WARBIXIN- Isbadalka awooda ciidan ee Soomaaliya iyo kaalinta ciidanka kumaandooska gorgor.

  Рет қаралды 192,279

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 163
@mahadabdiali5797
@mahadabdiali5797 3 жыл бұрын
My fellow GorGor Golden boys together we can mark the difference🇸🇴💪 insha Allah an other great Somalia🇸🇴 is possible✌
@mahamedgadhle266
@mahamedgadhle266 3 жыл бұрын
Jecliya ciidamado somaliyeed OO qabiil ka madhan sida Gorgor iyo Haramcad. Waxaa ahay wiil uu Dhalay sarkaal hore OO ciidamada somaliyeed aabahay wuxu dhintay isago difaacaya midnimada dhuleed iyo daddeen ee Somalia 🇸🇴
@muscabmohamed7204
@muscabmohamed7204 2 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo
@trueshow2852
@trueshow2852 3 жыл бұрын
Love Somali army from Rohingya
@SalmanDacar
@SalmanDacar 3 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo Somalia 🇸🇴 🙏
@maxamadabukar1283
@maxamadabukar1283 2 жыл бұрын
M.a guuleysta libaaxyada gor gor🇸🇴🙏💪
@deeqoabdisalanwarsame9946
@deeqoabdisalanwarsame9946 3 жыл бұрын
Illahay ciidankena hano barakeyo dalkana Alle hanodajiyo insha allaah yarabil calamiin
@deeqoabdisalanwarsame9946
@deeqoabdisalanwarsame9946 3 жыл бұрын
Wllhen Turkey illahay sharaftoda korhaakadhigo nabadana ha usiyadiyo insha allaah
@IbrahimAli-pt2es
@IbrahimAli-pt2es 3 жыл бұрын
Aamin Aamin Aamin yaa Allah.
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 3 жыл бұрын
M farmaajo Insha ala guul ciidankeena doowladeena waxaa soo noqday guushii soomaaliya
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
Isbadel wayn baa ii muuqda alle ha guuleeyo ciidamadeena💘🙏🏼
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 3 жыл бұрын
Guuuuuul gobanimo ciidanka umad soomaaliyed nabad iyo nolol cadowgiin hajabo 💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Redmensupportes
@Redmensupportes 3 жыл бұрын
Mashaalah guul iyo gobanimo cidanka qaranka somaliyed guleysto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@faadumomohamed7961
@faadumomohamed7961 3 жыл бұрын
Maashaa Allah keep going somali Somali hanoolaati 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 3 жыл бұрын
Masha'allah guul ciidanka qaranka somaliyeed
@jaamacxuseen8835
@jaamacxuseen8835 3 жыл бұрын
Guul somali somalibaa leh🇸🇴🇸🇴🇹🇷🤗
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 3 жыл бұрын
Masha Allah guul guul guul cidankeena naftooda hurasha horey u socda anagana garbahiina baa tagan nahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 3 жыл бұрын
Mash allah guuul ciidankena🇸🇴❤️👏👏💪
@shamsokhalif7639
@shamsokhalif7639 3 жыл бұрын
alaha lajiro aad iyoaad ayaan ugu diirsanay waan farxad ayaan la ilmeeynaya guu guul inshalah
@jamalabdinasir3272
@jamalabdinasir3272 3 жыл бұрын
Ciidanka Somalia guul iyo gobonimo u rajeynaa Lkn waxaan layaabanhy qofka Somaliga ah ee Ciidan soomaliyeed ka naxaaya
@IbrahimAli-pt2es
@IbrahimAli-pt2es 3 жыл бұрын
Masha'Allah guul guul guul somaliweyn cidan keenow wiligiin guleysta Insha'Allah.
