbtafu
@abdirahmansheikmahamedaden188
@abdirahmansheikmahamedaden188 27 күн бұрын
Mawliid warkii caawa maxaa kudhacay ?
@maxaadan9345
@maxaadan9345 28 күн бұрын
mee warkii Kharkiv
@asha3777
@asha3777 28 күн бұрын
Xaqa ayay afka kala baydhayaan, Allaha soo dadajiyo guusha reer Falstiin
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 28 күн бұрын
bismillah asc mahasanid mawliidow ok iskadaa oo hawalwalin xaq kudirirka iyo shacabka reer falastin illaheyba micigooda ah waxey lakulmi doonaan masiibo weerarto oonla garaneyn cadawga gumeeystaha illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa dhibatada kaqaad illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa cadawga kabadbadi illahow aamiin
@MohamedMuqtar5612
@MohamedMuqtar5612 27 күн бұрын
ws wr wb
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 28 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@falisa576
@falisa576 28 күн бұрын
Amiin Yaa Allaah
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 28 күн бұрын
Ruushka Guul
@NimcaanXasan-lh9gn
@NimcaanXasan-lh9gn 28 күн бұрын
Mmmmmm..
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 28 күн бұрын
Xayeysiisbaad waqtiga nooga dishey awryahow
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 28 күн бұрын
Dhamaan dhulka falstiin allha kasaaro sahnuuniyada israil dhulka allha lajaro
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 28 күн бұрын
Afrika waa iney erida rer galbedko dhan
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 28 күн бұрын
Ulululuulul guul❤❤❤
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 28 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@anasharbi1997
@anasharbi1997 28 күн бұрын
@sahroali1196
@sahroali1196 28 күн бұрын
Waa.rak.rak.dhalay.raga.sinagaal.xakumo.Allaha.nasabsana.ragaas
@user-fk2mi8pf9n
@user-fk2mi8pf9n 28 күн бұрын
Hassan celmi
@OmarOmar-mi9dt
@OmarOmar-mi9dt 27 күн бұрын
Asc
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 28 күн бұрын
Kan danbiga gelaya in la rabo inow is xakumo wlhi yaab😂😢
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 28 күн бұрын
Nijeer God ❤❤❤❤❤
@sahroali1196
@sahroali1196 28 күн бұрын
Qalad.mahaa.ee.waa.amar.alle
@user-dz7hx9sp1d
@user-dz7hx9sp1d 28 күн бұрын
Dabayl.cas.ilaahaw.ku.salid.ciidanka.israaiil
@haange
@haange 27 күн бұрын
Hada hasan dhiiqo ayaa 5 basis mareykanka siisyey aduunkiina waa iska ceyrinayaan gaalada dhiiqo faaiido maleh
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 28 күн бұрын
Gumeystayasha reer Galbeydka, Mareykanka waa in Africa eey u midoobaan in laga ceyriyo,Africa Union waa in dalalka eey goan ah iney aan loo goodin karin,Dhagarta kooxdan ee kheiraad Africa ah kuwa wada gurtaan Daneystayaal ah,Collada iyo jabhada malgaliyaan waa in China Rushka Turkiga iyo iyagoo dadkooda u abuuraan xirfadd shaqo in eey dalkooda Dhaqalihisi Amnigisi iyaga mareyaan.
@yuusufcabdiraman4808
@yuusufcabdiraman4808 28 күн бұрын
maxa lagusobiraa warkaga qaybkamida washalay omanta maha qaybna waa kuwo an sax ahan
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 28 күн бұрын
♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸💪🏽💪🏽
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 28 күн бұрын
Maxkamad Ka Saraysa Al.yaasiin 105×107
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 28 күн бұрын
Jimca mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰ilahay ha guuleeyo dadka reer falastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 28 күн бұрын
Mareykaka iyo Israël xerka caalamka wey qa sareyane maxqamada hadey amar qa soosariweydo Israël deed waxba qamajirane
@mustafenuur9084
@mustafenuur9084 28 күн бұрын
Hajabto gaaladu
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 28 күн бұрын
Hambalyo Senegal galaadu waxaay raban inay ka qixiyan dalkaaga , kadibna aad yaga qaxoonti ku noqoto sii aay kugu shaqeeystan ,, islaa markaana gaalku dalkaga ayuu kusoo waydaraanaya sii uu khayradkaga u qaato
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 28 күн бұрын
Wlhi beentaa maahan waa tan na heysato anaga dhan qaxooti ubadan😢
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 28 күн бұрын
@@samraabdullahi4779 we need soomali revaluation
@falisa576
@falisa576 28 күн бұрын
8 bilood bay guluf colaadeed kii ugu Xumaa o weliba xasuuq islaam nacayb Ah bay ku hayeen maxay tahay gulufka Kale ee u dhiman o umadaas lagu si Xasuuqi lahaa hubka nooc yadiisa kala Duwan iyo ciidan noocyadiisa kala duwan tikniko wa la geeyey diyaarado 24 ours hawada ka garacaya xasuuq An aduunka horay uga dhicin reer Falastiin ba lagu sameeyey.welina guul may gaarin kuna baa be'e' ilaahay Garabkoda haka baxo hoog iyo halaagna haku rido Yuhuud iyo maraykan fulufooyinkoda Amiin Hubka ay ridayaana danbas biday o an Wax tarayn Allaha ka dhigo. Ilaahoow xoogaga mujaahidiinta ee Dagaalamaya u adkee gacmahooda iyo Lugahooda o sii quwadada iyo Nasrigaga Yaa Allaah Amiiin
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 28 күн бұрын
MAXKAMAD CADALADA OO MESHAAS TAALA MALAHAN EE YAAN WAQTI HA ISKAGA LUMINA, 8 BILOOW OO AY ARKAAN WAXA KA FHACAYA QASA OO AYDAN WAXBA KA FHIHIN WALIBA DAWADII LIIGEYEY ASAN WAXBA KA QABAN MAXAA HADA LAGA SUGAA OO AAN LUGOOYO AHEYN
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 28 күн бұрын
Alow ugargaar reer falastiin mahadsanid wllkey wararkada xaqiiq da kuseysan
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 28 күн бұрын
Mowlid nimankaan congress fadhiyaan lobby yuhuud ayaa lacagtey ku soo bexeen siiyey waa la heystayaal
@SomaliMedia.114
@SomaliMedia.114 26 күн бұрын
HBN Xayeysiinta Dugsiga Amaana waa ay khaldan tahay ee naga saxa ma Dugsi baa la xayeysiinaya mise Digsi, labo jeer buu ku cel celinaya Digsiga Amaana
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 28 күн бұрын
Cadaalad daro ayaa socota calamkuna wuu fashilmay waana fashil horseedaya inuu dhaco dagaal waynaha 3xaad
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 28 күн бұрын
Waxan kaasugayna in waxa gaara xamaas anaga hanoosheegin 2qof oogumaysta oobaljtiyay ee xamaas maxaa gaaray waad qarisaa waana cadaalad daro
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Whyyyy? 😭 #shorts by Leisi Crazy
00:16
Leisi Crazy
Рет қаралды 18 МЛН
Чай будешь? #чайбудешь
00:14
ПАРОДИИ НА ИЗВЕСТНЫЕ ТРЕКИ
Рет қаралды 2,8 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 100 МЛН
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 125 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 17
29:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 10 М.
**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan  & fananiin kale | Jigjiga
1:36:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Who won this time 3 🤣 #vfx #dance
0:18
Super Max
Рет қаралды 14 МЛН