Xabiibo Xassan Tooxow Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa

  Рет қаралды 597,167

Xildhiban Publications

Xildhiban Publications

11 жыл бұрын

Fannaanaddii codka baxsaneyd ee Xabiibo Xassan Tooxow - "Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa"

Пікірлер: 592
@neimamakeuparts5701
@neimamakeuparts5701 5 жыл бұрын
Uurkan kugu qaaday iyo waxaan fool arami kulul dhibaatadan kug umulay 😢😢😢😢ax kama daalo heestan Allw hoyooyinken noo daa❤❤
@mahamuudmahamed
@mahamuudmahamed 5 жыл бұрын
Suldaamada Somaliland amiin yaa rabi
@muhdeinali5197
@muhdeinali5197 4 жыл бұрын
Wlh waxaa xanun ah qofka heestaan dhageyso oo hada aan u naxeen dumark
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii iyo kabankii BARE MAXAMED FIIDOW OO LAGU NAANIISO (LEENTO) mid kamida kuwii ugu fiicnaa ee taariikhda fanka soomalida soomara Ayuu ahaa cimri dheer iyo cibaado suuban abwaane
@xaad3070
@xaad3070 5 жыл бұрын
Hooyo soomaliyeed majirto hooyo ka wanagsan wlhi hooooyo ilove u too much like saar hada hooyo jeceshahay
@mursalcoof713
@mursalcoof713 5 жыл бұрын
heestan waxay igu dhalisaa dareen markaan maqlo xaaskayga waan udamqadaa waxaan isku dayaa inaan ka farxiyo inan ragaw haweenka unaxa
@ladanmahmoud6076
@ladanmahmoud6076 5 жыл бұрын
Masha allh ado kale dunida wy kuyar yihin wllo hnbalyo
@zamzamdagan6403
@zamzamdagan6403 5 жыл бұрын
Masha allh wallky
@sahrahassan6628
@sahrahassan6628 4 жыл бұрын
saasban kugu ogahay
@boqoradasomaliyed9168
@boqoradasomaliyed9168 4 жыл бұрын
Ada uu mahasanid wll walalo benta mahna
@naagnool4127
@naagnool4127 4 жыл бұрын
Wlhi ninka ragaa wakaas. Aniga ninkeyga markii uu arkay xanuunka foosha oo ihaaya wuu yaabay sidaan miyaa ilmo lagu dhalaa ayuu dhahay anigana waxaan ku dhahay ogoow hooyada ineey sidaan kugu dhashay. Ina ragoow hooyadiin iyo xaaskiina iyo dumarka dhan xushmeeya
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
Heestan markan maqlo hooyadey jaceylka aan uqabo baa igu sii siyaada fananada iyo hooyadey waa isku magac, wayna isku egyihiin walhi, Xabiibo xasan tooxow❤❤😪🙏
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 4 жыл бұрын
Ilaahaw hooyooyinka iyo dumarkenaba inoo xafid
@hamdih1241
@hamdih1241 5 жыл бұрын
Feb 25 2019 maanta markaan maqlay kufsiga iyo dilka gabadha yar ee 12 jirka ah kaalgacyo loogu gaystay ayaan heestaan soo xasuustay dhamaan waxa ay ka hadlaysi maama xabiibo Waa run welina way sii socdaan rabi xaqa ha tuso rageena
@kingcb5745
@kingcb5745 5 жыл бұрын
Allah ha u naxarizto caisho yarezy I.A malinta qiyamaha marki maxkamada allah la hor istago ayay xaqeda helesaa i.A😓😓😓
@sacdiamohamed3239
@sacdiamohamed3239 5 жыл бұрын
Ereygiyo wxn ahy dacwo edbn katabnya😂😂😂😂😂
@anababdullahi2052
@anababdullahi2052 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☹️💔
@ayushliban4534
@ayushliban4534 5 жыл бұрын
Best erayo Abwaankii weynaay Barre Maxamed Fiidoow mahdsanid milion times sidokale mahadsanid Maamo Xabiibo Tooxoow Allow hooyinka xafid🙄
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 6 жыл бұрын
