Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)

  Рет қаралды 160,199

Goobjoog

Goobjoog

6 жыл бұрын

Waxa waraystay Cumar Seerbiya
Goobjoog 2018
Muqdisho

Пікірлер: 241
@MudugboyMB
@MudugboyMB 5 жыл бұрын
maashaa allaah waraysi qiimo leh saaxiibkay Cumar seerbiyo & Abwaanka wax badan ayaan ka faa iidaystey
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Adigu Heesaha iyo waxaas uun baad kala mina wartaa, kaftan 😎👈👍
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad sxb Abwaan Barre Leento wa Badweyn 👏❤️
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Maxaa diiday inaad qeexdo ama Aaad sheegto heesihiiisa abwaankaan mucjisadaaa ee heesihiiisa xitaa aaan loo laxameynin loona garaacin aaad ugu quuri waysay inaad xusto abwaankaan acjiiibkaa ee barre maxamed fiidoow leento
@yusufaden5401
@yusufaden5401 2 жыл бұрын
Channel waayahaan heeso cusub ma soo galisid, i kastoo kuwiihore bad yihiin?
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 6 ай бұрын
Mudug boy hanti qaran
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Hesta kaskacad ninka sameeye walee waa abwan Thanks cumar Serbia
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Abwaan Qaali ah ❤️
@Drabdifatahbarre
@Drabdifatahbarre 6 жыл бұрын
xabiibo tooxoow heeska aan ugu jeclahay ee dumarka illeen ninkaan u alifay. ninkaaan waa nin cajiib ah waligey hadaaa iigu horeyso. cumarow nin aan caadi aheen ayaa keentay. faladagan kaliya halaga ilaaliyo in uu dib u qaado heesahaaaga inta kale saa ugu fasaxday waan ku farxay abwaaane
@omaraniym
@omaraniym 5 жыл бұрын
Faladagan baa kusoo salaamaayay Dre 😂
@mohamedabdirahmaangalyac7676
@mohamedabdirahmaangalyac7676 5 жыл бұрын
waa abwaan qaaliya bare maxamad fiidoow abwaan waa yartahaye wali fanka nooku jir
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Heesaha xabiibo xasan tooxow dhan asiga ayaa sameeyy
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
🎉❤Cumar Abwankani Caadi Nuguma ahan Sxb
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
xabiiba xasan tooxoow heesta qiirada leh ANIGU DUMARBAAN AHAY ninkii sameeyay abwaanimo waan u qirsanahay wlhi
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Abwaan Sare 😍 Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento
@maxamedcabdi6397
@maxamedcabdi6397 6 жыл бұрын
Mahad cumar seerbiya Runtii abwaanka qaabka aad u wareeysatay . sidoo kale Abwaanka oo aan in badan jeclaa in aan wax ka ogaado taariikhdiisa waan ku faraxsanahay sida uu noola wadaagay taariikhdiisa iyo mida fanka intii uu kasoo gaaray.
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Show waa abwaanka sameeyey heesaha "Markaan da da jiray 15" Iyo Kaska Cad ✔Abwaab Cimriga alle kuu barakee
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 6 жыл бұрын
Tusmo Tv heesta ruun
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ameen Wa Abwaan Sare Shanta Soomaaliyeed ❤️
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Abwaan Sare Barre Maxamed Fiidow ( Leento ) ❤️ Abwaan Qowmiyada Soomaaliyeed Jecelyihiin Heesihiisa. Shanta Soomaaliyeedna U dhaxeeya. Mahadsanidiin Goobjoog & Seebiya. yaa ila Daawanaya 14 April 2020
@Juweriahassanjuweria
@Juweriahassanjuweria 3 жыл бұрын
Abwaanku wuxuu kadhashay dadkii nuxurka lahaa murusade from ceelbuur dac derri ilaa galhareeri❤
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Жыл бұрын
Aad&aad ina ader🩸❤
@Drabdifatahbarre
@Drabdifatahbarre 6 жыл бұрын
Abwaaaan Qowmiyadeeed Abwaan Barre
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
ninkaan walahi magaciisa waan maqlay lakiin maanya iigu hora muuqiisa waa nin cajiiba
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Abwaan qoomiyadeed Alle ha ku dhawro
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ameen Alle ha dhowro Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 5 жыл бұрын
waa abwan Heeso badan o caan ah leh hadana funny AH. cajal buu aha ki qaaday waana laga bixiyay mid kalana la galiyay kulaha funny
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Funny Abwaan Barre Leento ❤️
@logannnnnn930
@logannnnnn930 4 жыл бұрын
alla maxa rag cajiiba somalida kadhashay oo hadana qarsoon nin aan waxba ahayn oo buun buunin kusobaxay uka caan sanyahy
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 4 жыл бұрын
The Genius xasan garayd oo kale masalan
@hassanmuhumed751
@hassanmuhumed751 3 жыл бұрын
Add iyo Aad ugaas
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 cabdikariim jiir kawaran
@user-wb1sx2wb3k
@user-wb1sx2wb3k 6 жыл бұрын
Seerbiya saxafi aan Taageero horay u soco Rag kalana waan kaa sugayaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
05-03-2020 Hadaad Soo gaadhay Fadlan like saar
@sidiqhassan5426
@sidiqhassan5426 10 ай бұрын
07-09-2023
@Qalib8698
@Qalib8698 5 жыл бұрын
Masha Allah, kan yari waa nin dadka si wacan u dhageysta
@shuceybhasangurrey9403
@shuceybhasangurrey9403 4 жыл бұрын
Ninkaaani waa waa ceel maaxda haloogu laabto waraysi Kalle, dhawr marbaan kusoo ceshtay waraysigaan maba laga dhargaayo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Abwaan Qaali ah. Xusuustiisana wa Full Alx
@ahmedsahal3641
@ahmedsahal3641 5 жыл бұрын
AwowogeY Barre Mohamed Fiidow Cigaal IlahaY Cimrigaga Ha RaajiYo 🙏
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Amiin Aamiin ❤️ Abwaan Qaali Barre Leento
@aliisaack2060
@aliisaack2060 5 жыл бұрын
Masha allaah abwan wax badan bad iftimisay lkn abwan cali gab heestan mushegan ee heestan hore ayuu umaqlay xasan adan samater kadib icusbonaysi buu dhahay wanan u cusbonaysiayay ee wariyaha hoos orday
@abdirisaqnur3436
@abdirisaqnur3436 4 жыл бұрын
Bare maxamed fiidow leento. Waa abwaan jira reer muqdisho ayuu hada la jooga ha ka faaidaystan
@safaxuseen0955
@safaxuseen0955 6 жыл бұрын
Magiciisa waa wayn yahy muuqiisana waayaryahy nin cajiiba oo caqli usaaxiiba
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa dadka aysan da'da ka muuqan Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento
@asmahussein7576
@asmahussein7576 4 жыл бұрын
Masha. Allh. Abwaanka. Cimriga. Iyo. Caafimadka. Allh. Hakubarakeeyo. Wadna. Ogatan. Qofku. Hadu. Ehelu. Salaadyahay. Sax. Ah. Inaanu. Hore ugaboobin. Masha. Allh. banleeyay. Lkn. Abwaanu wu igaqiiraysiyay. Markasta. Aan. Dhibka. Nagunacay. Lagashekeyo. Qiira iikorodha. Lkn. Inaan. Halkiifadhino. Mahee. Waa inan. Badalaa. Wixi. Anu. Kuhalagsanay
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️ Alle cimri dheer ha siiyo
@abdulwahidabdule3670
@abdulwahidabdule3670 5 жыл бұрын
Al abwaan Bare maxamed iidow guuleeyso
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ameen Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento ❤️
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Ma fogeyn ee waxay ahayd 1988ki ilahay cimriga ku barake
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 4 жыл бұрын
