Wariye Coldoon oo Lagu Soo Dhaweeyay Burco.

  Рет қаралды 209,960

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 287
@mahdialihadhadhi9558
@mahdialihadhadhi9558 4 жыл бұрын
coldoon waa gesii 100 sano isaago kale marbu dhashaaa ilahaay cimigisa hadhereyo from djibouti
@midpdxtaxesandaccountingse5152
@midpdxtaxesandaccountingse5152 4 жыл бұрын
Coldoon for somali wayn president 2021 - Puntland and inta nabada jecel supports you.
@ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL
@ISHADUNIDAOFFICIALCHANNEL 4 жыл бұрын
Masha allah walalkay C.MALIK MUSE COLDOON garabkaagaanu nahay Guulayso
@nasradahir4354
@nasradahir4354 4 жыл бұрын
Caadil, manshallah sobarbaar eedo noqo halyeey sida aabaha iyo si ka fican.welcome back mudane💪💖💖💝🥰
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Waan ku farxay sida loso dhaweyey .madax Wayne Loma so dhaweyo .mashalah ilaahow xifdi c .malik iyo reer kiisaba.
@asmadahir1430
@asmadahir1430 4 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo C/malik, Alla haku xifdiyo. Aaaad baan ugu faraxsanahay in aad maantaba xoriyad, nabad haysato Alahamdulillah. Alla haka abaal mariyo intii ku dadaashay sii dayntaada. Madax waynaheena qaaliga ah na waan u mahad celinayaa Muuse Biixi Cabdi, guul iyo gobonimo ku waar madaxwayne. Alla haku xifdiyo madaxwayne. We love you :) ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👋 🇸🇪
@saladabdille7278
@saladabdille7278 4 жыл бұрын
mashaa Allaah hambalyo
@musedahir4031
@musedahir4031 4 жыл бұрын
Masha Allah, Masha Allah. Mandeelihii Soomaalida waa cooldon! Maaha allah, duuco ayaan kugu ladhayaa ee cadowga ha dhacdo .
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Coldoon was hogaamiye qaran(5 somali) ee ma aha mid qabiil ama gobol Ilaahay ha I boo dhawro Aaaaammmmmiiiiinnn
@canabismail9254
@canabismail9254 4 жыл бұрын
Aamin Aamiin
@Togdheer
@Togdheer 4 жыл бұрын
Anigoo KU neceb ayaa lagu xidhay coldoon anigoo KU jecelna waad Soo baxday Masha Allah. Xaqa aad KU taagantahay guul insha allah.
@lailamohamed597
@lailamohamed597 4 жыл бұрын
Masha allah! Congratulations Samafale Coldoon. May allah protect you. ❤️
@subeyrnour2427
@subeyrnour2427 4 жыл бұрын
Coldoon nin karti iyo karaame ilaahay siiyey
@khadroali3446
@khadroali3446 4 жыл бұрын
Samafale somaliyeed guleyso coldoon ajir iyo xasanaad ilahay hakasiiyo mad naqa musliminta samraa sad mawayo kulankenu waa janadii
@d.x.gaxnug3857
@d.x.gaxnug3857 4 жыл бұрын
Cabdulmalik, meel Burco ka fog ayaan joogaa lkn maanta aad ayaan u farxey in aad lajoogto Wiilkaaga Caadil oo dhashey inta aad xabsiga Ku jirtey iyo reerkaagii. Waxaan intaad xabsiga ku jirtey aan ka xumeyn dhulmiga iyo xaqdarada kugu dhacdey. Waa sax! Dulmi uma dulqaadan karro.
