Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,462,201

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: QOORAANSI
EREYADA: ABWAAN MAXAMED AADAN (DACAR)
LAXANKA: AXMED NUUR JAANGOW
CODADKA: SAHRA AXMED JAAMAC IYO AXMED MOOGE LIIBAAN
RIWAAYADDII: BAD JACAYL BADANAA
(1975)
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
2. Heeso Qiso Xiiso Leh Laga Allifay:
• Heeso Qisooyin/Sheekoo...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta en soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahaydba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaan mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing to the channel
In this channel I upload some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can get on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 394
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Wiilkiisi Hada Waa Mayerka Casimada Hargaisa Allow U Naxariiso Axmed Mooge Liiban Allahuma Amiin 🤲🤲🤲
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 3 жыл бұрын
garxajis waa dad aad uaqoon badan waxa ka dhashay aabihi fanka cabdilaahi qarshe aabaha aqoonta maxamuud axmad cali
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Been maha waa dad sharaf iyo xikamad ilaahy ku manaystay
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 ай бұрын
Fanaanki hees soo qaadaba waa Reer Hebel wax wanaagsan ma aha
@asmeeeahmdeee9467
@asmeeeahmdeee9467 3 жыл бұрын
Cabdikariin axmed Mooge aabhi our maayir ⚪✅
@AliAbti
@AliAbti 2 ай бұрын
😅
@AliAbti
@AliAbti 2 ай бұрын
3:32 SamsungA10
@xigmadnagadhaxal4134
@xigmadnagadhaxal4134 3 жыл бұрын
Heestani waa hees garxajis kudhanyahay, 1.c/laahi qarshe 2 Cali sugule 3 Cilmi boodhari 4 ismac,iil cagaf 5 m, aadan dacar 6.sahra axmed 7.axmed moge 8.sulub cumar Marka lagareebo dacar intakleba waydhimatay ilahay hajaneeyo, waxba qabiilka ha eegina isku garta ayaa ilaahay yidhiye like like
@osmantallman5021
@osmantallman5021 3 жыл бұрын
Sxb haday dadku sidaada ufakari lahayeen Somali haadu mahawaysateen
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 3 жыл бұрын
Aar ninyaw qaysna garxajis ayuu ka ahaa kuwa kale garanaye
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
@@nasriabdale4552 waar qays miyaanu nin sacad muusa ahayn awel, goormuu garxajis noqday.
@cabdijibaarhiis6272
@cabdijibaarhiis6272 3 жыл бұрын
@@maguledAnigu waxaan u fajmay ways ibnu maluux oo jeclaa gabdh la odhan jirey Layla oo ay ilmaadeer ahaayeen oo loo diiday markii danbana uu u dhantay.
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
@@cabdijibaarhiis6272 miyaa, oo Cabdi Qays baan moodayee kkkkkk
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Garaxajiz iyo fan maxa kala hayzta bal eega abwaaniinta iyo fanaanintaba ee hore wliba 1:Abwaan maxamed Xuseen cumar (huryo) heesihi bdh ka mida indha derlay,sida hogasha roobka,isna ima daryeelo . Diiga habenki iwm 2Abwaan:C.lahi qarshe 3:Abwaan ismaciil cagaf -cagaf(heesti sida faraz bulaalo) 4:Abwaan Axmed saleebaan bidde(onkod roobku ma daayo,wayeelka jaqafsada,sida geed caleelnk) 5:Abwaan cali saleebaan bidde 6:Abwaan Masmas 7:Abwaan muuse cali faruur(sida damal barwaqa ah) 9:basbaas 10:Abwaan cali sugule duncarbeed(heesti canka ahyd ee waaba beryey bilicsan aroor baxsan) 11:Abwaan xuseen aw faraax dubad (heesta calanka ee qoloba calenkeedu waa cayno inaga keenu waa cirkoo kle) 12:Abwaan Xasan qawdhan yusuf(ubaxoo dilacay iyo godadle wa gadiye godadle,aan wada tashan aan kala tshano iyo iwm 13:Abwaan Ibrahim saleebaan gadhle(maxa deyr cad geel halaabo,dadka hayzka weynayn) 14:Abwaan yuusuf xaji adan qabile(heesti calanka somaliya,somaliyeey tooso tooso isku tiirsada ee) 15:abwaan Maxamed aadan dacar (mala ii baaqday sida meel,) Fanaaniinta 1.fanaan Maxamed mooge liiban 2:fanaan axmed mooge liibaan 3:fanaan muuse ismaciil (qalinle)) 4:fanaan maxamed yuusuf cabdi 5:fanaan Axmed gacayte 6:fanaan Maxamed axmed (kuluc) 7:fanaan maxamed( dararmle) 8: fanaan fu'aad cumar yare(fu'aad ilkacase) 9 :fanaanad khadra daahir cige 10:fanaanad sahra axmed jaamac 11:fanaanad kinsi xaaji aadan 13:fanaanad ikraan jaamac caraale Badankoodu way dhinteen alle ha u naxaristi 1946-ilaa 2000 wuxu ka horeeyay
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Fanaan Maxamed jamac joof ban ilaway
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@xamseibrahim6603 reerku fanka iyaga iskala hadaa Ilaahy haw naxriisto intii dhimaty Kuwa hada danbe waliba kuma darin Lkn waxa la dhah heesta inta ku xusan Ama ka qayb qadaty waa Gx
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
sxb waxad Nin maskax wangsan Anigu fananiita iyo Abwanad dhamantod waxa u Arkey Live iyago dhigay Riwayado
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 kuwee aragtayna sxp bal Nala wadaag
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@antonioxudayfi9930 wll tiro kuma so kobi karo Riwayadah waxan galistoda bilabay Anigio dugsig dhax dhigta ilaa 80kii illa 88kii marka illa wakhtigsa Riwayadi la dhigayo wan gali jirtey
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Жыл бұрын
Axmed Nuur Jaangow best Laxamiiste Soomaaliyeed oo taariikhda fanka soomaalida soo maray. heesaha uu laxameeyey waa kuwa ugu dhadhanka macaan ee aadka loo jecel yahay. Rabbow kuu naxariiso.
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 10 ай бұрын
Haa wllhi amizing mucjizo ayuu ahaa allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Inkastood qab wayntahay, qaadanaaya naccasnimo, Erayadaas miizaanka iyo macnaha ku jira kaliya waxaa fahmi kara un qof Soomaray ama kujiraba marxalada aan Haatan ku sugnahay. "Dar-allee si gooni ah ayey ii Taabteen" erayadaasi🤦‍♂️ 10-6-2024 in Mogadishu🌆
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayadey ku jitey waxa Alifay maxed Adan dacar magacedu waa Bad jacey badan hestan wax wada Qaday AHUN Axmed mooge liiban AHUN sahra Axmed jamaac waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa
@isaaqibraadam7190
@isaaqibraadam7190 3 жыл бұрын
-
@yasirhashihashi3168
@yasirhashihashi3168 3 жыл бұрын
Heestan dacar wuu qoray eaana Satan doori
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Waakuwaa dadkii afsoomaliga ku heesi jiray...👏👏👏💗💗👏👏
@aldencorbin3126
@aldencorbin3126 2 жыл бұрын
instaBlaster...
@MohamedAbdulkadir-hs8oh
@MohamedAbdulkadir-hs8oh Жыл бұрын
​@@aldencorbin3126😊 😊P😊 😊P😊😊
@SayidGeedoole-yj7ms
@SayidGeedoole-yj7ms 5 ай бұрын
@yuusufcabdi1513
@yuusufcabdi1513 Күн бұрын
❤❤
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Heestan waxay gaadhiga nooga shidnayd aniga iyo wlky oo safar ah oog ilaa galkacyo Waa safarkii ugu dheeraa an safro Darawalkaa noogu soo cel celinayay tariikhdu waxay ahayd 2021
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Laxanka ama codeeynta macaan waxaa saaray Baraha weyn AUN Axmed Nuur Jaangow. Isaga iyo Jim Sheekh Muumin baa meel ku wada koray, waa degmada Buulo Barde. AUN Jaangow wuxuu ahaa heesaa iyo cod sameeye. Dhammaan heesaha uu laxanka saaray wey wada hirgaleen. Heestan waxaa lagu xusay abwaano waaweyn , sida Cabdullaahj Qarshe, huryo , Sulub iyo qaar kaloo badan. Mahadsanid QARAAM CHANNEL .
@cabdaleawjamac6430
@cabdaleawjamac6430 18 күн бұрын
ʜᴇsɪʜɪɪ ʜᴏʀᴇ ᴏᴏ ᴅʜᴀɴ ʙᴀᴀ ʜɪʀɢᴀʟᴀʏ
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Axmed moge iyo sahra axmed allaha u naxriisto lama qiyaasi karo qiimahooda qaraami chanel thanks waan kagu xidhanahy
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Soo dhowoow sxb
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
Ahu naxariisto Ahmed moge iyo sahra Ahmed aameen yaa Rabbi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@aadandhago1253
@aadandhago1253 2 жыл бұрын
G36 waan idin salamaaya
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Heestani waa mid ka mid ah heesaha aan Ugu jecelahay guud ahaan heesaha fanka, run ahaantii waa qalbi taabad heestani Kamana xiiso gooyo. Dhamaan alle ha u naxariisto inta dhimatay abwaaniinta, fanaaniinta iyo mulaxmiinta heestan ku jira.
@safeyaomer4692
@safeyaomer4692 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Ahmed Mooge, iya Sahra Ahmad Ameen ya Rab
@aiys11
@aiys11 2 жыл бұрын
Ehel jacayl uun baa fahmaya😊 What a rich music ooh somali ah💙
@bashirali1431
@bashirali1431 Жыл бұрын
Qarxsjis gob
@AbdiMahamed-gr7fe
@AbdiMahamed-gr7fe Жыл бұрын
​@@bashirali1431Kijiji je le p❤
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Labaduba inay Garxjis yihin baan filaya reerka inan ka guursado ayan raba fanka loo daba fadhiiso isaaqow😂😂😍🙈
@ciidciisemaxamed2870
@ciidciisemaxamed2870 3 жыл бұрын
Sxb wuxuba waa garxajis .dacar,cali sugule,cilmi boodhari.sulub.cabdilaahi qarshe.huryo,ismaacil cagaf,sahra iyo axmed , dhanaantood alle ha u naxariistee dacar aya ka nool
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waa labo fanaan jooji qabiilka
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@ciidciisemaxamed2870 ma waxasu dhani ilaahy haw naxriisto kuluc yu aha
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@shariifrooble2758 ma wax xunban idhi wl
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 2 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 kulucna garxajis buu ahaa habaryoonis reer sugule
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 7 ай бұрын
Alloow naxariistaada ugu roonoow❤singub saado iyo cumar❤ geeridu cadow baa ma colbaa gabowgiyo maalmaha gedoomee gudcurkiyo cadada galay kolkay waayo gaadhaan❤
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso labadub miraha abwaan dacar laxanka jangow codadka axmeege Vs sahro axmed ruwaayadii badjaceyl badanaa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@ahmedali-ir2xt
@ahmedali-ir2xt 2 жыл бұрын
Dee garxajiskani waa fankii oo qofa ax mooge iyo sahra axmed huryo iyo sulub abwaano dhaba
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 3 жыл бұрын
heesta waxa midheha sameeya abwaan maxamad aadan dacar laxankii jaango codadkii alle haw naxaristo axmad mooge sahra axmad
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Naxaristi jano allha siyo dhaaman dhmaan bahdii fanka
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 3 жыл бұрын
waa qays iyo cilmi cabdilaahi qarshe ismaaciil sheekh axmad cali sugule qaasin huryo sulub dhmaantood. garxajis
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk Cabdoow dee Qayska carabka ah inaga reeb ragfa kale waa saxdii dumarkii uun baa maqan inkastooy Hodanba ahayd GX/Isaaq
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@luqmansuleiman7870 qays qolomo aha wll?
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
@@kibirbadan5554 apti carab ayuu ahaa qays iyo layla
@omarhassanguled9701
@omarhassanguled9701 Жыл бұрын
❤❤❤ waah hees garxaris fa lah ayatollah kuh batisadeen🎉🎉🎉
@xaajiburash2633
@xaajiburash2633 3 жыл бұрын
Jaceyl baan la liita ee isoo ducaaya walalayoow.qoftaan jeclaadayna wey igu gacan seertay..Alle ayaa ii qoray xaalada aan Ku sugunahay maanta
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Samirka wehesho walaal. Illaahayna talo saaro, waana kuusoo ducaynaynaa in uu kuu sahlo.
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Caqliga io qalpiga mrksta caqliga la hormariyaa si uusan xirirkas saamayn nafeed kgu yeelan
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 3 жыл бұрын
Weliga ha isku nugleyn jeceyl qalbiga ha raacin caqliga wax ku cabir halkey kugu diidayna iska dhis hore u soco wllkey wayahada laabta ku hayso 👏
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Tasbax qaado...waad bogsan
@xaajiburash2633
@xaajiburash2633 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel Mahadsanid Walaal
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 2 жыл бұрын
Dhamaan waa garxajis inta dhimatay alle ha u naxariisto
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Axmed mooge liiban alle haw naxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
ilaahy haw Wada naxriisto labdab wll
@istawujama1434
@istawujama1434 3 жыл бұрын
Wa erayadii mohamed adan dacar iyo coddkii sahra ahmed iyo ahmed mooge labadodaba illahay how naxariisto☝️
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@muusemaxamed3193
@muusemaxamed3193 3 жыл бұрын
Ale hawnaxariiso lababa aamin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Qalanbaawi nimadiyo qurux lagaga dheerayn
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Qalanbaawi?? Macnee sxb
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Qofka hadalyaqaanka ah ama aftahanka ayaa layidhaa qalanbaawi sxb
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@naasircabdi4028 Mahadsanid, waad noo faiidaysay.
@omarabdihassan1449
@omarabdihassan1449 3 жыл бұрын
Erayo misaan le Abwaan dacar
@sidiqmohamoud-zj8tz
@sidiqmohamoud-zj8tz Жыл бұрын
Eeshqiyaasak. Heestan waa baarka sare ee heesaha wakhtigii dhexe ee fanka soomaalidu calanwalaynaayay. Alle naxariistiisa ha siiyo labadeena fanaan ee heesta qaadaya iyo dhamaan abwaaniinta iyo fanaaniinta kale ee lagu xusay heesta.
@hamdadayib6376
@hamdadayib6376 3 жыл бұрын
allha ha unxriisto fanaaniiteeni soomaaliyeed intii dhimtay inta buktan allh ha caafiyo amiin heestan aad ayaan udhagaystaa xasuus gaar ah ayay iglisaa waad mahdsantiin Qaraam channel
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin. Adigaa mudan walaal.
@musejamac5996
@musejamac5996 3 жыл бұрын
garxajis. waadadka. ugu aqoontabadan. isaaq. geesiyaal
@dasara4124
@dasara4124 7 ай бұрын
Wey.bilaamatay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Axmed Nuur Jaangoow laxan iyo codeeyn looga har Rabbi ha u naxariisto dhamaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 ай бұрын
Waa dhab. AUN Jaangow.
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma labadaan fanaan oo aan kaladhoxin
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 4 ай бұрын
Waa ruwaayadii bad jacayl badanaa fikradii maxamed aadan dacar codadkii sahra axmed iyo axmed mooge ilaahoow u naxariiso labadoodaba
@aminaserar9449
@aminaserar9449 3 жыл бұрын
AUN labadaba. Waayo waayo, qofkii soo joogay baa garan ama daredmikara❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@khadijohassan2829
@khadijohassan2829 3 жыл бұрын
Allah ha idiin naxariisto walaalahay
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi Ай бұрын
Cajiib heestan inta axmed waa suugaan nafeed oo xeeldheer.
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 7 ай бұрын
Heestan ugu jecelahay heesaha tolkay
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Cajiib wllhi erayada laxanka music 🎶 🎵 👌 codka allh dhamaan tood naxariizti janatul firdawza hakaa waraabiyo aaaameeen
@ibrahimhassan7669
@ibrahimhassan7669 3 жыл бұрын
Masha alla, waa hees macaan iyo midho dhamaystiran. Ilaahay ha u naxariisto axmed iyo sahra. Fanaaniin aanu jecelnahay weeyi. Waxaan se ka yaabanahay reerkii garxajis waxa ku dhacay, ee meelwalba ay u reeraynayaan haldoorkooga. Abwaanada kale, reerahay ka dhasheen ma reereeyaan. Tusaale -Xasan ganay -cabdiqays -hadraawi -maxamed cali kaariye Iyo qaarkaloo badan. Waxaan odhanlahaa reerkii garxsjis waxaa ku dhacay cudur la yidhaa, ismuuji. Waar reerka dadka hanacsiinina. Boqolaal haldoor ah ayey leeyihiine.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Haha😆 heestan uun baa keeni baan filayaa oo dadka ka qayb qaatay iyo kuwa ka muuqdaba ay yihiin reerkaa aad carrabbaabtay ee si kale maaha walaal hh. Aamiin ducada, Eebbe ha u raxmado labadoodaba.
@jamaalin1789
@jamaalin1789 3 жыл бұрын
Run again, ma aqaan abwaanka heesta diyaariyey, waxayse iila eegyihiin errayadii dhakhtarkii Jacaylka.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
@Jama Alin wll ereyada abwaanka leh ma aha dhakhtarkii jacaylka (Kaariye) waxa ereyada heesta allifay abwaan Maxamed Aadan Dacar oo markii dambe xitaa lagula kaftamay in abwaanada uu ku xusay heesta ay hal dhinac wada yihiin waa kan xagga dambe kaga daray “Iyo qaar kaloo badan” kkk, waxayna qayb ka ahayd riwaayaddii Bad Jacayl Badanaa.
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 3 жыл бұрын
Abwaanintu heesaha ayey kaftanka isu Marin jireen....hebelbaa iga daran👏👏👏💗💗
@hassanhabbad4534
@hassanhabbad4534 2 жыл бұрын
Yaa weeye ninka sidaa u heesi kara legend never die dhaxal kiisa ayaa heesanaa
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r Ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto labadan fanaanba
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Yaa, salaam fanaaniinta abwaan ka intuba waa duriyada proud to be duriyada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
duriyada Fanka wadiniyada tacliinbaa iygaa somali u keeney siyaad barre 21 sanno dib u dhigey wax barshoda isagoo waqooyi dhan wax kasta kala dagalmey isgao duriyada dartee samroon dhulabathet warsangali iyana culaas waxbarsho cafimaad sarmey lakiin yeedhey sarkoill ciiidan iyo askar kaliyaa
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Waliba garaxajis dheh
@Kbsl621
@Kbsl621 5 ай бұрын
Absolutely 💯 super start kii fankoo iyo naxwihii somaliga
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Iyo qaar kaloo badan anaa ka mid ah
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Iyo aniga
@farxaansaraafi7108
@farxaansaraafi7108 3 жыл бұрын
Qooraansi eegmadu baahida maqaadaa maya maya💋💋💋💋💋💚
@somsaid2116
@somsaid2116 3 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Qalabaanimadiyo qurux lagaaga sheekayn
@hodanmohamed6749
@hodanmohamed6749 2 жыл бұрын
Beautiful song 👏👏❤
@maxamedxuseen2533
@maxamedxuseen2533 2 жыл бұрын
Waa 21/8/2021 habeen sabtiya kawdii habeenimo Waxan Ku Dhagaysanayaa Cadiirada Berber Aniga Iyo Turaaab Maxmd Daroor
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Magaalada aan ku dhashay 1961kii cajjiib. Ay igu dambaysay June 2018kii Allow dhawr
@qabiilsomali7080
@qabiilsomali7080 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto labadan
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@drmudey9151
@drmudey9151 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri
@aminaserar9449
@aminaserar9449 3 жыл бұрын
This son was one of my favorite.❤
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.n.jaangow codka sahra axmed iyo a.mooge
@suhaybshow3885
@suhaybshow3885 2 жыл бұрын
Masha alllh
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
AUN sahra io Ahmed mooge waan taagera fankooda👏👏
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Garxajis song🥰
@xasanxadaari7045
@xasanxadaari7045 3 жыл бұрын
Fanaaniin juwan iga dheh
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 3 жыл бұрын
Fadlan qisada heestan nala wadaag
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto AXMED MOOGE liibaan Allah Aamiin
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Qabowga uu hada ku yahay qaxooti abwaan dacar miyuu waagaa sii qeexaayey
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 16 күн бұрын
QAANSEE HURYO IYO SULUB BAAD KA TAGTAY
@hassano
@hassano 2 жыл бұрын
Waw waw waxaa saa hees ah
@user-lk4xy3tc9s
@user-lk4xy3tc9s 5 ай бұрын
sanadko 10_7/213 goobta waa baidoa asarkiiq galab ah halka an ka dhegeysan jirey radio baidoa xasus markan micnaha dhibta mafahansaneyn❤
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 2 ай бұрын
ILAAHOW U NAXARISO LABADABA AXMED MOOGE IYO ZAHRA AXMED
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 жыл бұрын
Qoomaayana quudka Cajiib😍
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 4 ай бұрын
Haa waxaan ku daawaday nashlantiyaatar live 1987
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 2 жыл бұрын
War niyoow dadkaas oo dhan ma jacayl bay u dhinteen Ilaahoow u naxariiso Waa inaan buugaag waaweyn laga qoraa mida kale anaaba jacayl dareemay hada mana aqaan waxaan jeclaaday waa humaag qalbiyan ah Yaahuu
@xamsehanad924
@xamsehanad924 Жыл бұрын
Haa inaadeer anba waxbaan dareemayaa hamayga zoo gaadho
@shireshow
@shireshow 6 ай бұрын
Waa Heestii Garxajis ku Dhamaa 1. Axmed Mooge 2. Sahra Axmed 3. Cilmi Boodhari 4. C/laahi Qarshe 5. Ismaacil Cagaf 6. Cali Sugule 7. Huryo 8. Sulub 9. Magool
@zakiboy1991
@zakiboy1991 3 жыл бұрын
aad baa u mahadsantiih bahda qaraam halka ka haya
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa mudnaanta leh walaal. Soo dhowoow.
@jamaaddirie6938
@jamaaddirie6938 2 жыл бұрын
Waah waah eesh Cala hees
@CabdirisaqOgge
@CabdirisaqOgge 3 ай бұрын
Qaarkale oo badan ma cidkalaa waa scad muse
@abood4477
@abood4477 3 жыл бұрын
35 dislike saaray waa bilaa dhookh oo fanka somaliyeed waxaba ka ogeen
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Bilaa dookh maaha lkn waa oromo somali ga fahmi mayan
@nuurcalicabow3894
@nuurcalicabow3894 3 жыл бұрын
waxaad igacaawisaa wall sida sawirka loosaaro yutuubka
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 11 ай бұрын
Wahi bilaahi waa bilaa dookh waa runtaa
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 11 ай бұрын
Waaba heesta kaliya ee ugu macaan wixii soomali heestay oo dhan number one best of the best weeyan
@shireshow
@shireshow 6 ай бұрын
Way iskaga eekaadeen like iyo dislike
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Inkastood qabwayntahay qaadananaaya nacasnimo intaa ayaan i deeqday
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 9 ай бұрын
Waa ruwaayadi caanka ahayd bad jacayl badanaa fikradii maxamed aadan dacar
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
𝐐𝐨𝐨𝐫𝐚𝐚𝐚𝐬𝐢..𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐡★★★★★ 𝐀digoon Qamuumyiyo 𝐐andho Iyo Bukaan Qabin 𝐐oomaaaya Quudkana 𝐊a Qalooda Aadmiga 𝐒ida Biciidka Qudhaciyo 𝐖eheshada Qorfiyo Ay; 𝐃hididaaya Qabowgii 𝐐adhqadhaaya Milicdii 𝐐arsanaaya Howlahaaa 𝐊ugu mudantay Qodaxduna 𝐐albigaaaguu Meel jirooo 𝐐oraaansi Eegmada 𝐁aahida Ma Qaaadaaa___?
@mataanibnuxaawiye3428
@mataanibnuxaawiye3428 3 жыл бұрын
Yaa salaam Ka qalooda aadmiga Sida biciidka qudhaciyo Weheshada qarfiyo ay Alla haw naxariisto dhamaan Ereyda :Dacar Laxankii : A N jaangoo ( AHN ) Luuqda : sahara vs A mooge ( AHN ) 13/May/2021 Thursday Eid day
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
It's another ciid night ya Salam gobtu wa Garisa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 5 ай бұрын
Dhididaaya qabowgii, qadhqadhaaya milicdi qarsanaaya hawlaha ....sillan sugan ayaa la yidhaa afka suugaanta marka laba shay oo iska soo horjeeda lays raaciyo.
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 3 жыл бұрын
Heestan laha ereyadeeda dacar waxaynakujirtay badjacaly badaanaa waxanalaguidhi heesta maxad cidkale igudariwayday magacyada dadka aad heesta ku xustay oo sida ay ubadan yiihiin garaxajis markaasuu kiyidhi sawnaga kudarnay qaarkaloobadan
@ahmedissa7088
@ahmedissa7088 3 жыл бұрын
AUNAbwaan huryo sow ciidagale ma ahayn
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 3 жыл бұрын
@@ahmedissa7088 Haa wuu ahaa.
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 3 жыл бұрын
Waa hees aad u macaam
@ismailqowdhan8668
@ismailqowdhan8668 2 жыл бұрын
876
@abdirahmanalinoor8302
@abdirahmanalinoor8302 3 жыл бұрын
Masha allha i rayo macan
@user-ln9vy4gc9p
@user-ln9vy4gc9p 10 ай бұрын
Waa dadki af soomaliga side sax ugu heesi jirey
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 9 ай бұрын
Ilaahoow unaxariiso fanaanaantan
@dualehd72
@dualehd72 3 жыл бұрын
Mahadsanid Si aad u fiican baa da'yarta ugu qeexday,waxna kama tegin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa leh walaalo mudnaanta. soo dhowoow.
@dhakawayne9580
@dhakawayne9580 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto hoobaladeeni waawayna
@KHANHAAR
@KHANHAAR 3 жыл бұрын
Eshcalaa heeso waa kuwii hore hadana macna xumada iyo xigmad yaraanta waxy maryaan adaan kugu haystaa iyo caadi waa iska dhigya io wax lamida akh
@awilgiire5355
@awilgiire5355 3 жыл бұрын
Great song
@abdoukarimdjamayonis765
@abdoukarimdjamayonis765 8 ай бұрын
Anigu Sahra ayaan waligay ba jeclaa
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Garxajis Waxan ku Taageeraa Fanka iyagaa Lahaa Dadka Jacaylka u dhintayna Waa Wada Iyaga 😂😂😂 AHuN Axmed Mooge Iyo Sahra
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 жыл бұрын
Amin Mahadsanid
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
waar reerku wax kale ayey ahyen ilaahy haw naxariisto intii dhimatay 😂😍
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@kahakawusar5802 wlal ma reerkaz tahy😂😍
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Wa abtiyashay wlal wana reer is guursan doona I.alh
@Wacaysahmed4129
@Wacaysahmed4129 2 жыл бұрын
Garxajisnimo ❣️
@cumarzaki3788
@cumarzaki3788 3 жыл бұрын
Waa hees macan
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 5 ай бұрын
Heestàn xasuus ahaan bn udhagystaa 😢😢
@basheali2338
@basheali2338 5 ай бұрын
Wa isaaqi dhalad ka ahaa ❤
@nuuraxmed6091
@nuuraxmed6091 3 жыл бұрын
Masha allah esh calaa sawt
@samiirsamiir3319
@samiirsamiir3319 3 жыл бұрын
Mbshaa Ma's b d
@zakariyemohamedomer7677
@zakariyemohamedomer7677 3 жыл бұрын
Wxn ku tilmaamo magaraneyo wllhi heeztan
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin bahda Qaraam Channel, sida wacan ee aad noogu soo gudbusaan heesihii hore ee macaanaa, baxsanaa oo layaanka lahaa!
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa mudnaanta leh walaal. Soo dhowoow.
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
Hodan abdirahman iyo Arshe brought me here🔥
Jamasho || Axmed Mooge Liibaan & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics
7:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 588 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
Goormaynu Derisnaa || Muuse Ismaaciil Qalinle & Sahra A. Jaamac ||
10:40
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 805 М.
Sahra Axmed iyo Axmed Mooge Gabal Dhacay
9:56
Mubarak Maydhane
Рет қаралды 45 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН