"Waxaa ino balan ah Somaliland inayna cidna soo fara galin qaranimadiisa" Madaxweyne Biixi

  Рет қаралды 23,892

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 142
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 күн бұрын
Madaxwayne rabi haku sharfo inbadan walle qalbiyadayada waad kujiridonta wakhti dheer ilaahay haku xifdiyo madaxwayne. Geesi qaran muuse biixi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmuCabdiraxmaan-s5u
@UmuCabdiraxmaan-s5u Күн бұрын
Hadduu midkale yahay maalin walba waxqabadkiisa ayuu kasheekayn lahaa waxaasaan qabtay waxaasaan qabtay ayuu hayn lahaa laakiin asaga ilaahaybaa u og masha allaah ilaahay haku xafido mudane muuse biixi cabdi jiroo joog
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 2 күн бұрын
Madaxweyne Muse bixi cabdi xildiid ILAAHAY cafimaad iyo cimri dheer ha ku siiyo ha ku denbi dhaafo akhirana janada ha ku geeyo.......you will always be in my prayers ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa ALLAH☝️🤲🤲🤲🤲🤲
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 күн бұрын
Amiin yarabbi ❤❤
@Alladipodcast
@Alladipodcast Күн бұрын
Aamin yaa rabi
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr Күн бұрын
Best president Somaliland ever had:)
@CalisaxardiidChaali
@CalisaxardiidChaali 8 сағат бұрын
1:40
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 күн бұрын
ALLE Haku sharfo Madaxweyne Muuse biixi cabdi Taariikhda ku xusi doonta Slmulah Madaxweyne
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 2 күн бұрын
Only 2 minutes please say this: 3x SubhanAllah 3x Alhumdulillah 3x AstgfiruAllah 3x Lailaha ilallah 3x Allau Akbar Good deeds for both of us❤️
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 күн бұрын
Geesi qaran Mansh Allah ❤
@MabruukaCadaani
@MabruukaCadaani 2 күн бұрын
Masha Allah mudane muuse biixi cabdi xildiid rooble tariikhda ku xusidoonta runtii qalpiyadayada ayaad ku jiridoonta cimri dheer iyo caafimaad taama Alle haku siiyo wxd tahay Halyey qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤nolow adeero
@NimcoYousuf-x9f
@NimcoYousuf-x9f 2 күн бұрын
Alle haku sharfo madaxwayne taariikhda ku xusidoonta❤❤❤❤❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
MASHALLAH ❤🎉 ILAAHAY ha noo siyaadiyo kharyka Amiin
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 күн бұрын
Allah ha ku xafido oo ha ku sharfo mudane madaxwayne muuse Biixi walahi wa lagu tabidoona inbadan lakiin wad noo jogtaa ilahay ha nookadayo mudane madaxwayne muuse Biixi guulayso waligaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 күн бұрын
Guul Iyo Gobanimo Somaliland Idam ALLE
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 2 күн бұрын
Alle ha ku sharfo.madaxwayne❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UgbaadHappy
@UgbaadHappy Күн бұрын
muuse bixii cabdi madaxweyne qaran allahku xafiido❤❤
@Fahmi-px
@Fahmi-px Күн бұрын
MadaxwayNe qalbiyada dadka aan wali ka bixin❤🦁
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 күн бұрын
Ma sha alla madaxwenayhsyga iyo dhamaan xukumadayda dhaa maan rer somaliland oo dhaan wan salamaya guulaysat ❤❤❤👍
@Xamdaandaahir
@Xamdaandaahir 2 күн бұрын
Manshallah madaxweyne waxan ilaahay kaga rajaynayaa cimri dheer qaranka wax badan waa tartay waa mahadsan tahay
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 2 күн бұрын
Legend MUUSE ilaahoow barakee
@hafsaomer9373
@hafsaomer9373 Күн бұрын
Madaxweyne ilaahay ha ku barakeeyo ameen ❤
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 Күн бұрын
Madaxweyne Somaliland jecel oo wax walba oo wanaagsan la doonayoo, Allah haku jeclaaado🎉❤
@NimcoAbdi-ez5rq
@NimcoAbdi-ez5rq 2 күн бұрын
Wlhi xilki waa cimri deg deg muuse wakaas durtaba ka nafisay Ilahayaw xil naga haaay
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
ma aragtaa ka naso siyaasada dadkeenu iyagaa cuna madaxdooda
@amalhope42
@amalhope42 2 күн бұрын
Mashaa allah madaxweyn allah kula jiirah geesi thy
@amiinaamiina5507
@amiinaamiina5507 2 күн бұрын
Madaxa wene nolow
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr Күн бұрын
Muwaadin daadkisa iyo dalkisa jacel..Mundane, madaxweyn Musa Bixi Abdi Xildid❤..
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 2 күн бұрын
Madax wayne muuse biixi cabdi iska naso iska cibaadayso wadanka waad u soo adeegtay wixii khayr aad qabatay ALLAAH ha kaa abaal mariyo
@Rorto-n3v
@Rorto-n3v 2 күн бұрын
Mansha allah guul madam Wayne muuse❤❤❤❤❤
@MaxamedCabdi-x6f
@MaxamedCabdi-x6f Күн бұрын
Muuse geesi muuse baylood muuse feejik dalkaa kuubaahan dadkaa kuubaahan ish alla cimrigaagu haraagee waad sonoqon Nin kuneceb iyo Nin kujecelba waxaanu leeyahay aaboow markale Isha alla❤❤❤❤❤❤❤
@drsnourabintuducaleh5691
@drsnourabintuducaleh5691 Күн бұрын
Madax weyn qaran alle ha ku dhowro❤
@MR.diamondPolo
@MR.diamondPolo Күн бұрын
Apoo madaxayne rabi🎉
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 2 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Bishan NOV oo ah Wakhti Guullo Badan Qaranka Somaliland Gaadhey. 🎉 🎉 🎉 🎉 🎉 🎉.
@mohamedabdirizak
@mohamedabdirizak 2 күн бұрын
Sharaf iyo karaamo mudane madaxweyne shacabkaagu wuu ku jecelyahay❤
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 күн бұрын
MBC Xafidakalaahu Geesi Qaran
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 Күн бұрын
Geesi qaran wa lagu xasusan dona❤
@SacadaxmedSacadaxmed-vk5qf
@SacadaxmedSacadaxmed-vk5qf 2 күн бұрын
الله يحفظك فخامة الرئيس ❤❤❤
@najahabdirahmaan1789
@najahabdirahmaan1789 2 күн бұрын
Mudane madaxwayene RABI haku sharfo aakhro iyo aduunba❤
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 2 күн бұрын
❤❤❤❤mansha allah ❤❤❤❤
@kaamil1717
@kaamil1717 2 күн бұрын
Libaax MBC 🦁
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 Күн бұрын
ilaahii umadda ku dhaafiyay ayaa mahad leh
@WAlaAl-c2c4z
@WAlaAl-c2c4z Күн бұрын
Waxa qadaadweyn ka ahow
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b 2 күн бұрын
Astaan qaran baa thy ilaahy dambigaaga hadhaafo mundane madaxwayne
@HindaAdan-jp7oe
@HindaAdan-jp7oe 2 күн бұрын
Maasha allah🎉❤
@mohamedsiciid708
@mohamedsiciid708 2 күн бұрын
Guulayso madax wayne
@farxiyaAhmed-g3k
@farxiyaAhmed-g3k 2 күн бұрын
Muuse markuu somaliland waxyaabaha dhaawac ku yimaada ka hadlayo waa ooyaa walaahi muuse muwaadin dhaba oo aqoon dawladeed ku yarayd balse difaac wadan ku dheehnaa ayuu lahaa calool nugaylka madaxwaynha ayaa ii cadynaya dal jacaylkiisa viva somaliland
@kaamil1717
@kaamil1717 2 күн бұрын
Libaax noolow
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 күн бұрын
Waa runta madxwaye ❤
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
Alxamdulilah ❤
@WadoCad
@WadoCad 2 күн бұрын
Mahadsanid madaxwayne
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 2 күн бұрын
DADKAN DUCAYNAYAA XAGEY KU NOOLAAYEEN MARKUU XILKA HAYEY
@nimcodaud2678
@nimcodaud2678 Күн бұрын
Imiku indhihi udilaceen 😂😂muuse wx dhaama lawaa❤
@MaxamedBidhiq
@MaxamedBidhiq 2 күн бұрын
Gees qaranka❤❤❤
@BreakableLucid
@BreakableLucid 2 күн бұрын
Somaliland love somaliland ❤
@HappyHodan-k5b
@HappyHodan-k5b 2 күн бұрын
Hadal kii soo koobam soo maa lidaa wax is tartay bass😢😢
@axmedcali6885
@axmedcali6885 2 күн бұрын
بارك الله فيكم ويحفظكم وجزاك الله خيرا الرئيس جمهريت صوماليلند موسا بيحي عبد
@rodaabdi890
@rodaabdi890 2 күн бұрын
Mashallah madaxweyne kuma ilabi doono. Qulubtayada ayaad ku xardhani doonta. Gesi
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 2 күн бұрын
Gacanta alle ha gooyo qofki ciro ucodeyay waka mantaba soo if baxaday tuhumki somalia iyo kabixintanki heshiski itopiya
@abdisalanbashe8075
@abdisalanbashe8075 2 күн бұрын
Way huunoy jabey😢
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Күн бұрын
Faqash ethiopia iyo farmaajo badd ha siiyaan iyagaa u balan qaadaye
@dajiscom463
@dajiscom463 Күн бұрын
Adi hacantada ha go'do ilma dab laga celinayo waxba madhaanto
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 күн бұрын
Waa madax winihe ugu tarkhda xuma ee somaray somlind
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 2 күн бұрын
Beenaale walaahi Muuse Waa legend
@Fahmi-px
@Fahmi-px Күн бұрын
Xaarka meesha Kala tagan huwaney
@CabdiraxiimMustafe
@CabdiraxiimMustafe Күн бұрын
Qudhun Nimadaada Ayaa xumayd sambaladaada wase
@cabdijamaccunaaye
@cabdijamaccunaaye 2 күн бұрын
geesi qaran madax weyne muse biixi cabdi xildiid roobe geerida dishay geedka habo
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 2 күн бұрын
Allow dhowr madaxweynaheena qaaliga ah. Baal dahaba ayaad ka gashay taariikhda Somaliland, Oodweyne, Jamuuriyada Somaliland
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Caafimaadka Cimriga iyo Caqliga ba allah hakuu barakeeyo Madaxweyne. Geesi Qaran Taariikh da ayaa ku xusi doonta. Dalka iyo Dadkuba way ku tabi doonaan.
@cabdicaziizmaxamuud-l2u
@cabdicaziizmaxamuud-l2u 2 күн бұрын
M/bihi abaalkaagii ma guddi karno noolow inta nololi Hittorf🙁
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 күн бұрын
Fariid fariid waar geesi odaygu waa fariid
@azadlanguagesandresearchtr9330
@azadlanguagesandresearchtr9330 2 күн бұрын
Mudane Madaxwayne waad ka raysaytay.... wareejintii ayuun baa kugu hadhay, ilaahay idamkiisa.
@MaxamadAdan-nr7rd
@MaxamadAdan-nr7rd 2 күн бұрын
Marka hore illahay ba mahad iska lee Marka labad na madaxweyne muse bixi cabdi ba iska le, inta ka dib waxan leyahay dadka reer somaliland dhaman toot muse bixi cabdi haddu xuma iyo haddu wanagsanaba waa tagey . Kuwi dhalili jirowu manta ha uu calancalina, muse tarikhidda qori donta
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 2 күн бұрын
😮MW BIIXI ILAAHAY HAKU XAFIDO QOFKII CAQLI LIHI WUU OGYAHAY REER GALBED IL WAXA AY RABAAN IN AYNU DAWARSANO NINKA RAGII WUU OGYAHAY WALAALKII IYO CADAWGIISA MARKA AY QADHAADHAATO 😥😞
@cabdixasan1437
@cabdixasan1437 2 күн бұрын
13 November cabsicabsi by
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Күн бұрын
Faqash maaha iygaa kursiga ku dhegee waabu ka raystay intii xukunka uu ku wareejiyey ciidanka
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 2 күн бұрын
qolodo xamar, yacni hadal walaltinimo maleh inalilah waina ileyhi rajicuun
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 2 күн бұрын
Suaal adigu ma aaminsantahay inaan ahay QARAN JIRA OO DAL AH OO SOMALILAND LA YIDHAA OON AHAYN ISAAQ QABIIL YUSRA HABAR HEBEL MAXAY STATE MUUSE CIRO IWM OO INTAASOO MAGAC OO DACAAYADA DALKAYGA KAGA YIMID XAGAAGA AH
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 күн бұрын
Hadi qolada xamar qirto inaanu nahay dal ka madax banan oo wllohoda oo aanu jaar nahay anana wlltinimada waanu qirsanahay iyo qaranimadooda lkn inta ay leeyihin ma jiro dal layidhahdo somaliland anana waxanu leenahay ma jiro dal la yidhahdo somalia iga dhan
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
lacagtii naloo soo mariyay uun bay noosoo direen ma waxay leeyihiin bay na siiyeen dee waaqolada xamar ma caybaa
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 күн бұрын
Hadal xuma ali xigmdi hadalka iyo dublmsiyade wu kahbaray saribadi ugu waynida wali lama dhisin
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 2 күн бұрын
Garaxjis wali way caayayan muuse biixi lakiin maxa Xiga?
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 2 күн бұрын
waxba caayimaayaan ee beenta daa
@FaaraxFaarax1991
@FaaraxFaarax1991 Күн бұрын
Waad kumahad santatay wixi aadqabay
@MukhtaarSaleebaan-xl2tp
@MukhtaarSaleebaan-xl2tp Күн бұрын
By the way you
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 күн бұрын
Sowtii aad qayb kamida dalkii laguugu wareejiyay isaga timi. Qaran aad kala qaybisay miyaad ku faani
@kaabeabdi7549
@kaabeabdi7549 Күн бұрын
Qolada xamar BAA soo dirtay
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Xataa.ilaa.alaan.kaa.suuqa.intaalee.laydh.magubina.shidaal..iyo.waxdabkaqarxiya.ayaa.gubi.kara.sobabta.gubashada.cina.umaydaan.cadayn.
@FatixyaDaahir
@FatixyaDaahir 2 күн бұрын
Muuse libaax laba maha
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my Күн бұрын
Wlhi MUJAHID daal jecel MW somaliland adiga aye ku bahanty
@jamalcali4501
@jamalcali4501 2 күн бұрын
dadka lacagta bixinwaayay waxay diidaayen adiga waxy islahaayen wuu leexsandoonaa
@saeedali2019
@saeedali2019 2 күн бұрын
Abaal xuma “qolada xamar”
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 күн бұрын
Lacagta aye bixiyeen waxay ahayd tii hawada ee somaliland xaqa u lahay
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
Hadaa maxaa tihiin "qolada xamar" waa sax waa tihiin dee😂
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Күн бұрын
Walee ninba ka tegey Somaliland. Maliintii u fuuley naftiisu shabaab ayey ahayd maantana waydinkaa arkeya.Isagoo gubtey ood ololiseen ayuu ka degeya xilkii.Wuxuu qabteyna waa la ogyahay.Lakiin nabsiga Muuse Biixi réer Isaaq wuu qaban.Beri markuu Hargeysa cadawgii idin burburiyey ka soo dego ayaa la arki
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Күн бұрын
Ninkan Xasuuqii Laascaanod uu ka geestay ha loo maxkamadeeyo. Dad badan oo soomaliyeed ayuu dagaal Siyaasadeed ku qaaday.
@ibrahimdubow2783
@ibrahimdubow2783 Күн бұрын
Qamreystee wa uun qamreystee 😢😢😢
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Isi.isbaraxa.ayaad.uhadlaysaa.iyo.wax.inoo.qa somay.lacatii..lasoo.ururiyay .iyo.siday.ukalabaxfay.macadaynaysid.lacagta.lasoo.uririyay..baa.kabadan.dhimayaasha.iyo.tii.gacanta.dadka.lagasii.yay...waxlastaana.gacantiinay.gashas.manacadaysaan.
@farduus_
@farduus_ Күн бұрын
😂😂😂😂 qoloda xamar wana ledahay macawinana wad Ka suge by by muuse adiga iyo xasan shiq tariqda somaliya bad bal madow Ka gashen 😂😂
@abdihakinfaisal
@abdihakinfaisal 2 күн бұрын
Mch uu iibiyahay ayuu si fiican u xasuusanayaa waayo lacag wangsan buu ka qaatay
@DhissanCC
@DhissanCC 2 күн бұрын
Mudane madaxweyne waa in la xisaabiyaa lacagta la ururiyay iyo sida loo isticmaalay. nidamkii biyo sifaynta bulacadaha suuqa waheen ee lagu kharash gareeyay afar boqol oo kun ma jiro. Lacagtaas ya cunay
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Lacag.uriseen.100ml.kirbayudhaafaysa.faan.hadhigane.suuqii.maxaagalay.cadee.lacagta.lsgudhosay.iyo.iyo.ta.idin.soogalay..cadee..dulcasdiskanagadaayoo.maxaa.idin.diiday .dadka.inaad.islaxosabtan.cad.idinka.iyogudida..usobandhigtan.xisb.cad.siaydadku.ugu.sii.qancaan.masmulkooda.xalaasha.
@NasirSulub-i5j
@NasirSulub-i5j 2 күн бұрын
Kan waa tuug
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 2 күн бұрын
tuug ahaa beenaale
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 күн бұрын
EEYGAN MAXAA WALI INA HORDHIGAY . SUUQAA ISAGAABA GUBAY WAA LA OGAAYE
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 2 күн бұрын
Ilaahay baa arsaaqada bixiyee aamu wax uun baad cuniye
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c Күн бұрын
Eyadi ayuu sugayaa 😂😂😂 dhukurneyd
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 2 күн бұрын
😂😂😂😂qaain baa tahay
@abdiyussuf3048
@abdiyussuf3048 2 күн бұрын
dhiigyacab muusow waxaad geysatay aakhirad ku arki doonta. Heyadaha aduunku lacag wey bixin lahaayen laakin wey ku yaqaanan oo wey ogaayen inaad jeebka kushubaneyso. Dhamaan dadka soomaliyed ee ka qeyb qaatay dhismaha suuqas ajar weyn Allaha kasiiyo.
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
waaruntaa dhiigii faqshtuu cabad cadawgayagii dhiigooduu cabay dawladii Afrika ugu hub iyo ciidan iyo oog badnaydnawuuxaariday midh kamuu reebin xaarood qaxoonti SNM guul guul Somaliland
@HRU2100
@HRU2100 2 күн бұрын
DALKA WAAD BAABIISAY BYE BYE 500 OO MAXAABIISA AYAA LAGAA QABSADEY WELINA KAMAAD HADAL.
@mohamedabdirizak
@mohamedabdirizak 2 күн бұрын
Xiniinyaha uga fuq madaxweynaha nijaasyahay
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
faqashka ahaaw
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 күн бұрын
Adiga uufbaa lagu yidhi. Uuuuf Aduunka ma dhacdo %65 lagaga badiyo. Qadhmuunkaaga ayaaa sanka laga qabsaday. Uuuuuf Uuuuf Uuuf
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
uff iyo akhasba aa lagu yidhi uraayoow
@PalmerCold-j9h
@PalmerCold-j9h 2 күн бұрын
Tuug
@amalhope42
@amalhope42 2 күн бұрын
Tuug intuu tuug ku oogadh ku ou yidhaahdaa adiiga tuug ah
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Ina dhilo Tuuga CIRO SAN DUUF. Waad arki haduu nigiska ku xaari waayo.
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 күн бұрын
Stop 🛑 that's bad
@PalmerCold-j9h
@PalmerCold-j9h 2 күн бұрын
@@aamohamed5102 One, question Muuse Tuugtii oo dhan uu eryay soomaha xoolaha umada cuni jiray sida inay xaashi, OK Lacagtaas uu darteed dadkaas ku eryay meeday maxa lagu qabtay Xitaa Islaan Xanuunsan Caafimad bilaasha looguma samayn. Hadan ku leeyahay waa Tuug maalinku xilka Qabanayy Dheehbuu laHaa waxa sidaa u galay ee qalajiyay waa Xoolaha Xaaraanta ah
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
maxaad haysataa ee uu kaaxaday nasoo dawarso
@IbraahimFaarah
@IbraahimFaarah 2 күн бұрын
Kabax dalka qudhmiyaw dalkii waad cuntee
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 2 күн бұрын
Dorashidii waa dhamatee ogow madaxwaynihii hore sharafbuu lahaa
@mohamedabdirizak
@mohamedabdirizak 2 күн бұрын
Ma xoolo hooyadaa leeduhuu cunay cunay xaaraanyahay bilaa nasabkii
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Maa futada baa leh waddanka nijaas yahow
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
faqsheey kaba meesha siilkii hooyadaa baaqudhmaye uff
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 күн бұрын
Kabax.dalka.waxaba.kagamad Tagine
@amalhope42
@amalhope42 2 күн бұрын
Dalka isaaga leh wlhi uun ka baxeen adiigu ka bax
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Tuugii Maydka madaxa kaga joogsaday. Hurdaaye San qolof. Markuu la wareego saan u galo eeg
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 күн бұрын
Dalka basaaskii qabsaday ka bixi maayee adaa ka bixi doona
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 2 күн бұрын
Kaalay adigu ka saar behind the screen haka so hadline fulay yahow googarada xidhan useless dameer 😂😂😂😂😂😂😂🎉
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 күн бұрын
iisagaaba ka leh waxbayahay 😏
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 күн бұрын
Madw.havndodii.guud.lacagteedi.maxaa.lagu.qabyay.xaygayse.martay..maxaalagu.garankara.dowladuu.du.in.ay ..musuq.kabuu.xo.iyo inay.xalaaltahay.hantida.dakaalahaa.xaq.waxay.uleeyihiin.waxii.lagu.qabtay.inloocadeeyo.hadii.kale.a agu.ganacsadayal.basnu.uaragnaa.dowlada
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 78 МЛН
FALAQEYN:- Maxaa ka jira in Isr**l ay doonayso saldhiga Berbera.
19:16
Waddada Loo maro Isbadalka Wanaagsan ll Qaybtii 2aad Sheekh Dirir
23:42
Jiho caynkee ah ayey Somaliland Aadi karta 5-ta Sano ee soo socota?
1:46:14
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE | BARIGA DHEXE
23:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.