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
Soo dhawow samafale cabdimalik muuse coldoon☑️🙏
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 4 жыл бұрын
Aabaha qaranka alle hakudaayo abdimalik muse coldoon
@arrale16
@arrale16 4 жыл бұрын
Walhi wan qiirooday markii aan dhagaystay hadlkiisa alle haku sharfo wll
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 4 жыл бұрын
Abdi Malik Muse Coldoon gusha hay waliga. Nabi Yusuf caley hi wasa laam u Boqoor noqday sidisi Allah ha ga dhigo amiin amiin adoo Madaxway naa noqday wakhti qariib in sha Allah brother Abdi Malik hero viva keep giong
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 жыл бұрын
Masha Allha Geesi geesi dhalay Coldoon waliga jir o jog ilhey haku xafido ❤️💋🌹🙏
@monasuleiman8320
@monasuleiman8320 4 жыл бұрын
Cabdimalik illahay cimrigaaga ha dhereyo hana ka nabaad galiyo sharka Amiin wanu ku jecelnahay dhaman somali o dhan ❤️❤️waxan ad u jeclan laha inaan arki la Haa dadkan iminka soo dhaweynaya Markun xidhanaa cabdimalik inay umududaradi lahayen lkn Alxamdulilah hadii la sidayey👍
@zuzuahmed623
@zuzuahmed623 4 жыл бұрын
Manshallah coldon iyo rer burco jecliyaa ❤️❤️❤️❤️
@Gamboole
@Gamboole 4 жыл бұрын
waar ninka dadku jecelaa tas aya ku cadeenaysa howsha u uhayo umadda spmaliyeed guul coldoon
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 4 жыл бұрын
Ma sha Allah tabara kalaah Abdi Malik Muuse Coldoon hero walaal xoriya dadii laguso celiyay Allahu Akbar keep giong . Maxaan waxbadan oyaay xadhi laguxi dhay ka naxaay. Cadiil yare Edo ma sha Allah tabara kalaah soo bar baar ditaa iyo walid ka iyo dalka gaa kii anfaca noqo. Noqo Abdi Malik oo kaleeh abaha
@memonaahmed3886
@memonaahmed3886 4 жыл бұрын
Masha Allah cabdimalik hore u soco wadani waye wllhi illaahey ha ku barakeeyo dadka somaaliyeed wee ku jacelyahiin dhamaan we love u c.malik
@awaxofficial1231
@awaxofficial1231 4 жыл бұрын
Macha Allah Alle haku xiftiyo
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 4 жыл бұрын
Masha allah tolka si wacan ayay ku so dhaweyen coldoonow
@xasanmaxamud9728
@xasanmaxamud9728 4 жыл бұрын
Ma sh Allah samirku waa wax weyn iyo inaad alle tala saarato
@adnahasan6247
@adnahasan6247 4 жыл бұрын
Guuul c/Malik muse coldon
@faadumonoor3989
@faadumonoor3989 2 жыл бұрын
Masha allaah mahad allaableh cabdimaligna coldoon allaha ku xfdo waan ku farxay xaqa soo dilacay
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 жыл бұрын
Manshaa allaah hambalyo wllky allaah haku xafido 🌹🌹🌹❤🌹❤
@saedahmed2610
@saedahmed2610 4 жыл бұрын
Cabdimaliik ilahay ba karameeyay wlhi mashallah 💖
@norau8476
@norau8476 4 жыл бұрын
mansha allah farxad
@mahmoudhashim2397
@mahmoudhashim2397 4 жыл бұрын
Masha allaah sax ayaa ku xadashey
@bildhaanstudio4281
@bildhaanstudio4281 4 жыл бұрын
Coldoon kolay anuu nacayb aan ahayn somalia kuuma hayo coldoon wll hadaad adigu calanka buluuga hore usoo gaadhay anigu waxaan ku dhashay somaliland iyo calanka tawxiidka wll fadlan hana niyad jabin ee fikirkaaga xor u ahaw oo sida nimcaan ugo walal insh alah wll ale haka furo sixirka reerxamarka waad roontahay hadaanay lax kaa dhigin wll guulaydo
@hagooganprice5910
@hagooganprice5910 4 жыл бұрын
Masha alah masakin qudiye C. M. C. Ilahey Dar tis an kujeclahay ilahey ha kuxifdiyo amin amin
@caashoibraahim5133
@caashoibraahim5133 4 жыл бұрын
Masha Allah wll
@xaawajamac1921
@xaawajamac1921 5 ай бұрын
Mashalllaa coldoon guul iyo gobanimo madaxweyne halaga dhigo
@khadijaahmedmohammed7147
@khadijaahmedmohammed7147 4 жыл бұрын
Maasha alaah waafarxad cabdimaalig ooxoriyad helay alow ilaali waa wiil somaliyeed oosoomaali jecel
@fadumoxuseen3870
@fadumoxuseen3870 4 жыл бұрын
Masha allah coldoon wuu uqalmaa cisiyo sharaf madaxweyenee maad u caleemasaarataan idinkaga fiican biixiye
@huseinmohumed7299
@huseinmohumed7299 Жыл бұрын
Maansha allah ilaahay ayaa mahad leh Walaalkay cabdimaalik coldoon Wuxuu inoo sheegay arin mihiin
@muxuboaxmed4708
@muxuboaxmed4708 4 жыл бұрын
Masha allah
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Alxamdulilah ilaahey ayaa kuu hiiliyey ducadeeniina ilaahey waa ka soo jawaabey 🇸🇴💕🤟🏾💚🍀❤️🇸🇴😇💯
@kadraibrahim256
@kadraibrahim256 4 жыл бұрын
MashAllah!!! Coldoon very good. 👍🏽
@naniiyare8286
@naniiyare8286 4 жыл бұрын
This man is a legend you see inay somalinimadu ku weentahay
@khaalid10offlcial71
@khaalid10offlcial71 4 жыл бұрын
Masha Allah cabdimaak muus
@asli1087
@asli1087 4 жыл бұрын
Masha Allah
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Mansha Allah. Waad kusoo Naaxdey Jeelkii . Coldoon
@nacimomahamedadan3854
@nacimomahamedadan3854 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@zaynababshir5207
@zaynababshir5207 4 жыл бұрын
Maashallah Cabdimaalig Waa geesi Kudayda Noolow waligaa gees geesi dhalay baa tahay Ku dayda cabimaalig muuse coldoon.
@FankaIyoSuugaantaTube
@FankaIyoSuugaantaTube 4 жыл бұрын
Masha allah waa faraxsanahy inan ado badqaba ku arakno walal❤
@amiirafani2014
@amiirafani2014 4 жыл бұрын
Manzha allh wallo somaali yeed oo geesiya allo kudhawr adiyo family kaaga
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 4 жыл бұрын
Masha allah walalkeen
@samsammaxamed8855
@samsammaxamed8855 4 жыл бұрын
Mansha allh mansha allh
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Mazha allah geesigii wuu soo laabtay🤟
@cabdinajiib7951
@cabdinajiib7951 2 жыл бұрын
Masha allaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Viva coldon waa geesi somaliyeed nin dacada o asago kale ma jiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yurubmuuse8303
@yurubmuuse8303 4 жыл бұрын
Masha Allah wllo may Allah save you
@somalidocumentaryfilms3007
@somalidocumentaryfilms3007 4 жыл бұрын
Masha Allah alle haku xafido
@abdirahmanjimcale1939
@abdirahmanjimcale1939 4 жыл бұрын
Masha allaah
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 4 жыл бұрын
Geesi daulqaad iyo deeqleh dadkiisana jecel gumaysigana nece horay usoco from qabridahar qorehey ogadenia
@whome4851
@whome4851 4 жыл бұрын
Coldoon Guul iyo gobonimo 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 4 жыл бұрын
Maash ahAll
@shukriadem7230
@shukriadem7230 4 жыл бұрын
Mansh allah walal allah ku xafiido
@aslimohamed7147
@aslimohamed7147 4 жыл бұрын
Masha alaah geesi ilaahay ha ku barakeeyo
@sedrashininggg56
@sedrashininggg56 4 жыл бұрын
Masha Allah shacabka burco dhiig bay leeyihin
@guledstar13
@guledstar13 10 ай бұрын
President coldoon that’s how he spoke like a president
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Waa geesi somaliyeed somali badan ayuu cawiyey waa in la saro wasiirka dhalinyarada familka horumarka somalia
@cabdirisaaqibraahim1367
@cabdirisaaqibraahim1367 4 жыл бұрын
(( Dulmane kasta, allaa difaaca )) Cabdimaalik Muuse Coldoon, sama-fale soomaaliyeed oo xoriyadiisii dib u helay waa wax alle lagu mahadiyo. Masha allah, mahad sanidiin asxbta.
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 4 жыл бұрын
Muuse shaani isagaaba ka taageere badane maad madaxweyne u dhiibataan Ilma murqaanoooow
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 4 жыл бұрын
Muuse ayad cayday shacabka na wxd tiri ilma murqaanow hdaba kan aad dawanaysa wa ilma murqaan neefow cabdimalik tolki ba xidhay sona dayay mrka afaaro dad iska ka xiga kuma banana
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 4 жыл бұрын
@@saynabjibriil417 muuse xaafadiina muu biilaa bal aan ka leexdee iska qayilaad tag Adeero liibaane
@saynabjibriil417
@saynabjibriil417 4 жыл бұрын
@@abdirahmaankoronto2597 kkkk ninka raga hdu qaylo lacagtisa u ibisay ee nacasnimada umada kala tag hooyada qalbi xumada ka wase
@abdirahmaankoronto2597
@abdirahmaankoronto2597 4 жыл бұрын
@@saynabjibriil417 Anigu hooyo nin caaya kawayni inan baad tahee Adeer qalbi xumadana waata muuse shaani kudaba dhigtay
@rahmomohamud4812
@rahmomohamud4812 4 жыл бұрын
ABDIRAHMAAN KORONTO hhhh🤣😂😂😂🤣😂
@abdirahmanabdulahi5338
@abdirahmanabdulahi5338 4 жыл бұрын
Guuuuuuuuul
@muniraaadan2457
@muniraaadan2457 4 жыл бұрын
Masha Allah Coldon
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 2 жыл бұрын
Amin
@bradsimmons9439
@bradsimmons9439 4 жыл бұрын
Ilaahey baa mahadleh ka soo daayey gacan ka gardaran baa heysatay
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 4 жыл бұрын
Coldoon waageesi soomaaliyeed jir oo joog
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 4 жыл бұрын
Sama-Fale, C/Maalik hore u soco
@luulbashiir6781
@luulbashiir6781 4 жыл бұрын
Guul wllky ilhy hakudayo
@zamdahussein2849
@zamdahussein2849 4 жыл бұрын
Mazha Allah mazha Allah xoriyad Ku noolow waliga
@ahlamyoutube1149
@ahlamyoutube1149 4 жыл бұрын
Aallha Akbar
@khadaritoliban1227
@khadaritoliban1227 4 жыл бұрын
Mncha allh
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 2 жыл бұрын
Mansho allaah
@habeendhaladtimirta7311
@habeendhaladtimirta7311 4 жыл бұрын
xikmadi waa ta rabi uu galiyo qofka walaahi waan ilmeeyey by.c/risaq buhodle
@rahmaugaasali5295
@rahmaugaasali5295 4 жыл бұрын
Mansha allah soo dhowow sama fale coldoon
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Masha Alhaa alhaa mahadaa iskaleh
@ayandeeqa9635
@ayandeeqa9635 4 жыл бұрын
wllo ilahay ha ku barakeeyo
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 2 жыл бұрын
Mansho allaahu wan oyay sodhawow sodhawow
@batulaisse2844
@batulaisse2844 4 жыл бұрын
mashaa Allaah Coldoon guul iyo gobanimo
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 2 жыл бұрын
👍👍
@ismcilhappy3014
@ismcilhappy3014 4 жыл бұрын
Masha allaah somalia
@ismcilhappy3014
@ismcilhappy3014 4 жыл бұрын
Somaliland waa mahadsan tahay all
@muhubojama7483
@muhubojama7483 4 жыл бұрын
Mashaa allaah guul iyo gobonimo cabdimaalik muuse coldoon
@aaminaomer5102
@aaminaomer5102 2 жыл бұрын
Walaal ninkaas walaahi waan u ducaynjiray ilahay amrkiis maraka aan arkab anig oo aan agoon u lahayn maansh alaa alxamdulilaa
@garaadkaagadhis35
@garaadkaagadhis35 4 жыл бұрын
ماشاءاللہnoloshu kuma xumyso clmalik
@nacimomahamedadan3854
@nacimomahamedadan3854 4 жыл бұрын
Allaah kucafdiyo samiryka
@usamaabdi1053
@usamaabdi1053 4 жыл бұрын
Masha Allah coldoon wax garad
@fafximaxamad6216
@fafximaxamad6216 2 жыл бұрын
Masham.allaaaah.wallo
@awiawi2757
@awiawi2757 4 жыл бұрын
Good Man manshalla halka kawad wanaga iyo somalinimada
@mohamedaden2350
@mohamedaden2350 4 жыл бұрын
Masha allah xayaak allah yaa akhil caziiz xayaak allah
@mualimock8993
@mualimock8993 2 жыл бұрын
M.a wll
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Alhu akbar
@fowsiyoabdi730
@fowsiyoabdi730 2 жыл бұрын
Geesi Islaamka xoojiye maashalah ku waar liibaanta adiga iyo inta ki raacdo
@mohaosman4316
@mohaosman4316 4 жыл бұрын
M.a cabdimalik sheikh muuse coldoon
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 жыл бұрын
Welcome home the Mandela of 2020
@Waris668
@Waris668 4 жыл бұрын
Hogaamiyuu noqdaa qofka laxidho eee la eryadaa
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Baaxadda Caalamka Dr Cabdiraxmaan Yuusuf Abokor.
59:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 3,8 М.
Sooraan iyo Jawaan waraysi xiiso badan haboon ugaas
28:16
Hawraar Music Production
Рет қаралды 103 М.
Xasuuqii Jaamac Dubbad
43:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 124 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 01.08.2024
20:05
VTV Somali
Рет қаралды 11 М.
Kamaradda moobilka
22:52
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 23 М.
NIMCAN HILAAC OO HEES U QAADAY XARIGA COLDOON
6:38
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 411 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32