5 Jasiiradood oo Qurux Badan oo Dalka Ku yaalla oo aadan maqlin - I visited 5 Undiscovered Islands

  Рет қаралды 51,668

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 347
@GeediSahan
@GeediSahan 23 сағат бұрын
Fadlan 10kun Like 👍🏾 iyo share
@AbdinasirJaamaBarre
@AbdinasirJaamaBarre 23 сағат бұрын
Geedi tlie puntland maxa ku diiday in aad no soo duubta ama somalia meelaha quruxda badan
@Mohamed-82a
@Mohamed-82a 22 сағат бұрын
Ustaadow muuqaalada soo dheer dheeree ¡
@wehliye8241
@wehliye8241 21 сағат бұрын
Sxb talo markaad bad galeyso fadlan qaado jaakad aaryada leh ee Dadka lagu badbaadsho maxaa yeelay waxkasta kala kulmi kartaa badda marka iska daxadar walal Allana haku ilaalsho shaqo wacan ayaad wadaaye
@kingahmeza1408
@kingahmeza1408 20 сағат бұрын
Legend geedi sahan keep going bro
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 19 сағат бұрын
@@AbdinasirJaamaBarrewuu usoo socdaa walaal Inshalah. Puntland meelo qurxon bay leedahay
@xdahabi1
@xdahabi1 23 сағат бұрын
Ninkaas laashka wataa waa legend ka magaalada Saylac. Haddii aad kaxaysato markaad tagto wuxuu ku siinayaa xogaha ugu badan ee dhulkaas, markale waa cuno kariye hudheelkiisa qaabka uu kaluunka u sameeyo aan laga helayn dalka oo dhan. Qof kasta oo booqda saylac waxaan kula talinayaa ninkaas inuu kaxaysto markuu aadayo sacadadin. Nabad iyo jacay 👏❤️✅️
@ahmth167
@ahmth167 19 сағат бұрын
Peace love ninku markaa wa qolama ma ciisa
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 13 сағат бұрын
​@@ahmth167 wa samaroon
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 12 сағат бұрын
​@@ahmth167 waa nin maxamed case ah
@Monicaa_ahmed
@Monicaa_ahmed 9 сағат бұрын
Wll imisa saacadod ba lo socda sacaadadin marka hargaysa laga tago hadaad garanayso
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 6 сағат бұрын
Ma Ninka ciidanka ah ee laashka wada mise ninka odayga ah ee wax sharaxaya labada nin keee
@abfjxjj
@abfjxjj 22 сағат бұрын
dhulkaas quruxda iyo taariikhda isku darsaday illaahow itoobiyaan hakeenin aamiin. masha allah
@amranhappy8077
@amranhappy8077 21 сағат бұрын
Aamn
@cawaalesaciidxalane5684
@cawaalesaciidxalane5684 21 сағат бұрын
Aamiin
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 21 сағат бұрын
Hadii dawlada soomaliya laga helo waxa itoobiyanka laga doonayo waa sax hadii kale itoobiyaan baad sheegaysaa yuhuud baa imanaysa horta yaa wax laga waydiinayaa
@Haibe571
@Haibe571 19 сағат бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 19 сағат бұрын
​@XiinfiniinXawaareye markaa dhulkaada ayaad ku weeerineeysaa cadawgaada itoobiya ma hooyadaa iyo abahaa baad u maleeysaa. Wlhi xurnimada aad heeysato baad qeeymaheeda aqoonin. Kilin ka mid ah itoobiya baad noqoneeysaa. Itoobiya weey sheegtay ineey xoog ku qaadaneeyso adiga maxaa faaiido kugu jirto in lagu qabsado intaa iska deeyso somalia iyo dowlada. Somalia. Adigu dantaada maxeey tahay. Itoobiya warkeeda waa cad yahay. Wax leysku heeysto waa dhulkaada oo eey rabto ineey oromo la wareegto. Ilaa berbera. Markaa adigane waad u niikineeysaa oo waxaad ledahay anigaa keenaayo itoobiya si eey ii gumeeysato sidaas baad ledahay. Waligeey ma arkin qof kaa aqli liito.
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 23 сағат бұрын
Wow Jasiiradaha somaliland beautiful island 🏝 😍 👌 😊
@Abdullahiahmedxuuqle1212xuuqle
@Abdullahiahmedxuuqle1212xuuqle 23 сағат бұрын
Somaliland soo somaliya kamamida
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 18 сағат бұрын
​@Abdullahiahmedxuuqle1212xuuqleHi, Mr Qadadweeyn... Xaganii wa Qaranka Jamuriada Somaliland❤❤❤
@princess-u8f
@princess-u8f 5 сағат бұрын
Wxn aad ugu frxsnhy qaraxland 40sno kufsi qrax ku noshihin hadana inad aniga la,aantey meel aydan gaadhi karin 😂😂😂
@Maanshiil1
@Maanshiil1 Сағат бұрын
U dalxiis tag saaxiib😊
@Ayaansamir144
@Ayaansamir144 37 минут бұрын
Mansha allah qurux dhulkena somaliand❤
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 21 сағат бұрын
Waxaa la inaga qariyey dhulka quruxda badan somaliyey dhulka aamina oo wax soo saar sameeya Keep going Geedi Sahan bro 😎
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 8 сағат бұрын
Dhul Maxamed Case / Gadabuursi weyne Allow barakee dirkii Sheekh Samaroon Siciid🤲🏻❤
@Wadaniga178
@Wadaniga178 22 сағат бұрын
Macha allah dhulki awdal state 🇬🇹 Alsamaroniyah
@munahaybe6749
@munahaybe6749 19 сағат бұрын
Ciise wayne
@bilanmohamed8903
@bilanmohamed8903 5 сағат бұрын
Ciise waraabe ma adigaa siiyay ​@@munahaybe6749
@Shucayb_mohmet
@Shucayb_mohmet 4 сағат бұрын
Maxad dhul shegatan dad dagaba ma lihidin idinka family 1m ah ba 😂
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 5 сағат бұрын
Maxha allah somaliland💚🤍❤️🫵🏻
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 23 сағат бұрын
Waa legend wuxu xidhanyahay koofiyadii WADANI somaliland guul
@namuush
@namuush 5 сағат бұрын
Mncha allah ilahow wadanka iyo dadkaba noobarake🤲 💚🤍♥️
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 22 сағат бұрын
Geedi Sahanow, sxb badda ha galin jaakad la'aan, waa ku jecelnahee sahal haku dhiman
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 22 сағат бұрын
Pls geedi sahan dadka waxaa ugu dartaa wacyi galin please qashikaas dadka haka qaadeen meel kasta oo aad tagto please ugu dar wacyi galin mashallah wlhi meeshaan illaa iyo kismayo bad lajoogo maanan arag war mxa naheley badaan maan kashaqeeysano.
@Iam03Ali
@Iam03Ali 22 сағат бұрын
Geeedi Sahan . Mogadishu waaan ku sugeynaaa Insha Allah ! . Best Somalia youtuber 🎉
@manalkeise2951
@manalkeise2951 8 сағат бұрын
😂😂😂😂 hodhodho KZbin somaliyèd
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 19 сағат бұрын
Geedi Sahan deserves over Milllion subscribers, Come on somaliyeeey. Geedi sahan waxa larabaa inad gaadhsiisaan hal million ugu yaraaan. Kuwa qashin soo daaya ayaad 1 million gaadhsiiseen
@machiet_.id_.4466
@machiet_.id_.4466 5 сағат бұрын
Saylac Somaliland💚🤍❤️
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 Сағат бұрын
MASHALLAAH ILLAAHAY DHUL FIICAN IYO KHAYRAAD WUU SIIYEY GADABUURSI AMA SAMAROON ❤❤
@CabdoNuur-w4m
@CabdoNuur-w4m Сағат бұрын
Msha allah. Dhulkiina ku dalxiisa dhamantiin asxaabtay
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 8 сағат бұрын
Pure somallinde😢❤❤
@mustafeomer9302
@mustafeomer9302 6 сағат бұрын
The best Somali you aan daawado, meelaha taarikhigaa aad u booqda sida Greek, Italy and others of the world go forward brother
@Bossbbe-z7j
@Bossbbe-z7j 22 сағат бұрын
The Goet of KZbin. Sir geedi sahan guuuleyso ❤🎉
@خيري.بن.زيلعي
@خيري.بن.زيلعي 19 сағат бұрын
مشكور علي تقديمك مثل هذا البرنامج
@HadiyaabdurazakMohamedabdi
@HadiyaabdurazakMohamedabdi 19 сағат бұрын
Masha allaah dhulkeygii leganka wada geedi sahan waa xaaji siciid xasan
@bisharosman6843
@bisharosman6843 Сағат бұрын
Mashaa Allah my brother. This is great, I love your videos and soon will join you❤
@AbdirahmanAhmedAbdullahi-v9n
@AbdirahmanAhmedAbdullahi-v9n 23 сағат бұрын
War dadoow Geedi sahan 1million kabadan gaar siiya Wuu Uqalmaa
@mofaysa2
@mofaysa2 9 сағат бұрын
Ilaahey Somalia nabad ma siiyo
@siaragali1439
@siaragali1439 Сағат бұрын
Somalia wax Jira mahaa​@@mofaysa2
@sayadomar8490
@sayadomar8490 13 сағат бұрын
❤❤❤m.a wllkey geedi sahan mahadsanid sida dalka quruxdiisa usobandhigeysid
@user-alta
@user-alta 2 сағат бұрын
Alle haynoo barakeeyo waddanka ❤
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 9 сағат бұрын
Geedi sahan Best KZbinr
@Miicaadyare
@Miicaadyare 18 минут бұрын
Dhulkan Reerka Ciise iLaahow Barakee
@asmamahed5176
@asmamahed5176 3 сағат бұрын
Masha allah waxas oo jasiirado ah ayaa alle ina siiyay dadna ma haystaan inaguna kama faidaysanayno
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 21 сағат бұрын
Geedi sahan waa ninka an ugu taageero.badanahay......
