Weydiin Muhim ah | Miyaad u muuqataa mise dhab ayaad u tahay qof isku kalsoon?

  Рет қаралды 27,461

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Intta u muuqata in ay isku kalsoon tahay ee gudaha naafada ka ah ayaa badan, barnaamijyada iyo buugta dhiirrigalinta ah ayaana sababay.

Пікірлер: 111
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Asc Waa kan Linkiga Iiqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho. Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1
@wllibros4313
@wllibros4313 3 жыл бұрын
Sxb ii sheeg software ka aad ku duubto codka?
@Quranrecitation1345
@Quranrecitation1345 3 жыл бұрын
zxp adan Wadanka gudihiisa malaga helikaraa
@awilmax1028
@awilmax1028 3 жыл бұрын
aad iyo aad umahadsantahay aadan sahan wan ka faaiiday wll
@apdalamohameth6683
@apdalamohameth6683 3 жыл бұрын
Zxp inla isqurxiyo mxaa Ka Jira Lpx isoo ja aab
@العلماءالربانيين-ب4ك
@العلماءالربانيين-ب4ك 3 жыл бұрын
Alle hakaa ajar siiyo walaalkay aadan marwaliba waa dadaashaa Alle haku garab galo Mid ayaan kaa cidsanlahayn oo ah inaad soo samayso muuqaallo kusaabsan xikmadihi culimadeenii islaamka iyo taarikhaheeni islaamka ragii saamaynta kulahaa جزاك الله خيرا اخي العزيز الله يحفظك حياك الله
@abduqadirabdirahman7706
@abduqadirabdirahman7706 3 жыл бұрын
Wllhi waxaan iskuulka ka baran ayaan kaa bartay Walaal 😍😍🥰 ilaahay Haku Xifdiyo
@abdirahmansalad7485
@abdirahmansalad7485 3 жыл бұрын
Sxb mucjiso ba thy Allah ha kuxufdiyo inshalh
@abdiarab999
@abdiarab999 3 жыл бұрын
Masha Allah jasaakallah wll wax badan oo muhiim ah ayaan ka fahmay muuqaalkaan
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
Walaal wad mahadsantahay ,abaal an kugu haya videoyaydada.💛
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 жыл бұрын
War Talo wax ku uul ah wlle mahadsanida inaader👍❤
@barwixassan4707
@barwixassan4707 3 жыл бұрын
الثقت هي طيبت النفس والإحترام بدات ونقاوة القلب الثقه بالنفس هي اللتي تجعل من العصفور صغرا ومن الورد حديقه ومن الحلم حقيقه
@boyga752
@boyga752 3 жыл бұрын
maxamed cabdi cali zhukran.♥️
@faysalmuxamedxoosh6727
@faysalmuxamedxoosh6727 3 жыл бұрын
Mashaallah mawduuc aan rabnay ayaad ka hadashay sxp aadan mahadsanid by bye
@abdirzakmohamet1570
@abdirzakmohamet1570 3 жыл бұрын
waxaan kuxirnahay mudo badan waxaana ka helay aqoon kabadan intaaan kuhelay buuga iyo qalinka mahadsanid aadam ina adeer
@halyeychanel6019
@halyeychanel6019 3 жыл бұрын
masha allah wn kugu kalsoonahay sida aad noola jeceshahay inaan noqono aqoonyahano
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid ustad Aadan jasaakallaah
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Ustaad Aadan Salaamullah Walaalkeen.
@FatimaMarwoh
@FatimaMarwoh 3 жыл бұрын
Masha allah hore u soco wllky, kalsoonidu waa dareen gudeed oo kuu sheegaya qiimahaaga iyo tamarta ficil ee ka dhalata
@Qariib
@Qariib 3 жыл бұрын
Shukran ustaad Geesimada waa in aad samayso waxa saxdaa adoo xataa cabsanay 🙂 Aadan qoute
@mouminelmi4794
@mouminelmi4794 3 жыл бұрын
From Djibouti. Keep going sxb. Continue comme ça
@dhaashane1
@dhaashane1 3 жыл бұрын
War su'aal Ma naftaydaan ku kalsoonaada mise ILAHAY baan ku kalsoonaada . 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 Anigu waxaan aamin sanahay mid labadan ba inyar ka duwan waana Inaad ILAHAY na Aaminto , adna aad karti Iska baadho , ama si kale ILAHAY OO aad Aaminto iyo naftaadood ku qanacsanaato . Waad igu raaci kartaa ama igu diidi kartaa .
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Waaba inTaas uun sxb waa Inaad Allah aaminsan tahay naftaadana ku qanacsan tahay👍 Markaas adiga ayaa dadka ugu horeeya
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 3 жыл бұрын
@@KhanYunis7 xaqiiqdee meesheeda dhigtay brother
@ahmethsaed9551
@ahmethsaed9551 3 жыл бұрын
Mohamed abdi Ali iyo adan sahan Mahdsanidiin Culimo
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
wcs masha allah mahadsanid wll allah ku sharfo
@nihaalabdirahman6586
@nihaalabdirahman6586 3 жыл бұрын
Waa halka qodob ee aan dareemo in u iga maqanyahay😥
@daahircabdulahi1446
@daahircabdulahi1446 3 жыл бұрын
M.a more respect
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
Mowduuc cajiib ah..masha Allah. Mahadsanid...💔❤🤍💚💯
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 3 жыл бұрын
Tageeran Kuu ahay ♥️❤️
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll Adam
@cabdinaasirmaxamuud697
@cabdinaasirmaxamuud697 3 жыл бұрын
Waaaw m.a my prother thank you go ahead
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Masha Allah my teacher keep going thanks
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 3 жыл бұрын
Qofka isku kalsoon xtta dadka aya iska jecel So kle iso booqda inshlh
@geesejows3347
@geesejows3347 3 жыл бұрын
Thanks legend.....
@ugbaadabdi9870
@ugbaadabdi9870 3 жыл бұрын
Aad baan u jeclahay barnaamijyada cilmi nafsiga ah
@cusmaancizudiin5511
@cusmaancizudiin5511 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@califaaiido3538
@califaaiido3538 3 жыл бұрын
macalin wan ku waynay wlhi xagi taariikhda iyo buugagtodi video noga soo diyaari
@zaki_h8393
@zaki_h8393 3 жыл бұрын
Kalsooni waa Aqbalida waxa aad tahay iyo ku dhiirashada waxa aad rabto. Taasna ma kasban kartid hadii aanad kala saarayn meelaha aad ku wanagsanyahay iyo meelaha aad ku xuntahay.
@warfaismael3927
@warfaismael3927 3 жыл бұрын
Legend always legend keep going Adan 👍👍
@shaarubsheelane6155
@shaarubsheelane6155 3 жыл бұрын
Mnsha allah wllo
@deeqaaxmed9240
@deeqaaxmed9240 3 жыл бұрын
Aadanoow ina adeer maalinkasta waxaan maqlaa guul gaadh guushaada gaadh guushaa zxp iisheeg
@csalaanfaaraxaxmedwayd8835
@csalaanfaaraxaxmedwayd8835 3 жыл бұрын
Waad mahad santahay zxp
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Libah sareh ❣
@justinmarvel7596
@justinmarvel7596 3 жыл бұрын
Afkhanistan waxakasocda iyo sawabta uu maraykan oga baxy noso samee 🤚
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 3 жыл бұрын
Wan salmy wixiii af somali ku hdla🥰👑
@Sahin534
@Sahin534 3 жыл бұрын
This is good idea
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@mohamedarab9084
@mohamedarab9084 3 жыл бұрын
what a content really loved it !! 💚
@AbdirahmanAhmedAhmed
@AbdirahmanAhmedAhmed 3 жыл бұрын
Facts 💯
@Shaydanwase
@Shaydanwase 3 жыл бұрын
Adanow buugag taarikh ah oo aad qortay Ayan u bahnaa Ee xagee ayan ka heli kara
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Wll buugteenna dhawr ayaa soo baxy, Iqra Books kala xidhiidh boggooda fb
@abdikarimhuseenguuled8014
@abdikarimhuseenguuled8014 3 жыл бұрын
Guuleyso abti qali nin rageed
@cabdiismaaciil708
@cabdiismaaciil708 3 жыл бұрын
Masha allah
@yahyemohamed12
@yahyemohamed12 3 жыл бұрын
Ifiyaha nolosha samankan ✋
@amranibrahim7067
@amranibrahim7067 3 жыл бұрын
Wll waxaad kasoo hadashaa arrintaan fadxiya cabsiiye ee ah in ninka xaaskiisu xoog wax uga qaato. Mahadsanid
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Maxamed cabdi Cali waayo arag dhameys tiran
@xasanturky1935
@xasanturky1935 3 жыл бұрын
Keep going zxpqali
@raageyare681
@raageyare681 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@samiiraahmed5771
@samiiraahmed5771 3 жыл бұрын
Zxp Aftahanbaad tahay
@talyaanitube7409
@talyaanitube7409 3 жыл бұрын
Adan hadda ka hor oo hargeysa aynu ku kulaney maqaaxida nawar xili qado ah kuma garan ilaa ad hadashay wan ku salaamaya
@cabdiwalimohammed5441
@cabdiwalimohammed5441 3 жыл бұрын
Ustaad plz plz plz ninkan tarikhdiisa iyo waxa uu yahay noso diyaari asxbey waa sheeko xiso badan ee like Sara jeffrey epstein Island
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 3 жыл бұрын
Hadaladadu wey is burinayan wa aragtideyda baqdin guul laguma gaadho ficil saxa samee adigoo baqaya marka waxad tahey geesi waa sidan na tidhi lakin sxb siden ficil u sameya anigoo baqaya xata hadan sameeyo wax ban qaldaya niyow wan dhageysta daawadana muuqaladada lkn ka hadlida mabduucyada ku saabsan kalsoonidu maha macduucyada aqoonta ad u leedahey kalsoonidana waxan u aqanaa ku dhaqaaq ficil kula saxan lkn hadiiba aad dooratey ku dhaqaaqida ficilkas looma mahna cabsi sabobto ah cabsidu waxey ku kalifta qofka in uu ka hadho ficilkiisi isagon dhaman amba gaadhin halku rabey . Qaado dhaleeceynteyda iskana shaandhee ka dibna iska shaki ilen waxad u muuqata in aad adigu laftarkaga kalsoonida naftadu shaki ku jirto wasalamucaleykum
@amiiraaxmed4275
@amiiraaxmed4275 3 жыл бұрын
Asc Wllo aadan buugagtii mada soo dabicn wad laraagtay wllo
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 2 жыл бұрын
A s c Adan sahan) waxaad iga furtay silsilo igu xirnaa kheer Allah haku ku cawaal mariyo
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks
@gibillechanel5728
@gibillechanel5728 3 жыл бұрын
Asc zxp aadan waan ku salaame waxaan kaa cudsanayaaa waxaad noosoodiyaarisaa sidee loo bartaa fagaaro kahadaka palic speaking
@khayr.shorts
@khayr.shorts 3 жыл бұрын
Aadanow mahad sanid sxp ♥️♥️
@cabdisalamcabdinuur3383
@cabdisalamcabdinuur3383 3 жыл бұрын
WaLaal aadan lamabrkaada iisheeg....
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 3 жыл бұрын
waa dhibaatooyinka haysta dadka isku sheega public speakers gaar ahaan somalilada iyagoon midhba kuu sheeginbad dhididka yaabtaa 😄
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 3 жыл бұрын
Be lgend
@musseabdi9233
@musseabdi9233 3 жыл бұрын
0:46 adaa kmid ahaa Aadanow sanadadii las0 dhafey
@afgaabjk9097
@afgaabjk9097 3 жыл бұрын
Zxb daalibaan iyo shabaab ma isku midbaa kasoo hadal
@ataakemoha6662
@ataakemoha6662 3 жыл бұрын
Sxb waxaa kaa codsaneynaa videoyaasha taariikhda ama siyaasada dowlahadaha
@adenmahdi5461
@adenmahdi5461 3 жыл бұрын
War aadan sxp waxaan raabna tariikh hooree sxp sidda xalyeeydi horee ee naaga daada skeeko Daan kaale waa codsi mahadsanid
@zirhamsa
@zirhamsa 3 жыл бұрын
Aadanow wll wxd kaso hadasha gbdhn hargeisa joogte ku doodeysa ninku xaaskisa hadu qasbo wa kufsi
@abdiwasacali9600
@abdiwasacali9600 3 жыл бұрын
Asc dhamaan waxaan salaamaya qof kasta oo qoraalkayga arkay. Intaa ka bacdi wll Aadan waxa jira nin magaciisu aad noogu soo noqnoqday waana maxamed cabdi cali . Ninkaasi mudooyinkii udanbeeyay waxa uu qayb laxaadle ka qaatey barnaamijyada aad soo galinayso bartaa markaa fadlan waxaan ka codsanayaa ninkaas hadii uu kanaal leeyahay inaad noo sheegtaa waa Arin muhima
@dauorad
@dauorad 3 жыл бұрын
ustad Marrka Qaar marka ay xalad ila soo daristo Waxan Darema Wal wal badan wal walkaas wax uu igu sabbaba ina Fashil kala kulmo arrintii i hesatay maxan samey walal??!
@maxamedfaxalka8622
@maxamedfaxalka8622 3 жыл бұрын
Qofku wxuu awooda dadaalka awooduna waa tarabi waa runtaa sxb
@mohamedabdaazizmohamed1852
@mohamedabdaazizmohamed1852 3 жыл бұрын
❤❤✊
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 3 жыл бұрын
Ascww, Walaal Aadan Waxaan kuweydiyey Kasoo Hadal Dadkani Ka cararayaa Wadankooda Hooyo ee Afghanistan,, kana Soo Hadal Waxaa Aay yihiin Talibaan ??? Fadlan Adigoo Mahadsan
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 3 жыл бұрын
First view waaryaa
@awilisse7870
@awilisse7870 3 жыл бұрын
First
@guledomar6184
@guledomar6184 3 жыл бұрын
Wll mad barnamij noogaso diyaarisid zodiac signs
@xamsetube9835
@xamsetube9835 3 жыл бұрын
Asc
@carafomedia3261
@carafomedia3261 3 жыл бұрын
Sideed u samaysaa
@Xogogaal-s4k
@Xogogaal-s4k 3 жыл бұрын
لسلام عليكم
@amiinyare3253
@amiinyare3253 3 жыл бұрын
Sxb no same qayb labad kalsonida nafta
@thekid7738
@thekid7738 3 жыл бұрын
✊🏾✊🏾
@iiddebay5720
@iiddebay5720 3 жыл бұрын
Asc somali mahmed
@justinmarvel7596
@justinmarvel7596 3 жыл бұрын
Sxb nooso samee biya xirenka Ethiopa iyo dagalda kasocda dexdeda yaa sabab uah 🤚🤚🇸🇴
@wllibros4313
@wllibros4313 3 жыл бұрын
Sxb ii sheeg software ka aad ku duubto codka?
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
Audacity
@abdirisaaqsaleebaan8063
@abdirisaaqsaleebaan8063 3 жыл бұрын
Waxaynu joognaa cahdi ay dadku badi maalaayacni yihiin bal waxaad eegtaa wiilkan ookale oo markasta muuqaalo fa,iido iyo cilmi xambarsan soo gudbiya hadana mahelo views udhigma kan ay helaan kuwa malayacniga kashaqeeya ee isaga lawakhtiga ahaa yaab wallahay
@saabawayhibinujilyar7370
@saabawayhibinujilyar7370 3 жыл бұрын
220k ayaa kugu xiran lkn 5k ayaa kudaawanaya maxay kudhacday
@carlosRivera-ue1ui
@carlosRivera-ue1ui 3 жыл бұрын
Asc wll mcne aadan sahan dawlada deeganka somalida ethiopia cashar naga sii vidioga danbe kaa sugaa wll mcn alx hadad soo nabad kacday
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 3 жыл бұрын
Cashar Sidee ah
@carlosRivera-ue1ui
@carlosRivera-ue1ui 3 жыл бұрын
micnaha vedio nooga soo samee
@faafintakhayrka7041
@faafintakhayrka7041 3 жыл бұрын
Aadan khadar cali ( aadan-sahan ) mahad sanid runtii waxaad in badan kobcisay garaad kayaga
@kaledelmialaahi90
@kaledelmialaahi90 3 жыл бұрын
Aadanow buugagti ma pdfba
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
May wll ee waa buug caadi ah
@kaledelmialaahi90
@kaledelmialaahi90 3 жыл бұрын
Mhdsnd
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 3 жыл бұрын
Aadanow you lose it baryahaan
@saalim1239
@saalim1239 3 жыл бұрын
0
@maxamedkaahin8809
@maxamedkaahin8809 3 жыл бұрын
Dhiley weyn ayaad thy dislike ayaan ku sarya hooyda ana wasy
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Mxa samyey adoo aqlaaq ilaalinyo 🙄
@saidmohamed8078
@saidmohamed8078 3 жыл бұрын
Waxay sidii dumarka ayad u caytayamaysa
Niyadjab | Xanuunka Dhallinta Ragaadiyay...!
13:21
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Sidee Looga Adkada Nafta?  | EP05 - Naf Ogaal Podcast
27:10
Salim Omer
Рет қаралды 51 М.
Minimalism | Qaanuun noloshaada qurxinaya oo la mahadiyay.
9:34
Daawashadiisa Kum Qasaari Doontid, Aqoon Mooyee.@jiilmedia
2:03:10
Jiil Media
Рет қаралды 101 М.
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 86 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН