Wararkii u Danbeeyey Ciidan Samaroon loogu Tababarayo Eriteriya & Somaliland oo Sidii sool u sahasha

  Рет қаралды 29,647

Taar Tv

Taar Tv

Ай бұрын

Пікірлер: 72
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
INSHA ALLAAH GUUL IYO MIDNIMO JAMHUURIYADDA BARAYSAN SOMALILAND.
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
CIDANKA SLVERTETIYA MARAYKAN HALAGA DACWEEYO JABUTI IYO SOMALIYA CIDA DIRTAY CIDANKAA QATAR SIRDOON CALAMKA SL HEEGAN BUIIXA
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul ciidanka canfarta ❤❤💪 from ciidanka soomalilnd 💚🤍❤️
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Ай бұрын
Ceeb. Shacabka ciise waa taageereynaa somaliland ahaan.
@Wista140
@Wista140 Ай бұрын
Waaw cidi igama horayn😂😂
@asjaahme4985
@asjaahme4985 Ай бұрын
Taar TV mahadsanid sxb
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c Ай бұрын
Ictisaam waa argagixso ee aan layno habar jeclooy
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪 Guul Ethiopia 🇪🇹
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
FAYSAL ROOBLAA SHEEEGAY CIDANKA ERTETERIA WAA IN ITHIOPIA IYO SL DABKA SARAAN KOOXDA XILIGA DOORASHADA LAGUSOO BEEGAYO. SL HEEGAN CULUS MAXAMED ABIIB HALA WARAYSTO IYO CILDHIBANA FEDERALKA SOMALIYA
@user-us5yj6rq1h
@user-us5yj6rq1h Ай бұрын
guul❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
WARSANGLE FUUTADA KAA HAADASHAYN WAALAHEYE IDIINKA IISMAHADIN
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
isaaqii weligiiba wa dulqad badna manta ma warsangeli subaxany oo lagu metelay maska aan wax cunin subaxanyada ayaa inoo hanjabaya walee wa yaab
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HASSAN GUURGURTO IYO KUWA AADA SHEEGYSO AABAHOD BEEY KAALE WAASE
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
ma waxay qaateen musharkii bayqaateen huwanta soo faanaysaa😅
@user-gz8rg5zk7i
@user-gz8rg5zk7i Ай бұрын
Ilaahoow kulmiyoo soo noqda ayaanu kaa magan galay
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Isha allaa somaliland isku duuban cid wax yeeli karta ma jirto
@Afguduud
@Afguduud Ай бұрын
Yisitaanka Jabduhu waa wixii uu ku jabay siyaad Barre. Soomaalidu Taariikhda wax kama faa'iidaan. Haddii Aad Aragto dawlad Yaraysanaysa Ama quudhsata Dadka Ku Mucaaradka Halkii ay iska Afgaran lahayd ee ay kala Sabsaban lahayd shaki la'aan waa ay dumaysaa dawladaasi.
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Caaclayaal waa landing sugayaa hadaa wax isla haysaan cartoon gala ceergaabo haddaa rag tihiin
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Ай бұрын
Umad muslina oo Ilaahay nabad siiyay oo is wada dhalay oon waligood meel kala tagayn sababta ay u doonayn dhimasho qax gaajo cudur asay agoon maxy tahy iyadoo ahy hays taan nicmo wada dhalasho waxbarasho business caafimad Saaxiib tinimo kalgacal is jacayl farxad aroosyo qurux ilaahay ka baqda oo is daaya oo is jeclaada oo Ilaahay mahad u ciya walala yaal ilaahay haydin soo hadeeyo inshallah
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
@sharmarkeaadan7552
@sharmarkeaadan7552 Ай бұрын
Guul galbeedka gobolka siti ee halganka ku jira
@Wista140
@Wista140 Ай бұрын
Hala laayo
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Wxba gundhuf Somaliland kaqadi maayan
@user-le6ud9bt7l
@user-le6ud9bt7l Ай бұрын
😢😢😢
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
gudida hj qofna ma xidhayo cigaal ba isku dayay inu xidho xidhi kari wayaay muuse iskuma daayi karo inu xidho gudideena iyaguba kun gudi oo kala jaaday leeyihin suldankiisa ka hor yimi ha xidho marka hore
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay Ай бұрын
Wll, HJ maanta khilaaf dhexdooda ah oo guddiyo kala samaystaan uma fiicna. Dagaallo ayaa Sool iyo Sanaag kaga socda. Guddiyada qaar baa ictisaam ah oo la xulufo ah cadow shisheeye. Wasiirka ammaanka (ina Kaahin) waa inuu guddiyadan fara gelayaa oo kuwa aan daacadda u ahayn umadda waa inuu ka qabtaa.
@abshir1974
@abshir1974 Ай бұрын
Kkkkkk oo may tagaan maxay kolba video loosooduubaya fulaysanaa
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 faanbadanaa goojacade dadbadan ayuu waxaan jirin tusay
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq Ай бұрын
My country ?oodweyne habar yooniskhan ❤betwen DIRIR DHABA AND DORALEH DANLEY MALE❤ EARTH OROMO INCONNU JALOUSIE MOST PEOPLE SPEAK
@ibrahimkahiye1736
@ibrahimkahiye1736 Ай бұрын
Halkaa ku celi
@sahraismail610
@sahraismail610 Ай бұрын
ader waxan hajabada iskada oo sogal adad wax difacysid naac naac badanida
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SIRDOONKA QARANKU HA FOOJIGNADAAN. 3 DAX GUUTO HALA DHIGO HOBALKSA AWDAL. ITHIOPIA HALSLA WADAAGO COGTAAAA
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 Ай бұрын
Maxaa Ethiopian dhulkeena keenaya somaliland cawaan umada ilaahay hakaqabto Ethiopia iyo Dabadhilifkooda dhulkeenu iibmaha Ethiopia waxaad kaga quusataa soomalida jigjiga sidaay udhibaateeyaan
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
​@@samiaabdi2018 Ethiopia 🇪🇹 yaan ahayn ee Somaliland degan . HBR XABUUSH banu 60% waan degna Somaliland. XABASHI wa deganahy dalkan ee iskaga guur hadad doonayn . Meeshan waa ARDUL XABASH.
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 Ай бұрын
@@NOREDIN666 somaliland waa dalkayga Doonimaynu Ethiopian Dhulkeenu maaha dhaxal xabashiyeed kunoqo meeshaadkatimi Duliyaw
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
@@samiaabdi2018 WAA IIB ADEER KASHUB ITHIOPIA KU DHANTA ICTIRAAF KA WAANU IBSANAY CIDAN BAD IYO DHULBA HESHIS BANU KULA GALAY SOMALI UTAG HADAY WAX KU TARI
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
HADII LA RABO IN CADOWGA LAGA GUULAYSTO HUWANTA GUDAHA HA LAGA BILAABO
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Beenta jooji ceerigaabo ma qasikartaan huwaneey isaaqna is raac
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 Ай бұрын
War mâd u hiilisid sơ dỉ ma ihid
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Sumxanala! Think about how many boats might be needed to get 5000 guys! And how many trucks to load all of them! Nonsense! This is fake news... caruurta usheeke... shilin ba dhuustay gofana...
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f Ай бұрын
rag hada tiihin kalayaa
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Kkkk haatan may yidhaahdaan wasiirka arimaha gudaha maba garanayaan fariintoodu u socoto
@seryu8204
@seryu8204 Ай бұрын
Somaliga maxaa u diidey in uu si nabada uu ugu noolado wadankiisa xitaa kii ay degmadiisu nabdoonayd ma doonayo in uu nabad ku joogo degmadiisa inta uga dhiman aakhiradiisa waa xanuun ay ka simantay dadkii somali lagu sheegi jirey
@MohamedOsman-jm8ul
@MohamedOsman-jm8ul Ай бұрын
Madax di dalka dheh Mohamed osman.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Canfarta iyo ciisyhu Ethiopia na way isku dilayaan jabuutina way wada degan yihiin oo dagaalkaasi saamayn kumuu yeelan gudaha jabuuti kolayse wax yaabo hoose way jiraan
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Ayadoo aan dagaal dhicin soomaaliya alaha mideeyo ab.waan timacada madhiban waa dhuutay
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
Umada Soomalida waxa ku jira fayuus oo Daarood
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Reer Lascaanood oo Darood uu dhamaa xalkoda wa lo jeeda marka samaroon u malayn mayo in nabadoda ay iskaga cirri donan
@mancity_2023
@mancity_2023 Ай бұрын
