Farxad Hooyo dhimaso loo diwaan galiyay sida dadkeeda ugu helnay iyo arin mucjiso..

  Рет қаралды 72,850

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 329
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri Жыл бұрын
جزاك الله خيرا واحسن الله إليك يا اخي عبد العزيز والاخ الذي اعتنى بالمرأة
@cabdiyoxusen6099
@cabdiyoxusen6099 Жыл бұрын
Maashalah wallahi callosha ayey iga Hurise
@mahadali1052
@mahadali1052 Жыл бұрын
Mansha alah brother ilhey ha ku xafido wax tahey halye Somali u Soo baxeye af iyo IL ilhey ha ka hayo wax tahaye xidiga qaran oo wax badan u qabtey Somali oo dhan 😭😭😭😭
@halimahussein9060
@halimahussein9060 Жыл бұрын
Amiiiin
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Maasha allaah hambalyo hambalyo waa hooyadii xanuunsaneyd oo la helay alx adigana qeyr fara badan Alle ha kaa siiyo
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 😍 ❤️ ♥️
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 Жыл бұрын
Abdi aziz dambigaag iyo midka walidka Allah dhaafo aakhirana janatu furdoso Allah nagu kulmiiyo 🤲🤲wlhi waa farxay gurigagana Allah ku barakeyo duriyo salix ah Allah ha idinku arzaaqo yaa rabi🤲🤲
@hodomoh1225
@hodomoh1225 Жыл бұрын
Ilmada wan ceshan wayy wlhi rabi hku dhowro wllo
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Doctor iyo xaaskiis allah barakeey aduun nicmo iyo aqiro janna fardows , owlad allah haa ugu digo baari, cimir dhere iyo cafimaad uu rajinaaya
@halimaali9473
@halimaali9473 Жыл бұрын
Ameen
@khadijaomar605
@khadijaomar605 Жыл бұрын
Dr aadan cosoble alaha ku barakeeyo adiga iyo dumashidey
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 Жыл бұрын
Aamiin
@hijaboaden7883
@hijaboaden7883 Жыл бұрын
Aaniin
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Amiin yaa Rabi🤲🏼
@xikmocalimaad4134
@xikmocalimaad4134 Жыл бұрын
Abdi Aziz really waxaa tahay qof wanaagsan allah ha kaa Ansal mariyo asxaamadii aad dadka usameesay
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
Asc Alllxamdu Hadii Ay Heshey Ehelkeda Idinka Dhamatin Cidi Heysay IYO Inti Bafisay Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
@luulabdi3476
@luulabdi3476 Жыл бұрын
Masha allah cabdicasiis edo allaha kaa ajar siiyo adiga iyo dadwaynaha qalbiyada wanaagsan
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 Жыл бұрын
❤❤❤ Maansha allaah waa farxad aad u wayn am so happy markaan arko dad farxay
@cabdiyoxusen6099
@cabdiyoxusen6099 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@mubashirmohamuud9748
@mubashirmohamuud9748 Жыл бұрын
Maasha Allaah, Rabbi hakaa Abaal mariyo sida aad ugu dadaashay In ay qoysakan ay kulmaan, Abaalmarintaada kaliya waxaa bixin Kara Rabbi, Alle hakugu sharfo Baraaro iyo wadajir in adigana Qoyskaaga iyo Caruurtaada kuwada noolaataan Weligiin, illeen Rabbi ayaa garabkaaga ahe Oo kucaawin doona inta aad nooshahay sida uu inoo xaqiijiyey Nabiga SCW والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه
@farhia2984
@farhia2984 Жыл бұрын
Ilaahey ducada ha kuu aqbalo sidaad umada uga farxisana hakaaga farxiyo aduun iyo aaqiro Aamiin yaa rabi
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Жыл бұрын
Allahu Akbar Waan Ilmeeyey Walaahi Dr Janatul Firdawsa Al Aclaa Allaha Ku Keeyo Adiga Iyo Xaaskaada Ahlu Iimaanka Ah Dad Saas Ah Waa Ku Yaraadeen Dalkeyna Shar Iyo Sheedaan Allaha Idinka Xijaabo Awlaada Baari Allaha Idiinka Dhigo Walaalkeey Abdiaziiz Realy Reerkaada Allaha Kuu Barakeeyo Balaayadana Allaha Ku Hareer Mariyo Aamiin Aamiin Yaa Rabi 🙏🏻🙏🏻👏👍👍👑👑💔💔😍
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 Жыл бұрын
Allaah allaah cabdicasiisoow cirka iyo dhulka ha kuu dhalaan aamiin
@dadkamedia6061
@dadkamedia6061 Жыл бұрын
soomalida weli dad wanaagsan wey ku jiraan inkastoo qabiil aanfeeyey thanks bro
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Masha'Allah, Ajar Allaha idin Siiyo Dhamaantiin,Aalaha idiin Aqbalo Ducada.
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 Жыл бұрын
Masha Allah Illahey habarakeyo dhamantiin Somali inanahey wan ku faneyna Alxmulillah,,Abdulaziz Allaha kubarakeyo Walalkey Gurigaga Cusub Illahey gurigii Nabi Mohamed (SWC) hakaga dhigo,,,,I AM VERY PROUD OFF YOU,,,,Jazakallah kheyr,,,
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Ilaahaw barakee qoyskaa sharafta leh ee hooyadaa hayey. Alle ha ku barakeeyo
@omar33644
@omar33644 Жыл бұрын
Xaas ku dayasho mudan waa xaqiiq iyadaa kaallinta ugu weyn ka qaadatay xannaanaynda maamada. Allaha sharfo Adduun iyo Aakhiraba Aamiin.
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Maa shaa Allah ilaahoow ku barkee dantaada aduun iyo midaada aaqiraba kuu rumee
@maryamcali3614
@maryamcali3614 Жыл бұрын
Maa shaa allaah alxamdu lillaah kheyr allaha kusiiyo c/casiis, ducadana allaha kuu aqbalo,aamiin
@umaamina1885
@umaamina1885 Жыл бұрын
Mashallah cabdicaziiz ducada alaha ku aqbalo waad liibantay dadka ka farxisa alaha ku xifdiyo
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Жыл бұрын
Maasha allah allah ha ka ajar siiyo wanaaga ay faleen aamiin Allah umada soomaaliyeed qalbigooda mid ha ka dhigo dhinaca wanaagsan allah ha noo wado jeediyo walaalo is jecel allah ha naga dhigo aamiin Allah
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Maasha allah hadii ilaahey u sahlay dadkeedii alxamdulilah
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 Жыл бұрын
Masha allah qoys barakeysan ilahay haydinka dhigo🥰🥰🥰💕💕💕❤️❤️
@mmh8047
@mmh8047 Жыл бұрын
ياالله ،اكثر امثالهم❤💯
@abdallejama1176
@abdallejama1176 Жыл бұрын
Mnsha allah dhamantiin wanaag ayaad sameesay dadkii hayay abdicasiis
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
Maashaa Allah, walaahi waan la ooyey maamadaa dadkeeda loo helay, illaahay ayaa mahad leh, qoyskii 5 sano haayey ee sharafta iyo karaamada lehna alaha dhowro. Cabdi casiis DUCEYSANE dambigaaga iyo kan waalidkaaba allaha dhaafo reerka cusubna allaha kuu barakeeyo.
@halimaomar216
@halimaomar216 Жыл бұрын
Masha allha
@ifrahjama630
@ifrahjama630 Жыл бұрын
Maaha Allah Tarikalaah illaayow ku barakeeyo Abdiaziz really jiro joog
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Жыл бұрын
Masha allah wa farxad ajiir allaha kusiyo Abdicazis
@runloow2202
@runloow2202 Жыл бұрын
Hore ayaan ugu duceeyey Qoyska Takhtarka & C/casiis, waxaan aad iyo aad ugu faraxsanaahay maanta in dadkeediina la helay oo halkaas lagu walaaloobay. MAASHAA ALLAAH, KHEYRKA ALLAHAA NOO BADIYO OO HALA ISU GARGAARO MEEL KASTA AAD JOOGTAAN oo hala kasbado raallinimada allaahu tacaalaa
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Aamiin. Allaha idiin wada aqbalo ducada.
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Alhamdulillah Alhamdulillah maashaa Allah ❤illaah dadkii xanaaneeyay ee gacanta ku haayay illaah farxad aduun iyo aakhiraba hasiiyo Aamiin yaarabi ❤️
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 Жыл бұрын
Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle haddii ay heshay dadkeedii
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@suleeqocabdisamad9064
@suleeqocabdisamad9064 Жыл бұрын
Raboow qayr kusii cicss waayofigradada wanagsan aad kukeentay baramishkaan inaad inaad keentid
@alimohamud6074
@alimohamud6074 Жыл бұрын
Mansha allah walal hawl muhiima ayaad umada somaliyed u haysaa khayrbadan allah hakusiiyo
@maryanhassan3347
@maryanhassan3347 Жыл бұрын
Alaahu Akbar walaahi waa farxad
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Alla farxad waynaa wlhi ilmadaan ceshan kari waayay markay maamadu ooyday Alxamdullilah Dad Wanaagsan weeye dadka ay ka dhalatay hooyada lunsanayd waayo dad Wanaagsan ayuu alle ugu beegay
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Masha Allaah.Wa farxad.Qeer Alle ha ku siiyo Cabdi casiis.
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 Жыл бұрын
Mashaaallah mar dhow bey eheyd mm alxamdulilah ilah baa mahad leh
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Alllaahu akbar farxadaan anoo salaad ukacay bay iisoo dhacday xataa waa garanwaayay maranaan fariistay illahay gabdha iyo dhakhtarka iyo cabdicasiis jana fardawsa haka waraabiyo
@esmehanjed5787
@esmehanjed5787 Жыл бұрын
Mash Allah Allha isku barkeyo insha Allah
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Allaahu akbar farxadaan anigaaba la ilmeeyey ducada allaahkuu aqbalo Abdiaziz
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Maasha alaah Ilaahow ku xafdi Cabdiziz really thanks edo khayr alaha ku siiyo aamiin yaa alaah
@az.o.4694
@az.o.4694 Жыл бұрын
Maashaa'Allh farxad farxad dhaaftay Allaha idin barakeeyo
@abdiazizismail2306
@abdiazizismail2306 Жыл бұрын
Alxamdulillaaah, Ilaahay baa mahad iska leh. Abdiaziz iyo teamkiisana ajar weyn Allaha siiyo...
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Жыл бұрын
Alxamdulillah waa ooyey farxad darteed ilaahayow xifdi Cabdi Caziiz realy, ummadda soomaaliyeedna mideey oo dhibaatada kuraagtey kasaar aamiin aamiin
@Coofleh175
@Coofleh175 Жыл бұрын
Allaah illlahayow jasaigoda jano ka dhig ya rabi dhamantood
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 Жыл бұрын
masha Allah Tabaarakalaah Al Xamdulilaah Abdullaziz Really ilaahay haku barakeeyo dadka Somaliyeed baadka farxisaa abaalkaaga Jannatul Firdowsa Allaha ka dhigo
@suban974
@suban974 Жыл бұрын
Ooh you doing so good 👍 mansha Allah tabarakalaah Jazakalahu kheir
@mshire3995
@mshire3995 Жыл бұрын
Allah wanaagu qurux badanaaa walaahi waan la ilmeeyey Abdi Aziz Allaha ku xafido iyo aduun iyo aakhiro Iyo Walaaha shanta sano hayey ee daryeelay Ilaahay aakhiro maalinta baahida jirto Allah Hoos aad harsataan ha idin kaga dhigo wanaagiina iyo sidaa ugu naxariisateen Insha Allah
@hoodomaxamed4185
@hoodomaxamed4185 Жыл бұрын
Mansha allaaaah cabdi casiis illaaaahay ducada ha kuu aqbalo wallhi waaan ooyay anba waxaan ahay dhibane qarsoon
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 Жыл бұрын
Maansha allah alxamdulilaah abdi aziizow ilaahey haku barakeeyo ducada muslimiinta dhiban ee aad farxadooda sababta u noqotayna ilaahey hakuu aqbalo wsc
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 Жыл бұрын
Masha allah guuleyso wallal ❤
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 Жыл бұрын
Alxamdu lilahi dhaqatirta kale sida kan oo kale allaha kadhigo
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Maasha allaah Walaahi waan la ooyay Walaalkey aduun iyo aakharo farxad aad la ooyso allaah haku siiyo aamiin aamiin allaahumma aamiin
@saamiyasiman2407
@saamiyasiman2407 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Allaha xafido C/aziz waa ruux qalbi wannagsan somali uso baxay Allaha ku barakeeyo wll horey usoco guul baad ku danbeen insha Allaah
@sahragaalib9450
@sahragaalib9450 Жыл бұрын
Saad uga farxisay alaha kaaga farxiyo Abdiaziiz
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Жыл бұрын
Mansha alaah waan daawaday markii ay keeneen hanbalyo
@umurufayda5234
@umurufayda5234 Жыл бұрын
الحمد لله رب العالمين وجزاك الله الخير الجزاء
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Mashallaha illahaya ha idana siyadiya faraxadin illahaya inta gacantada ku heseya rabi qeera badan allaha siya Abdizaz adiga rabi ajira ha ku siya
@bashiiraxmed9222
@bashiiraxmed9222 Жыл бұрын
Abdi cazziiz really keep going
@maryanhassan3347
@maryanhassan3347 Жыл бұрын
Ilaahey ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
C/casiis illaah kheyr badan haku siiyo Aamiin yaarabi
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
Ilaahay kheyr ha siiyo cida heeysay
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Alxamdulilah🤲🥰💜
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Masha'allah
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
ALLAH HA UNAXARIISTO RERKA ILALIY ABAAYO NACIIMO CAFIMADKED NOLOSHEEDA OO DHAN. KU DAYASHO AYA MUDAN YIHIN IFTIN IYO DHAQ TARAK.
@KhaliaSaidomar
@KhaliaSaidomar 4 күн бұрын
Hooyo. Lahelay. Hebi adnaa waxaa nabi. Khadar anaa kk
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Masha allaah ilaahay reerka hayey iyo cabdicaziis khayr ha siiyo
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Allaahu akbar allaah ayaa mahadaas leh
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 Жыл бұрын
Maasha laah tabaaraka laah illaahay ha barakeeyo reerkaa
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Illaahey waxeey dhaleen uaugu dhego bariaal. Wa qoos barakeeysan 5an sano hayay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ illaah haxifdiyo aaaamiin
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 Жыл бұрын
اللهم اميين
@sahramohamed5698
@sahramohamed5698 Жыл бұрын
Jazakallaaah khayr Abdiaziiz 🥰🥰🥰🥰🥰
@bilkhair3499
@bilkhair3499 Жыл бұрын
Alhamdulilaah marka hore mahad oo dhan waxa iska leh rabbi swt alhamdulilaah daamin waa abdaaa. Marka xigatana wllkey AbdiAziz really ayaa iska leh waxan markasta ku baraya rabbi swt inuu adiga iyo 2badaada waalid jannatul firdowasa rafiiq idnkala dhigo maca nabiyana Mohammed scw Aduunka dushisa iyo dhulka hoostiisa iyo maalinta qiyma rabbi ha ku asturo hanaga kugu naxariisto wllkey dhibaato rabbi ha ka haayo cafimaad taama ku waaar waliga wax ku dhibo rabbi kuma tuso dhibkasta iyo waxwalba oo ku so gaaro rabbi danbi dhaaf ha kaga dhigo Saa daadka anfacday rabbi naxariistiisa hagkugu deeqo wallkey waxan duco ahayn kuma haayo hadaa awoodeeda leyahay waxbadan oon ogahay ban ku qaban lahay lkn rabbi ban ku baraya waxana ku layahay jasakallahu khayr 5ta somaliyed ayuu anfacay ilaahay intan ka baqano aan wllken mesha uu marayo subscribe kiisa waxuu naga mudan yahay iyo waxuu u qalbmo maha aan ka xishoono oo aan gabar istaagno qof aan nacfi daadka iyo diintaba u lahayn ba wan garab istaagna oo million wan gaaraiina maxey ku dhacday midka na wada anfacay oo allah naga dhaliyaay aan gabar kiisa u istaagayn balanteenu waa inaan garab istaagna wabilaahi towfiiq
@cabdiyoxusen6099
@cabdiyoxusen6099 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 Жыл бұрын
Maasha allah wallahi waa frxd aan ilinta ceshan wayay illahow frxd noo badi jizakallahu c/casiis iyo Dr hayay mamada io umadaa somaliyed
@bishaarohaaji8129
@bishaarohaaji8129 Жыл бұрын
Mansha allaah illahay ayaa mahad lleh cabdi asiis illahay ajar hakaa siiyo allxllh illahayow inta llamidka ka allaha iskusoo celliyo
@amiira8902
@amiira8902 Жыл бұрын
جزاك الله خيراً وبارك الله فيك اخي الكريم
@munamahmed1572
@munamahmed1572 Жыл бұрын
Maansha allah ilaahey ha xifdiyo aqira iyo aduunba doctor iyo xaaskiisa shaqo adag ayay qabteen
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Alxamdu lillaahi hadii dadkeeda la helay
@aminaabdi1119
@aminaabdi1119 Жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Жыл бұрын
SOOMAALIYEED AAN KUDAYANO NINKAAN WALAALKEENA DHAQTARKA AH IYO XAASKIISA NAXARIISATA AY U MUUJIYEEN IYO UDAMQASHADA HOOYADA XANUUNSAN, ALLAHAYOOW XIFDI QOYSKAAS DHAQTARKA
@fahimamim6513
@fahimamim6513 Жыл бұрын
Maasha allaha waxaan oo kale ayaa wax tara.
@sagalcaliberbera1076
@sagalcaliberbera1076 Жыл бұрын
C/caziizow illaahay waxn kaaga baryey awlaad saalixa oo baariyal ah sidado kale ♥ matano wiilal iyo gabdho wan oyey muqalkan markan arkey mamadan illahayow cadwga kaqabo iyo xaasidinta illahayow xifdi c/caziiz
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 Жыл бұрын
Maasha alaah masha alah guul guul ilaahow soomaali midee inta kala maqana midee inta quluubtiodu iskhilaafsantahayna quluubtooda midee liaahoow soomaali midkadhig A/Aziizna khayr farabadan sii
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الف جزاك الله خير الجزاء يا عبد العزيز الله يسعدك
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Amiin Amiin ya rabi
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 Жыл бұрын
Walahi reer kaaraan koob wayay hadeey mamadaan hayeen waax badan qeer alahha siyo
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah. Allaxamdulillah 🥰🥰
@Theylove__youuuuu
@Theylove__youuuuu Жыл бұрын
Allow Ku xafdiyo aduunka iyo aakhira abdicaz
@nadiaabdullahi6988
@nadiaabdullahi6988 Жыл бұрын
Thank you for the great service you do for your community. ❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor. Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Cabdicasiis sharaf badane, aduun iyo aaqiro ilaahay hakuu gargaaro
@yusufmao475
@yusufmao475 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa ilaahey mahaddiis
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Жыл бұрын
Maashaa allaah qoys fiican jasaakallaahul kheyr
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Allow Dr iyo walalkay Abdizaz Realy ciimrigoda dhayreey 💖🌹👍❤
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Masha allah wlhi waa ooyay aniga xitaa dhaqtatka iyo cabdicasiis illaahsy jasafooda janno haka yeelay
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
MashaaALLAAH, Cabdicaziiz howl fiican baa u heysaa 5ta umadda soomaaliyeed, waxaa kun jeer iyo ka badan ka fiican tahay kuwa youtuber, tiktok FB, iwm u furtay caayda iyo fisqiga. Hadaba ka dhigo hal-ku-dhigaada (( QALBIYO FARAXSAN IYO QOYSAS DIB U MIDOOBAY))
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 Жыл бұрын
Ya Allah Jazakallah khayran bro
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏
17:50
Guur doonkii caqliga badnaa
7:07
Sawda Qaalib
Рет қаралды 11 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН