Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 2aad

  Рет қаралды 22,394

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Пікірлер: 32
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 жыл бұрын
Abwaan umadda soomaliyeed aad ugu qaaliya. Alle hakuu naxariisto 😢. Cabdiqaadir Xirsi Siyaad(YamYam)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@awliyo1260
@awliyo1260 10 ай бұрын
Waraysigan ma dhawayn markii la duubay jawhar in aymaamul noqon doonto ooo madax Wayne yeelanto horay ayuu u arkay dalka dhan wada madax Wayne aysheegan doonan 😢
@omarhussien8958
@omarhussien8958 5 ай бұрын
Ninkaan, waa DAHAB! taariiqda somalida aqoonsan doonto markaanu aqli yeelanno....Allah kuu naxarisay..Aaamiin. YAM-YAM.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@abwaanxasancraxmaan1107
@abwaanxasancraxmaan1107 2 жыл бұрын
cawayska dalmar aad iyo aad baad udadaashay wlli waa dhaxal qiimo badan wali ma aan arag waraysigan oo dhan waa tiirka mida afkeena hooyo abwaan c/qaadir xirsi siyaad alle ha unaxariista naxariistii jana fardawsa alla ha ka waraabiyo wll adna aadbaad umahadsan tahay sidaad dhaxalkeena u ururinayso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal adiga muddan, 3 qaybood oo kale baan soo dhigaya inshaAllah barito iyo Sabtida Thanks
@CabasXasan2008
@CabasXasan2008 8 ай бұрын
Aabe Soomaliyeed Maskax Iyo Murti Allow Kuu Naxariiso😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi 7 ай бұрын
Wuxuu ahaa bad aan xeeb lahayn murtiile cabqari 😮❤
@murtiileAbdijaamac
@murtiileAbdijaamac Ай бұрын
Janadii Alle ha ku irsaaqo wlhi waxad moodaa inuu 2024joogo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@nazdalaan
@nazdalaan 4 ай бұрын
Abwaan culus رحمه الله
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 2 жыл бұрын
Abwaan yamyam Allow ku naxariiso wlh hada waxa taagan buu sii sheegay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi
@MohammedshaacirMohammeds-vo4vi 7 ай бұрын
Mahadsanid gacallayaal Waxaan idin ka codsanayaa si xushmad ah Muuqaalka gabayga Geedigii Raran Ee abwaan heelaale 😢Mahadsanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Adiga muddan. walal ma hayo hadaan helo waan soo dhigi wsc
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto abwaan Yam-yam❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@alijama3401
@alijama3401 2 жыл бұрын
SOOMAALI. DHAB AH. ILAAHAW U NAXARIISO. AAMIIN AAMIIN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Wallee waa yaab hadday jirtaa kintoobiya Dalmarow waraysigan goormuu ahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waxaan umalyn horaantii 2000s ma xasuusro laakin ninkii duubay wuxuu igu yidh 2004 ama 2005 wakhtiyadaa
@Farhaan114
@Farhaan114 2 жыл бұрын
Allow Kuu Naxriiso Wlaahi Waa Cajiib
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
❤❤❤
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Abwaan iyo badh Inuu hada joogo baad moodaa AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Жыл бұрын
Ale haw naxaristo cabdiqadir
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 3aad
40:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 4aad
30:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 14 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
**Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 5aad
21:17
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 82 М.
Abwaan Yam Yam Gabaygii Doofaaar Jilbaha Aastay iyo Jajab
15:42
Ali Yasin
Рет қаралды 130 М.
Dhuux Tagoogo, Gabay YamYam,SNM u tirayay
14:32
MrRunsheeg1
Рет қаралды 114 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН