No video

Xabiibo Xasan Tooxow heesta Sidaad oran lahayd sheeg | hadii eebe igu simo | saraar iyo nugaal bari

  Рет қаралды 213,310

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : sideed oran lahayd sheeg?
Erayada: Cumar Dhuule Cali
Luuqda: Xabiibo Xasan Tooxow
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Mid jacaylku saaqoo
Ku xidhxidhay silsilad bira
Oo uu sidiisabaa
Seeteeyay aawgaa
Oo sahan u maqanyoo
Safar dheerna laga jiro
Waa su'aal da'weyn oon
Adi kula sugaayee
Sidaad oran lahayd sheeg
**************************
Haddii Eebe igu simoo
Oon seeftu igu dhicin
Saraar iyo nugaal bari
Ayaan samir u aadiye
Haddii aan wax badan siday
Caashaqa sidiisabaa
Ama kali i saarraa
Sahal uma dhigaayee
Laamahaan is wada sudhan
Sidaad oran lahayd sheeg ?
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Пікірлер: 81
@user-ye8zm4fr2l
@user-ye8zm4fr2l 2 ай бұрын
Waah waah codla saafiga ah eeg ! Ala maxaan dad tayo leh haysany . Lkn waan is baabiinay walaalayaal! War maxaa inoo xal ah dhalinyaro?
@mahamedabdinasir7526
@mahamedabdinasir7526 Ай бұрын
Barteeda inaan ka sii wadno 😅😅. Aduunkaa gabo-gabo ah ninkaan dagaalamin waa la dulminayaa ee aan dagaal si fcn u sii barano walaal.
@khalidsuldaan3324
@khalidsuldaan3324 Жыл бұрын
Allpi waan ku jecelay❤️ "Waan jeclaan lahaa in ay nolosha dhacdo oo ay sura gasho in aynu heeskan si wada jira u dhagaysano oo aynu ku dalxiisno waan jeclaan lahaa in aynu wakhti badan kuwada qaadano
@azmaomerr
@azmaomerr Жыл бұрын
🫀🥰🥺❤️ Way dhacaysa in aynu maalin maalaha ka mida kulano ,wada dalxiino dalxiis ay heestana inagu wehelinayso ❤ Eebe haygu simo maalinta quruxda badan een kula kulmayo
@Edenmaha
@Edenmaha 26 күн бұрын
11 August Sunday at 14:22 xili an ka quustay gabadhii an naflaha u jclaa 5 malin ka hor ka dhiib markii uu dhacay arooskeda aydon xita Ila wadagiin wax yar o ku sabsan ariinkas 🥲😨😥😪😭😭😭😭
@qadrohussein5939
@qadrohussein5939 25 күн бұрын
Iam so sorry
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Haddii aan in badan siday Caashaqa sidiisaba Amma keli isaarraa Sahal uma dhigaayee Haddii eebe igu simo Oon seeftu igu dhicin Saraar iyo nugaal bari Ayaan samir u aadiye🙇‍♂️
@user-pe1kq5dw8g
@user-pe1kq5dw8g 6 ай бұрын
Sacadu waa 4:12 daqiiqo taariikhadu 1/3/2024 waxan ku suganahay gobolad dalka soomali mid ka mid ah wilb gobolada dhexe ee gobolka mudug degamo glkcyo Waxan cafe kulu iyo caag biyo ah ku cabay hotel al jasiir juwigu waa degan yahay Waxa walaac iyo walbahar laga qabah dlka xaladisihi iyo guud ahaan dalkan soomaliyah waxa kalo dhalinyaro iyo wayeel baa intaa halkan ku sheekeysanayahay hadal hayahan damac itobiya iyo xalaad u dalku mar walbe gali karo iyo ina lo diyar garoob difaac baad iyo dhuule ee an lenahay iyo sumacadanen iyo shrfakeenah Heestaan ayaan la dhacay meel qurux badan ee ariga biyiha bada iyo dhulkeenah nimacad talah ee laga soo dubayah iyo suu u dayacan yahaya iyo dhohananta ddkeenah ka muqatah Salam soomali weyen Waxan idin rajeeyenayah guul iyo gobonimo intii iga danabaysah
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Legends abwaan barre maxamed fiidow karanle iimeey barre legend waa abwaan caan ah xabiibo xassan tooxow clqaadir juba iyo lafoole waa ninka soo saaray karanle iimeey
@Gani_Ganan9005
@Gani_Ganan9005 9 ай бұрын
lkn heestaan Cumar dhuule cali baa sameeyay ereyada laxanka iyo kabankaba
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 25 күн бұрын
Bare fiidow aa hhhhh😂😂😂 heestan waxba kuma lahan bare siidow cumar dhuule leh macal music
@abumuscabmahedduqow6921
@abumuscabmahedduqow6921 Жыл бұрын
Really I like this song Ina Hassan toxow the one and only Queen
@user-os4wy3kr2b
@user-os4wy3kr2b 27 күн бұрын
Xili kalinmo Ahay hestan Wehel ii tahay
@maddaale8199
@maddaale8199 Жыл бұрын
Waa Hees Dareen Taabad Ah Qof Jacayl Wax Ka Arkayna Uu Dareemi Karo ❤❤
@Jamal-taxaliil
@Jamal-taxaliil 19 күн бұрын
Wah waa ah
@mouniralihassan7318
@mouniralihassan7318 Жыл бұрын
Off off mahadsanid bro 😎
@hamdielmi6848
@hamdielmi6848 24 күн бұрын
13/08/2024 😢😢❤
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
Heesta qof aan sarar u dhalan sidayda yaanu dhegaysan FADLAN🎉 😢😢😂❤❤❤
@duqrerubaale7119
@duqrerubaale7119 Жыл бұрын
Sarar halakay kutaal wllo aniga nugaal bari udhashay
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
@@duqrerubaale7119 walal waxay hoosti madaa burco Waxa lasoo maraa sanag cirigaapo marka loosi socdo
@mohamedabdullahi8069
@mohamedabdullahi8069 Жыл бұрын
Wooow cod waa kudhamaaday meshaan
@ayancadey2919
@ayancadey2919 Жыл бұрын
Codkan xaliimo xasannoon awalba jeclaa iyo laxan cajiiba iyo kaman aad umacaan halaasi dhaba waa hees aadu macaan
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 Жыл бұрын
Allaylahe
@AniisaApdiraxmaan
@AniisaApdiraxmaan 24 күн бұрын
13/8/2024❤😢
@addow20
@addow20 Жыл бұрын
Xabiibo xasan toxoow aadban u tageeraa
@omarmahdi2923
@omarmahdi2923 Жыл бұрын
Laxanka iyo kabanka waxaa leh Cumar Dhuule Cali
@mohamoudiismail344
@mohamoudiismail344 Жыл бұрын
heesti sahwi ee cumar dhule...ma u jawaaba....mise talan tali isku yihin
@Gani_Ganan9005
@Gani_Ganan9005 9 ай бұрын
ereyada xataa asagaa leh sameeyay
@muxiyadiinabdullah296
@muxiyadiinabdullah296 21 күн бұрын
Mid jacaylku saaqoo ku xidhxidhay silsilad bira Oo uu sidiisaba seeteeyey owgaa Oo sahan u maqanyoo safar dheerna laga jiro Waa su'aal da'weyn oon adi kula sugaayee sidaad oran lahayd sheeg.
@zainababdi9088
@zainababdi9088 Жыл бұрын
Sahal uma dhigayee 😍
@abdullahimuse7189
@abdullahimuse7189 3 ай бұрын
Lamahan iswada Sudhan Sidad Odhan Lahad Sheeg❤ Eshcaal Hees
@AmiinAbdi-g1j
@AmiinAbdi-g1j 2 ай бұрын
22/6/2024 xasus
@gudoomiyekobciye4516
@gudoomiyekobciye4516 Жыл бұрын
Cjb hees macaan szp jawaabteedi sogeli
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 Жыл бұрын
Waar heestu shiilanaa cod iyo muusigba way is haysataaye macaanaa
@somalimusicport
@somalimusicport Жыл бұрын
gacantii cumar dhuule( Ahun)
@zweethaaji8749
@zweethaaji8749 8 ай бұрын
Mid jacel kuusaaqo kuxer xerY sil silad bira oo uu sidisaba zeefeya awgey oo saahan umaqan yooo safar dheer laga jiro waa So:Aal daaa weyno aadi kulaa sugaaye sida ooran laahed sheeg haadii eebo igu siimo ooo saveta igu dhicin sarar iyo nuugal bari aayaa saamir uu adaay haadii aan waxa badan siiday cashaqa siidisaba ama kaali isarna sahal uma dhigaaye lamahan is wada suuran sida ooran lehed sheeg 4:20
@zweethaaji8749
@zweethaaji8749 8 ай бұрын
4:20
@cabdihalab748
@cabdihalab748 3 ай бұрын
😂😂😂​@@zweethaaji8749
@hodanosman5711
@hodanosman5711 Жыл бұрын
Murti waa midii hore
@AbdisamedAbdirhaman-zm5ql
@AbdisamedAbdirhaman-zm5ql Жыл бұрын
Soo badi masuul heesaha xabiiba tooxowplace
@Ebyaan
@Ebyaan Жыл бұрын
26/4/2023💔
@Oroddheer
@Oroddheer 4 ай бұрын
27/4/2024
@xaragojecelfardwscumar
@xaragojecelfardwscumar 26 күн бұрын
11/8/2024😮
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 4 ай бұрын
I had to press the subscription button due to this beautiful qarami.keep posting the same beshtee
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 4 ай бұрын
Thanks
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 3 ай бұрын
@@dhugmaallyrics welcome all the time sir
@raxmayuusuf5781
@raxmayuusuf5781 Ай бұрын
2/8/2024
@ShankaronUgaas-wx6mh
@ShankaronUgaas-wx6mh Жыл бұрын
Fadlan dhamayso Qoraalkayga kadibna farin iireeeb mahadsanidin ❤ Jeceylkaygii iigu horey say ayaa mar aan jaamacad Ethiopia aaday ayuu markan soonoqday iiqaaday heeskan sidookale waxan ilaawin sida dareenka Leh ee uu iigu qaaday heeskan Hada mudo labo Sano ah wax information ah kama helin anigaana sabab u ah
@suulxikmaawi3789
@suulxikmaawi3789 Жыл бұрын
Caawa ayuu ila dhegaysanayaa mid heestu qiiro gelisaye malaa waa isagiiye nalasoo xidhiidh
@blueetoile5518
@blueetoile5518 8 ай бұрын
Hadaladaada waxe isoo xasuusiyen, gacantaa adiga isu guracayee god abeeso adaa gashayoo ku go'ee😮
@HashiJr
@HashiJr 26 күн бұрын
12:08:2024😻
@nasiibadan9250
@nasiibadan9250 Жыл бұрын
Cajiib❤
@ahmedahmed592
@ahmedahmed592 Жыл бұрын
All the best wlhi xabiibo
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 3 ай бұрын
3/6/2024
@user-os4wy3kr2b
@user-os4wy3kr2b 11 күн бұрын
26(8(2024
@hamdaabdiwahab4967
@hamdaabdiwahab4967 Жыл бұрын
Cajiibb
@hindacumar-yz8qb
@hindacumar-yz8qb 3 ай бұрын
24 5,20 malin isniina 6 mqrinimo
@Zack.Mohhamett
@Zack.Mohhamett 25 күн бұрын
12/08/2024 🥹❤️
@casrisoor
@casrisoor 24 күн бұрын
😢
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
The prayer peace and bless be upom him
@saaraabdirizack5542
@saaraabdirizack5542 Жыл бұрын
28/04/2023
@siciidbinumaxamed44
@siciidbinumaxamed44 Жыл бұрын
codku waa tuma
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 Жыл бұрын
Xabiibo xasan toxow wll
@mohamoudyacaqoub2090
@mohamoudyacaqoub2090 Жыл бұрын
@@engrcasanyo120 Codku, Xabiiba xassan tooxow.
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 Жыл бұрын
xabiibo xasan tooxow weye wll
@maryamomahamud6164
@maryamomahamud6164 Жыл бұрын
🥺
@apdifataahglpeedi1547
@apdifataahglpeedi1547 6 ай бұрын
15 feb 2024
@ibraahimadancali6797
@ibraahimadancali6797 11 ай бұрын
Loof❤❤❤❤
@nimcoabees-oz7xp
@nimcoabees-oz7xp Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 ай бұрын
Mmmm
@cabdihalab748
@cabdihalab748 3 ай бұрын
😢❤❤❤❤
@Ayaanle.m451
@Ayaanle.m451 7 ай бұрын
03/02/2024
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Жыл бұрын
Xabiibo sidaan wee ka cod wanagasn tahay ee waa copy
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
❤❤❤
@user-tf5rj2ot3l
@user-tf5rj2ot3l Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 6 ай бұрын
Made in somaliand ❤❤💚💚🤍🤍
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Curuury wax barta waa kuwa isaaqu caruutiisa beenta u sheego isaaq asalkiisu meeshuu ka yimid u sheegemaayaan soomaliya waa is taqaan caruurta isaaqa beenta ka daaya heestaan waxaa sameeyey waa layaqaan mana isaaq waa jiir haan ku gaboobay been ayey isu sheegaan dadkiina ruta u sheega tuugsiga caan ayaad ku tahay ma,shaqeyste belwadu dilatay
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 6 ай бұрын
Adigu ggri dhilo ayaad ku soo kortay 🐻🌑🌑🌑🌑🐻🐻
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 6 ай бұрын
@@ashaabdilahi9914 zusje neem jij neit kuwijlk ik praaten verlijden tijd niet tegen voordigtijd
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 6 ай бұрын
Abdirahmaan xasan guri dhilo ayaad ku soo kortay 🐻🐻🌑
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 982 М.
heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole
6:14
dudub qaraam music
Рет қаралды 128 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН