WARDA HAPPY CIDNA KUGU LABAYN MAAYO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 1,486,985

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

WARDA HAPPY
CIDNA KUGU LAMAYN MAAYO
EREYADA ABWAAN QALINLE
MUSIC CABDIFATAAX YARE
LAXANKA QAMAR SUUGAANI
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 434
@ilac____cali
@ilac____cali Жыл бұрын
Heestan waxaa ka maca Quranka allhe yaa igu raaacsan ☝️🕋🖤🤎
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 Жыл бұрын
Quraanka Muran Ha Galinin Hooyadaa imaan Laanta Ka Wase Meel Hees Iyo Qudhun Lagu Dhagaysanyo Ha Barbar dhigin Hadlka Allle
@baybaras
@baybaras Жыл бұрын
Duli yahow quranka like haku radsan😢
@hoodoqqibrahim3292
@hoodoqqibrahim3292 Жыл бұрын
Haa
@Jabjacayl
@Jabjacayl Жыл бұрын
Markaa dhagaysaty aa dhamatsaty miyaa😂😂
@wildchild4799
@wildchild4799 Жыл бұрын
Saxa
@Sports_history77
@Sports_history77 Жыл бұрын
Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan ❤NABI MUXAMED SCW ❤
@caishahaji8839
@caishahaji8839 Жыл бұрын
Scw🥰🥰🥰🥰
@shugrihassan5663
@shugrihassan5663 Жыл бұрын
Scw scw
@umuaymandekor6227
@umuaymandekor6227 Жыл бұрын
Scw
@ayaanadan6893
@ayaanadan6893 Жыл бұрын
Scw scw❤
@user-it5vl3vr2z
@user-it5vl3vr2z 10 ай бұрын
Scw
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
Hesaha Waxa Ka macan Kana Xasiloni Bdn Qur'anka kareemka Kaas o ah Qalbi dajiye 🎧♥️🫀
@fuaathmohamEthBoos
@fuaathmohamEthBoos Жыл бұрын
maxa udhaysanaysa hadaa
@xadiis24
@xadiis24 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Inaa is barbar dhigtaaba qalad kugu ah ee Alle cafis waydiiso.
@FadumaHasan
@FadumaHasan Жыл бұрын
Haaa
@bogacdproductions8924
@bogacdproductions8924 Жыл бұрын
Inaa dad magcood qadtid isku ekysidna waa danbi sifirow
@bushraxirsi3212
@bushraxirsi3212 Жыл бұрын
Waxaqiq wall kuzaliya xapipkeni❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hassanabdinasir5847
@hassanabdinasir5847 10 ай бұрын
M.a
@ADAMDIGITAL-lk6es
@ADAMDIGITAL-lk6es Жыл бұрын
Heestan waxaa ka maca Quranka allhe yaa igu raaacsan ☝🕋🖤🤎🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimissack3883
@ibrahimissack3883 Жыл бұрын
Waan kugurasnhay
@user-po8nf6cz6y
@user-po8nf6cz6y 3 ай бұрын
🤲🥹👀☝🏻🤲
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Abid kuma lugoonaayo 🥺🥲 Laac kuma dhigi doono 😩😌 Jacelkana ma luminayo 🥰😍 Cidna kugu laben mayo ☹️🙅🏻‍♀️ My abdihakimkeyga 😢❤💋
@hafsahuppi1753
@hafsahuppi1753 Жыл бұрын
Waad hanatey laabtay❤ ila lihid naftiyo manka😘 Kulamanid ruuxdayda 💋🫂 Ladanow darenkayga 🥺 Askim ❤️🤴🫂
@MAXAMUUDABDIAZIIZMOHAMED
@MAXAMUUDABDIAZIIZMOHAMED 2 ай бұрын
wow
@Azuuzcathe12
@Azuuzcathe12 Жыл бұрын
Erayada Heesta❤❤ ❤❤ ❤❤ Waad Hanatay laaptayda Ilalihid Naftiyo Maanka Ku lamanid Ruxadayda Ladanow Dareenakyga ❤❤ Waad waad hanatay laaptayda Ila lihid Naftiyo Maanka Ku Lamaanid Ruuxdayda Ladanow Dareenkayga ❤❤ Lurimaayo Kuma Liidoo Lalin maayo Mana Laalo Cishqiguna Ma Liicaayo Labac Labacdu Kaa reeban ❤❤ Lurimaayo Kuma Liido Lalin Maayo Mana Laalo Cishqiguna ma Liicaayo Labac labacdu Kaa Reeban. ❤❤ Abid Kuma Lugaynaayo Laac Kuma Dhigi doono Jacaylkana ma Luminaayo Cidna kugu labayn Maayo X2❤ ❤❤ Waa Luul Jacaylkaagu Lovekagu Wa dheeman Adigaan Lab kaa doortay Oon Kugu Lamaanaday ❤❤ Waa Luul jacaylkagu Lovekagu Waa dheeman Adigaan Lab ka doortay Oon kugu Lamaanaday ❤❤ Hayga Libiqsan Hana leexan Haka Laaban Wacadkeena Libinteena Sii xooji Lac Kusoo dhe Laga soo gal ❤❤ Hayga libiqsan Hana Leexan Haka laaban Wacadkeena Libinteena sii Xooji Lac kusoo dhe Laga soo gal ❤❤ Abid kuma lugaynaayo Laac kuuma dhigi doono Jacaylakana ma Luminayo Cidna kugu Labayn Maayo ❤❤ Abid kuma Lugoynaayo Laac Kuuma dhigi doono Jacaylkana Ma Luminaayo Cidna kugu Labayn Maayo ❤❤ ❤❤
@mawliidomermilano4663
@mawliidomermilano4663 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@qhilwa627
@qhilwa627 Жыл бұрын
😊 thnks
@Muhiimyacquub
@Muhiimyacquub Жыл бұрын
Omg🥰
@salaxudiin10
@salaxudiin10 10 ай бұрын
Op tlie thnks
@user-zc2wq2hs1g
@user-zc2wq2hs1g 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂😂
@quruxsan287
@quruxsan287 Жыл бұрын
Ani gabartaan quruxdeeda aaba iska jeclahay warda happy golden voice
@naimadahirnaynaychanel7696
@naimadahirnaynaychanel7696 Жыл бұрын
Wow 🥹 waan qiirooday. What a beautiful song 🎶 😍
@qeysadan8006
@qeysadan8006 Жыл бұрын
Waala og yahay blse adiga diinta been haka shegin sababto ah maxaad kumentiga uga dhibatay hadadan heesa dhagey sanin sxb quraanka alle waxka muhiim san in eysan jirin wan ognahay ❤
@FaadumoLaki-cj8pe
@FaadumoLaki-cj8pe Жыл бұрын
Gabdhaha Somaliand mansha alah ilahay ha idin daayo🥺
@samiramohamed6357
@samiramohamed6357 Жыл бұрын
Heestan inta shaadiyo sharaf iyo cabdifitaax yare kaso racday farta ha tagan eshcalaa cod iyo music cabdifitaax yare ☺️
@farxiyaabdullahdajiya5847
@farxiyaabdullahdajiya5847 Жыл бұрын
Aniga ❤❤❤❤❤
@saedahmedessa9204
@saedahmedessa9204 Жыл бұрын
Hayga libiqsan Hana leexan Haka laaban wacadkeena Libinteena sii xooji Lac kusoo dheh lega soo gal ❤ Intaasaa iga gadan❤
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Жыл бұрын
Inaba cadi mha😅
@user-yr9gn8gs6y
@user-yr9gn8gs6y 3 ай бұрын
Oww wxba lagaama qaban karo😂❤
@yasmiincabdicasiis2162
@yasmiincabdicasiis2162 Жыл бұрын
Wow Isha-clA hEees IGh dheH 🥺❤️💯 best song 👌🏼💯🥺 Quen Ward happy
@Mustafe_shacraawi
@Mustafe_shacraawi Жыл бұрын
Laxanki qamar ❤wax kale
@KhadarCabdi-py3zu
@KhadarCabdi-py3zu Жыл бұрын
Heestan waxaa ka macan quraanka alleh
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
Warda has a unique voice Masha Allah ❤❤
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
heestan inta ku raaxaysatay like walaalaha💐❤❤❤️
@mansiontech1265
@mansiontech1265 Жыл бұрын
Woow Amazing Voice Qurux + Cod Warda happy ❤🥰
@manetosingham7510
@manetosingham7510 Жыл бұрын
Laxanka Heesta Qamar suugaani🫡
@muniirhindi1723
@muniirhindi1723 Жыл бұрын
inta igu raacsan heestan inay 1M gaarayso👋
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 10 ай бұрын
Codkii oo qofa wlshy warda happy keep going🎉🎉
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 Жыл бұрын
Cishquna ma lici maayo Labac labadu kaa reeban Abid kuma lugaynaayo Laaac kuma dhigo doono Jacaylkana ma lumin maayo Cidna kuma labaynaayo 🫂❤💍 Waa markaad hesho ruux ku jecel Alle qof na jecel naasii 💔
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Amiin Yaa rabii
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Warda happy ❤ Codkeeda waa cajiib
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 Жыл бұрын
An unique style and beautiful eyes, attractive views, super cool 🥰🔥🖐✌🫂🔥🤗😘
@user-cp1zk8nh6c
@user-cp1zk8nh6c Жыл бұрын
Another level music ❤️🎼Apdifatah farx cado
@ahmedbizi345
@ahmedbizi345 Жыл бұрын
The music is another level ❤
@Jookar1
@Jookar1 Жыл бұрын
Micjisada fanka qamar sugani what is melody😮
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw scw 🙏 ❤❤
@amaaljamac9536
@amaaljamac9536 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@FarxaanCabdilaahi-ru4nb
@FarxaanCabdilaahi-ru4nb Жыл бұрын
Tallow kaasi ma Ismail arka mise mid kalaa loo baaqaya❤❤
@asmaahmed757
@asmaahmed757 Жыл бұрын
Waa dhakhtarrr 😅
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Ay tani hes wa dhafty jcyl bena banba dremy ❤😂
@fankafanka8369
@fankafanka8369 Жыл бұрын
Waaaaaw warda habi wad kabaaxsate guleeyso fanan 🙏💐💐💯
@halimaaden275
@halimaaden275 Жыл бұрын
Wow that is a beautiful voice 💕💕
@SamirIbrahimIbrahim
@SamirIbrahimIbrahim Жыл бұрын
aad baad u qurux badan tahay warda faraxsan
@yaakalehee8931
@yaakalehee8931 Жыл бұрын
Mid laabtayda hanataan laaye😂😂😂😂😅😅😅 ismuuji hada waxa ka tirsanayso ❤ mid kaaa❤
@khadarazhari5187
@khadarazhari5187 Жыл бұрын
11 minutes ee taasha subaxan heestan WARDA❤
@CaashoQaasin
@CaashoQaasin Жыл бұрын
Warda happy isn't easy ❤
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 Жыл бұрын
Warda happy sweeT voice say mchllaH HAWRAAR MEDIA keeb Going😘😘
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Жыл бұрын
Quruxdii fanka ❤🎉
@shacnimohamed9397
@shacnimohamed9397 Жыл бұрын
Love❤kagu waa dheeman Adigaan lab kaa doortay Oon kugu lamaanaaday 🤴😫❤️🔥
@maajidjr9125
@maajidjr9125 Жыл бұрын
Laxankii Qamar Suuganii Inuu yahay waxan Ku gartay Heestaa Isoo Jiidatay
@TaatikoDayax
@TaatikoDayax Жыл бұрын
Wow fanaanada 🎉 aantaagero
@iamnaso668
@iamnaso668 Жыл бұрын
Wow what a voice my lady I can’t understand language but I really love Somali 💙 my best East African country
@noloshadawanaaji2229
@noloshadawanaaji2229 Жыл бұрын
😂 faarax lugo baasto😂
@zuzanali4130
@zuzanali4130 Жыл бұрын
@@noloshadawanaaji2229 hhh alaaa why ugu qabaneysid farah
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
@@noloshadawanaaji2229 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅
@MohamedzalmoMohamedzalmo
@MohamedzalmoMohamedzalmo 11 ай бұрын
Hi😂🎉
@cumaryareofficial5918
@cumaryareofficial5918 9 ай бұрын
​@@noloshadawanaaji2229³³❤³
@quluupmideeye6370
@quluupmideeye6370 Жыл бұрын
Laxankii qamar suugani ayaa ii dhadhamaya
@maaxofficial2152
@maaxofficial2152 9 ай бұрын
oooov cod saafi ah warda happy keep going ❤😊🎉
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 Жыл бұрын
Tan yar qurux Bay nagu garacdey❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Quen always quen 🔥💎♥️Warda happy tani hees way dhaftay wle (( labac labac du kaareeban )) hasocoto hawshu 👏🥰HAWRAAR 👏👏👏
@liipaanapdi8944
@liipaanapdi8944 Жыл бұрын
Best song 👌
@user-qn7yi3xk9m
@user-qn7yi3xk9m 10 ай бұрын
Warda qurux quruxda somalida❤
@axmedfarxaancismaan6682
@axmedfarxaancismaan6682 Жыл бұрын
Unique singer❤ warda mahamud ciise 🎉
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Жыл бұрын
Warda happy❤❤ Qurux❤ fariid ❤yar❤ waar Maan 2:12 ka isu ekaa malyuun ❤🎉
@suhaybcabdi2431
@suhaybcabdi2431 Жыл бұрын
Queen the voice indrty ❤🎉
@salanismail7663
@salanismail7663 9 ай бұрын
So sweet ❤😂. Song .. 100 💯 is nice for everything about amazing song ❤
@deeqsanofficial2799
@deeqsanofficial2799 Жыл бұрын
Waykan waaaaaaw
@qalinle1231
@qalinle1231 Жыл бұрын
Warda happy codkeeda waa fadhiyaa
@mostafamohmood9329
@mostafamohmood9329 Жыл бұрын
what a voice 😍
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 Жыл бұрын
Wow hees iyo bar ❤
@abdullahiabdi2398
@abdullahiabdi2398 Жыл бұрын
❤❤❤ qurux iyo cod mcn oo is wata M.a🎉🎉🎉🎉
@samnaz103
@samnaz103 Жыл бұрын
Axsan ya cod ❤ golden voice 🎉
@mustaferoble
@mustaferoble Жыл бұрын
Maansha allh quruxooy
@Naske14
@Naske14 Жыл бұрын
❤🎉 Woo Eshcaa Hees 🎉❤
@abdirahmanmahad9399
@abdirahmanmahad9399 Жыл бұрын
Warda happy Fanaanad Mustaqbal leh 💥
@HappyKhadar-dm8ip
@HappyKhadar-dm8ip Жыл бұрын
The first person waiting this song wax kaLe ☺️
@kadhaaprince8288
@kadhaaprince8288 Жыл бұрын
Labaclabacda Ka reeban nolasheyda warka ❤
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Qurux iyo cod😊❤
@patrioticnasriinahmed2353
@patrioticnasriinahmed2353 Жыл бұрын
Golden voice Warda happy
@iqroabdiwali9906
@iqroabdiwali9906 Жыл бұрын
inta 1 Luulyo daawaneyso ✋️🇸🇴
@abulayaan9255
@abulayaan9255 Жыл бұрын
Masha allah qurux iyo cod daganan iyo dadnimo wnag bay isku darsatay allah ya cizak indero run ahanti maaha faninta codka iska raadiya ee sameeya codka lkn ayada codkeda ayaba sidaa ilahay u abuuray fananada princess istahil iyo ayada waa isku mid ❤❤
@muztafeadamnouh7010
@muztafeadamnouh7010 Жыл бұрын
Warda happy labay koobsatay qurux iyo cod ❤🎉
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 Жыл бұрын
Waw boqorda. Codka❤❤
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 Жыл бұрын
Beautiful song
@wardaabdi4168
@wardaabdi4168 Жыл бұрын
Warda khadar ciise faroole 🔥 💃♥️
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye Жыл бұрын
Another beautiful song warda 🤍🎵👑
@OdayAhmed-tl7cs
@OdayAhmed-tl7cs 11 ай бұрын
Laxankkiii qamar suugaani 🎉 Legend
@aididmohammed-nv9nm
@aididmohammed-nv9nm 3 ай бұрын
Ay mansha allah sanka dheer iyo indhahii Dareeda
@badrauk6940
@badrauk6940 Жыл бұрын
Jah tani hees wey dhaaftay❤
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx Жыл бұрын
Lurimaayo Kuma liido jah❤❤❤❤
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Жыл бұрын
Balaayo 😂 kabaha dharka kuma sobaxayaan 🩴😅 warda wankujeclahy❤ lkn kabaha umaad fiirsan😂😂😂👠🥿👡👢
@AbdiwahabMohamed-Team27
@AbdiwahabMohamed-Team27 Жыл бұрын
What avoice ❤
@john43304
@john43304 Жыл бұрын
Esh Esh cala hees 🎉waw❤
@zakimire9120
@zakimire9120 Жыл бұрын
Cabdifataax yare what a music
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 Жыл бұрын
Wow warda ❤
@ayanlejr1854
@ayanlejr1854 Жыл бұрын
Quruxdii oo qofa❤
@riyaadcumar6723
@riyaadcumar6723 Жыл бұрын
Anaa manta ugu horeyo yess🎉❤
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Mashaallah warday soo rugal celi with hit song .
@hodanahmed2922
@hodanahmed2922 Жыл бұрын
Hit song❤🔥🔥
@abdifitah778
@abdifitah778 Ай бұрын
Jah heestaan waanka helay💖💖👌
@Usmaansomali3556
@Usmaansomali3556 Жыл бұрын
Wow beautiful songs
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 Жыл бұрын
Cesh calaa hees❤
@mahadrelaxtion9571
@mahadrelaxtion9571 Жыл бұрын
Wllhii is the best music Abdifataxx yar 😮😮
@sahrasaeed6793
@sahrasaeed6793 Жыл бұрын
Naagta ayuu aarku cidla kaga tagay😢
@user-sk4ei5ix2g
@user-sk4ei5ix2g Жыл бұрын
quruxleyday fanka
@bmwbmw4020
@bmwbmw4020 Жыл бұрын
Warda happy is not easy❤
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Cod macana msh'allaah ❤️🥺
@maimunahmed6686
@maimunahmed6686 6 ай бұрын
Gacaliyahayga ila soo wadagay hestan dhawaan nolosha ku midowi doono insha allah I love so much Abdiladif ❤
@saynabcali5825
@saynabcali5825 Жыл бұрын
Woooowmashaallahwlo❤❤❤❤❤
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Жыл бұрын
Mnzha alllh warda happyr❤❤❤❤❤❤
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 Жыл бұрын
her eyes lit up😢❤
@asmagaaguro5876
@asmagaaguro5876 Жыл бұрын
Ax yaa hees❤
WARDA HAPPY NEW SONG Madaxwayne
4:48
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 103 М.
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY Official Video 2022
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 19 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 553 М.
Qamar Suugaani Ft Warda Happy - Jawi (Officail Video)
3:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
ROODA KAYF  AWADA U DHIBTOON  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
RAHMA HASSAN BLOCK TAY RUUXDA MUSIC OFFICIAL VIDEO 2024
3:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 179 М.
MAXAMED MAAME FEAT WARDA HAPPY - BAL EEG FARXADEYDA - OFFICIAL VIDEO 2023
4:22
Warda Happy - i Daryeele - Official Music Video 2023
3:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 450 М.
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 1,8 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 12 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 1,2 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 490 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 645 М.