@hooyoaabo8076
@hooyoaabo8076 5 сағат бұрын
masha allah thanks sxb geedi sahan travel
@mohamedhusein5
@mohamedhusein5 3 сағат бұрын
Masha Allah Somalia 🇸🇴 dhul alle wuu isiiiyay
@SharmarkeDhago
@SharmarkeDhago 22 сағат бұрын
The best country somaliland❤❤❤❤
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 20 сағат бұрын
Mahadsanid geedi sahan soobandhig quruxda dalkeena
@zamzam5255
@zamzam5255 23 сағат бұрын
ILLAAHEEYOW DALKA NABAAD NOO SII
@InacismaanCabdulle
@InacismaanCabdulle 22 сағат бұрын
Somalilnad waa nabad Yaa ku yidhi dagalba ka jira
@zamzam5255
@zamzam5255 22 сағат бұрын
@InacismaanCabdulle WAA RUUNTA ILLAAHEEY MASALAXAD QEE QAABTO HAA DHAAX DGIIGO
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 22 сағат бұрын
Siyaasada maadka dayneysaan ood aayar daawanaysaan dadkaa dadaalka ku bixiyey mise waan wada laaqaana. Meesha waa Awdal/Sallal/ Saylac.
@ahmth167
@ahmth167 19 сағат бұрын
Adal empire inay thy ma shaki ba ku jiraa
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 17 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 way israacaysaa inshaa Allah, jiilkii midayn lahaana hada intooda badan waa diyaar inkalana way dhasheen oo haday soo korayaan guul .
@IlhaanMohamed-b8r
@IlhaanMohamed-b8r 11 сағат бұрын
Ala maxaad riyooonaysaaaa
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 11 сағат бұрын
@IlhaanMohamed-b8r oromada afkeena baratay ama dumarkeena ilmaha adoo kale ah ka dhalay kamaan hadlayn dee maxaan riyoodaa, anigu asalka, isirka Somali basaan kawadee waaxay saad noqotay
@pulzhawivlogs
@pulzhawivlogs 9 сағат бұрын
@@jaamacdagaale5145we are lander hooyada io somaliba wase
@nocopyrightedbackgroundmus454
@nocopyrightedbackgroundmus454 9 сағат бұрын
Ma adoo so jedaad riyoonaysaa
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 9 сағат бұрын
@@nocopyrightedbackgroundmus454 waxaas idinkaan idinka barana imasaa riyooneyseen ood lahaydeen waddan baanu nahay xaad noola yaabi
@AbdullahiNuur-x8l
@AbdullahiNuur-x8l 14 сағат бұрын
Mida dakada ueg. Ayaa ugu qurux badan 😊
@Supermohamed20
@Supermohamed20 22 сағат бұрын
Mnshlaaaa Alle Dhulkena Ha inooo brkeeeyo ❤️
@Shakir-ali0
@Shakir-ali0 23 сағат бұрын
Geedi sahan Big legend keep going our videos ❤ 0:53
@popular7493
@popular7493 3 сағат бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 واحفظ المسلمين أجمعين
@halimamumin3643
@halimamumin3643 27 минут бұрын
This is not Somalia. Learn the geography of the horn. This is beautiful Somaliland.
