Wararkii u Danbeeyey Beelaha Isaaq & Ogaadeen oo Heshiis ku gaadhay Deegaanka Awaare & dawacalay

  Рет қаралды 73,862

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@CabdillahiSicid
@CabdillahiSicid 2 күн бұрын
Mashaallah...nabadu waa nimco "ALLAH " ....laga helo
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 күн бұрын
oo saaxiib saaxiib noqono o jaar jaar noqono😂😂😂😂😂 ayeeyo ayeey
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 2 күн бұрын
Hadalka sxb yar aayar si micnaha loo dhuuxo oo degdega ka yar daa mahdsanid
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 күн бұрын
Nabadu waa qaali❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Nabadu halkay taalaa 😮
@nadiiramohamed4457
@nadiiramohamed4457 Күн бұрын
Waaaaa runtaaa🎉
@nadiiramohamed4457
@nadiiramohamed4457 Күн бұрын
Hooyada ayay taala❤
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 күн бұрын
Garxajiis waa tulli ineey gooni ulaheshiyaan ogadeen waa khalaad nabaad wexeey kugeli lahayeen Isaaq ahaan
@AbdiShakuur-h7z
@AbdiShakuur-h7z 2 күн бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊 car soqor
@AbdiShakuur-h7z
@AbdiShakuur-h7z 2 күн бұрын
❤️♥️❤️♥️
@MahadApdilaahi
@MahadApdilaahi 2 күн бұрын
warku wuu raagaa sxp
@JubbaFilm
@JubbaFilm 2 күн бұрын
Wariye Sare, soo gaabi dee!!
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 күн бұрын
Guuuuuul somaliland viiva Somaliland viiva viiva
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 күн бұрын
Waraabu noqonaaye oo xooluhu duurka reera kaga cunaaye ciise waraaba
@MaxamadkhadarBiixi
@MaxamadkhadarBiixi 2 күн бұрын
Guul soomalilaan 🎉🎉🎉
@bardacad
@bardacad 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ TAARB TV SACAD IYO LEEKASE WAAD KU DAADUUMISAY 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤ KULI SOMALI IYONSIMALILAND DHAGAHA KA RAAC LAAKIIN HADAAD ISAAQ NOOGA HIILISAY SOMALIDA KALE HA KULA HIILIN MR DIRIE
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 2 күн бұрын
Ciisuu maysagaa yaqaan dir
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 күн бұрын
Sidee isu qabanayaan Colaad abuurka iyo necaybka beesha iidoor ka buuxa iyo Hiigsiga iyo danta shacabka isaaq
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 күн бұрын
Mr Dirirow waxaan soo xasuustey hadalkii Cali ismaaciil Carab ee ahaa maalinkasta dadka ma subscrib baad ka baryeysa eed adna ad diiday adoo cuskana dhaqanka kuwa dawarsada oo baryootama haday lacag heystaan iyo hadeyn heysanba waxana ku dheer ALLAH heyno dhise mashruucan masaajid sanadaha gardaadineyso
@januarySl2024
@januarySl2024 2 күн бұрын
Nabad Isaaq iyo Daruud ilaa qiyaamaha dhexmaraysaa ma jirto! Waxa wada shiray horgalaagii la yiqiiney ee mar kasta oo Somalilaand dagaal kaga gacan sarayso Daruud, malaayiin dolaar cadawgu ku baayicijirey siday tolkood libinta uga burburin lahaayeen, lugaha u qaban lahaayeen ee libinta Daruud ugu wareejin lahaayeen.
@nadiiramohamed4457
@nadiiramohamed4457 Күн бұрын
Ay ay dhaly dheh😮
@MaxamadFaarax-k4w
@MaxamadFaarax-k4w 2 күн бұрын
Ayeeyo ayeeyo 😅😅😅😅😅😅😅😅
@MawliidAlk
@MawliidAlk 2 күн бұрын
Markaykaa wareerto ayaad dir dir dir kuwaalataye anagu dir manaqaano ogaadeen baanu naqaanaa iina hiiliyay oo dhiig gooda ciise dartii udaadi ayay iidoor doqon nimada nagala hadha waali baad haysaane dan taadu dhinaca aykaajir to waligaaba mataqaanide kumanaqaano ee hanabaranina
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 2 күн бұрын
Warsangle wa dada Xadaarad Leh Somaliland yaynaaan Dadaka WAAALAN ee Dhulbahante wax haku Darsanina.
@ayaneabdilahi6610
@ayaneabdilahi6610 2 күн бұрын
Cagta cagta usaaray kulahaa😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@falefalxad9826
@falefalxad9826 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkk war xisho nin wayn bad tahaye ugaaska ciise Run bushegaye ogaadeen naf iyo maalba wuu uhuraye !!!
@xasanfaragoos
@xasanfaragoos 2 күн бұрын
Aftahan batahay Lakin qabyaalad baa kudishay
@Sanaagmediagroup2020
@Sanaagmediagroup2020 2 күн бұрын
Ma garan Dir?
@historynerd7549
@historynerd7549 2 күн бұрын
Move forward s/land❤
@IAM-x5s
@IAM-x5s 2 күн бұрын
Waar waa garxajis iyo ogaadeen baa heshiiyey isaaq kale ma aha
@habimuxiyodiin
@habimuxiyodiin 2 күн бұрын
Kanoqo
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 2 күн бұрын
Fursada Nabadu waa mid la gaadhi waayo, mid la garan waayo iyo mid aan la doonayn. Labada hore ninkii ka shaqaynaya Alle ha u fududeeyo laakiin ninkii aan doonayn dan baa garansiin.
@BuufaaAhmed
@BuufaaAhmed 2 күн бұрын
Taqsiinta tufdeee adeer
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 2 күн бұрын
Suldaan ticktock ayaa ismaqiiqaya
@SacadMaxamed-j9r
@SacadMaxamed-j9r 2 күн бұрын
Badhyo. Culus yay. Soonoqon😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 2 күн бұрын
Caqligii laxda caanaha baqay looga Lisay marna rida maxaad ugajawaabi
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 күн бұрын
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑 1:20 1:22
@AbiibColaad
@AbiibColaad 2 күн бұрын
Wlahi suldankani runta ushegay ugaaska cise ee aan wxba garayn dayus New police Arab sfcn ukarbaashy wlee Odayashi ogaadeen shirka Lagalay waa khaayimenee waa In gacan wx Laga wanajiyo weyi
@ibra8409
@ibra8409 2 күн бұрын
Eebow isaaq qaran miyaa hada😀
@AsmaAbokor-ez8tq
@AsmaAbokor-ez8tq Күн бұрын
Hada waa maxay❤😂
@u.j4515
@u.j4515 2 күн бұрын
Faliwaalidii bay wadaan , wax waaney baa Reer Isaaq ka qaldan maskaxiyan
@gjama9511
@gjama9511 2 күн бұрын
BASHIIR WAA NIN GAADSAN AH OO REER QARBIDAHARE AH WAANA DADKII QAXOOTIGII REER LUUG JEELOW, SOOMAALI OO DHANA WUXUU KA DHIGAY DIR .😂😂😂
@Maxamed-li6gm
@Maxamed-li6gm 2 күн бұрын
Cidade aware ogaadeen kula shirta maaha garxajis ee reer guuleed waa nimankii aware ka iibiyay reer jiisaw ee dhiiga ciida gale tula shurkay reer cali waa dabadhif bakhtigu u xalaal yahay
@SacadMaxamed-j9r
@SacadMaxamed-j9r 2 күн бұрын
Ceeri gaabo. Yay. Kusoo. Noqon. Badhyo. Culus. Iaa. Aysoo. Daayaan. Maxaabiista
@abdishakurmohamoudabdi1625
@abdishakurmohamoudabdi1625 2 күн бұрын
burkaba bahal ka filan isla jeerkana nabad iskaga bariisanayay badhyo culus waxba helay aaway hogamiyihii ayuub tiktoker
@MawliidAlk
@MawliidAlk 2 күн бұрын
Waxani mawarbaa ise waaciyaar😂😂
@SaamiSamiir
@SaamiSamiir 2 күн бұрын
Hopyadiin nabada kawasa isaaqow fulay marabno wax iska dhici
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 2 күн бұрын
Garxejisku waa naago darood waso mxa kaligod kaxeyay
@nawaladam114
@nawaladam114 2 күн бұрын
Labeebyaho graxajis maxaa kaa soogaly oromyaho labada qolay somaliland ku jirtaa baa waa ssb iyo G36 ee kaleexi afka qafhmuun uuf
@KhalidAhmedaden
@KhalidAhmedaden 2 күн бұрын
Ogaaska beesha ciise gourmand ayu hadlay beenale
@bardacad
@bardacad 2 күн бұрын
5 star ❤❤❤❤❤
@Maxamed-li6gm
@Maxamed-li6gm 2 күн бұрын
Hore waxay udileen magaca ciidagale Maan tana garxajis bay ceeb kula wareegayaan ceebaalayaashu
@MedAlba
@MedAlba 2 күн бұрын
Oo somalida noso gurmatay xagay kuu nolayan 8 sano uu dagalku naagu socday waar dir iyo darood aad kawaramaso aadaba og duqyahow idoor ee habataqaayo
@HousseinKadieh-m4m
@HousseinKadieh-m4m 2 күн бұрын
Waraya hacayin.ogas kaa.sharta leh
@MaxamudRooble-v8m
@MaxamudRooble-v8m 2 күн бұрын
Suldaanka guud ee dir wayne kugu maalnay suldaan kaasi waa bakhti illhaybaan ku reebnay
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v 2 күн бұрын
Dhereroow waxba ha tarin Dhumuceey bar-kuma-taal; Himilooy warkaa dhimay. Afku wuxu ka dhawrsaday Dhafooroow adaan qarin. "Dhega!" maalintuu yidhi Dhallin "saadambaad garan." Sheekaduu korkaw dhigay, Isba wuxu la dhaygagay Dhagartuu ka digi jirey Sidii looga dhayalsaday. Dhuxdhuxdiyo faqii shalay Muqdishiyo ka dhacay Herer Beentiyo dhuhlayntii; Dharabiyo xayaabada Nimankii dhab-dhabi jirey Nimankii dhadhabi jirey Lax dhunkani abaar moog Lafba badhi kamay dhugan; Ilaahayna kama dhigin. Aniguna "dhug"tii baan Anigoo dhacdiidsaday Dhagidii ka toosoo, Geneyoow dhan loo dayo "Dhigta udubka diidee" "Dhacday iigamay darin." Adiguna dhaclaaleey! Dhacle darayamuusleey! Dhacda-yahay labaad tahay Laba dhinac ayaad tahay. waxaad tahay dhib iyo dheef Dhaqan iyo dhur baad tahay. Dheddig iyo lab baad tahay. Dhabba-yahay madaareed Is-dhaaf-dhaafintaadiyo Dhaweyntiyo sagootiga, Gartay inad dhammaadiyo Dhafaneey biloow tahay Dhafan-dhaaf isugu jira. Aniguna dhex maan ihi Dhexdhexaad kamaan ihi Sheekadan dhan baan ahay. Adiguna dhawaaqii Dhammoow yeedhmadaad tidhi Ina Xaashi Dhamacoow Kuu dhalay Hadraawoow. Marka xiga dhiggaygoow Haddaan ahay ma-dhuuntoow! Dhaadmada dareenkiyo Dhibaabaha adduunyada Ninkii kula dhadhamin jirey; Ma dhawayn kolkaad tidhi: Dhidarkuba xabaalaha U ma dhaadhaceenoo, Kuma dhiirradeen ruux Celin kara dhawaaqee, Wuxu maydka dhiiliyo Dhiif iyo sidaad tidhi Dhaqdhaqaaq ka waayuu Hore ugu dhawaadaba, Wax ku dhacayba waayadan Dhasalaalaqii iyo Durba xawliguu dhimay, Inuu dhamac ku joogsaday Dheeh igama saarree, Waxba dhawrkan maalmood Lug baa jeeni dhaaftoo "Dhalaw" tidhi ma maqasheen? Qarankii dhiskiisiyo Intuu dhidib ku taagnaa, Dheeraad nin dooniyo Nin ku dhegay xaqiisoo Dhacsanaayey saa tidhi, Labadaysu dhinac yiil; Dhagartuna ka oognayd Qardoofada dhexdooda ah. Waxay dhaalacyeysaba Waxba dhawrkan maalmood, Dhoontii madhnayd iyo Dhaanjigii fatihi jirey Isku dhace ma maqasheen? Beladii shin dhaaftee Toban saniyo dhiidhii Intaa dhaysinaysee Nin dhursugayba raagsaday, In kastooy sid dheerayd Laga dhali ma maqasheen? Dhederbiga dadweynuhu Duufaanka kama dhaco Doonyaha dhirbaaxee; Waxba daadka dhirifkii Moosaskiyo dhufaysyada Dhacantiyo gidaarrada Dhaadheer ka boodee, Shalay dhuun-castii Golis Iyadooy dharaar tahay Xarumaha dhexdoodii Ka dhufsaday ma maqasheen? Ma dhawayn kolkaan idhi Jiilaalka dhaharteey Dhalmo-daysay samadii, Ninkaa dhababtay ceelki Ka dhexeeyey wadhatada Isna dhaansanmaayee, Wax la wadoba dhiiqiyo Dhidarkii xabaalo-qod Qudhun ma uga dhaadhacay? Deegaanyo dhabatiyo Dhulka hadaw ma kaga kacay? Cirku danab ma laba-dhigay? Ma dhaqaaqday ciiddii? Ninkii dhaatayee yidhi: "Haddaan dhigo xilkaan sido" "Yaa u dhiibanaysaan?" Ninkii dhaarta mari jirey Ma ka dhabaqday xaajadu? Wuxu dhawrka odhan jirey Ma ku daalay dhoorkii Dayro-dhaafyadaa galay Waxaa dhaxanta loo go`ay, Durba dhidid far waaweyn Ma ka duugay dhabannada? Ma-dhintoow-Siyaaddii Aabboow-ha-dhicintii Dhag-dhagtiyo mashxaraddii, Miyaa geeso dhiigliyo "Dhugcay" lagu sagootiyey? Dheecaan macaan iyo Haddaan dhabaq ahaa shalay Dhadhankiisa loo bogay, Maantaba dhurdihi mamay Markay dhabi dhabteed timi Dacar ma u dhadhamayaa? Dhiddin iyo raggiisii Deris adag ma loo dhigay? Ma dhalaalay barafkiyo Dhedadiyo hummaaggeey Ka dhisteen mandaraduhu? Afartaas war kala dhiman Isagoo dhan waa sidan: Burbur iyo dhibaabiyo Dhafar iyo qaxootiyo Dhudiyeey qasaaraba Rag dhabiiltamaa lehe, Mar haddaan hengelo dhigay Dhimashana ka wada simay Dhahar iyo ragna is-baray Allaylehe kar baa dhacay. Hashuu gurey dhaloombiyey Dhanna uma fayoobee Kol hadday dhib ii tahay, Waxa dhab ah Salaanoow "Haddaad dhimato geeridu" "Mar ay nolosha dhaantee," Ceebtiyo dheg-xumadii Dhugatana ha daacdee, Bagaa rag uga dhiidhiyey Bagaa laysu jilib-dhigay; Wixii lays dhacsiiyiyo Bagay dhicisay beentii. Hubka dhuunta ka onkoda Iyo dhagarta miinada, Bagaa dhabar-adayg iyo Sahraay jiibka laba-dhaca, Dhenged iyo ableey iyo Dhagax loogu babac-dhigay. Baga baga jikraha dhacay Baga baga dhulkaan labay Baga baga shilkaan dhigay Baga dhoomahaan riday; Nimaan dhiili soli jirin Bagaan dhiil yar ugu shubay. Intay belo dhud leedahay Dherer iyo ballaadh taha Waa la ii dhudhumiyoo, Dheegoow adduunyada Qabar ii dhinnaayoo Dhacayaa ma noolee, Bagaa laysku dhegegsaday; Bagaa dhuunta la is-muday; Bagaa nabadda dhaawacan Cirka looga xero-dhigay. Ma dhawayn kolkaan idhi Wax buraashad lagu dhuro Badi way ka dheertee, Baguu Ina Dhal-baasoow Dhulkiiyoon tin laga goyn Xaaqinkii dhammaad yahay. Haddii laaggi lagu dhacay Dhaaxo aan ka digi jirey Dhabarkana rag kaga jabay, Anba layma dhaahine Wixii dhumaya yeelkood Jiilaalka dhidibsaday Xay-dhool nin maalaa Damba-same ku dheeryee Haddaan dhacarto ii furan. Intaan dhoobbigaa ahay Waxay dhiiqdo Maan-deeq Dhal waraabe ula siman, Waxba dhayda qubatee Dhami-jire ku sama-qabay Ku dhabriiranmaayee; Nin dhadhaaran jirey baa Dhuuniga la waayiyo Dherigaw u darsanayee, Kol haddaanan dhereg qabin Dheglaydaan ku shubay waa Dhan kastaba ha lagu qado. Adiguna Dharjaanoow! Maanshee dhurwaa-yahaw Dhaadhaada taahiyo Dhuun-yeedhis mooyee Sida kale u tamar-dhigay; Waaryaa Dhabaajuur! Adigoo dhul-biiye ah In yar maad is-dhuubine, Mar haddaan dhabtaadii U ban-dhigay adduunyada Wayso kuuma dhawrnee, dhalan waa cajaa'ibiyee Bahalkii isaga dhuro Dhaqankaagi waxashnimo. Dharka aadminimadee Bixi kugu dhibaadda ah Dhilli toobal-caaraha. Dhiillada waqooyiga Ka dhisaalan maantiyo Nin dhegaystay raadyahu Shilka dhacay ma moogoo, Inaad gacan-ku-dhiigliyo Tahay dhaylo-dubatiyo Dinnaddii dhasheed-cuna, Dhoorreydaa ogaatoo dhagi kuuma noolee intaad dhigato haylaha xidho dhoolahaagii dhogortiyo luuqmahaag iyo dabadii dheerayd waxse sidaa loogu dhololin dhagar aanad falin dhigi maysid maantee ma cirkaad dhan soo soo ridi wax ma dheera kaaruhu kuwaan shalay dhadhaabtiyo ku dhacsadey hangoolkee ama dhuunta ayga waxa la galiyo dhuunta maantana dhaboosoow labadeenii dhinac xeegadu dhex taalaa dhawr goola kugu tage dheeshiina wa wali togdheer iyo dhamal Hargeysiyo dhulgariirka ruxaya adigoon is dhaga marin dhibaatooyinkiisa -- fandhaaliyo waxba xeedho kala dhacay ha ka dul dhareerinee wax iskaga dhig geerida waadigii ka dhaartee waxa dhakafaarka ku riday cirka ka soo dhac maahinee igarkaygii waxaad dhigatay weeyaan -dhito biirtay weeyaan - cadho weeyaan bulsho dhiidhiday weeyaan weeyaan didisay weeyaan dhashaad kicisay weeyaan dhagax iyo dab weeyaan dhamac iyo sun weeyaan dhalashiyo haweenkii weeyaan dhulkaad baa ladan hurisay baa shidan dhibtaad gaysataad badan badaad dhuuxdey baa badan dhirtaad diiratay baa badan hangashaad dhigtay baa wadhan waxaad dhaaftay lama arag adna nabadi kaa dheer dhumisayee ha raacdeyn dhacatayee ka soo leef dhabashayee nin qoomoow haday dhiidhiday dhaqashayee ku taagnow may ahey hadraawoow adoo dhagar ku hoos jira inaad dhagaxyo tuurtee dhicisayee ha maareyn ka daydayo dhufatayee hadduu go'ay markuu yidhi ha dhaawicin markuu yidhi dhaqaalee markuu yidhi dad qalatada ha ku dhiganin wiiklkana dhubuqdhubqdii weeyaan durba dhabano haystii dhagrqabe hadaad tahay bartay dhiiga dabatada anba dhuunta dhanbshayee nin qoomoow haday dhiidhiday gubatayee ku taagnoow hadaan dhoohanaan jiray baraarugay dhaaxiiyo wax badan baa
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 2 күн бұрын
Wallaalkay Cirro waa wada caqli waliba Ina canbaashe Ina dhaafi dhinac naga wada Mari waayo isku tol taws looma sheegto iyaga oo sandulaysan waa in ay Ina baryaan
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 2 күн бұрын
War dhiig mahurtay lavag layne
@Jannah-m4o
@Jannah-m4o 2 күн бұрын
Ciro waa doqon doqon dhaly cad cad dhalay
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 күн бұрын
Sacad muuse miyaa dagaalamaya.dhediga isaaq col sida loo huriyo way yaqaaniin,markuu isaaq dagaal qaadana way dhuuntaan.😢😢😢
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 күн бұрын
Somali weligood midoobi Mayan inteey qoloo qoloow isu qaybinayaan tulli foqool tulli weyan siyasadi gumeysta weli wataan oo qaybi oo xukuun aah
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 2 күн бұрын
Somaali laand waxay rabtaa in aybadbaadoso dhalin yarro xoogii dalka iyo dadka
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 күн бұрын
Markasta oo cadaw lays Qabto garxajis way soo raacaan bal u fiirso garxajis ina isaaq maahee waa garac iyagaana sheegtay yusra harti maantana waakuwaa sooraacay cadawgii maatidooda ku laayay jaamac dubad maantana arab dagaal kula jira wuxu nasab maaha waan ka Quustay
@KuyuuriKuyuuri
@KuyuuriKuyuuri 2 күн бұрын
Dagdag jooji 2 nin haday wax xumeeyan magaca haku qaadin garaxji wadanka isaga leh garac io garacadba adiga ahe
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 күн бұрын
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MustafeXasan-gx6tu
@MustafeXasan-gx6tu 2 күн бұрын
Niyow masjidkan aad sagashankaba nala hortagan tahay miyanu dhaman horta
@Qadhmac
@Qadhmac 2 күн бұрын
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi 2 күн бұрын
Waar waa beel wacade yay idin gaadin
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v 2 күн бұрын
Nin qabyaalad doojoow Doqonniimo waa cudur Haddii aad dux leedahay bal docdaada uun eeg Inta dumar agooma ah Inta dhiig dad lagu qubay Inta darib nin lagu cunay Inta duul ku qaran jabay Debec yaa lahaayeey Maxaa degel ku baaba'ay Maxaa dhacay Umula-doox Anigaa nin dooriyo Anigaa wax dumin kara Maxaa Beel ku dumug tidhi Imisaa dugaag qaday Dubaaxdiinna loo wadhay Darka iyo xareeddiyo Daaq laysu qoonsaday Dirirtiyo colaaduu Maxay haad dibbiriyeen Islaan wiilki laga diley Dugayeey maxay tidhi Dadab iyo aroosiyo Aqal laba daryaalle ah Maxaa daaha loo rogey Waxan uga dan lee yahay Sumad iyo Dir-soociyo ninkii duuf ku nooloow Alle doori baad tahay Soomali waa duud Dekan qabae ha joogee Waa ul iyo diirkeed Deris iyo tol wada yaal Nin danlaana kala gura Qabiilkii Dorraad yiil Isticmaarki baa dumay Shalay daba-ka-naax iyo Dibitaati baa waday maantana dillaal iyo Dibir baa ku xoogsada Waa dabin qarsoodiya ummadday ku dagayaan Boobkay ku dedayaan Qolo-qoladan loo degey kama dhalan dadweynaha Ragga dacarta huriyaa Waa kooxo duuma ah Daadihiyayaashiyo maamulkay ku dumanyiin qaarbaa diktoorra ah Degreegoodu madhan yahay Qaarbaa Durbaanna leh oo daacaddii jaray Darna waa hagoogtaan Waa deniyo waaweyn isku soo dabbaaloo waa Dabaqad maal jecel Waxa loo dig lee yahay Dhididkaygan dahabka ah Sidii loo duddubin laa Afartaa docdaa mari Dugsi maleh qabyaaladi Waa dararta baahida Waa astaanta dibu dhaca Waa boog dalooshoo Dadka maanka uga taal Dirxi qudhun ku nooliyo Waxa fadha nin daallina Damqa oo ku joogsada Balse dira-diraaloow dabka yaad u sidataa Yaad daafacaysaa Haddii uunku kala dido Yaa dulinka kaa layn Dibjir iyo nin xoolo leh Denbi laawe iyo tuug docdoc weeye shicibkuye Yaad daawo leediiin Waxan uga dan lee yahay Haddaad duullimaad tahay Riddo waa u meel dayo Docor yohow abtiriyaa Armaad dogobka qiiqa leh derintaad ku huruddiyo Dushaaduun ku hurisaa Afartaa docdaa mari Tixdu way dagaal timi Waa daabbad aan biqin Cilmi baa u diirada Durba gumuci koowaad waxay daartay nabarkiyo waxa doogta ugu wacan Dawadiise may gelin Kuwa ararta daajiyo ragbaan ula dan lee yahay Deelleydu waa koow
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 2 күн бұрын
OGAASKA CIISE MA ILAAWAY DHIBAATADA UU UGAYSTAY. OGAADEN CASINADII DDS EE DIRE DABA YAA KA GUURAY YAA DHULKOODII SIIYAY CIISE HALO SHEEGO
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v 2 күн бұрын
Jamashooy waxba ha tarin; Jarka debecsanaw ciir; Ballankii jabaw dood; Beeneey jilbaha dhigo. Jirka gaagaxaw baga; Dimmo uur-jilaycaw. Badda jiidaneey guur; Jibintii dhacdaay yeedh; Dib u guro cir-jiidhkaw. Fiintiyo jugleydaay Ila jiibsha heesaha. Dadka jeebka caabuda U jaxaasa iimaan. Han-yareey jawaab hoo; Shaxdaad jeexday waan degay; Irmaan baanay joogtaa. Jaraan guudka kuu sudhay; Jid kastaana kaa xidhan. Laba-geel-jeclaantii Hadba-doc-u-janjeedhkii, Jillaafooyinkaagiyo Jirjirroolenimadii, Jaasadeeda waad heli. Hadday jugo ku gaadhaan Waxba hay jadeer-wicin Ka kufriyey jacayjkii. Xalay jaah-wareerkii Hurdadaan yar jiifsaday Riyo jaan miyaan galay.? Jannadaan ladaabsaday Kolkii jiidhku oogsaday Jab miyaa sagootiyey? Jabadkaan astaystiyo Jeeskaan yagleelsaday Hadmaa jaarku i ag dagay? Jirradaan bogsiin laa, Gurigaan "jiq"siin laa, Garbadaan lahaa jiidh, Dantaydaan lahaa jiri, Jaan-gooyadaydaan Is-lahaa ka jibo-keen, Shaw dhaan jin baan waday! Jirriddaan tallaalee U soo jeexay laagtee, Jeedaaladdaydiyo Jiiftada ku korin laa, Xar baa shaw ku jeerraa! Dusha jidhifta mooyee Shaw dhuuxba kuma jirin! Riyo jaadad badanaa! Dhalanteed jimcoonaa! Uur-jireenka murugada Soo-jeed u daranaa! Iska jiif lahaydaa!
