Waxay raadinaysay iyo nooca xanuunka ay qaaday dadka sida ay moodeen si ka duwan subxaanalaah...

  Рет қаралды 59,435

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Waa xaaraan sidii ilaaheey kuu abuuray hadaad badasho xitaa wey uraan dadka is cadeeyo acuudu bilaahi minashaydaani rajiim Alaahu manajeynaa jirkiina ha badalina ilaaheey halaga baqo
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 2 ай бұрын
Dumaroow allah ka cabsada iscadays qurux maaha intaa isleedihiin is qurxiya cadaab ka shaqaysan Quruxdu waxay ku jirtaa nadaafada iyo adoo allah si dhaba u caabuda ogaadana hadii aad salaatulaylka habeenkii u Kacdaan dikrigana badisaan xijaabtaan qurux Kaama maqna
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@zamzamyuusuf4158
@zamzamyuusuf4158 3 ай бұрын
Alx ilhybaban bila aqli iga dhigin waxni wa bila aalinime😢🤲
@Qadhmac
@Qadhmac 2 ай бұрын
@umuabdirahman961
@umuabdirahman961 3 ай бұрын
Masha allah jasakalahu qeer
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Wadaadi aaway Dr Di aaway Aaway dadkii caqli lahayd😢😢😢😢
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 2 ай бұрын
Subxanallah calarkooda maxaa kudiray waayabnayee jac
@nasraismail6061
@nasraismail6061 2 ай бұрын
Waalalle khayr Allaha kusiyo wacyglinta aad weedid
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 3 ай бұрын
😢raga somaliyeed waa in ay iska illaliyan nagaha iscadeyo sababto ah suntaas adigana wey kusogudbineysa qaarkod dhalma la,aan ayey kaqadaan qaarna ilmaha calosha iyo nuujinta ayey ugudbineysa suntaas. subxanallaah. gabdhihii waxey aamineyn hadeysan iscadeynin in ay foolxuntahay.midabka laraadiyo waa midabka somaliyed ee gudaha kanurayo war waxfican cun naag kama qurxona.❤
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 3 ай бұрын
Horta ragu dayn maayaan naag is cadaysa wayo iyagaa naag cad ku waashay mida kale ani waxaa ila fiican jirka in gudaha laga soo dhiso oo vitamins la cuno qudaarta la badsado kareemo dabiiciya lama waayo waxaa udaran in laysku qaso waxyaabo kala duwan
@maslah345
@maslah345 3 ай бұрын
Halaga wacyi galiyo gabdhaha somaliyed waxaan waxaa laga qadaa skin cancer
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Iscadeynta iyo wxa jidhka laga bedelayo xaaraan maqdac ah wye wa in wadaadadu si faseex ah oo waadax ah uga hadlaan Kuwa isticmaalayo iyo kuwa gadaya iyo kuwa keenaya all xaaraan wye
@FadumoFarah-f3s
@FadumoFarah-f3s 2 ай бұрын
Ale hakalmeyo Habaryaro. Rachel’s. Mascaras. Sarirta
@AliAbokor-k4p
@AliAbokor-k4p 3 ай бұрын
Naagta xayaat qurux dheegata ummadda Rabbi ha qabto
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Kiimikada waa khatar cuduro laga qaadaa iska joojiya oo Ilaahey siduu kuu abuuray ku qanac hadii kale ilaah ayaad dambi ka galeysaa ileen kuma qancin midabkii ilaaheey ku siiyey oo waxaad lee dahay maxaan u cadaan waayey SubxaanaAlaah aduun waa laga tagaa aakhiro xisaab ayaa taalo ilaahoow na badbaadi ilaaheey hana wada hanuuniyo Aamiin ku qanacsanaanta Ale kuu abuuray waa imaan ilaahoow iimaanka nagu sug Aamiin madoow lama helo dugaan walba hadeey tagaan gaalada cad qorax ayey isku dhigaan dad na ilaaheey midab difaac leh ayaa la siiyey markaaseey ku ciyaareen
@XawoMayoow
@XawoMayoow 2 ай бұрын
Allah Allah Allah 😢😢😢😢
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 ай бұрын
SUBXAN ALLAH❤❤❤
@rodamahamoud
@rodamahamoud 2 ай бұрын
Subhanallah
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 ай бұрын
Subxanalah iskaqabeyso Kareem cadi marso nadafadina hajiin is good
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 ай бұрын
Kuwa waxa sameeya waa inlaga qabto bulshada
@safioismail1406
@safioismail1406 2 ай бұрын
Lugahaani Wasakh ma ah ee waa cilaan si casri ah loo marsaday ❤❤❤❤❤
@SakiMoha-qm5mi
@SakiMoha-qm5mi 2 ай бұрын
Naa joog gooy casri casri layne
@Sahra-mn9bb
@Sahra-mn9bb 2 ай бұрын
Halmar sanin abyo adi
@Saharaaftin
@Saharaaftin 3 ай бұрын
Allah akbar walal may Allah guide you abdiazzi
@z-1il
@z-1il 2 ай бұрын
Subhanallah 😢
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 3 ай бұрын
Subxanallah
@ileey-Teens
@ileey-Teens 3 ай бұрын
Somalidii wee waaladay. Dukamada qasqaska ha la xiro
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
MIDABAKA MADOWGA AND MAARIINKA WAX KA QURUX BADAN MAJIRO EE HABLLOOW MIDABKIINA HAYSTA
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 3 ай бұрын
Subxana Allah 😢😢😢😢
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 3 ай бұрын
Subxana alaah 🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 ай бұрын
Qulaaf yahas cidiyaha yaxaas leh naag soomaaliyeed malahee wax kale noo sheega😊
@hodanishaofficial2851
@hodanishaofficial2851 2 ай бұрын
😢😢😢
@zuhurismail4408
@zuhurismail4408 2 ай бұрын
Gawaratan doctar maqarka ah bey rabta bisinka 🥰
@safioismail1406
@safioismail1406 2 ай бұрын
Oo aan horay loo marsan jirin Waa New Style
@haldhaahaashi4057
@haldhaahaashi4057 2 ай бұрын
dhan kasta waa lay nagala dagaalamayaaa.... waxaa laraba xiliga somaliya laqabsanayo in aan qof logu iman, midna waa in gabdhihii in ay wada dhintan ama wada madhalaysyo noqdaan oo jirkeedi guda ka googoay. waa run walahay laysuma war hayo..
@Ryyreeeryyry
@Ryyreeeryyry 2 ай бұрын
Subxanalaah
@abdullahikhalid3468
@abdullahikhalid3468 3 ай бұрын
Haan Waa xine
@Qadhmac
@Qadhmac 2 ай бұрын
EEga ragow nin walowba walaashaa iyo hooyadaa xaaaskaga ka waani fahansina dhibkay leedahay . hablaha somaliyeed waa walasha iyo walashay hooyaaa iyo hooyaay xaasaga iyo xaaskayga intasun weye
@HibaaqAli-q7x
@HibaaqAli-q7x 2 ай бұрын
Waxaas ayaan kunacay kiimikada lamarsanayo waligaa pure honey 🍯 marsatay jirkaaga si aad unuuriso natural is the best
@UmmuMarwaan-r1d
@UmmuMarwaan-r1d 3 ай бұрын
Alx Ani waligy cmmanti dad kumacaayin😢❤
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 3 ай бұрын
gabdhow iska illaliya kimikada
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
gabdhahina Somalia illahaya quxa rabi wuu idan siya walaalaya midabankina Quraxda badan ha ku ciyarina dawada waa suna waligan waxa arkira jiranaya mamma macan waxaya maradan jira hurada Cudubar ada baya uu Qurax badaneyina iman illahaya ha idan yelo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Tukaanada dowlad haday jirto hala joojiyo Subxaanallaah
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 ай бұрын
ilaahow ummadda badbaadi
@xabibtifarah9731
@xabibtifarah9731 2 ай бұрын
Abdicais tan waa cilaan eee 6:45 u sheeeg dadka please
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 2 ай бұрын
Queen korbolol aad iska dhigay mahanoo
@HamdiHersi-o7o
@HamdiHersi-o7o 3 ай бұрын
