BEESHA HARTI HANTIDII AY LAHEYD WAXAA LUGU BILILEQEYSTAY KISMAAYO. AXMAD MADOOBE TAA HA OGAADO. GUUL BEESHA HARTI
@mustofahmad6091Күн бұрын
Hartiga ad ka shekeyneyso wamaxey anaga harti ah wiliba MJ ah ugadeen wa ila dhashey guushoda wa kufaraxsanahey wixi dhexdena kadhaxeya wa ka xaaja qadaneyna horta cadowga aan layno @@Yusufxasann
@mimi-gb2nyКүн бұрын
@@mustofahmad6091 wallahi wa sax waxey rabaan in ey kala geyan daroodka
@ShukriOmar-g3nКүн бұрын
@@Yusufxasannfahad canadho weeyane caadi buu u waashay waxuu rabuu kuu sheeganaayaa komintiga un buu soo qoraayaa qof buuran waa xasid
CIIDANKII LYUU BOLISKA EE ETHIOPIA LAGA KEENAY OO QABSADAY GAROONKA RASKAMBONI. REER JIG JIGA CAADI MA AHA
@Manallagaraadbaa-z6wКүн бұрын
Allahuma aamiin
@Nasab_lagahareКүн бұрын
guul absame guul kolmadhe guul jubaland iska celiya hawiyaha dawa delefka iska cosheesa o shaqestaha dela xamsi nacala ku talee
@FartunYusuf-ll8tgКүн бұрын
Waa been dadkaani waa isirnaceeb war looma socdo Axmed maxmed islam ee reer jubaland baalosocdaa caqligu hashqeeyo dhulkiina kufara adaga oo iska celiya fahad Yasin iyo xulufadisa butland 👍♥️♥️♥️
@xamdiwarfa6216Күн бұрын
dhulkooda waa intee😂😂
@AbdishakurAhmedFarahКүн бұрын
Puntland xage ka timid hawshaan kuma jirto
@Manallagaraadbaa-z6wКүн бұрын
@@xamdiwarfa6216dhulkooda waa meel walba oo xitaa jirkaaga ka mid yahay💯😂,
CIIDANKII LYUU BOLISKA EE ETHIOPIA LAGA KEENAY OO QABSADAY GAROONKA RASKAMBONI. REER JIG JIGA CAADI MA AHA
@mohamedabdullahi6556Күн бұрын
Wan ka xumahay in walal somaled ay isku dhimanayan oo malinkasta hooyo laga oohinayo Dabcan arinkan waxaa ka masuula kuwan sheeganaya Federalka ee wax magaratada Nuurow guulayso waraysigagu waa war Tafaftiran oo xaqiiq ah i sha allah Guulayso
CIIDANKII LYUU BOLISKA EE ETHIOPIA LAGA KEENAY OO QABSADAY GAROONKA RASKAMBONI. REER JIG JIGA CAADI MA AHA
@Cici_mimi4 сағат бұрын
Guul Ciidanka Jubbaland iyo Ahmed Madoowbe From Dhul Udug Puntland!! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@FadumoCismaan-w8xКүн бұрын
Guul jublaaaan inshaaalh❤❤❤❤❤❤
@Muuse345Күн бұрын
Anigoo AB Ah From Muqdisho Viva Jubbaland Dhulkiina Difaacda Xasan Wuu Qaldanyahay doorasho Qof ii Cod Ayuu Qortay Axmed maxaa U Diiday in Uu is Doorto isagana
😂😂😂 AGA been ma wanag sano magaalada wa mid la DAGAN yahay baa hal maalin lagu kala baxay
@SA-pm1muКүн бұрын
😂😂😂 NIN KAAS MEESHA UU TAAGAN YAHAY. MA AHAN. RAASKAMBOONI.
@SA-pm1muКүн бұрын
😂😂😂 QADKA TALEFANADA AYA XIRAN. WA BEEN
@zahraabdalla7376Күн бұрын
Masha Allah guul guul JUBALAND❤❤❤❤❤❤❤
@SA-pm1muКүн бұрын
😂😂😂 ITOBIYA AYA LA DAGAASHAY FEDERALKA WAXA LOO QAATAY IN EY FROM MUQDISHO TO KISMAYO WADADA DHULKA INEY SO MARTO. TAAS AYANA HADA U FUTAY. OOAN LAGU AADIN. LAKIN. QOF SOMAILED SIDEE ULA DAGAALE WAALA QALDAY. DOWLADA
@dahirsmohamed5002Күн бұрын
Xooga cidanka Darawishta ee kismayo iyo nawaxiga kudhaw miyaad Taliye muhim idin ah Badhadha oo ah Degmo weyn Nuurow weydi Taliyaha maxa eey u xoreyn waayay.
@SA-pm1muКүн бұрын
😂😂😂 CIIDAN KA JUBA LAND EE KASO GOOSTAY. AYA ISDHIIBAY WABEEN
@khadarmohamed4113Күн бұрын
Woow gull jubalan
@deqaissa7045Күн бұрын
Well done Jubaland guul iyo gobonimo 🎉🎉🎉
@Raho339Күн бұрын
Sargaalkani Wuu Joogaa Raaskabooni Maansha Allaah
@zahraabdikadir6941Күн бұрын
Maanshaa allaah guulaysta xaq u dirir baa tahiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo ciidamada jubaland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah
@maxamedxasan4851Күн бұрын
DAWLAD KU SHEEGU QABYAALAD QAAWAN BAY BILOWDADAY WAYSE KU JA BAYSAA IN SHA ALLAAH WALAGU DAALAY QAB YAALAD
@bby6Күн бұрын
Inshallah guuleysta marwalba jubaland state of Somalia so afjaro mooryanta macawislayda a uhogamiyo Hassan qabuure faagte
@OmarMohamed-db3iy9 сағат бұрын
waa from Qorexeey ninkan waligiis ma arkiin meeshu ka soo haadli joore. lakiin Hassan dhiiqo iyo Hamza orgi xaaray in la karbaasho raali ayaan ka nahay.daroodku qabka shuruucda milarty waa yaqaanan meel walbo joogan.
@AishaAbdalla-r6dКүн бұрын
Masha alaah hambalyo jubaland guul iyo gobonima
@FartunYusuf-ll8tgКүн бұрын
Reer jubalandnow idinkadulan la idinkuyahay dhulkiina larabaa weligiin dhulkina ha dhaafsanina kursixun oo beri lagaa turaayo markii danta lagaaleyahay lagugu garo waa duulancad o qawan butland 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@HalimoAbdihanshiКүн бұрын
Kkkkk xasanoo jog
@khadarmohamed4113Күн бұрын
Alxllh qasaro ma jiro hadan nahay jubaland🎉🎉🎉
@AdenistuffКүн бұрын
Guul Hasan is CIA guul🎉
@SalaadoMohamed-of3ogКүн бұрын
Waa ka xumahay in wiilal soomaaliyeed laysku laayo waqtigan.
@AnabSaed-us1woКүн бұрын
Waa war wanaagsan balse dhalinyarada Somaliyeed ee dhimanaysa kuma faraxsani
Cadheerey Itoobiya aad ka soo careerteen baa la idin ku celin idinka iyo geedo naarkiina
@XasanWeli-r2zКүн бұрын
Guuuuuul iyo gobanimo jubalan
@maxamedxasan4851Күн бұрын
ALLSHABAAB WAA NINKII NECEB MIDNIMADA IYO DASTUURKA SOMALI U DHAN TAHAY WAA KII BAAL MARA WAA NA XASAN MUNAAFAQ QABIIL DAN UMA HAYO QARAN A MARABO INA SHIIQ
@mohamedabdirahman1370Күн бұрын
😂😂 kaasi wuxu ahaa axmed dhuxul ina adeerkiu oo ina adeerkii kale waraysanaya
@rock_diamond9475Күн бұрын
Xaqiiqda Wa ogaan doonata
@sahraahmed-fv6rjКүн бұрын
Xasan allow umada ka qabo waa cadowga umada soomaaliyeed😢😢😢😢😢😢😢😢
@Global.Nature1Күн бұрын
Wax Somali layidhah majiro
@daganabdulahi7588Күн бұрын
Iska celiya xasan sheeq wuxuu rabaa kursigaas in uu ku sii fadhiyo waana reer naceyb
@AadanAbdi-e1dКүн бұрын
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo. Dagaalkaasna caawa la soo gebagebeeyo. Waa in caawa la raabsado. Inamadaa soomaaliyeed dhiigooda ma rabno, naftooda ha badbaadiyeen, Ciidamada jubbaland ha isu soo dhiibeen.
@AbuAli-kx6nwКүн бұрын
Dawlada dhexe waateeh, ma mooryaantaa dawlada ifkiina kadaaya dawlad fadaral ah waa ,mooryaan cuqdad qabta,, ee hakeyska dhiciyo mooryaanta
@cabdulahaibrahim6928Күн бұрын
Guul jubbaland cagta mariya mooryaanta uu xasan soo qaldey
@sheikhharun7310Күн бұрын
Guuuuuul Jubalan ❤❤❤❤❤🙏🙏
@ummuisra6721Күн бұрын
Qabyaaladi ma qurux badna base xasan dal xaraashe ayaa laga ammaan waayey guul jupaland from khaatumo
WALAAHAY GUUL GAARI MAAYO XAXAN MUNAAFAQ HA SUGO AMNIGA MUQDISHO SOMALIA OO DHAN AMNI BY NOQONAYSAA
@akhalif579Күн бұрын
Waa cali koomiko of Iraq kkk beenta afhayeenka.
@MohamedSharif-bn3rrКүн бұрын
Musiibo gaar ah xassan tuug Allah haku rido
@Salamin77Күн бұрын
Muqdisho waa masiibo. Ilaahay dadka ha qabto USC.
@Somfox1Күн бұрын
Xasan Sheekh Federalkii wuxu ka dhigay Fadaro!
@mulkixoriyoКүн бұрын
War inagaa deegaankaas ka soo jeedna waxaana taageerannahay dowlada federalka ah. Adeer Ahmed wuxuu ina hortaagnaa 13 sano. Wa inuu shacabka ka hortagaa oo chance la siiyaa dhalinyarada.
@FartunYusuf-ll8tgКүн бұрын
War taasi dowlad idinma aha ee waa cadowgiin xasan shiikh tokadisi horena isagoo jubaland dagal kulajirba waqtigikagdha maaday marka kasi waxab idinmaha🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🇸🇱
@AbdiAhmed-g6mКүн бұрын
Cadawga ah Xasan iyo Aby ALLE ha naga qabto
@issackabdullahi3895Күн бұрын
Afhayeenka ogaden miyaatahay mise wariye
@Khdarcrashiir96AxmedКүн бұрын
Jubbalaand guul iyo gomanimo jubbalaand insha allah