Lamumba Iyo Soomaalida | Ujeedada Waftigii Somalia Ee Lamumba Casuumay | Danjire Qaybe

  Рет қаралды 42,588

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatul firdowsa Allah ha ka warabiyo,Allah ha u nuuriyo qabriga, kitaabka gacanta midiga Allah ha siyo Aamiin
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 4 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 guul
@panafrican5715
@panafrican5715 4 жыл бұрын
Allah ha uu naxaristo Axmed Maxamed Adan (Qaybe) ubti wuxu aha nin wadani ah oo si dacad ah dalkisa iyo dadkisaba ugu shaqeyey. Allahay waxan kaga baryey in uu janadatul fardosa ka warabiyo. Amiin ya Rab
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 жыл бұрын
Amiin walaal Ilaahay ha u naxariisto
@museali7468
@museali7468 3 жыл бұрын
Alle how naxaristo awoogay
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 4 жыл бұрын
Thank you bro
@shantasoomali1058
@shantasoomali1058 4 жыл бұрын
Qeypta xigta inta sugaysa like iisara
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 жыл бұрын
Mahadsanid.
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Soo badi buuga qaybe
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 4 жыл бұрын
waa Buug xiiso badan saw maaha walaal?
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Qaybe allaah haw naxariisto dublamaasi wayn ayuu ahaa buuggan yaa qoray
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 4 жыл бұрын
@@gedefletv6049 Rabbi ha u naxariisto haa walaal diblomaasi weyn oo xilalka ugu sarreeya diblomaasiyadda ka soo qabtay ayuu ahaa. waa buug kooban oo xusuus qof ah oo uu isagu qoray intii uu noola waxaana soo ururiyey Boobe Yuusuf Ducaale.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
@@QAAMUUS_PODCAST haa mahadsanid boobena waan salaamayaa waayo boobe waa qoraa qiimo badan mar haduu gartay ninkaa soomaaliga ah ee walaalkaaya yeyaan taariikhdiisu duugoobin qof kasta oo soomaaliya faaiido ayey u tahay waayo qaybe wuxuu ahaa safiirka wakiil soonaaliya uga noqday shanta fiito baawarka leh iyo U.N intaba
@libaaxsare6986
@libaaxsare6986 4 жыл бұрын
Cajiib
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
Alla yaa raxma
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 4 жыл бұрын
Qamuus
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 4 жыл бұрын
Shukran sxp
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
Saiir
@mohamudfunny3967
@mohamudfunny3967 4 жыл бұрын
Sxp waan kugu xiranhy
@cawaleyareibnufaarax4628
@cawaleyareibnufaarax4628 4 жыл бұрын
💚💭❤
@mahadmohamedshire4558
@mahadmohamedshire4558 4 жыл бұрын
Runtii buugaa qaybe inaba caadi maaha waa buug aan waxbadan ka ogaaday
@AssanoAbdullah
@AssanoAbdullah 4 жыл бұрын
Waxa layab leh inan Manta anigana Congo joga
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 жыл бұрын
Maashaa aLLAAH.
@mowgayare916
@mowgayare916 4 жыл бұрын
Qaamuus sxb aan kuugu daree gabaygaa AHUN tee timacade Godka waxa u qoday hamarshol waa gaduu rabaye. (Deg Hamarshol ) waxa uu ahaa xoghayihii qaramada midoobay ee wakhtigaa wuxuu ahaana masaari shil diyaaradeed ayuu ku dhintay isna
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Waqn kula socdaa saaxiib Xageed ku nooshahay sxb
@SKY-pf7sl
@SKY-pf7sl 4 жыл бұрын
HALKAA WAXAA KA MUUQATA SOMALIDU INAY AHEEYEEN DAD AAN LA GAADI KARIN KARTI IYO GARASHO DHEER KUWA MAANTA JOOGAANA QABIIL IYO GOBALAYSI AYAY KA DHAMAAN WAAYEEN
@baxsanqaaliofficial2707
@baxsanqaaliofficial2707 4 жыл бұрын
Katonka kajanka lumumba
@barkhadhassan4378
@barkhadhassan4378 2 ай бұрын
Patrice lumumbaa wuxu ahaa geesi afrikaan ah wuxu ahaa nin uu dhaashay afrikaa oo dhan Wuxuu ahaa nin dhiig afrikaa uu ahaa indho balse afrikaa uu noqonwayday tuu dooneyaay
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
Geerida Lumumbaa wadnuhu noo geglee yahay, waa run mar aan isku dayay inaan aqriyo buuga Patrice Lumumba ayaan ooyin la baroorta. RIP Patric Lumumba
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 жыл бұрын
Thanks B Mahamed
@mowgayare916
@mowgayare916 4 жыл бұрын
@@QAAMUUS sxb thnks gabaygaa AHUN tee timacade awoowgay aan kuugu daree Godka waxa u qoday hamarshol waa gaduu rabaye. (deg hamarshol) kaa awoowgay sheegayo waxa uu ahaa xoghayihii qaramada midoobay ee wakhtigaa wuxuu ahaana masaari shil diyaaradeed ayuu ku dhintay isna dhawr iyo 60kii
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 жыл бұрын
Kuwe. Gowracay. Lamuunbe. Kuwee. Africaanka. Gaasiray. Sticmaar. Yuu. Naso. Galin. Ee gaar. Ka. Qabo. Sidi. Gaandi.gudumo.qaato.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН