Diciif maskaxiyan u dhintay oo duli ah baa sidaas liidata u fakara cirqiga somaliga kun sano ha qaadatee cid identity googa ka badali kartaa majirto.
@abdihashi62255 ай бұрын
@@khadar917 ninkaan wuu kaa saxanyahay. nationality iyo ethnicity ayaa iskaga kaa qaldan, waligii cid ka badali mayso sinjigiisa soomaaliga ah balse dalkiisa alle ku uumay wuu jeclaan karaa dadkiisa( waa kuwa ay qaran ahaan isku dadka ku noqdeene) in ay midoobaan wax diidaya ma leh.
@MaxamedCase-ou6dh5 ай бұрын
Deeqzi man yutuber ilbax ah weeyaan aadbaan utageerayaa insha allah hargaysa
@FataxFatax-m8r5 ай бұрын
KZbinr International ah Deeqsi maan you proh keep going ❤
@MaxamedCase-ou6dh2 ай бұрын
Maansha allaah magaalo qurxbadan oo badyarleh ayaad na daawadsiisay mahadsanid
Muqaal Qurux Badan Oo Lagileyey Wakhti Iyo Dadaal Badan Baan Daawaday Zxb Horay U soco
@king_amiid5 ай бұрын
Keep going brother
@caalinAbyan5 ай бұрын
40M IS COMING SOON 🔜
@Mohaa9305 ай бұрын
TEAM HARAMANYO UNIVERSITY WAAN IDIN SALAMAY❤
@AfraxKing5 ай бұрын
Deeqsi man wllkei Boqor❤❤
@abshirabdullahi45725 ай бұрын
Deeqsi man horey usoco saaxib ❤
@FmmMohamud-zh3se5 ай бұрын
Mawsheegtaa channelkan in ay daawadaan dadka aad lakulanto iyo qaabka ay u helikaran. Dadku waxay jecelyihiin filin aykujiraan in ay daawadaan. Sameyso waraaqo yaryar oo daabacan oo chanel kaagu kuqoranyahay
@FaadumoXasan-wx5xy5 ай бұрын
Deeqsi maan jamacada Haramaya muqaal nooga soo samee
@UpdirahmaanUpdilaahiSheekh3 күн бұрын
Zxp maad jaamacada tagtid
@hasenabshir5805 ай бұрын
Deeqsi Man horays usoco sxp 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Somali_Media9385 ай бұрын
deeqsi man hore usoco pro
@Mudane.5 ай бұрын
Muuqaal qurux badan oo faaido leh Ku mahadsanid libaax Deeq
@muldhatatv67625 ай бұрын
Waa oromia weyaan Somaliland iyo oromia waa Hal family weyaan walalo
@deeqaaweys68485 ай бұрын
Masha Allaha 😂🎉wan ku firsada wana ku tageera guula in shalaha
@Nuura_hagio5 ай бұрын
horey usoco wllky
@Mohamed-Ozil4 ай бұрын
Keep going
@qataarqato13675 ай бұрын
KZbinrku dad information badan nagu siin wixii vlog uun
@abdirahmanarab82105 ай бұрын
Waxaad iii sheegtaaa haramaya iyo diri intey isku jiraan teeda kle pro wXaan kaa codsanaa Mogadishu ayan kaa daawanaaa afka sificn Uma fahmo af somali ama English inogu sheeg wax yaaabaha qaaar
@mohammedkelifa32805 ай бұрын
@@abdirahmanarab8210 23km ayay isku jiran
@MudawiMahamed5 ай бұрын
Thankes wall ❤
@liibanfarah59825 ай бұрын
Super
@almiss.hamout5 ай бұрын
Best🔥
@MaxamedCase-ou6dh5 ай бұрын
Deeqsi maan haradani imni aadamku ma iyadoo sidaa ubuuxda ayay ugu yimaadeen mise wakhtiyada roobks ayay buuxsantaa
@najibabdirisaqabdullahi30685 ай бұрын
Her sare bro wan ku wadanka haaji
@SalahMed-e2y5 ай бұрын
Keep going 💪 bro
@abdihashi62255 ай бұрын
nin dhalinyaro ah oo hamble ah oo nin karmeed ah ayaa ahay guulayso zhp. uma qalantid 30k subscribers lkn hadaa hawsha halkaa ka wado waad gaadhi intaas iyo kabadanba.