WIIL KA SHEEKEEYAY DHIBAATO CULUS OO UU LA KULMAY

  Рет қаралды 12,677

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

WIIL KA SHEEKEEYAY DHIBAATO CULUS OO UU LA KULMAY

Пікірлер: 59
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 7 күн бұрын
Walahi wuxu ka hadlayo waa daruufo xaqiiqo ah oo jira ka dhalinyaro ahaan aan kunoolnahay amaba aan wax kusoo baranay abwaanow carabkaaga ilaahow barakee meelkasta tagtana rabbi kunabad yeel❤
@AhmedAbduqadir-c3u
@AhmedAbduqadir-c3u 7 күн бұрын
Somalia wxan ku talina Ina tashano ❤ Somalia 🇸🇴 nimadu mahn Ina isdilno walayal an iscafino Somalia 🇸🇴 gul iyo gobnimo 🇸🇴 😊
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 7 күн бұрын
Allah hayna hagaajiyo inta cabsida allah u saaxiibka ahna talada haynoogu dhiibo.
@anabwarsame4305
@anabwarsame4305 7 күн бұрын
Maasha allaahu tabaarakallaah ilaahay ha xifdiyo Dal aadan lahayn waa dareen kujoog. Allaahu AKBAR.
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 7 күн бұрын
walaahi waa runtiin allaahu akbar yaa Rabi ugargaar umada Soomaaliyeed mahadsanidin
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 7 күн бұрын
Insha alaah habaryar walagu dhahaa boss insha alaah guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@summyak900
@summyak900 7 күн бұрын
❤❤
@iskufilan1223
@iskufilan1223 7 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah jizakallah kheyr walaal
@farahmohamedhassan4377
@farahmohamedhassan4377 7 күн бұрын
Quite experience...... East and West, including south and North Home, is the best.
@FadxiFadxi-t4e
@FadxiFadxi-t4e 7 күн бұрын
Waxaa iiga baxay in dadku ila dareemayaan waxaan dareemayo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 7 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@umcadil5660
@umcadil5660 7 күн бұрын
ما شاء الله بارك الله فيكم
@Liibaanabdullahi468
@Liibaanabdullahi468 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah kariim ❤❤❤❤❤
@hawaomarmohamud5763
@hawaomarmohamud5763 7 күн бұрын
🦁🐯 🐯🦁🦁🦁🦁🦁 🦁😭😭😭😭😭🦁 🦁🦁🦁🦁🐯🐯🐯 Alxadulilaahi wali waan noolahay macnaha iska iloowday wixiikusoomaray
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 7 күн бұрын
Maansha alaah waxii dhacay oodhab ah gabay lagu cabirey xaqiiq ilaahey hanaga sooro dhibta
@degaomermoge2518
@degaomermoge2518 7 күн бұрын
Qof walbo somali ku dhashay dhibta wuu maray 😢😢😢😢 malin nolashu soo noqan oo helana nola fican😢😢
@GggfFtffy
@GggfFtffy 7 күн бұрын
wilkan waa halyey dhab ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 7 күн бұрын
Masha Allah waa gabyaa ay u fadhiisatay tirinta gabayga, waxaan jeclaan lahaa ereyada shisheeye sida boodhar (border) boss iwm in uu ka deeyo way mudan tahay in manhajka waxbarasho lagu daro. Balse shisheeyihii na gumaystay ereyadoodi yaanan afkeena lagu qasin keenaa hodansan asaana gobsan.
@AxmedMowliidcabdule
@AxmedMowliidcabdule 7 күн бұрын
Masha Allah
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 7 күн бұрын
dhismah ha la.aado ayaa jawaab looga dhigay alle magan
@XasanMaxamed-v2z
@XasanMaxamed-v2z 7 күн бұрын
Waa arin sax ah oo somali taala waa wax ragaadiyey eex iyo qabiil
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 7 күн бұрын
Mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maa shaa alaah
@AaminoFarax
@AaminoFarax 7 күн бұрын
Masha allha❤❤❤❤
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 7 күн бұрын
Ninkan wà arkay gabayadisa abwaan soomaliyed wye
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 7 күн бұрын
Asalamu caleykum wr wb Waadmahadsantahay wariye Wiilkaan asaga iskama hadlaayo ee waxuu kahadlaay waaa dhalaanka soomaaliyeey Adeer wariye afka somaliga ama gabiga ujeedadeesa baro Raalina ahow
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 7 күн бұрын
❤ Mashaa Allah ❤ Waa Runtis
@AdanDhubow
@AdanDhubow 7 күн бұрын
Allahaa xafido abwaanka
@mapaacha4552
@mapaacha4552 4 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH, Wadani iyo maskax wanaagsan leh. Waxaa dhaliyarada jab wareer kuridey,mwaa alsheydaamadii oo maalinkasta dadka qarxiyaan. ….IMISA Dhaliyaro ah ee maanta badda kudhinteen iyo kuwa laqarxiyey, iyo kuwa Jahwareer LAGURIDEY iyo kuwa ay afduubeen oo alsheydaamadaas lagudarey, iyo kuwa maanta aan laogey meesha ay kudambeyaan ee (36 sano) maanta lagajooga ? Mahadsanid, H.A.M
@CabdiSaaqey-c4z
@CabdiSaaqey-c4z 7 күн бұрын
M.a😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SahalAbdullahi-s3n
@SahalAbdullahi-s3n 7 күн бұрын
Waxba ha walwalin dalka dhan waa beec hada la wada iibinaaa😂😂😂😂😂
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 7 күн бұрын
Abwankan wuxuu matalaa dhalinyarada soomaaliwey dhibatada ay kujiran lakiin isagu waxan umalaynayaa inuu dhulka soomaaliweyin meel kamidah jogo.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 7 күн бұрын
wasax waa inta qurbaha iyo dalkaba lagala kulmay inshaa alah wan kabixi doona soomaaliya hanolato
@MataanRaage1969-t2s
@MataanRaage1969-t2s 7 күн бұрын
Laakiin hada wadanku waa.nabad shaqana waa.la,abuuran karaa adigaba weriye baad baad tahay waana kunooshahay
@AmazingAbu
@AmazingAbu 4 күн бұрын
Inagu hadaynaan tashan tabtaasay ahaanaysaa dadku dhulkoda iyagaa hagaagsaday shacina u saymastay dulsaar tiisii gubay dankama leh
@umumohamed6838
@umumohamed6838 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@XasanGabane-r4b
@XasanGabane-r4b 7 күн бұрын
Waa sax wllhi
@abdiMahdi-o7x
@abdiMahdi-o7x 7 күн бұрын
Machaalla machaalla
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳✅️🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇸🇴🇸🇴🇫🇲🦋🦋🦋🏕🏕🦋🏆🇸🇴
@hdchannel9805
@hdchannel9805 7 күн бұрын
Asiga kuma dhicin ee bulshada somaliyed ayuu uhadlaya ee abwaanka ha ugefin sxb
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 7 күн бұрын
Kuye xata yurub ayuu joka kanpala ayuu jooka kawaran
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy
@FarxiyoFarxiyo-hz3hy 7 күн бұрын
😢😢😢😢aaaax wlh waa gabay run ah
@samiyafarhan1820
@samiyafarhan1820 7 күн бұрын
Mar uunbaa intaan boqran leygu oran Boss inshllh wad gaari wll soomali qabiiil Aya majaha xaabshey lkn Taa Adiga sappteeda malihid rag aduunyadooda Soo laqey Aya nahaga o gadaal ino dhigey gaalo io cadowga ku hoos nool dhulna noodhigey
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 7 күн бұрын
Waa runtii qurbaha wuxuu ka sheegay, professor jaamacadeed haddaad tahay, waxay kaa soo qaadayaan oo laguula dhaqmayaa, sida qof aan magaalo waligeed arkin oo kale, waxna qorin, waxna aqrin oo zero ah... niyaddaa ku xanuunayso, alif ayaa lagaaga billaabayaa..
@CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd
@CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd 7 күн бұрын
Waa nolasha dhabta ah ee taalo soomaalia
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd 7 күн бұрын
👍🙏🙏♥️♥️
@AbdifatahMohamed-v8l
@AbdifatahMohamed-v8l 7 күн бұрын
Ar Wiilkaan Kanbalo Ayaan Isla Joognaa
@abdirahmanAbdullahi-s2i
@abdirahmanAbdullahi-s2i 6 күн бұрын
War abwaanku yurub ma joogee kampala ayuu joogaa
@Gabyaa-m
@Gabyaa-m 7 күн бұрын
Gabay haduu wax taro,ragbaa ku garcadowaye.Gabyaa waa kula aragnaa,guuxa naga baxaye.waa umad aan wax garan,geela oo kala e.rabiga waa gooyeen,dabar go'aa yimide.gaagaabso abwaan,umada waa geeri dabadeede.ninwalba wuxuu galaa, Aakhiraa Laga goon e.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Mooryaanimada Qabyaalada Boob hantidii guud iyo tii Gaarka ahayd ilaa Maanta ayey taagantahay Xassan ayaa oogaba sii daray Kala diray umadii la isku kabkabayey
@CabdiwahaabDuuble
@CabdiwahaabDuuble 7 күн бұрын
Wayaha
@maxamedsadiiq673
@maxamedsadiiq673 7 күн бұрын
Soomaaliya taas waa buux yaa Moog tuug Lee Larabaa oo jaahil Ah iyo Mid Qabiil Lagu dhoowraa iyo Mid La wato Ayaa dalka Leh iyo Mid Garbaha Looga jiro Ayaa dalka Leh Mid Shahaado wato wax rabo Malahan 1 Odi dhaqameed waa kan dalka Qaribay iyo kuwa isku Sheegaa Nabadoon iyo kuwa Sheeganaa in Qabiilka hormuud u yihiin oo dalka Laga Qabanin wiligiis Dalka Ma xasilaayo hala Ogaado iyo kuwa xildhibaanada iyo kuwa isku Sheegaa wasiirada oo xasaanada ku joogo dalka wiligiis wax wannag yaan Laga Sugin Odigaaga keen iyo nabadoon kaaga keen waa wax tuuga Ah oo ummada kala dhicin karin kan jaabka wax ugu shubo Lee la jiraan iyo kan Meesha keensaday Ayaa Leh taas Car Cid diidi karta ha ii imaado Ayaga iyo hooyadood Ma Aqaano ?
@abdullahiabdirahman7115
@abdullahiabdirahman7115 5 күн бұрын
Yac qof an somarin majiro
@AbdifatahMohamed-v8l
@AbdifatahMohamed-v8l 7 күн бұрын
Yurub Ma Aadin
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 7 күн бұрын
Kanpala ayuu jooka zxb yarkan walikis yurub ma adin zxb
@XasanGabane-r4b
@XasanGabane-r4b 7 күн бұрын
Sax sax
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h Күн бұрын
Waarun
@farhanyussufkhalif9024
@farhanyussufkhalif9024 7 күн бұрын
Gabay ma ahee waa iska gabay hawiye macno fogna lahayn iyo aragti ka tilurjumaysa murti calashaan waa cantata baqash.
@abdirahmanAbdullahi-s2i
@abdirahmanAbdullahi-s2i 6 күн бұрын
Waad iska hadashay wll lkn waxaad ogaataa inuusan abwaankam hawiye ahayn
Waa gabay ka waramaya duruufaha dalkeena iyo dhibaatooyinka
4:49
difaac qaran
Рет қаралды 3,9 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
MADAXWEYNAHA KEYNYA & FAHAD YAASIIN OO ARRIN CULUS SAMEEYAY
8:25
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 216
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
DEG DEG: DOWLADA OO XIRTAY SARAAKIIL KATIRSAN JUBBALAND
11:59
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 9 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН