Waxay la ooynaysaa in gabadheeda dhihi karin aabahaa wakaa oo aysan meel ugu tilmaami karin dadkina

  Рет қаралды 15,720

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Ku Sali Nabi Mohamed Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@calicabdulle3711
@calicabdulle3711 Жыл бұрын
Alle ha u zahlo gabadha yar apaheed Adigane ajir iyo xasanad Alle haka siiyo baafinta
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Qodba siro waa waxa suufiyo ay umada lugaha ugalisay. Oo guurkii saxda ahaa la garab maray Subxanallah.
@suadyussuf777
@suadyussuf777 Жыл бұрын
Masha Allaah barakalah Allaah
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 Жыл бұрын
Maansha allah hadaad reerkisa garanaysid waa Qayb fiican
@hawonassir6663
@hawonassir6663 Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo ❤️🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇲🇵
@duniyoosman1866
@duniyoosman1866 Жыл бұрын
Allah u soo sahlo aabahaa gabartaa yar adigana ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo
@aliadow5906
@aliadow5906 Жыл бұрын
Abdiaziz really waad mahadsantahay sida umadda somaliyeed ugu shaqeeyneeyso
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
illahaya ha ku sahalo mamma abaabo asiga nabada qabo inshallaha rabi ha ku soo fudeyo inshallaha faraxada waye ku dabesa mamma ha ika samara wada illahaya baabo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@sadiyo8827
@sadiyo8827 Жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Жыл бұрын
Alx waa lahelay
@genihussein152
@genihussein152 Жыл бұрын
Cabdi casiis waad muteysatay bilad iyo kabadan 100000 jeer mahadsanìd
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Жыл бұрын
Walaal wad uqalanta ilahayna janatul fardusa hakugu amalmariyo sh/AllAAh🌹
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Aabehed Inshaa Allaah Amiin
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Allha Awooda Badan Ha U Soo SahloAabeheda Inshaa Allaah Amiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Illaahay ha ku so dhaweeyo aabaha insh allaah
@safiafarrey5301
@safiafarrey5301 Жыл бұрын
Ilaahow Gabadha yar u sahal abaheed macaan, walaahi Abdiaziz Jazakallahu kheyr sida umada somali u caawineeso allah ku caawiyo
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Жыл бұрын
Haa waad u qalantaa
@genihussein152
@genihussein152 Жыл бұрын
Asc cabdi casiis riyali mashaallaha badida allahasahalo
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah C/Casiis allaha ku sharfo 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆. Ilaahow u soo sahal aabeheed iyo intii dad ka maqan yahay.
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 Жыл бұрын
Abdi Aziiz really ilaahey howsha aad heyso ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo aduun iyo aaqiro
@alimahamud9824
@alimahamud9824 Жыл бұрын
Hooyo samir leh allaha ku xafido
@safiyomuxudiin3816
@safiyomuxudiin3816 Жыл бұрын
Wcs. Masha. Allah. Aboowa. Horay. Uu. Soco
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 Жыл бұрын
allaha ku sahlo waa xanuun
@xalwocumar4852
@xalwocumar4852 Жыл бұрын
MAZHA ALLAH HAMBALYO HAMBALYO ABDIAZIZ REALLY WAXAA WAX KABADAN WAA LEEDAHAY HAMBALYA KU LEEYAHAY❤🤍🖤🤎
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Yaarabi usahal
@saidaadan2719
@saidaadan2719 Жыл бұрын
Mashallh
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC Mansha Allah waa mudantahay Bilad iyo wax ka qaalisan Thanks ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
A/aziz Realy guuleyso mar waliba.Allaah hakaa abaal mariyo howsha muhiimka ah ee aad u heyso ummadda Soomaaliyeed.
@ahmedabdiali5131
@ahmedabdiali5131 Жыл бұрын
Hambalyo , hambalyo hambalyo!
@HakaFakarin
@HakaFakarin Жыл бұрын
Mashallah Abaayo Hooyo fiican baadtahey
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
ماشا الله
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 Жыл бұрын
Hampalyo hampalyo in lagu abaal mariyo wad istahishaa shaqsiga ugu wanagsan soomaaliya aya tahay guul iyo cafimad ayan ku rajaynaya wllkey cabdi casiis really
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Жыл бұрын
Waad istaahishaa, Allah ha ku barakeeyo.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Waala helayaa insha allaah
@ruuney7083
@ruuney7083 Жыл бұрын
manshaallah 🤩🤩🤩
@ayshaays5827
@ayshaays5827 Жыл бұрын
Mashaa alaahu
@jamalmohamedsharif7318
@jamalmohamedsharif7318 Жыл бұрын
Allaha usagllo
@Qabooje
@Qabooje Жыл бұрын
Maashaa allaah hooyo wanaagsan weeye waxaan alle uga baryayaa inuu aabbaheed usoo bidhbidhiyo gabadha yar. Hambalyo Cabdicasiis waad u qalantaa run ahaantii waxaad haysaa hawl aad u mihiim ugu ah bulshada soomaaliyeed ee kala luntay.Xil aad u weyn ayaad oo mihiim ah ayaad kaligaa dhabarka u idatey allaha ku karaameeyo
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Жыл бұрын
Allah ha u so sahlo yaa rabbi
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
WAA HOOYO CAQLI BADAN اللهم لا سهلا الا ماجعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شءت سهلا اللهم امين يارب العالمين.
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA USAHLO ABAHEED OO NABAD QABO WAA UBAD YAR OO SOOKORAYO ALLAHA SAHLAN KA DHIGO AMUURTA
@maryamoqurux4152
@maryamoqurux4152 Жыл бұрын
Biladaa.iyo.biladabadan.bo.waa.mudantahay.allah.ha.ku.abaal.mariyo
@faysalhirsi9476
@faysalhirsi9476 Жыл бұрын
Allah ha u fududeyo
@xuseenbuqaari1706
@xuseenbuqaari1706 Жыл бұрын
Allow u sahal cunugta yar
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 Жыл бұрын
Insha allah allaha usoo sahlo gabadha yar aabaheed aamiin yaa rabi jizakallahu kheyr wllkey
@khadijahassan3302
@khadijahassan3302 Жыл бұрын
Mansha Allah
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Allaha usoo dhaweeyo gabadhaa aabeheed isagoo nabad qaba
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك مبروك مبروك ماشاءالله تبارك مبروك Walaalkiisa Abdi Aziiz 🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊 Hambalyo Hambalyo intaas kabadan Ayaad istaahishaa Maa shaallaah walaalkiisa 👏👏👏👏🤙🤙🤙🌹🌹
@husseinhaji681
@husseinhaji681 Жыл бұрын
Hanbalyo
@scalij4831
@scalij4831 Жыл бұрын
Maama meel kasta oo aan joogno waan kuu duceynaa. Wiil iyo caano iyo gabar iyo ayaan kuu rejeyneynaa sida aad ummada soomaaliyeed aad u caawiso shuruud la.aan.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Masha Allah waad u qalan taa sxb
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Cabdicasiis Hambalyo Allaha ku xafido aamiin yaarabi
@maryamoqurux4152
@maryamoqurux4152 Жыл бұрын
Allah. Usahal.aabe.macaan.amiin
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Congratulations pprecaite mudane guuul
@dekajama8188
@dekajama8188 Жыл бұрын
Maasha allah Illaahay haku xiftiyo abdicaziz really Somali waxaad uqabatey waxa wanaagsan oo qof kasta oo damiirleh garenkaro waxa kasta oo lagusiiyo waxaan aaminsahay waxaa ka qiimabaden waxaad qabatey amma aad qabaneyso juza kalahu kheyer wallaal
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Maasha allaah waad mudantahay
@maxamadjamac2092
@maxamadjamac2092 Жыл бұрын
Mashaallah.guulayso.mar walba insh.
@huseinnur9607
@huseinnur9607 Жыл бұрын
Alle hasoo sahlo aabe. Cabdicasiis Alle hagu barakeeyo
@NonanoN-er6de
@NonanoN-er6de Жыл бұрын
MaashaAlah I laahay soobarakeeyo
@himolucky9462
@himolucky9462 Жыл бұрын
Masha Allah horay u soco walalkiis
@safiyokofiro1105
@safiyokofiro1105 Жыл бұрын
Masha Allaha walal Allaha ku barakeeyo
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Asc Cabdicasiis Allaha ku xafido aamiin yaarabi Gabadhan Abehed Allaha u sahlo aamiin yaarabi
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Cabdicaziz markaan arko KZbin haysto namber badan waxaan dhahaa c really ayaa istaahilo waan farxay markii aad ku guuleysatay bilada sanadka maasha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubahmohamedmohamud4278
@ubahmohamedmohamud4278 Жыл бұрын
allaha u sahlo yaa alaah
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Ilaahay ha usoodhaweyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Allaha usoosahlo aabeheed amiin yaarabi
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah Hambalayo ❤🎉
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Alla hakuu soo sahlo Wll waxaa tahay qof iimaan leh
@dmohamed486
@dmohamed486 Жыл бұрын
Mansha aallha walaal qali aallha hakuxifdiyo wadheli insha aallha
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Ilaahow kuu sahal abahaa inshaa alaah ❤❤❤
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 Жыл бұрын
Illhey ha u sahalo
@abdirashiidaxmedsheekh3063
@abdirashiidaxmedsheekh3063 Жыл бұрын
إلي الأم
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
💔💔 in Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻😥😥
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Жыл бұрын
Alle hakuu sahlo abahada
@hawaegal5336
@hawaegal5336 Жыл бұрын
Mashaa Allah walal waa la yaqaan wana la helayaa anagaa dhalay gabdhaas dehumidifier mayso gabar cc ah
@HakaFakarin
@HakaFakarin Жыл бұрын
Inshallah waa helee waa shere gareyneynaa gurikasta
@halimafarah8465
@halimafarah8465 Жыл бұрын
Masha allah walal somaliyed ee ada u qima badan ayadtahay walal ee allah kudayo
@abdidirie9966
@abdidirie9966 Жыл бұрын
Walaal, waxadku Celcelisay Aabo wanaagsan ayuu ahaa, Adiga ayaa kasii wanaagsan, waayo waayo waxan sidaa kuu leeyahay Dumarka badankoodu Maqiraan Ragooda wanaagsan, Allaah hakaala kulmiyo war Farxad leh oonan Habeeno soo Daahin Insha Allaahu Idinkoo Nabad ah iyo isagoo bad qaba illaahay ha idin kulmiyo Duruufaha iyo dhibka Aduunka ayaa iska badan balse adkayso illaahaybaa sahliye, Anigu waxan Joogaa hadda, Boorama Somaliland, waxan ka Tegay Somalia, 16/08/2004.waxan tegay Dalka South Africa, waxan ka joogi waayey Gabar Yar oo markaa jirtay 1 Sano, Hooyadeedna Markaa aan kalategnay, Balse waanka warhayey, mudo Badan ayey idhihi jirtay Aabo maanad noo imaanayn waxan iska dhihijiray waan Imaan Aabo, sidaan sidii u ahayn ayey Habeen igu dhahday Aabo Isguulka Marka natiijada Imtixaanada lasheegayo Xafladaha laqabto annigu Sanadwalba Aabo la'aan ayaan ahay, Caruurta Kale waykalaqayb Galaan Xafladaha, walaal markay sidaa dhahday waan garan waayey goor aan soo dhaqaaqay, Xitaa sharcigii aan wadankaa ka qaatay waan soo Kansalay si'aanan ugu Laaban waxanan ka soo baxay, 19/02/2022, hadaba walaal waan Dareemaynaa Hadalada kaa oohinayaa inay yihiin meelku sheeg dadkaygii, Allaah ha soo dhaweeyo insha Allaah, walaal.
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
M.a Aabo Wanaagsan aya tahay
@yacinhassanbouh1358
@yacinhassanbouh1358 Жыл бұрын
Hanbal wad uqalntaa legend
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 Жыл бұрын
Allaha raxmaankaa ha usahlo
@suleimanabdirahman1299
@suleimanabdirahman1299 Жыл бұрын
Allaha sahlo aabaheed waana ki faraxsanahey biladaada
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
🤲🏻Allah howsoo fududeeyo 🤲🏻 sanad kastaad uqalantaa qofka ugu wanaagasan iyo waxqabadka fiican
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Illaahay ayaa awooda inuu isu keeno inaguna aan dedaalo oo dabab u noqono insha Allaah
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalaah ilaahay baa mahadleh rasuulkiisaa sharaf leh calayhi salaatu wasalaam Ilaajay kuu siyaadiyo caafimaadka iyo cimrigaaga
@muxsin1753
@muxsin1753 Жыл бұрын
Allah hayow usahal Gabadha yar aabeheda
@alixamari1031
@alixamari1031 Жыл бұрын
Wcs walaal rabi ha ku sahlo aabe mcn
@inaadam9250
@inaadam9250 Жыл бұрын
Cabdicaziiz walaal maamaa rabto numbarkaaga .
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Жыл бұрын
Waad uqalantaa bilado kale oo badan cabdi caziiz
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Ilahay hasoo fududeeyo abahaa insha allaah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Abayo ilahay ha Ku sahalo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Maasha allaah walaalkey allaha kuxifdiyo cabdi casiisow waad istaahishaa bilad iyo kabadan
@HakaFakarin
@HakaFakarin Жыл бұрын
Aniga waan ooyay gabadha yer waa dareemikaraa aniga abehey hooyadey anoo caloosha kujiro ayay kala tageen
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Wlh waa hooyo aad ultimo badan alaha isku sahlo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Waad uqalantaa bilado badan wllky 💯💯🌹👍
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
alle hawso dhaweyo wll
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Waad u qalantaa intaas iyo in ka badan waxaad ka farxisey oo ilinta ka tirtey hooyooyin gabdha dhalinyaro badan aabahood u heshey oo ka farxisey
@hawamohamee4678
@hawamohamee4678 Жыл бұрын
Aboowe riyali Oguriyo
@callidheere2600
@callidheere2600 Жыл бұрын
Hampalyo waa u qalantaa
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Sida hooyada afkeena aan ka maqalno aabe fiican buu ahaa bay tiri waxaa laga yaaba inay waxuun kale ku dheceen ilaahay gabadha yar aabeheed ha soo sahlo
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Sc wr wb wll cabdicasiis waad mudanthy intaa io inkabadan gabadhaan allh usaqiro aabeheeda aaamin
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Magaalo qarniyo hore la waayay 😱 Angkor wat 🇰🇭
9:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 45 М.