Wiil loo maleynayo in laga daweeyay Autism

  Рет қаралды 190,289

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 608
@queensuqramahamed5971
@queensuqramahamed5971 6 жыл бұрын
Aniga waxan LA oyey abaha sida fican iyo jacaylka uuqobo masha Allah ilahayow u badbadi ilmihisa amin
@essiahassan2584
@essiahassan2584 6 жыл бұрын
Nimo Mohamed amiiiiiiiiiiiiiin ya rabi
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 6 жыл бұрын
Nimo Mohamed Amen amen yaa rapi haa walahi waa aabo fcn alle cfmd zarecan ha u ziiyo
@nasroabdi4740
@nasroabdi4740 6 жыл бұрын
Alow ku cafi
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 6 жыл бұрын
amiin xbbti jasakalah qeyran
@usraahmed8797
@usraahmed8797 6 жыл бұрын
Umu yasir numberka dr ka cunuga daweeyey plz nala wadaaga cidii taqaana waad mahadsantihiin
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
abayaasha soomaliyeed mawada xuma aabo fiican waye masha alaah ilhay wiilkiisa hawcafiyo amiin
@nasraidil7691
@nasraidil7691 6 жыл бұрын
Shiikh al yamaani
@biggstone3573
@biggstone3573 5 жыл бұрын
Aabayasha soomalida waa kuwii na dhalay oo nolosha baadiye iyo magaalo oo dhibka badan ee soomaliya nagusoo koriyay makuwaasaa xun ilaahay aabayasheen xumaan haka haayo waalidka ugu fiican dunida waa soomali
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
Oo ya yiri wa wada xun yihin nagahan soamlida ee washay ajnabi jacayl biya dhigay aya ss aminsan in wada xun yihin
@mohamedfilsan3727
@mohamedfilsan3727 8 ай бұрын
WA runta wll anaba kaga makhrkhatiya wilkeyga waxa u qaba trisomie 21 WA 3sano alhamdoullih abihi aad Ayo igarab joga marwalba wilkisana aadbo u jecel yahay alhamdoullih kheyr Allaha siyo❤❤❤❤
@cupisx
@cupisx Жыл бұрын
Wallahi I’m the sister of the child and he is doing well He was cured after begging years to allah, he was cured by 2021 or 2022 and he was doing good in school and living a normal and fun life. I love my brother abdirahman❤❤I used to be so scared and cry for hours when i saw him having seizures im 12 now nearly 13 and he is 9, also my father is the best and he has done everything to help him despite the hard work and I’m extremely lucky to have a supportive and lovable father like him❤❤
@najmamoalin1400
@najmamoalin1400 10 ай бұрын
Maashaallah allaha kuu xifdiyo aabaha iyo walaalka. Waxan jeclaan laheyn in aabaha dhaqtarka wanaagsan uu Abdirahman geeyay nala wadaago…
@ifraaxmaxamud333
@ifraaxmaxamud333 6 жыл бұрын
Yaa allah yaawaduud yaaa ducarshil majiid ilaahoow kuu caafi afigaa daaine ducadayda u ajiib wiilkan cururta ah walaidkana badal baroko leh sii qalbigoodana adkee aamiin
@bilebarre3407
@bilebarre3407 5 жыл бұрын
Aamiin
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 5 жыл бұрын
Aamin wll ifraax💟💟💟
@xaawoxasankuuloow3697
@xaawoxasankuuloow3697 6 жыл бұрын
Illaahey ha usiyaadiyo caafimaadkiisa wiilkan yar waalidkiisana wey ku dadaalen illaah ajir iyo xasanaad ha siiyo (Aaaaaaamiiin)
@Arafodore
@Arafodore 6 жыл бұрын
Ameen ya Rabbi.
@suhayybyare8593
@suhayybyare8593 6 жыл бұрын
tfl
@kadramahamed3148
@kadramahamed3148 6 жыл бұрын
Masha Allah alle ha siiyo caafimad iyo cimri dharar siyaada ah adigana alle ha kaa abalmariyo midkii aad janatu fardowsa ku gali lahayden alle ha idinka dhigo amiin amiin yaa Rabi
@maryanbaale629
@maryanbaale629 6 жыл бұрын
Masha allah waxaa tahay aabo fcn Ilaaheey haku xafido wiilkaaga caafimaadna hakuu siiyo iyo intii ilmo kaxanuun sanayaan
@starsomali7276
@starsomali7276 6 жыл бұрын
The bestt aabe ever alaha kuu dhaafo aabe diin leh oo alle aaminsan ayaad tahay alaha kuu caafiyo wiilkaga yar forever insha allah aameen
@asebeaxmed8044
@asebeaxmed8044 6 жыл бұрын
asc wll 2009 baa arkay ilma yar oo xanuunkaa qaba oo laga keenay ingiiriiska oo lakeenay garoowe dawona lagala soo quustay xitaa jarmal way geeyeen intii aan la keenin garoowe kadib quraan baa laskaga aqrin jirey maalin maalmaha kamid ah baan gabar haysey oo habar yartii ahayd ku iri cunugaan kawaran hadaad u geyso DR maxamed jaamac takar oo jooga gaalkacyo oo ahaa dhaqtar neerfe alle ha u naxariistee gabadhii waxay iigu jawaabtey yurub baa lagala soo quustay kadib waxaan ku qanciyey dawada alle baa haya cadaan iyo madow maleh waa kii alle kuugu soo dhiibayo kadib way iga ogolaatay in loo geeyo sila markii baan taleefan lanbarkii dhaqtarka ku qabsanay labo beri kadibna waa loo geeyey dhaqtarkii wiilkii yaraa wuxuu su soo qoray kiniin 5 sano iyo sharoobo lawadayo hadii garoowe lagu soo celiyey wiilkii ma dhicin mar dame awalna wiigii wuxuu dhici jirey 3 ama 4 jeer marii bawadii bil qaatay baa aabahii iyo hooyadii oo ingiriiska jooga loo sheegay in wiilkii dhaqtar loo geeyey dawana uu u soo qoray mudo bil ahana uu san dhicin dawadiina qaato way yaabeen ilaa ay yimaadeen garoowe oo ay arkeen kadibna way kaxaysteen insha allaah alle waxaan uga baryin ilmaha yar caafimaad taam ah
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 3 жыл бұрын
Dhakhtarka qaa dhakhtar buu ahaa Illahay ha u naxariisto walalkey u qorey dawo 5sano ah alxm mar danbe ma uusan dhicin
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 6 жыл бұрын
Aboo caqli siyay iyo imaan . Aboo sax ah ayaa tahay alle ku saydiiyo . Lama qusto qoof bliadana wuxuu ku yirahdo lama wadda qaato , Allah ayaa ka wayn . Xalad aad uu xuun ayaa lakulmay allah wa cawiiyay . Yasiinka ha mogaan ayo kursi
@aminadiblave9266
@aminadiblave9266 6 жыл бұрын
Maaha allah aabo macaan waaye allaha kuu caafiyo wiilka wiil aabo jeceel heystaa hi hungoobi mahayo
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 6 жыл бұрын
mansha allah walal ale ha ku caafiyo Quran kula dadaal waa il xanuunkan ku dhacay wiilkaga adna waad dadashey waqti baad galisey waxa tahay aabo fcn kudayasho mudan mansha allah long life
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 6 жыл бұрын
Masha alaah ilahay aya mahad u sugnatay ka kor qaaday xanuunka saqiirka yar wax ba kalabsan rabow inti muslim ah iyo inta somali maxamed dhiik wadagno no caafi adan ku barine
@hooyoali8142
@hooyoali8142 3 жыл бұрын
Allhamdullilah I laahay baa caafiyay ilaahow intii Islam ah oo jiran caafi ameen
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 6 жыл бұрын
MashaAllaah huuno aabo fiicaan ilahayoow u caafi ilmagooga. Waxaan haysta ilma xanuusanay oo weliba xasuuskasi. Yahey xanuusad dhifranka ee hiidarac loo yaqano oo aad la nolaneyso . ilahaye gacantiisan aamiinsanahaye ilahayna waxaan ugu shukriyaa inuu ilmahaygii i caafimadey, oo uu ku noqodey wax lama filaan waxaye dhakhatirtuu u yaqan ilmahii mucjisada, waxaan saxiipo noqodey dhaakhtaradayadii, waxaan kaloon aad ugu farxsanahey inuu ilahaye so muslimiye. Qofkii ilahaye taal saarta maalin oonbu jawaabtiisa Rabbig kanheli.
