XİSBULLAAH WAY KA JİLİCSANTAHAY XAMAAS SİDDA LA MOODO MA AHA

  Рет қаралды 21,837

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 41
@osamadaud9206
@osamadaud9206 2 күн бұрын
Alla wll run badnidaa wllhi runta aad sheegeyso aad ujecleystay❤dadka shiicada muslim moodaya oo u qaba iney yahuud ka dhicin war shiico yahuud sunnigaa oga daran wllahayoow
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤
@osamadaud9206
@osamadaud9206 2 күн бұрын
@@fiidowmrk اللّهمّ صلّ على محمد وعلى آل محمد....🤍
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@SakiAbdi-e2f
@SakiAbdi-e2f 2 күн бұрын
Allaah baa la jiro jaale nin ilaahey la jiro cid wax ka qaadi karto masha allah ilaahey ha xiffiddo hana guuleeyo xammaas
@sugulexaabsay9129
@sugulexaabsay9129 3 күн бұрын
Waan ku salamay waan ku tagera zxb
@RiyaadAnkara
@RiyaadAnkara 2 күн бұрын
Allahu akbar
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 3 күн бұрын
First one thanks bro love ta ii saar❤❤❤
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 2 күн бұрын
Wll Abdi Rashiid Waxa intaa oo dhan noogu dadaalisaa waa in aad xog aad naga siisaan Dhacdooyinka muhiimka kaliya Waxa Aan ku leeyahay inta aduunka aad joogtid farax igu noolow Aakhira ilaahay Ajar hakaasiiyo 🥹🤲👍
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 3 күн бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤
@osamadaud9206
@osamadaud9206 2 күн бұрын
Wll muuqaalka ma aadan fahmin comment umbaad iska soo qortay
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 2 күн бұрын
Guuul xm insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MuscabJeylani-k7l
@MuscabJeylani-k7l 3 күн бұрын
Cod absolutely 💯
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 3 күн бұрын
Allahu abkar
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 күн бұрын
Hamaas ayaa ka sirdoon iyo aas aas adag Xisbullaah Xisbullaah dhan sirdoonka haba sanaaan badan ayaa ka muuqato
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 2 күн бұрын
Annaga Sidii qof islaam ah u hadal,
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn Күн бұрын
❤❤❤❤ thanks 🎉🎉🎉
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 3 күн бұрын
UST Mahadsanid Muuqaladada Siyaasada siiba bariga dhexe wn ku raaxeystaa Waxana rajeynaya haddy isurtowdo in mlin uu anigana sidaan wax uso gudbin doono. Waxan raba in aan ku weydiiyo Su'aal aanan ku saabsanayn Muqalkan su'aasha waa. ( Airdrop-yadan hadda umada ay ku yacayan sida X Empire iyo Hamster Kombat lacagta laga shqeeyy ma Xalaalba ama Xaraan haddii aan igaga cilmi badan thy iso jwb Mahadsanid
@Moh_media45
@Moh_media45 3 күн бұрын
Zxb codka maxaa ku duubta ❤
3 күн бұрын
Mikrafoon caadiya ah
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 2 күн бұрын
Cod dahabi ah
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 күн бұрын
Telephone nadaa wax oogu xirnaayeen baalaga yaabaa
@cabdiadanmxd1961
@cabdiadanmxd1961 2 күн бұрын
Ustaad metabolism bal kasoo hadal mahadsanid ❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Mahadsanid waxbaad ixasusisay runti xisbiguhada xm wuxutaray malaha waxtar iskadaye intimartida uahayd baladilay taladii uguficnayd waxtarilahayd xm intay awodalahaydna waydiday oahayd inayxagadhulka sodhaqaqan xoga gudahausogalan markayxulufadoda shicada uhiilinayen suriyana dadkawaxayuxasuqijiren suniahaan carur iyo hawenba hada cidnawaxmatarine nafsigii haqabto
@maxamedmacalin7816
@maxamedmacalin7816 2 күн бұрын
Sax jawaansiisbaa ka buuxaa xusbullaahi
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 күн бұрын
xisbullaah suuriya cafis ha wey diisato waxa saan dhan loogu galooyo waxa keenay waa reer suuriya ishooda ayaa kujirto xalka ugu fiican waa iney suuriya cafis wey diis taan sababtoo ah alle wax walba wuu lasoc daa wuxuuna ku ciqaa bayaa dan bigii ay ka galeen reer suuriya gaf weyn ayeey ugeys teen reer suuriya laakiin (Alle)waa xaq soore aan waxba hag raneen rabbi mus limiinta ha isku duubo oo hafahan siiyo isku duub nida faa idada ay leedahay haddii ay mus limiintu is kaashan lahaayeen israa iil iyo kuwa daba socda mar horaa lasoo af jari lahaa laakiin mus limiintu waxay umuu qataa xilli gaan iney hurdaan oo ay siyaa sada ka dhac san yihiin laakiin waxaan mus limiinta cadaw gooda ura jay nayaa guul insha allaah
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 күн бұрын
qalad ayaa dhacay waxaan kawadaa mus limiinta cadaw gooda guul darro ayaan ura jay nayaa muslimiintana guul
@MacalinCabdinaasir
@MacalinCabdinaasir 3 күн бұрын
Waxaad ka hilmaantay xamas waa suniyiin lkn xizbullahi waa shiyaco waligoodna gaala waxay kabaqaan ☪️ muslimiinta suniga
@MaftuuxAli-v6t
@MaftuuxAli-v6t 2 күн бұрын
Macalin waxba waligay kama Codsan wxd barnamij innago so diyaari xisbullaha dhibata uu gaysatay sunniga
@mustafNune
@mustafNune 3 күн бұрын
Xisbulah guul ayan urajena
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 2 күн бұрын
Kama jilicsana ee waa laga geesinimo iyo karti badanyahay
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 күн бұрын
tasi wa run xamas aya ka ta tiko saraysa xisbulaha wayo hadi ay dhul furan haysan lahayd xanas aya ka horayn lahayd
@abdorizak
@abdorizak 2 күн бұрын
Arinta P.Diddy kasoo waran zxp ma umalaysaa in ninkan u baqtindoona qaabki jeffrey epstein
@abahajaceylka8239
@abahajaceylka8239 3 күн бұрын
Been mahan
@Abdukadiryusuf313
@Abdukadiryusuf313 Күн бұрын
yahuud ka aad tahay wase maxa beenta kugu raacay yaab waye wlji
@numan1tarr14
@numan1tarr14 2 күн бұрын
Wariye maangaab ah ayaad tahay in la dhagaysto iska daaye labo labo.
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 2 күн бұрын
Dee waa runtiisa maxaa uku qaraareysaa 😊
@kingpower6909
@kingpower6909 2 күн бұрын
hhh runta dadka qaar wey gubtaa shiiciyoow😂😂😂
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn Күн бұрын
nin walan maxa😂😂😂😂
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 879 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН
DAGAAL MAA BİLOWDAY MAXAA KA SOCDO LUBNAAN
8:04
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 16 М.
War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.
24:02
Maxaa qashinka aduunka Africa lawgu soo daadiyaa?
11:34
Waaberi Media
Рет қаралды 29 М.
TALİBAN MAXAY SAMEYSAY 3 SANO AFGHANİSTAN AY MAAMUSHO (ECONOMİC GROWİNG)
21:04
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12