Hoyooyinka ama dumarka somaliyeed aduunka dumar Ka wanaagsani ma jiraaaaaan. Hase ahaate abaalkooda ragi somaliyeed baa gabay Oo dhibaato iyo rafaad la dul jooga Wadamada somalida ragii uu dhisi laaa ayaa qaad iyo dagaal la dul jooga😥😥😥
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
Cadnaan maxamuud 😪😪😪😪 brother wlahy runaba baa kahadashy 😪😪 wlahy ifka waandhibanee ilhayayow janda Ku abaal Mari raxamaanow😥😥😪😪😪🙏🙏
@cafiifaabdulkarim4826
@cafiifaabdulkarim4826 6 жыл бұрын
Cadnaan maxamuud Masha Allah runta sheegtay
@dahaozman3953
@dahaozman3953 6 жыл бұрын
mascuudi maxamuud taas been ma ahan alllh no hagajiyo rageena iyagaa uu dhimanaynaa anaganee
@dhabkahadalmediaproduction287
@dhabkahadalmediaproduction287 6 жыл бұрын
Bentaa maaha wll
@fartuunmohamed916
@fartuunmohamed916 6 жыл бұрын
Cadnaan mascuud Masha allah illahy nimanka hawanaajiyo
@zackomarr
@zackomarr 6 жыл бұрын
😓😓😓😓😪😪😪 ilhayow hooyinkeen ifka waadhibnee akhiro jano Ku abaal Mari😥😥😥😥😥😥😥😥😫
@adeniidow3556
@adeniidow3556 6 жыл бұрын
zack Vogues amin amin
@hassanabdi8767
@hassanabdi8767 5 жыл бұрын
zack Vogues 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😩😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Amiin wll
@mohamedhaaji3898
@mohamedhaaji3898 5 жыл бұрын
Amiiin 😢😢
@fatxifaraxsan7024
@fatxifaraxsan7024 5 жыл бұрын
Amiiin
@ibraahimmohamednor9801
@ibraahimmohamednor9801 5 жыл бұрын
Heestani halgu soo daro bugagta iskuuladka somaliga oo ardayda hala baro diba haku luqeyan gabdhaha ardayda ah
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
War yaa ila daawanaya 2020 😢😢😢😢
@fatimaliiban1243
@fatimaliiban1243 3 жыл бұрын
Calooshaa ihurtay walahi sorry hooyo macaan 😭😭😭😭
@sihamabdiwali9159
@sihamabdiwali9159 4 жыл бұрын
Ax waan qirodaa markan dhageysto. Allaw hooyo dhan una xariiso. Alley lehe inan ragoow ergo 😭😭😭iyo waxan ahay dacwoo
@suadjama4907
@suadjama4907 4 жыл бұрын
2020 wixi dhegaysanaya like dhac ku hadhafine❤🇸🇴👊
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
maxaan like saaraa waaban ooyee😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naziralhadaadi5301
@naziralhadaadi5301 5 жыл бұрын
❣❣❣❣dumarku waa muraayad oo kle mar hadii lajabiyo sida laiskugu keeno wey adagtahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahadow
@mahadow 7 жыл бұрын
ninka dhagaysta erayadaan haddana indhihiisa limo soo istaagin waxaan qabaa inuu qalbi naxa lahayn doqon magaca RAG ila wadaaga inuu hooyo soomaaliyeed rasaas la dul istaago waxay ii tahay magac xumo iyo waliba liidasho mahadsand fannaan Xabiibo X Tooxoow
@Burcawi24
@Burcawi24 7 жыл бұрын
Mahad Ali nin culus sxb si wanagsan bad u hadashay
@mahadow
@mahadow 7 жыл бұрын
Topside Mahadsand wl
@soomaaliweyn7600
@soomaaliweyn7600 6 жыл бұрын
Wallee waa runtaaa ooyin baa iga dhamaatay
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 6 жыл бұрын
Madfaca aqalkeyga gubay kan igu riday ma adigaa? Allow cimriga u dheereey Abwaan Barre Maxamed Fiidow
@zankosmoh468
@zankosmoh468 3 жыл бұрын
dhab u hadashay wll markan maqlay erayadan iyo manta ta dumarka manta lagu hayo wllhi uurkan ka ooyyay
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
heestaan markaan dhageeyto. waan. oyaa😢😢. because. inaa. Ragow. eedbaan. Kaatambanaya.
@abdikareemhassan7249
@abdikareemhassan7249 2 жыл бұрын
Sorry abyo 🥺
@boodaayecadde3884
@boodaayecadde3884 2 жыл бұрын
Sorry wlh
@princessiqra8178
@princessiqra8178 5 жыл бұрын
The boys out there who respects the womens, you are guys true Gentleman. salute🙏
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Heestan markan dhagaysto waxan u khajila naftayda sideeba wiil somaliyed ama nin rag ah uu dhibto iyo oohin uga keena gabdhaha somaliyed. Abaalkoda lama gudi karo walhi ee alla janada haydin galiyo 💔💔💔😭😭😭😭
@gabadhaboqortoyadahibocade9310
@gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 жыл бұрын
Oh oh oh wlhi wa hees ohiiin oh oh oh fananad xabibo xasan TOXOW jiro joog alaha kuxafido qaaliyey
@tayo686
@tayo686 5 жыл бұрын
Emotional wlh asaayda inaan xirtiyo agoon inaan laqaxo abaal umaan laheen. Wlh umaadan laheen 101 I love you dumarkeena somaliyeed magac kastood wadataan.😭😭😭😫😫😫😪😪😪
@ahamedmoha3977
@ahamedmoha3977 4 жыл бұрын
hooyo maa eed naga tabatay!😂😂😂😪😪😥😥😥 allow danbigeena dhaaf 😂😂😂
@hooyadajacaylka8172
@hooyadajacaylka8172 4 жыл бұрын
Wlh dumarka waxa ka ooysiinayo waa rag qaasatan markay guursato wlh markaa guursadey ayaa farxad iigu danbeyso xalay ayaa u danbeysy wlh sidaan u ooynaye aniga daalay waxa iga ooysiiyene waa ninkeyga ilaahow ninkayga isoo hadeey qalbigisana iso jeedi yaa allah waku barye
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Ax abaayo ilaaahay dhibka hakaa saaro😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Erayadii iyo naaxiyadii iyo tumistii kabanka macaan Abwaan Barre Maxamed Fiidoow oo loo yaqaanay Leento codkii Xabiiba Xasan Tooxow
@oceanseagle7415
@oceanseagle7415 4 жыл бұрын
Erayada c/qaadir xirsi yamyam allaha u naxariistee ayaa leh
@nashaadshacirali6987
@nashaadshacirali6987 4 жыл бұрын
🇰🇼
@aduunikhatal6599
@aduunikhatal6599 4 жыл бұрын
@@oceanseagle7415 ma adaa siiyay yam-yam waxaa leh heestan iyo heeso badan oy qaado xabiibo" bare maxamed leebto" goobjoog baadka helaysaa waraysi dhamaystiran uu kaga waramayo heestan iyo kuwa kale nio wax hubso
@mohamudhajjihassan4749
@mohamudhajjihassan4749 3 жыл бұрын
Barre Fiidow innaba caadi ma ahan heestan haddu isaga leeyahay
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
@@oceanseagle7415 Barre ayaa leh waa la hubaa
@Barmadiin34
@Barmadiin34 5 жыл бұрын
Wallahi Muujado dareen baan kujiraa. Cant stop crying. Allow hooyooyinkeen Aakhara iyo aduunba unaxariiso
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
اغنيه رايعه كلمة ولحنًا واداء .... الأغنيه من كلمات الشاعر بري محمد فيذو ألملقب بلينتو،وتحيه خاصه للفنانه الرايعه حبيبه حسن توحو
@abdirijali9891
@abdirijali9891 5 жыл бұрын
MrLooyaan اغنيةحميلة
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280 6 жыл бұрын
Allaha xafido xabiibo xasan tooxow waa fananad qaran waxey kamid aheed fananiitii hobalada waabari.........waxeyna degen tahay london cimrigeeda alaha dheereyo
@faadumojaamac2637
@faadumojaamac2637 4 жыл бұрын
I am so emotional, Iam crying.Raga Somaliyeed Xaqa allaha tuso
@aminomohamud7180
@aminomohamud7180 6 жыл бұрын
Madfac aqalkeyda dumiyey kan igu ridey ma adiga walahi markey dhahday ilmo iga yimadey
@knankarsh1342
@knankarsh1342 5 жыл бұрын
Amino mohamud abyo wlh ano nin ahba markaston hestan dhagaysto waan ilmeyaa waan idiin xumayne hdaan nahy dhalinyarada somalied lkn rabi idinma xumeyo dumarka somaliedow
@TaraChand-jm3nz
@TaraChand-jm3nz 4 жыл бұрын
knan karsh xmxxx
@ladaniitaluza6369
@ladaniitaluza6369 5 жыл бұрын
cawa October 3 2018 Yaa ila Dhageysanayo walipa ila Oynaya😭😢😢😢😭😭😭😭Raga In baaa fcn lkn cawa inta Xun ilh ha so hanuniy0
@aishaali297
@aishaali297 5 жыл бұрын
Aniga Ayaa kula dhayasanaya runtii marwaliba aan maqlo heestan waan iska oyaaa ilahay Hooyo abaalkeeda kudikara waxa iga nasiib badan ruxii hooyadi unooshahy ilahayow Hooyoyinkiina intiii dhimatay unaxriiso intii noolna cimrii dheer iyo cibaado suban sii
@aishaali297
@aishaali297 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
11 October 2018 Ayaan dhagaysanayaa
@DAYMADA
@DAYMADA 3 жыл бұрын
30 October 2020 habeen 21:30 pm Mogadishu guriga hooyadey waan casheenayaa alxm allow hooyooyinkeen nodaa qofkay u noleena janada mesha ugu sareyso allah geeyo❤
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
War yaa ila daawanaya 2018 😢😢😢😢
@sulaymansaladhuruuse9823
@sulaymansaladhuruuse9823 6 жыл бұрын
Aniga wll
@abdirahmanmohammed6901
@abdirahmanmohammed6901 5 жыл бұрын
Ilaa alaan Barbaar ubadkiiyow macalin ababshaan ahaa astaaantii qarankiyo ayaaha guushaan ahaa
@yasirosman8242
@yasirosman8242 5 жыл бұрын
anigaa abaaayo
@qadroabukar4753
@qadroabukar4753 5 жыл бұрын
Hooyo mcn 😥😥😥😥
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 5 жыл бұрын
Qalbiga ayeey iga taabaty wllh
@mohamadosman9470
@mohamadosman9470 5 жыл бұрын
Hooyonimo Ilaahay ayaa u dooray dumarka ragna aadyar ayay ku dheelan Alle hooyo meel ay janada ka rabtova ha geeyo aamiin 2019.02.10
@dekoosman22
@dekoosman22 5 жыл бұрын
Axyaa hees ilaahow hooyooyinkeen janadul firdowsa jazadooda ka yeel 🤲🤲🤲 Yaa ila daawanaya 2019 👆👆👆
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
illahayow, hooyoyinkeen aakhra janooyinkaga ugu deeq dhamaantood
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Mar walba oo aan dhagaysto ilma iga timada hestan ana kama daalo hadaan arko Ruux dumara ama Hooyo dhibtaysan heestan ba markaba mankayga kuso dhacda oo aan shita. Hooya walba oo somaliyed Alla Ha u naxristo inti dhimatay inta nool oo hooyaday ugu horaysana cimri dherer iyo cafimad iyo farxad inay kuwaran ban alla uga baryaya🙏👑❤️❤️😭💔💔
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 5 жыл бұрын
Anigu dumar baan ahay😭😭😭. Alloow raggeenna soomaaliyeed ee barakaysan xaqa dumarka soomaaliyeed tus
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Heestaan iyo dhoowr heesood oo kale waxaa la qaadey 1992 xiligii ugu xumeeyd taariikhda Soomaaliya waxaa erayada iyo laxanka iyo cuudkaba garaacaya oo iskuwada lahaa Abwaan Barre Maxamed Fiidow waan daawaday waqtigaas ruwaayad la dhigayay. Cabdi Amiir Owkuuku ayaa ku matalayay wiilka mooryaankaa ee madfaca uusoo ridey uu ku dhacay gurigii hooyadii oo ay Xabiibo matalaysay.
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
😭😭uurkaan kugu qaadaYdiyo dhibatada foosha kulul 😭 aad bn Unasiib XumahY madfaca AqalkeYga gubaY talow ma adigaaa abaalkan hooyo laheyd sida miyaaad Ugu godeYn anigu dumar bn ahaaa Eed bn kaa tabanaYaaa ragow😭 anaguna wax bn dhaleYna wana la ciribtirayaaaa wlhy waaa dhacdo xanuun leh😭😭😭😭😭😭😭😭
@yusroheeso797
@yusroheeso797 5 жыл бұрын
kowsar Øwkøñbe
@fadumoshafeec5211
@fadumoshafeec5211 4 жыл бұрын
Ax ax hestan aad qiro leh caisho bn so xasusty
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
waligay maan arag dhibato aan ka ahay ta hooyday iga shekaysay ee ay soo martay qaxai gobalada waqooyi 1988 Oo aan ooyo markan xasuusto waxa isoo racada heestan markan dhagysto ilma indhahayga kasoo data walhi imkadana ka daysa😭😭💔 malin walba waxa goblamausa waa HooYo somaliyed Kuwa dhibta u gaysanayana wa wilasheeda ama wiil kale oo somaliyeed Calool xumo iyo murug malin walba qurbaha nagu haysta allaw umada somaliyed bogoodo burcad isku mari From Hargeisa
@Zayed_ahmmed
@Zayed_ahmmed 6 жыл бұрын
Mahadi haka gaarto abwaanki sameeyay iyo maama Habiibo Hasssn Towow waa Hees qiimo badan 😢😢😢😢😪😪😪😪
@Yunis114
@Yunis114 3 жыл бұрын
Abwaan Barre Maxamed Fiidoow "Leento"
@yaasminciise1624
@yaasminciise1624 5 жыл бұрын
waar ragoo dumarka ha la ilaaliyo waayo waa hilib bisil😭😭😭 4/3/2019
@c.raxmancali6077
@c.raxmancali6077 4 жыл бұрын
😭😭😭😭🙏
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Hilib bisil? ???? hilib maaha ee ragaan akhlaaq la barin
@RAAGOF
@RAAGOF 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@muktaryousufqasbaaye336
@muktaryousufqasbaaye336 3 жыл бұрын
Heestaaan hadad dhagaysanayso 2020 09/24 habeen jimce ah like ii saar 😅😅😅😅
@mohamedgarane3249
@mohamedgarane3249 3 жыл бұрын
Hooyadeey macaan darteed ayaan u dhageestaa heeyskaan, Dumarku waa laf dhabarta aduunka. Balse anaku hadaan soomali nahay kuma sii jirno aabe iyo hooyo waxaa nolosheenii isku qaaday xiligii burburka waxeey ahaayeen dumarka. ❣❣❣❣❣❣❣❣❣dumarka somaiyeed❣❣❣❣❣.
@mohmegan
@mohmegan 11 жыл бұрын
Aleylehe Ragow Ergiyo waxan ahay dacwo Eedban kaa tabanaya, Astantii taranka iyo ayaha guushan ahay, Barbariye ubadkaa iyo macalin ababshaan ahay. Agasinka rerka qura waliba kuman Ekiyo Ololihii calan Helkii Qaybtii Iiga Adanayd Awood Laman Harin Asayda Inan Xirtiyoo Agoonta Inan Laqaxoo Astahil Uma Anan Lahayn. Aad baan u Nasiib Darnee Madfaca Aqalka Iga Gubay Kan Igu Riday Ma Adigaa, Abaalkii Hooyanimo Tan La Iska ilowsan yahay AHWayee Ma Anigaa!! I DEDICATE THS SONG TO ALL MOTHERS IN SOMALIA
@abdullahiomaradani9583
@abdullahiomaradani9583 7 жыл бұрын
M Megan
@mahamedali6038
@mahamedali6038 7 жыл бұрын
abdalla cadaani mashaa alh
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 6 жыл бұрын
M Megan walahy waaan ilmeeyay. dumarka somaliyeed umaynan abaal gudin. ilaahaw cadaabta ka fogee wax kala ma tari karno inaan uducayno mooye
@imbashiir1825
@imbashiir1825 6 жыл бұрын
Allaw hooyaday danbigeeda dhaaf cimrigeeda iyo caafimaadkeedana barakee hooyo macaan iyo dhamaan hooyooyinka islaamka ahba.
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 6 жыл бұрын
Bashir Hussein amin amin bro
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 6 жыл бұрын
Ilahow hooyo oodhan cadab ka ilaali
@faraxxafiyaan6911
@faraxxafiyaan6911 6 жыл бұрын
heestani waa heesaha aan marnba duugobin dhegysigodna lga daalin koly maanta oo aan dhegysnyo eedbn tabnyaa 27 sabti 2018 dumark ilashada ragow😭😭😭😭
@huseinmohamedduale5393
@huseinmohamedduale5393 5 жыл бұрын
Hoooyo danbigeeda allaha dhaafo Janada allah ku amaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💚💚💚💚❤
@ayaanwadani1684
@ayaanwadani1684 6 жыл бұрын
Baarbaatiye Ababsha iyo maclin Ababashaaan Ahaa a Astaantii qaranka iyo Ayaha guush an ahaa Hoooyo❤
@HassanHassan-qq4vx
@HassanHassan-qq4vx 3 жыл бұрын
2021 still my favorite 🥰
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
Amazing song oo ka hadlaysa xaqiiqda hooyooyonka soomaaliyeed soo mareen allow dalkeena nabad sii ax 😥😥😥 heestani in film laga sameeyo ayay istaahishaa allow ugargaar oo janada ugu abaal gud hooyooyinka .soomaaliyeed .
@shucaypsaid4128
@shucaypsaid4128 5 жыл бұрын
Ilahay hooyooyinkeen akhiro iyo aduunkaba haw sahlo runtii aad iyo aad baan heestan ugu qiirooday🙏
@FreemanV99
@FreemanV99 5 жыл бұрын
Ilaahow hooyo ha cadaabin, aamin. Qof gudi karaa abaalkeeda hooyo ma jiro, aabo se we all know xaalkooda maanta iyo shalayba. Thnx.