@mataankaaofficial1484
@mataankaaofficial1484 3 жыл бұрын
Ilaahey wadankayaga noo nabadee
@ahmedsomali4482
@ahmedsomali4482 3 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo horay haloo socdo dadaala Ciidankeenow.🙏💪💙🇸🇴✅
@duaysane8248
@duaysane8248 3 жыл бұрын
Wadankasta waxa lagu qiimeyaa inta uu la egyhy cidankooda masha allah cidankena guuleysta waligiina
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 жыл бұрын
Waa Al Shabaab io KarishBooyo ciidan qaran ma ahan. Insha allaah talaabo laga qaadi doonaa goordhaw sharciga inta la soo celinaayo waxeey doonan ha falaan. SNA, Danab 🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴 ciidan qaran raggaas eh
@TristanTransitFan
@TristanTransitFan 3 жыл бұрын
Amiin ilaahow noo kordhi ciidanka dalka.
@foossamatar7855
@foossamatar7855 3 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarakalah Allah ha noo xifdiyo ciidamada qaranka guuleysta guul ayaa usoo hoyatay ummadda soomaaliyeed Allah ha noo gargaaro aamiin
@alxmdlilaah3359
@alxmdlilaah3359 3 жыл бұрын
Guuuuuul somalia inshallah allah
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Ar Farmaajo noo geeya. Masha Allah. Guul iyo gobanimo.
@decksmx7442
@decksmx7442 3 жыл бұрын
Guuleeysta waligiin in shaa Allah 🇸🇴💙💪🏾
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 3 жыл бұрын
Mash allah guul ciidankena🇸🇴❤️👏👏💪
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 жыл бұрын
good job mashalah guul xoga dalka gorgor wdani nimada h ahati qwcidina iyo ahdaftina 👌🏾👍🏽👏❤🇸🇴🇸🇴
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 3 жыл бұрын
markaan aanhormar gaarnay ilaahow lagarabgal cadowo shisheeyaanadhibeene❤❤😍😍😍💖💖💋👍👍👍
@aliwarsame5127
@aliwarsame5127 3 жыл бұрын
guul somalia
@Waasuge2012
@Waasuge2012 3 жыл бұрын
Guul Guul 🇸🇴💪
@abdimohammed6309
@abdimohammed6309 3 жыл бұрын
Waxaan layaabanahay ninka somaliga ah oo leh ciidamadan xoog leh ee gorgor iyo horamacad ayaanka cabsi qabaa inay bataan .masoomalibaa mise sinsibaar
@252Mali
@252Mali 3 жыл бұрын
Farmaajo baa sabab u ah in ciidanka dalka lasiyasadeyo
@abdimohammed6309
@abdimohammed6309 3 жыл бұрын
Adiga waxba ma ogid .balse waxaan kahadlayo maadan fahmin .ee adiga waxaa tahay dadka cudur farmaajo lagu shubay .waxaa xaqiiqa inaad kamaqashay kuwo qabiilkaaga ah .balse inuusan waxba kuu dhimin .caqliga hashaqeeyo
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 3 жыл бұрын
Maa shaa allah alle ha xifdiyo
@fm2008_2
@fm2008_2 3 жыл бұрын
✍ Guulle Garabkiinna in shaa Allaah.
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 3 жыл бұрын
Guuul dalka hooyo🇸🇴🇸🇴
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 3 жыл бұрын
Farmaajo ciidan waa dhisay mashaallah
@User-s8x2d
@User-s8x2d 3 жыл бұрын
Guulaysta Ciidankena xooga dalka Somalia xafiduhu Allah Jazaakumullah Kheyran.
