CAALIN MUWAADIN MA JIRO----DHAMAAN WARSHADIHII----WAA LA BILILIQEYSTEY---OGOW----WARSHADA SIBIDHKA QALABKEEDII WAXA LAGU DHISEY WARSHADA DIRI DHABA----WARSHADIHII KALENA HADALKOODA DAA---MEE MUWAADIN---HOHEEY
@Abdifah4 күн бұрын
Bal isaaq oodhan haysu tago oo warshadaas ha kiciyaan iyagaa burburiyaye, walaahay Siyaad bare wax idiin dhaama mahaysaan ilaa iminka
@samotalischannel5737Күн бұрын
Waa warshadi kuriyaada waqooyi ino dhistay
@SahraCumar-d4y4 күн бұрын
Caalinow waxaa dhib ku qabnaa markaad warshada sharaxaysid afkaaga ma garanayno Ee Sxb afsomali ku hadal😂😂😂😂😂😂
@fdama6 күн бұрын
Ganacsatada Hawiye ha lagu wareejiyo warshada hadii ay ganacsatada Isaaq 35kii sano ay dhisaniwaayeen. Waa nasiib daro.
@NimcoFf6 күн бұрын
Hawiye mxaa ka yaala berbera haday doonto 100 sano sidaas ha noo ahaato
@InaBeegsi6 күн бұрын
@@fdama berbera iminka waxa Laga dhisaya warshad Sibidh oo Ay Ku Baxayso 130miliion Hor cement Ku qor Hhh
@faadumomaxamuud47965 күн бұрын
War la'aa isaaq baa ku heshiin wayey cidda dhisata lkn dhawr warshadood kale ku yaal berbera soo saarta
@MrSj-s1c5 күн бұрын
Walaalka gaadhiga wada waa professional nacam😊 geesi geesi dhalydhiiga isaaq isma qariyo ninragina waa og yahay doqna oo sheegi maayo❤
War nimankaan isaaqa wax haloo sheego warshadaha sibirka aduunka waarakhiis Iminka dhismaha somaliya sibirka waxaa laga keenaa turky iyo Thailand iyo Indonesia waxaan qabaa meeshaan maalgelin loo raadiya ganacsatada somaliyeed Wallhi waaaan dhisi karaa port sudan mid laga dhisay 500000$ ayaa ku baxday marka malaayiin baanu sibir dibada kaga keeneeynaa waa in leeysu tagaa wa
@khaalidcusmaan27785 күн бұрын
Waan in laga gudbaa taas
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi6 күн бұрын
Oo warshadu miyaanay dibu dhis ku socon?
@ayaanleshafi4 күн бұрын
Baylka xidho sxb
@Positive-Energy-Vibes6 күн бұрын
😂 17:49 min 👍 waa dhagaxa 😮 soo dhacaya si uu u burburo
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi6 күн бұрын
Landrover waxaanu ku qaxnay 1994kii Hargaysa ilaa Moholin 😮
@proudcitizen48834 күн бұрын
Oldest Plant in Horn of Africa ❤🤍💚🥰
@Sahramohamed-f3u5 күн бұрын
WAXA CAD IN DOWLAD LA AAN AY XUN TAHAY MAMULKA KA JIRA SOMALI OO DHAN IN AY WAXAB SAMEYANKARIN DOWLAD LAAN BADANENA XUDUDAHEENA WAA DAYAC YAHIIN OO MEEL AN ILAASHO KARNO MALEH
@MaxamuudMaxamed-sm3ub5 күн бұрын
❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub5 күн бұрын
Meesha sawta la idi qalabkidi waa la so iibyay waa la dhisaya wax ka socda male
@maryanalifandhe84234 күн бұрын
Somaalida faan beena bay yaqaanan waa dugaag dad u'eg maxaa keenay inay warshadahii oo dhan ay bililaqaystaan.
@YusufJama-q1n6 күн бұрын
Waa faransiis
@InaBeegsi6 күн бұрын
Warshadi Cusbayd ee la dhisayay maxad usoo duubi wayday Tan Dowlada Lehe xita wadada aad maraysan 4 haad ba Laga dhigaya
@Maanshiil16 күн бұрын
Yaa ka.dhigaya afar haad saaxiib😊
@InaBeegsi6 күн бұрын
@Maanshiil1 dowlada Hoose oo Warshada sibidhka ee Horn Cement ayaa Loo dhisaya
@khaalidcusmaan27785 күн бұрын
Waxaan maqlay qabaail baa diidan oo dhahaya waa in dhalinyarada reerka laga shaqaaleeysiiyaa hadii kale wax Kala soconaaya majiraan
@mohamedmire86464 күн бұрын
Waxweyn maaha in dhalinta la shaqaaleysiyaa waa wax shacabkii qayb loo qabtay, waxna qabaa’ilkaa la siinayaa Waxna qaranka u tartamaya shaqaalaha. Dalku waaka faa’iidaya khayraadka.