Where are we from? || The ethnicity tag

  Рет қаралды 157,333

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

Пікірлер: 780
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
We Love Somaliland💚💬❤ Hargeisa Caday Inaad kasoo jeedo waan ku gartay hhh Seedi AJ Soo dhowow gabadhana noo ilaali waa boqortooyadiiye
@amiiramohamed301
@amiiramohamed301 5 жыл бұрын
Good
@mohamedmuxsin2177
@mohamedmuxsin2177 6 жыл бұрын
shout out to all Somalilanders😍
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Maa Shaa Allah Jamaalow gabadha noo ilaali waa Boqortooyadii
@MohamedHassan-em9bk
@MohamedHassan-em9bk 6 жыл бұрын
khadar Khaan duryadiibaa
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Mohamd Hassan Haa libaaxe waa kuma magacaa ha jiree
@hawaabdi2719
@hawaabdi2719 6 жыл бұрын
khadar Khaan Boqortooyada Direed meelkasta weey joogtaa huno
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 жыл бұрын
khadar Khaan h
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
maashaa Allah iyadaaba nasiib leh qof marko kasoojeedo hadeeyba heshay sababtoo ah reer marko waa dad dabeecad wanaagsan intabadan oo ixtiraam badan. Asal ahaana waa carab sida bani nadiir asalkooda waa carab .
@nuurhassan7105
@nuurhassan7105 6 жыл бұрын
Viva Dir❤ Viva Biyamaal Ahmed ❤ Viva Isaaq Ahmed ❤
@anwarnuur6972
@anwarnuur6972 6 жыл бұрын
Nuur hassan viva dir saxib
@halimaahmed4565
@halimaahmed4565 6 жыл бұрын
Nuur hassan viva biyamaal mahamed
@queendagan2359
@queendagan2359 6 жыл бұрын
Kkkkkkk biyamaal maxamed soo ma eheyn bijamaal ahmed maa timid
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
Nuur hassan wiilku waa habargidir maaha biyamaal marko waa magaalada ugu qabilada badan magaalooyinka somalida maaha sida rer waqooyi AMA rer bariga qoys walba meel ugaara dago
@aishobowbow6956
@aishobowbow6956 6 жыл бұрын
Mnshlllh jamaal biiimaaal miyaaa viva rer abtgy
@Kowzzaa
@Kowzzaa 5 жыл бұрын
I was born in Merca too in 99, but my mum’s side of the family are from Western Somalia whereas my dads are from Lasacanod, Much love to you guysss!💞
@MrBOSSMAN2342
@MrBOSSMAN2342 6 жыл бұрын
im also from somaliland and im more the proud to see my fellow somalia-south and somaliland north getting married nothng but love between us ONLY Stupid Politics
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
Iam from Hargeisa too and Marka is my favourite city in the south. Happy sweet family ❤
@01faisall
@01faisall 6 жыл бұрын
i m somaliland my wife from xamar one thing i love about her is i will ask her babe let me use suuliga her answer is yaaah musqusha waa xaarooya hhhhhhhhhhhh but lovely ppl love reer xamar they will care about u raashin badan mashallah
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@mayasquaw2254
@mayasquaw2254 5 жыл бұрын
faisal nur You put her on blast😂
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣👊🏾👊🏾
@cabdirahmaanhussain2102
@cabdirahmaanhussain2102 3 жыл бұрын
Dadka akhriyaya wa a somali maha english so try to write in somali language Let's improve our language maN Waliba hadad tahy rer woqooyi
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 6 жыл бұрын
*Hal* *Qof* *Baa* *Dislike* *Dhahay* *Video-gaan* *Quruxda* *Badan* *Halkaas* *Qof* *Waa* *Qof* *Ka* *Xun* *Farxada* *Dadkaan* *Nolasha* *Quruxda* *Badan* *Haysta* ❤️❤️
@xayaadmahamed5719
@xayaadmahamed5719 6 жыл бұрын
Ina MaryacadeVEVO saas waye nolshay ka xumyihiin
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 жыл бұрын
Ina MaryacadeVEVO waa runtaa wlle
@abdulazizmohamoud821
@abdulazizmohamoud821 6 жыл бұрын
waa qof aad uxun kolleey waana lawada gartay inuu yahay qof qalbiga ka gubtay oo ciriiri ku nool & murug, Cuqdad & calool xumo, dhib & Qaxar, hoog&ba. Belo & rafaad
@happyofficiall
@happyofficiall 6 жыл бұрын
illahay ba og lkn inu aqaanin malaga yaabo
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 6 жыл бұрын
Anaa dhahy mxd I odhan
@raageyare6256
@raageyare6256 5 жыл бұрын
jamaaloow nooo ilaali waaa Somaliland quruxdeediii 😍😍😍😍
@fatmarashid3231
@fatmarashid3231 6 жыл бұрын
I am proud of you both. Teach your children unity love and one Somalia. Name them Somali names embrace your culture...lots of love from Qatar
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 6 жыл бұрын
Marka caday mininki ow cusmaan ninkii moodo munaafaq waaye 😂😂😂 team AJ💪🏻💪🏻
@habibasheikh1509
@habibasheikh1509 6 жыл бұрын
DEEQ PRODUCTION marka dhuul somali marka cadey minino cusman martiidee moodo munafaq waaye
@najaxguleednajaxguleed8952
@najaxguleednajaxguleed8952 5 жыл бұрын
Marko wa meshan ku dhashtey an kuso barbarey
@kimah9855
@kimah9855 6 жыл бұрын
MashaAllah our beautiful fam, I'm proud of you guys🙌 I'm sad because I'm Sijui" from kenya🇰🇪 And my Somali dead😔😔 Big love from Finland. I love you❤
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
😘
@yusufal-kathiri3693
@yusufal-kathiri3693 6 жыл бұрын
kimah 👍🏻👍🏻👍🏻 don't worry
@uniquewifeamaal4085
@uniquewifeamaal4085 6 жыл бұрын
Am also from Kenya Somali suju my Somali is very poor 😥😥😥😥
@yulemhandsome3939
@yulemhandsome3939 6 жыл бұрын
Am proud to see two of my colleagues here,am too Somali cju from Kenya don't know my mother language very we'll ain't perfect at all but am struggling to learn infact I know kiswahili more than kisomali may Allah ease for M3, indeed itz shame for One not to know his/her mother tongue
@mayasquaw2254
@mayasquaw2254 5 жыл бұрын
Give the time and effort to learn af Somali
@drhafsah792
@drhafsah792 6 жыл бұрын
Wwww habo waan ku salaamay Allah ha idin xafido habar yar baa ii tahay I love hargeysa reer abtigey nolal farxat leh hpo
@نورةعبدالرحمن-ف8ت
@نورةعبدالرحمن-ف8ت 6 жыл бұрын
Msha allh waa aniga iyo xaajigayga anigu hargysaan ku dhashay wlhi waligay meel kale matagin muqdishana ma arag xaajigayguna waa reer muqdisho waligiina muu arkin hargysa guurku kuma xidhna qabiil niyada iyo qalbiga weeyaan alle haysu kiin barakeeyo anagana alle haysu kaaya barakeeyo aaamiiin aamiin
@yartashidan2602
@yartashidan2602 6 жыл бұрын
Mashllah
@khadracabaade4475
@khadracabaade4475 5 жыл бұрын
Amin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
waaw Jamaal Ayaan is Lenahy Reer marka Farta Taaaga
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 6 жыл бұрын
Waanu idinka Qaadnay salaaamta Kollay dad badan bay maskaxdooda ka guuxaysay in ay ogadaan meelaha aad kasoo kala jeedaan iminka ogaade Bal haday wax nafciya u tahay ogaanshiyahaasi bal noosoo baasa intayada Afsomaliga iyo Somalinima ku qanacsan bal aan idinla ogaanee 😂 Anigu Qofkuba haduu luqada somaliga ku hadlaayo lahjaduu doono haku hadlee waa ii dadkaygiiiii❤
@abdiwalikorane3680
@abdiwalikorane3680 5 жыл бұрын
Na wasaqad bad tahgay
@abdiwalikorane3680
@abdiwalikorane3680 5 жыл бұрын
Ogaden nocan ma ahaan foshaa xuun
@Withlovezahra
@Withlovezahra 6 жыл бұрын
God bless my somalian people! May Allah put soo much barakh in your life that are beyond stars, heaven and worlds may your light shine through entire generations and may you have your seat in the highest garden of Bliss!
@MsJazmeen
@MsJazmeen 6 жыл бұрын
Viva Hargeisa walalo . masha Allah Fadna you a very beautiful. Gorgeous couple.
@hoodomaxamud830
@hoodomaxamud830 4 жыл бұрын
🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪 waale Laahshaadada waan Gaartaay inaad Kaaso Jedid Waaqoyiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Viva Somaliweyno Dhaan🤘🤘
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
Guuleysta guurkina ha waaro insha allah somalia na wa isku mid lahjadaha na wa cadi wa les fahmayaa hargeysana waan ku fana walahi aniga muqdishaa ku dhashay ... shaqada anigo jogo aye kuwo kenyan iyo itobiyana igu dhaheen somalia meel nabad ah ma jirto miya walahi anigo faraxsan ayaan ku dhahay hargeysa aya nabad no ah bosaso aya nabad no ah marka magalo kasto an ka nimado calamka hal ba u nahay koofur allaha nabad noga dhigo waqooyina allaha u siyadiyo horumarka iyo nabada
@abdulazizmohamoud821
@abdulazizmohamoud821 6 жыл бұрын
Adigana Soomaali sax ayaad tahay ee sharafta llahakuu saa,i,diyo. Wanaaga & isku duubnaanta aad ka hadashay inyar baa garankarto waxay tahay, tankale Soomaali waa isku Luqad iyo weliba lahjad waxaa kala duwanaan kara erayo yaryar & Gobalada qaarkood oo kala dhawaaq duwan lkn macnuhu waa moid, diintu waa mid, DNA waa mid
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
no somaliland and somalia two country weeyan dadku hadanay ku rabin layskuma qoro qoro pls waa iga talo
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
AFRO BLACK AND WITH marki leedin aqoonsado wa idin ogolaneynaa lkn inta horeyso hal wadan ayaa jiro wana somalia nacasooow
@ayaabdala7829
@ayaabdala7829 6 жыл бұрын
Sister faduma, you are soooo beautiful mashalaah.😍.and stay Smiley , happy always 💚
@qaalidaahir6374
@qaalidaahir6374 6 жыл бұрын
Masha alh alaha iskukiin barakeyo
@iqraosman6470
@iqraosman6470 4 жыл бұрын
Mash allah HBO allah ha kuxafido
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
We are Somalians ✊🏽
@HalgameLiibaan1
@HalgameLiibaan1 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca RUN baad sheegtaay
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
Somali Updates Wayeh wll Somali io Somalians wx kla fog ila ma ahyn lkn hadan qaldmay wn qaatay khald kayga
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
SSDF iyo SPM kkkk you’re dreaming bro
@husseomg1494
@husseomg1494 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca Somalis dheh
@mohamedabdi7899
@mohamedabdi7899 6 жыл бұрын
No we’re somalis
@abdirashidmustaphe5701
@abdirashidmustaphe5701 6 жыл бұрын
mnsha Allah beautiful family ❤ jamal adna gabadha noo ilali waa reer boqortoye 😂😂😂 alle hayzku kiin dayo From Hargeisa cadeey
@DowsiyMSahal
@DowsiyMSahal 6 жыл бұрын
Fatima you're such beautiful person. Mashallah I love your personality 💖
@mahamedahmed9610
@mahamedahmed9610 5 жыл бұрын
Fatouma, chapeau ma chere and glad to hear that you folks speak (Somali, English, Francais and Dutch) which your kids will benefit. N'oublie pas de pratique la langue de Moliere... Would love to hear you guys doing a vlog in those languages😃😃😃😎😎😎👍🤗🤔✌
@QaloocanHj
@QaloocanHj 6 жыл бұрын
Mansha allah rabbi ha idin barakeeyo, Aniga xaaskaygu waa Leesaan degmada Waajid ku dhalatay waana gobolka bakool iyada iyo caruurtaydaba alle ha daayo. SOOMAALI waa dad is jecel xumaantana alle ha inaga dhowro aamin
@maryamali4707
@maryamali4707 3 жыл бұрын
Masha Allah family qurxoon Allah haydin dhawro😍 Fadnay ila malintan youtube-kgan kuso biiray inad Somalilander thy wn iska garanayay🥰 dumashi Jamal adna ad ban ku salamayaaa.. Guulaysta mar kasta io meel kastaba💕
@abdirahmanhussein2048
@abdirahmanhussein2048 6 жыл бұрын
hey guys me first comment i have been waiting this time woooow
@maymuunmohammed7783
@maymuunmohammed7783 6 жыл бұрын
just like us
@abdirahmanhussein2048
@abdirahmanhussein2048 6 жыл бұрын
Yup just like us
@abdirahmanhussein2048
@abdirahmanhussein2048 6 жыл бұрын
Let's hit contents girl
@abdirahmanhussein2048
@abdirahmanhussein2048 6 жыл бұрын
facebook :abdirahman hussein
@hawohassan5487
@hawohassan5487 5 жыл бұрын
Masha Allah allaha idiin barakeeyo anigu waxaan ahay reer muqdisho xaajigeegu waa reer waqooyi mar mar waxuu sheego ma fahmo isne sidoo kale walahi saan isgu faraxsanahay lama sheekeeyn karo allaha noo siyaadiyo aamiin ayaa raxmaan
@ayansaid3880
@ayansaid3880 6 жыл бұрын
Faadumo iyo Jamaal aad baan idiin ku taageeray inaad Afka-Hooyo aad tixgelisaan 👍👏 Aad baad u mahadsantihiin. Ilaahay ha idin barakeeyo aamiin 😊
@khadijah1093
@khadijah1093 5 жыл бұрын
Go ahead young family
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
She is a somalilander ❤ Maasha Allah hablaha reer hargeisa waa loo waashaa noo ilaali inanta❤❤❤🙏
@ZENAA-ql4qm
@ZENAA-ql4qm 6 жыл бұрын
MashAllah, by the way you was cool on Somali couple snap, love you guys.
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 6 жыл бұрын
Muhiimadu maahan mesha aad ka kala imaateen, muhiimadu wa isfahankiina iyo jacelka isku qabtaan👑👏 Waligiin wada jira boqor iyo boqorad baa tihiin❤️❤️❤️👰🏻🤵🏿
@mussaahmed8741
@mussaahmed8741 6 жыл бұрын
First I m from Djibouti guys I really watched your videos and the one I really like is this one fadna_1 you're a every beautifull familly. I appreciated the way you explain the thing it is so amazing and I found that you're acting as serious couples. I would like to tell you if it is possible to read our comment via youtube this will be an intresting thing cause people watching you all the time and I wish you all the best may allah bless you...
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
Thank you so much. It’s a good a idea and I think we will do it in the near future insh’Allaah
@TheMolabola
@TheMolabola 6 жыл бұрын
what a beautiful couple
@kautharmohamed7082
@kautharmohamed7082 6 жыл бұрын
fadna from the beggining waaogaa you from Somaliland😍😍😍 manshaAllH also bro jamal
@adanali7889
@adanali7889 6 жыл бұрын
Am from Kenya We are all Somalis diversity is what we need congratulation
@najahmuhammed1127
@najahmuhammed1127 5 жыл бұрын
wlhi waan idiinku faraxa qoskan isku faraxsan markan arko manzha allah isha nacabku idiinka dadan wllky iyo wllshy iyo Ciyaalkeeda I Miss You Aj& Fadna qurux wng
@abdirahmanhussein2048
@abdirahmanhussein2048 6 жыл бұрын
jamal your somali improved a lot since your first video congrats.
@WIXII_CUSUB
@WIXII_CUSUB 6 жыл бұрын
Lol labo is jecel ma is fahmi weyni Noolaada 😘😘😘
@JayJay-ts2pe
@JayJay-ts2pe 6 жыл бұрын
Aamiin
@JayJay-ts2pe
@JayJay-ts2pe 6 жыл бұрын
Awsome vibe and connection you guys have mashallah
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 6 жыл бұрын
Anoo ka wakiila reer shabelaha hoose salantada quruxda bdn waa kaa qaadnay wllkena nabad ku noolada meel walba joogtanba💖💖
@najaxguleednajaxguleed8952
@najaxguleednajaxguleed8952 5 жыл бұрын
Sido kle rer marko ahay wan kaqadney
@comment1827
@comment1827 4 жыл бұрын
Much love and God bless you reer Somaliland
@Imraan53
@Imraan53 6 жыл бұрын
I'd like to marry Somalilander too inshallah i love their accent
@bahjaali5413
@bahjaali5413 6 жыл бұрын
Masha'allah Somali waa mid dad Caqli salim ah batihin lkn lahjada wey kala duwanyihin 👍
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 5 жыл бұрын
Maanshlaa .fadna u are pure somalilander ❤❤❤. Me too I confuse reer muqdisho when they're telling the time .
@5-somalimadar703
@5-somalimadar703 6 жыл бұрын
Fadna ...Iam sooo proud that u r from hoyga fanka Somaliyed ee Hargeysa.
@indhohariif1782
@indhohariif1782 6 жыл бұрын
Sidaan isku fahanaa " Qalbiyadena Isfahma Dhaha Tabarakalah Guys👍
@samiraabdi990
@samiraabdi990 6 жыл бұрын
Manshallah wll qaliyee haalkakawaad inshallah mooie aussi ma cheri😘
@loullyelmigabad9186
@loullyelmigabad9186 6 жыл бұрын
Machallah fatouma et djama. Waan idin jeclaahay famille exemple ah qu'Allah vs protége 💕💕
@dahabizizy
@dahabizizy 6 жыл бұрын
❣️rer quruxbadan
@AhmedIbrahim-xl2hp
@AhmedIbrahim-xl2hp 5 жыл бұрын
Maansha allah waan idin salaamey wllo. Famly qurux badan ayaad tihiin.
@husnim.7810
@husnim.7810 6 жыл бұрын
Jazakumulah kheyr.
@5-somalimadar703
@5-somalimadar703 6 жыл бұрын
God bless u. U are good and decent man and women. Soo proud of u.
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
Kkk funny waaye Love you guys Kk reer konfur hadlkooda waan jeclay lkn isma fahano but I'm trying how to understand 😊 From somaliland 👏👍
@abdallashow
@abdallashow 6 жыл бұрын
Asxbta rabto inay samaysto youtube waxad kaheli karta channelkeyga cashiro kusabsan fadlan kuso biir channelkeena booqana cashiradeena Lanasoco If you enjoy my youtube channel please subscribe and Hit notifaction button
@JayJay-ts2pe
@JayJay-ts2pe 6 жыл бұрын
Iam definitely taking your advice of dulqaad jamal! Thanks brother and sister
@AJFADNA
@AJFADNA 6 жыл бұрын
You are very welcome may Allah bless you. ❤️
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
I HOPE no xasiid comes between you guys and the love you have for each other masha Allah cute family,, take the kids to hargeisa it's important they learn their culture.
@haifanourhaifanour918
@haifanourhaifanour918 6 жыл бұрын
Masha Allah fariidiin baa tihiin alle haysu kiin barakeeyo mi pig lovely family afsomaliga wa luqadiina hooyo idinka hadaad fursad u weydeen in aad caruurtiina bartaan aad baan uso dhoweynaya fikirkaa 😘😘👌👌👌👌
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Anigu waqooyi waligay Maan arag lkn wax waliba ee aad ku hadashaan waan garanayaa eraygiba 5 macno ayuu I leeyahay ee somali ah waana garanayaa marka laga reebo koonfurta qaar afkooda sida Marko baraawe iyo maay maayga Inta kale waan garanayaa waa somali afkeena waa qani wllo MashaAllah Allaha idin xifdiyo afkeena halgu dadaalo
@dr.mokhtaryousuf1807
@dr.mokhtaryousuf1807 4 жыл бұрын
Maasha allaah best couple in the universe
@saadaomar7957
@saadaomar7957 3 жыл бұрын
ASC, Fadumo iyo Jamal. waxaad tihiin reer and u qurux badan mashaa Allah tabarakalah. Allah idin xifdiyo dhamaan reerkoo dhan. Allah dartii ayaan idiin jeclahay. ❤❤❤❤❤👨‍👩‍👦.
@farhiam1133
@farhiam1133 6 жыл бұрын
Maasha Allaah! ❤️ Allaha idin barakeeyo.
@xamdiahmed840
@xamdiahmed840 4 жыл бұрын
Ay love xamar inta xamar jecel farta taag
@aminarobleh9604
@aminarobleh9604 3 жыл бұрын
Bravo a vous tous ! Afka hoyo baa qaalisan afwalba kale . Waan nigu amaanaya inaad barateen lugadeena
@Worldfuct1
@Worldfuct1 6 жыл бұрын
I waiting mid yaro like you ah fatin😀😀😀
@medoumalkhaire8008
@medoumalkhaire8008 5 жыл бұрын
Un grand salut venant d'Autriche de la part d'une djiboutienne ça me fait plaisir de savoir que vous parliez français
@fatimahersi436
@fatimahersi436 3 жыл бұрын
Masha allah beautiful family I love you guys thank you for trying to somalian language really big love from Australia xxxxxc
@fatimahersi436
@fatimahersi436 3 жыл бұрын
I really enjoyed watching you guys beautiful family maash allah
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Beautiful video mashallah. You guys are such a cute couple mashallah. May Allah bless your channel
@abdiweliabdullahi9741
@abdiweliabdullahi9741 3 жыл бұрын
Masha Allaah role model family
@farhiahamza6753
@farhiahamza6753 6 жыл бұрын
Waa shidantihiin somaliga hadaad qurbaha kubarateen👏👏 Ilaahay ha idin xifdiyo
@mahamedahmed9610
@mahamedahmed9610 5 жыл бұрын
Plus jaceelku iyo calafkuma midna xadh malaha. Wishing you prosperity, happiness and always be truthful to each other. Iska ignookareeya Soso people's ka maangaabintaa ah. A+
@saadoomar9982
@saadoomar9982 6 жыл бұрын
I support you guys all the way inshallah!!!!!!!
@sagalmaanshaallahwalaahika9561
@sagalmaanshaallahwalaahika9561 5 жыл бұрын
Maansha allah fanda hargaysa caday kasoo salaamayaa adi iyo seygaagaba
@halimomohamed6275
@halimomohamed6275 6 жыл бұрын
Mashallah jamal and fadumo you are so happy family come with me in Somaliland this summer inshaAllahu Allah will protect you guys.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 5 жыл бұрын
Fadna iyo AJ caruurtiina cilmi badanida ameey googel noqdaaan inteey 10luuqadood kuhadlaan 😂😂🤣🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣
@BayaanSomaliTV
@BayaanSomaliTV 6 жыл бұрын
MASHA'ALLAH SO CUTE COUPLES GOD BLESS YOU
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 6 жыл бұрын
Muqdishan kudhashay kukoray marka cadey wan tagay sanado wanku soqaty wa magalo ad uwangsan dadkeda jawiga mgalda wan uxisay wan rajeynaya inan tago markan somalia tago barawe marka muqdisho wa mgloyinkan kahelo inbadan hargeysana wa inan kawardona bal mar an so arka iskuwara qoys qurux badan farxad kunolada masha allah
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 6 жыл бұрын
Asc tagera naga mudantihiin intaad afki hooyo ku hdlesan imisa taagernay kumanan qoys o Somali ahen o youtupka na baray mar haddan somaali helnay we are proud for you 😍😍😍😍😍😍😍😍
@naciimaburmad2355
@naciimaburmad2355 5 жыл бұрын
Maasha allah jamal wll inanta noo ilaali waa duriyadii qaliga ahayde hargaysa somaliland
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 6 жыл бұрын
Fadima anaa ku tumay sacabka👏👏👏👏👏👏👏👏👏 afsomaliga mazha in kugu filan waad baraten waxan dhihi lahaa dadalkina halkaa kasi wada
@عباسمسلمالصومال-ن5ج
@عباسمسلمالصومال-ن5ج 6 жыл бұрын
Waa sax afsomaliga makaladugano balse waa lahjooyinka ayaa kala duwan dadka 5ta Somalia waan jeclahay ayaga iyo lahjooyinkod
@profabdirahiimarsenalchene7192
@profabdirahiimarsenalchene7192 6 жыл бұрын
Reer qurux badan maashaalaah fadawgiinu hajabo❤❤
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 жыл бұрын
Mansha Allah wll wn idin taageersanahay allaha idin xifdiyo naZab isku tagay baan arkaa
@ikraamabdiasis995
@ikraamabdiasis995 6 жыл бұрын
Mashaallah dad wangsan baatihin 👌 Faadumo lkn jamal wu hadal bartay hada baryihii hore ma hadal badneyn 😀😀😀😀 go ahead
@raxoahmed2567
@raxoahmed2567 6 жыл бұрын
Mansh allah Faadumo Jamal inanta Noo ilaali sax hhhhhhhh waa kaftan mansh allah isku waara 😍😍😍😍😍😍
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 6 жыл бұрын
Masha allah allaha idin dhowro lamanaha sanad ka wada jira abid wada jooga nolol raaxo ah igu nolada queen of king
@qumaninacabdullahi2857
@qumaninacabdullahi2857 4 жыл бұрын
Viv my dhiiga biymaal maxamed❤❤❤❤
@hawosaid3901
@hawosaid3901 6 жыл бұрын
masha allah qoys wanaagsan ayaa tihiin allah haydiin barakeeyo gurigiina, aad iyo aad ayaan idiinla socda
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 6 жыл бұрын
Masha allah you guys always happy May Allah protect you from evil eyes ❤️❤️❤️
@amiiraahmeth3672
@amiiraahmeth3672 5 жыл бұрын
mcH allha Wllzhy mcn Fadumo and JamaaL❤
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 6 жыл бұрын
Mansha alaah lamaane quruxbadan iskuwaara faamuo dumazshi soodhowow
@Ennafarahahmed
@Ennafarahahmed 6 жыл бұрын
Je suis de Djibouti et vraiment c’est difficile à s’adapter les horaires des gens de la grande Somalie. Couple exemplaire!
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
fatouma jabuti wa dad Somali ah marka afka hooyo ku qor adigo khalad iga famin..et vous mercie
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 жыл бұрын
Nasra Jamal ali wa ruunta dugsi af somali wa inaa ka fuura djabuti
@Ennafarahahmed
@Ennafarahahmed 6 жыл бұрын
Huno sinjigeyga waa somaali . Djibouti waa wadan somaaliyeed. Somalinimada waan ku faanaa. Af Somaliga waan qoraa. raali ahaada French ka ayaa igasoo fakaday.
@aminablockstar4274
@aminablockstar4274 6 жыл бұрын
Fatouma ahmed wan ogahay walaalo soory hade ka xumade waxaan ku so qorey wan ogahay djabuti dad Somali yihin o afka hooyo ku fanan soory walaalo musalsalkan ilaah firso hade firsaneye ad ayuu u macan yahey soory qali mar labad firso musalsal firsasho wacaan bey qali kzbin.info/www/bejne/bmnTc6Fmd7-iitE
@hibodjamaahmed1308
@hibodjamaahmed1308 5 жыл бұрын
Je vais bien mdr😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Je suis une djiboutien même une fan de vous❣
@ugbaadcismaan9162
@ugbaadcismaan9162 5 жыл бұрын
Mazhalaah beautiful family walhi dad isku faraxsanbaad tihiin Allah hayskukiindaayo
@zeinabhassanmohamed9260
@zeinabhassanmohamed9260 6 жыл бұрын
Nolosha Hormar ka gaara Aakhirana Janno 😍
@mahdimahamoud7962
@mahdimahamoud7962 6 жыл бұрын
Je suis fier de vous my bro, je suis un Djiboutien et je vous remercie vraiment pour tout . Thanks les gars
@ayubdaarij
@ayubdaarij 6 жыл бұрын
Hambalyo bogaadin tageero intaba hawada ayaan idin soo marina Fmly qurux badan masha allah ❤️👏🏻👏🏻🙏🙏
@haninora533
@haninora533 6 жыл бұрын
Mashallaaah wad isku fiicantihiin Allaah Baa isku kiin ogalaadey mashallaah farxad iigu nolaada je vous aime Allaha idin xafido 💝
Faraax Murtile testing our Somali | Embarrassing but hilarious!
19:43
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 19 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 25 МЛН
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 136 М.
Dadka Xiriirka Ka Carara - WHY? | Ep 07 - Naf Ogaal Podcast
38:17
Nolosha magaaladda london, tahriib Ku imaadow maxaa Ku sugaayo!
8:01
Abdullahi Hagi
Рет қаралды 15 М.
AUTISM UPDATE: MAXAA ISKA BADALAY ZAYN?
16:54
AJ & Fadna
Рет қаралды 53 М.
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37