Waxaan Ka Helnay Dekada Garacad "Faa'iidada iyo Shaqa Abuurka laga helay Dekada Garacad"

  Рет қаралды 9,359

Deex TV

Deex TV

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 52
@HawoMuuse
@HawoMuuse 2 ай бұрын
Manshal Allah tabarak lahagu xafido inshalla gulleys puntland hora socood inshallah gobanimo Allah hadiinxafido iyo midnimo
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 ай бұрын
Garacad guuuul ❤🇸🇱🇸🇱
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Waw mashallah reer garacad guuleysta marwalba inshallah ilahay ha idin hafido
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
maashaa allaah guul iyo gobonimo dowlada puntland garaacad Allaah habarakeyo
@fahima6186
@fahima6186 2 ай бұрын
Masha Allah Tabarakllah ❤horay usocda Insha Allah cadowga badeena iyo berrigeenana dhulka Allaha lajaro aamiin yaa Rabbi🤲🤲🤲❤❤❤
@user-xi2gd6gc3o
@user-xi2gd6gc3o 2 ай бұрын
Maasha Allaah. Allahumma baarik fiihaa
@TmmmChcc
@TmmmChcc 2 ай бұрын
M.sh.alaah ilaahay ha,inoo barakeey garacad iyo wixii kale ee aynu haysano midna waan idiinka digayaa,soomaalaay itoobiyaanka inagu dhex jira ee qabaa,ilkeenii barta oo isbeen fariinka iyo munaafaqada beelaha ay isku dhufanayaan halaga diktoonaado dalkeenana aan kasaarno dhagarta ay maleegayaan wax yar maahee inta qarsoo ee la,ogayn baa kabadan af soomaligii bay barteen ama googalkay katurjumanayaan waxaad arkaysaa hal qof oo marba beel iskadhigaya oo beesha kale caayaya halafeejignaado itoobiyaankana dalka halaga sifeeyo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
Masha allaha dheh illaahay haubarakeyo
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 ай бұрын
Manshallah ❤❤❤
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 2 ай бұрын
Mzha alh hormar wanagsan baa ka socda dakada garacad
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 2 ай бұрын
waa muqaal aad uyo aad u rajo galinaya jiilka hada nool iyo kuwa hada dhalan doona. WAAdD mahadsantahiin oo kuwa dhalan doona baa iduku dayan doona GUUL IYO GOBANIMO.
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 ай бұрын
Masha Allah
@youngman61564
@youngman61564 2 ай бұрын
Please full update of the construction asap…..
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 2 ай бұрын
Beeraha kudara noloshu haysu dheelitirante
@mohamedfarah5700
@mohamedfarah5700 2 ай бұрын
Adeer anagii lacagta kudarsanay oo wax kadhisanay faa,iidada aanaan kahelin oo aad adigu kahedhay xaaraan
@Abelonewolf
@Abelonewolf 2 ай бұрын
Asc, war ninyahow aniga xitaa waanku darsadee, war information ah Maka haysaa?
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Shaahaa la idinka baxshaa labadiinuba.
@dodorara9532
@dodorara9532 2 ай бұрын
Maan sha allaah af daboolan dahab warka iska eega cidna wax u sheeganina umada islaamka allaah ha soo hadeeyo
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Good job 👍🏾
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
WAA OLD FASHION PORT MAAHA MEEL WAXBA SOO KORDHIN DOONTA WAAYO MAANTA ADUUNKA WAXAA KA SHAQEEYA DEKEDO CASRI AH CONTAINER TIRMINALS LOOMA BAAHNA WAXAN OO KALE
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 22 күн бұрын
Rer Badiye ba tahay DEKEDA WA DEEP SEA GARACAD WA DEEP SEA
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Msgaalo ku taala puntlan oo bad leh oo ka tirsan gobolka bari oo la yiraahdo bareeda sanaka cusub bilaawgiisa haduu allah idmo waxaa laga furi doonaa warshada kaluunka waxaana shaqo ka heli doona dhalin yarada degan halkaas ilaa 2000 waa amaanayaa ganacsatada puntland dhulkooda dhisanaya
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 ай бұрын
Hospital ka ugu weyn ee africa ayaa laga dhagax dhigi doonaa puntland mar dhow waana garoowe markii LA dhameeyo dadka reer puntland Uma baahnaan doonaan divada iyaga ayaa loo imaan doonaa
@wamuajani54
@wamuajani54 2 ай бұрын
shacab ka aduunku buura waa wayn beey kala jeexaan oo wadooyin hoos mariyaane ogaada taas oo ogaada inaad wax deked ka wayn qaban kartaan⚠️🙏
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 2 ай бұрын
Asc wll iska ilaaliya mujrimiinta imaaraadka ah ee dhamaan dekadaheena soomaaliya lagu wareejiyey ee yuhuuda israaiil ku xidhan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Hantadii umada ee aan lahaa Maxaa Kaa reebay iyo hada xageed Ka gaarta Dakadii Lagu dhisay Waxaa iisoo gaarayso in Imaaraats Lagu wareejinaayo Waxaan ognahay ujeedka Emaraats inaysan ahayn macaash doon ee ay tahay Curyaamin SYL iyo taalo ha kuu Dambeye umada hantida ha loo ilaasho hadii kale waxay noqoneysa Maalngeshigi la isugu yeero ee la soo ajiibo kii oogu dambeyey
@Khaliil0yt12
@Khaliil0yt12 2 ай бұрын
ganacsaradan wax warshad soo sameysay dalka keenaya iyagu mey warshadaha la yimaadaan oo ka caawiyaan maamulka haduu isagu garan waayey in manhaj tayo leh loo sameeyo puntland jaamacado kuwa westrenka iyo caalamka islaamka horumar la mid ahna la dhiso kadibb ardey aqoontooda iyo xirfadoodu la mid tahay aduunyada koobaad iyo reer galbeedka xaga sayniska aynu la soo baxno kadib warshadahaa aan ka dhawaajiyey ka hawl galaan hadey tahay warshado cunto dawo machunery shamito iyo qalab dhisme beeraha technologyga xitaa hubka maxaa diidaya oo puntland isku filnaanto. dad waxan aan ka sheekeeyey wax weyn oo la sameyn karin u haysta lakin waxay ku siman tahay manhaj tayo sare leh oo la dejiyo oo oo muddo 15sano gudahood ah lagu soo saaro jiil dhan oo aqoon sare leh cilmi baarayaal ah xitaa la soo saaro oo xarumo cilmi baris xitaa jaamacad walba loo sameeyo. wadankana la keeno dhamaan wixi kutub iyo buugaag iyo agabka kale ee cilmiga sayniska oo dhan ku idil yahay la keeno dalka oo linraary weyn laga sameeyo puntland iyo magaalo walba oo buugaag updated ah oo aan ahayn kuwo waa hore laqoray la dhigoo oo cilmi sayniska ah. wixii cilmiga bulshada ahna kutubta culumada muslimiintu qoreen la dhigo, waayo bugaagta artska ah ama aan dhaho social science ka sida dhaqaalaha iyo cilmiga bulshada ee reer galbeedka wax badan oo diinta ka hor imanaya ayaa jira. war taladaa gaarsiiya waxgaradka, dhaqanka, maamulka iyo aqoonyahankaba
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 ай бұрын
Adeero faanka yare no hospitals no roads no university waa zero puntland 30 sano oo faan ah aya Hanaa
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 ай бұрын
Adiga cadawada Puntland baa ku haysa ee wanagsan ma wadid wadioyinka Puntland haysato somali ma haysto yaa dibjir xaqiir quuriwaa hospital weyn oo international baan naga maqan aan Indian uga marano asaga a Hada la dhisaya laakin niman ciila i caaya
@nasriina12345
@nasriina12345 2 ай бұрын
Maskiin qararka iska yaree wax dhiso wado xata ma dhisan karto 😂😂😂😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
KKKKKKKKKKK YAA WAAYE SOMALIDA U BAAHAN MEESHAAN DHINAC KASTA WAXAA KAA XIGA DEKEDO CAALAMI AH BAL FIIRI HOBYO INTERNATIONAL PORT MUQDISHO INTERNATIONAL PORT AND BERBERA INTERNATIONAL PORT MA JIRTO CID ADIGA KAA LIIDATA OO KU BAAHAN
@AbdinurMSalad
@AbdinurMSalad Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
GARACAD IYO AABBIHIINA BA WASA XABASHI HUNGURI WEYN CIDINA WAX IDINKU DARSAN MAYSO ,WAXAYGIYO WAXAAGABA AAN CUNO WAALLI SOW MAAHA HABARGIDIR WAX KU DARSADA
@mustg4891
@mustg4891 2 ай бұрын
HG maxey tahay ma kuwa guryaha dowlada jiingado ka dhistey oo hada xasan baraf uu cagafta la dhacayo? Calyada nagala tag aabaha ishaweyn kawase,
@AdamAli-s5g
@AdamAli-s5g 2 ай бұрын
Meeshaan degaan habargidir ma aha. Waa puntland, cidii wax kala degeysa ama ka dhoofineysa soomaali oo dhan ayey u furan tahay.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
PUNTLAND IYO MAJEEDHEEN LAAN GUN GUMI DHASHAY QOTI QOTI DHASHAY ILMA OROMO TUULADII MEEJA EE ETHIOPIA EED KA YIMAADEEN KU NOQDA
@mustg4891
@mustg4891 2 ай бұрын
@@mohamednur1696oromadii musqulaha noo qodeysey baad u qoraal egtahay, markaad sida afsomaliga loo qoro barato noo imow
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 2 ай бұрын
IDOOR AFKU XAARLE MESHA CABAADKA KALA TAG
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 138 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Jeelka Gabiley maxbuus ka soo baxay iyo kuwo kale oo ku daba jira.
9:45
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 40 М.
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 26 М.
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 156 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН