Barnamijkan quruxda bdan iyo wariyaha daa dihinayaba aad ayuu u qurux bdan yahay wadankena horumar ween ayuu ku talabsaday astaan team horay usocda barnamijyada soo badiya from USA
@munazaladaan82893 жыл бұрын
Wlhi wilkaan waxa kanasiib badan wali ma arkin pro hormar wacan 💯❣️❣️💥💪
Haa walee ani xitaa afkiii kisi oo dhahy lkn dhawan oo doortay Hambalyo lee nahy 💯❤️🙏🏽
@SSTV50803 жыл бұрын
Team astaan soonka dartiis iyo soomaalinimo iiga farxiya asxaabeey SUBSCRIBE like iyo share hanala dhaafina mahadsan waa codsi
@shadiamohamed91013 жыл бұрын
Wan kusaray wllshey
@abdinorhaji63303 жыл бұрын
Hambalyo my teacher abdi hakiim m,a wxbdana waan ka fa iidnay keep going teacher 🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mustafexaawadle3 жыл бұрын
Dareenkaygu hadda waa nin soo dalaaday aad ayaan kuu salaamayaa sxp.
@solostgen38623 жыл бұрын
ASTAAN TV Waxaan Ka Codsanayaa Su 'aalaha Adag 🤣🤗✌
@ahmedhassan71983 жыл бұрын
Cabdi xakiim ancamta guul ayanku raheyna
@faridaxaji68213 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha hor mar wacan Ramadan Mubarak ⭐🌙⭐🌙❤❤❤❤
@aaminoismaciil70963 жыл бұрын
Mnsha allh browaa nasiib wanaagsanhy
@Abdihakim.Ali_103 жыл бұрын
Mnshllh Wiil.Nasiip Badan Oo Degan Ka Muuqato Hamplyo Bro👑👏
@mahadabdi85473 жыл бұрын
Team ahmed gurey is mujiya sxb sre royakean nin culus wan ku slamay
@besharbashir70633 жыл бұрын
Astaan tv runtii waan u bogay
@sahro111saharo83 жыл бұрын
Masha allah guul guul wacan🥰🥰👍
@suuusaaran79923 жыл бұрын
Waad dadaashay su’aasha aad ku dhacaday waa qatar
@gacalkaDoyiyoDiinsoor3 жыл бұрын
WALAAL IGA FARXI 🛎️SUBSCRIBE 👈ALLAH HA KAA FARXIYEE🙏 MAHAD SANID🥰
@abdallahabdulwahabsheikh76133 жыл бұрын
Computerka waxaa la iqtiraacay 1943 | 1944 waa qalad | Started in 1943, the ENIAC computing system was built by John Mauchly and J. Presper Eckert at the Moore School of Electrical Engineering of the University of Pennsylvania. Because of its electronic, as opposed to electromechanical, technology, it is over 1,000 times faster than any previous computer.
@kadanisa10143 жыл бұрын
Maasha allaah waa wiil Wada nasiib ah
@nasraahmed11693 жыл бұрын
nasiib wacana maasha allah congrats
@foxeyplayz75243 жыл бұрын
Well done cabdixakim thanks astaan iyo Abbas
@elhaamabdulahi96283 жыл бұрын
Oo congratulation
@zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan meel fiican insha Allah igarsiiya
Asc Astaan tv, mahadsanidin horta Marka 2aad waxaan qabaa su'aashi cabdixakiin laweydiiyay ee uu ku hadhay iney khaldanayd qaabka loo dhigay Cudur aan faafin micnaheedu waxaa loo fahmi karaa, jidhka mid ku faafa Cudur la is qaadsiiyo inaad u dhigtaan ayaan the jeclaan lahaa shaqsi ahaan. Hadaan khaldanahayna bini'aadam baan ahay, lkn wa aragtidayda
Astaan tv yaa igu cawinayo inan kaqayb galo barnamijkan pleaze
@flystarsyoutubechannel90673 жыл бұрын
Cabdi xakiin waa wiil reer axmed gurey ah hambalyo wll $500 dolar kuguuleestey Reet axmed aqoon ugu imow
@rayda33573 жыл бұрын
Reer axmed gurey miyaa???? Mashallah was cidaydii🥰🥰
@flystarsyoutubechannel90673 жыл бұрын
Haa wllshey
@rayda33573 жыл бұрын
@@flystarsyoutubechannel9067 Reer iimey ama Babiile ?
@ogaanshahadunida3 жыл бұрын
suaasha 29:20 kansarka waa cudur faafa, hadii oo kaaga dhaco meel oo aan la daawayn waa faafayaa oo jirka dhan ayoon ku faafayaa, mise jawaabtooda ayaa saxan
@shaficihusen9643 жыл бұрын
Abdixakin wan kuwataa bro
@kastaro44853 жыл бұрын
Lakin su’ashii ugu fududeyd ayad gaftay waka shakiyey miya ugu tala gashay anyway guul ugu danbayn
@cadka_lyrics3 жыл бұрын
Keep going Picture 💯✅
@hassanaddow73503 жыл бұрын
Macalin Jaamacadeed Oo Aan Garaneyn Caasimada Canada Yaab Wlhi
@somaliboy1533 жыл бұрын
Ani Toronto ayaan zu maleynayay balse maha😂😂
@liimashow93783 жыл бұрын
Aqoon miyaa inuu aqoodo caasimafa canada adigaa jaahil u eg
@farooleyre99173 жыл бұрын
Yanan lagula yaabin
@rozaaquen69783 жыл бұрын
Mzeeer PdniDa🧐😹
@abdyhrsy78993 жыл бұрын
Aqoonta guud khasab ma aha qofku inuu yaqaan. Dalka aan ku noolahay ee Mareykanka dadkiisu siday u badan yihiin ma yaqaannaan caasimadaha goboladooda. Sidoo kale, dad badan oo reer Mareykan ah Africa waxay u haystaan in ay tahay dal.
@nadamuqtar60863 жыл бұрын
Masha allh hambalyo is lakiin suaasha cancer ka waa suaal qaldan 2wada jawaabbo way leedahay wuufaafaa oo jirkoo dhan ayuu kufaafaa lakiin leeskumadaarto
@drabdulrahmanosman57363 жыл бұрын
Aad iyo aad waxa ku habooneed in ay dhahaan mala isqaadsiin karaa markas wa maya lkn hadii la dhaho mafaafo wa qalad
@fardousqalidumar48753 жыл бұрын
Lacagta check maxaa looga dhigi waayay misa Camara marka la damiyo waa prank ee lacagi ma jirto ree Astaan TV waan shikinay Barmamujka Kasmaal ee Somtel ee Hargaysa ka socda check waa la tusaa Camara so prank miyaa wixiina 🤔🤔
@abdifatahahmedqasin42353 жыл бұрын
Masha Allah hamplyo kun iyo kow jeer
@shabeelmudug93393 жыл бұрын
Maa shaa allah
@shukriaelmi79273 жыл бұрын
abdikarin Elm congratulation
@farxaanwali33293 жыл бұрын
Masha Allah
@ibrahimmustaf77983 жыл бұрын
Reer Axmed gurey is muujiya
@zucduuushozzzman3 жыл бұрын
Hhadi aan u bahanhy ina ka qebgalo sidee ugu qeybgala qof 11 jiro maka qeyb gali kara
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah wa bishii qur aanka
@mohawadanioffical80923 жыл бұрын
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@sumayoabdilkdirsumayoabdil58223 жыл бұрын
Dadiyaha barnamijka magaciis neh ? Plz ila sowadag qofki yaqaan
@hooyadamaanta62203 жыл бұрын
Abas Abdi
@kadijalove47693 жыл бұрын
Dhagoool maa tahy barnaamijka dhamaaadka dhageeeso 🤣🤣🤣
@nasraabdiweli86543 жыл бұрын
weydiimo
@khadradeganmaxamud2183 жыл бұрын
Apowe ninka tebiyaha ah sethy magaca noh😭
@aroneyare87923 жыл бұрын
Qabka u dadihinayo aya ka heshay miya mise wax kala jira? Kaftan
@rozaaquen69783 жыл бұрын
😹😹FarxiYoz la DhaHa😹😹
@xaraggoelmi44173 жыл бұрын
Abass waaye
@mohamednuur12573 жыл бұрын
Kaas maxaa ka rabtaa
@Dr.Cukaash123 жыл бұрын
Astan waa beyntina su,asha ugudanbeyso cancer ku woo faafa ila uu garo jirka oodhan hduu mar faafo waxba laka,ma qabankaro so su,asha astan masaxin wiilka na masaxnin iska soohubiya su,aalaha
Barnaamijka Magaciisa ( Yaa Raba inuu ku Guuleeysto 1000 dollar ) Sidaas Saxda Ma aheeynoo
@ifraxhilowle61813 жыл бұрын
Wlllhi tan qiyaaaano waaye yarkan waa sax su'aal shaanan labada dhinac markii lafiiriyo faafitan ka dadka inuu ku faafo ama inuu jirka ku faafo dadka kuma faafi karo cudurkan lkn jirkada wuu ku faafi karaaa 🥲🥲🥲astaaan qiyaaano kama dhamaato
@kinghindiholish10163 жыл бұрын
Su aasha Coputerku waaa khalad sabab too waxaa la aas asay 1943
@hilalsaid39663 жыл бұрын
Macalinka suaalo adagaa ku soo aaday
@atriplex20653 жыл бұрын
Sideee oga qeyb gali KARAA tartanka ama barnaamijkan HALAYGA CAAWIYO ASTAAN
@hasanjimcaale42573 жыл бұрын
labada fursadood in aad ka dhigtaan ayaa fiican 50/50
@cabdiqanimaxamud53283 жыл бұрын
Aad baan uxiiseeyaa
@fatiimaabdi72293 жыл бұрын
Hambalyo Masha allah
@99Zaria.3 жыл бұрын
The wording on the last question was not fair
@hassanmahamed11413 жыл бұрын
Macalin ka buufis mahaayo caasimada canada 🇨🇦 hadoowba 50/50 gali nabee qolaan Kampala kusoo arkay maahan
@bundubcosta91403 жыл бұрын
Hhhhhhh benta maha wale rer uganda group 5
@naeemaabdi94763 жыл бұрын
Cabdi xakiim waa laga qaldanyahay. Cancer ka ma cudu4 "gudbo" ama cudur "la is qabadsiiyo" miyaa inaa dhahdaan bay. Dabcan cancer waa cudur lkn jirka qofka uu ku dhaco ayuu ku faafa lkn la isma qabadsiiyo. The question was misleading. You guys should properly employ somali literacy teachers when preparing the questions. I'd suggested you guys add $100 for this guy hadii xaq la rabo
@caaishaibrahiimhussein70303 жыл бұрын
Astaan sidee wax u wadiin cancer waa cudur faafa mesha oo qofka ugu dhaca waa la jaraa si uuna ufaafin cudurkaas
@rabiiissa26933 жыл бұрын
Right? Waa su’aal dadka confuse ku rideyso. Ayaga waxay ula jeedaan ma u faafo sida hargabka, TB ama tiibashada iyo coronaha. Canaerka qofka uu ku dhacay gudihiisa ayuu ku faafaa qof kle uma gudbo.lkn su’aasha in si kle ay u dhigaan ayey eheed.
@khadijaahmed22533 жыл бұрын
Gudaha jirka meesha uu ka bilaabmo hadaan laga gaarin xubin/xubno kale uu ku faafaa lkn qofka qabo haduu qof caafimaad qabo la kulmo ma qaadi karo cudurka, cudurada lakala qaado sida hergabka iyo virus ka maahan
@Zeinn_tupe3 жыл бұрын
Aaar ninkanaa waa waxkle nasiib badanaa
@thequeen75243 жыл бұрын
Very lucky guy
@kaalmoofficial86453 жыл бұрын
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malahan
@diiqabuuloxuubey50783 жыл бұрын
Barnamishkaan ina kaqeb qaata rabaa xarunta waa intee
@xaraggoelmi44173 жыл бұрын
Barnaamijkan horay ayaa loo duuby ramadanti kahor 😌
@mowofficialcw95343 жыл бұрын
Congrats 💯
@alimoha12093 жыл бұрын
Industrial refuletion s Rushia isn't uk stanrv ok keep going me ABAS keep going brother thank you
@MACH82353 жыл бұрын
Asc
@jowharcalixuseen25713 жыл бұрын
Maxaa jamacada banaadir lee maa loo qabtaa barnaamijkaan se cml
@mubarikabdalla59633 жыл бұрын
First computer was found 1973
@khaalidshoobi62543 жыл бұрын
Asc sodhawad
@aronmooy39393 жыл бұрын
waxaa lo bahnaa in aad dhahdo nabi ciise cs ama aado sidaa u so gabiso rususha
Qaybta dorashadu way yartay sodon sikin jawaab kadisa laba qof iskuma wadarsan karan hadal hal minid qofku wax wuu kufahmi karaa wanuu ku jawabi karaa
@farooleyre99173 жыл бұрын
Google in lagu search gareeyo ladidaya
@hawomohamed5073 жыл бұрын
@@farooleyre9917 ishaa ka tuurtay
@tripleC223 жыл бұрын
Suaasha cancer ka aad Bey u fududeyd Suaalo ka dhib Bdn ka jawaabtay Naziibku waa halkiisa Inaa intaas qaatado kuu qorneyd HampalyoH HampalyoH HampalyoH
@saadohassanahmed98363 жыл бұрын
Yes c waye
@MACH82353 жыл бұрын
Hallo
@rahmarage2543 жыл бұрын
Astan waa qaldantihin cancerka wuu fafaha ee waxa aan aqoon u lehen ha weydinina dadka wah
@khayrallesii82783 жыл бұрын
Kansarka waa xanuun la is qaadsiiyo , iyo mid aan la is qaadsiin. Sidaas ayay u jeedeen.
@khayrallesii82783 жыл бұрын
Qofka uu ku dhaco waa uu ku faafaa, laakiin lama kala qaado. Suaasha waxay ahayd inay dhahaan
@saadohassanahmed98363 жыл бұрын
Ottawa waye
@abdirahmanahmed25473 жыл бұрын
Suaasha u dambaysa waa ku yar degdegay ninkaasi
@minaladnat99843 жыл бұрын
Su, aasha cancerka waa ku qaladeen qaabka u qorteen