SAMAROON wakii ku dagaalamaayay dad ma kala taqanane howsha ismaciil ba wata Haduu gadabuursi Rabo Dagal dhamantood iyagoo dandaansiga iy dulmiga laga dayn waayo 2 million aya addis kaso ruqaansan 1 million Eritrea Somalia rer ka ugu badan waa la ogaan lakin ma jirtaba muuse gadabuursi wu yaqan waa sababta abiye ugu cabsi galiyay isaga iy ismacil ba lkn Anagu hada uma jeedno inan sland dumino Wa ismacil cumar aya howsha wada oo ciidamao calooshoda u shaqaystayal ah qortay anaga Sland wadad isku xidhaysa djabouti saylac borama Awbare wan ilaaashanayna iy dekada Lughaya oo ah mid ganacsi lkn haayada somali o dhan fadhisinkoodi borama ka so rara oo Airport British colony ugu wayna 2009 xidha ana 2 dekadood ha ishaqeeyo iy 4 Airport time will end if not get solution
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
@@mancity_2023 Samaroon inu yahay reer Somaliland ma dafirsani mana jeceli in afat calooshoda uu shaqaysa aya inay nabada haystan in ay ku dula. Wixi kamaqan nabad haa radasadan
@AnabAhmed-mn3vu
@AnabAhmed-mn3vu Ай бұрын
War hadey shekadasi dhabowdo sida dhulbahante ugu dhax nolyahey iyago dagaal socdo isaaq barigaa maya qanan réer galbeku haduu dagaal dhaco wa odu inokalrogan dabetan birta leyiska asili waba bacmushutar isdhaxmare hadaba gadabursowo niman kurareyen baa good kuridaya
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
kkkk ciidamo gudabiirsiya oo xaggay ka dagaalamayaan jilib reer xareeda ayaa ku filane
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Dhayalsigaasi waa wixii hore inoo jebiyay meesha dawlado isasoo kaashadaybaa laguyidhi
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Waxasj waa wixi Laascaanood gooja-cade inagaga dhacay Inaga daa suqa yaraysiga rag waa rag sxb
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
lulmiye caynaba mar buu kaga baxay ma mar kale ayuu doonaya inay fartooda eedan doorashada ka hor ha ugu dhawaaqan ama niicda hala;atagan dadka
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CEERIGAABO ISAAQ BAA DEGI JIRAY AYAA SOO SOCOTA
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 Ай бұрын
Xaafadayaduna gobol bay rabtaa kkkkkkk
@bustaaleali1710
@bustaaleali1710 Ай бұрын
Waar weriye maad joojisid walawaladan indhuhu dadka ku xanuunayaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Muuse ismaaciil gadhwayn taariikhbay ku lahaayeen dagaalka iyo ficilka hada lkn dushoodaa lugu cartamsyaa oo dhulkoodii la rabaa waanay aamusan yihiin raal8bay ka yihiin markaa
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Alla naxay faqash kibir Tay oo futada Kala qabatay
@MohamedOsman-jm8ul
@MohamedOsman-jm8ul Ай бұрын
Shaqo ayey ubahantay ee halays waydiyo sidi kibirka lo jebin la ha .
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
​​Iyada oo aynu ogayn faqash waxay inagu samaysay 1991 markii aynu Ka adkaanay waa tii aynu saamaxnay ee aynu hoosta soo gashanay iminkana waa ku waa kibraye meel walba inooga soo hanjabaya waynu istaahilnaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Dhuxulysato kalay ceerigabo hadad wax isla hyso kolba meel banana haga so hadlini 😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Gobolka sanaag ragii lahaabaa jooga calankii loo baahnaana waaka kataagan naac kale iyo edebdaro kale loogama jeedo gobolka martidu ha edebsato
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Alla maxaa la kibray waana la xasuuqay yaan laydinka maqlin reer faanow
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Ай бұрын
Been bb balo kucayaadhay 👎
@mohamedwarsame8680
@mohamedwarsame8680 Ай бұрын
Warfaqash ayaad ka midnoqotay, somaliland waa canfarta ee maaha warka Daaroodka ee aad warkooda aad soo xiganayso.
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 14 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
"Sirdoonka Somaliland Anagaa Quudina" Ibraahim Caydiid
9:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 51 М.
AMXAARADII OO HEES KALE KUSOO AMAANAY REER SOMALILAND
25:55
Zaki honest Official
Рет қаралды 19 М.
NEWS AND OPINION
1:19:47
Shemsho Media
Рет қаралды 2,5 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01