@fadumomahamad1557
@fadumomahamad1557 6 жыл бұрын
Allaha cafiyo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 6 жыл бұрын
aad ban ku salamaya huuno inan wax badan ka waresta raba xagen kala so xariira
@teammotje727
@teammotje727 4 жыл бұрын
Abdillahi Abdi 0044751465937 waa whatsAPP AMA 00447593321113
@Abass.03
@Abass.03 6 жыл бұрын
Best report ever.thank u guys
@suleikahajji3188
@suleikahajji3188 6 жыл бұрын
Mansha allah waa abo ficaan nuunaha yar alla haa cafiyo iyo dhamman caruurta xanuunsan
@kevplazyt9575
@kevplazyt9575 5 жыл бұрын
Ilaah ha caayo rabiga ayaa awood leh
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Illaahay ha u siyaadiyo caafimaadka ilmahan yar aamiin aamiin
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
waxa dunida ku nool aabe yaal la mid ah aaba haan wngsn oo kale oo aan la arag mase dahsoon waxan ale ka baryaa ugu horeyn in ale cfmd taam ah siiyo wiil kaan yar caruur ta kale na ale ha cfyo amiin
@zamsamraage5726
@zamsamraage5726 6 жыл бұрын
Allah u siyaadiyo caafimadka walal waxaad tahay qof iimaan leh Masha'Allah
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaah haku xifidiiyo asagaa iyo kuwaa la midaka aamiin ee ku da daala in lagu aqriiyo ciyaalka Quuraanka mar waliba
@ARNOLD23
@ARNOLD23 6 жыл бұрын
Ilaahay caafimad taam haa siiyo wiilka yar Qur'an saara
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 жыл бұрын
Baraka Allah, Tabaaraka Allah. Alxamdu lillah.
@biggstone3573
@biggstone3573 5 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay cafimaad taam ah hakuu siiyo quraan Saar fara badan sadaqo bixi sadaqadaa u daawo xanuun walba
@elramlisha8932
@elramlisha8932 6 жыл бұрын
qofka imanka leh oo qadarta rabbi aminsan wxba kama halabyn mashallah alle haku cafiyo wilkga wll mcn qof wlbo Muslim ah o xanunsan alle cfimd ha siyo
@mohamedfilsan3727
@mohamedfilsan3727 8 ай бұрын
Machallah tabarakallah WA abo fican Allaha ka jazai siyo😢😢😢 Abo sidana sida lo Helo wey Yaryahy.❤
@salaankey5072
@salaankey5072 6 жыл бұрын
Masha allh marwalba ilaahay ayaad mad is kaleh cafimad kanah haaya ilaahay hano wada siyaadiyo
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
@GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 6 жыл бұрын
Ilahay haka qaado xanuunka haya wiilka yara yaarab Lkn outism wa xanun tawaxud ah qofka kalisocod bulsho majeclanaya inuu ciyalka la ciyaro ma jecla lkn qalalka asagana wa xanuun kala loyaqan ( epilepsy) wu yaryahy wayna ka baxayan insha alaah qasatan marwalba u weynado khalalka wu ka tagi xanunka kale ee outsm ka ahna waxu idinkaga baahanyahy in aa ihtimam zaid ah siisan farxadna mar walba siisan hadi ay ilmo wallahi jirana ay waqti la qatan si uu bulshada u dhexgalo wqx la qeebsan karo . Caafimad dègdeg ah alaha siiyo yaarab Say amin walal
@qurayshaaxmed5700
@qurayshaaxmed5700 6 жыл бұрын
😢Abahan somaliyeed wxn ka dareemayaa galgacayl farabadan oo uu uqabo wiliisa allah ha ucafiyo aaamiiin aaamiiin insha allah
@Fearles575
@Fearles575 3 жыл бұрын
Marka saas u aamanto adaa iskashifaaye inuu kusoomaray aabe xun
@ruunali7746
@ruunali7746 5 жыл бұрын
Allah ku caafiyo yaaa rabi .Aaaaabahaaan siduu ujecelyahe Bbe gisa waxan so xasuuste aabahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 allahuma araxsm abiii wa abaa muslimiiin
@naasirkaarshe8773
@naasirkaarshe8773 6 жыл бұрын
Ilaahay subxaanahu ha caafiyo wiilka yar iyo dhammaan inta muslinka xanuun qabtaba aaamiin
@WHO2024
@WHO2024 6 жыл бұрын
MaashaAllah, ALLE caafimaadka ha isiyaadiyo wiilka yar, inta xanuunsana ALLE caafimaad sariican baan ugu baryi. Jazaaka Allah Kheyr Aabaha la wadaagaya ummada Somaliyeed siduu wiilkiisa xanuunka ka baxey. Sidoo kale Ayaanle oo marwalba bulshada Somaliyeed la wadaaga wax kastoo ay ka faaiidaan, Jazaaka Allahu Kheyr.
@alikhadija4437
@alikhadija4437 6 жыл бұрын
Masha Alah Ilahay cafimadka hau ziyadiyo asaga iyo inta xanunsan
@BURHANDAWAHMAN
@BURHANDAWAHMAN 6 жыл бұрын
MashaAllah.. Abdirahman illahy cafimad taam hakusiyo...Aamin
@MohamedIbrahim-zv7zr
@MohamedIbrahim-zv7zr 2 жыл бұрын
Mashallah alle ha caafiyo sxb wiilka adiguna aad baad ula dedaashey, meel aan kaala soo xidhiidho iisheeg inshallah ilmo aan dhalay ayaan uga shakisanahay
@ifka8884
@ifka8884 6 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay caafimaadka ha u siyaadsho. Intii xanaansana allaha ka qaado insha allaaaaah
@husseinaden4509
@husseinaden4509 6 жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo isaga inta caruur ee xanuunsan quraanka iyo wadaadada la aad wlahi quraanka waa daawo hadaad niyaysato
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 3 жыл бұрын
Masha allah waa wax lagu farxo ilaahey cafimaad aad usii dheer iyo farxad wiilka yar haku sii dambeysiiyo.
@faraxsanhaji1711
@faraxsanhaji1711 5 жыл бұрын
Allahayow cafimad taama sii nuunaha yar iyo intii islaama ee xanuunsan ya rabbi
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 5 жыл бұрын
Walaalkaan Allah swt caafimaad ha u siiyo.
@daimondabdalle9582
@daimondabdalle9582 6 жыл бұрын
Maasha allah aabe qaalia ilaahow wiilkaaga ku caafi Waxaan xasuustey jaceylkii aabahay 15sano ka hor i muujiin jirey ilaahow ku naxariisto aabe Aabe walba oo muslim ah na janada hoy uga dhig
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 6 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Illahow caruurta Somaliyeed ❤️🇸🇴❤️barakee Amiin ya rabbi
@Liban14398
@Liban14398 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah cafimad siyo runti wa abo Allah ku xiran oo qadarta aminsan
@ifraxgurey2574
@ifraxgurey2574 6 жыл бұрын
Ilahey cafimad há siiyo iyo inta lamida Amiin Yaa rapi 👐
@nasroali8147
@nasroali8147 6 жыл бұрын
Ilaahow caafi oo ka qaad Xanuunka asaga iyo intii Muslim ah Amiin amiin yaa rabi
@yasminemohammed5242
@yasminemohammed5242 5 жыл бұрын
I’m soo happy for him mansha allah, ilaahay ha usiyasdiyo caafimaadka❤️
@achrafabdullahi4251
@achrafabdullahi4251 6 жыл бұрын
Waa camal tus quraanka alle lagula dadaalo wll mcn insha allaah wuu fiicnaanaa
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 6 жыл бұрын
Caafimaadka Allaa baxsha naxariista Allana lagama quusto mar walba ee adinkoo raali ah daawooyinka magacyadooda noo sheega Aad ayaan ugu baahanahee
@teammotje727
@teammotje727 5 жыл бұрын
Farxiyo Maxa'ed Asc waa wilkii xanuunsanaay walal kiisa abo lambarkiisa waa Kanaa +44 7593 321113‬
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Mashallah Yaa Allah grant him and other children like him full prolonged healthy lives. Amin Amin
@mrabdilahimrsahmed1545
@mrabdilahimrsahmed1545 6 жыл бұрын
SCW marka hore ilaahay ha usiyaadiyo caafimaad kiisa inta kalana ee xanuunsan allah ha caafiyo walaal waxaan codsan lahaa in aabahaa Dhalay wiilka yar in nala xidhiidh siiyo haday suurta gal tahay inshallah
@teammotje727
@teammotje727 5 жыл бұрын
mohamud jigjigaawi +44 7593 321113‬
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 6 жыл бұрын
WaLlaHi Baanku Maraya Abaha dhalay wiilka Imaan kiisa yuu Qaba Manshaa Allah Ilheehy Waaxan kaBaryaya inn u ilaahey cafiimad dag dag Ah rabbi Siiyo Yaa Allah aameen aameen aameen Yaa Allah
@teammotje727
@teammotje727 4 жыл бұрын
Abdillahi Abdi 0044751465937 waa whatsAPP AMA 00447593321113
@caashocabdi4843
@caashocabdi4843 2 жыл бұрын
Swallow cunugaa igajiran daawadaan intee kahelikaraa iisoodir moesha kahelikaro madaawaadkaas fadlan Dalka wax waa loo ga qaban waaye dhabar kaaga iisoodir baliis
@cashoyare2709
@cashoyare2709 6 жыл бұрын
Illaahay ha u siyaadiyo caafimaadkiisa waa ilmayar ee Alle ha caafiyo
@dhiblaawe1473
@dhiblaawe1473 6 жыл бұрын
Wll qur anka ku aqri un insha allah wa ku caafimayada insha allah ilhy haku caafiyo wllo
@zamzammaxamed4205
@zamzammaxamed4205 6 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waa aabo fcn waxaan soo xasuustay hooyadeey markee saan cml ila soo jeedi jirtay hadana waan farxsanahay inta dhimana Allaha i dhakeystiro
@Abdimajeedgmail.comMomahamed
@Abdimajeedgmail.comMomahamed 4 жыл бұрын
Cabdulahi wax badan ayaan ka faiidey... Shukran.. Alaah noo cafi ilmaha
@imaanisse9075
@imaanisse9075 6 жыл бұрын
Masha Allah aabe wanaagsan alle ha u siyadiyo cafimaadka wilka yar
@Shuqul-kuli2025
@Shuqul-kuli2025 6 жыл бұрын
Alow cfmd team ah sii aaamin wlhi waa aaabe dadaal badan msha alaah alow u siyaadi cfmdka aamin
@kamg3450
@kamg3450 6 жыл бұрын
Subaxaana Allah. ILAAHAY laga a quusto. ILAAHAY ha caafiyo
@amiizahmohamed
@amiizahmohamed 6 жыл бұрын
Allahu ha cafiiyo amiin
@mardiyasaleban4200
@mardiyasaleban4200 6 жыл бұрын
Alle ha kuu caafiyo wllo wiilkan yarkaa
@احمدنورعبد
@احمدنورعبد 6 жыл бұрын
wlh ad ayan ula farxay abaha so u farax sanyahay Masha Allah ilahay haku cafiyo wll insha Allah wa uku ladnan Dona hadana quranka saan wll ku dadal quranka
@zam-zamadanyusuf6274
@zam-zamadanyusuf6274 6 жыл бұрын
Ilahayaw carurta somaliyeed wada caafi Amin ya Allah !