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 күн бұрын
Baryobadana belayo idin aragtay manabadlabarueynu aragnay war nabada laysma amaahiyo e sandullaykutimafa markay curadowaayan
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 күн бұрын
darod way washen melkasta in ay dab qabad siiyan ayay donayan lkn hadi ay jogsan wayan cida ay xog wax kaga qadan ma egna wali hadad doda aya badatay besha cise cida xukunta wa ogaden ee cida xukunta ayu garan la yahay wa bakhti an damir lahayn ugaas kasi wa cise hora loyidhi cirole ciise carurta waxba ma dhamo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 күн бұрын
Malaha nuura af cas ayaa eryatay
@SaynabIbrahim-fb8mr
@SaynabIbrahim-fb8mr 2 күн бұрын
Ismaaciil calool ayaa khalday ugaaska ee isag maah
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@LibanWaisom-bz1ty
@LibanWaisom-bz1ty 23 сағат бұрын
Odaygan shakada dumarka leeh ee ogaska wax ka shegaya muxu ahaa adeer adiga maata maxa ka hadliyay oo awaal la amusnayd
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 күн бұрын
CIise yaa waxs ka qorayaa soo raaca caada qaatayaala baa tahaye
@Abdisama-e2l
@Abdisama-e2l 2 күн бұрын
asal asal
@SacadMaxamed-j9r
@SacadMaxamed-j9r 2 күн бұрын
Badhyo. Culus yay. Soonoqon
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 күн бұрын
Nabad la tuugay nabad ma aha
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 күн бұрын
Muuse isamaaciilo yaa layadii hoosaanina cadowaga ha yeelina ina ayaa Soo noqodaan ceerigaabo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Baho garxajiskuna maxay ahaayeen 😅😅😅waar reerku hanyaraa oo bilaa sharafsanaa dhaqankoodiibaa noqday ul soomaalilaan lala dhoco uf waamaxay qoomkan jabay dacawalay wixii kadhacay miyaa shilimaad dhamaanaya laga raacay😮😮😮😮😮😮
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
dowlada Somali waa dowlad aad aduunka loo aqsanyo dawlad sooliya kamadax banana tihiin inkii doonaba hahadlo
@AaminaDucaale-w4n
@AaminaDucaale-w4n Күн бұрын
😂😂😂😂
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 күн бұрын
Haku soo celina ceerigaabo waa isadaye u qaxeen daarooda waa.beela wacafa ha aamina
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 күн бұрын
Tolkay ciise ha barbaariyaan ninka hooyadii irmaan tahay
@Ahmed-m3p6y
@Ahmed-m3p6y 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@MohamedBade-i5j
@MohamedBade-i5j 2 күн бұрын
😂😂
@MustafeXasan-gx6tu
@MustafeXasan-gx6tu 2 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 2 күн бұрын
Bacbacle
@SacadMaxamed-j9r
@SacadMaxamed-j9r 2 күн бұрын
Ceeri gaabo. Yay. Kusoo. Noqon. Badhyo. Culus. Iaa. Aysoo. Daayaan. Maxaabiista
@XamseXasanyuusuf-tj1ln
@XamseXasanyuusuf-tj1ln 2 күн бұрын
❤❤❤
@SacadMaxamed-j9r
@SacadMaxamed-j9r 2 күн бұрын
Badhyo. Culus yay. Soonoqon
@MustafeXasan-gx6tu
@MustafeXasan-gx6tu 2 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 119 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,8 МЛН