@thehopefamily3043
@thehopefamily3043 5 жыл бұрын
Allow hoyoyinkena adun iyo aaqiraba naxariis sii wlhi hoyoyinkena somaliyed adunka iyagaaa ugu qaaalisan hestan wala oyaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow inti xaqa walidka gudaneynin soo hanuuni🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Geelo
@Geelo 4 жыл бұрын
Heestan wey itaabaneysa marki uu ixumeeye xajigeygi😭😭😭😭
@p4youday550
@p4youday550 4 жыл бұрын
Aduunka waxan ugu jeclahay waa dumar cadan iyo madow gaal islaam diin,laawe iyo Christian waxay yihiinba waayo ilahay ayaa kala xisaabtami doona camalkoda lkn anigu waxan garanaya qiimaha ay leeyihin waxana dareemi kara nika hooyadi aysan noolayn gabadhna la dhalan ee wax xaas ahna lahayn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdiomar7856
@abdiomar7856 5 жыл бұрын
Hees aan aad u jclhy oo an la qiiroodo markan dhageysanayo ku jcliyaa Hooyo mcn Allah haku dhowro oo cadabta aqiro hakaa hayo
@fuaadcadde852
@fuaadcadde852 3 жыл бұрын
26/2/2021 Hees xasuus muddn Erayda & laxanka abwaan barre mohamuud fidow maskax maal ummadan somaliyeed qiimi ween ugu fadhiyo allow cimriga ku dhereerey,
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Madfaca aqalkayga gubay kan igu Riday ma adigaa 😥 Abalkii Hooyo Nimo in Laiska islowsanyahy ...😭 Hooyo macaan🤱❤💯
@saidmohamed2517
@saidmohamed2517 5 жыл бұрын
abwaanka heesta sameeye,laxameeye,kabanka saare waa Bare maxamed fiidow caadi ma ahan
@abdallemohamed1746
@abdallemohamed1746 5 жыл бұрын
Saxiix sxb barre liinto
@mahadgrofficial5554
@mahadgrofficial5554 3 жыл бұрын
Wlhida narta ina Kugualo wn ogolahay hestan dhagysigeda 😭😭😭😭😭🗣
@kingcb5745
@kingcb5745 5 жыл бұрын
Hestan wxa igu dhalisay Marki 24-Feb-2019 lagu dilay 10 hooyo o nadafada wadada ka shaqenesay 😓😓 alow unaxariiso
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 4 жыл бұрын
Aaamin
@engabdallah4459
@engabdallah4459 5 жыл бұрын
27=12=2019 Waxaan la murugoon caaisho yarey kufsi iyo dil la isugu daray magaalada gaalkacyo alaha naxariistiisa hasiiyo ciqaab deg deg ahna alaha kasoo if bixiyo wixii dhibtaas u geystay.
@fayrusmohamed699
@fayrusmohamed699 3 жыл бұрын
Amiin
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Ax yaa hees walee nin nacas ah ayaa dumarka ku dheelo Heestaan haloo geeyo ninkii gabdha xaarka cunsiiyay oo waliba muqalka faafiyay😭😭😭😭😭😭😭😭 Damiir laawe
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
plz wll qisadaaa iga sheke waan fahmi wayee
@99kk62
@99kk62 4 жыл бұрын
Yaaqeey beenta dhaafa dadkiina xaarqofwaalanxitaamacunaayee jiniga xitaa waxfiicanuu dalbadaa eexaar ma dalbanaayo
@abdikhayre5831
@abdikhayre5831 3 жыл бұрын
Uurkaan kugu qaaday iyo waxaan fool arami kulul dhibaatada kugu umulay horaadada ibo macaan anqaris waxaan kaga dhigay aaaaax hooyo macaan ♥❤💖 yaa ila daawanaya 2021
@seemore......1322
@seemore......1322 4 жыл бұрын
Allah hooyooyinkeen haw naxariisto intii dhimatay iyo inta noolba 🙏❤️🇩🇯🇸🇴 2020k | Leipzig,Germany ilaahay Ramadanta Nabad qab haynaku gaadhsiiyo iyo koroona la‘aan
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 жыл бұрын
Allah aamiin.
@baashiyare265
@baashiyare265 4 жыл бұрын
wey nooshahay
@seemore......1322
@seemore......1322 4 жыл бұрын
Baashi Yare ilaahay caafimaadka haw dheereeyo mamadu xagee ku nooshahay hada
@xuseenyare6814
@xuseenyare6814 5 жыл бұрын
Ax ax ax.erayo qiiro Bdn Macno bdnna ximbaarsan 16/jun/2019 ayaaan si weyn u dhageysanayaaa allow hooyooyinkeena abaalkoodu jannad la yeeeel aaamin aaaamiin
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
1992 ayey aheyd heestani xili aad u adag oo colaad aan waxba la isula harin ay dalka ka socotay. Abwaan barre maxamed fiidow si fiican ayuu u xasuusiyay hooyooyinka somaaliyeed dhibkii loo geystay abwaanka marka loo baahan yahay waa markaas oo kale
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
Heestan waxan dawanayo 2020 bisha 7 Jun xasuus inta aan ku cesh ceshtey waa xisaab la aan 😭😭💔
@aarka8204
@aarka8204 5 жыл бұрын
Mudankaaka maahen hooyo in indhahaga ilmo ka daadato😢 Dumarkeena allow noo dhowr
@nurahmedmohamud9329
@nurahmedmohamud9329 7 жыл бұрын
Heesatani waa hees dhuuxa taabaneysa waxayna mudantahay in hisrotiga lagudaro axyaa way ma hooyaa !! hooyo waa ballan inaan dhibka kaatiraa macaaney allow sida aad noo tababartay kuutababar
@abdallaahmed234
@abdallaahmed234 6 жыл бұрын
Ax waa hees iyo bar
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 4 жыл бұрын
Heestaan waa taariikhi qarniyo lagu heesi doono iyaahey ha xafido barre maxamed fiidow😍
@mustafe7147
@mustafe7147 6 жыл бұрын
Hayeeshee inan ragoow Ergiyo wxaan ahay dacwoo Eed baan kaa tabanaa Ax😓 illahow hooyo somaliyeed meel kastay joogtaba Caafimaad iyo janadii fardowsa sii Amiin amiin
@aliisackbiyey6527
@aliisackbiyey6527 3 жыл бұрын
Heart touching song For sure men need to improve themselves and withstand our lovely mothers,sisters,daughters and wives.this is more than a song with meaningful words.
@otgontugs5504
@otgontugs5504 2 жыл бұрын
WAssasf
@claahiyuusuf4767
@claahiyuusuf4767 5 жыл бұрын
Hooy mcn waan ku jeclahy Allow janadii ku gee
@maryamaabdulaahimohamoud6302
@maryamaabdulaahimohamoud6302 5 жыл бұрын
Ani mantaa dawadee waxaa igu keene ina hestaan dawado falkii xumaa ee caisho o 12jir ah lagula kace magalada galkacyo intii falkaas ka xunow like iisra
@bisharkhalif7808
@bisharkhalif7808 2 жыл бұрын
Aaaax Aaaax Wallee hooyanimo ciyaar maahan Alle hooyoyinkeen haunaxariisto
@mahameddahir1549
@mahameddahir1549 3 жыл бұрын
😭😭 ilahow gabdhahena noo ilaali Wlahi gabar kaste walashey ahan u ixtirama Wlahi gabar an isku fasal nahed 3 sano waligay gacanteda ma taban saan uixishmoya Wlahi waxa qaab daro Hadane wlahi ma.amisani nag a kufsanen damiirkyka xata imasinayo Dadka gbdhah kuf sanaya axzan malahn Hooyoyin naga raaali naqta plz 😭😭😭 war dumarka ka xishoda ragow ilahy hada taganin Nin adoo kle ah walshis wye se unqon kara islethy 😭😭😭
@abdifatahibrahim3914
@abdifatahibrahim3914 5 жыл бұрын
Dadka heestan Dislike saaray maskaxda miyaa looga jiraa mise Erayada lagu heesaayo ayaysan fahmin
@fartuunabdi2155
@fartuunabdi2155 5 жыл бұрын
Wallaal caasi walidiin weeye
@naagnool4127
@naagnool4127 4 жыл бұрын
Waa kuwa caruurta kufsado
@ishwaaqgeenyo7351
@ishwaaqgeenyo7351 3 жыл бұрын
Waxan dhageysnyaa iyado xalay fal argagax leh ka dhacday mglda muqdisho wuxuu ugu yeray gurugeeda sxbdiis ayu ubalamiye dhamntood kufsi ayey u geysteen kadibna dabaq ayey kaso tureen weyna dhimatay😭😭😭 Ragoow waxan idin kanahay dacwo xaqiiqdii shacuryeyda lama qiyasi karo mnta ax😣
@mohamedqadarmohamedqadar2382
@mohamedqadarmohamedqadar2382 3 жыл бұрын
Abayo Alle Ha U Naxariisto Gabadha Wan Maqly😢😢😢😢
@miresagal4004
@miresagal4004 3 жыл бұрын
Raga inta wanaagsan wanaagooda ku ilaawa dhibtii hore iyo tadanbaba kolay marnaba abaalkiina magudi karee
@harunhasanharun1595
@harunhasanharun1595 5 жыл бұрын
Arinta foosha xun e kadhacdey galkacyo ayey ka hadleysa heestan wlhi caisha cadalad ayey rabta 😢😢😢😭😭😭😭😭
@mustafexirsi
@mustafexirsi 5 жыл бұрын
Yaa salaam! Heestani garnaqsi hooyo weeye.