@umuahmedbeautychannel8912
@umuahmedbeautychannel8912 6 жыл бұрын
Maasha alalh allah u siuaadsho casfimaadka isoo booqda chanalkayga wlalaha soomaliyeed
@anfacdakane495
@anfacdakane495 6 жыл бұрын
Mashallah Allah cafimad siya wilka yariska ah abahisna Allah udayo
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Ilaahayow U Caafi Ilmahaa yar Adigaa Qaadiree
@nasroismail3589
@nasroismail3589 6 жыл бұрын
ILLAHAY caafimaad taama hakusiiyo habo
@nuuurulislaam7913
@nuuurulislaam7913 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah waa aabe naxariis badan ilaahey ha u caafiyo
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
Man Sha Allah alle ha xifdiyo cafimad saricana Allah hasiyo
@caashocabdi4843
@caashocabdi4843 2 жыл бұрын
Masha alaah ilahay cafimadkina usiyadi otam igadhig
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 6 жыл бұрын
Alle ha kuu caafiyo wlle Dawo waa tan Alle Quraanka u badi Insha Allah
@احمدنورعبد
@احمدنورعبد 6 жыл бұрын
ilahay kagama so ceeliyo xanunka cafimadka alle ha u siiyadiyo amiiiiiiiiin yaa rabi
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 6 жыл бұрын
Walaalow Illah hakuucaafiyo wiilka Ameen lkn waxn kuugudaraayaa in aad Quranka karimka ku aqriso, Caano geelna aad siiso. Illah caafimad taam hasiiyo Ameen.
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
ilaahay ha caafiyo inanka yar iyo kuwa kaleba amiin yaa rabi
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 жыл бұрын
Aabo fiican baadtahay ilaahoow wiilkaaga ha kuu caafiyo, Allaah ha usiyaadiyo maashaa Allaah
@maryanmahamed4147
@maryanmahamed4147 6 жыл бұрын
Alha cafiyo inta xanunsan inshallh qeer bey ku danben dontaa baryada ilhey hala badiyo
@seynababdile6147
@seynababdile6147 5 жыл бұрын
Masha allah abowe alle hakula qabto tacabka adiga iyo intii kulamida
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 6 жыл бұрын
Alxmdulillah illaheyba cafiyay scw scw scw scw scw
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Masha allaah alow cafi isaga iyo inta jiranba amiin
@yaasmiinmohamed9705
@yaasmiinmohamed9705 6 жыл бұрын
ilhy ha u cafiyo say isu jeclyihin ilhy isu daa ilhy ha cafiyo 😭😭😭😭😭😭
@hodanadam9602
@hodanadam9602 5 жыл бұрын
Walal ilahay haku caafiyo salatulaylka tuko ilahay u Bari Quran kana Saar
@ridwanugas9465
@ridwanugas9465 5 жыл бұрын
Mansha allah ilaahey ayey mahad u sugnaantey Waa Aabo samir badan oo ilmihiisa la dadaaley.
@awalenuro4947
@awalenuro4947 6 жыл бұрын
Allah hakaqado kurbada abahan iyo intilamit ah cafimat Allah siyo babyga insha Allah Amin Amin Amin yara rabi
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 6 жыл бұрын
Masha allaah ilaahy ayaa mhd leh alx alle awoodisa ku shafiyey
@surlaydumar2412
@surlaydumar2412 6 жыл бұрын
masha allah Alleh haku siyaadsho Edo mcn cAfimaad taam ah allow ikasii yaa rabi
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 4 жыл бұрын
Wallaalo ma igu caawin kartaa daawada uu cunuga qaatay magaceeda, nuuceeda halka laga heli karo. Mahadsanid
@sumayaabdullahi5256
@sumayaabdullahi5256 6 жыл бұрын
Ilaahow caafimad sii aameen 😢🤲
@siradm
@siradm 6 жыл бұрын
Alxamdulillah allahummalakal xamdu xattaa tardaa walakal xadmu idaa radiita walakal bacda ridaa aad ban ugu farxay. Ilaahayow ha u soo celin yaa rabbi ilaahay dambi dhaaf ha idinkaga dhigo allahana caafimaadkiisa u dhameystiro sadaqana ka dhiiba insha allah
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 6 жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴💕 aabo fiican allow danbigaaga dhaaf 🇸🇴💕🌹
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 6 жыл бұрын
Allah ha cafiyo wiilka amiin
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 5 жыл бұрын
Allaha kuucaafiyo anigana isoo duceeya ninkeygaa igabuko walaalayaasha islaanka ahow
@liibaancabdulaahi8700
@liibaancabdulaahi8700 6 жыл бұрын
Allah caaaaaaafiyo insha allah
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 6 жыл бұрын
ilahay cafimad ha usiiyo wiilkisa wlhi wa aabe fcn m.a ilahey haku daayo 🙌🙌👈❤❤
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 6 жыл бұрын
Masha ALLAAH wll ALLAAH hawsiyadiyo cafimadka inta xanunsan ALLAAH hanakacafiyo
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 5 жыл бұрын
Mash allah tabarakallah walalo I have autism son and his father left us. Allhamdullilah for everything. May Allah Almighty bless you and your family walalo. Walalo can you make a video for showing us what kind of the medications if it’s possible. Please and thanks 🙏 You are amazing father!! I cry for happiness 😭
@teammotje727
@teammotje727 5 жыл бұрын
Hey Fartun My name is Mohamed That is my brother if you want know about the medication so call my dad he will help you insha alah +44 7593 321113
@zuharjama3763
@zuharjama3763 4 жыл бұрын
@@teammotje727 Sorry walal telefonadan mashaqaynayaan e nososax fadlan
@teammotje727
@teammotje727 4 жыл бұрын
+447514652937 Abdullahi osli
@teammotje727
@teammotje727 4 жыл бұрын
+447514652937 Abdullahi Oslo what'sakiisa waa lambarkaas
@Idris_Daada
@Idris_Daada 6 жыл бұрын
allah caafiyo abooowe yare insha allah Wuu cafimada quran neh ugu ronada
@aminabdishakour
@aminabdishakour 5 жыл бұрын
Alle ha u badbaadiyo ,ilaahay caafiyo aamiin
@shukiramoha3043
@shukiramoha3043 6 жыл бұрын
Mashaa Allah may Allah give him more healthy inshaa Allah
@khadaradam6601
@khadaradam6601 6 жыл бұрын
Wlll Allaah hakuu caafiyo wiilkeena waan kuu ducaynaynaa wllo qli
@jabirmohamed5410
@jabirmohamed5410 6 жыл бұрын
Ilaahiyow caafi cunugan yar iyo Musliminta xanunusan damaantoodh
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
Wanag badan ayaa ka muqda abaha dhalay inanka yar wll ilahay cafimaad tama haku siiyo ilmahaga
@hawomohamed8401
@hawomohamed8401 6 жыл бұрын
Alaha caafiyo fhamaan intii xanuunsan ama caruurta kaxanuunsantahay alaha cafimaad degdeg ah siiyo
Ka gudubka marxalada adag: Autism iyo sida ay u saamaysay Somalida
29:17
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Waa Maxey Autism
11:05
Institute on Community Integration
Рет қаралды 92 М.
SENIN EKIZIN BARMYSH? Ali CHARZHOVSKI YUZ/YUZE
47:11
MEDIA TM
Рет қаралды 34 М.
On the Autism Spectrum Somali community
17:08
MinnesotaDHS
Рет қаралды 27 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Autism Part 1 (Af Somali)
12:21
Dr. Asad Dahir
Рет қаралды 10 М.
Sheeko xiiso badan Ninkii guursaday saddexda Xaas
27:50
SAAB TV
Рет қаралды 3,7 М.
HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM
32:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41