TALİBAN MAXAY SAMEYSAY 3 SANO AFGHANİSTAN AY MAAMUSHO (ECONOMİC GROWİNG)

  Рет қаралды 70,690

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 210
2 ай бұрын
Si aad u hesho macluumaadyo qoraal academic ah kusoo biir Groupkeena: mesenger-ka m.me/j/AbYGU_rmL9jAlt8M/ ama kusoo biir Telegramka t.me/boost/annagaproductions HADBA MİDKA AAD ADEEGSATO .
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 2 ай бұрын
Xashiishad dheh
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 2 ай бұрын
Ninkaan aad baan ugu xiranahay sifiican wax kuu fahansiinaya
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 2 ай бұрын
Dhulkooda hadey dhisteen isna Maamulaan ma iyagaba aqoonsi cid uga baahan😊Thanks bro for this information .
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah xaqa hanagu sugo dhamaanteen aamiin
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Illahay ayaa kufillan ومن یتق اللہ یجعلہ مخرجا ❤❤❤❤❤❤❤❤
@XudayfeCigaal
@XudayfeCigaal 2 ай бұрын
Maasha Allaah Ilaahay ha barakeeyo, iftiin aan bidhaansanona ha nooga dhigo.
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 2 ай бұрын
cilmiga kugu jiro alle haku barakey waxana kugu xirnahay 2019 ila iyo hada mahadsanid
@Cumar2
@Cumar2 2 ай бұрын
Hadaad kufaraxsantahay alxamdulilaah dheh
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 2 ай бұрын
Argigixisada adunka waa rer galbedka manta nool😊
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@AMIINGACAL sax lakin waxa jira dhankadkale Argagaxiso muslimin ah Dadka ku dilaaya magaca islaamka qof masjid kasobaxay madaxa katoganayo subxanallah
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL Ай бұрын
Sodhawoow walal
@mastermind.405
@mastermind.405 Ай бұрын
@@Alon_404 Amisom kalkaal miyaat Muslim Ka aminsantahay🐕🇪🇹🇧🇮🇺🇬🇰🇪
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@mastermind.405 kuwa zoobe kudishen dowlada me ushaqenayen? Zoobe2 kuwa kudishen aad qarax kugubteen dowlada me ushaqenayen? Qaraxii ex control ardayda jamacadlayda hoomeydi kabuxen ku bas beelay dowlada me ushaqenayen dhalanyaro mustaqbal laha sida nolosha urabto urabay mustaqbal ifaya rajenayay, meqad kun xaqdarro ku laydeen taasi shacabka reer muqdisho waligeed idinkama cafindonan Aaqirone marki latago dadkas iftiinka kaqarisen wax galapsan idinku sugaya idinkaga horeya. 😊
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 20 күн бұрын
@@mastermind.405 in aad shacab layso ma waxaa modaa in aad amison dishay
@MuxyadinShadka-k6n
@MuxyadinShadka-k6n Ай бұрын
Maashaa ALLAAH waa warbixin quruxbadan
@ramadancade8691
@ramadancade8691 2 ай бұрын
Dalkuna waxa uu helay ehelkiisii ❤ legend waanku wataa ilaahy inagna munaa faqiinta hayna dhaafiyo oo alshbab ale xilka hynoogu dhiibo inkastoy yadu mshruuc tahy❤
@warrior_566
@warrior_566 2 ай бұрын
@@ramadancade8691 😀😀😀😀
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Ай бұрын
​@Duqa-magaalada Intaas yaa kula fahmayo qof sida idaacadaha been loogu soo gudbinayay isaga dhan noqday wax dhalan rogan oo aan diinba arag
@bukhaarixasancali8349
@bukhaarixasancali8349 2 ай бұрын
Ilaahey amarkiis,barnaamijyadaada ustaadii waxaan dhageystaa markaan u baahanhy nasiino,sida dadka heesaha ama waxyaabaha kale ugu nastaan okle,xitaa hurdada wee iga imaanee markaan dhageysto xaqq,malaha waa heerka tayada,backgroundka dagan,gaar ahaan barnaamijyadii kala ahaa,mucjizooyinka biyaha,iyo dheelmintii xabiibka scw.
@ZakariyaCabdiwalii
@ZakariyaCabdiwalii 2 ай бұрын
Quluubtooda Allaah ha iku dumo iyaga iyo dhamaan umadda Muslimka ah, Xaqana Allaah haku sugo.
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 2 ай бұрын
Afghanistan Waxay Beenisay Warkii Reer Galbeedka Ee Odhan Iiray Horumarku Wuxuu Ku Jiraa Dumquraadiyada Ilaahay Baa Noo Sheegay Danteena Aduunyo Iyo Tan Aakiraba Inay Ku Jirto Diinta Laysku Xukumo
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Maa sha Allah keep going my brother
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Inta reer galbeed ay kaa maqanyihiin wwxaa kaa maqan shayaadiin iyo balaayo.Ayagaaba xoog ku aqoonsan doona insha Allah ❤
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 ай бұрын
Ilaahey hakaa awaal mariyo guuleyso
@faysalmaxamad6426
@faysalmaxamad6426 2 ай бұрын
Mashaa Allah umada❤❤❤❤❤ ilaahay ku xidhan aqoosi Uma baahna
@TheKing-f1t
@TheKing-f1t 2 ай бұрын
Thanks ustad so gudbintada mowduucaan.
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 ай бұрын
Masha Allahu
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 2 ай бұрын
MAHADSANID USTAAD. FADLA INOO SOO YARA BADI ARIMAHA CUSUB EE AFGHANISTAN.
@alesuge9918
@alesuge9918 2 ай бұрын
Mnsha Allah waxaan kaa faa'iiday casharo badan Allaha Ku barakeeyo ustaad sida aad usoo gudbiso macluumaad xaqiiq ah ayaad noo soo gudbisaa ❤❤❤❤ Alow Adiga ayaa awoodleh dalka noo hagaaji Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin ❤❤❤❤❤
@JimalAbdikadir-f4g
@JimalAbdikadir-f4g 2 ай бұрын
Barakallah ustudh iam wait you, always educated us
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 2 ай бұрын
Mashallah ustad❤
@barkhadaliabdi2721
@barkhadaliabdi2721 2 ай бұрын
Macalin alle haku.barakeeyo
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 ай бұрын
Allahu abkar
@cigalleboy5958
@cigalleboy5958 Ай бұрын
Tnx❤
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 2 ай бұрын
Mahadsanid ust si dhow ayan kula socdaa
@AbdulahiAbdi-e4j
@AbdulahiAbdi-e4j 2 ай бұрын
Mahadsanid
@AwooweAxmed
@AwooweAxmed 2 ай бұрын
Masha allah allahu akbar
@mustafasaalax1290
@mustafasaalax1290 2 ай бұрын
Shukran sxb
@maryanxuseen5620
@maryanxuseen5620 2 ай бұрын
Mashaa Allah guulesta
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 2 ай бұрын
New youtuber aya noqday
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo 2 ай бұрын
Mansha Allah Hambalyo oo guulaysta
@YahyeAadan-h5l
@YahyeAadan-h5l 2 ай бұрын
❤ma shaa allah
@cabdiraxmaanmuqtaar6483
@cabdiraxmaanmuqtaar6483 2 ай бұрын
Annaga production channe aan aad utaagero inbadan aan ku xiranhey.
@jaaluud5395
@jaaluud5395 2 ай бұрын
Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libaxsoftware4807
@libaxsoftware4807 2 ай бұрын
Thank you!
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 2 ай бұрын
Chanamka aan ugu jeclahy
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 ай бұрын
Username ka iska qurxi
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 ай бұрын
Ilaahay kaliya ayey ka rabaan aqoonsi
@yasiin-guray
@yasiin-guray 2 ай бұрын
Mnsha Allah talibaan Alle ha guuleeyo.
@mmohamedali2623
@mmohamedali2623 2 ай бұрын
Asc walaalkiis diinta islaamka ayey qateen in lagu xukumo waana guuleeysanaayaan imtixaanka rabi bay ku jiraan waa guuleeysanaayaan shaki kuma
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 2 ай бұрын
Shareecadu ma dumarka bay wax barashada udiida ma dumarka bay ku dhahda wa fikrada ma lihid nimanka jliya hadli kara ma dumarka ayey shareecadu adoon ka dhigta adeer iska da khiyaaliga waa urur dib udhac wada hda hormar seeya ka jiri laha hadi ay dowlad demuqraadiya side bay maanta ahan lahayd
@maxamedcabdiwahab-qq9bn
@maxamedcabdiwahab-qq9bn 2 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k demacaracy diinta ayay ko hor imanaysaa shareecada in la isku xukumo waa waajib la ina farey qof diida isagay u taal wuxuu ku badashho kitaabka quraanka xukun kiisa ayaa la ina farey adooma ayaan nahey kamana santaagayno inaan adoon alleh noqono . Qofkii ku qanci waaya hoog baa udanbayn iyo meel xun .
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k adiga AF ree galbeed Ku hadleysa ayagana kaa dhex hadlooyo
@hooskasii486
@hooskasii486 2 ай бұрын
​@@SayidSiciid-q2k Dowlad dimuqradiyad 20 sanee Afghanistan ka dhisneed xey qabatay 😂😂😂😂
@SuadMohamud-ql1cc
@SuadMohamud-ql1cc Ай бұрын
Shareecadu waa fiicantahy saana maaha lkiin taalibaan iyo usa taalibaan baa laqaaatay​@@SayidSiciid-q2k
@RuqiyaMoalim-i6b
@RuqiyaMoalim-i6b 2 ай бұрын
Wadku mahadsantahy macluumdka ad Nala wadagtay
@IbdahimMohmaed
@IbdahimMohmaed 2 ай бұрын
Mar ayaanu lamid noqoni doonaa afganistaan waanan nuguulaysani doonaa
@ZakariyaCabdiwalii
@ZakariyaCabdiwalii 2 ай бұрын
@@IbdahimMohmaed Inshaa Alllaah wll
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Warabna anaga dhan lakin waa marki Argagixisada dhiiga ehelka musliminta xalaalaysatay ka adkaano.
@maxamadkofi4134
@maxamadkofi4134 2 ай бұрын
xali waxan dhageystay waraysi laga qaday afhayenka daliban 2malin kahor qodobo waweyn ayu kushegay
@user-ms9wc1u0
@user-ms9wc1u0 2 ай бұрын
Ustaad hore usoco wan ku tagera
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Afganistaan waa shacab alle raali galiyaay reer galbeetka iyo munafiqiinta Caro ku galiyay
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 2 ай бұрын
thanks ❤❤❤❤🎉
@Boqoldile1
@Boqoldile1 2 ай бұрын
Well done my bro
@hassanhussiencumar5013
@hassanhussiencumar5013 Ай бұрын
Mahadsanid ustad
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
Insha allah somalia ku xigta
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 2 ай бұрын
ALLAHOU AKBAR
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 2 ай бұрын
saaxiib guulayso waxad kahadashay xaqiiqda aan loogu labankarin kawaranka dalkas noso badi
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 2 ай бұрын
Dalkana waxaa helay ehelkiisii, allaahumma baarik ❤
@somalihistory9671
@somalihistory9671 2 ай бұрын
Somalia comming soon inshalah
@Omarhajjigurhan490
@Omarhajjigurhan490 2 ай бұрын
Kala tagidda farmajo iyo fahad vedio nooga soo samee mudane,mahadsanid
@dahir2289
@dahir2289 2 ай бұрын
Waa sidaa an la rabno somalia
@cabdibiycabdiboy
@cabdibiycabdiboy 2 ай бұрын
Saas waaye
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 2 ай бұрын
Masha Allah waxaa lagu faraxo lkn kuwa Afghanistan u dhashy meshan isla joogno waxaa xun lee ka sheegan😔taalibaan
@asmamahed5176
@asmamahed5176 9 күн бұрын
Taaliban waa rag fakaraya way dhiseen dhulkooda xaqiiq
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 ай бұрын
Dawlad islami ah oo xoogan marki ugu horaysay mudo 300 sano kadib laga yagleelo meelo dunida ka mid wa rajo fiican
@KaazimHd
@KaazimHd 18 күн бұрын
Ustad wa argaxiso daliban Mareykan bana ku shaqeysto yesan ku sirin midowgi sufiyedka in lagula diriro loo aas asey😂
@MousseAbdi-m1i
@MousseAbdi-m1i 2 ай бұрын
Afghanistan 🇦🇫 💝💝❤️🎉👑💥🇩🇯❤️
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 2 ай бұрын
Ustaad richard beneth oo ah xuquuqul insaanka human watch rights wad yaabeysaa qodobada uu kasoo saarey xaalada reer afghanistan galeen markay islaamiyiintu gacanta ku dhigeen
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Ай бұрын
AAD may u wanaagsanaatay misa way sii xumaatay ayay dhaheen
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 2 ай бұрын
Xasan gargurte ayaa wadadi ashraf qani marayo waqtigaan😊
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 2 ай бұрын
Ma regalbeedbaa xuquuq ka sheekaynaya walaal hadalkaa nsga daa
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 2 ай бұрын
Dunida waxa kajiro 3 qeeb 1.kuwa dhaho hadii kuwaas horumar iyo nabad helaan anagee halis naguyihiin aan u diidno nabad iyo horumar. 2.kuwa leh ilahay ayaa markasto xoog badan e Xaalka ha noqdo wax caadi u eg diidan digaal udhaxeeya Argagxiso iyo dowlado Rabana sida Horay u hergashay o kale pooliska dunida islamka iyo Argagaxiso nolashana socoto sida pooliska iyo kuwa maandoriyaha o kale.waa fikir hergalay. 3.kuwa qalad fahansan o Meel qaldan Taageersan ama taageersan Argagaxiso iyo dowlado ayaa digalayo balse ogeen sida hergashay e dhicikaro Aan suaal kuweydiiye yaa saxan kuwa dhahayo Kunsano hadee dhisnadan aay horumar iyo waxwalbo helaan ilaha ka xoogan Cabsi majirto. Iyo kuwa dhaha Aan xakameeno yaay horumar iyo Amni helin. Markasto Xaqa ayaa xoogan😮
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
Dumarka ayey u diideen wax barashada Shaqada Wax kasta waa ay u diideen
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 2 ай бұрын
@@FunnyFlicksOfficials iskadaa dhagaysiga beenta reer galbeedka maxaa yeelay cadowgaaga wanaag kaa masheegayo
@NimcaanFarxaan-r2x
@NimcaanFarxaan-r2x 2 ай бұрын
Waa run maanta reer Afghanistan waxa ay Helen Ehelkoodi oo sax ah
@deeqyare2897
@deeqyare2897 2 ай бұрын
Gaalada waligood nagama raalinoqonayaan ilaa ay diinta nagasaaran waaba haday awoodaane .
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 2 ай бұрын
Waa dad fcn oo diinta Ku dhaqma cidna Aqoon kama rabto ilaahy baa garabtaagn
@hassenhassan7564
@hassenhassan7564 2 ай бұрын
ilahay baa aqoonsan
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Taliban waxa jira muslimin badan taagersanen aniga kamid ahay becoz waxay meel ugadhacen xuquuqda dumarka ayna xabiseen udiideen waxBarasho aadaan kadhigeen mid kaliya la isticmaalo ilmo lagadhalo
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Ай бұрын
😂😂😂 Yaa kuu sheegay in ay gabdhaha waxbarashada ka manuuceen? Iyagaa kuu sheegay maya waxaa kuu sheegay gaalkii wadankooda gumaysanayay adigana ku gumaysto waana aamintay, hada waxaad sii oran muslimiinta aan taageersaneen ayaan ka mid ahayn, waa sidee islaanimadaada? Gaalada beenteeda ayaad aamini muslin baan ahay waad oran isqabadsii.
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Ай бұрын
14:38 intaan un dhagayso gaal been law ah warkiisa ha raacinee.
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@maxamadsaaj8918 wll aniga ree galbedka wa necbanahay waana cadaw yahud io nasaaro waana dad isku hiilo ah taasne waka dharag sanahay, Laakin mafiicno waxa qaldan in isha lagalaapto Arintas dumarka ine wa Barasho udiidan way jirtaa waliba warbahino io hay’ado kama daxbanan kuwa ree galbedka oo hay ado mesha tagey warbixino kasoqoray soxaqijiyay hadayna arinkas xitaa jiri laheyn ayaga is bari yeelilaha dhihilahaa waa propaganda waxay leyihin twitter io ciwano. Marka Adiga waxa kamuqato ina kudafacayso si indho la’aan jaahilnimadas xitt diinta Baal marsan Alshabab xita melaha ay haystan dumarka waxay bartan madaraso diini ah inkasto ayaga taagersanen kaliya waxa kugusoqatay aya ah ina kucadeyo in dumarka wax barankaran. Marka wll dumar kas ladulmiyay allah hakasaaro xuquuqne hasiiyo adigane Muslim fiican noqo qolo yey kulawaynaanin diinta hakula waynaato wll
@tuutesberdaale665
@tuutesberdaale665 Ай бұрын
Wali waxaad kahadashay uun warabaahintii ay reer galbeedka faafiyeen
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@tuutesberdaale665 waxa muqata in diinta iyo qolo ay kula weyntahay qolada. Diinta waliged way jiraysa lakin qolo shaley aye imaatay perine way baxee ee diinta hakulawaynato raac qolo haraacin Diintenan way ilaalisay xuquqda dumarka waxa kamid ah inay wax barankaran lakin qolodan Taliban ladhaho way garap martey Midas
@Galkacyogarden1
@Galkacyogarden1 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waxay noqotay xero cadow Afghanistan 🇦🇫 baa naga rajo fiican
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Ayaa Sidaan u baahan in Qolo u qabsato si gaariga aan raaskaambooni Uga qaato Oo aan lowyacde Iyo Raas casayr aan si nabad ah Ugu dalxiiso
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 2 ай бұрын
Sida AS camal😃😃😁
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@Isaac-m7b8bdiin mawadan ee xukun aye u ordayan, Hadii diin wadan dadka masajid kaboxay allah cibadada ukaliyelay madili laheen, qarax kuma baabi’in lahen shacabka io maatida, wariyaha Eray Sikale udhahay maxa sidas udhahdey uma dili laheen Waa koox mafia ah magac diin huban shacabkane way ucadatay 😂
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 2 ай бұрын
Dhibtaan dalke oo heysato majiraa?
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Waa in lagu dhaqmaa shareecada islaamka
@xashicali9633
@xashicali9633 2 ай бұрын
Horta xaqiqdi .Taliban bini adam nimo waxba kama yaqanan owarag rer badiye ah lakinse waxaa xaqiqa wadankasta waxaa hormarinkara ehelkiisa🎉
@AxmedXasan-i5g
@AxmedXasan-i5g 2 ай бұрын
Intaadan Taalibaan wax ka sheegin Taatiikhdooda soo aqri
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Cnn iyo foxnews iska yarey ee xaqiiqada soo ogow
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
Waa runtaa wll duamrka ayey u diideen wax barashada
@naam9190
@naam9190 2 ай бұрын
Ree magaalow ree magalnimadada wadankaga dhibka kaga saar
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
Jaahilow afka gaalada ku hadlaysaa
@AxmedXasan-i5g
@AxmedXasan-i5g 2 ай бұрын
❤❤❤
@AffectionateCoastline-tk8ne
@AffectionateCoastline-tk8ne Ай бұрын
Somalida ayaa u baahan kooxdan wanaaga badan ee daacada ah oo kale, oo qaadka iyo qamrada la dagaalama oo joojiya. Bbc da ayaa ka mida kuwa ugu cadawsan ee beenta ka sheega kooxdan barakaysan.
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 ай бұрын
I.a somali baa urajeenaa nimcadaas
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 2 ай бұрын
M.a
@abdinour
@abdinour 2 ай бұрын
1/9/2024
@awad559
@awad559 2 ай бұрын
Afkanistaan waa dawlad la aqoonsan yahay waxaa aqoonsan illahay Waxaa aqoonsan soomaaliya Bakistaan Turkiga Sacuudiga Qadar Yaman Falastin
@Fays2010
@Fays2010 2 ай бұрын
Ma jirto horena uma dhicin mana dhici doonto in dowlad Islaami ah oo dhaqan Islaamku u yahay inay aqbalaan shareecada Islaamka. Ma aha qariib waxay gaalo & la jireenkeeduba samaysay
@17jirchannel86
@17jirchannel86 2 ай бұрын
Anaga iyo Afqaanistan isku mushkilad ayaan nahaye sideen ugabixi karnaa anagana jawab
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 ай бұрын
Somali na waxey heli i.a ehelkeedii
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 2 ай бұрын
Waa argagixisada dumarka ciqaa ta wasiir arimaha dibada afganistan ku laha gabdhii shareecada aan rabin in lagu maamulo dalka hayskaga baxdo ma in waxbarsho loo diido baa shareeco ah😂
@ajmala522
@ajmala522 2 ай бұрын
Selonka xitaa weydiideen cijiyaha burukada iyo rooteeso make up hasheekin gabdhaha niqaab xiraayaan banaanka umasoobaxayaan😂
@KARAMAOG-rc7om
@KARAMAOG-rc7om Ай бұрын
Sababtu waa inay allah swt ay adheecee xukunkana asaga ayay u caliyee
@CabdilaahiYaasiin
@CabdilaahiYaasiin 2 ай бұрын
Wll wxn ku waydiiyay halkuu marayaa barnaamijkii. Ciidanka ee. Daalibaan???
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
Dhoola tuskii asbuucii hore ma aadan arkin
@YunisAbdi-p7h
@YunisAbdi-p7h 2 ай бұрын
Dowlad islaami ah wayo taalibaan alxm
@bishaarobilan590
@bishaarobilan590 2 ай бұрын
Kuwa soomaalia kadagalama sidas masameyaan ayago wadanka qeybka mamula ayey gobolka ayka taliyaan ayey dhiig badn kudaadiyaan canshuur kuqasbaan Dad dalkoda dhistey shisheeye io gaalo wxbo ogama bahna ayaga wx qabsan karo ilahey musliminta hagarb siiyo
@hooskasii486
@hooskasii486 2 ай бұрын
Waa kaa yeelaa shabab inee dhulka dowlada ka taliso dhibaatooyin ka geystaan lkn dhulke heestaan dhib kama geystaan waxan social media la wadwado ha iska aamininee orod indhahaaga kuso arag
@cabdooxaaji
@cabdooxaaji 2 ай бұрын
@@hooskasii486 propoganda ayaa laga gudbiyaa AS sxb , dadka caammada ahina way iska rumaystaan
@bishaarobilan590
@bishaarobilan590 Ай бұрын
@@hooskasii486 as waxey yihin ana og wa dad mrka argto kufikireysid muslim dhab ah iney yihin hadane marka qar wxey sameyan ficilo aad uxunyahy 10 sano kahor dalka ayagaa kuxoog badnaa hadane muwadin somaliyed oo muslima bey nolosha kugubayeen qof ay qalad ku arken ayago cadis io ciqabi kara bey dunida dhafinayan kaso xukunka dinta islamka una dil ugu qornen midkle hadii ay ajnabiga io galda begsan lahayen cabsine ku aburi laheyn sidalkena oga baxan wxn uqiri laheyn iney wdaniyin yihin wdnkana madx kanoqon lahayeen lkn sidey maskin xamalato ah uleynayen o dad badn uogontomiyen wxey garen heer ay dadki neceeb xogan uqadan galdi wdanka jogteyne qalad intey galan ayey as dusha kasaran silosii noco somalida xaladey kujirto ayaga sbb uah manta mrka ader qofna wuxuna aheyn manoqdo
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@cabdooxaaji zoobe 800 boqol shacab lagu gubay ma propagandaa? Qof masajid kasobaxay siijedo gadaal logu imaado madaxa lafujiyo alla kugu dhaarshe madiinba? Hada afkaartayda kasohorjedo sado wakudilaya ma diinba inte diinta kagatala? Aniga ree muqdisha ahay Meqay qarax kulaayen asxap teyda ah aangaranayo aan waxgalapsan Taasi ma propaganda ? Wariye sidas maxaa udhahdey lodilayo me diinbaa? Wariyaha sow reer malahan, Naf malahan maxa naftisa uga jaree eray kudhahy ama hadu kasohorjedsaday afkaartada ina disho diinta inte kagatala ma diinba sida? Kuwasi diin mawadan waxay diin wadeen xiligii ceyroow allah ha’unaxariste aye diin wadeen laakin lagasoobilabo xiligi godane ilaa hada waxay isu badaleen burcad mafiah ah magac shaar diin huwan. Dhaman Su’ala has iga jwb wll haday propagadanda yihim waxa shegayo ama run ay yihiin
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@cabdooxaaji zoobe 800 boqol shacab lagu gubay ma propagandaa? Qof masajid kasobaxay siijedo gadaal logu imaado madaxa lafujiyo alla kugu dhaarshe madiinba? Hada afkaartayda kasohorjedo sado wakudilaya ma diinba inte diinta kagatala? Aniga ree muqdisha ahay Meqay qarax kulaayen asxap teyda ah aangaranayo aan waxgalapsan Taasi ma propaganda ? Wariye sidas maxaa udhahdey lodilayo me diinbaa? Wariyaha sow reer malahan, Naf malahan maxa naftisa uga jaree eray kudhahy ama hadu kasohorjedsaday afkaartada ina disho diinta inte kagatala ma diinba sida? Kuwasi diin mawadan waxay diin wadeen xiligii ceyroow allah ha’unaxariste aye diin wadeen laakin lagasoobilabo xiligi godane ilaa hada waxay isu badaleen burcad mafiah ah magac shaar diin huwan. Dhaman Su’ala has iga jwb wll haday propagadanda yihim waxa shegayo ama run ay yihiin
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 2 ай бұрын
Reer galbeedka waxa ey soo dhoodhoobaan cida ka qaadata waa doofaar aan daahir eheyn 😮😮😮
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق 2 ай бұрын
Beenta jooji baahi kama jirto afganistaan waa dhul barwaaqa wurur ma ahan waa dowlad islaamiya aduunka dhana qabsan doona insha alaah
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Ай бұрын
Yaa ku yiri gaajaa ka jirto😂
@FadhiJaqalabirr-py3it
@FadhiJaqalabirr-py3it 2 ай бұрын
Arsinal ma noqonkartaa sidaasi oo kale haday dalka somaliyed ay qabsato.. Miyay kula tahay in madaxda dalka oo kaliya ay sida xun umuujinayaan ee aysan ahayn arsinal sida loo arkayo
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Ustaad nabada waxee ku heleen ku dhaqan ka shareecada islaamka u mad waliba o diin tiida meel cad uga dhaqaado alle wuu ka Aaron gudanayaa dastuur iyo dimoqradiyo waa diin gaalo
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 ай бұрын
illahow musliminta ugargar
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 2 ай бұрын
Taaliban waxay shabab kaga fiicanyihiin taliban shacabnka ma layn jirin masaakiintana ma dhicin jirin halka shabab ay arxaan laawayaal yihiin
@MuuuseAhmed
@MuuuseAhmed 2 ай бұрын
@@Mohamedibraahim144 calaa you kuli xaal beycaa kadhaxaysa shababku wadadka taliban hogamiya waxay uyaqaniin amirka mu.mininta
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
Wlhi waa been is qarxinta ayakaa keenay tan kle khasab weeye qarax inuu shacab ku dhinto ayakoon loo wadin tan kle bayco iyo hishiis weeye
@SuldaankaSocialmedia
@SuldaankaSocialmedia 2 ай бұрын
@@Mohamedibraahim144 wll Afghanistan xiligi mareekanka joogeen markasta qaraxyaa kadhici jirey shacabna wey ku dhiman jireen
@Ahlamabdiraxmaaan
@Ahlamabdiraxmaaan 2 ай бұрын
@@Mujaahid11 shawaab waagaalo
@calicade3834
@calicade3834 Ай бұрын
@@MuuuseAhmed haday aqoonsanyihiin taalibaan oosuufi ah maxay uaqoonsan waayeen daacish oo wahaabiyo alqaacido hoostaga ah
@JawahirAbdilahi
@JawahirAbdilahi 2 ай бұрын
Dumarka Afghanistan kahadal
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 2 ай бұрын
Alx caafimaad iyo waxbarasho iyo amniba wey heystaan
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
@@TikTokBlend1ma haystaan
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
Waa runtaa
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
​@@FunnyFlicksOfficialsdumar ku marmar siyood gaalada u hiili Murtad iyo munaafaq wax ka tari waa
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 2 ай бұрын
@@Mujaahid11 Waa lagu khalday miskiin maxay falstin ugu hiilin waayeen miyaanay aheen walaalahooda maxay igu daawaniyaan
@somalitech102
@somalitech102 2 ай бұрын
Gaaladu meelkastay way inagala dagalamen lkn umada islamku way fahmi la dahay hagardaamadooda ila hada
SİDDEE AYEY U HALAAGSAMEN FARAACİNTİİ MASAR?
16:53
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 25 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 59 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 88 МЛН
TAARİİKHDA URURADA İSLAAMİGA SOMALİYA İLAA ALSHABAAB (Raadka asalka).
27:52
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
WAA KUMA CİİDANKA CHECHEN EE UKRAİN KA DAGAALAMAYO?
17:29
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 79 М.
QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?
13:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 64 М.
DUULAANKİİ AFGAANİSTAAN MAREYKANKU KUSOO QAADAY 2001-2021 OO KOOBAN.
20:05
HUBKA UGU FİİCAN EE YAHUUDA KA BAQDO HADDİİ MUSLİMKA UU HELO 3 HUB
19:38
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 59 МЛН