@maxamedmacalinoomaxaa6259
@maxamedmacalinoomaxaa6259 3 жыл бұрын
Waa hees la inooga garnaqsaday xaqiiqtan waana sax miraha heesta ku jiro waxaa la inooga baahan yahay in aan u damqano haweenka runtii maaha wax lasoo koobi Karo dhibaha eey qabaan
@ayuubjafaal5247
@ayuubjafaal5247 2 жыл бұрын
Hayeeshee inan ragoow Ergiyo waxaan ahay dacwoo Eed baan kaa tabanayaa😭😭 Alla ragoow dumarkeena miyaynu dulmiga ka dhaafno
@aishacuud4910
@aishacuud4910 5 жыл бұрын
Oohin wlhi waa hees qiiro leh allow hoyo unaxriiso yaa ila dhageesanayo maanta 22/4/2019
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 5 жыл бұрын
Hooyo mcn Zamzam Hussein Hassan ilahay Aakhiro iyo aduunba haku xafido inagoo nabadana ha isku keen soo celiyo Adban ku jeclahay mamo❤❤🙏🙏
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Ax😢😢😭 Uurkaan kugu qadey iyo waxan fool aragniyo olol dhibaatada kugu ummulay😭Hooyo macan jirkaaga Cadaabtu magubto😢😢
@axmedbebe7144
@axmedbebe7144 5 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo noola kasta ha noqdee abaalkodana waa jano ileen aduunka laguma gudi kareee i love hooyo mcn
@saciidcalidubad8550
@saciidcalidubad8550 3 жыл бұрын
Dumarkeynu waa dahab iĺllahow hanaga qaadin😭😭❤💋
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
HeesTan In badanaa Radio Mogadisho ka dhageystay barnaamijka haween
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280
@osmanshekhaadbaadumahadsan5280 6 жыл бұрын
Inti dhimatay oo hooyooyon ah allaha u naxariisto
@mubaarighaybe5785
@mubaarighaybe5785 5 жыл бұрын
heestan marka aan dhagaysto wan ka ooya wlhi xaqiiq bay ka hadlaysa hooyoyinka somaliyed alle hano daayo like 2019
@roodacumar5313
@roodacumar5313 4 жыл бұрын
Masha Allah allow Hooyo mcn cimriga ubarake akhirana janadii ku abal mari Hooyoyinka soomaliyeed oo dhan
@jallam
@jallam 5 жыл бұрын
Erayada iyo laxanka iyo codka macaan ee wax looo dhigo jirin Habiibo xasan tooxow wax kala dhaca maaha runti heestaaan waa heess qiiro leh raga somaliyeed siday dumarkooda u dayaceeen u dileen hadana wali dumarku rajo bay qabaaan inaan dib u soo labano sida erayada ka muuqata hooyey abaalka ma gudi karno Habibo xasan tooxow kama daalo
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*2019 madaawanaysaa* 😢😭🙏
@princeaamin5472
@princeaamin5472 6 жыл бұрын
Waa nice song waa ereyadii iyo laxanki sxbkey bare Mohamed fidow lento yaa salam allow caqli ku daa
@btsofficial3413
@btsofficial3413 6 жыл бұрын
Hees murugo badan wye 😢😢😢 Allow umadena unaxariiso 😭😭😭 2018
@queendumar3764
@queendumar3764 5 жыл бұрын
hooyo abaal keeda lama gudi kaaro eee hala xushmeeyo haweenka 2019/1/19
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
Xabiibo Xassan Tooxow   Adduunyadu waa
7:38
Xildhiban Publications
Рет қаралды 82 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 69 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Dagaalka Samaroon Iyo Isaaq Hadu Dhaco Itoobiya Meey Kuu Bireysa
14:30
Hassan Abdi Aynanshe
Рет қаралды 312
XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO IS HELAY KAFTAN IYO QOSAL 2019
20:33
Jacaylkaan igu ligligan |Cakuye|(Original)
8:21
ADDE JAMA
Рет қаралды 37 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Hees KURBO [with Lyrics] Xabiiba Xasan Tooxow
8:00
Xogsame Media
Рет қаралды 70 М.
XUSUUSTII XABIBO XASAN TOOXOW CODKII XAMDI BILAN HEESKII ADUUNYADU
7:33
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51