dr. doolaal waa siyaasi ruug cadaaya kanasoo shaqeeyey maamulka somalida ethoipia hore u ahaa sarkaal ka tirsan dowladii (siyad bare)asalkisu waa nin reer isaaqa oo reer hargeysa ah imikana ku nool hargeysa kuna dhashay ,,, waa nin aad u yaqaana siyaasada ethoipia iyo 5 somaliyeed ba
@sidrasirad94753 ай бұрын
odaygan riyo aayuu ku nool yahay isaaaq ader wa qoomiyad qaro wayn quwad wayn ama ooyaa ama iska daya somali gebigeeda 17 million 10 waa isaaqaa ahaday ka badnayn 7 somaliland ku nool 4 ama 5 million itoobiyaa ku nool anigoo aan ku darin dirka kaele somalida inta kale u soo hadhay intaasina wa boqolaaal qabiil marka loo qaybiya b iyo t ma tihin SOmalida lagu sheegayaba wa isaaq baroora ama bahdida wayn rux itoobiyana anaga degan Somaliland anaga degan jabuuti xata anaga degan koonfur qayba naga degan isaaqa wa somalida la sheegoba hana habarin iyago qabiilo ah kulaha so what anago qabila somalida la shegaba waa isaaaq iyo baabaah la hayste midihan baad noqteen Somalida xorta ahi wa isaaq haalkas ka nacnacleeya hadaba
@mcnncm13186 жыл бұрын
dr. ogaadeen caqligiisu waa in ogaadeen wax noqdo lkn ummadda kale waxba uma ogol dr.doolal waa qaxooti hargeysa waxba ma sheegaya warkiisu waa faqash soo noqdey oo ethiopia noqdey oo ogaadeenimo noqdey waa cagdheer ninkii ugu caqli badnaa
@xagar773 жыл бұрын
Waryaa soo reebo oo hanagu fogaanin.
@CabdillahiMaxmuud5 ай бұрын
Waar maxaa u,diidaaya in uu rabo ogaadeen in uu wax,noqdo.? Takale waa maxay Afagaadadu iyo Faqashta aad,ku,sheegayso Dr. Doolaal? Waar Dr.Doolaal Waa shaqsi Xalaala Waana geesi qaran oo Adiga inta kula mid,ka,ahi ayna waxba ka sheegi,Karen Runta markaan kuu sheegana waxaad,tahay Faqash iska dhigaysa Somalilander . Guulayso inta guuli jirto Dr.Doolaal geesi qaran ayaad,tahaye❤❤❤❤❤❤❤❤.
@CabdillahiMaxmuud5 ай бұрын
@@xagar77waar maan fahmin qoraal,kaaga Fadlan noo faah faahi .