Professor Osman H Yusuf, Afka Ka boobay 1948, ee sida uu ii cadeeyey wuxuu dhashay 1945kii. Marka uu shaqada bilaabayna sanadkiisii ugu dambeeyey ee High schoolka ayuu ahaa. Runtii waa dadkii Soomaaliyeed ee waxgalka ahaa, dalkana u soo adeegay. Mahadsanidiin-
@AbdishakurSaid-d4z Жыл бұрын
ء 😊. 😊😊😊 😊😊😊 😊😊😊😊😊😜
@AbdishakurSaid-d4z Жыл бұрын
😊😊
@nasteexofarah9957 Жыл бұрын
101 kun oo shiping toogash yet ahaayd
@khalidpuntlander11 Жыл бұрын
waan kugu dhiiri galinayaa mr haashi hawsha iyo tariikha somaliyeed aad ku soo bandhigaysid chalkaga waxana ka suagayna tariikho noocaasa oo la halmaala aad naga daba gaysid wakhtiyadi beri samaadkii ee dalkeenu somalia soo maray thanks mar labaad bro👉🏾🤙🏽
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Masha Allaah Allaha ku Xafido waa Gudoomiyahaygii Cismaan Xaaji Yuusuf Marlabaad Allaha ku Xafido aamiin Yaarabi Waxaan halkaan ka salaamayaa Shaqaalihii Bangiga Ganacsiga ahaa intii dhimatay Allaha u naxariisto aamiin aamiinYaa Rabi
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@skylimitcompany Жыл бұрын
Wariyaha ugu fcn intii aan dhageystay 👌🏿
@amaldirie6901 Жыл бұрын
Wow maansha allah thank you wax yaalo aanan waxba ka ohsyn baad nookeentay because waxa aanahay dadkii burburka ka danbeeyay
@faadumocali5574 Жыл бұрын
Mw maxamed siyaad bare Dalka wuu xoreeyay Geesi ayuu ahaa Allah unaxariisto Aamiin yaa
@Diidii22665 Жыл бұрын
Adeer birmade ayaa kadan beeyay
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@Diidii22665 Baqti u sujuude ninkii Gabre jeego Dhurbaaxay reer ba,aw
@Diidii22665 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 farmaajo oo qalbi dhagax gabre udhiibay uma jeedid
@Nuurah951 Жыл бұрын
@@Diidii22665astaqfaarso 😅 ma xasan xaraashaaye ayaad nalasoo aaday? Damulshabaab faaiidalAwe
@superfun1819 Жыл бұрын
Aaamin yaraabi
@mohamedyusuf9809 Жыл бұрын
Masha alah wateysi cajiib ah oo xiiso badan leh ayuu so bandhigay xashi walaahi ad ayan uga helay wa arin ay dad badan oo manta joogo waxay ogeen ay ka ogaaden inkasto aniga an wax badan ka xasuusto arimaha uu sheegay pro cisman ad ayad u mahadsan tahay weriye xashi alle haku xafido ilahey idinkiis
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@yaslamissa2101 Жыл бұрын
Reporter hashi: infact, this is a very interesting programing about financial institution bank expert from 🇸🇴 Somalia . Mr osman haji Yousuf…., How ever, horfadhi media is # 1 choice to watch 24/ 7 ❤❤❤
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ismailmire1753 Жыл бұрын
Salam .excellent Hashi your comments .Nationalism any normal somali will bless you

@YusufAddow Жыл бұрын
Well done brother Hashi or Horufadhi tv producers for this interview with Dr Osman Hagi. Very interesting, informative and guidance on our country's government along with the Somali enterprises. Together we can rebuild our country (Somalia) again as nothing is permanent in sha Allaah. Tribalism fuels hate among ourselves so let's free our minds or way of thinking completely out of it. May Allah clean our hearts, forgive us & guide to the right path for a prosperous Somalia & it's people.
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Dadka Somaliyeed waagii Dowlada aay jirtay waxaa la oran jirey xagee ku Dhalatey Hada waa xagee u Dhalatey Waa yaab Somaliya Allaha soo hanuuniyo aamiin aamiin Yaarabi
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@jamhuur So sad
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Daarood dhulkiiina naga jooga Anaga idiin ma so soconee hanoo imaanina
@superfun1819 Жыл бұрын
Alshabaab Allaaha kaxooreyo
@Madaxey-r2f Жыл бұрын
@@HassanAliHassan1960Daarood Badda mooyee inta kale ee jaho isagaa kaaga wareegsane ma xirkaad mari haddii uu dhex markaana diido?!
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo haa sxb. 91dii ba Ari carbeed aa ijaar la aan ku degay
@Madaxey-r2f Жыл бұрын
Ninkan waa nin Sacad ah oo aay Caaydiid jifo hoose ahaayeen. Waxaan markhaati ka ahay in uu si xadka ka baxsan u boobay lacagtii taalay Bangiga Keydka iyo ganacsiga oo guddoomiye looga dhigay 4tii sano ee ugu dambeeysay! Lacagtii wuxuu ka dhigay wax uu USC si hoose ugu taageeray iyo wax uu Habargidir deyn u siiyey, intuu ka xareeyey waraaqo muujinaya in aay leeyihiin hanti ma guurto ah, sida guryo iyo beero been ah! Taas oo keentay in aay bangiyadii lacagtooda ka waayaan dadkii lacagtooda dhigtay!!! Waxaan xasuustaa xaas uu qabay wiil uu ninkan adeer u ahaa oo markii uu ninkeeda qaatay deyntaas beenta ah, Dalka Talyaaniga ka dalbatay alaabta guriga, sida sariirta iyo iyo fadhiga iwm!! Xog ogaal dhab ah.
@rashkaarow45 Жыл бұрын
@@baashaal6778kkkkkkkk. Ari carbeed kkkkkk
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@baashaal6778 Hotel juba lo,o ayaa Dabaqa 1aad Ku xaraysneyd
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Aniga wan so Garay iskuladii lacag la'aanta ahaa anigoo dugsi sare galaska udambeya fadhiya ayaa jugtii nagu dhacday iskulada waxa laga kala cararay 1990
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@gurkhasecurity8947 Жыл бұрын
XAASHI IYO GUDOOMIYE CISMAAN XAAJI YUUSUF SAMIGAY ALLAAH HA IDIN XAFIDO BANGI KAMA DANBAYN DRKA
@Hufanee.electronics Жыл бұрын
Mashaa allaah wa marki ugu horay en wajigaga 🎉arko aad Baan kuu salamay wallky hashi tageraha la socda barnmijyadada ayn kamid ahy Halka kasiwad ayn kuleyhy
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hamdamuse7771 Жыл бұрын
Maansha alaah dhulmar waa uu soo noqday
@cawoali6544 Жыл бұрын
Aabahay bay. Saaxiib ahaayeen
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Xaafadda bangaariyo uu daganaay deris aa aheen
@ashasangbe9449 Жыл бұрын
Allah xashi cawa waa ku arkey wijigaa waa kugu xiranahay aad ujacelahay idaacadada Maasha Allah 👍👌
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@noahD1636 Жыл бұрын
Weriyahan waa nin afafka qalaad aan adeegsanayn. 👍👍Hore u soco 👍
@cabdullaahiismaaciil57086 ай бұрын
This was part of the problem! They should leave the foreign banks alone and build the Somali banks
@MaslaxMaxamed-n9z Жыл бұрын
❤Asc suleebaan xaashi iyo gudomiye hii hore ee qaranka Bangiga soomaaliya wa AQonyahan dhaxal reeb
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Masha Allah gudomiyihi BGKS Somaliyed 1985 cisman xaji yusuf
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
Mashallah the best program and decumentary ever.thanks❤bro
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@LadanAbdi-lv7qs Жыл бұрын
Qaatumo wanaagsan allaha kugu dilo adeer❤

@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Anigu ma aqaan maamulada somaliyeed , ama dowlada dhexeba waxa ay Dadkii aqoonta dhaqaalaha ama secter kasta ha ahaadeenee ay uga faaidaysan layihin iyo waxa ka hortaagan intaba waan garan waayay. Wax caqli ah oo siyaasi ga manta nool uu la imaan karo ma jiro , waaba iska ilaalinayaan qofkii wax soosaarka lahaa .
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Mashaa Allaah waa waraysi xiiso badan Xaashiyow noo soo badi waraysiga taariikhdi dalka waxaan Ku daalnay sheekooyin labaadan sano Ku ek inbadan oo Ka mid hana aan laga run shiigin.
@ShaficidalmarShaficidalmar Жыл бұрын
Wad mahadsanthy injiner xanshi ad nogusobadi barnamijka dhulmar
@hashiugas1603 Жыл бұрын
Wonderful time Baa Soo Maray Dalka Somalia Dad Badan Aan Europe ku Argay 1988 Waxaa Waxbarasho U Soo Tiray Dowladii Kacaanka Waxaa Waxbarashada Dhiibayay Dowlada Kacaanka Waxaan ku Argay Sweden Italy Germany Swiss
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hashiugas1603 Жыл бұрын
@@IbiEntertainment Aad & Aad Wuxuu Hayaa Sir Fara Badan oo Wadanka Lagu Burburiyay Dhaqaalihisa Qaas Ahaan Italy Waa Wadanka Aad U Dhaawacay Dhaqaalaha Somalia Waana Meesha Laga Soo Asaasay Jabhada
@cheyyene Жыл бұрын
Holland
@abdinasirmoalin2849 Жыл бұрын
Labadii sano oo dambe 1988 -1990, wax barashadu bilaash ma ahayn. Lacag baa la dhiibi jiray.
@rocky4066 Жыл бұрын
Shacabka soomaali iyagaa isdulmiyey
@ahmedadanmahamed2165 Жыл бұрын
Walall xashi sax iyo khalad ila wadaga ma ahan figarad waa tarikh lasoo maray🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Runti ad ayan uga xumahay wadanka waxa elaktaroni casriya yala iyo cawaqib xumada isku dubni la anta oo hada tala iyo daki hore elaktaroni la anta iyo isku dubnida wacned oo ey kuso shaqeyen bal firi bangi lacgta gacanta lagu qabanayo luguna bixinayo waxa ladhihi kara wanasib daro jilkeyna hada joga hesata ilaheyow nagaso gar amin yarabi
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@husseinolad4297 Жыл бұрын
Great to see you Mr. Hashi
@faadumocali5574 Жыл бұрын
Caafimaak bilaasha ayuu waxba shad bilaasha ayuu aha dowlada taas ayaa ahed
Dhulbahante uu ahaay Oo qabiili ah xaaskiisa majeerteen Cumar Maxamud ee aheed. Xaafadda bangaariyo Waa laga garanaayay dad qabiili ee ahaayeen Ayaga Iyo Reer fuudhe
@superfun1819 Жыл бұрын
Meelahas ooy
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@superfun1819 nacas war familka daris aa aheeyn ilmihiisa isku dugsi aa wada dhigan jirnay
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Waà markii koowaad ée aan arko muuqalkaga mr.xashi😁
@FardowzAxmed Жыл бұрын
Waqoyiga aa lga isticmali jiray ganbo shilin
@hadiyarooble4250 Жыл бұрын
ha la so celiyo lacagteenii hore
@hadiyarooble4250 Жыл бұрын
alle ha inoo aqbalo
@kayhass2510 Жыл бұрын
Siyaad Barre geesi buu ahaaa
@cabdinasirbeylodhajir2176 Жыл бұрын
Allah haiku Barakeyo saleban xashi
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@siciidcawil Жыл бұрын
horufadhi iyo xaashi iyo shekh cabdi xirsi mooye maxa loo wayey cid kale oo wadni nimo kahadash ilahoow dalkii iyo dadkii iyo diintiiba Qatar bey kujiran ee ilahoow noo bad baadi
@faadumocali5574 Жыл бұрын
Mansha Allah Suleman xaashi ❤
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@bisharfaysal5626 Жыл бұрын
HURFADHI AAD BAAN IDINKAGA MAHAD CELINAYNAA BARNAAMIJKAA RUNTII WAA MID WAX TAR AH EE SOO BADIYA
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Cismaan xaaji yuusuf waa ruugcadaa reer ssc ah
@samataradde686 Жыл бұрын
Weriyaha isaga ayaaba hadalkii ka batay oo waxba uma diyaarsanayn waa in hanoolaato uu waraysto ninkan muhiimkan ah
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@sharmaarkecabdi1775 Жыл бұрын
Waan kula qabaa fikirkaas. Weriye diyaarsan buu u baahan yahay ninkani, waayo waa nin muddo dheer soo shaqeeyey oo khibrad leh.
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Gurigiisa bangaariyo Hassan Sheikh aa jejebiyay
@mimipuloo7879 Жыл бұрын
Ma asaga leh guryaha bankariyo dawlada iska leh shaqalaha iska leh .markii loo baahdana waa laga saari
@abdihagi3517 Жыл бұрын
Hashi maanta waa iga Farxisay inaad I Tusto Osman Hagi oo ah Saaxibkay Aniga Magacayga waa Abdi Hagi Masale maanta waxaan ogaaday Osman inu ku Noolyahay America oo santahay marar Badan Lakiin markaan Osman waan la kulmi Insha Allah .
@abdiroble5107 Жыл бұрын
Ninkani aqoon badan oo dhaqaale ma leh sida hadalkiisa ka muuqata.
Garab baa malaha lagu keenay 14 jirkuna waaba gaashaan qaad marka uu dagaalka qabyaalada ku jiro iyo marka weji garad lagu shaqaynayo .
@yusufwarsame9682 Жыл бұрын
@@samirr546 waqtigaasna garab ma jiray?
@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Waa runtiis lacgtaas 60 million waa daabacaad iyo Dabaaji bay iskugu jirtaa, lama waayin Ganacasato bixisa oo dowlada dhex dayn ahaan 60 kaas usiisa uguna shubta shirkada markaas Daabacaysa , lakiin lacgtaasi waa i. Ay leedahay ilaa taanadii iyo 500 ugu sarayso oon lacgta aan 1000 lagaarsiin ,
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Waa good documentary
@ameerkhadardaawad4613 Жыл бұрын
Bangiga Ganacsiga iyo Keydka Soomaliyeed, waxa uu ka furnaa 18 ka gobol iyo degmooyinka intooda badan, Sacuudiga iyo Jabuuti, waloo mardanbe la xiray laantii Sacuudiga, waxaa kaloo Nankiga ganacsigu lahaa laamo u gaar ah foreign exchange Gud Cismaan Gaab, waxaa uga danbeeyey Gud Maxamud Cali Xirsi, sanadihii 1988, Bartamihii 1999, Bankiga waxaa yaraaday Lacagtii cadaanka ahayd Si kalsoonida shacabka loosoo celiyo bartamihii 1999 ayaa la furay Bangi La yiraahdo Bankiga Ganacsiga Umada waxaana gudoomie ka noqday Gud Bile.
@JamaaleAli Жыл бұрын
Shaqalihi bangiga ganacsiga, lacagtii kashka ahayd ee shacabka somaliyed idiin dhibtay iyo dekumentigii tixraaca ee aad bur buriseen ayaa la idinka rabaa. Ama isu hambalyeya ama iska daaya. Shacabka, qarkiina diyarado ayay ku garacen qaarna wa bililiqesten kadibna dukumentiyadii gubeen.
@mohamedmoussa5084 Жыл бұрын
Waa morian hawiye 😅😂 gabi bay burburiyeen
@MahamedSabuul Жыл бұрын
Asc waxaan halkan kasalamaya gudomiyaha ex bangiga ganacsiga iyo horufadhi media masha dadkan dhahayo musuq ayaala dirireyna nin waayo araga ah hala howl galiyo inkasto aniga maanta aan jeclaan lahaa in dadka ìyo dalka in ninkaan dowladnimada ku Barbaaray daacadna ah madaxweynaha soomaaliya in ow noo naqdo bi idni allh
@IbiEntertainment Жыл бұрын
Odaygu cimrigan ayuu naftiisa u cabsanayaa inuu runta ka’hadlo in Somaliya cadowgeenu uu yahay ReerGalbeedka isagoona og ayuu afkiisa kala’baqayaa subhannallah😢😢😢 Ilaahay Somaliya xaqqa iyo cadowgeena hanawada’tuso si’aan quwaddeena u soo ceshano iyo midnimadeena 5ta Somaliyeed InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼 Dhibta Somaliya waxaa looga bixi’karaa marka Dowlad daacad ah oo geesi Somali ah aan u sujuudin Ajinabiga uraya ee naga tabarta yar ee askari Somali ah ilaalinaya iyo Alshabaab oo CIAdu maalgaliyaan difaacaya danaha ReerGalbeedka si wadanka uu nan u xaasiloon waana dhabta xaqiiqda ah walahi wadanka sanad ayaa barwaaqo lagu’gaari hadii Dowlad daacad ah aannu helno walahi. Ilaahay hanasiiyo si’dagdag ah InshaAllah Ajinabigana ilaahay damacooda uma fuliyo oo ilaahay dhulkooda duufaan haku’salido oo quwaddooda dhulka ilaahay halasimo ilaahayna iyaga madaxa ha’isku galiyo iyo kabaqaadkooda yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahayna uma naxariisto Madaxdii Somaliya dhibtan noo’horseeday iyo kuwa maanta cadowga u’’adeegaya ilaahay silic ha’u’wada dilo Yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ChampraGoni Жыл бұрын
Mahadsanid walaal 👍👍👍👍
@Amina_11802 Жыл бұрын
72 warshadood 36 dawlada dhistey 36 private bay ahayeen