Deg Deg: Masar oo ku dhawaaqday in Hub Casari ah & Diyaarado dagaal keeneyso Somaliya & Itoobiya oo.

  Рет қаралды 25,558

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - Si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid
#Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

Пікірлер: 27
@Terza56
@Terza56 4 күн бұрын
Guul Inshaa’allah guul Somalia ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@LiibaanAxmad-iz5yr
@LiibaanAxmad-iz5yr 3 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 күн бұрын
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa We all know Who Is Dr. Abiy Ahmed. Dr. Abiy Ahmed Is not easy. May god bless Ethiopia
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 4 күн бұрын
Masar iyo Soomaaliya guul ilaahay ha siiyo
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 4 күн бұрын
Wasiir Axmed Macalin Fiqi waa nin geesi ah
@MahamedDeeq-bj5qq
@MahamedDeeq-bj5qq 3 күн бұрын
Guul iyo goba nimo urajeyna somaliya isha allah itobiya wayka shaleyni donta gar darada qawan dalkena ku heyso Allah hamideyo somaliya
@imraanabdirahman4165
@imraanabdirahman4165 4 күн бұрын
Jawaasiis baad tihiin aan is ogayn
@AbfiAli
@AbfiAli 4 күн бұрын
Hubkaad ku faanayso maad iska celisid israail Useless Albaqartu daaxika. Falastiin iyo sudanbaa lagugu bartay
@yaxyeabdilaahi3105
@yaxyeabdilaahi3105 4 күн бұрын
Itobiya guul
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 4 күн бұрын
Amxaar luuqada Soomaaliga bartay 😂
@zanko6317
@zanko6317 3 күн бұрын
Waan soo af jarayna itoobiya insha allah
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 3 күн бұрын
​@@abdi-azisabdirahman4787War waa Iidoor iyagaa ka xun Itoobiya!
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 4 күн бұрын
Maxayba taageeri waa dakhsigii maroodiga uga duulistiisa ee maroodigii yidhi degistaadaba ma ogayn hubkan aad daldalaysid yaa kaacelin shabaabka uun baa soomaalida ku halaagi war meesha dawlad maha ka dheer dawladnimo yaad qaysanaya
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 3 күн бұрын
Sideed ku heshay xogtaas 😂waa mamnuuc ogaanshahaagu
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 4 күн бұрын
Rooble waa waalanyahay tolow yaa cod siinaayaa Rooble oo ladhoho Rooble baahane
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 4 күн бұрын
Asc Asxaabeey Ina Mako soo dheere ayaa hal Cod dhaafi waayay Rooble Baahane oo ah Abaal dhaan muxuu isaga sharaxaa Madax weeyne Somaliyeed asagoo Sera B ah muu isku Sharaxo Madax weeynaha Galmudug kaas Xitaa cidi u doodeeyn meeysee Maareeye Fiqi Koofi ku seexade waa waxba yaheey muu iska aamuso Xasan Madharge Masar ayuu is ku dhiibay ma waxuu dajin ayaa Ceel dheer hadeey konfu Galbeed iyo Xawaalad le Diideen mise labadaan beel ayuu moodaa itobia oo Dagaal ku qaadayaa marka hore alloow sahal Amuuraha
@KasnAdam
@KasnAdam 3 күн бұрын
Bebale
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 3 күн бұрын
ABYE AHMED MAANTA HADUU TALO IGA QAADAN LAHAA WAAN OLA TALIN LAHAA TAASOO AH: OROMADA WEXEEY A HAAYEEYN QOOMIYAD WELIGOODA MADAXA LOOGA TAAGNAA OO LA CADAADIN JIREY WAXAAN XASUUSTAA MARKUU MILIZ ZINAAWI JOOGEY AYAA MUCAARAD OROMO LAGU DHAWAAQEY ABYEEY WUXUU YIRI OROMADA DALKA ITOOBIYA WELIGOOD MEEY SOO XUKUMIN HADAAN U OGOLAANEY DALKEENI INEEY KU NOOLAADAAN MIYEEY LEEYIHIIN AANU IDIN XUKUNO! MARKII ABYEE AHMED RAIISAL WASAARE LOO DOORTEY MINGISTE XEELE MARYAN MARKII UU MAQLEY ITOOBIYA WAXAA RAIISAL WASAARE LOO DOORTEY ABYEE AHMED OO OROMA AH WUXUU MINGISTE XEELE MARYAN YIRI ( WAA AAQIRO SAMAAN) ABYE AHMED WAXAAN OLA TALIN LAHAA INUU CAGAHA DHULKA DHIGO UU SAN MASHAAKILO BADAN UU ISKU FURIN SI U WAAYO FURSADANI WAA INUU SI NABAD GELIYO UGULA NOOLAADAA DERISKIISI SIDA SOOMAALIYA ELITAREYA IYO SUUDAAN KOLEEYBA KEENYA WAA CAADI KA DIB KU DALAALAA MUCAARADKA KU KACSAN U USOOJEESTO SIDII UU UGA TAQALUSI LAHAA AMA OLA HESHIIN LAHAA HADII ANAGA SOOMAALI NAHAY XUKUNKA ITOOBIYA WAXAA DAN NOOGU JIRTAA OROMADA HADII AY YIMAADAAN AMXAARADA IYO TIGREEYGA WAA XAGJIRYAAL OO AAD IYO AAD U NECEB SOOMAALIYA GAAR AHAAN NECEB MUSLIMKA OROMADA MUSLIMKOODI AYAA KA BADAN KUWII LA KIRISHTAANEYEY OROMADU MARKII HORE KULIGOODI MUSLIM BEEY A HAAYEEYN KUWA HADA KIRISHTAANKA AH WAA DAD CADAADIS IYO KADEED DARTIISI AY KIRISHTAAN U NOQDEEN ABYEEY AHMED WAXAAN DHIHI LAHAA FURSADANI KU SOO MARTEY DIB DANBE UMA HELI DOONAAN OROMADA HA KU CIYAARIN CAGAHA DHULKA DHIG INTA ILAAH KU SIIYEY KUGU FILAN
@museali772
@museali772 4 күн бұрын
Benale cunaqabtenta waxa lasarya kuwa qalasaha wada 😂🎉
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 4 күн бұрын
Da aha masar & ethiopia garanaye maxaa idin dan ah, ? Dadka dhahayo masar danteeda ayey wadataa waxaan leeyahay ethiopia ayaad rimanyihiin!masar &anaga ethiopia wey nawadadhibaateysay simply isku dan ayaanahay waqtigan, israel ethiopia ayey taageereysaa adiguna masar kafogaaw ayaad ileedahay (heloow waa lagufahmay)
@ganimmjj2504
@ganimmjj2504 Күн бұрын
Afka ale ku goo waayo waxaad tadadka ku leedahay waa in ay Etopia aqoonsataaa soomaaliya saas ayaad wariye ku tahay gaajaaa ku gaynaysaaa iska aaamus qofyohow
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 3 күн бұрын
Old news lol
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 3 күн бұрын
Yaa kuu sheegay?Beenta iska daa!
@naimayusuf2592
@naimayusuf2592 3 күн бұрын
Nnn
@AdamAdams-qv8gw
@AdamAdams-qv8gw 4 күн бұрын
Hawiye. Wada. Madax. Wayne
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 4 күн бұрын
ilaahay baa karaamayey ee uhanee saxiib
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 4 күн бұрын
Itoobiyaanka luuqada Soomaaliga bartay iyo daba dhilifkooda waxaa leenahay Cinqaabtu waa idiin bilaan mar dhaw🇸🇴♥️
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 56 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 69 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 31 МЛН
DEG DEG OROMADII OO BILOOWDAY ARIN HALIS KU AH SOMALIDA
23:11
Zaki honest Official
Рет қаралды 7 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 56 МЛН