ADEER WAX BAA KAA QALDAN, EE DIB CADEEMO U RAADSO. , NINKA CAALIMKA UGU SAREEYO QUSUUSIDA WUXUU AHA ABGAL MAGACIISA WUXUU AH SHIIKH AXMED FIQI. SHIIKH AXMED FIQI WUXUU AHAA NINKII AAS AASAY DOWLADA DARAWIISHTA, SAYID WAXAA CILMIGA BARAY SHIIKH AXMED-FIQI MAGAALADA BARBARA MUDDO LABO SANO AH, KADIB ALXIJAAS U KA XEEYAY , TAARIIKHDA WAA HEEYNAA
@OB-xk8hh Жыл бұрын
Ninkan waryaha waa war ma nog
@galmudug1044 Жыл бұрын
Sax
@OB-xk8hh Жыл бұрын
Tariikhda canjeel tal waa oo run waa kan, *kzbin.info/www/bejne/nKeWfaSrYqh1qdU*
@aa.aftaag32723 жыл бұрын
Saaxiib taariikhda wax weyn baa kaa maqan shirqoolkan waxaa abaabulay nin la odhan jirey cabdale shixiri oo aadan madoobe ahaa waa beesha madaxweyne siilaanyo ina shixiri wuxuu ahaa ninka arimaha debeda iyo hub iibsiga u qaabilsan daraawiishta Wuxuu ku mucaaraday ina cabdile xasan ka dibna lix wadaad oo caan ah ayuu ka kaxaystay somaliland wuxuu u geeyey wadaadkii ina cabdile xasan macalinkiisa ahaa oo uu dariiqada kasoo qaatay oo fadhigiisu ahaa maka Ka dibna ina shixiri iyo wadaadadii la socday waxay u sheegeen shiikhii In ina cabdile xasan dariiqadii bedelay dadkiina laayey oo gaalaysiiyey wixii ay isku ogaayeena uu ka baxay Intaa ka dib wadaadkii macalinka u ahaa ina cabdile xasan waraaq buu soo qoray uu ku canaananayo mansabkana uu kaga xayuubinayo Dabadeed warqadii ayaa la keenay xaruntii daraawiish oo maalintaa eyl ahayd halkaa baa laga akhriyey wixii ku yaaley ka dibna sidaa aad sheegtay ayay wax u dheceen markaa saaxiib taariikhda qaybteeda hore soo akhri oo soo bandhig si sheekadu u macaanaato Ina shixiri waa ninka ku jira gabayada maxamed cabdile xasan Ee uu leeyahay Dib u arki meysid ina shixiriyoow gabanadaadiiye Ingiriis u qayshatay iyo Kufriga daba dhahlaysaaba Aakhiritaankii waxaa la sheegaa in caruurtiisii uu laayey oo aan waxba ka baxsan ina shixirina uu debedaha u cararay
@OB-xk8hh Жыл бұрын
Sax waa warye miskiin ah, hala yaabin
@OB-xk8hh Жыл бұрын
**DOOWLADII DARAWIISHTA IYO GUMEESTIHII BRITISHKA, SHIIKH AXMED FIQI OO AHAA ABGAAL OWBAKAR IYO SAYID MAXAMAD CABDULE OO AHAA OGAADEEN BAH GARI WAXEEY AHAAYEEN XIDID, WAXEEY KALA QABEEN INAN IYO HOOYADEED , SAYIDKA WUXUU QABAY BARNI MAXAMUUD SUGULE OO AHEEYD DHULBAHANTE BAH ARARSAME, SHIIKH AXMED FIQI WUXUU QABAY XADDIYO AADAN OOGLE OO AHEEYD DHULBAHANTE REER HAGAR, ,------------------------ Gabaydii SAYIDKA ka tiriyay shiikh axmed fiqi oo ahaa abgaal, Gabaydii waxaa ka mid ah, -----------------'----------------------------(Sakaar waxaan ugooyiyo waxaan, uma u daadshaaba Shiikh Axmed-Fiqi Sawaab kagama helin, sadaqadaydiiye Sannahaabadiisaanan abid, kari hayne Saniciisa baas iyo hadduu, saxalku ii keenay Subaac qooqan baa iigu yimid, sabada ciideede Inuu ferenji ii soo sawiray, waw su’aal qabaye Subbeehigu wuxuu igu khatalay, saahid baan ahaye Safiihnimadu waatuu dorraad, gaal u saacidaye Soddon jeer ka badan ceeb intuu, saancaddu falaye Markaan sebi ahaa iyo haddaan, suurad oday yeeshay Saama
@OB-xk8hh Жыл бұрын
Tariikhda canjeel tal waa oo run ta waa kan, *kzbin.info/www/bejne/nKeWfaSrYqh1qdU*