@popular7493
@popular7493 19 минут бұрын
@halimamumin3643 maxaa ka la guraysaa abti Wuxuba waa hal magac Yeysan kuu Kala qaad qaadin Isku day inaa wax fahantid ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw Сағат бұрын
Samroon siciid dhul quruxdii iyo dad quruxdii ugu imo War waan idin salamay Qarankan quruxdisi inay idinka tahy Ogaada oo la'aantin haben Wadanku jirayn
@BarkhadMohamed-db8jd
@BarkhadMohamed-db8jd 9 сағат бұрын
Saylac magaladaydii Somaliland hanolato 🇭🇺🇭🇺💪
@wlearIbraahim
@wlearIbraahim 9 сағат бұрын
Somalia ayaa uhaystay likn somaliland miyaa intaso jasiiradood leh wow aan aado hadaa ❤🎉
@C.O.A-e5m
@C.O.A-e5m 8 сағат бұрын
😂😂 this is Somalia not what is called lands🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 2 сағат бұрын
You're most welcome 💚❤️🌼🤍💚❤️🌼🕊️🤍💚❤️🌼🕊️🤍💚❤️🕊️🕊️💚💚💚❤️🕊️✨👑✨👑✨👑✨☺️🙂👸
@Sidiiqdhago1
@Sidiiqdhago1 4 сағат бұрын
Somaaliland isaaq 💚🤍❤️💯🦁🇦🇫
@halimamumin3643
@halimamumin3643 29 минут бұрын
Isaq and Samaroon are the pure ones.
@Kamaal-304
@Kamaal-304 22 сағат бұрын
MASHA ALLAH DHULKAYGII HOOYO❤
@nocopyrightedbackgroundmus454
@nocopyrightedbackgroundmus454 9 сағат бұрын
Jasiirada ugu manaafacadka badan wa shirimbis
@Ahmethvlogs
@Ahmethvlogs 8 сағат бұрын
Ardul maxamed case ❤❤
@AbdirahmanMaxamed1
@AbdirahmanMaxamed1 23 сағат бұрын
KUSALIYA NABIGA (SCW) ❤❤
@HamseUpdinazir
@HamseUpdinazir 7 сағат бұрын
Somalia is beautifully country 🇸🇴🫶🏾
@showtime2541
@showtime2541 6 сағат бұрын
Iska hubso
@princess-u8f
@princess-u8f 5 сағат бұрын
Qaraxland lama odhan wllo 😂🇪🇹
@machiet_.id_.4466
@machiet_.id_.4466 5 сағат бұрын
It's Not somalia.Somaliland💚🤍❤️
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 5 сағат бұрын
❤❤❤
@namuush
@namuush 5 сағат бұрын
Adigoo og meeshani inay Somaliland tahay waxad Somalia usoo qortaba wa bahdil iyo kalsoni la,aanta iyo fool xumada wadankaga Somalia leeyahay Kolay waad ogtay inayna Somaliland Somalia afkaga ku noqonayne maxad gidarada iskaga xoqda sidii aad cadho qabtid😂😂😂
@afiarte8318
@afiarte8318 22 сағат бұрын
Geedi waa youtuberka ugu sareeya soomalida
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 8 сағат бұрын
jamalo waye bee jasiirad maaha jaziirad wa meel caro ah ee banaan o la dagi karo
@Dautcade01
@Dautcade01 7 сағат бұрын
Xeebaha gobolka Sanaag video ka soo samee
@AxmedSh.XuseenCumar
@AxmedSh.XuseenCumar 8 сағат бұрын
The 55th country of aftrica
@Somali___short_24
@Somali___short_24 2 сағат бұрын
dalka hadii la maalshado jasiiradaha oo la dhiso dalxisayal ba imanaya
@Icezizko
@Icezizko 9 сағат бұрын
dhulkena nimca fadhida mashalah wllo
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 22 сағат бұрын
Somaliland 💚🤍❤️ is beast contry in the world
@AdillOmar-ue4ib
@AdillOmar-ue4ib 22 сағат бұрын
Waxaad tihiin gobol kamid ah gobolada dalka soomaaliya😂
@PrimordialHakiim
@PrimordialHakiim 22 сағат бұрын
Daku waxaa ma support laheen
@GeckoWiz
@GeckoWiz 21 сағат бұрын
Allow dhawr Qaranka Somaliland ❤️🍏🤍
@apaazmoh3389
@apaazmoh3389 21 сағат бұрын
@AdillOmar-ue4ibmesha oohinta Kala tag
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 20 сағат бұрын
Soomaalilaantaada was,😂😂😂 Meeshu waa dhul Gadabuursi.
@mrfresh1432
@mrfresh1432 13 сағат бұрын
The best youtubeur of Somaliya
@Hindisopro
@Hindisopro 23 сағат бұрын
Geedi sahan guulayso zxp❤❤❤
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 13 сағат бұрын
ماشاءالله ❤مره برامج ممتاز
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 22 сағат бұрын
I can't wait Qaybta xigta
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 23 сағат бұрын
Masha Allah Explorer Baad noqotay Sxb 🧐😎
@AbdiJama-dh2vq
@AbdiJama-dh2vq 3 минут бұрын
Ninka waa inaad xaqiisa siisa si fiican ayuu noo dal xiisiyay oo u faahfaahiyay
@cigecumar951
@cigecumar951 21 сағат бұрын
Masha Allah geedi Satan beautiful location thanks
@shakiibkayse1
@shakiibkayse1 22 сағат бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝
@Cabdisalaamabuukarmaxamed
@Cabdisalaamabuukarmaxamed 11 сағат бұрын
Wax badan baan ka faa ideystaa chanellka geedi sahan somlia trever
@manalkeise2951
@manalkeise2951 9 сағат бұрын
Masha Allah qurux badnaa country somaliland
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido 21 сағат бұрын
Xeebta ugu zajiradaha badan Somali ethiopian xuun losaxiixay wlhi wa is diila by😢😢
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 21 сағат бұрын
aan kaa caawinee sidaad rabtaa in aad isu disho.
@gacal_m
@gacal_m 21 сағат бұрын
Waa muuqaal aad uqurx badan❤
@bileomar550
@bileomar550 5 минут бұрын
Geedi Sahan ka fadlan ka Qaad Calanka Background Video ga KZbinr tageero fiican leh ayad tahay Awdal waa Somalia.
@Calimaxamad-k6u
@Calimaxamad-k6u 20 сағат бұрын
Maansha allah dhulka hooyo wacanaa
@AbidMohamed-ek4dd
@AbidMohamed-ek4dd 22 сағат бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@Mustafealanle
@Mustafealanle 18 сағат бұрын
Mansha Allah somaliand ❤❤❤❤
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 22 сағат бұрын
Haddii xukuumada dalku ay dhirayso bilicda 5tan jasiiradood oo wadooyin loosameeyo oo lagadhido guryo ladego dalxiisku waa hubaal inay yimaadaan bishiiba 5milyan oo qof dalkuba baahi lagama dareemeen.
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Сағат бұрын
maanta Soomalia jaziirad kuma yara soomaliland sidkle kuma yaro 5 aad shegte ayaa upaahan Dagad io guryo io laamiyaal loomaro waa sax dalxisayaal way imaan intey yimaden ayaa laga yabaa xitaa guryaha qaar iney gataan Caadanku blse Soomali waxbo iskuma ogolo maanta qof lacag haysto waan dhisan hadii uu dhao oo fikrad keensado labada gees waa lagula dagaali oo waala wada canshuuri
@nafiisacabdilaahi1345
@nafiisacabdilaahi1345 9 сағат бұрын
OMG 💚🤍❤️ allow no barkee ❤️🫶
@skillsfotballShuuke-es3my
@skillsfotballShuuke-es3my 3 сағат бұрын
Calanki mee waxay🧡💛❤️
@nafiisacabdilaahi1345
@nafiisacabdilaahi1345 3 сағат бұрын
@ calnkee 😂
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Сағат бұрын
maamul Goboleed Sharaf leh noqda .adigonkaa 1,000 kun qof ah ha is waalina Hana isku dayina inaa 8million soomali inaa Latartantaan kaliya lakaftama lkn Ha isku diyina inaa Lajaan qadaan
@AbdullahiNuur-x8l
@AbdullahiNuur-x8l 14 сағат бұрын
Wadankeena. Afka asigaa ugu jasiirada badan aan kafaa,iideysano kuraaxeysano
@GalayrHotel
@GalayrHotel 5 сағат бұрын
m.a dalkenay nimcaa fadhido
@KhalidmohamedAbdullahi-g3l
@KhalidmohamedAbdullahi-g3l 45 минут бұрын
Camera da ma iska badashid bro
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 18 сағат бұрын
Masha allah. ❤❤
@saraAhmed-w8f
@saraAhmed-w8f 22 сағат бұрын
Best youtuber ever 🤘
@Suldandhayquute
@Suldandhayquute 22 сағат бұрын
Khadar nin qiima leh baa idin wehliya ❤
@aadammax9534
@aadammax9534 9 сағат бұрын
Nice view ❤
@KingzakariyexassanCumar
@KingzakariyexassanCumar 23 сағат бұрын
Guleyso wlll hormar wacan 🎉
@zamzam5255
@zamzam5255 23 сағат бұрын
MAASHAA ALLAAH MAHADSANIID WALAAL
@karlesk6498
@karlesk6498 4 сағат бұрын
Dhul iyo dal aan dad haysan somali garashalaay
@QasimNour-u9c
@QasimNour-u9c 2 сағат бұрын
Ilahow cadowga nooga qabo
@ShatterTheSilence11
@ShatterTheSilence11 6 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 is beautiful 😍
@HoodoSiciid-l1r
@HoodoSiciid-l1r Сағат бұрын
😂caadi utoos qali
@Updiqafar
@Updiqafar 7 сағат бұрын
Zaaxiip somaliland iyo dulka somalidoo dhan soomardee❤
@RaageYare-y8v
@RaageYare-y8v 20 сағат бұрын
Our islands 🏝
@AminaAbdi-v7w
@AminaAbdi-v7w 3 сағат бұрын
Malaha way cusubyihiin oo gasiraduhu dhawan bay dhashen
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 3 сағат бұрын
Tan iyo adal empire way jiren wliba kuwa kala hadhay intan kuma eka waa ila 12 jasiradod
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian 12 сағат бұрын
Sanadki hore ayan ku dalxisnay jasiradaha ❤
@Omaari14
@Omaari14 11 сағат бұрын
Are you Cristian 😮
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian 7 сағат бұрын
@Omaari14 haa walal
@ismaip1
@ismaip1 2 сағат бұрын
​@@somalilander_girl_christian alle haku so hanuuniyo
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 23 сағат бұрын
Waan idin jecalahay adiga qaysqasar Faisal sheikh oo hada kusocda sawtafrka sxpbayaal meshaa kala taliya faysal sheikh oo hada marya mosanbiik❤❤❤❤ faysal sheikh nasso soo noqo dhaha faysal yare oo wato mooto
@booramastarbusinesscenter5125
@booramastarbusinesscenter5125 22 сағат бұрын
Faysal sheik waan lasocdaa fikirkaasna waakulaqabaa south africa meel la aado maaha soonoqo ayaan odhan lahaa hada Lusaka Zambia ayuu joogaa
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 21 сағат бұрын
❤❤❤❤ Somaliland
@AxmedBashe-ib9zo
@AxmedBashe-ib9zo 9 сағат бұрын
Thanks
@KhalidmohamedAbdullahi-g3l
@KhalidmohamedAbdullahi-g3l Сағат бұрын
Waraa waa maxay calabash meesha saaratay,soomaLi ma ka baxday
@alikaffe1242
@alikaffe1242 5 сағат бұрын
Soomaal ❤
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 6 сағат бұрын
Cajiib
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 21 сағат бұрын
Erayga gaxash sow ma aheyn dameerka dhasha ah .kalluunka gaxash waa markii iigu horeysay oo aan maqlayo magac kaluun oo gaxash la yiraahdo waana af carbeed erayga gaxash
@Maanshiil1
@Maanshiil1 Сағат бұрын
Hala gaadhsiiyo meel dheer reer somalilandow geedi sahan 😊
JASIIRADDA AAN LA OGEYN EE UGU KALLUUNKA BADAN 🏝️ JASIIRADDA SULUKHSIA - Episode 1
19:20
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 119 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Ma Sawiran Kartaa Nolosha Dayax Dalnuurshe ?
12:04
Hosow Pro
Рет қаралды 8 М.
Hydroponic Farming SOS Children's Village - Somali Version
5:03
Sunshine Media
Рет қаралды 36 М.
GAMEKII UGU DAMBEEYAY SAFARKAYGA KA HOR YAA GUUL IGU SAGOOTIYAY
11:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 224 М.
FASHILKA NAZ DAILY | Naceebka Loo Qaaday Maxaa Sababay ?
21:58
Yislam Omar
Рет қаралды 2,3 М.
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 181 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.