Abwaan laxamayste macalin Barre maxamed fiidow Wa abwaan culus wuxu sameeyey Heeso qaaliya alle cimriga iyo caqligaba ha ku siyadiyo ustaad
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ameen Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento ❤️
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Abwaan bare maxamad fiidow nin culus👍
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Alle ha dhowro Abwaan Barre ❤️ Leento
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 Жыл бұрын
Heesaha qaaliga ah ee xabiiba xasan tooxow Waad ku fara yaraysatay abwaan fiidow madkaxda allaw kuu daaa 🌸
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa dadnimadii daacadnimadaii asluuubtii aqoontii iyo wanaaggii oo qof ah ilaahay haku xafido aakhiro iyo aduunba. Aamiin aamiin aamiin
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 4 жыл бұрын
Abwan Bare Maxamed Fiidaw Halaga Faaiidaysto Raga laxamada Sameeya
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Abwaan Buuxo ❤️
@amushofficial5413
@amushofficial5413 6 жыл бұрын
Abwaan aan aad u jeclahay asiga iyo Xabiiba Xasan Toxow noolada
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 6 жыл бұрын
Magaciisa runtii wu ka weyn yahay muqiisa
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Abwaan Somali oo aad u qiimo badan, debcigiisana ay ka muuqato inuu fiican yahay
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️👏
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@kingmogadishu3703 nio adiga ma nin 3&9 ah baad tahay walaal
@abdimagan3482
@abdimagan3482 6 жыл бұрын
Allah cimrigi ha kuu dheerayo mar haddii ka hortimid teliskii wasakhda ahaa
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 4 жыл бұрын
abdi magan wll wax iskula har. Marwalbo aqlaaqda iyo hadalka wanaagsan muuji. Taliskaas wanaag badana waa lahaa, qaladaad badana waa jiray
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@dinisrealm3240 waa runtiis
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 6 жыл бұрын
Abwaan fiidow abwaan la dhigmo soomali kuma jiro masha allah
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Alle ha dhowro Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️👏
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
@@kingmogadishu3703 luuqkasta waad iiiga horeysaa waan kula aqrinayaa comments ka heheheh 3&9
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 6 жыл бұрын
Maasha allah abwaan qaaliya ilaahay ha ku xifdiyo cimri dheer iyo caafimaad ilaahay ha kuugu deeqo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Ameen Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento ❤️
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 4 жыл бұрын
Maa sha Allah ilahey baa Hibo siyay Abwaan heso wada kalaya sameyy midba mida kle kma dhacdo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Cumer Seerbiya la’aantii Fanka Soomaalida wuu gablami lahaa.
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
❤🎉 Sxb Abwaanadu Inay Na Burburiyaan Iyo Inay Na Dhisaan Waxaa Fududaatay Sxbta Raabi
@maxamedcabdimaxamed9386
@maxamedcabdimaxamed9386 Жыл бұрын
Abwaan Barre Maxamed Fiidow, Masha Allah
@maryanali2606
@maryanali2606 6 жыл бұрын
MaashaAllaah Abwaan Barre Maxamed Fiidoow Ilaahay Ha Xafido Waa Waddani La Hubo Wallaahi Iyo Muwaaddin Jecel Ummaddiisa, Aad Baan U Jeclahay Ilaahay Ha Noo Daayo Oo Cimrriga, Caqlliga, Cududda Iyo Cuudkaba Ha U Barakeeyo, Hana U Dambbi Dhaafo.
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Amiin Aamiin Allah ha dhowro Abwaan Barre Leento ❤️ Abwaan Qowmiyada Soomaaliyeed bu aha
@c.raxmed1433
@c.raxmed1433 5 жыл бұрын
waa abwaan cajiib ah waliba kuwii hore waa ka badalanyahay abwaaniintii hore marka la wareesto kuwa danbe waxey dhahaaan ma dhageesto wxii dhan waa ku dheeleen lkn asiga fikirkiisa wn la dhacay
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 4 жыл бұрын
Haweye waxay qabaan abwaano laki qabyaalad inaysan aqoonin saasku fahma
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Abwaan Maxamed cali kaariye, abwaan Cabdibashiir indhabuur, abwaan barre Maxamed fiidoow, abwaan cabdalla yuusuf hanuuniye, Abwaan bacadle , Abwaan siciid gacameey, abwaan gacal faarax xaayoow, abwaanada weey badanyihiin walhi saaxiiib
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 lama tirin karo walaalow.
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 ай бұрын
@@miftaaxtube2907Maxamed Cali kariye Aun hawiye ma ahayn sheekhaal buu aha wakhtiguu noolaa Sheekhaal hawiye ma ahayn gadaal bay kaga biireen 😂
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
masha allah abwaan qaaliya
@mustafecumar6340
@mustafecumar6340 5 жыл бұрын
Fiidow abwaan dhab ah
@hodmanqurux9164
@hodmanqurux9164 19 күн бұрын
Wwwww caadi maaha abwaanka caadi maaha walee waa abwaan dhameestiran❤❤❤❤
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk! Wllhi ninkani wuu iga qosliyey, waa abwaan wax badan buu iftiimiyey!
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
BARRE MAXAMED LAAAAAAABSALAAX USHEEG WAXA ABWAAN YAHAY 3SANUU ABWAANKU SHEEGTAY
@hassandeck4993
@hassandeck4993 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Saxiix Hadal Waa Kii Hore
@maxamedjoofoow4610
@maxamedjoofoow4610 3 ай бұрын
Marhadaad baroow 70 ki laxan sameysay waa sheegtay dadaadi mashaa allah
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Eebboow, Barre Maxamed Fiidow, waxa uu leeyahay haybad ka wryn abwaannimo! Ilaahay ha barakeeyo
@nuuriyestudio
@nuuriyestudio 6 жыл бұрын
Waraysi cajiib ah waaye Marsha allh walhi anoo u sii baahan ayuu dhamaaaday wuxuuna gali dooonaa kaydka dhaxalka
@suhaybsaid5609
@suhaybsaid5609 6 жыл бұрын
Nuuriye Studio
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 6 жыл бұрын
Nuuriye Studio
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️ Cimri dheer
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 6 жыл бұрын
Weriyaha Cumar seerbiyo, wuu ku mahadsanyahay sida qiimaha leh e uu fanaaniintii hore iyo abwaanada meel kasta o ay joogaan kulan wareysi uga soo qaado.
@ayaanhussein5090
@ayaanhussein5090 4 жыл бұрын
Woof caleek Wareysi xiiso badan
@Mowliid2024
@Mowliid2024 4 жыл бұрын
Thanks
@farhanawale42
@farhanawale42 5 жыл бұрын
masha alah abwaan bare maxamed fiidoow
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Alle Cimri dheer Ha siiyo Abwaan Barre Leento ❤️
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Toloow anwaanku marka uu 8:da kaban ugu qatarsan sheegayo miyuu iloobay Cumar dhuule AUN.
@dafirmedia4342
@dafirmedia4342 4 жыл бұрын
Cumar dhuule wuu kadanbeeyey waqtigiisuu isagu kahadlaaya cumar dhuule iyo jini Sheikh mumin iyo xudeydi iyo raga ugu khatarsanaa kabanka siba jini sheekh mumin cumar dhuule xudeydi ayaa xitaa kaga khatarsanaa cumar dhuule ruuxadiisu mucjiso kaluu dad ku run ahaanti dadkla dhaca Ma ahyn lkn waa lakala hooreeyey 👍
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
Waqtigiisi ayuu ka hadlaay sxb ee ma ahan dhamaan kabaniiste oo dhan yacni
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 Жыл бұрын
Fahamka ayaa kaa qaldamay ee waqtiga uu ka hadlaayo Cumar waa waayeel Waqtigiisi ayuu ka hadlayaa si kale waa raggi School u galay waaye
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Masha allaah abwaan sare
@cigaalcaaqil9111
@cigaalcaaqil9111 3 жыл бұрын
Abwaan qaali ah
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 Жыл бұрын
Abwaanka iyo wariyuhuba waa another level.
@abdulkhadirnoor3493
@abdulkhadirnoor3493 5 жыл бұрын
Aadbaan kaga mahadcelinayaa wateysigaan waa mid aan u bahaneyn hadaan nahay dhalintii danbe
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 3 жыл бұрын
wareraysagii abwaan bare weriye sare
@farhankoshin3695
@farhankoshin3695 2 жыл бұрын
Abwaaan sare bare fiidow 🙏
@z8spa845
@z8spa845 4 жыл бұрын
Legenda
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Barre Maxamed Fiidow ;waa Abwaan buuxa runtii .
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah ❤️ Abwaan Barre Leento
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Ileen darajadu lashaygo barre wahel Ustaad allah Ku sharfo
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 6 жыл бұрын
Heestaa ruun xasuus walhii ninkaa miiya ninka iska laha salan sare abwan buuxo
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Abwaan Barre Leento wa Abwaan Qaali ah ❤️ Heeso kale o Caan ah iyo Ruwaayado bu Alifay
@sadamsuleiman2362
@sadamsuleiman2362 4 жыл бұрын
Haa saxib cadi mahan abwanku
@abdikarinhassan9448
@abdikarinhassan9448 6 жыл бұрын
Wareysi Cajib ah,
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Wa waraysi an laha dhargaynin . Abwaan Barre Leento ❤️ wa Badd
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 Жыл бұрын
Abwaan culus miisaaman mira adag leh waliba aad u qadarin iyo soo dhawayn wanaagsan in badan baan gurigiisa waqti ku wada qaadanay isaga oo kaban ka noo garaaca xiligii uu sameeyay heesta madfaca aqal kayga gubay kan igu riday ma adigaa iyo hadii aad dhaqaaqdo inaad dhoofto jeceshahay gaariga dhaqsanaye ku sida ma dheeliyo iyo kaska cad iyo qaar kaloo badan black sea muqdisho ayuu deganaa allaha xafido bare maxamed fiidow bare leento
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Bare maxamad fiifood... waa abwaa n ...weny
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Bare maxada fiidiiw.. waa abwaan weyn
@shafihussein4433
@shafihussein4433 6 жыл бұрын
waa abwaan buuxa waaana barre leento ninkii yaqaana ayaa yaqaana.
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️
@fuaadcadde852
@fuaadcadde852 3 жыл бұрын
abwaan bare fiidow inkastoo qabiiliste ahaa oo heesahaga ugu abadan waxuu i dhiibinaray lafoole oo ey murusade isla yihin haddne waa shaqsi sameen ween ku lahaa fanka somalia,
@qubqac9913
@qubqac9913 3 жыл бұрын
lafoole wuu cusub yahay, ee waxa uu hesaha u dhiibi jiray WAABARI
@iskufilan8503
@iskufilan8503 2 жыл бұрын
Oo lafoole ma cid ka cod macaan baa jirta😂
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
LAFOOLE waa xili dambe 80s dhamaadkeedii 70s ayaa laga hadlayaa
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxoow maku qabiil bey eheed inta Bdn heesihiisa isagaa lehe
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 4 жыл бұрын
*Cumar seerbiyo walaaL Horusoco Waxad tahay Runtii shaqsi Fanka soomaliyeed hadeer Dib noosoo xusuusisay in Fan Soomaliyeed Jiray iyo in Rag Fiicfiicani ku Soo Tabceen*
@omarsomali38
@omarsomali38 6 жыл бұрын
Wa waraysi dhaxal gal ah
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@nuursaid3444
@nuursaid3444 3 жыл бұрын
Muxuu abwaan iyo hadal uaqaan yahy cimrigaagu ha raago wax badan bn kaa faaiiday cawaana magacaaga iyo muuqaalkaaga iigu horaysa inkasto aan heesahaaga aqaanay
@alaahidahir4388
@alaahidahir4388 4 жыл бұрын
wee adeer fanku kaa suu ahaa
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 ай бұрын
Sheekada beer dilaacshe IYO baxsan baan ku qoslay Ilaahay hau naxariisto intii dhimatay
@AbdirizackBorowMohamed
@AbdirizackBorowMohamed 6 ай бұрын
Ala abwanka yaa ii weydiiyo qisadii heestii jecelkan igu ligligan by xabiba xassan tooxow
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
iiddoor dile abwaan barre isaaq waaqisheen
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Abwaan mucjisa ah Op academy ah
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Alle ha dhowro Abwaan Barre ❤️ Leento
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Abwaan bare wa nin ku jiitay kana gun gaadhay suugaanteena.laakinse waxaan ku diiday hadalkiisa degdeg aada aya ku jiro .talan kale dawlad iyo goomiyada markale iyo meesheeda inuu la sugo bey aheyd .waanku yara wareeray cumarna inuu si fiican oo daganaan ku jirto uu ku ku xakameeyo aheyd
@jaylanihassan5534
@jaylanihassan5534 4 жыл бұрын
Abwan sare
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Cimri dheer Alle siiyo Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤️
@anisoabdi9854
@anisoabdi9854 5 жыл бұрын
wow
@user-ux2fd8cx7z
@user-ux2fd8cx7z 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Lahanka Hanuuniya
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Abwankan Horta mashalaah anigu aqoon umalahayn umana lihi lkn wan mqlay Ha ahaadee waa abwan mashaalh lkn suu uyaryahy abwanintii barigaa abwanka udayr buu malaha ahaa emnkuba yaryahe
@khalud1272
@khalud1272 5 жыл бұрын
asiga iyo jubba muuqooda iyo da'doda isma lahan, waambaha lee waaye
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@khalud1272 waaryaada mursade waxaad cuntaan iisheega gabar aan guursadee jubo hanuuniye iyo abwaan fiidow waa ragii fanka soo galay todobaatanadii kamana muuqato masha allah aan dhahee
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 Hhh 😂 wa iga qosliday . Cuna ha iska badin , Jimicsi maalin walba sameey , Caanaha Geela aad u cab
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Allle hadaaye abwaan bare maxamed fiidow wuxuu ku nool.yahay wadanka Denmark
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha dhowro Abwaan Barre Leento ❤️
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
C.qaadir jubba ninkii soo saaray weeye ninkani
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
jabhad inkaar qabta bay ahayd maxay ilmo agoon teeyeen
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
Abwaan Bare Allaha ku Xafido caafimaad markaan soo barbaaray magaacaga uunbaan maqli jiray muuqaal hadda iigu horeysay Laakiin Abwaanada Somaali Suugaan waaku cabireen waxa dhici Doono haddaan Qaranimo weeyno ee Dhagahii illaah waanshaa waanasan
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 3 жыл бұрын
Siraad tahliil warsame ayaan ka xasustaa
@daahircabdullhi8851
@daahircabdullhi8851 3 жыл бұрын
Wuw
@abdullahihareed2769
@abdullahihareed2769 Жыл бұрын
Abwan taariikhdaa kuxusidoonta
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 7 ай бұрын
Heestaan soo cali gaab ma sameeyn
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 6 жыл бұрын
Bare maxamed fiidow Waa abwaan weliba QOOQAA Ah Abwaan. Laxamayste music garaacce
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️ Alle cimri dheer ha siiyo
@oneworld3034
@oneworld3034 4 жыл бұрын
Laab dooxantoo heestas inuu Barre sameeyey ayan moodayey
@abdihassan4382
@abdihassan4382 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk wan qoslay mahadsanid
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
Heeso badan aan aqaan ayuu sameeyey abwaan ku
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad wa Abwaan Qaali ah Abwaan Barre Leento ❤️
@qadarosmanmohamed5972
@qadarosmanmohamed5972 5 жыл бұрын
Coswayne ayan aniguna ku dhashy
@mahamedyuusuf6254
@mahamedyuusuf6254 4 жыл бұрын
@@malaayiinmedia3124 bro yeysan ka hos bixin coosweyne waxey hoostagtaa ceelbuur coosweyne waxa iska leh murusade waceyslane malahan
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
Dadnimo yaa Luntay
Sidee loo laxameeyaa heesaha ? Qaybta 2aad
35:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 26 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 32 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 193 М.
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
Sidee loo laxameeyaa heesaha? Qaybta 1AAD
30:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 54 М.