Ani aragtaday arinta hore horta waa dhibaato haysata haweenka soomaliyeed badankooda in ay kimiko ka dhigteen nadaafada jirkooda taana hala iska dhaafo ayaan ku Talin ,, Tanla baad waxan arkaa hooyo ciilku gubtay inta ay daawo ku dartay kadibna bac ku xirtay
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 ай бұрын
Waxan arkay 14jir qasqas marsaneysa Allah unaxariisto
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 3 ай бұрын
Hableheena jaahilnimada ku badan Wax is cadeedeya 2024 waxa laga helaa. NIGERIA AND SOMALIA. KUWA IS CADEEYA WEYAN
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
Mauritania sudan
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 ай бұрын
Waxa kala loo qasay qas qas caadiya maHa waxa saan ugalay inkasto gabdhu aad umadowday ooydiirdhacsanyso ilaa diirka madow dhamaado cadaato😅 dhiiqo lotion 14sano kubilabayy ilana dhawr sedan ahay
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 3 ай бұрын
Hawiye =HAITI MOORYAAN ka ganacsada kuwa ka bilow horta
@Farhiyo____Hussein
@Farhiyo____Hussein 2 ай бұрын
Allaha caafiyo
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 3 ай бұрын
Subcaanahlaah 😢😢😢😢
@saynabjama8160
@saynabjama8160 3 ай бұрын
Naagtan cagaheeda wax ka qaldanba majiraan waxan kamadaw waa cilaan iyo midabkeedii islawareektooy isu qurxiso aroos caruurteedii way dayacmeen
@UmuAsma-s4g
@UmuAsma-s4g 3 ай бұрын
الهم بيض وجو هنا ءدسودت وجوه القس قس في موقف الحسرت
@batulahussein797
@batulahussein797 2 ай бұрын
Ii diinka waxaa niiga qaldan. Madowga iyo cadaan illaah ku siiyey
@feynusdakane9080
@feynusdakane9080 3 ай бұрын
Riill waaha layabli illaah hacfiyo
@DavidIbrahim-uo1kn
@DavidIbrahim-uo1kn 3 ай бұрын
Waa xine ayaay marsantahay
@SahanMohamed-i4s
@SahanMohamed-i4s 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@XamdaMaxmuud-r6x
@XamdaMaxmuud-r6x 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
Scwscwscwscwsxwscwscwscw to get xakimocali scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉❤🎉❤
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
Scw❤
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
Scwscwscwscwsxwscwscwscw to get xakimocali scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤❤❤
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 ай бұрын
HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo HooooYo ❤🎉❤
@klbkhiķkkkokkkklll
@klbkhiķkkkokkkklll 3 ай бұрын
Asc abdicazis wada mahadsantehey
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 ай бұрын
Dadka somaliyeed intooda badan waa jaahiliin umada haloo kaco oo wacyikalin haloo sameeyo siiba dadkiina social media ha ku jira kolay waxba dhagaysan maayaane
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Acuudu bilaahi ilahaw adiga ayaan kaa magan galney waxna hanoogu Darin yaa rabi yaaraxmaan why la isu cadeyna horta ileen somali ilahey wuxuu siiyay calarka ugu qurxoon aduunka what more did you went say alxamdulilaah hadiiba uu ilahey somali kaa dhigay
@AbdiasisAbdiasis-q7i
@AbdiasisAbdiasis-q7i 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢
@istaahilCumar-j9h
@istaahilCumar-j9h 2 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@Buurta1
@Buurta1 2 ай бұрын
Naagaha dawada marsada jirjoodu waa uraa
@HabiboJelle
@HabiboJelle 3 ай бұрын
Alx waligey isma daqin
@abdullaahicumarhusein5556
@abdullaahicumarhusein5556 3 ай бұрын
Dulmiga kuwa maqaarks badalaayo Ayaa danbi leh .
@NastehoAwale
@NastehoAwale 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cashelercasheleer-ri7tt
@cashelercasheleer-ri7tt 2 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@ilhaancumar12ilhaancumar12
@ilhaancumar12ilhaancumar12 3 ай бұрын
Wamacqul
@KadraBogoreh
@KadraBogoreh 2 ай бұрын
Dumarkii Somalida wax gacarey cadan walahi waa dhib
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 2 ай бұрын
Yaa rabbi salaada ayaad ugu ogtay waayi waa lagu garanayaa marka aad dukato nadiif baa kaa muuqata dadaw salaada ogaada
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 3 ай бұрын
Adiga xataa. Haday Aaladani ku wareerin maxa malin waliba kaa xiiqsiiya
@abdullahikhalid3468
@abdullahikhalid3468 3 ай бұрын
Waa xino
@Xamdihappy-m4s
@Xamdihappy-m4s 2 ай бұрын
Sax wlhi been mahan dagdaga wa camal sheydaan
@XawoMayoow
@XawoMayoow 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂👍👍👍👍🙄🙄
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 ай бұрын
Naagahan wax ma malayan daa ha go,and rabbi waaye xitaa ma iga miyaa
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 3 ай бұрын
Malmal ayeey marsatay gacmaha waa beenteed😂
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Candicasiisow dumarku ayagaa lacagtoodii cudur ku iibsaday caruurna ma aha ee Waa dad waa wayn qof naftiisa nacay oo allahii abuurtay midabkuu siiyay ku kalsoonaanwaayay maxaa laga caawinkaraa Soomaalidu Waa dad madow allaah baa noo doortay midabkaas waa in aan ku kalsoonaano
@AyaanAhmed-zu5wk
@AyaanAhmed-zu5wk 2 ай бұрын
Ani waxan kayabay cida sawiray Qoftas luga heeda waxaa na Qaribay waa Tallefanadan sida Qaabka daran loo isticmalo walal Adaa mudan really
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 2 ай бұрын
Yaa rabbi na amaanso 😢
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g 2 ай бұрын
Waxan wahoo ban arkay wiilbuna aha sanmaqalay
@faadumocabdi8644
@faadumocabdi8644 3 ай бұрын
Is kastaba xaaladu ha u adkaatee saan sax maahan aaway salaadi
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
HAAYE, MAXAY SAWIRKA CAGAHA ISAGA QAADAY! IIYADOO OG INAY USKAG YIHIIN????
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 2 ай бұрын
Yaa kuyiri iyadaa iska qaaday wll bilaa xaasid kaqaad nacayb uhaya miskiin taas
@HamdaMaxamed-e8z
@HamdaMaxamed-e8z 3 ай бұрын
Anuu waxan aamin sanahay in uu xine yahay
@khadramohamed1148
@khadramohamed1148 2 ай бұрын
Lugaha waa cilaa kadisow ama cadar la'mariyay indhaha maxaa idinka helay
@MaanoCabdi-n5h
@MaanoCabdi-n5h 2 ай бұрын
😂x 😂😂😂😂😂😂
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 3 ай бұрын
Tan xun ee waxkasida yihin xayat la idhah ayaba walidan wada madow ga fujiye balayao dhan waxan akhlaqda xun balayo dhan isku dartay marka dhaman magahi somalida qudhunka bes ayey qoshan kenya joga waydhinteen horumar dhan maleh bes wa wada mentel hada dumarki somalaida jahli wayn aya kamuqda waji rafad san dawo kuqudhmay ayey marsan yihin waxan way ureen
@jamilanor653
@jamilanor653 3 ай бұрын
Lahjadaada wey adagtahy, Somali matihid filaa. Gabdhaha Somaliyed ha isku wada qaban, ma wada xuma koley waxey marsanayan qurux jecli u geysey, inkastoo iimaanka inaa la qabo loo bahan yahy.
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 2 ай бұрын
@@jamilanor653 maya aniga lahjadayda wa ok wllo waxba maqabo qoralka aya marmar iskudarsama lakin mid ogow dhaman gabdhaha isli kunool qasqas qudhun ayey ibinayan nolosha maha qasqas qurux meel daran inay gasho maha ogow alaah ma odhan midabka iskabadala si ad qurux uheshan abuu alaah weye wax kaxun iscadaym malahan wayo color dadka cadanka aya radiyan somali nadan kod nadafad qurux midna maha dawo sun cancer kuhorsegikarta lasoco
@MaryamAbdi-m5y
@MaryamAbdi-m5y 3 ай бұрын
Wll dhiibwalbo qofka hesto soo qofa ehlu salda maha miya
@zainabyussuf9218
@zainabyussuf9218 3 ай бұрын
Waxani uskag maaha waa xine madoobaaday
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 3 ай бұрын
ISAAQA DAAROOD DIGIL MIRIFLE WA DAD CAD CAD AMA CAS CAS HAWIYE=HAITI A MADOOW RUNTI
@OsmaanAliSaneey
@OsmaanAliSaneey 2 ай бұрын
5 farood allh ma simin hawiye galiya madow yaa ku yiri
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 2 ай бұрын
@@OsmaanAliSaneey eeg somalida ISAAQ DAAROOD DIGIL MIRIFLE LAMA KALA GARTO WA ISKU DHIIG RUNTI HAWIYE =HAITI EEG JATEER SINJIYAD HAITI E LE YAHIN RUNTI
@OsmaanAliSaneey
@OsmaanAliSaneey 2 ай бұрын
@A3v-w7q siilka hoyadaa soo firi kadib jawab isoo sii miyuu cad yahy mise wuu madow yahy
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Anaga yaab aragnay
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj 3 ай бұрын
Cl casiis erey.ad.uween,waaye,hafududaani.waxwalbana haku.cararin.qof.qofkategey.aya,kufahmaayo.sxn
@shukriibrahim749
@shukriibrahim749 3 ай бұрын
Bisinka illahay imana ka na ma qado ax
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 ай бұрын
Wadan kulul bay jogan skin ilashada
@Lizzie17383
@Lizzie17383 2 ай бұрын
Xine ayay cagaha marsatay
@fadumojama22
@fadumojama22 3 ай бұрын
Qofku waxa bumarsaday uskak maha malah waa xiine
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 3 ай бұрын
Haday agontahay isma cadayseen sxb naag is cadayso waa naag wax haysta
@foozia426
@foozia426 3 ай бұрын
Bisinka
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 3 ай бұрын
Abaayo.waxaad.sameysaa.isticmaal.fisiliinta..waxay.caawisaa.maqaarka.iska.dhaaf.waxii.maqaarkaaga.dhibaa
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 3 ай бұрын
tankale waxaa qalad ah in uu fudey kuqado dambawdo adiga oo qorikara wax wanaksan
@ShamsoXusen-nc3vk
@ShamsoXusen-nc3vk 2 ай бұрын
Wasax
@XamdaMaxmuud-r6x
@XamdaMaxmuud-r6x 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
PRANK ATARISHO FURKA TUURATAY GABARAA SHIRKA II SARAAN 🙈🙈
10:33
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 251 М.
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
QOFTII LAGA BADIYO GAARIGA AYAA KA DEJINAY WAY IS MARI WAAYEEN FINALKA
23:21