Gabar sheegtay ayada oo qabto HIV inuu guur ku qasbay wiil aad u jeclaaday gudaha Muqdisho Qiso yaab

  Рет қаралды 143,927

Illintir

Illintir

5 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 221
@mushaanitv7675
@mushaanitv7675 5 ай бұрын
Waa gabar run sheegtay mar labaad ha isbaarto ilaah wuxuu siinayaa in uu cudarkaa ka qaado haddii Allah idmo Amiin
@asliimuur5024
@asliimuur5024 5 ай бұрын
Gabadhaan waa qof aad u wanaagsan allah ha caafiyo
@deeqocabdi374
@deeqocabdi374 5 ай бұрын
Gabar imaanleh weeye ilaahay ha caafiyo
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 5 ай бұрын
ALLAHUMA aamin
@user-mm3rz4tn4r
@user-mm3rz4tn4r 5 ай бұрын
Aaamiin aamiin yaaa rabi😢😢😢😢
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 5 ай бұрын
Aamjn
@rushdahenna990
@rushdahenna990 4 ай бұрын
Abdi aziiz waxan kugu arkay nayrobi wanku salaamay xatta siwanagsan bad iiga qaaday wana ku taagera ilahay haku barakeeyo
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 5 ай бұрын
Intii muslima allah ka badbaadiyo
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 5 ай бұрын
Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim.
@maryanabdi629
@maryanabdi629 5 ай бұрын
Amiin Amiin
@Haffyy
@Haffyy 5 ай бұрын
Amen ya Allah 🤲
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b 5 ай бұрын
Aamiin yaa rabi😢
@ManagingAcount
@ManagingAcount 5 ай бұрын
Amiin amiin
@umuahlaam4170
@umuahlaam4170 5 ай бұрын
Waa qiso ku dayasho mudan gabadhaa waa qof iimaan leh allahna caafiyo walaasheen qof walboo xanuunkaa qabo mawada xuma
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 5 ай бұрын
Sideey ujeclaatay ineey faafin Jahamo Alle haka ilaaliyo xaasid ma ahan waxaan dhihi lahaa dadkaas yaanan wax laga sheegin Alle haka dulqaado ayagoo dhan.
@ManagingAcount
@ManagingAcount 5 ай бұрын
​@@seynabnuur3020amiin amiin
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 5 ай бұрын
ALLAAH HAKA DULQAADO IYADA IYO INTA LAMIDA GABADHAA ALLOOW JANEE IYDA IYO WAALIDKEEDBA WAA DADKII JANADA WALLAAY DIINTAA SHEEGTAY NOOCEEDA GUUSO NIN ADOO KALE AH OO QALBI WACAN SIDAADA SI AAD UTARANTO INSHAA ALLAAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑💐
@faisaakhyaar7775
@faisaakhyaar7775 5 ай бұрын
اللهم اشفها شفاء عاجلا لا يغادر سقما
@falisshale922
@falisshale922 5 ай бұрын
Walal Mansha allah Abayo waxa tahay gabara wanagasan alle kugusharfo Abayo Macnto waxd sameysa waxu rasulka nagu amraya ❤scw scw scw
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 5 ай бұрын
Xanuun kaa siyaalo badanu kuu fafa inantaas Allah cafiiyo waa qoof bini adan Wanag san Allah sharfo
@hawamohmoud3396
@hawamohmoud3396 5 ай бұрын
masha allha waa qof nadiif ah oo xalala ah
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 5 ай бұрын
Allah waxan uga baryaya gabdha inu allah cafiyo wanaga aad samaysay allah kugu abal mariyo wllo sida allah kaa cabsiyu ku jiro ee ad samaysay
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 5 ай бұрын
Alle hacaafiyo wallosheena waxan ugu wacyigalineyna umuadada somaaliyeed iney isbaadhan intey isguursano kiisas noocoosa sheybdhka nagu somarna qofna inta hore xanuunkaasi kamuuqdo alle hacaafiyo intuu hayba
@ashawooo
@ashawooo 5 ай бұрын
waa arina xanu badan oo dacada ah illahaya ha caafiya rabi ha ka qada dhibtada
@user-iAllahuakbar
@user-iAllahuakbar 3 ай бұрын
Ilahay ha cafiyo gabadha wa qof imaanleh
@fatimaosman339
@fatimaosman339 5 ай бұрын
War somaaliyeey halees baaro intaan lees guursan ka hor wlhi cudurkaan aad isoo batay😢 africoo dhan
@Alledartiisa
@Alledartiisa 21 күн бұрын
xaqiiq wlhi✅❤️‍🔥
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 5 ай бұрын
Wa gabar qimo badan allaha cafimadsho amin
@fartuunabdulahisiraad0031
@fartuunabdulahisiraad0031 5 ай бұрын
Ilahaw gabadhaas iyo kuwa la midka ah caafi adaa cafimadka haye aamiin
@user-ss9fb2zk7c
@user-ss9fb2zk7c 4 ай бұрын
Allah cafiyo gabadhas iyo inti islama Amin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 4 ай бұрын
ilahay Ha cafiyo gabadha waa dacad ilahay Haka kor qaado😢😢😢
@dalkaab1436
@dalkaab1436 5 ай бұрын
Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun Allahayow adigaa Xaqsoore ah Caada-ah Rabiyow
@shuceybmuhiyadin5781
@shuceybmuhiyadin5781 5 ай бұрын
Allahu akbar
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 ай бұрын
Waa qof fican mash Allah Allah cafiiyo iyadan
@fartunosman3503
@fartunosman3503 5 ай бұрын
Illaahow caafimaad sii maskiinta wey badbaadisey wiilka
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 5 ай бұрын
Ellahay gabadhaas qalbiga wanaagsan hakasaaro xanuunkaas
@xamdidaahir-il9ml
@xamdidaahir-il9ml 5 ай бұрын
Mashallha waa geber wanagsan gebedhaasi eesay.wiilkaas uga badbaadisay Allah ka caafiyo Sabir iyo iimaan alx Allah ku arzaqo
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 5 ай бұрын
waa gabadh wanagsan allow caafi aamiin😢😢😢😢
@HafsaMuktar-ms5sn
@HafsaMuktar-ms5sn 5 ай бұрын
Allah ha cafiyo caafimaad aanan so daahin insha allh
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
@FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 5 ай бұрын
Allaah ha caafiyo caafimaad taama Allaah ha siiyo nagana Allaah haga badbaadiyo
@canabosman4171
@canabosman4171 5 ай бұрын
Allaha caafiyo caafimad tam ah gabadhas waa dacad Allaha siyo khayr cidwalba oo xanunkas qabta haku dayden gabadhan oo yaysan xasdin dadka kale oo cafimadka qaba Allaha caafiyo cidwalba oo xanunsan caafimad tam ah
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 5 ай бұрын
Sxb qadarta waa inaa kuqanacnaa waxii ilaahay keeno lama diidi karo lkn waxaa waajiba inla dhoorsanaado Guurka kahorne shaybaar
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Aallahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar alllahu Akbar
@sahraguled336
@sahraguled336 5 ай бұрын
Waa qof qalbi wanaagsan leh
@aminadaud7256
@aminadaud7256 5 ай бұрын
ILLAAHAY ha caafiyo Amiin
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 5 ай бұрын
ومن احياها فكأنما أحيا الناس جميعآ جزاها الله خير. الله يشفيها
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 4 ай бұрын
اللهم امين
@ubahnur8826
@ubahnur8826 4 ай бұрын
@user-yo5ol2ss5e
@user-yo5ol2ss5e 5 ай бұрын
Waa Qiso Qalbitaabad ah
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 5 ай бұрын
Wa gabar qalbi fiican ilaahay khayr hasiiyo.
@katuunomar2814
@katuunomar2814 5 ай бұрын
Intii Muslim ah Alle habadbaadiyo allow na astur
@sahraj3885
@sahraj3885 5 ай бұрын
Allah ha dulqaado Inantaa Xanuunkaas haya iyo Dad kale uu Xanuunkaasi hayoba iyo Cidii kale ee Xanuusaneysaba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@ibrahimmohamed9264
@ibrahimmohamed9264 5 ай бұрын
Allow caafimaad taam ah nasii
@xadiyochannel
@xadiyochannel 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Alle haka dula qado
@mushtaaqabdullahi3636
@mushtaaqabdullahi3636 14 күн бұрын
Waa gabar imaanleh allh cafiyo 😢
@nnpcat625
@nnpcat625 4 ай бұрын
sxb qiso sheeko maa gashay maa isku badashay wax yaalo run ah ayaan kugu ogeenee iskaga soco qisadaada sheekadaada intaad ka heleesid wax yaalo run eh,, waana ku salaamay
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Waaxay ahaayd Gabar ficaan
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 5 ай бұрын
Mshllh ❤waa gabar qalbi wanaagsn alle k cabsigeedna badanyhy😢ilahy hku caafiyo wll duco un baan ku awooda🤲🏻
@ManagingAcount
@ManagingAcount 5 ай бұрын
Allah caafiyo intii cudurkaas qabta😢 dhibaato weyn ayey kala kulmaan bulshada sida caay bahdil io in qaarkood guryaha laga saaro oo meel cidlo la dhigo allow badbaadi waa adoomadaadiye🤲🤲🤲
@user-mm3rz4tn4r
@user-mm3rz4tn4r 5 ай бұрын
Aaamiiin yaa rabbi😢😢😢😢😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 ай бұрын
Ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo badbaadinta ay bad baadisey wiilkaas ilaahay dartiis ayada iyo inta lamidaba
@umama5531
@umama5531 5 ай бұрын
What a beautiful soul Ilaahey kaqaado mar dhaw hiv daawo promising ah soo baxeysa In Shaa Allah
@user-yf6zu8sv5g
@user-yf6zu8sv5g 4 ай бұрын
Waa gabadh fariid ah
@fartunosman3503
@fartunosman3503 5 ай бұрын
Illaahey baa badbaadiyey lakiin wey u sheektey waa qof wanagsan Allaha caafiyo
@iman1527
@iman1527 2 ай бұрын
qoftas in laga tago uma qalanto xanun dartis wayo naftyda ayay badbadisy wan gursan laha wana la nolan laha qasab ma ahan inan uu tago
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 5 ай бұрын
Waa gabadh fiican ilaahay ha caafiyo
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 4 ай бұрын
ما شاء الله والله هذه بنت طيبه الله يجبر خاطرك يا حبيبتي
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
ILLAAHEEY HAA CAAFIIYO DAADKA XANUUNKAAS UU NOOL HAA TAGAAN BAADIIYO CAANAHA GEELA IYO HILIIB IIDO AH AYAA UU FIICAAN
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 ай бұрын
Xaqiiq waaye taas wiil deexda tegay oo ka Caafimaaday Ayaan maqlay
@zamzam5255
@zamzam5255 5 ай бұрын
@@shukrishiresiyad2623 mashaa Allaah
@fartun9503
@fartun9503 5 ай бұрын
Thanks Brother 🙏
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 ай бұрын
Subxaanallah
@abdidahirahmed3489
@abdidahirahmed3489 5 ай бұрын
Alla ha caafiyo walasheyn waa gebadh imaan leh
@user-rw4ob1tn1u
@user-rw4ob1tn1u 5 ай бұрын
M,a allaha cafiyo waa gabar qalbi wngsan❤
@qadanali599
@qadanali599 4 ай бұрын
Wallhi waa qof wanaasan madama ay alle ka cabsatay oo dadka badbaadisay
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 5 ай бұрын
Waa,qiso cajiiba,inantasna aalha caafiyo daacad aheyde
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 5 ай бұрын
Masha Alah Ale hacafiyo
@user-vj1zo3iv2v
@user-vj1zo3iv2v 4 ай бұрын
hanuuka allah haka dul gaado
@subanabdiraxman2747
@subanabdiraxman2747 4 ай бұрын
Àllah ha cafiyo wlshena
@user-ev3dx9bc4e
@user-ev3dx9bc4e 5 ай бұрын
Maansha Allaah Allaha caafiyo
@user-qx7dz4ms1m
@user-qx7dz4ms1m 5 ай бұрын
الله يشفيكم
@user-on6uq3wj8y
@user-on6uq3wj8y 5 ай бұрын
waa Gabar wanaagsan
@zakicadde7093
@zakicadde7093 5 ай бұрын
Allaah ha,innaga badabaadiyo inta ladhibbaanne ilhy hakadulqaado
@safahsuleiman3069
@safahsuleiman3069 4 ай бұрын
Allah akaduulqado abaayo qof aad u qalbificaan ayad tahy rabii akadulqaado
@mashallahxaji319
@mashallahxaji319 5 ай бұрын
أللهم أنصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين
@nuuhcali5983
@nuuhcali5983 5 ай бұрын
Ilaahay caafimaad taam ah ha siiyo
@user-eg7vr6my2y
@user-eg7vr6my2y 5 ай бұрын
Allaha caafiyo walashen
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 5 ай бұрын
Alle ha caafiyo insha allaah
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 5 ай бұрын
Allaahu Akbar
@mariaali7281
@mariaali7281 5 ай бұрын
Xasbulanaa wanicmo wakiilan taas waxoolonimo
@user-vg4sb3nf4z
@user-vg4sb3nf4z 4 ай бұрын
Illhay aa ka cafiyo illhay umadisina aa ka badbadiyo ya allah
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 ай бұрын
ILLAHEY HAKA DUL QAADO CUDURKA EYA DAREETAY.
@xasanxede2985
@xasanxede2985 5 ай бұрын
Alaha na bad baadiyo Inkastoo dadaal keeno yaren
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 5 ай бұрын
Alle haka dulqaado inantaas 😢😢❤
@khadrafarah7898
@khadrafarah7898 5 ай бұрын
Illaahayow gabadha caafiimaad deg dega siiy oo tama siiy yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim yaa rabi
@raxmaahmed171
@raxmaahmed171 5 ай бұрын
Alle ha caafiyo wll 😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 ай бұрын
Allah caafiyo
@user-yf6zu8sv5g
@user-yf6zu8sv5g 4 ай бұрын
Ilahay ha caafiyo
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 5 ай бұрын
Illahay aya wx walbo kaweyn kana awod Badan illahay cafimad dagdag ah illahay ha ugu badalo
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 5 ай бұрын
Allow caafi gabadhan waa qof wacaagsane.
@user-be9sm7my5h
@user-be9sm7my5h 4 ай бұрын
Maansh allaah tabarkallaah ❤❤❤❤
@user-yk5it9cr2r
@user-yk5it9cr2r 5 ай бұрын
Alahu akbar
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 5 ай бұрын
Caafimaad Alle haa siiyo.
@basromahamed9517
@basromahamed9517 5 ай бұрын
Thank you
@nurtoaden211
@nurtoaden211 5 ай бұрын
Allah hacafiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲😢😢
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 5 ай бұрын
Allah ha Caafiyo Subxaanallaah حسبنا الله ونعم الوكيل
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 5 ай бұрын
Allah hana wada badbadiyo
@user-ly8kz5hc6f
@user-ly8kz5hc6f 4 ай бұрын
Alle hacaafiyo
@mohacarab2740
@mohacarab2740 5 ай бұрын
Asc wll marwaliba waan kula soo hadlaa comantika lkn wali iima aadan soo jawaabin waxaan ku dhahayaa waxaa kuu baahan hooyo somaliyed oo kamaqan wiilkeedi kalumay mudo 15 sano kahor makuu ka dhumaayay waa uu iska yara xanuun sanaa please wll inaka soo jawaab farinteyda waxayna u oomantahay inay kuu imaato lknse manaqaano xaruntaadii please😔😔🙏🙏
@user-ll6tx4vi7w
@user-ll6tx4vi7w 5 ай бұрын
Allah cafiyo
@RAHMA.ISMAIL
@RAHMA.ISMAIL 5 ай бұрын
Waa sheeko xanuuneeda wadata
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 5 ай бұрын
Yaa allah❤
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 5 ай бұрын
Allahu akabar
@user-db6xf9fw7f
@user-db6xf9fw7f 5 ай бұрын
Alle hku caafiyo wllo😢
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 5 ай бұрын
Allaha kacaafiyo xanunkaaas
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 5 ай бұрын
Alaha cafiyo ayadana asagana midkala o qeyr qabta alaha siiyo
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 5 ай бұрын
Waa gabar wngsn walahi
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 88
22:12
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 88 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 111 МЛН
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 111 МЛН