@abdimohamed6681
@abdimohamed6681 3 жыл бұрын
Assalamu calaykum guulaysta dadkaygiyow iyo dalkaygow bisha Ramadan fadligeeda Allaha nagu guuleeyo dhinac walba sharafkena iyo karamadena Allaha noo so celiya ciidankayna sharafta leh guul guul guul iyo gobanimo ayaan illah SWT inooga Baryey Aamiin 🤲🏾
@maymuanhasan2803
@maymuanhasan2803 3 жыл бұрын
Maasha ALLAAH gorgor 🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️🕋🕋🕋💯💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👁👁👁👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴💯💯
@abdirahmaanosmaan5187
@abdirahmaanosmaan5187 3 жыл бұрын
Guul somalia
@aishaibrahim2964
@aishaibrahim2964 3 жыл бұрын
Asc mashalaah tabaarakalaah ilaahaw noo xifdi aamiin
@nimohassan9174
@nimohassan9174 3 жыл бұрын
FIFA Somalia Military guuluuuul ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️👍👍👍💪💪💪🦅🦅🦅🦅🦅🐆🐆🐆🐆🐆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🌹🌹💖💖🌷🌷🌷
@awdalsomaliawaaye9604
@awdalsomaliawaaye9604 3 жыл бұрын
ManshAllah Somalia Great Again inshAllah
@Ninmadow_1
@Ninmadow_1 3 жыл бұрын
M.a gull somalia iyo sna somali army commandos 💪💪💪💪💪
@maxamedadan5476
@maxamedadan5476 3 жыл бұрын
Msh allh somaliya guuuuuuuuuuuul
@nimohassan9174
@nimohassan9174 3 жыл бұрын
FIFA Somalia guul guul Military🤲🤲🤲⭐️⭐️⭐️🦅🦅🦅🐆🐆🐆👌💪💪💪🌹🌷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sufyannuuradin5890
@sufyannuuradin5890 2 жыл бұрын
Long live turkey somalia no 1 brother
@dekowabdi9936
@dekowabdi9936 3 жыл бұрын
Mashalallah cidankeena
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 3 жыл бұрын
Masha'allaah guul soomaaliya
@calicabdi4438
@calicabdi4438 3 жыл бұрын
Lions of Africa will came back Insha Allah.
@abdifitahharred8134
@abdifitahharred8134 3 жыл бұрын
Masha allh allah barakeeya
@yussufduale3747
@yussufduale3747 3 жыл бұрын
Mashallah cidankeena we love u
@cabdirahmanziyechsomalia916
@cabdirahmanziyechsomalia916 3 жыл бұрын
masha Allah
@muminahmed3011
@muminahmed3011 3 жыл бұрын
Mashaalah alhdullilalah illohow athaa mahad iskaleh illohow rabiyow Somalia ugargarr garabgal farmajoooo cidanka hooga allajecliya gorgor haramcaad danab cidanka cerka badda waranka cidanka Nisa gulleysta Somalia hanoolaata walligeed Allah garabgalo cathowga Somalia cagtahoostiisss farmajoooo cafimad iyo cimridereeee Allah uziyathiyooo sonoookhooo adhooo nabaaadddd ahhhh gulleysaaa walligaaaa alleeeeeeh garabgal Allah Nolow ooooooguuuuulllleeeeeyyyysssssaaaa walligaaaa alleeeeeeh gull wacan farmajo garabgal Allah i.a amiiiiiiin yaraaaaaaabiiiiiii
@mamma6900
@mamma6900 3 жыл бұрын
Mashaallaah tabarakallaah ilaahow noo xafid CXDS gacntooda kor inshallaah Amiin yaarabii
@abdallakookozi7782
@abdallakookozi7782 3 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@ismaciilcabdirashiid2143
@ismaciilcabdirashiid2143 3 жыл бұрын
Ciidamada gor-gor waxay farxad galiyaan qalbiyada umada somaliyed
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Masha allah cadowga cadow giinu hajabo.insha allah.🇸🇴😍🇹🇷😍💪🏽🖐🏽🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🖐🏽🖐🏽🖐🏽🖐🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
AALLAH FARXAD WEEYNAA ILLAAHOW CIIDANKEENA XQS NOO XAFID ALOW KOBCI OO TIIRI ALLOW CADOWGOODA SHISHEEYE IYO SOKEEYABA BAABI I AAD BAAN IDIIN TAAGEERSANAHAY GUULEEYSTA WALIGIIN.
@deeqoabdisalanwarsame9946
@deeqoabdisalanwarsame9946 3 жыл бұрын
Masha allaah illahay waxan karajegnaya in aan nabad kunalono
@habsamouse5994
@habsamouse5994 3 жыл бұрын
War iisheega heesta magaceeda plz 🤔
@cabdirixmaanhassan7053
@cabdirixmaanhassan7053 3 жыл бұрын
mashallah guul
@gucciboy1183
@gucciboy1183 3 жыл бұрын
Guli Somali
@sadiiqsamatar1105
@sadiiqsamatar1105 3 жыл бұрын
Mansha Allah gorgr
@buraale134
@buraale134 3 жыл бұрын
Mashallah ilahay ba weyn
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 3 жыл бұрын
Masha allaah Allaha ha xafido
@kevino_gamer5321
@kevino_gamer5321 2 жыл бұрын
Wlaal waaa iga codsi waxan rabaa inaan ku biiro
@mohamedaynab2061
@mohamedaynab2061 3 жыл бұрын
Guul CiidankA QarankA SoomaaliyA ALLAAH CadoowgA Ha inaka Qabto Hana Jebiyo Qof Walbo Xaq Daro iyo XummaaN Inagu Soo DoontA Guul iyo Gobanimo Inshaa ALLAAH🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇸🇴✊🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴🐆🇸🇴🦅🇸🇴🦁🇸🇴💙
@Vlgs-b8b
@Vlgs-b8b 3 жыл бұрын
Marki cidanka badda la qorayo iso wac aniga bareiga ma jecli waxan jeclahay cidanka bada inaan noqdo 🇸🇴🙌🏼
@jannodoonmedia8715
@jannodoonmedia8715 3 жыл бұрын
Me 2.inshaalsh navies of the future
@abdikarimahmed9546
@abdikarimahmed9546 3 жыл бұрын
M.a alle hadayo ayaga iyo kuwi dhisayba wlhi wa rajada kaliye an leenahay... somalidu qab iyo kibir marna qadan mayseee
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 3 жыл бұрын
Masha.alla.guuleysta..talefishinkana.guubabadooda.yaan.lagala.delin..ciidankena.magacyakala.duwan.halahadenee.dal.ninkisa.dhaqaleyo
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
ما شاء الله اللهم ثبتهم
@maryanmohamed9618
@maryanmohamed9618 3 жыл бұрын
Good
@mjajaj5575
@mjajaj5575 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏻
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 жыл бұрын
Eagles keep move forward
@wzupppp
@wzupppp 3 жыл бұрын
Farmaajo 2021!
@libansarcad2381
@libansarcad2381 3 жыл бұрын
Soomaalido qab iyo kibir qaadin meyso
@MoliddaudAbdule-ek8vh
@MoliddaudAbdule-ek8vh Жыл бұрын
Hblyo malatari waxa la yaabay ciidamada blcd joohar cadale burneere ciidan maaha w cawaan ii kuda abaal w mowliid kabtan🎉❤
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 жыл бұрын
Maansha allaah guulaysta geesiyaasha qaranka
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 3 жыл бұрын
maashalah guul aangaarnay waaye cadowgeena hanaga naxo
@zakikamaalahmad4015
@zakikamaalahmad4015 3 жыл бұрын
Guul iyo gabanimo waad gulesanaysan insha allh
@moe.fatanelmi1017
@moe.fatanelmi1017 3 жыл бұрын
Waxan sugu LA ahay goortey Dani iyo axmed cade sidii gorgorki oga duldagi donan insha, Allah Goran dereen walasoo qaban dona qaainul wadan o dan
@諾誒俄客哦哭哭酷哦苦
@諾誒俄客哦哭哭酷哦苦 3 жыл бұрын
Fikrad shisheeya cida ku shaqeyso wa la taqaan inta wallaalka dilkiisa laguugu kaalmeynaayo ogoow inaad duli tahay Asaaba ku dhaamo oo si sharaf leh ku dhimanayo Waxaan soo xasuusta daraawiish ta iyo gabayga abwaanka oo ahaa Aan ooyee albaabka ii xira
@warsamemahmoud8706
@warsamemahmoud8706 3 жыл бұрын
Hadaanu nahay Reer Somaliland waxanu ku boorinaynaa kana rajaynaynaa Ciidankan dhisani inay nasiyaan oo badalaan ciidamada ajaanibka ah ee ku midoobay sugida amaanka Somalia ee ( Amisom), Waxaanrajaynaynaa in Somalia sugida amaankeeda ku filnaato oon la ilaaline iyadu is ilaaliso bi’idmi laah.
@beastafrica
@beastafrica Жыл бұрын
Maad tii hore adoon ka tiraahdi way isku xaraan naqshadii jinku kuu jeexay baad ciyaaraysaa respect my phone
@afyareafyare9330
@afyareafyare9330 3 жыл бұрын
Guul Soomaliyo
@axmedgure2933
@axmedgure2933 3 жыл бұрын
Nationnal army wearing a foreign army flag. This is the Turkish MILITIAS in Somalia 🇸🇴 .
@qamarkhadija4134
@qamarkhadija4134 3 жыл бұрын
ASc maa ciidanka ku dalmatian oo warranty loo daayo inyar oo u cantata runtana ku fiican wariyayaal badan waan necbahay
@maxamedabdirisaaq5932
@maxamedabdirisaaq5932 3 жыл бұрын
Farmajo guul✊
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Wan oyey markan maqlay hesta barisamadki ban xususta Gul cidanka waa in mushahar fican LA siyo cidamada toban kun oo dollar bishii
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 3 жыл бұрын
😪
@twozerosix4767
@twozerosix4767 3 жыл бұрын
we are back baby
@cabdihassan7371
@cabdihassan7371 3 жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo SNA
@naimadahir2709
@naimadahir2709 3 жыл бұрын
Huuno alaha noobarakeeyo wadankeena
@MohamedIbrahim-bo4fx
@MohamedIbrahim-bo4fx 3 жыл бұрын
Qoraalka ma bilowday hada waan tagayaa si aan Dalkaya u difaacdo
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Mashaa alah
@sharmaarkedaahir5058
@sharmaarkedaahir5058 3 жыл бұрын
somalidu qab iyo kibir midna qadan maysee ALLOW garab gal cidii qayb ka gaysata dib uso celinta sanadi military ee somalia
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 3 жыл бұрын
Waa qasab in ciidanka ladhisaa ladhiira galiya Lane garab istaago wadan aan ciidan laheyn inaloo sheegi maayo siduu yahay.
@zaynabali5649
@zaynabali5649 3 жыл бұрын
Illahay ha idin dhawro waan idiin ducaynay naa geesiyashenow.
@oneatatime4468
@oneatatime4468 3 жыл бұрын
Mesha Comments lama rabo iyo Caaac ama daaco quruntay adeer hadaad damiir leedihiin rag iyo dumarow nagulasoo biira ciidamada si aysan wakhti badan inooqa qaadan xoraynta wadankeena hooyo wad ogtihiin waxa cadow nagu hareersan ama ha ahaado caado qaate ama mid shisheeye ah waxan idin sheegaya wllhi lugaha aya nala haystaa lkn intaan is badino wadankeena aan ka xoreeno mid suud been ah inoosoo qaata iyo mid qarxiya umadeena wad ogthiin xaalada wadanka. aduunkane maanta waxaa dhalinyaro waliba u ordayaan dalkooda difaca mustaqbalka, fiiri maxay wadamad qaxootiga uqaataan waagii hore way diidi jireene sababta ma garanaysaan,. Hadaba sababtu waa in loo diyaar garoobayo wadan walba quwad awoodeed OO uu dalkale ugu sheegto marka meesha Iska qaada amase bilaa damiir noqda OO dalkale aada ukumo ugusoo dhala 10 caruur ah markas dhalasho halaga siiyo caruurtada damiir xumo
@mustafeyuusuf6752
@mustafeyuusuf6752 3 жыл бұрын
Ciidamadu waa ka hortaga gumaystaha
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
XIISADA TURKI-GA | ISRAEL OO CIRKA ISKU SHAREERTAY KALA BAX!
18:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,8 М.
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН