Waxa Nolosha Lagu Aasay Fanaankii Weynee Ee Cabdinaasir Macalin Caydiid

  Рет қаралды 38,019

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 201
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 жыл бұрын
soomaaliyey😭😭😭 ilaahey ka cabsada adeerkaan hala caawiyo 🤲😭 ilaahow caafimaad taam ah sii❤
@abdiqanibaarbe1546
@abdiqanibaarbe1546 2 жыл бұрын
Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen, laakiin ma daryeeli jirin kamana warqabi jirin inti uu noolaa,lkn tani waa cashir kale u baahan in wax laga barto. "Inta aad dadka madadaalin lahayd waxaa kaaga wngsan inaad shaqeesato" Illaah cafimaad ha siiyo aamin yaa allah
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
Waa tabtaa sheegtey sidaa kor ku xustey markuu viedugan lasoo dhigay cid wad wada lama arag markuu dhimtayna tacsidiisa meel walbay qabsata
@amiirkalyricsmusic2537
@amiirkalyricsmusic2537 2 жыл бұрын
Ilaahay caafimaad hasiiyo aamiin aamiin
@caaqilfilmsvlogs5762
@caaqilfilmsvlogs5762 2 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo ader c/naasir macalin caydiid runtii aad ayaan u ilmeeyay markaan arkay muuqalka macalinka balse rabi waxaan uga baryayaa cafimaad sareecan cabdinasir qofaan garaneen ma jiro wana qof qabi wanagsan bulsho jecel mata waa malintii qudhee uu ino bahday anu wax u qabano insha alllah 😢 😭
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Aaway kuwii Astaan TV Ee uu dur dur ugu tumi jiray War ummadda Soomaaliyeedoow Waa fanaan Qarane.haloo qaaraamo Deg deg haleysu gaarsiiyo Illaahow caafimaad taam Ah sii Aaway Gabdhihii. Deeqsan iyo Aragsan. War dhawaaqa oo Abbe u daqaaqama in sha Allaah .Mahadsanidiin
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
allaha caafimaad sariica haku siiyo... allahuma aaamiiiin
@mahadcabdalla8770
@mahadcabdalla8770 2 жыл бұрын
allaha ku caafiyo allaahne wuu ku jecel yahay sababtoo ah waxuu ku tusay fanan iyo music inaanan laheynin wax faa iidaa adeer allaha ku caafiyo maanta hadad macalim dugsi qur,aan ahaa laheyd intaan ma ciishooten garabkaaga aa labuuxi lahay allaha ku caafiyo
@safachannel684
@safachannel684 Жыл бұрын
Alle haku naxaristo abti
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Ilaahayoow Caafimaad Sareecana Sii Abdinasir Macalin Caydiid Aamiin
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Alle haa uu naxariistoo
@sahraj3885
@sahraj3885 2 жыл бұрын
Illahey Caafimaad soo degdega ayaan kaaga baryayaa Cabdinasirow Ummada Allah ha kuu sakiro oo Aabe iyo Hooyo ha kaaga dhigo Allah Shinbirkaaga ha kuu soo dedejiyo oo Caafimaad ku waar iyo Cimri dheer ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
@samiyafuler1920
@samiyafuler1920 2 жыл бұрын
Allah. Caafiyo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Adeer cafimad allaha ku siiyo isha allah
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
ALLAAH SWT haku caafiyo maxaynu samaynaa inagaa halkaa isdhignee wataa SLtii kumanaanku ku nafwaayeen ee lalahaa barwaaqo ayeynu gelaynaa ee waxmagaratada loogu sheekayn jiray.
@turaashejr1093
@turaashejr1093 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo ustaadka somaliyey dad wanagdan oo deeqsiyin ah an caawino
@abdit8270
@abdit8270 2 жыл бұрын
Subxanalah ilaahay caafimaad ha siiyo inshoalah.
@nimcohaybebulaale8881
@nimcohaybebulaale8881 2 жыл бұрын
Allah ha caafiyo Aamiin Aamiin yaa Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
AUN CabdalNaaßsir Mucalim Caydiid Sirciid Darwiish AXPASH NAGAASH Baraahiim Nuux Aadam
@nimcolaki9594
@nimcolaki9594 2 жыл бұрын
Alle haku cafiyo adeer😭😭😭😭
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Haday manta tiisi noqoto somali aasi og maxay samayn qof nool baa waxlataraa illahay waxtarkiisan ku barinay allow cafi oo baahida kadulqaad adonkaaga hawbahin mid baahan aduu ku bahanyee amiin
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo
@cumarahmed134
@cumarahmed134 Жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto adeer qof qiimo badan bad ahayd
@fahadqoordhub7841
@fahadqoordhub7841 2 жыл бұрын
Subaxaan ha loo gurmado wllkeen
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 2 жыл бұрын
Alle ha cafiyo
@adamabby2248
@adamabby2248 2 жыл бұрын
Allah ha shaafiyo oo caafimaad taama ha siyo.Abwaanka hala caawiyo Allah wuxuu yidhi isu naxatiista.
@elmirayan3800
@elmirayan3800 2 жыл бұрын
ALLEH haku caafiyo aabo bi'idni laah
@bisharosonimahamed3019
@bisharosonimahamed3019 2 жыл бұрын
Alaha ku cafiyo adeeer macaan
@abdikhadarosmanribiishka5290
@abdikhadarosmanribiishka5290 2 жыл бұрын
alle swt ha caafiyo aamiin
@shukrifarxaan3345
@shukrifarxaan3345 2 жыл бұрын
Illahay hacafiyo
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 2 жыл бұрын
Waxani miyay waalan yihiin nolosha lagu aasay kulahaa, sawdigan waraysanaya walaa xawla walaa quwati, ilaahaw caafimaad hasiiyo
@Dalmar3939
@Dalmar3939 2 жыл бұрын
Alle caafimaad taama hasiiyo insha allah
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 2 жыл бұрын
Alaa kariim ilaahay hayska baryo isagaa ka saari kara e Waakaaa bani aadamku
@qadansaed1294
@qadansaed1294 2 жыл бұрын
Alle ha ku cafiyo inshallah
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 жыл бұрын
Cabdinasir m caydiid ilahay swt ha inoo siiyo cafimaad taam ahe sida bahda fanku ugu kacday wali fanan ama abwaan laysu garab tgy ma arage somalidu gefka ha joojiso c nasirna duco buuxda ha usoo duceeyaan in ilahay swt cafimaad degdeg ah oo taam ah inoo siiyo
@abiib531
@abiib531 2 жыл бұрын
Ax ax cafimaad alla haku siiyo ish allAh
@monicajacson2366
@monicajacson2366 2 жыл бұрын
Ilhay haku caafiyo adeero so sad indeed 😢
@amieendaahiet6353
@amieendaahiet6353 Жыл бұрын
Alle hawnaxaariisto
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo😢😢😢
@kooskamil4736
@kooskamil4736 2 жыл бұрын
ALLAH ha cafiyo amiin
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Allaha caafimaad siiyo isaga iyo inta kale ee bulshadeena ka bugta. Aad Bey u fudud tahay in xukuumaddu wax u qabato.
@osmanb8446
@osmanb8446 Жыл бұрын
SNM ayuu ahaa fannaana wuu ahaa, labadii midna waataas uu kiradii guriga ka bixin waayey; labadaas hawloodba khiyaali bay ahaayeen. Baashaalka fanaaniintu adduunkiina waakaas, aakhirana waa laga dayrinayey. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.
@leylaa3666
@leylaa3666 2 жыл бұрын
ilahay haku siiyo cafimaad sareecan oo kor qaado oo xanuunka ku haya howagu bedelo cafimaad taam ah
@suriadan4982
@suriadan4982 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo insha..allaahu
@jamilajamac108
@jamilajamac108 2 жыл бұрын
Cafimad sareecana alle hakusiiyo
@najaxmohamoud9214
@najaxmohamoud9214 2 жыл бұрын
Ilaahy ha caafiyo 🤲🤲🤲🤲
@aboubakerbogoreh633
@aboubakerbogoreh633 2 жыл бұрын
Allah Affiyo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Ax ax ax isagiibaba One Million Lagagoostay😢
@fatumasaado7296
@fatumasaado7296 2 жыл бұрын
Wcs yaarabi oo xage lagala sohalayi walala
@halaazivlogs9846
@halaazivlogs9846 2 жыл бұрын
Alleh haka cafiyo xanunka
@DAHIRKA.LYRICS.
@DAHIRKA.LYRICS. 2 жыл бұрын
intaad ladanthy ma waydid wll kula rafiiqa intuu xooga lahaa wuxuu haystay dad badan oo jecel balse maanta waydinkaa arkaya in xitaaa ciyaalkiisii wax u qaban waayeen😭🥹allow u gargaar
@hayaaantechnology9361
@hayaaantechnology9361 2 жыл бұрын
Allah cafimaad sareeca ha siiyo
@nasirhamudomar3244
@nasirhamudomar3244 2 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu gargaaro macalin
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahow unaxriiso
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Allah haw u gargaaro aamiin aamiin
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 2 жыл бұрын
اللهم اشف انت الشافي شفاء لا يغادر سقما أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك اللهم امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
C naasir.macalin caydiid adeer alle ayaan caafimad taama.ku.waydiinaya asagaa.qufura.raxiime caafimad wax ka qalisani majiro hanti kasta asaganay goyn allow caafi amiin amiin amiin waar soomaliyeey c naasir qofkii wax tari karaya hala soo caawiyo ninkii igire ee samafala ahaa ha qayb qaato baaqa
@adamgacal7668
@adamgacal7668 2 жыл бұрын
Illahay caafimad sareecana haku siiyo
@abdirizakali6057
@abdirizakali6057 2 жыл бұрын
Alle ha caafiiyo
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
ILAHAY HA KU SHAAFIYO CAAFIMAAD A HA KU SIIYO AMIIN.
@yuzramaxamed258
@yuzramaxamed258 2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo insha allah 😭😭😭
@guledaxmed4306
@guledaxmed4306 2 жыл бұрын
ILLAHEY SWT C/naasir M Caydiid xanuunka hak dulqaado Mustafe Macalin Caydiid & Hibo Macalin Caydiidiid talow xagey ku dan beeyeen
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
💔💔💔😭Ilaahayow caafimad deg dega sii
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 2 жыл бұрын
alleh cafiimad deg deg ah ha ku siiyo
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 2 жыл бұрын
Allh ha ku cafiyo
@happymohahappy9934
@happymohahappy9934 2 жыл бұрын
Ilaahay caafimaad dag daga haku siiyo😪
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 2 жыл бұрын
Ilahy hacaafiyo 😭
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 2 жыл бұрын
Ax Sorry aad baan uga xumahay waa indho xumaan aan loo adkaysan karin ilaahay Caafimaad taama haku siiyo adeero isagaa Weyn oo waaxide
@prettyfarhiya2822
@prettyfarhiya2822 2 жыл бұрын
Allaha ku Cafiyo 🤲🤲
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ilaahayaw ugargaar caafimaad sareecan ahna sii subxaanallaah somali wax fanaan loo noqdo maaha
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Allah hacaafiyo
@umalkhayrcabdilahi8182
@umalkhayrcabdilahi8182 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo ax😭
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 2 жыл бұрын
allow cafimaadsi aabo cabdi nasir macalin caydiid😭
@isseunv
@isseunv 2 жыл бұрын
Ilaahay Cafimad Sarecana Ha Siiyo Fanaanka
@cabdikariimfarxaan9988
@cabdikariimfarxaan9988 2 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Wallaahi waan ilmeeyay in haldoorkii somaliland sariirta lagu ilaawo waa wax lala ilmeeyo macalinka dawladu iyo shacabku dhakhtarkiisa hakafaalo qaadan...
@hamdaheegoofficial1720
@hamdaheegoofficial1720 2 жыл бұрын
Allah illahow Caafi Alla somaliyey aan cawino abdinasir
@nagiibyusuf1238
@nagiibyusuf1238 2 жыл бұрын
Illahay caafimaad sareecana ha siiyo
@haynokatalabajo2389
@haynokatalabajo2389 2 жыл бұрын
Illahay ha caafiyo cabdinasir macalin caydiid
@iqroali7019
@iqroali7019 2 жыл бұрын
Yaarabi
@pillanoozahmed7069
@pillanoozahmed7069 Жыл бұрын
Afgudhiyeba sidas bay u dayaceen cid walba oo fanka indho u ah sidas bay ka yeeleen😭😭😭😫
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 2 жыл бұрын
Allahay caafimaad hasiiso amiiin amiiin
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo Abdinasir Moalin Aided Ilaahaw dambe dhaaf uga dhig oo ka kici Adoonkaas
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 2 жыл бұрын
Shifaaka-Allah wacaafak Aaamiiin TaqabaLaaah Alfaatax
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
illaahay caafimaad degdega haku siiyo aamiin
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 жыл бұрын
ILaahow cafimaad sii
@abdirahiimmalaaz8352
@abdirahiimmalaaz8352 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 2 жыл бұрын
ilaahey ha ku caafiyo dhibtane haka dulqado isaga awood lehe umadane ha ku saqiro
@fadumoxasan9285
@fadumoxasan9285 2 жыл бұрын
allahayow caafi adaigaa weyne abahaa dhibataysan
@fadumoxasan9285
@fadumoxasan9285 2 жыл бұрын
waa dhibaato dadkeena naxristii xgy ka marty allahyow caafi ,,,hadaan wax hayn lahaa waan cawinlahaa ,,alla mislinka illhyow ukaca,,,ragii uu soo wada sary iyo dumarkii caawa halkasuu ka fadhiyaa,,,,,
@amrannoor604
@amrannoor604 2 жыл бұрын
Horyaal Tv raaligalin deg deg ah haka bixiya qoraalka aad ku soo dul qorteen macalin naasir caydiid ,rabi caafimaad sareeca ha siiyo ,,waa gef cadaan ah oo aad u badheedheen ah qofka bani aadamka ah laguma jeesjeeso.🤔
@Aameinapdychama
@Aameinapdychama 2 жыл бұрын
ᴍᴀᴀɴᴛᴀ ʜᴀᴅᴜᴜ ᴅʜɪɴᴛᴏ ᴀᴀs ǫᴀʀᴀɴ ᴀʏᴀᴀ ʟᴏᴏ sᴀᴍᴇʏɴᴀʏ ʟᴋɴ ɪɴᴛᴜᴜ ɴᴏᴏʟ ʏᴀʜᴀʏ ʟᴀɢᴀᴍᴀ sᴏᴏ ᴀɢᴡᴀʀᴇᴇɢᴀʏᴏ sᴏᴍᴀʟɪ ᴀᴀsɪ ᴏɢ😭
@moh4127
@moh4127 2 жыл бұрын
Aad waa dhaqan aad u foolxun
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Subxallah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Alle Hakaakiciyo Abdinasirow
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
Alle caafimaad hasiiyo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Axsorry aabo
@king_mbappe5619
@king_mbappe5619 2 жыл бұрын
Ilahay ha caafiyo
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 2 жыл бұрын
Wa la Hawla wa la qouwwata illa Billah.
@aliibrahim1725
@aliibrahim1725 2 жыл бұрын
Yaa allaah caafimaad Daga allow sii yaa rabul Carshil cadiim allaahu ma Aamiin
@diamond1091
@diamond1091 2 жыл бұрын
allah cafimad sarecana haku siyo
@mmimmi9391
@mmimmi9391 2 жыл бұрын
Ilaahow caafimadsii
@naimanadka
@naimanadka 2 жыл бұрын
War odayga camera da ka daaya inkaarbaad qabtaane😡😡😡😡😡
@nuurocaruush5845
@nuurocaruush5845 2 жыл бұрын
allow cafi yarapi amiin amiin
@MrDiiriye
@MrDiiriye 2 жыл бұрын
Illaahoow caafimaad sii
WARAYSI CABDINAASIR MACALIN CAYDIID IYO CAABI MIRE WARIYE CUMAR SEERBIYA
52:50
Hawraar Music Production
Рет қаралды 39 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 53 МЛН
Heesta: Deeq | Aragsan Cabdinaasir
6:21
Astaan
Рет қаралды 133 М.
Cabdinaasir Macalim Siciid 🔥Iyo Heesta "MADLUUMAY"
8:29
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 77 М.
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
Warbixin Taariikh Faneedka Cabdinaasir Macalin Caydiid
4:52