No video

Wayojoog:Hadaad kaas Dhulbahantenimo ku sii dayso Ana kan ayaan Isaaqnimo u siidaynayaa"Halgamaa ..

  Рет қаралды 19,700

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Wayojoog:Hadaad kaas Dhulbahantenimo ku sii dayso Ana kan ayaan Isaaqnimo u siidaynayaa"
Halgamaa Axmed Mooge Xirsi
Cali Faroole Qaybtii Labaad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 67
@najiibali9078
@najiibali9078 Ай бұрын
geesi geesi dhalay alle haku xafido
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Ай бұрын
Halyey Qaran mahadsanid
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@user-vy7sg2fr3q
@user-vy7sg2fr3q Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Hanad2976
@Hanad2976 Ай бұрын
Runtii ninkan waa mucjiso marag qof lamida intii aan aan daawanayey ama aan dhegeysa naayey faisal dheere na ku dhehoo. Horta waa geesi geesi dhalay waana saaxibul caqli waana nin iimaan leh. Inaan kula soo xidhiidhana waan doonayaa. Weeriyaha ayaan taa kacodsanayaa fududaynteda.
@HAYKAL377
@HAYKAL377 Ай бұрын
Ninkan anaa kuu tilmaamaya
@HAYKAL377
@HAYKAL377 Ай бұрын
Hadad vurco joogto shirkad ka mida shirkadaha ugu waaweyn burco ayuu ka hawkl galaa
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 Ай бұрын
mahad carshe waa aabahay ilaahay haw naxariisto snm ma dilin ee aabahay ilaahay tiisi baa u timi 1997qardho buuna ku aasan yahay tasrikh inta ka dheer oo wax qabad ah oo ku dhisanayd naxariis iyo soomalinimo u shaqayn umada kii liita ee weliba isaga u baahan maanta ayuu haya samafale mahad carshe ilaahay haw naxariisgo
@mubaarikabdi1885
@mubaarikabdi1885 Ай бұрын
ALAH SWT ha u naxariisto. Runtii shaqsi qiimoleh ayuu ahaa sida uu halgamaagani sheegay.
@shacbaanahmed-v7y
@shacbaanahmed-v7y Ай бұрын
Ilaahay adeer haku sharfo oo aabbahaana ha u naxariisto nin wax garada oo caqli u saaxiib ah ayuu ahaa oo islaamnimadu ku weyntahay. Waxaa wareysiga ninkani bixiyey ku cad inuu ahaa nin aan ku qanacsanayn in dadka soomaaliyeed dhiiggoodu isku daato ee maala yacni loo daadiyo dhiigga dadka islaamka ah ee soomaaliyeed. Waxaan kuu rajaynayaa khayr iyo guul adeer insha allaah sidii aabbahaana ummadda soomaaliyeed wanaageeda ka shaqee waxba qabiil tari waaye. From ISaaq man khayr inshallaah adeero.
@The-informed
@The-informed Ай бұрын
Isaaq abaal iyo waji malahan, markay siyaad barre askarta u ahayen dhibkii ugu badnaa ayagaa majerten ugaystey heer xitaa dumarka iyo caruurta ay laayan ceelashina sun kushubaan markii ayaga lagu jeestayna waxay ku oran majerten ba na badbaadiyey abaal yaraa.
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Ай бұрын
ماشاءالله
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Kornayl Cabdillaahi Biixi wuxuu ahaa HJ, reer Biniin, wuxuuna ka mid ahaa saddex Kornayl oo Isaaqa oo faqashta raacsanaa Burco 1988. Labada kale waxay kala ahaayeen Kornayl Cabdi Jabane oo ahaa HY, reer Sugulle iyo Faarax Qaandhuus oo Arab ahaa.
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Ай бұрын
Darbi isaaq habar jeclo la laantood abaar my reer ayeeydey
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 Ай бұрын
Faarax qaandhuus SNM ta ayaa Burco ku dishay 27 May 1988! Sidaas baan warka ku qaatay, halka Cabdi Jabane SNM ta usoo galay 88kii.
@abdirixiingaaxuure2621
@abdirixiingaaxuure2621 Ай бұрын
9​@@mohamedothman7519
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
@@mohamedothman7519 waxba kama jiraan warkaaga. Saddexda ninba waxa mar labaad Burco loogu soo galay 1991 waana la saamaxay.. Cabdi Jabane waa ninkii ka shaqeeyay in ciidamada faqashtu isu dhiibaan jabhadda snm 1991.
@osmanyusufburco9477
@osmanyusufburco9477 Ай бұрын
Asc ilaahay haku xafido mujaahid.
@AminaYassin-xv7nb
@AminaYassin-xv7nb Ай бұрын
Qaylada Hotel ka ka agtaga
@saiddubed
@saiddubed Ай бұрын
Sharaf baad leedahay inaadeer qofkastana abaal baad ku leedahay geesina adoo kale ayaa layidhaa
@Hanad2976
@Hanad2976 Ай бұрын
Taalo in loodhiso ayuu mudan yahay
@Qosolmedea165
@Qosolmedea165 Ай бұрын
Ninkaa iyo weriyahaba wan salaamayaa. Waxanan leeyahay mujaahidkaas cimrigaa masoo gaabto cudur kuma helo caafimaad kuwaar. Muuse dable noo baadi doon weriye. Wareysiga kan xiga mahadsanid
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 Ай бұрын
Cabdi waxid cali gamadiid majerteen wuxu ku amaanay way qabaan wlhi nimankaasi waa gob sida aan moodi jiray ma aha dhawr sheeko ayanku maqly nimankaa from hrgysa. Nin aad ku sheegtay ina moge nin halis ah ayuu ahaa oo alle ka sakow kula baxsaday.!!!!
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman Ай бұрын
Alle dilaa dhinta waa run alle swc cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereyo
@munasagal2496
@munasagal2496 Ай бұрын
Walhy wa nin cajiib ah. Alle hakubarakayeeo mujaahid
@abdirahmanyousef592
@abdirahmanyousef592 Ай бұрын
Thanks CBA
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq Ай бұрын
ninkan indhihiisu waa blue. waa asal reer sheekh isxaaq.
@user-xw7xn4du4r
@user-xw7xn4du4r Ай бұрын
Mareerteen ku gob bay ahaan jireen
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Ай бұрын
CBA Cinwaanka iska hagaajiya
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Ай бұрын
Mahadsanid
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Ай бұрын
Halyeey Qaran man sha Allah
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Ala dilaa dhinta ❤❤❤
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg Ай бұрын
Halyey Qaran mahasanid
@cllahihuseen6531
@cllahihuseen6531 Ай бұрын
Meeshu buuqbadanaa
@ahmedalimohamed5266
@ahmedalimohamed5266 Ай бұрын
Geesi
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Ай бұрын
Waar ninkani waa Allah yaqaan maasha Allah
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311 Ай бұрын
codka iska hagajii cba😊
@user-vt8ek7hg9z
@user-vt8ek7hg9z Ай бұрын
ASC walal muuse dable maad raadisid ninkaas ayaan kaa sugaynee
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Long live SNM
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
MUJAAHIDKA IYO NAASIR WAAN IDIN SALAAMAYAA
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
wllo i sheega inaa moge wayo ninkani wayo
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 20 күн бұрын
Wl labadu waa habar yoonis xirsi cismaan laandheere caynaanshe ah
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
Why don't you use an AI to remove the background noise?
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Waadmahadsan Tahay Geesi SNM 🩸
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Qabyaaladu ninkii faqashta ahaa sarkaal ka dhigtay ninkii miskiinka ahaana dishay waa qadiyad la aanta s n m
@HardTalk1
@HardTalk1 Ай бұрын
Cabdilaahi Biixi ii sheega
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Ай бұрын
Habarjeclo , Reer Biniin, odaygii wakaalladda biyaha Burco haysan jiray 1980s ee Xasan Biixi ayay walaalo ahaayeen haddaad Burcadii hore tahay, odaygii Faarraddii ugu horreysay Burco lahaa ee Xaaji Diiriye isaguna adeer ayuu u ahaa, nin Full Colonel ah ayuu ahaa ciidankii xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS)....!!!!. Markii Snm ay weerartay xeradii Boodhley 1986kii oo halkaas askar aad ubadan ku laayeen isagaa xeradaas haystay waana la dili karaayey ee rag baa yidhi waa nin raga oo maalin uun wax ina tari kara ee sii daaya...!@@@.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 20 күн бұрын
Waa kornayl habar jeclo ahaa oo guutada madaafiicda dawlada ayuu haystay
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Ай бұрын
Geesi geesi dhalay nolow wa mujahid xag uso diriray
@haajiyuusuf
@haajiyuusuf Ай бұрын
Soomali oo dhan wa isla qirtay mj inay gob yihiin Nin aan sxbo nahay ba wuxu i yidhi raga waxad is bartaan markaad jid wad martaan jidiina wadaagtaan intaas ba mj wx kaga wanagsan ma arag .
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Ninkaas Maxkamad Halaltiigsado wasakhaas
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Ай бұрын
Ninkaaa wax badan baan la kulmay sheekaysnay waa halaag
@HAYKAL377
@HAYKAL377 Ай бұрын
Waraysugu shan malin ka dib ayaan ninkan arkay saka waa shaqale shurkaded hada
@abudarda00
@abudarda00 Ай бұрын
Dadka meel qaylo badan haku wareysanina walaalyaal suxufi nidaam bey leedahay wa qiso xiiso leh laakin waxba lagama maqlo maqaayad ba dadka ku wareysaneysiin
@mohamedibrahimex-burao596
@mohamedibrahimex-burao596 Ай бұрын
GEESIGA BIRTA AH HALYEY QARAN
@user-vt8ek7hg9z
@user-vt8ek7hg9z Ай бұрын
Asxaabey muuse dable aynu kawada codsano inuu inoo baadi doono ninkaas baa xogbadan hayee
@zakariyaahmed9029
@zakariyaahmed9029 Ай бұрын
Muuse dable aad ban anago badan idinka codsanayna bahda CBA MUSE DABLE MUUSE DABLE
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Ай бұрын
Waar ninkaaz ha la raadiyo azxaapta cba tv walipa naazir Colombia
@gureyahmed6769
@gureyahmed6769 Ай бұрын
Alle cimriga ha u barakeeyo inta nool, intii dhimatayna ha u naxariisto. Waxan rajaynayaa inaan taariikhdaa uga daaiidaysano si aan u horumari lahyn.
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Waar Mic doono cidi kuma maqlaynee Naasirow.
@SaidMose
@SaidMose Ай бұрын
War mahad carshe waa aqaan
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Ай бұрын
Asc bah,da cbAtv bacda salaan waraysigan macluumaadki hordhac uhaan jiray cvga qofka kuma jiro waraydiga marka xagee wax ka khaldanyihiin
@CBA_TV
@CBA_TV Ай бұрын
Waxaa horeysay qaybtii koowaad
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Too much introduction. Hordhaca badan ka daaya
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 Ай бұрын
Meel buuqaad ku duubtay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
♥️🤍💚🫶🏻
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Ninkan waxba laga maqli maayo buuq baa kufuran
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН